ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Xaaska ugu xun caalamka Ha Guursan kana Carar Naagta Noocan u Dhaqanta

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ส.ค. 2024
  • Xaaska ugu xun caalamka Ha Guursan kana Carar Naagta Noocan u Dhaqanta

ความคิดเห็น • 279

  • @maxamedmuuse4407
    @maxamedmuuse4407 4 ปีที่แล้ว +138

    _Alx Gabar baan jclhy in an gursadana wan raba inshaa allah iso duceya_

    • @maryamaawil550
      @maryamaawil550 4 ปีที่แล้ว +3

      Ilaah haku sahlo

    • @umumuslimah5651
      @umumuslimah5651 4 ปีที่แล้ว +3

      Illahy gabar kheyr hays kaga kiin dhigo

    • @iqranuur7617
      @iqranuur7617 4 ปีที่แล้ว +2

      Allah kheyr hakaaga dhigo

    • @xikaasmhamed563
      @xikaasmhamed563 4 ปีที่แล้ว +2

      Allah mid wangsn hakaga dhigo wll

    • @ridwanosman9369
      @ridwanosman9369 4 ปีที่แล้ว +2

      ilaaheey amuurahaada hakuu sahlo

  • @najmamaxamed5173
    @najmamaxamed5173 4 ปีที่แล้ว +31

    Sheekh calamadaha qofba mid buu leyahay qof dhamaysa majiro halaysku dulqato

  • @Heydarpro5128
    @Heydarpro5128 4 ปีที่แล้ว +37

    Sheikh dadka qaar ma hystaan internet ku filan sidas dareema waxan ka codsanayaa ina so koob koobtid👍👍

  • @aaqilaelmi3451
    @aaqilaelmi3451 4 ปีที่แล้ว +6

    Simbir wuxu la duulaa dusha ku la midabyahy adiguna dugaag iyo kala garo dad weeyan farasyahaw dameeraha ha la daaqin weyan qofwalba ka u qalmo Alle ha siiyo👍👍

  • @sacdiyohassan1641
    @sacdiyohassan1641 4 ปีที่แล้ว +5

    Sh . Nooduceey inaana sidaas oo kake noqonin . Alloow nagaxafid musiibooyinka.

    • @hamdiahmed2222
      @hamdiahmed2222 4 ปีที่แล้ว

      Aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

    • @khalidatteye8142
      @khalidatteye8142 4 ปีที่แล้ว

      Allahu ku xafido walalshiis. Qof dhamestiran koley majiraan ee dadaal

    • @sacdiyohassan1641
      @sacdiyohassan1641 4 ปีที่แล้ว

      @@khalidatteye8142 اللهم آمييين

  • @saarmedia7662
    @saarmedia7662 4 ปีที่แล้ว +8

    Aderow dumarkii oo dhan baad sheegtay ma mid xuuralcayna aduunka joogto oo dhamaystiran raga hanagu dirin dumarka meel haday ka xunyihiin meel bay ku wanagsanyihiin subxannallah allah hana wada hadeeyo

  • @AbdulAhmed-gx2rh
    @AbdulAhmed-gx2rh 4 ปีที่แล้ว +2

    Maanshaa ALLAAH.. Waxaan aad ugu qoslay, Qaylo dheer ayay ka heshaa, iyo Mida Dagaalka badana aad baan uga naxay....

  • @khadracawlrooble2224
    @khadracawlrooble2224 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah aadbaad ibadbaadisee alle Haku badbaadiyo

  • @MohamedIbrahim-ng2vp
    @MohamedIbrahim-ng2vp 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah Allah haa ku xifdiyo aduun iyo Aakhiro, hadalkaaga waa uu I taabtay waana xaqiiq waxaad moodaa in aad la kulantay dumarkaas dhibka badan

  • @maryanabdi9059
    @maryanabdi9059 4 ปีที่แล้ว +4

    Sheikh cawo nagama aadan xishoon 🤣🤣Allaha ku sharfo sheikh dar Alle ku jclhy 🙏👍

  • @mustafabdiqaadir7927
    @mustafabdiqaadir7927 3 ปีที่แล้ว +2

    Sheekow qaar Allaha ku siiyo waa inaa nolosheyda xal dag dag ah ukeena intaysa ciriiri galin😂😥

  • @kungabdhoodkaroon8000
    @kungabdhoodkaroon8000 4 ปีที่แล้ว +19

    Kuwaa sunta ah iyaga Allah haysku beego kadib waabayo haysku noqdaan😄

    • @siciidomaxamed437
      @siciidomaxamed437 4 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😋

    • @saarmedia7662
      @saarmedia7662 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkk waaba sidaas midii qayr beesha ah mid kaloo lamida baa alle ku beegayaa muminkana mu’min insha allah allah hadad isku xirto waxna kama halaabayaan

    • @naimagullet7336
      @naimagullet7336 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhhh waa run xaqiiqatan

  • @dhiibsanetvshow
    @dhiibsanetvshow 4 ปีที่แล้ว +1

    Xaqiiqatan gabadh qimalaah haysataah alleh ha dhowreeh xumaantano dhan way kah madhan tahay mararkah qaar waxah ay ih xasuusisah in waqtigiih saladah lah joogo had iyoh jeer waxay iguhlah talisaah inan khayarkah ku dadaalo alleh ha nooh dhawro gabdhaheena😥🙏

  • @qalinmaalmediaproduction2299
    @qalinmaalmediaproduction2299 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh soo badi muuqaaladan ku saabsan arimaha bulshada gaar ahaan guurka iyo sifooyinka dadka qaar leeyihiin

  • @niciimasiciid3107
    @niciimasiciid3107 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabarakalah ilaahay nagama dhigo jisakalahukhayran

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 4 ปีที่แล้ว +3

    Lkn gabdho ahlukutab ah aan diin heysanba waa labaneyay gabadha islamka ah lkn aan diinta kuficnen ninka haduu waniyo wacdiyo unastexeyo waa toosikartaa qofka xumanta waa laga rebikaraa illaah hasoo hanuniyo inta xune

    • @abdifatah9256
      @abdifatah9256 3 ปีที่แล้ว

      masha allah waad saxantahay

  • @ahmedelmikheyre7387
    @ahmedelmikheyre7387 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa.llh sheikh waa dar daaran wanagsan in kastoo Qof dhamaan wanaagas kulansada yaryahy.

  • @nacishcadey1959
    @nacishcadey1959 4 ปีที่แล้ว

    Alle hakuxafido shiekh suu uu kenay dumarka kuwa dhibka badan allow hanaga mid dhigin oo naa astuur adun iyo aqiro

  • @foosomaromar3036
    @foosomaromar3036 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah jazakallah khayr sheikh

  • @maryamoalishaie8475
    @maryamoalishaie8475 4 ปีที่แล้ว +2

    M.a sheekh qodabada ad sheegty wakuwa xaqiiqa ilah magama dhigo🤲🤲🤲

  • @muruudi4961
    @muruudi4961 4 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah! Sheekh maanta uun baad runta asiibtay!

  • @yusra11_
    @yusra11_ 4 ปีที่แล้ว +2

    Sax✔✔ sheekhow
    Dhamantood waa ka run shegty
    Jazakallah🤲❤ sheikh
    Horey u soco🙏

  • @Myemy09
    @Myemy09 3 ปีที่แล้ว +6

    Sheikh nobody is completely perfect, I’m sorry all those symptoms every woman has one or two or even more, so are you saying the guys has to stay away from women istaghfruAllah besides reality comes after marriage, are you telling guys to destroy their marriage SubxanaAllah , at least advice the husbands to make dua who are married to those type of women to become a better wives for them.

    • @mohamoudadan390
      @mohamoudadan390 2 ปีที่แล้ว

      yes nobody is perfect but the traits the sheikh is talking about after marriage if the woman has those traits then she is no good! and i am sorry to say but the sheikh is very right!

  • @mohacabas9226
    @mohacabas9226 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc asxabiy

  • @nalkaiman401
    @nalkaiman401 4 ปีที่แล้ว +6

    Wallhi waxaan dawaday sheikh wacdinaya misana ah kuwa ugu waaweeyn mashaa 'iqda Somalida
    Gabdho mesha fadhiyoo xijaabna buu ku yiri war idinka waad fcntihine iigu yeera oo iikena kuwa xundhurta dulesho oo jidka socdo kuwaas baa wax sheeg iiga baahan ee iikeena oo sheega melaha lagahelo aan utagee Adigane waxaad tiri kafogada intaasoo dhan xitaa soo jiita oo Daweecadahaas kabadala majirto TH-cam XAAL IYO NUS AAN SIIYAY

    • @qalbihodon721
      @qalbihodon721 3 ปีที่แล้ว +1

      Abaayo fariid baad tahay

  • @saynabhassan5643
    @saynabhassan5643 3 ปีที่แล้ว

    Subxaan allah sheekh ma reeraha uun baad daraasadaysaa?
    Hadda muhiimadda oo dhan waxay ku soo ururaysaa qofku in uu diin leeyahay, iimaan leeyahay allah ka amar qaato markaa wax xumaanaya ma jiro haddi wax khaldamaanna waxay yaqaanaan sidii ay u xallin lahayeen.
    Allah ayaan ka magan gelaynaa abeeso iyo abeesba. ... acuudi billah.

  • @qalinmaalmediaproduction2299
    @qalinmaalmediaproduction2299 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha'allah sheekh barakallaah fiiku waan iska ilaalinaynaa haweenka abeesooyinka ka daran.. .
    Alle ha ku xafido sheekh qiimo badan

    • @qalbihodon721
      @qalbihodon721 3 ปีที่แล้ว

      Hooyadaa kawaran ma abeeso baa?.

  • @zamzamahmadzamzamahmad6508
    @zamzamahmadzamzamahmad6508 2 ปีที่แล้ว

    Adun iyo aqaro ba allh haku libaniyo wax walbo wad no kala dihg dhigtay jazakallahu qeyr

  • @aliawahmedhirsi63
    @aliawahmedhirsi63 3 ปีที่แล้ว

    Jasaa kalaah sheekh xaqaaiq jira ayaaad taabatay alke haku xifdiyo anagana alle hanoo fududeeyo arimaha

  • @macallindaud5854
    @macallindaud5854 4 ปีที่แล้ว

    Shukran shiikh
    Waxa aad sheektay oo dhan wey jiraan allaha kuu dambi dhaafo

  • @Yana-tu3el
    @Yana-tu3el 4 ปีที่แล้ว

    Maanshlaa sheikhow run baa ku hadashey .ilaahay ha soo hadeeyo dumarka sifaha leh.

  • @ismailyg3493
    @ismailyg3493 4 ปีที่แล้ว +6

    asc sheikh video 10 daqiiqo kuso koop sifcan baan kula socda lkn khad igu filan banan haysan MB baan turtaa mahdsnid

  • @user-lk9dp8ss8f
    @user-lk9dp8ss8f 11 หลายเดือนก่อน

    Alxamdulilaahi ale aya mahad leh

  • @qalbiqaboojis9206
    @qalbiqaboojis9206 4 ปีที่แล้ว +1

    Jazaakallah kheyr sheikh

  • @mohamedliban786
    @mohamedliban786 2 ปีที่แล้ว +1

    walaahi sheikhan xariif waaye fahansan wadciga jira qoosaska ama dumarka xun

  • @dheemansheikh4219
    @dheemansheikh4219 4 ปีที่แล้ว

    Jazakallh Sheikh Alle ha ku xafido ❤️

  • @daahirjv
    @daahirjv 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Jazakallah

  • @nafisaahmednor5593
    @nafisaahmednor5593 ปีที่แล้ว

    Beey Ada wa muhiim

  • @faya786
    @faya786 4 ปีที่แล้ว +1

    Allahu Akbar, Sheekhow isha ayaad ka tuurtay Haaska Xun. SubxaanaAllah Naagtaa aad sheegtay qaar baa wilasha walalahay qabaan ilmona u dhaleen. Allah ha caawiyo.

  • @marianmohamed2290
    @marianmohamed2290 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh Baad sheeganaysaa inta qorqode qaad cune qeyramasuul iyo qamarji jira oo naagihii bi'iyey maadka hadashid cadaaladda u Soo noqo

  • @zuhuuradem3392
    @zuhuuradem3392 4 ปีที่แล้ว +11

    17:04 shaykh ilaahay ka cabso saas dhan dhulka hanoola galine 😂😂
    Iyaguba markay na shuufaan kun bay nagu dul shiriyaane

    • @safiyasamara7001
      @safiyasamara7001 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

    • @titanicone6673
      @titanicone6673 4 ปีที่แล้ว

      Wakaaas aqabal markina waxa jeceshihin in dhagartiina la qariyo ninkana xumantiisa laga sheekeyo

    • @halaalmedia3416
      @halaalmedia3416 4 ปีที่แล้ว

      @@titanicone6673 xaqiiqada bey diidan tahay tan astaamahaan qaar kamid ah miyey isku aragtay oo ceebteeda baa banaanka timid

    • @Anasbuler
      @Anasbuler 4 ปีที่แล้ว

      🤣😳

    • @zuhuuradem3392
      @zuhuuradem3392 4 ปีที่แล้ว

      @@halaalmedia3416
      Hhhhh may ma lihi lkn suu ugu tuurtay uun ban diiday

  • @zainabmoha9014
    @zainabmoha9014 4 ปีที่แล้ว +3

    😂😂😂😂😂sheekh naga kalayaree qof100% majiree!

  • @HassanAli-yt1du
    @HassanAli-yt1du 2 ปีที่แล้ว

    Thanks sheikh waa waano fiican

  • @degancali6263
    @degancali6263 4 ปีที่แล้ว

    Ilaah ha naga hayo qof xun ilaah waxan ka rajany inu ilaah dunida kheer inoga kaeexeyo insh aallah

  • @Tixle_
    @Tixle_ 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi aaadbay iisaaamaysay dhagaysiga vediogan waayo waxa uu kahadlayo sheikhu waa wax aaan daremayo oo aan ogahay iney xaqiiqo tahay jirta weliba nooca udambaysa ee dumarka aaan laguursan musiibo abeeso ah weeye allahuma najaynaa

  • @quenayannaqurux400
    @quenayannaqurux400 4 ปีที่แล้ว +3

    Sheikh bal tartiibi
    Uma malaynayo hooyo
    Inay ilmaheeda ka masayrayso

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan guursadey gabadh hooyadeed tahay gudoomiyaha xisbiga udub ee gobolka hargeisa maxaa iga raacday walaahi waan waashey naag xisbi dhalay ayaan naag moodey Waxaan ka macaashey goblan iyo khasaare dhibaato badan ayey i baday hadeer waan furay waana ka fogaadey ee somaliyey miyaan habaara mise waan iska cafiyaa please 🙏 😄 💖

  • @shaqalecabdikariin1565
    @shaqalecabdikariin1565 4 ปีที่แล้ว +5

    6:23 shinbirba shinbir kiisuu laduulaa

  • @wllzohan7689
    @wllzohan7689 4 ปีที่แล้ว +4

    Wll naag sidas oo kale ah allah alaf kaga kama dhigee please susbcribeka iigu caaw ana si aan kaga usaaro

  • @khadijaahmed7960
    @khadijaahmed7960 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheqow hana caayin ilahay ban kugu dharshe anagu waanu shaqayna surwal iyo shar baanu kushaqeyna sonka iyo saladaba nagama takto ceb kale malihin

  • @fathiyahussein6877
    @fathiyahussein6877 ปีที่แล้ว

    Subxanallah Adkaatay

  • @hassanmuse2612
    @hassanmuse2612 4 ปีที่แล้ว

    Sheekh mhd sanid wllo aad iyo aad baad u mhd santay wllo qaali dar ilaahay ayaan kuu jeclhy wllo qaali

  • @marwonaciima6410
    @marwonaciima6410 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilaahay Haku barakeeyo sheekh

  • @user-sq2id9tj6j
    @user-sq2id9tj6j ปีที่แล้ว

    Masha allag

  • @mariamjelanih3314
    @mariamjelanih3314 4 ปีที่แล้ว

    Waa ruun alle ha soo hadiyeeyo dhamaanten alle qerka nawaafijiyo

  • @hawamaxamed2544
    @hawamaxamed2544 4 ปีที่แล้ว +1

    Ala run badanaa sheikhu

  • @mohacabas9226
    @mohacabas9226 3 ปีที่แล้ว +1

    Shiquw haterey ihaysata dhiwatuyinkan maxaugobaxsada dibatadas

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 4 ปีที่แล้ว

    Kkk sheekh dhamaan dumarka imahoda waadba shegtee yeey gursanayaan raga marka qof dhamestiran majiro qofba iin ugooni ah ayuu leyahaye

  • @zamdoaliibrahim9472
    @zamdoaliibrahim9472 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheik Allah haka abalmariyo wanada adnasisy

  • @aliosman1722
    @aliosman1722 3 ปีที่แล้ว

    Walaahi xaqiiqada ayaad ka hadashay Wanda ku mahadsan tahay waanadaada

  • @lamafilanedit6440
    @lamafilanedit6440 ปีที่แล้ว

    Sh esheeg lambarkaaga wh

  • @MARKAATIGA
    @MARKAATIGA 2 ปีที่แล้ว

    Sheeq intaas calaamado ah mid aan lahayn maba jirtee ma xuuralcayntii janada maa aduun laga helayaa.

  • @abdiwahidomar1664
    @abdiwahidomar1664 4 ปีที่แล้ว +5

    Ok garanay xaaska ugu xun laakin aaway ninka ugu xun misana dumarka lee xun oo raga waa ok

    • @aishaabow8231
      @aishaabow8231 4 ปีที่แล้ว +1

      Abdi Wahid Omar mar ayaa laga Hadley raag

  • @sharmakeyare8621
    @sharmakeyare8621 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnta Adunka dumarka___ joga___ waa___ iska isdaaba__ sheekh__

  • @MustapheMhaAbdi.
    @MustapheMhaAbdi. 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waa wax jira calmadahas lkn la uskuma jiro waa la kla jiraa

  • @ismailyusuf7869
    @ismailyusuf7869 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa xaqiiq intaad sheegtay maasha allaah jizaakumulaahu

  • @guledabdullahi3574
    @guledabdullahi3574 4 ปีที่แล้ว +2

    asc sheikh chanelkan wanu xiranahay waxan kugula talina in ad waqtiga sokobto oo adan waxba dhexgelin sabab too ah dadka qar mahaystan interned kufilan iyo waqti kufilan in ta muhimada iskugu soo aruuri kuna soo kob 2waxa ad kahadleysid labada dhinac uqeybi yaysan hal dhinac ku ekanin si an loogu fahmin in ad hal dhinac werareysid
    wabilahi towfiq.

  • @maymuundaen9932
    @maymuundaen9932 4 ปีที่แล้ว

    Mansha alllha alleh haku xafido sheikh 🥰🥰

  • @sahroking6685
    @sahroking6685 4 ปีที่แล้ว +2

    masha Allaah

  • @deeqaaden62
    @deeqaaden62 4 ปีที่แล้ว +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته❤️❤️❤️

  • @hibohibohussein9331
    @hibohibohussein9331 3 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaah walahi sheikh waa runtaa

  • @obaabdi4817
    @obaabdi4817 4 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh waan arkay gabar asturan lakiin reerkedana Maa astuna taas okale lama gursado miyaa misi waa lagursan karaa wayo sawankaan waan kudhalay isoorac Maa jirto waxat arkesaa hoyo waniniso gabadheda waxaa kawadaa hoyoda ayaba jitka kaqal danyahay gabadheda ayaa waninesa waxee ugu jababtay naa maa aniga ayaa ku dhalay misi adiga ayaa idhashay maxaa kadhihi laheet arintaan.

    • @obaabdi4817
      @obaabdi4817 4 ปีที่แล้ว

      Qeer alaha ku siiyo sheikh qoow

  • @salwaisse136
    @salwaisse136 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @haawoabdi7272
    @haawoabdi7272 4 ปีที่แล้ว +4

    Kkkkkk shekh lkn dumarku waxay adegsadan walay taagnay ragana sabab u ah guurkaga wanku khasaray ninki yiraaah ama wanku qaraaba kiilay sidas uba jwb u ah mRka kuma qaldanin

  • @abdikariinbashiir9603
    @abdikariinbashiir9603 3 ปีที่แล้ว

    Shugran sheekh

  • @abdirahmanahmedabdi8692
    @abdirahmanahmedabdi8692 4 ปีที่แล้ว

    Alahu ma najena alalha anagana idinkaba naga badbaadaho

  • @luleyhussein4876
    @luleyhussein4876 4 ปีที่แล้ว

    Shiikhow qeyr ha ku siiyo suaal aya qaba ee xage kagga so dira

  • @ridwanosman9369
    @ridwanosman9369 4 ปีที่แล้ว

    Jisaakalah yaa sheikh

  • @shmaxamedmaxamud893
    @shmaxamedmaxamud893 4 ปีที่แล้ว

    Allah akbar alloow Naga hay taasi

  • @mahad977
    @mahad977 4 ปีที่แล้ว

    JazakaAllah

  • @calijaamac6240
    @calijaamac6240 4 ปีที่แล้ว +1

    mnsha allh

  • @ilmijama738
    @ilmijama738 4 ปีที่แล้ว

    ilahayhanagahayo sheekh taasokle

  • @umumaxamed8965
    @umumaxamed8965 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah ader wlh wa sax ilahe haku siyadiyo cilmiga

  • @basrahussein7880
    @basrahussein7880 4 ปีที่แล้ว

    Alle haku barakeeyo sheekh

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 4 ปีที่แล้ว

    Jazzakallah

  • @nastexoxasan9921
    @nastexoxasan9921 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi shiqan hadl kisa waa sax gabdo waa wano is ilaliyo

  • @rodaahmed1131
    @rodaahmed1131 4 ปีที่แล้ว

    MashaAllh sheikh shukraan

  • @shugrifarah7267
    @shugrifarah7267 4 ปีที่แล้ว

    Alle haku siiyo mid wngsn

  • @titanicone6673
    @titanicone6673 4 ปีที่แล้ว

    Sheikh waan kuwataa xaqiiqda ka hadashay keep going

  • @fadumoabdulaahi3215
    @fadumoabdulaahi3215 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk naag tuug weeye illaah baan kamagan galay til ma'am a has

  • @faraxhoodo6897
    @faraxhoodo6897 4 ปีที่แล้ว

    Thanks bro

  • @asmamahad6372
    @asmamahad6372 4 ปีที่แล้ว

    Ragga way fcnty in iyagana xaqooda la siiyo waayo dumar uun buu sheekhu difaaci jiray,

  • @nafisaahmednor5593
    @nafisaahmednor5593 ปีที่แล้ว

    Sax waye wlh

  • @abdirizakahmedhassan4407
    @abdirizakahmedhassan4407 2 ปีที่แล้ว

    Asc walal badbaado si gaar ah meel aan kaala soo xiriiro ayaan rabay fadlan igu caawi

  • @munomaxamuud5566
    @munomaxamuud5566 4 ปีที่แล้ว +4

    adeeroow hooyo aan akhlaaq lahyn ma jirteee hadalkaaga ufiirso

  • @degancali6263
    @degancali6263 4 ปีที่แล้ว +2

    Maash aallah sheekh wd iga qoslisa

  • @sahromaxamed1104
    @sahromaxamed1104 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhh sheikhu funny wye wey jiran dad sas ah allah haso hadeeyo

  • @fathiya5106
    @fathiya5106 4 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah SubhanaAllah ❤️🤣🤲

  • @hanihassan1766
    @hanihassan1766 4 ปีที่แล้ว

    😁😁😁😁 Hoyo qaali allaha ku barakeeeyo

  • @mustafenuur519
    @mustafenuur519 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid