Naaguhu Maxay Rabaan EP20

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 88

  • @abdialiahmed178
    @abdialiahmed178 ปีที่แล้ว +11

    mcln xaliye wxan aaminsahy hadii dhiira galintu ragu aad ku bixin laheed luuqad international ah sida english waxa kugu xirnanaan lahaa milaayin ajaanib ag dunidana wxad ka heli laheed fans aad badan 😎

  • @ahmeddaacad1282
    @ahmeddaacad1282 ปีที่แล้ว +12

    Say No more daanyeer enough is enough.mwalimu malintaan cashiradada kuxirmay ilaa hada lcg fiican baa meel iidhigantay .thanks much appreciated for your effort

    • @user-qn7ll1uy6h
      @user-qn7ll1uy6h 10 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤XALIYE HANOLADO

    • @user-rj5xg9xc1w
      @user-rj5xg9xc1w หลายเดือนก่อน

      Xaliye danyeer​@@user-qn7ll1uy6h

  • @barwaqobahjacooking3263
    @barwaqobahjacooking3263 ปีที่แล้ว +8

    Wow the first today I agreed with with you this point🥇🥇🥇👍👍

  • @fuadmohamud4801
    @fuadmohamud4801 ปีที่แล้ว +12

    Heesaha soomalidu waa kuwa i hoday qiira jabaan tooda
    Ee daanyeerka labada sano iga dhigay
    Balse imika wa ka baxay alx

  • @Aboubakerwaberisougueh
    @Aboubakerwaberisougueh ปีที่แล้ว +3

    Tes idées est impeccable nous a aidé à changer la manière de vivre.

  • @Candyg14
    @Candyg14 ปีที่แล้ว

    Thanks for finally talking about womens side. Please do a video fir us ladies who married thank you.

  • @bilesharaf9141
    @bilesharaf9141 ปีที่แล้ว +4

    Xaliye saan u bartay adeegyadii aan bixin jiray oo dhan waan jaray

  • @abdikarimabdiwahid3533
    @abdikarimabdiwahid3533 ปีที่แล้ว +5

    Keep going xaliye

  • @a.rahmanmohamed2922
    @a.rahmanmohamed2922 ปีที่แล้ว +2

    Keep going macalin

  • @adensahal7177
    @adensahal7177 ปีที่แล้ว

    Keep going macalin xaliye

  • @cusmanabdulle
    @cusmanabdulle ปีที่แล้ว

    Thank you macalin

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 ปีที่แล้ว

    Good job ustaad xaliye sxb

  • @bokaahmed5887
    @bokaahmed5887 ปีที่แล้ว +1

    Alla run bdanaaaa xaliye waa kutaagera libax

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 ปีที่แล้ว +2

    waa runtaa Gabadhu markay ku rabto ee rabitaankeedu sax yahay wax shuruud ah kuguma xidho

  • @xaliyexaliyr3263
    @xaliyexaliyr3263 ปีที่แล้ว

    Tankiyu macalin 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @heartlessG640
    @heartlessG640 ปีที่แล้ว

    my president xaliye 👑

  • @mohamedabdullhi9640
    @mohamedabdullhi9640 ปีที่แล้ว +1

    Xaliye run bada NIDA

  • @nuurabdullahi6074
    @nuurabdullahi6074 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhh legend miqajer uu xajka adilahayi

  • @lagendarygamershire349
    @lagendarygamershire349 ปีที่แล้ว

    Haa heey xageey mareeysaa awoowe 😂

  • @wardiaabiabi6760
    @wardiaabiabi6760 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @farahfariid1718
    @farahfariid1718 ปีที่แล้ว +3

    Do make money yes, do I use yes. Do I give to khadiijo kusey not anymore. Thank you macalin Xalye😃. Hada markay wax iwaydiiso waxaan dhahaa Professor Xaliye say………. Itaanan hadalka u dhamain ay carartaa🤣🤣

    • @khadijaali3830
      @khadijaali3830 ปีที่แล้ว +3

      Kkkkkk that’s my name

    • @ahmeddaacad1282
      @ahmeddaacad1282 ปีที่แล้ว +1

      She knows your point bro let your decision against them be final and marked.Enough is enough no more Gorillas

  • @abdihakimereg
    @abdihakimereg ปีที่แล้ว

    Women choose first, then we choose them!

  • @mohamedbashirmohamed7706
    @mohamedbashirmohamed7706 11 หลายเดือนก่อน

    WoW❤

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 ปีที่แล้ว +1

    Labaanu qabna oo waa raaliyo alh sw noo barakeyry waxa ido maray mid an mehersafon barti kaga noqday oo wlhiya

  • @abdullahijama9171
    @abdullahijama9171 10 หลายเดือนก่อน

    Waxaa tahay abwaan thank you teacher

  • @xassanfaarax4515
    @xassanfaarax4515 ปีที่แล้ว

    Zupper chat sideen usoo diraa ma Aqaaane macalin

  • @feisalmohamed7267
    @feisalmohamed7267 ปีที่แล้ว +1

    Asc xaliye hadanan isticmaalin TELEGRAM sideen kula soxiriir karaa

  • @fahadibrahim9435
    @fahadibrahim9435 ปีที่แล้ว +3

    Macallin Xaliye, Live-ga youtube waqtiga saxda u soo galo noo soo sheeg, xalay wan ka saxdeyay, waqtiga saxda uu live bilowdo iso sheeg -time-ga saxda habeenkasta u billowdo!

  • @axmedsalal330
    @axmedsalal330 ปีที่แล้ว +1

    Xaliyow aniga ayey ihaysataa wax walba ayaan.u qabtaa nin kale ayey iga raacday

  • @darussalammedia.
    @darussalammedia. ปีที่แล้ว +1

    Canva Thumbnail Isticmaasha Xaliyow

  • @cigalecabdilahi8738
    @cigalecabdilahi8738 ปีที่แล้ว

    Oki

  • @xaliyeyare6067
    @xaliyeyare6067 ปีที่แล้ว

    Saxix

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 ปีที่แล้ว +1

    kelmada laaki waa negtiv waa diidmo.tusaale waan rabaa inaan dugsiga tako laakiin rabitaan dugsi ma jiro waxaa cadaynaya kelmada laakiin

  • @Baarilyricssomali
    @Baarilyricssomali ปีที่แล้ว +1

    Macalin xaliye Waan ku wataa 🙏🏾 allaah ku xafido macalin

  • @user-vz5qh5xk1r
    @user-vz5qh5xk1r 6 หลายเดือนก่อน

    Ustadkayga nolosha
    Wax badn na fahmsiisay ustaad

  • @xaliyeyare6067
    @xaliyeyare6067 ปีที่แล้ว

    Waxa kada wanoyaa turkiya macalin guleyso

  • @xaliyeyare6067
    @xaliyeyare6067 ปีที่แล้ว

    Lama caamil naaga faham takiyu macslin I lahay qeer hakusiyo

  • @caqli_kaabchannel2885
    @caqli_kaabchannel2885 ปีที่แล้ว

    24:53 🤍

  • @leeyloladan4705
    @leeyloladan4705 ปีที่แล้ว

    Kkk

  • @fuadabdinasir2168
    @fuadabdinasir2168 ปีที่แล้ว

    Hambasa

  • @saidaware5560
    @saidaware5560 ปีที่แล้ว

    Waxay rabaan lagama karowaxayyan Rabin a laguma karo

  • @user-di1yi4sg4b
    @user-di1yi4sg4b 7 หลายเดือนก่อน

    Warya gabdho dheh😂😂

  • @xaliyeyare6067
    @xaliyeyare6067 ปีที่แล้ว +1

    Waxey kuaragta shaqaleheda saxix tankiyu macalin

  • @maxamedclaahi-wh9bf
    @maxamedclaahi-wh9bf 10 หลายเดือนก่อน

    LAGEN WAX FAHANSAN

  • @axmedmaxamuudmaxamuud3926
    @axmedmaxamuudmaxamuud3926 ปีที่แล้ว

    Macalin soodhaw

  • @AmFAmF
    @AmFAmF ปีที่แล้ว

    Boredom ama jealousy aya ku arkesa too.

  • @saynabhassan2
    @saynabhassan2 ปีที่แล้ว

    😂😂🤣🤣

  • @user-mh1sx2fr6j
    @user-mh1sx2fr6j 8 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂

  • @xaliyeyare6067
    @xaliyeyare6067 ปีที่แล้ว

    Yurkiya ayaa kadawanoyaa

  • @xiddigahashalambod9849
    @xiddigahashalambod9849 11 หลายเดือนก่อน

    Sxbow se rabta he aniga maba aqaan sida naagaha lola hadlo waxaba legu caaya naagta marke maya ku dhahdo hori maxa ugu aamusta waa laga si daba orda waa lagu noqnoqda adigana maba taqaanid naagaha diidmadooda ine haa tahay saasa legu dhaha

    • @M.xoorzhe
      @M.xoorzhe 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

  • @rocketboy5414
    @rocketboy5414 ปีที่แล้ว

    Waxaa isheegta macalin .. gabadh hadii aysan hada irabin malaga yaabaa in rabitaankeedu isbadalo oo dib igasoo jeclaato

    • @abdirazakgarad8785
      @abdirazakgarad8785 ปีที่แล้ว

      😂

    • @ahmedopone4080
      @ahmedopone4080 ปีที่แล้ว

      Waa hadal daanyeer. Wiliba mid kabiir ah sida Gorillaha.

    • @heartlessG640
      @heartlessG640 ปีที่แล้ว +2

      Marba hadda lagu rabin rabitanka kowaad maxaa adi avaliable kaa dhigey dib iga soo jeclaan kartaa iyo waxas ha sugin horay uga soco mid aad rabitankeda kowad thy baad helin

    • @ahmeddaacad1282
      @ahmeddaacad1282 ปีที่แล้ว +1

      Waxaaga daanyernimo waay dhaafeen Gorilla ayaad marihaysaa sided kukeentay in aad naftaada kadhadhicisa qof aan maata kurabin inaay beri kurabidoonta . bro never give up beautiful ones are not born yet . hablha quraxsan wali lamadhalin bro boqolaal kale oo kuraba ayaa kabadan marka haujabin waa cadaw kasoco.hataa hadu waludkaaga dhinta maahan inaad malinwalbo ooysaa nolasha kale ayaa kabadan kudhiman

    • @abdiazizsiciid
      @abdiazizsiciid ปีที่แล้ว

      Waa numbers game awoow shaxda fahan go to next one ha qasbin qof aan ku radin mid aad israbtaan aya buuxda

  • @amalali4067
    @amalali4067 ปีที่แล้ว +1

    Mid qudha uun baan kugu taa geeraa waana talooyinka aad siiso dulaystayaasha aan yagoon naftooda disin waxna qabsan hadana naag raba.

  • @sadiyoabdullahi5233
    @sadiyoabdullahi5233 ปีที่แล้ว

    Naagaha maxa lagu mariyay ood 90k maxa u mucaarada

    • @salmanhassan1737
      @salmanhassan1737 ปีที่แล้ว +1

      khadijo meshan ka bax plz . yaa ku jiri comment bixi

    • @mrsuhayb7018
      @mrsuhayb7018 ปีที่แล้ว

      Khadija kuusey

    • @ahmett5835
      @ahmett5835 ปีที่แล้ว

      Ninkan wax xaqiiq ayuu ka hadal

    • @sadiyoabdullahi5233
      @sadiyoabdullahi5233 ปีที่แล้ว

      ardayo daacad ah baa yihiin😂

    • @saadsuley
      @saadsuley ปีที่แล้ว

      @@sadiyoabdullahi5233 ninkan jamacadiisa labo million ba ka qalin jabiyay bye bye danyeer

  • @imanisse4329
    @imanisse4329 ปีที่แล้ว

    ايش فيك على الحريم يا 🤧 انت شخص غير عادي ما معنى اواوى هل كل الرجال لم اواوى كريه 🤮 لا علاقه له بالمحتمع

  • @Barqab
    @Barqab ปีที่แล้ว +1

    ✅Instructor Kuu suu cooo

  • @user-di1yi4sg4b
    @user-di1yi4sg4b 7 หลายเดือนก่อน

    Warya gabdho dheh😂😂

  • @user-mo1nc2ve4j
    @user-mo1nc2ve4j 7 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂

  • @user-di1yi4sg4b
    @user-di1yi4sg4b 7 หลายเดือนก่อน

    Warya gabdho dheh😂😂

  • @user-di1yi4sg4b
    @user-di1yi4sg4b 7 หลายเดือนก่อน

    Warya gabdho dheh😂😂

  • @user-di1yi4sg4b
    @user-di1yi4sg4b 7 หลายเดือนก่อน

    Warya gabdho dheh😂😂