Ha Guursan Dumarkaan | Fandhaal Podcast | 33| Red Flags .

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2023

ความคิดเห็น • 845

  • @abukarsidow
    @abukarsidow ปีที่แล้ว +73

    Waan jeclaan laha podcast tigaan intaan dhageesto dhoor Sano kahor Thanks Ustaad Omar

  • @taazee1142
    @taazee1142 ปีที่แล้ว +163

    Alxamdu lilah waligay xitaa statuska sawirkyga masoo dhigin xitaa hadan ku fakiro waxaan xasustaaa 4wiil oo ila dhahalty iyo abaheee sharaftoda runtii aabahee wuxuu ibaray qiimaha dhabta ah oo ay ledahay gabar muslimad ah illahey janada hanagu kulmiyo ❤🤲

    • @muhiyeelmiali9807
      @muhiyeelmiali9807 ปีที่แล้ว +5

      Masha alah iridada ma furan thy

    • @ahmedmohamuud4333
      @ahmedmohamuud4333 ปีที่แล้ว +5

      Alle ha ino badiyo gabdha adiga cml ah wlsha

    • @yaasir5920
      @yaasir5920 ปีที่แล้ว +2

      Xageed joogta 2:47

    • @nigalone
      @nigalone ปีที่แล้ว +3

      RACAAK ALLAH🙌🤚

    • @nastexofarax7380
      @nastexofarax7380 ปีที่แล้ว +5

      M.a wlshey saaslee ku soco

  • @abdullahabdurrahman3409
    @abdullahabdurrahman3409 ปีที่แล้ว +69

    Ragga lita ayagana kaso hadal oo gabdhaha muslimadka mixtarimka eh si eysan u guursan waad mhdsanthy Omar 👍👏💯

    • @drsaishocuud1496
      @drsaishocuud1496 ปีที่แล้ว +4

      Aad iyo aad alcadaala halagadhigo😆

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว +80

    [ ] Midka la xanuujiyo samir🤕
    [ ] Samirka waxaa ku xiga farxad😊
    [ ] Midka habeenkii oyayow😥
    [ ] Waxa ku imandona iftiin weyn🕯

    • @inawadaad7000
      @inawadaad7000 ปีที่แล้ว +1

      ايها الموجوع صبرا ...... نشيدة

  • @kaaba8249
    @kaaba8249 ปีที่แล้ว +31

    Wll qofku inuuna aabihii la korin, hadii aabuhu dhintay ama aabuhu family ka kala tagay maha wax gabadhu dooratay, sababna mustaqbalkeda kuma yeelan karto.
    Gabadhu inay waxbarato oo meel fiican gaadho waa wax mustaqbalkeda danbe iyo familykeda u wanagsan. Guurkuna age kuma xidhna qofkuna markuu isku arko inuu guursankaro caqli ahaan, jidh ahaan, financial ahaan, masuuliyad ahaan, iyo dooq ahaan ba ayuunbuu guursan karaa. Iska guurso uun maha.
    Mawduucaga meelo khaldan ayaa ku jira qof perfecty ah ayaad ka sheekaynaysaa qofkasna ma jiro, habluhuna doorasho ayay leyihiin ha iloowin.
    Mahadsanid

    • @MAANNASOMALITV
      @MAANNASOMALITV ปีที่แล้ว +1

      Fikirkaga adban kugu racsanahy wllo

    • @issedufle
      @issedufle ปีที่แล้ว

      Lkn ma fahmin waxaa loola jeeda kuwa dhaha aabahey ima xukumi karo ama wiil iga weyn

    • @nuwara8333
      @nuwara8333 ปีที่แล้ว

      @@issedufle xugunku wamaxay ma ilma yarbaa

    • @khayr_k85
      @khayr_k85 9 หลายเดือนก่อน

      Xaqiiq waye kaaba hadlkeda hada dag dagtid dhible la kulme wx walba ina ka firsatid ba ficn

  • @akuunwaraacuseebah7520
    @akuunwaraacuseebah7520 ปีที่แล้ว +23

    Masha allaah codka iyo cimriga iyo caqliga iyo cilmiga alle hakuu barakeeyo walalkey

  • @FatimaFatima-gs5rh
    @FatimaFatima-gs5rh ปีที่แล้ว +42

    Guuriga kasoodaho walhi hooyo kabaqaa
    Aabe aad baan uu jclhy 😥naxaristiisa nasiib leeyahay aabo inoqoto

    • @OkOk-wy2qw
      @OkOk-wy2qw ปีที่แล้ว +4

      Hooyo ama abo mid uun baa kul kul lkn aabe aa said ah

    • @drcabdifataaxcali7955
      @drcabdifataaxcali7955 ปีที่แล้ว

      Waxay tusaale cad noo tahay inaad tahay qof xor ah 🛑

  • @butterflies1248
    @butterflies1248 ปีที่แล้ว +36

    9:24 goormee abaa la,aantu noqotay wax ceeba hoyada iyo abaha hady kala tagan maxy tahy samaynta ay guurka gabdha ku yelanayso
    Midedakle waxd tiri gabdh 25jir ah oo wax baranaysa oo leh markn shaqystan gursan bad arkaysa tas ha gursan
    Mudane gabdhu marki ay mental ahn iyo physical ahn u dhisantay gursan midedkale hada dhalinyaro hadn nhhy waxa dhcy wad aragtay gabr iyo wil ayaa is gursnaya waa lafuraya gabdha ayadoo hal cunug hasyta anan shaaysna waxy haystaa hadyad aad uqurx badn taaso ah ilmaha rabi siiyay ilmahas suusan uga dayacmin waxy ku qasbantahy guriga hoyaded iny kulabato hoyaded waxa lagayaba inay aayda ku soo korisay rafaad hadna wa xiligii ay nasin lahyd mhn xiligi ay ilmo u keeni lahyd sidas darteed hada gabdhaheena waxa qasab nagu ah inan shaqyno first kadib markn isku filnansho gaarno guurso ninka hada is furtana calafkiina dhamaday markas ilamahgana waxd u helaysa nolal fcn inkasto aad abihiis kala fogtihin oo dhanka abaaha uu tabayo hadna bahiyihiisad dabolaysa hoyada iho familkagana wad ku filantahy markas

    • @lakiidhool
      @lakiidhool ปีที่แล้ว +1

      Waa kugu racsanahay bayey waxa jira hooyda u dhiganta booska aabah kartiga io sidey ciyaalkeeda ula socoto tarbiyada marka anigu ma dhihi karo aabe ayaa sameynku leh gabadha tarbiyadeed sbbto ah wax ugubadan ee badhu tarbiyrenkara waa hooyda aniga arkey hablo badan oo aabe io wiilba leh gurigooda hadana aan inyar oo ixtiraama laheen 'waxay aheed inuu dhaho taas badelkeed gabar aan wlidkeeda adeecinin ha guursanin intuu eeda saari lahaa laba walid ee mid kamida .Allah na waafijiyo wada toosan dhamaanteena

  • @farhiaayaanle1353
    @farhiaayaanle1353 ปีที่แล้ว +16

    runta waaa qaraartahay xaqiiqdiiii qasatan baraha bulshada walagu hugobay ilahay xishoodka nagama qaado alxmduillah alalh wadada tsan naguhanuuniyy alalhumalakala xamdu😍 rabi inuu nagu sugana waa waydisaaynaa ilahow nahanuuni oo nagu sug wadadatoosan🙌🙌🙌🙌
    mahadsanid wllo omar👍👍🙏🙏😍

  • @fardowsaabdikadir1055
    @fardowsaabdikadir1055 ปีที่แล้ว +85

    1. Aabaha ina waydo ama adan la Korin wa wax adaan dooran karin oo gacanatada ku jirin si walba oo ay tahy
    2. Timaha ina gaabsto wa personal choice wax cilaaqa ah aan la lahyen feminism, sido kale waxa jira waxyaabo badn oo sababi kara in qofku timaha gaabsado including xanuun
    3. Waxbarashada in ay priority qof u noqoto wakhti muxadad ah wa ikhtiyaar shakhsi.

    • @abdikadirabdulahi9384
      @abdikadirabdulahi9384 ปีที่แล้ว +6

      wll iskuday inad fahanti waxa laga hadlaya
      1kama usan hadlin qadar iyo wax yabaha daruriga ah ee gabdha ine abahed weydo wa qadar tasna rabiya kushaqa leh balse ine gabadha iyo abaheda xirirkodu xumado ama ay katagto abahed gabadha nocas ayu kahadlay
      2 cidna madidano waxyabo keno cudur ama dhibatoyin kale balse ine timaha si ay wil iskugu ekeysio ujarato ugabiso aya laga hadlaya gabadha ene timaheda wil cml ujarto u ekesiso maha personal choice wayo alleba uma umin ine wiil isku ekesiso ayado qof dumar ah
      3 waxbarashada lama didano balse wax walbo xad iyo mel leyskugu yimade leyihin wa ifahanta filaa

    • @memuhassan5571
      @memuhassan5571 ปีที่แล้ว

      Naag nool wxn dhihi la ii tiri

    • @abshirofaarax6010
      @abshirofaarax6010 ปีที่แล้ว +2

      Waa kugu raacsanahy intaasba wllo

    • @abdirisakisse4277
      @abdirisakisse4277 ปีที่แล้ว +4

      Adiga list keena kuma jirdid marka hada ayaaa dagaal ku jirtaa😅😅😅

    • @cimraangamer5829
      @cimraangamer5829 ปีที่แล้ว +2

      Dadka laga hadlayo Ina kamid tahay shaki kuma jiro horaan loo sheegay in ay dadka runta dhibto any way hadaad cilidahaan ku heesato faaq ha soo dhihin ee ship dheh is hagaaji 😢😅

  • @Anfac__anna
    @Anfac__anna ปีที่แล้ว +36

    Mid ayaan kugu heystaa gabar walpo aan aabo laheyn micnahood ma ahan inee faduulsan yihiin anigo yar oo aabaheyga dhintay waligey gurigeyga io iskuulkeyga madhaafin baraha bulshadana muuqaaladeydana masoo dhigo

    • @apokordhoolayare874
      @apokordhoolayare874 ปีที่แล้ว +7

      Aabe.allle.how naxariisto hooyo qiima badan ayaa ku dheshay oo labadii boosba ka.soo baxday maanshaa allah way jiraan hablo badan oo hooyooyin kalia barbaariyeen oo aad u wanaagsan

    • @Anfac__anna
      @Anfac__anna ปีที่แล้ว +1

      @@apokordhoolayare874 aamiin wll allaha ii daayo hooyo mcn💗

    • @mohamedshooqi9572
      @mohamedshooqi9572 ปีที่แล้ว

      Intu uusan ka hadalin u sii afeeftay oo ah ineesan ku jirin wixii daruufaha nolosha ah asiga si qoto dheer uma galin lkn waa la fahmi karaa Aabe kaa dhintay oo aad weeyday aabe xumaaday nolosha ka dhacay Aabe furay hooyo aabe la waayey meesha u jiro sidaas u fahan .

    • @Hussein_Mohmd..
      @Hussein_Mohmd.. ปีที่แล้ว

      @@Anfac__anna m.a kuwa lagu duceysto thy Allah ku sharfo abyo❤

  • @mihaz442
    @mihaz442 ปีที่แล้ว +10

    Waa arin jirta oo khatar ah oo la rabay in mar hore laka hadlo waxaan kaa codsanaya inaad kasoo hadasho simp baadka iyo dayuusiinta inshallah

  • @simanmaxamed1434
    @simanmaxamed1434 ปีที่แล้ว +58

    Waligey waxa aad sheegtid wa aaminsana jiray waa ila sax naayeen lkn maanta gabhdaha aabaha leheen kuwa uu ka dhintay kuwa hooyadood lafuray waa xun yihiin kaama yeelin lkn bini aadama tahy kuwa xun inaa so aragtaa dhici karta kuwa abahod hooyadooda xaadira oo salaanta loo quurinaa jira qof koo ilaahey toosiyaa toosan tarbiyadna mareebana hooyaday 8bil ano jiraa lafuray mana aaminsani tarbiyaa kaa dhiman lkn aabo waa ubaahnhy marwalbo lkn calafaa jira lkn aabo ila socdaa il dhalay alx

    • @zakiabdi8483
      @zakiabdi8483 ปีที่แล้ว +4

      Wll qaali wa runta anigabo gabarta shukansado abehed io hoyaded weey Kala tagen hadana qof ka wngsn iney jirto ma aminsani gabdho badano sidas ku wngsn weey jiran marka wllken kuwo xun inuso arka laga yaba

    • @umuaxmed5402
      @umuaxmed5402 ปีที่แล้ว +3

      Waa runta abyo mawducyadisu inta badan waa fcnyhn lkn waa bani adam gabdha abahed lagayabay inuu dhintay lagayabey inuu qof xun noqday hooya sharfleh waqti galisay Alla ubariday wngsanty maxey ciladoo ledahy mesha isaga udaranuu kahdly wilkan

    • @blessingchanne1866
      @blessingchanne1866 ปีที่แล้ว +1

      Lkn boqolkiba boqool nagahaa social media kanikiyoo wa aboo laan

    • @simanmaxamed1434
      @simanmaxamed1434 ปีที่แล้ว +2

      Sifiican qofkii hoyo fiican dhashay badnaa ma fadaroobo lkn qof halabi rabo hooyo aabo cid celin kartaa majirto ilaahey hana toosiyi

    • @simanmaxamed1434
      @simanmaxamed1434 ปีที่แล้ว

      @@umuaxmed5402 Haa abyo 2019 ilaa hdaa si toosan ula socdaa wiilkan walina ma arag wax ila qaldan ilaa mowducan 1qodob kamida wana ucudur daaray wa jiraan aabo la,aant inee keento fadarada gbdho badn ilaahey hasoo hdeeyo

  • @Hhaysdhibinwaliga
    @Hhaysdhibinwaliga ปีที่แล้ว +30

    Qodobka sadexad aad bad ugu khaldantahay wll
    Waligay abahay kama cabsan aduunkana ugu jecelahay aabo la aana
    Gabadh yana lagu guursan
    Waa gaf wayn
    Mida kale ee timaha ah qof walba dookh bu leyahay habloho dhamina ma timo dheera marka
    Cumarow wll
    Hanagu taraarixin de

    • @user-ic6oc2hy8f
      @user-ic6oc2hy8f ปีที่แล้ว +2

      10:23
      Qodobkaas dad ayaa si khaldan u fahmay ustaadku wxuu uuga jeedaa -sida iska cad- inantu haday aaba la'aan korto karkaarka ayay waydaarataa((sida badan))
      Ma aha hablaha oo kaliya wiilashu waa lamid

    • @xasanmalaay8221
      @xasanmalaay8221 ปีที่แล้ว

      Dhanka wanaagsan wax ka Eeg

    • @xogbaar
      @xogbaar ปีที่แล้ว

      Kuwa kale inuu ku fududaaday waan kugu raacsanay lakin tan timaha. Gabdhaha ayaaba qiraya inay tintu tahay qurux dooda ragguna way ku jecel yihiin. Gabar timaha xiiratayna waa mid aan tin qurxan lahayn sidaan aamin sanahay

    • @Hhaysdhibinwaliga
      @Hhaysdhibinwaliga ปีที่แล้ว

      @@xogbaar
      Haa lkn haday tinta quraxanayn ama timahaba ay gaabsto micneheda maaha way xun tahay wayo shakliga qofka qurux ama foxumo
      Laguma xukmin karo qofnimadiisa

    • @xogbaar
      @xogbaar ปีที่แล้ว

      @@Hhaysdhibinwaliga
      Kolley asagu gabar buu hays taaye annagu maba hayno 😁

  • @user-lb3ks9xd4n
    @user-lb3ks9xd4n ปีที่แล้ว +32

    Cumaroow qodobka 3aad ee aad dhahday "gabadha aaba la'aan soo kortay" waxaa haboonayd inaad sifiican ugu fiirsatid gabadh hooyadeed ayaa wax ka dhigta ee waxaan kaa codsanaayaa inaad qodobkaasi ku laabato waadna ku qaldoontay waxaa jira gabdho badan oo aaba la'aan soo koray hadana ka wanaagsan kuwa aabaha la jooga waa inaad soo cudur daarataa adigoo mahadsan

    • @user-ic6oc2hy8f
      @user-ic6oc2hy8f ปีที่แล้ว +1

      10:23
      Qodobkaas dad ayaa si khaldan u fahmay ustaadku wxuu uuga jeedaa -sida iska cad- inantu haday aaba la'aan korto karkaarka ayay waydaarataa((sida badan))
      Ma aha hablaha oo kaliya wiilashu waa lamid

    • @user-lb3ks9xd4n
      @user-lb3ks9xd4n ปีที่แล้ว +1

      @@user-ic6oc2hy8f qofkuu ilaahay hagaajiya ayaa hagaagsama hooyadu iyo aabahana waxa ay leeyihiin sababta lknse bulshada soomaaliyee markaad eegto badankood hooyooyinka ayaa caruurta utaagan marka waxaa muuqata walaalkeen qodobkaasi inuusan macluuma fiican ka heysan uuna ku dagdagay

  • @ahmedmuhumed1402
    @ahmedmuhumed1402 ปีที่แล้ว +7

    Wa sababta uu guurkii u xumaaday furriinkiine u batay mida kale xariir aan dhamaadka lahayn marka dambane galmo iyo in hoosta galo ku kusoo dhamaado waxaa laga soo min guuriyey reer galbeedka allah SWT HA LAGA BAQO WALAYAAL

  • @salwaamohamutt9277
    @salwaamohamutt9277 ปีที่แล้ว +100

    Ustaadow aad ayaad u mahadsan thy
    Tan xigta codkaaga waan dhagaystay walowba dadku ayna isku ra yi ahayn hadana
    Qayb podcastiga ka mida oo aan xogaa qonsady way jirtaa
    Waa marka aad ledahay gabar waxbarsho ku jirta oo markad guur u soo bandhiatid ku dhahaysa waxaa muhiima in aan waxbarashadyda dhamaysto deedna shaqysto
    Taas markay habluhu dhahayan maka wadaan calshan waxaan doonayaa in aan nin ka xoroobo oo aan anugu isku filnaado , asaln ma jirto gabar kaligeed meel is taagi kartaa ,gabar walba waxay u bahan thy gacan qabasho ,dhan walba ha kama imaato ,dhanka aabeheed ama walaalkeed ,ama abtigeed ama aderkeed ,ma jirto gabar kaligeed beel istaagi karto oo dhahaysa khalas ani magaca nin wax sheegta waxba kamaba baahni
    Allaahna wuxuuba lee yhy واليس الذكر كالأنثي
    Lkn waxaa jira gabar rabta in ay hooyadeed ka saartto ciilkii ay ku soo korisay waayo waad ogtahay aabayaasha soomaliyeed oo dhami kama aysan soo bixin kaalintoodii aabo nimo
    Marka gabar ku haminaysa in ay hooyadeed qoraxda ay taagan thy oo jamacadeeda illaa iskoolkeedii dhididkeeda lacag ay ka soo saartay kaga bixinaysay
    Malinkay heer gaarsiisay ,hooyadeedna ayba jilicday awoodii ay shalay lahaydna aysan maantay lahayn , halkii ay gabadheeda ka rajaynaysay in ay ku nasato haday gabadhii dhahdo, guri baan iskaga xiraan oo nin asba familkiisii u soo shaqynaya baan cunada u diyaarin
    Taas macquul ma noqonayso
    Ma sheegin in uu kafaalo qaado masruufka ay gabadhu ku shaqyso si ay hooyadeed ugu baahitirto ,
    Markaas gabar walba waa raali lkn kii intaas ka soo bixi waaya meelahaas ha ka raadsado mid bilaa damiira oo aan waxna baran calooshana u buuxisa iileen ujeedkiinu waa in cuno la idii kariyo caruurtana la koriyee

    • @bilkhyarmustafe3958
      @bilkhyarmustafe3958 ปีที่แล้ว +3

      waan ku fahmay wll,illahy waalidkeen ha barakeeyo siday inoo garab istaagaan ,tan labaad,waxa muhiim ah inaan is waafajino inaan reer dhisno waalidkeena aan baari u noqono bi,idnillah taasna waxa inagu caawin karta inaan wax barano oo anfacno waalidken iyo ubadkeenaba

    • @khadarhassan4366
      @khadarhassan4366 ปีที่แล้ว +6

      waa Sax Lkn Ha Guursan hadaad Familkii Aad Hooyada la rabay inaad Unoqotid kasoo Baxaynin Gabar Sidi Ninkii Ayadoo Daalan aan isku xilli imaanayno Ilmahaygii dadkale Ii korinayaan Hadaadan Naag noqoneyn Oo cunto iyo koriimo siin karin ilmahaaga Fadlan Ha guursan Sababtoo ah Ilmahayga Hal mar bay Hiil iiga baahanyihiin Waana Markaan dooranayo Hooyadood Hadaan ku guursado Ilmahayga dayacmaan ama Naag kale ii korinayso Maxay iiga duwantahay Inaan Galmo soo doontay ee aan Qoys qurxan soo doonan Gabar Ii dhaxdayna Hooyadeed Abid ma dayacmateen 100%.

    • @papiobashka5401
      @papiobashka5401 ปีที่แล้ว +2

      Abaayo macaan muhiimada gabar walba guri inee degto tan kala aabahaga haduu xumaaday usamir tan xigta dusha kaama saarna inaad isdhibto keliya wiil fcn oo diinta ku xiran guurso si uu ugu filnaado adi iyo waalidiintada

    • @naagnool8113
      @naagnool8113 ปีที่แล้ว +4

      #salwaa mohamud illahow afka haku jarin intaa dhihi lahaa iyo kabadanba wad dhahday lkn ani faaladeyda kaftan ahan aya uso qoray wayo ninka chanelka leh farimahenna iyo aaraahda aan kaso dhibanay arki maayo abaayo nimankii waa soo washen hadaa dantaada firsatid noloshanna ad ugu noolatid sida aad adiga qorshesatay adigo illaah absidiisa ka tagayn waxayba iska so jaraayaan dumarkii waxay wada noqden finamisam yaab !!! Bal guur la'aanta nin iyo naag kii ay dhib ku tahay aan aragno hadi ay mesha imado in la'is dhaleceyo

    • @samiradaahir4256
      @samiradaahir4256 ปีที่แล้ว +1

      Sax wllshey wan kugu raacsanahay sidaa aad u fikirtid ayaan aniguba u fikiraa lkn ragu in yar mooye Ma fahmaan arinkaas

  • @samiiracabdalle4948
    @samiiracabdalle4948 ปีที่แล้ว +18

    اللهم إ ني أسألك الهدى والتقى والعفاف والغنى 🤲😥

  • @Fateima-alliy
    @Fateima-alliy ปีที่แล้ว +89

    Cawa ayan jaanis u helay mrkii hore jikada an ku fiisan jiray podcast-tigaaga🙏🥺 23:55 cawa joodarigeyga ku fiirsanoyaa. Alx🤲🤲🥹

    • @maxmedibraahimxaaji1137
      @maxmedibraahimxaaji1137 ปีที่แล้ว +3

      Wlhi waasax alle qeer badan haku siiyo

    • @ehel000
      @ehel000 ปีที่แล้ว

      Cajiib

    • @1King_mohsin
      @1King_mohsin ปีที่แล้ว +1

      Alxm mar hadad indhaha kala furtay 🥰

    • @xamsecabdilaahi4980
      @xamsecabdilaahi4980 ปีที่แล้ว

      Joodari maxa laga wadaa wll

    • @Alizia396
      @Alizia396 ปีที่แล้ว

      @@xamsecabdilaahi4980 furaash 😂🤦🏻‍♀️

  • @umulkhayrmaxamuud6218
    @umulkhayrmaxamuud6218 ปีที่แล้ว +51

    Golden voice ✨ 💛

    • @MMA-lk7ir
      @MMA-lk7ir ปีที่แล้ว +3

      Dheh m.a

    • @TheDjfowzi
      @TheDjfowzi ปีที่แล้ว +2

      Mid walbo golden voice ma dhahee kkkk Lol Everyone has no golden voice stop telling lies 🤣

  • @asioaxmed875
    @asioaxmed875 ปีที่แล้ว +6

    Illahaw inta lunsan soo hanuuni anagana nasug amiin🤲🤲🤲
    Mahadsanid inshar👍

  • @yahyemire4368
    @yahyemire4368 ปีที่แล้ว +17

    Golden voice barakallah

  • @nashmimahdi7790
    @nashmimahdi7790 ปีที่แล้ว +64

    wll raga aan la guursanenin soo sheeg nex video😢😢😢😢

    • @xuseenfadal
      @xuseenfadal ปีที่แล้ว +4

      Maba jiro.

    • @biwu346
      @biwu346 ปีที่แล้ว +9

      @@xuseenfadal 😂😂😂 adaba kow ka eh .

    • @geeleisse4406
      @geeleisse4406 ปีที่แล้ว +1

      faminismt miyaa tehe

    • @biwu346
      @biwu346 ปีที่แล้ว +20

      @@geeleisse4406 gabaha suaal aye wedisey. Dadka xumaan iyo wanag aye iskugu jiraan marka why oo wilka u leyhy nin xun majiro,sida ay nag xun ujirto ayeey nin xun na u jira.
      Qalad miya¿

    • @cabdiraxiimaadamsaalax2846
      @cabdiraxiimaadamsaalax2846 ปีที่แล้ว +9

      waa sax rag xun wey jiraan wlshie

  • @bulxanawe6106
    @bulxanawe6106 ปีที่แล้ว +31

    Hadlkaga aya qayb biggest red flag ah so
    1:first wxa wye tan gabr an abo la korin taas may doran wll
    2:second waqti in ay u go’an saty inay ku dhamysto wx brashadeda ama shaqo hesho tasina wa gabdh goal leh muhimdna sarysa wx barshadeda
    3: 17,19yrs ba gabdhi sharfta laha lagu guursday taasina wa maya way buxan gabdho wx barsho aqlaq leh o very smart
    Anyway tasi wa fikirkga wll thanks

    • @hibahmohamed720
      @hibahmohamed720 ปีที่แล้ว +1

      Agree😊

    • @khadraabdullahi8714
      @khadraabdullahi8714 ปีที่แล้ว +2

      Walaahi intaasba waan la yaabay qof caafimaad qaba maku hadli karaa Waa maya isagii baa red flags isku noqday subxaana llaah, dumarkii feminism ahaa baan la yaabanayne ninkani qoom buu hor dhac u yahay soo socda oo cudur dumar nacayb ah wada 😢

    • @farxiyodahir4941
      @farxiyodahir4941 11 หลายเดือนก่อน

      Adoonsi wye❤

  • @engineerseefle6112
    @engineerseefle6112 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad Cumar ragga qaarne wax badan ceebaa ayey leeyihiin wiliba waa meesha masuuliyaddu ku dhaceysee aan is xasuusino InshaAllh dhankaane...

  • @abdikafihussein948
    @abdikafihussein948 ปีที่แล้ว +55

    Cumarow waxaad ogaataa dhibatada 35 tii sano udanbeysay kasocday wadanka haween badan ayaa aabahood ku waayey waxaana soo gacanqabtay hooyadood iyo ragii ladhashay ,
    Gabar aabe la’aan hadeysookorto walaalkeed asiga damiir la’aan miyaa majiro wiil jecel xumaanta walashiis inuu kagubto moyee kuma farxo , marka gabdhaha hanaga ijaafeen waana mahadsantahy

    • @naagnool8113
      @naagnool8113 ปีที่แล้ว +4

      Ayyÿyy💯 m.a war ninyohow cod karsanidaa o cabsi li'idaa somali badanaa fikirkoda sidan o kale e gambasho la'aanta ah uma wada dhibtan markey arkan qof mowduc ka hadlayo ayago xata ku qanacsanen hadalkisa waxay usoo wada qoran badankod masha allah walal wa runtaa iwm naga celi cumar wuu nagu is istaagay wlh marku xataa cilad uga dhigay gabdhihii inuu abahod so korin💯💯

    • @filsanxuseencabdi2958
      @filsanxuseencabdi2958 ปีที่แล้ว

      Waaa sax ustaadk arikaas wuu ku fududaaday

    • @filsanxuseencabdi2958
      @filsanxuseencabdi2958 ปีที่แล้ว +1

      @@naagnool8113 aaad io aaad wuu nagu fogaadey ustaadk

    • @kayfmaxamuud6742
      @kayfmaxamuud6742 ปีที่แล้ว +1

      Inta qof ee comnt soo qortay qof adi kaa caqli io garasho badan kuma jiro aadaa u mahadsantaahy

    • @baylood.germany
      @baylood.germany ปีที่แล้ว

      @@naagnool8113 naagaha laga hadlayo ayaad ka midtahy adigu ilhy ka cabso oo jooji insha alh

  • @saidaali1770
    @saidaali1770 ปีที่แล้ว +12

    Ragga red flag 🚩 umbaahnahy yaa akhii

    • @walalfakiir4394
      @walalfakiir4394 ปีที่แล้ว +2

      Miyad kufaneysaa wll awaaw xishood kii gabarnimo "yaa allah"

    • @ahmedabdinasir
      @ahmedabdinasir ปีที่แล้ว +2

      Ragas waa kuwa gabdhaha qaawiya

  • @rumorhasit9129
    @rumorhasit9129 ปีที่แล้ว +6

    Omarow anaga dhalnay gabdho taarbiyaad illahay siiya, wax bartay oo hada master in Law in ay qaatan isku diyarinaya, waligood aan facebook iyo tiktok furan oo waliba asturan Alxamdulilah. laakin wiil uu qalmo ayan walii la'anahay ee bal kaso hadal Men with red flags.

  • @caliciise4891
    @caliciise4891 ปีที่แล้ว +28

    والله اتعلمت منك كثير تستاهل كل الخير ي عمر فعلا كلامك مؤثر لانك تتكلم عن الواااااقع المر والناس تكره قول الحق وهذا يتطلب شجاعة

    • @MariamAli-po8bn
      @MariamAli-po8bn ปีที่แล้ว +1

      masha allah waa sah walaalka wax bdn wuu ku amaanan yahay
      lkn qodobo badan wuu ku saxan yhy lkn
      midda ah gabadha bilaa aabaha soo kortay ha guursan!! danbigeeda maxuu yahay ma ayadaa dooratay? imisa gabdhoow bilaa aabe koray hadana ka aqlaal wanaagsan kuwa aaba hooda la koray

    • @saidmohamudabdi7134
      @saidmohamudabdi7134 ปีที่แล้ว

      @@MariamAli-po8bn maryan wll sidaan u fahmey si toos ah Gabadh aabe la'aaan soo kortay Guur uma qalanto ma Usan dhihin e tacni aabuhu mesha uu Nolosha & korimada Gabadha oga jiro ayuu ka hadlay, hadana wuuba sii cudur daartay oo ayaga dhan ma wada xuma lkn waa u badan yihin ayuu dhahy ..
      Qaa xaqiq Dumarnimadii dabiciga ahyd way luntay.

  • @dramenaadow1029
    @dramenaadow1029 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid cumar inshaar wll wiilashana muqaal nogu samee✌

  • @kingfuaduk
    @kingfuaduk ปีที่แล้ว +4

    Mowduuc Aad iyo aad Muhiim u ah 100% . Jasakalaha wll

  • @ugbaadabdilahiabdi6451
    @ugbaadabdilahiabdi6451 ปีที่แล้ว +2

    Allaw diinteenna iyo akhlaaqdeena iyo xishoodkeenna hanaga zuulin zamankan raggii iyo dumarkiiba lakala garanayn.

  • @malekamaleka5520
    @malekamaleka5520 ปีที่แล้ว +22

    Maanta ustaad waad taraaraxday ,1:gabadh aan aabe lahayn ha guursanina waa khalad wayn
    2:waxbarashada inaan jecelnahay inaan heer ka hor guurka inay red flag tahay iyadana kuma saxnid ustaad 3:timaha qaabka aan Ka dhigano gaar color Ka shaqo kuma leh markaad dooranaysid lamaane.

    • @ahmedmohamud4294
      @ahmedmohamud4294 ปีที่แล้ว +4

      Kan xagjir cadiya baa lamoodaa maanta

    • @malekamaleka5520
      @malekamaleka5520 ปีที่แล้ว +3

      @@ahmedmohamud4294 dad iyo duurba waxadan Ka filayn baa kaaga soo baxa ma maqashay.kkkk

  • @badribiixi
    @badribiixi ปีที่แล้ว +47

    Aniga mezhan hal dhinac kaso gala oo ah waxbarazho iyo guur ina lisku wadi karin waxana aminsanahy marka shaqeysto kadib ina gursado coz mar walbo indhaheyga waxe qabtaan hooyo ilmaheda biil wax kabadan lasinin oo deyn uso qadeso la murgeeso xaladoda dhikar iyo sokor ugu dhacayan stress kaz dartis midaz ii ah tusaale qadazho nolozha somalida marba hade hoyada shiling hesan waliged wxe ku nolane nolol ciriiri ah ragga badankod neh ma gartaan qoftaz guriga u jogto ine xuquuq cunto ka badan ku ledahy😑

    • @zakiabdi8483
      @zakiabdi8483 ปีที่แล้ว +6

      Wll qaali waankugu racsanahay raga badan Koda ma gartan

    • @nimcodayibadan2381
      @nimcodayibadan2381 ปีที่แล้ว +5

      Exactly waa runtaa

    • @fcsme
      @fcsme ปีที่แล้ว +8

      Nimankaas ilmihi iyo hooyada sidaas u dayacay hadaa la hadli maagto feminism ayaa tahay sida ay iyaga iska dhaadhiciyeen

    • @MR.DEBATE
      @MR.DEBATE ปีที่แล้ว

      Feminist tiga dada ku tilmaman hadal koodu uma wayan waxay ku soo ganbadan wana dad caqligodu mamulin ee maskax kale mamusho qofku caqil ahow waad i fahantay doqone yeelked.

    • @queensundus1115
      @queensundus1115 ปีที่แล้ว +2

      Fikradaas wankula qabaa
      Oo waxan aminsan nahay markan shaqeysto ka bacdi oo aan nafteyda iyo tan family keyga wax uqabto
      Inaan arooso 😌

  • @lightuptolight
    @lightuptolight ปีที่แล้ว +31

    Excuse me omar !
    Waxn ahy gabar yarantydi ila hda aan abo guri kula hoyan taasi akhlaaqdeyda waxba uma dhimin mana ihi gabar haben baxda iska waregta
    Waxana aad uga baqda marka meel ado wa hoyadey mana ogola meel ay ku kolsanthy mel an ahyn ina aado .
    Taasi wa ku fikirka 🤨

    • @ayubmohamedhassan
      @ayubmohamedhassan ปีที่แล้ว +2

      Inta badan aa laga hadlaa ee hooyoyin gabdhahoda banaanka u ogalen wejiran oo laga CAbsado

  • @ismahaanfaarah9893
    @ismahaanfaarah9893 ปีที่แล้ว +1

    Thanks brother intasa baa kamida maahii Allxm

  • @rahmacige9251
    @rahmacige9251 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah inaan iska dhex baadho calmadahs ban u daawanaya si walba ahaatba shukran wall Omar inshar 🙏👑

  • @Assia9900
    @Assia9900 ปีที่แล้ว +25

    90% gabdhaha oo dhan Aabahood ka cabsoodan waa run taasi wlhi aniga aabahay oo jooga waligay guriga kama soo daahin😅waba ka cabsoda ilaahy ha ii daaye🤲🥰

    • @abdihakimereg
      @abdihakimereg ปีที่แล้ว +2

      Marka aad guursato cabsida aabaha ku badal ixtiraamka ninkaaga. Waxa kowaad oo muhiim ka noo ah waa in nala ixtiraamo.!

    • @Assia9900
      @Assia9900 ปีที่แล้ว

      @@abdihakimereg rule ka koowad ee qoyska ayaba ah in labada qof is ixtiraaman ixtiraam la'an wxba soconayan

  • @abdirahman125
    @abdirahman125 ปีที่แล้ว +26

    الدنيا متاع وخير متاعها المرءة الصالحة، (حديث)
    Gabdha badan oo somaliyeed oo wanagsn waa buuxaan, in kastoo socila media uu saamayn dhaqan badalaad nagu hayo , willkasta oo somaliyed gabdha wanagsn baan u rajaynayaa, oo anigu ugu horeeyo insha allah

    • @umuaxmed5402
      @umuaxmed5402 ปีที่แล้ว +5

      Waa helee insha alah niyadada wangsan buu ale kuyelaa dadbaaba umaleyo in gabr wangsan jirin hada allaha kusahlo midaa kufrxdo

    • @maxamedcabdiraxmaan6398
      @maxamedcabdiraxmaan6398 ปีที่แล้ว +1

      @@umuaxmed5402 😡😡😡😡😡😡 yaab

    • @cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556
      @cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556 ปีที่แล้ว +3

      @@maxamedcabdiraxmaan6398
      Dad aa umaleeyo gabdho wngsan ineysan jirin waana sax ileen qeebta xun bis ayaa inoo muuqata inta wngsan ayaa qarsan Allah noo daayo gabdhaha wngsn

    • @sacdiyaahmed123
      @sacdiyaahmed123 ปีที่แล้ว +1

      اللهم صل وسلم وزد وبارك عليه

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว +21

    Golden voice 🗣 ❤

  • @Abdisalam_32
    @Abdisalam_32 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad omar inshaar waa mowduuc muhiim ah✨️🙏

  • @user-ee1hk3ff6l
    @user-ee1hk3ff6l ปีที่แล้ว +10

    Gabdh akhlaq wanagsan diin lagu so tarbiyeyay balse aabehed dhintay , ma wxd ledahay yan la guursan

    • @user-dt1jn8ys1j
      @user-dt1jn8ys1j ปีที่แล้ว

      Been maaha

    • @maidomohmed7828
      @maidomohmed7828 ปีที่แล้ว +1

      My sidas kama wado wxu ka wada gabar abhed xirirka abhed u ficnayn oo xumanta abhed kaga shekaysa gabdhas ayu ka wada wllo❤

  • @mow-khaliifa995
    @mow-khaliifa995 ปีที่แล้ว +3

    Thank you mr Omar😇🥰

  • @abdirahmaanahmed87
    @abdirahmaanahmed87 ปีที่แล้ว +32

    Alle haka abaal mariyo wll Omar Ilaa heer waxad ii joogta Aabe wiilkis la talin siinaya aad bad u mahadsan tahy. Raga inad iyana kaso hadasho way fiicnan lahayd si gabdhaha fiican yana uga digtoonadan waraabayasha baraha bulshada ka ugaadhsanya. Mahadsanid✨️😇

    • @hanimahadcali4058
      @hanimahadcali4058 ปีที่แล้ว

      Sawirka kuu saaran ma fahansantahy wxuu yahay😳😳

  • @hafsoabdukadirhafsoabdukad2507
    @hafsoabdukadirhafsoabdukad2507 ปีที่แล้ว +7

    Nio xaliye ayaa isku badashay kow dheh ragga kasoo hadal🤌

    • @ahmedabdinasir
      @ahmedabdinasir ปีที่แล้ว +1

      Ma dadka uu kahadlaya tahy

    • @runkahadasho8495
      @runkahadasho8495 ปีที่แล้ว +1

      @@ahmedabdinasir qof waliba waa adigaa usoo jawaabaayo difaaca ragga miyaad tahay 😏😏🤔🤔

    • @hafsoabdukadirhafsoabdukad2507
      @hafsoabdukadirhafsoabdukad2507 ปีที่แล้ว

      @@ahmedabdinasir yaa tahay horto🤌

  • @husenmaalin381
    @husenmaalin381 ปีที่แล้ว

    The one and only TH-camr I watch most of my time in social medaia mr Inshaar

  • @hindaawes9932
    @hindaawes9932 ปีที่แล้ว +2

    Abaahee wuu dhintay Allah u naxariisto ani iyo gandhaha Ila dhashay red flag maa nahay cajiiib

  • @shuhadaaainab1054
    @shuhadaaainab1054 ปีที่แล้ว +5

    walal cumar, qodobka saddexad oo aad ka hadleyso abaha, waxa jira gabdho badan oo abahood geeriyooday

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. ปีที่แล้ว

    Thanks ustaad waa mowduuc muhiima

  • @abdalleali354
    @abdalleali354 ปีที่แล้ว

    Masha allah cumar inshaar, waan ka helay mawduucan waa muhiim qofka aad guurka la wadaageyso in aad kafiirsatid.

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ,xishoodku waa wax Alle nagu sharfey hadaan gabdhoh muslim ah Alx🤲🏼🤲🏼🤲🏼Sawir inaan meel saaroh waxan u arkaah sharaf dhac waayo waxba kuuma siyaadineysoh , Alx Allaw na xifdih 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @maryamash1322
    @maryamash1322 ปีที่แล้ว

    Walaahi waa runtaa wall cumar
    Dhamaan qodobadaa waan ku gu raacsanahay
    Qofka baraha bulshada is soodhiga khaasatan gabadh sharaf dhac meesha udanbaysaa

  • @Kalsooncadey
    @Kalsooncadey ปีที่แล้ว +2

    Alhamdulillah waxaso dhan ilahyba iga madobeyy ❤️

  • @cumaraxmed9206
    @cumaraxmed9206 ปีที่แล้ว +2

    Jazaka Allahu qeyran. .wll.

  • @zariza897
    @zariza897 ปีที่แล้ว +7

    Mahadsanid inkastoon anba dumar ahay lkn wax yabo badan o xaqiqo ah wad sheegtay lkn maanta gabdhaja somaliyed ma wada xuma intii xumatayna Allaha so hanuniyo

  • @abuushukri-ws9zk
    @abuushukri-ws9zk 8 หลายเดือนก่อน

    Masha.allah. ustaad aan waxbadan kafaa idey.rabbi kheer haku siiyo.❤

  • @TheSamale
    @TheSamale ปีที่แล้ว +1

    JazakaAllah sxb Noolow weligaa. InshaAllah.

  • @user-ez1fk6lm3c
    @user-ez1fk6lm3c ปีที่แล้ว +27

    100% waxa ka hadashay runta walal lkn runtu wa qaraar dadku ma laqi karaan ,allaha dadkeena xaqa fahamsiiyo amiin

    • @axmadcomedy
      @axmadcomedy ปีที่แล้ว +2

      SALAAKIIN WAXBA KAMAGALI WAA YUUTUUBARKA KALIYA EE HAYSANO RUNTA

  • @user-dt1jn8ys1j
    @user-dt1jn8ys1j ปีที่แล้ว +3

    Gabdho aabayaashiin ha dhibinina .
    Ani aabahay manoolo 🥺haduu ila joogilahaa maanta nasiib ayaa Lahaan lahaa .🥺
    Ilaahay Ayaan away diinaa danbi dhaaf iyo inuu janaatul firdawsa geeyo.
    Iyo qofkastoo muslim ah oo dhimtay .

  • @dheeman350
    @dheeman350 ปีที่แล้ว +6

    Guur iyo waxbarasho wa leysku wadi Kara lkn wiilasha badankooda maba owoodan Ine jaamacad ka bixiyaan midna ku dar hada ilma dhashid waa Ina quf ehelka Uga tagtid in ilaahey u naxariisto moye ilmaha soomalida dacay dilay hooyada marnaba Ine ilmehe ka tagto ma fiicno ila Ine 5years ka weyn yihiin mida kale hada heshid nin Lacag le kuguna garab istaagi karo guurso ama waalidka ku awoodo ka faaideyso ee wax baro shaqeysto kadibno guurso

  • @madey1943
    @madey1943 ปีที่แล้ว

    Masha'Allah walaalkey cumar inshar talo fiican baad nasiisey جزاك الله خيرا

  • @salma114
    @salma114 ปีที่แล้ว +3

    ustaad ogaansho inta badan waa maxay sababta gabdhaha xumaantooda aad u sheegto iyadoo sidoo kale jiraan rag gabdhahaas la mid ah rag kaliya inay xubnihiii raga un leeyihiin maaha waxba y dheerayn rag is cadeeya sida dumarka rag badan oo qaybta dumarka aaday ustaad xumaanta labada dhanba sheeg ama kawada aamus

    • @Sulub_ka
      @Sulub_ka ปีที่แล้ว

      Waxa muhima gabadha. Hadey gabadhu hagaagto bulshaduna wey hagaageysaa. Abti

  • @faizamohamed2145
    @faizamohamed2145 ปีที่แล้ว

    Cumar sax hablahan si fiican ayad uga hada shee inamda timiihii ramaha samaystay surwaal jilba daloola dabada kasii dhacaya subxanallah marmar waxan dhaha qofkan ma walaa mise cajisnimo in uu surwaalka giijisto timaha iska feedho ama shalaysto bal kuuwana
    Udig walal madama dhaliyar badani kugu xidhanyiin
    Jazakallah

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow ปีที่แล้ว

    Mawduucani aaad iyo aaaaaad buu muhiim u yahay, mahadsanid xaqiiqatan waa mid loo baahnaa.

  • @yaxyebashiir1692
    @yaxyebashiir1692 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad cumar jazakalah

  • @nia8672
    @nia8672 ปีที่แล้ว +3

    Kuwa social media 24/7 isku haysta ama maxkamad utahay yacni noloshoda kuqata kuwasa uguu daraan.

  • @abdifitahmartialofficial7416
    @abdifitahmartialofficial7416 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid macalin🙏❤❤

  • @quenofmind4667
    @quenofmind4667 ปีที่แล้ว +9

    haha red flags kaagaad noo sheekeyse sharafow, laakin waxaaba iigu daran markaad tidhi mid aan aabo lahayn oo ma iyadaa doortay hddii aabaheed dhintay iyo haduu ka tagayba

  • @salmasurmindi
    @salmasurmindi ปีที่แล้ว +1

    Alxamdulilaah dhamaan qodobadaad kasoo hadashay malihi bal fikirka igu jira ayaa ahaa inaan noqondoon raaliyo mida ugu wanaagsan ciyaal keeda iyo mudanaheedba qayarkood dhaafin doonta lakiin hal fikir baa igu jira oo ah in aan hore u guursan oon waxa barashadayada siiwato anuu waliba positive baan kawadayay.

  • @amra2205
    @amra2205 ปีที่แล้ว +17

    Gabdhaha somaliyed logama horen malintu stutaska facebooka bilawday iyo tiktoka. gabdho badan oo aan friends nahay kala taliyay iney iska daayaan isduubitanka amaba iney sawirkeda so dhigto social mediaha balse wax aan kala kulmay ayaa ah in block ley saaro.

    • @yossefaomar506
      @yossefaomar506 ปีที่แล้ว +1

      Sorry

    • @walalfakiir4394
      @walalfakiir4394 ปีที่แล้ว

      Haka daalin walal inad wanaga fartid xumantana katebtid waxaa lagayabaa dartaa in alle usoo hanuuniyo.

    • @Kalsooncadey
      @Kalsooncadey ปีที่แล้ว

      😂😂😂se TH-cam qof lo mention greya hadalka inankan wu iga qosliyay 😂😂

    • @amra2205
      @amra2205 ปีที่แล้ว +1

      @@Kalsooncadey hanagu mention gareyn halkooda hainaga jooga youtube-kana yaa leyga block gareyne

    • @WiilkaHooyocaasho
      @WiilkaHooyocaasho ปีที่แล้ว

      😆😅😅🤣

  • @hamdiabdullhiali8020
    @hamdiabdullhiali8020 ปีที่แล้ว +6

    Alxamdullilah❤️

  • @ahmedabdirahman8299
    @ahmedabdirahman8299 ปีที่แล้ว +3

    Waa muhiim 💯🙏mahadsanid omar inshar

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 ปีที่แล้ว +2

    Wallaah wa run gabar wanaagsan horaa loo guursadaa alx.

  • @islamicaffairs5008
    @islamicaffairs5008 ปีที่แล้ว +2

    Omer waxad tidhi gabadh aan aabo laheyn
    Aabo waa muhiim door muhiim ayuu ka qaata nolosha gabadhiiza lkn waxa jira wll gabdho badan oo bilaa aabo ah lkn muxtramiina oo ka ixtiraam badan gabdhaha labadooda waalidba noolyihiin. ALLE HAW DAAYO

  • @amiir_azhur3703
    @amiir_azhur3703 ปีที่แล้ว +1

    Macalin #Ogaansho aadban Kuu dhuuxey God la ii qodey baad iga badbaadisey Good job 🙏👍🥰

  • @sagalmohamed614
    @sagalmohamed614 ปีที่แล้ว +1

    Wll Gabdhaha wanagsan guryahode joogan ka raadsada omar shukran

  • @amirapache5465
    @amirapache5465 ปีที่แล้ว +3

    Ilmaha aabihii iskaga tagey muxuu danbi leeyahay ee aad ugu diidi in la guursado
    Waxa jira kumanaan hablood oo hooyo fican soo korsatey oo ay dhexda u xidhatay oo dhaqan kooda iyo edaabtooda aad tacajabayside
    Mida labaad calourka timaha ay marsatey qof shaqsiyadiisa ma sheegayo diinteenuna aslanba may madnuucin oo waakuwa culimadu waa caadi leh
    Labadada qodoba ku noqo cumarow.

  • @user-um2pk8xe3u
    @user-um2pk8xe3u 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad

  • @orpheus1662
    @orpheus1662 ปีที่แล้ว +2

    1 naag TikTok ku jirto isla ilaali my Brother waa iga talo
    Thanks ohaamsho

  • @abdinajibisse6550
    @abdinajibisse6550 ปีที่แล้ว

    JazakAllah Akhii Omar.

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 ปีที่แล้ว

    Waa mawduuc adag oo muhiim ah ustaad

  • @umulkhayrmaxamuud6218
    @umulkhayrmaxamuud6218 ปีที่แล้ว +7

    Asc wll ku saliya nabigeena muxamad

  • @rahmaabdilkadirmohamed8515
    @rahmaabdilkadirmohamed8515 ปีที่แล้ว

    Jazaakalaahu kheiran Omar🙏👍

  • @abdijabar10
    @abdijabar10 ปีที่แล้ว

    Jazakallaahu kheyr Wll

  • @barmuudomedia4533
    @barmuudomedia4533 ปีที่แล้ว

    jazaka allahu kheyran wax badan ayaa noo ifisey

  • @nimcabile2981
    @nimcabile2981 ปีที่แล้ว

    Shukran ustaad

  • @Nadiamohamed7699
    @Nadiamohamed7699 ปีที่แล้ว

    Aniga abhy iyo hoydey Waxaa wqtiga ugu bdn laqaty hoyadey Lkn abahy waa uu Noo imadaa I love my father mardhaw nh waan gursanaya inshlh wlibo qaf aan isku faraxsanhy ❤ragga kulligod ma xumo ❤

  • @NayraVlogs.297
    @NayraVlogs.297 ปีที่แล้ว +4

    Dadka wanagsan Ilaahey waxu siiya
    Dad wanagsan
    Dadka xun neh waxey lee yihin
    Dad xun

  • @fard504
    @fard504 ปีที่แล้ว +1

    Mnshallah Horta wllo qeybna waad ku saxantahy qeyb kala waad ku qaldantahy waliba waxaad adegsaneysa hadalo qubxi ah oo aad ufolxun kafirso hadalada qaar shukran 🥰

  • @engineerseefle6112
    @engineerseefle6112 ปีที่แล้ว +1

    Aad ustaad wax muuqda oo taagan ayaad sheegtay xaqiiq waan aragnaa lkn dadkii saameynta lahaa maka hadlaann arinkaan bal wey dhiirigaliyaan oo wey sii faafiyaan. ALLE fidnada jirta wax nooguma daro dhalintana Alle ha wanaajiyo InshaAllh...

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn ปีที่แล้ว +1

    Hindiya iyo carabta naagta lafuray lama salaamo

  • @amaalahmed9589
    @amaalahmed9589 ปีที่แล้ว +3

    Mhdsanid Wll, qaybta raggana waan kaa sugaynaa waayo hadaan Dumar ahay waxaan xaq uleeyahay sida aad isaga keen eegaysaan inaan isaga kiin eego marka red flag-ha raggana waan ka dhowrsugaynaa😊

  • @craxmaancabdale2012
    @craxmaancabdale2012 ปีที่แล้ว +1

    Wll omar wallahi wan ladhacay habka balaaqada leh ee aad wax usoo gudbinaysid khayrna alle hakaasiiyo talooyinkaa waxku oolka ah ee aad siisay dhalin yarada kufikiraysa hoy fcn ooy kunastaan anna iisoo duceeya wll qof baan jecelee inuu ilaahay iisoo dhaweeyo haday khayr ii leeday ana aan iyada khayr uleeyay aamiin aamiin

  • @rahhmamohhamed9027
    @rahhmamohhamed9027 ปีที่แล้ว +6

    Mhdsnd mudane fikrad wanaagsan ayaad soojeedisay gabdhaheena alaha soo hanuuniyo anagana alaha nasugo amiin

  • @allaybaday7824
    @allaybaday7824 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا يا أستاذ عمر

  • @maxamedibraahim1386
    @maxamedibraahim1386 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid mudane

  • @Yuusuf_27
    @Yuusuf_27 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Wll Qaaliya 🙏🙏

  • @sulthansuhith
    @sulthansuhith ปีที่แล้ว

    Allah haku barakeeyo ustaad cumar inshaar.

  • @Ahmedalbani
    @Ahmedalbani ปีที่แล้ว

    Allaha ku barakeeyo walaal waan kaaga mahad celinayaa mowduucaan muhiimka ah ee aad noo soo gudbiso

  • @khayr_k85
    @khayr_k85 9 หลายเดือนก่อน

    Alxmdulilaah illahyow adaa mahdle dadkas laga hadlayo iga dhigin nolosheyda mel isma dhigin wxa mahdle allihi ihanuniyey iyo walidki itarbiyeye Alxmdulilaah for everything