Masha Allah Habo Ilaahey ha ku xafido. Caqliga iyo garashadana Ilaahey hakuu zaidiyo. Runtii si wanaagsan ayaad uga hadashey sababaha keena dadkii is jeclaa in ay is fahmi waayaan markii ay aqal galaan. Habo dhalinyaro badan baa kaa faaiidi laheyd hadii aad afka English ku soo duubi laheyd oo qurbaha ku nool oo aan AfkaSoomaaliga sidaa u aqoon waa hadii aad awoodid Insha Allah. Mahadsanid
Jacaylka & nolosha dhabta ahi waa bacdal guur inTa ka horaysa waa Iska sheeko & xiiso Dadka marka hore isku dheha noloshayda ayad tahay weliga la agtaada kama tegayo iyo la'antaa ma nolan karo hehehe badanaa run ma noqoto meela magaadho
Waa run jacaylka dhabta ahi waa marka lamaanuhu is guursadaan. Guurka hortii waa uun xiisahaa aad sheegtay. Sheekh sucuu diya oo muxaadaro baxrul xubbi la yiraa lahaa ayaa waxa uu yiri lala iyo qays,cabla iyo Canter wuxuba waa majnuun iyo majnuunah. Yaaba u ogolaaday in ay hadalkooda iyo quruxdooda ku raaxaystaan qablal guurka. Sharciyan waa in gabadha iyo ninku ay hal malin toos isku arkaan ama laba illaa saddex
Ayub huuno Amiin ducada col & heshiis yacyacood aya u dhaxeyo. jclkii & guurkina hamuunta ayuu noqday jcl hada maqasho wa qof dabecadihisa qaska an la ogey hadhow dib kala soboxo waxanku cuntamin odhan salamad kobtisa hanaga jogo
hello waxaan ku weydiinayaa kaliya hal su'aal. waxaan ahay arday, waqtiga oo dhan ee aan ku fadhiisto kursiga ay naftaydu ii sheegayso inaad tagto waqtiyo kale. markastana waqtiga ayaa sidaa i dhaafa. waad iga caawin kartaa inaan ku fariisto kursiga iyo walbahaarka oo dhan ayaa iga tagaya.
abwh qofka kafog mcnha kla meel jogtn see ku ogaankrt in jcylkaasi dhab kayahy kasohdl pls channels bdn ka codsady adi kliya ii dhiman plz codsigyga ii aqbl
qofka haduu ku jeclahay inuu markasta ku daba cararo ma ahan waa caadi dad ayaa waxay u malaynayan hadii uusan qofka markasta kugu mashqulin inuusan ku jeclayn saas ma ahan
Ayuubow ma hablahan yar yar ee masayrka badan bad racday Ninku isaga oo qaba Hadii uu gabadh kale shukaansado Maxa ceeb ah e ku jirta Ilahayba u baneyay inuu 4 guursado
First one 💫 sixirole ma ahi lkn Commentigeyga ado aamusan ayad aqrinysa saar like 👍😂
Axmad cigaalbaad kasoqoratay comentigan tug like iisara dee wankuqabtaye😁😁
Kkkkk cigal yala dhahaaa 😂😂
Waligaa qofna haku raacin lacag, qurux, intaasuba waa wax dhamaada lkn qof dabeecad wacan waligiin isma diidaysaan
@@asmahop4567 haye wll qaali
Waligood yey dhamaan lacagtu xitaa. qof hadaan isfahmayn islama noolan kartiin lacagtow rabo ha heystee . Maal iyo qurux dadka iskuma heyso Ee isfahan iyo jaceyl ka dhaxeeyo isku haaya
Barnamishkaada ima dhaafo macalinkayga Mahadsanid in badan
@@asmahop4567 waan kuu saaray abaayo
ikraney sxb adiga chanalkan kaso arkay comentiga fartuun duvet
@@Najmabdullahii Soo dhawoow xabiibti wax badan waa ka faa,idi dontaaa insha Allaah
Ayub Ahmed MashAllah walalo mahadsanit 🥰
Run badanaa clipkaan qoysas badan oo dhisidooda la diyaarinayo ayuu badbaado u yahay xaqiiqatan naftayda iyo aftiinaba badbaado ayuu u yahaye illahay kuwii dhagahoodu weeleyaan ha inaga yeelo, AYUB ilahay hakuu naxariisto aduun iyo aakhiroba awlaada, xaaska, diinta iyo shaqadaba hakuu xafido wlhi waan jeclahay waanooyinkaaga
What's app ma,isticmaashaa?
Simple life is beautiful and sharing caring 👍🏿
Masha Allah Habo Ilaahey ha ku xafido. Caqliga iyo garashadana Ilaahey hakuu zaidiyo. Runtii si wanaagsan ayaad uga hadashey sababaha keena dadkii is jeclaa in ay is fahmi waayaan markii ay aqal galaan.
Habo dhalinyaro badan baa kaa faaiidi laheyd hadii aad afka English ku soo duubi laheyd oo qurbaha ku nool oo aan AfkaSoomaaliga sidaa u aqoon waa hadii aad awoodid Insha Allah. Mahadsanid
Xqiiqdii nabar boogleh ayaa kahadashey
Mashallaha walal sare 🤝
Vedio yadada aadbaan uxiseyaaaa markastaba❤️
Maaash allah thank you soo mach my dear teacher 😊😊😊😊❤❤❤
Mashaa allah wallahi xaqiiiq😊🥰💯💯💯❤
Mahadsanid aad baan uga helay waanadada sheekh ayuub
Waxa badan ayan ka faidaya wallkay alle misanaka xasanadaka ha ku gu daro 🤲🥰
Walaal ayuub alle haku xifdiyo wan so labate ramdanu Karim saxib macan
Masha allah go forward my brother
Walahi xaqiiqo jirta ayad shegtay jazakalahu khayr
Mansha allah walalkey ayuub Axmed kheeyr badan allaha kusiiyo
Ramadan kariim
Jizaaka Allah kheyr walaalkey
اللهم امين يارب العالمين🤲
Masha.allah hormar wacan
Waxa ad no Faideysid Nama Dhaafan Thank you Walal
macalin qiimo badan love you wll
Masha allaah aaamiin aamiin yaa rabi mahadsanid
RunthiH wllkayow wn ka faidy inthaan barnamijthaada dawanyey one love❤🌹
Shukran wll mcn🥰🥰
Jacaylka & nolosha dhabta ahi waa bacdal guur inTa ka horaysa waa Iska sheeko & xiiso
Dadka marka hore isku dheha noloshayda ayad tahay weliga la agtaada kama tegayo iyo la'antaa ma nolan karo hehehe badanaa run ma noqoto meela magaadho
Runbaad sheegtay
Waa run jacaylka dhabta ahi waa marka lamaanuhu is guursadaan.
Guurka hortii waa uun xiisahaa aad sheegtay.
Sheekh sucuu diya oo muxaadaro baxrul xubbi la yiraa lahaa ayaa waxa uu yiri lala iyo qays,cabla iyo Canter wuxuba waa majnuun iyo majnuunah.
Yaaba u ogolaaday in ay hadalkooda iyo quruxdooda ku raaxaystaan qablal guurka.
Sharciyan waa in gabadha iyo ninku ay hal malin toos isku arkaan ama laba illaa saddex
Waa sax 💯💯💯♥️♥️💕💕💕💕💕💕💕
Masha allah tabaarakallah
Alaha ku xafido
MashaAllah 🙏
Hori usoco will keep going
Allo wixi wnks nagu tosi😊
Hore u soco wllky ayub
MashaAllah amiin amiin mahadsanid walal
Ameen ya Allah 🤲🤲🤲
Keep going big legend
Mahadsanid wll ayub 🙏
وعليكم السلام ورحمةالله وبركاة
Aamiin yaarabi thnks allah hakugu abaalmariyo janadisa.
Thanks for sharing bro
Manshaa Allah ilaahey haku barakeeyo dhamaan adoga iyo nitaad jeceshahay👍❤️
Amin
Mashallah wll
Walal qali jazaka Allah qeyr
Masha Allah
Masha allah walaal ayuub axmed ramad mubarak🕋❤
Alle dartiis ayaan kuu jecelahay hadalkaagu wuu isaameeyaa alle hakaa jasaa siiyo wlla
شکرا
Run ahan ti jcl wax jiro mahan wlhy waayo qof baad jclne hadan ciyal bey ku gu noqe had ka dib waan ka baxay jcl oo dhan wax aan sugo waa😢😢😢
Sxp cid walba ha raadin waa lagusoo raasina kadib ismacnee gabdhahana ha usku dardarin i.a waa guulesaneesaa🙌💪🏿
Walal nagu qaali ah allaha kuxafido
Manshallah amiin WLL jazakalah khayr
Aamiin yaa rabi
Msha Allh Jasakalah Akhi
Asalaamucaleykum, aduunyada hada lajoogo guurka dhan cayaar uunoqday .mawada iyo raxmada way shamaatay .qayaano iyo dan leysku joogaa. Waan kaxumahay
Walalyal isoboqda
Jawaab aan wxbadan radinayay maanta helay 😊 sababta guurka uga baqi jiray weeye bcs su'aanshaan dhinac uqaado wayay mrkastaaskaxdeeda ku wareegi jirtay
Aamin 🤲
Masha allah wllo alle haku xafido
Ayub huuno Amiin ducada col & heshiis yacyacood aya u dhaxeyo. jclkii & guurkina hamuunta ayuu noqday jcl hada maqasho wa qof dabecadihisa qaska an la ogey hadhow dib kala soboxo waxanku cuntamin odhan salamad kobtisa hanaga jogo
Wlhi wa arin dhab ah
Mahal Allah 💛💛💛👀💪🏾☝🏾👏🏿🙆
Amiin yarabii
Masha allah amiiin Amiiin
24k dawatay 107qofwaykafalceliyeen hadana qof like saaray malahaan lakin waanu kawada helnaay dhamntenaba sidaan sidaan umalenayo cajiiiib🤔 wllh
Mash Allh wlalkay
Masha allh
Walal suaal ayaan qabaa xagee kaa la xiriiraa
sxb negative ba tahay dadka adigaba isku dirayo
anu waxan aminsanahy labo qof oo is jecel inay wax yaabahas yaryar ah aysa u joojinaynin sida sariir iyo galmo iyo koobkan qaad iyo tel bad ku hadleysay bala bala waxas wax dad is jecel ku kala tagaan ma aha
#sariirta ayaad ka hadashay dee sariirtu waa xaq waana wax qof kasta ku dhashay waa nimco iyo barwaqo fikirkaga aad buu u khldanyahy hadad aminsantahy in sariir la isku guursado kulama qabo wlhi qofka aad jeceshahy allah ayad ka baryeysa inu wehel kaga dhigi intan no shahay inu kula furxo kula dalxiiso cunto wadaagtan iyo owlaad saalaxiin ah
masha allah nolasha dhanka wanagsan ka fiiri markasta iskana jooji inad noqoto qof negative ah oo wax kasta cambaareeyo dadkana cabsi oga dhigo #wabillahi_towfiiq
Maadan fahmin ninku wuxuu ka hadlaey saasna muusan odhan ee wuxuu yidhi rero badan ayaa waxay heshiis kuyihiin dhanka gogosha okliya waana runtiis gabdh iyo wiil is qaba oo is jecel hadana ayaa maalin walba dagaal horyaalaa taasna waxaa keenay waa isfahan daro boowe is fahanka iyo jacylku waa kala labo waayo labo qof oo is jecel baa is fahmin oo hoygodu ku bur buraa waxyaaluhu sheegay 💯👍
@@rahmohuseinahmed2877 isfahamka wuxuu keenaa jacayl qofka hadaadan fahmayn majeclaankartid
Asc walalo ma ka so hadli karta xalka gogasha .
waxad so gudbisa wilka Daacada iijecel maxa ku Gartaaa?❤❤😊😊
Thank u walaal
@@asmahop4567 ok
hello waxaan ku weydiinayaa kaliya hal su'aal. waxaan ahay arday, waqtiga oo dhan ee aan ku fadhiisto kursiga ay naftaydu ii sheegayso inaad tagto waqtiyo kale. markastana waqtiga ayaa sidaa i dhaafa. waad iga caawin kartaa inaan ku fariisto kursiga iyo walbahaarka oo dhan ayaa iga tagaya.
Ima dhaafa video wllhi
Thnks bro
Asc ayuub waaku kusalaamay walaahi waxaa tahay qof xaqiiqada ka hadala allaha kuu baraakeeyo caqliga iyocarabka
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏💯
Muqalka kore hadad uguursato iyo dadaka Ina ugu fanto dadka 24/7 kulama noola guryahana wa sirar sidooda banan
Suhayb wll xage kalaso xirira😢
Msahsllha
Machallah
wllhi hada ayay ihaysataa midaan wax xal ahna mahaayo ilaahaw adaa noo maqan
Zxp houre uzoco
Asc wall Ayuub su,aal baan raba inaan ku weydiiyo ugu horren magaceegu waa Anas mire mohamed sxipo waxaan ahay mcln dugsi xaqiqdii waxaa jiro rag aan sxipo nahay oo rabo inee bur buriyan dugsigeega sxip tilabade iguugu fudod oo qadi krana
Walalkey intee joogtaa
Iska celi
@@noloshamedia1509 😄 waa iga qoslisey wllhy si kal iyo laaba iska celi kulahaa
Asc wlaal Waxaan rabaa inaat ilataliso anig Ischool ayaa dhikanyaay sanadkii hore Waana ku gultareestay markii arko ardaydii Waax is labaraneynay oo jamacado aadayo waxaa dareemaa shalay iyo careeri wll maxa sameyaa markasto suxasutaa Waax is dhahaa waqtikaaga maxa uu dayacday wll caawi waan ku baryaa
Apaayo Niyada qeyr usheeg wax kasto wey hagagayaan waxaa laga yabaa in eykuu tahay Cashar ee isku day in aad wax ka barano 😊
School ka ku noqo abyo
Asc wllo miyaad hada qabri lagu galiyey intaa nooshahay wali fursad ayaa haysataa ee go back your school ✅✅✅✅✅
abwh qofka kafog mcnha kla meel jogtn see ku ogaankrt in jcylkaasi dhab kayahy kasohdl pls channels bdn ka codsady adi kliya ii dhiman plz codsigyga ii aqbl
@hani uk m.a saas waaye abaayo ani xitaa kula mid ahay qofka niyada lama wada siiyo waxa ogataa in oo ka tagi karo biri marka ha is racin waliga 💯
qofka haduu ku jeclahay inuu markasta ku daba cararo ma ahan waa caadi dad ayaa waxay u malaynayan hadii uusan qofka markasta kugu mashqulin inuusan ku jeclayn saas ma ahan
Asc fiiri walaal magacee lagu dhahaa ayuub iyo suheyb ayaa kuugu kala qoran see cml
Suhayb waa wiilkayga aniga Ayub ayaa la i dhahaa
Haa maasha Allah sorry walaal waxaan waan kala fahmi waayay
12kun oo views why loo waayay 1like
Saxiix waye
Meeshee kalasoo xirira wll
👍
Thank you 🙏🏽
😘😍
Wcs
Asc walalke warun arinte lakin waha jira nin manka maaqani kartid kifican iyo ki hun kuwalba shati iyo sirwal yuqaba owukuraba haye sed kuogani kuwalbana marku kurabo wuisku kasoqurhina wahan dibata lehen yuiskaga kasodiga madaremi kartid Kan hada daftid kukadaran bad arki wah isdama majirta sed kukala garan inay kolke kugursadan kugu human. Donan inad usamarta moogi
Walalow qodobada wa muhim lkn wakudahesa cml cajis
Markaa ka bogatid gudbi
@@ayuubaxmedmedia
Igu hale
@@ilwaadsan3242
Frxdada I muhim maahn teda kahadlay sxpy
And am free to express my feeling.
Caisha quen mcnto isdeji oo lafariiso naftaada go aana gaar rabina tawakal talabana horey uqaad ardaydii katagana hada gaar naftana usheeg iney hiigsato ardaydaas katagay
oo ka farmaceyato 😂
Ayuubow ma hablahan yar yar ee masayrka badan bad racday
Ninku isaga oo qaba Hadii uu gabadh kale shukaansado Maxa ceeb ah e ku jirta Ilahayba u baneyay inuu 4 guursado
Walaahi tani wa xaqiqda jirta manta bal no sheeg xalka
Thanks
Nasoo booqo wax uun waad naga faaiideysaa mhdsnd