MARKAN YARA GALO I QADATEY (ANIGA KOWSAR AH): TRUE STORY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 356

  • @maryanaadan820
    @maryanaadan820 5 ปีที่แล้ว +36

    Qof walba iyo siduu iska dhigo waayo aniga waxaa lasoo koray ciyaal gaalo ah Alx nolosheyda salaadeyda kamatagin Alx bal iska daaye ciyaalka gaalada waqtiga salaadaha markii la gaaro waxey dhihi jireen madukaneesid miyaa waqtiga la joogaaye mar mar waxaa jira aadan dukaneen oo aad waqtigaaga lagaaray yacni (Caadada) marka qof walba iyo siduu iska dhigo waayo dadka lama kantaroola dad gaala hada la joogto somalida waxey u maleeyaan inaa gaal tahy walaal sidaa maaha eee Allah idin so hadeeyo from germany

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 5 ปีที่แล้ว +13

    sideedaba ilamah xalasha la siiyo xalasha ku dhashay ma lumo haduu la keeno fidna wa la soo celiya nebi muuse scw waa laga qaday walidkiisa wana sooo noqdeen hooyadiisa dib ugu soo noqday nebi yusuf ceel baa lagu riday walidkiisana wa laga qaday wana u soo noqday adigana sidoo kale hooyada u soo noqtay masha allah waana is waydiinaayay siday somaliga u bartay

  • @bilqiis9099
    @bilqiis9099 5 ปีที่แล้ว +24

    Thank you walaalo for sharing your story. Look at you now MaashaAllah you are such a beautiful soul in and out, you never know if you stayed with your biological family it could have been worse for you but alhamdulillah Allah s.w rescued you and your brother. Say alhamdulillah each time, at the end of the day Allah s.w knows what is best for everyone.

  • @adoonti-allahmercyforyoufr8674
    @adoonti-allahmercyforyoufr8674 5 ปีที่แล้ว +6

    ''Gabadh hadi ad haysatid waliga gabadh kale haa caynin'' walahay that is true May Allah reward you sis. It was very beneficial too hear you story but the same time sad. Thanks for sharing so people can learn a lesson.

  • @cudbicawil263
    @cudbicawil263 5 ปีที่แล้ว +9

    Our community is so judgmental no matter where they are! It wasn’t your fault sister because you are just a child and a victim! 😭

  • @maryanmaxamed9807
    @maryanmaxamed9807 5 ปีที่แล้ว +10

    the onlyyy youtuber aaan dawado Hawo kawther waxa kahadashaaa dhan walba waliba si cilmiyesan mashalh tallkative creative genious aaatahy mashalh I liked inan kudaaawado

  • @kaltunsaxansaxochannel6650
    @kaltunsaxansaxochannel6650 5 ปีที่แล้ว +36

    Xaas iyo hooyo waa gabadh aad u af gaban oo aan jecleyn beenta iyo is qaqabsiga waxayna sheegta runta iyo wax tarka bulshadeena please aan gaadh sino inta boqolka uga dhiman hore u soco my beautiful sister 🥰🥰🥰🥰🥰 Walal adigana ilahay baa ku jeclaa islaanta kusoo koriseyna mar walba caawi waa hooyadadii labaad allena hasoo hadeeyo islaanta somaliyed ee caruurteda kaa fogeysey ilahay baa ka jaray waxay ku geysatay gabdhana ilahay hasoo hadeeyo oo khamriga haka hadeeyo waana runtaa way dhacdaa wlala alle ku mahadi sida uu kuu elashay umadisana kugu sakhiray waadna ku mahad santahay in aad nala wadaagtay afsomaligaga aad buu u wacan yahay anoo somaliya kusoo koray baad iga afsomali badisa 🥰🥰🥰

    • @maryamadirie6983
      @maryamadirie6983 5 ปีที่แล้ว

      iam so sorry

    • @abdulazizmohamoud1945
      @abdulazizmohamoud1945 5 ปีที่แล้ว

      saxansaxo qurix iyo cafimad Mahadsanid Walaal waana runtaa in Gabadhan eey tahay Gabar Soomaaliyeed oo aad u Qiimo Badan, Kolleey Aniga kama shakin in aan u saaro Subscribe Weliba waan kasoo raagey waayoo marar hore ayaan booqday Bogeeda rutii waana jecleystay hadalkeeda iyo qaab dhaqankeedaba, inta kale ee aan ku xirneyn waxaan leeyahay ku xirnaada Walaasheen Gaarsiiya oo kasii badiya 100ka Mahadsanidiin

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 5 ปีที่แล้ว +18

    NASI8B KAAGAA FIICNAA ILAAHEY AYAA KUGU BEEGEY DAD FIICAN DADKA QALBIGA FIICAN KUMA XIRA GAAL IYO ISLAAM WAA SIDA UUILAAHEY UABUUREY

  • @muminafarah1222
    @muminafarah1222 5 ปีที่แล้ว

    Inta gabadhan ka muuqata boqolaal hooyo iyo aabo Somaliyeed soo koriyeen ayay ka sharaf iyo dhaqan fiican tahay masha Allah. Allah ayay xifdiyey

  • @fadumoisse9428
    @fadumoisse9428 5 ปีที่แล้ว +48

    ASC, wll waan daawaday qisadaadan sida quruxda badan aad usoo diyaarisay adigoo ka fogaanaya inaad qofna aadan aflagaadayn sida islaamku ina farayona aad ilaalisay wax kasta oo qofkasta oo qisadaan ku jiray karaamadiisa waad ilaalisay, sida adiga ilaahay kuu xafiday awlaadaada iyo awlaada muslimiintaba ilaahay ha u xafido.
    Mar waan farxay oo waxaan ku farxay ixtiraamka, daryeelka iyo naxatiista ilaahay kaa siiyey reerki cadaanka ahaa ee aad la noolayd, lkn tan mujtamaca somaliyeed aan ka dhalanay kugu sameeyeen waan la ooyey waxay ahayd adiga iska daaye inay xataa reerka aad la joogtid madaxa saartaan. Yurub 4sano kaliya ayaan joogaa lkn dhaqanka aan ku arkay dadkeena waa un dad isku mashquulsan ceebahooda lkn aduunka ka haray.

    • @hidayatarambi3159
      @hidayatarambi3159 5 ปีที่แล้ว +1

      Ok

    • @adarabdi2371
      @adarabdi2371 5 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa in laga dhexbaxa oo laga dheeraado ayaa looga badbaadi karaa.

  • @abdinurmahamed3147
    @abdinurmahamed3147 5 ปีที่แล้ว +4

    I like her #Somali thou,Mashallah very pure language

  • @امحنان-ر6غ
    @امحنان-ر6غ 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashallaah abaayo; salaat shukr tuko waxaad martay easy maaha inuu Allaah kugu guuleeyay......Allaah waa the only Xaafid. May Allaah Bless U n ur family......amiin

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 5 ปีที่แล้ว +6

    Asc, maasha’alaah alle ha xafido somalida. Please fiicaney waxad siisaa casharo somalida rag iyo dumar ah sidey caruurta ula dhaqmaan. Waan ku aaminay anigoo ku aqoon, sababta oo ah waan is xasidnaa oo xumaanta ayan naqaan oo kaliya.

  • @Ayman12356
    @Ayman12356 5 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah,walahi wa emotional story.😔😔😔 I cant believe qof galo qadatay o ilaahay xafiday.thats Allah power.Alhamdullah huno,I wish you all the best in the future for you and your family.

  • @nomoredramanomorelies9926
    @nomoredramanomorelies9926 4 ปีที่แล้ว +3

    Wow MASH Allah me too love I was in kids home most of the tym here in UK am 35 now I have 6kids an I love my deen an speak brilliant somali love my culture an I was treated that way by my family an somalis shame on them I can honestly say I was allowed to hang around with my cousins somali use to look down at me an always spoke bad about me now some ppl has said sorry to me my dad died my mother remarried an my stepdaddy was abusive an alcoholic my mother was in love with him they not even together now I was also a different qolo trip exactly the same back in the 90s now they all respect me show me great interest everyone talks about me different good I had my first child at 17 an got married an still married an I have a brilliant relationship with my mum my best friend now alhamdulilah

  • @madinaismail8768
    @madinaismail8768 5 ปีที่แล้ว +1

    Walashey adiga galo Aya ku qadatey aniga waxan ka dhashey qoys danyar hoyo Aya shaqeyn jirtey subaxa sidey ubaxdo habenka ayay Imani jirtay walhi dumar xafada dhan anigay icayi jiren waxan aha curad guriga ka shaqeyni walalhey wan haynjiray waligay qofka 1 Ayan bixi Jiray imtixanka esgulka iyo madarasa habenki carabiga walhi bilahi dumarka xafada marka cashirka wada dhiganyno hablahoda ay igu imadan xafada way sodonijiren way dili jiren maxad ugu imatey anigu hadan utego anba book ay iga qaden udonto cay inanteyda ha iga Iman bila edebad yahy ayay dhihi jiren hoyo ma jogin habenki markey timado ima wareysato😪😪😪😪😢😥 😢 😥 Manta lkn hablahodi Aya ku sugan dhibato qarkod ubad bila abo ah ayay dhalan alhmdulilah aniguna nolol ayan haysta wan kaso tegay dalki wan gursadey si sharaf ah hoyo way fadhida guriga walalhey Aya wada waynadey oo shaqeya machallah dumarka somalidu wa canbar ilahy ku da Aya ka dhacdey markste wan isweydin Jiray maxan sameyey dumarku icayan

  • @maryammohamedelmi6417
    @maryammohamedelmi6417 5 ปีที่แล้ว +11

    Dhalo qabe dhalo majabiyo waxaa kale oo run ah hadii aad waarid tahey ilma kale hacaayin kuwaada iskuma hubtid

  • @nacimaiman
    @nacimaiman 5 ปีที่แล้ว +5

    MashaAllah abayo qisadaada waan dhageystay allaha ku xifdiyo 😘♥️♥️👍🏿👏🏾👏🏾

  • @reo9475
    @reo9475 4 ปีที่แล้ว +2

    Wallahi your story is vey closed and personal to me, we had very similar story.
    I came to use early1990 as an unaccompanied minor with my very long distance uncle acting as my biological parent
    I was abused and neglected.
    😥😥😥😥😥😥😥😥
    Years of therapy and medicated with the help of Allah has helped me!

  • @umuhadiyah8362
    @umuhadiyah8362 5 ปีที่แล้ว +2

    Waa runtaa kawtharey hoyada ducadeda allah uu aqbalaa ee gabadhı ilmo laga qaatooy allah ubari inuu kuxafido ilmahaaga kunaso celiyo ayakoo diin iyo maadiba kadhisan cafimaad buuxana kuu qabaan inuu allah kuguso celiyo

  • @Raaya19
    @Raaya19 5 ปีที่แล้ว +4

    I can feel you smh, your pain is too deep
    My Allah bless you sis

  • @curejiaxmed8281
    @curejiaxmed8281 5 ปีที่แล้ว +3

    masha allah abayo manta gabdho hooyadod korsaty ayad ka ficantahay qofkana allah aya hadeya

  • @fadumamina8043
    @fadumamina8043 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashalaha maanta waxaa tahay khof diintisa iyo dhakhankiisa hayta

  • @sadiks.9871
    @sadiks.9871 5 ปีที่แล้ว +10

    Thank you so much for sharing your background. It was sad, but you are better then those that were raised by their parents.

  • @iskoonaking8665
    @iskoonaking8665 5 ปีที่แล้ว +1

    Insaan nimada waa shey cajiib ah maamadaasna allaha soo hanuuniyo abaaley kuugu kuugu leedahay soomaalidana siqaldaneey ufakaraan

  • @whome4851
    @whome4851 5 ปีที่แล้ว +1

    Dacwa gaaadhsii ......oo Quran turjuman ugeee

  • @sarahussein5872
    @sarahussein5872 5 ปีที่แล้ว +6

    The woman you said she discriminated you,I'm sure she abused her daughter that is why she turned to alcohol.

  • @hackerboysomali4136
    @hackerboysomali4136 4 ปีที่แล้ว

    Qof ka bin aadamka waxoo ka nool yahay qalbiga hadii uu aamin sanyhy Ilaahey iyo nabi muxamad s c w gaal iska dhaaf inoo la noolaado kaniisada xataa hadii la dhax geeyo malaga yaabo inoo is badalo ama diin tiisa inoo kabaxo 100 kiiba 100

  • @Aalaamaxamed
    @Aalaamaxamed 5 ปีที่แล้ว +4

    qofkas aad shegeysid waaaba qof xun siduu ugu ogoladay in ay gaalo idin qaadato subxanllah

  • @rayaan935
    @rayaan935 5 ปีที่แล้ว +4

    Waa Qiso xanuun badan runti alxamdulillah hadaa maanta qoftan kudayashada mudan aa tahay waliba diinteeda kusii dhegen

  • @halimahassan5482
    @halimahassan5482 5 ปีที่แล้ว +2

    Khashiin reer baadiye ah bay ahaayeen kuwaas oo aan aqoonin
    Soomaalinimada.

  • @umumajid7880
    @umumajid7880 5 ปีที่แล้ว +5

    Abaayo waan kuubaanahy numberkaaga iisheeg plz ilaahey dartiis aankuujeclaaday owlh ah

  • @sahraarab5735
    @sahraarab5735 5 ปีที่แล้ว +2

    Mansha alah

  • @farxiyaabdulahi7974
    @farxiyaabdulahi7974 5 ปีที่แล้ว +1

    Abayo ilahay hakucafido qof wanagsan ayaa tahay sharaf iyo ciso kunolow

  • @hoodoxasan8741
    @hoodoxasan8741 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc wllo qaali wllo waxaan ku nolahay jarmalka adoo raaliya noga faide sababaha caruurta loo qato xagan jarmalka 🙏🙏

  • @wiilodahirahmed554
    @wiilodahirahmed554 5 ปีที่แล้ว

    Soomaalida waa dad aad u fiiro yer. Abaayo namsiga aad ayuu u xun yahay. Masha allah abaayo. Qof aad u wanaagsan ayaa tahay

  • @bilqiis9099
    @bilqiis9099 5 ปีที่แล้ว +4

    SubhanaAllah, I am crying so much hearing your story, may Allah s.w protect us and our children.

  • @ifraaxfaraxsanofficial1730
    @ifraaxfaraxsanofficial1730 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah abaayo ducada waalidka ba rabi kuu aqbalay marks xigta waxa lagu maleeyaa qof Somalia kusoo barbaaray AF soomalikaga waa prefect masha Allah xapiipti

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 5 ปีที่แล้ว +4

    Alhamdulilah wll Allah idin xafido ❤❤waa qiso xanun badan but Alhamdulilah markasta strong women💪💪

  • @fadumomohamed2407
    @fadumomohamed2407 5 ปีที่แล้ว +6

    Thanks sister for sharing

  • @dr.fatimamohamed6429
    @dr.fatimamohamed6429 5 ปีที่แล้ว +3

    Mcnto illahay ha idinku xifdiyo meel kasta oo aad joogtid somalida waa yaqanaan inay is takooraan xita qofka haddu xanuusado inatat dhihi lahaayeen waad caafimaadaysa ayay niyada kasii jabiyaan 😔

  • @hayatali9026
    @hayatali9026 5 ปีที่แล้ว +2

    Somalidu waa qudhun dhaqanxun gaaladasi wayku ilkacadayn markay kahoryimadan somaliduna wayba xanaqan markay kahoryimadan diintuna isku dhoola cadeeyay tidhi

  • @sagaladen6246
    @sagaladen6246 5 ปีที่แล้ว +1

    You were incredible Little gurl Mashallah may allah protect you hun ❣️

  • @newsfeed6946
    @newsfeed6946 5 ปีที่แล้ว +2

    Aad bn k xumahay wllshy dhibtaad soomarty ilaahy ha axfido adi iyo ilmaahaga iyo intii muslim ah oo qurbaha ku nool

  • @raahoosman3014
    @raahoosman3014 5 ปีที่แล้ว +2

    Dhala qaboow dhalo ma jabiyo

  • @khadramohamud823
    @khadramohamud823 5 ปีที่แล้ว +2

    Subxanallah somali horey waxey u tiri dhalo qabe dhalo qabe ma jabsho abaayo maanta alxmdulilaah waxka halesan ma jiro ayakana alaha uso hadeeyo gabdhahooda

  • @Somali1971
    @Somali1971 5 ปีที่แล้ว +1

    Gaalo ha oron walaal waxaad tiraahada dad benadam ah oo wanaagsan baa gacanta igu dhigey.

  • @suubanabdi3720
    @suubanabdi3720 5 ปีที่แล้ว +4

    Walaalo sorry pain full waayay boogtaada allah kuu dhayo waxii la soo dhaafay yaysan ku saamayn walaalo just story ha kaa ahaato mgrty wax tagay tiigsi malahan

  • @ahmedhagi8534
    @ahmedhagi8534 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allaah, Kowsar runtii waxaad tahay gabar suuban oo hafidatay diinteeda iyo dhaqankeeda. Allahii (swt) ku bad baadiyey u mahad naq .lkn hadda waxaa lagaa rabaa in ad si fiican u barato diinta Islaamka,kuna dhaqan. Kuwa ku xumeeyey cafi ee haka aargoosan,ceebtooda qari Allale (swt) wuxuu kuu qarin doonaa boqol ceebood.Adeer macaan Allaah ha ku barakeeyo.

  • @muniiromaandeeq3359
    @muniiromaandeeq3359 5 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahey soomali nama bado waa dad xun wlhi intey idin soo dhaweyn lahaayeen oo idin waanin lahaayeen oo sax iyo qalad idin kala sheegi lahaayeen bey idin fogeeyeen😭😭

  • @maryanhaji1053
    @maryanhaji1053 5 ปีที่แล้ว +2

    Maansha ALLAH macanto caqligaaga ALLAH hakuu barakeyo

  • @ranleafrica3062
    @ranleafrica3062 5 ปีที่แล้ว +2

    Qofkii ilahy hanuniyo ayaa hanuna

  • @cambaroali7733
    @cambaroali7733 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay ha Soo hadeeyo
    Subxaana alaah

  • @ifraahabdi6767
    @ifraahabdi6767 5 ปีที่แล้ว +4

    Say Alhamdulillah marwalba. Waa qiso xanun leh lkn Allah idin so xifdiyay. Tankale habibt sababta idinkoo yar qof qeyr mas'uul ah sidee nigula so aaminay? Tas ban jwb uwayay plz jwb
    Mahadsanid

    • @rayaan935
      @rayaan935 5 ปีที่แล้ว +1

      Somalida abaayo way is wada taqaan oo barigi 90s Waxaa lasoo dhoofin jiray caruur ana waalidkii lasocon oo laleeyahay anaa dhalay ama famil baa nahay marka saas oo kale uqaado arinka

  • @adarabdi2371
    @adarabdi2371 5 ปีที่แล้ว +1

    Soomaali nafsi ayaa qeyrkood ka reebay Walaal iyo jahli.

  • @rahmohassan131
    @rahmohassan131 5 ปีที่แล้ว +4

    Daadkeena qaar ayaa jahiliin ah diinta uun afka ka heesto

  • @mulkimire6250
    @mulkimire6250 5 ปีที่แล้ว +2

    Mansha'allah abaayo waxaad kuhadlayso wax run ah waaye anaga ayaa nalagusameeyay as Family's ahaan maantana cida kabad baaday anagaa jirto alxamdulilahi

  • @sahruujilise7314
    @sahruujilise7314 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa jahiilnimo

  • @shukrimusetalentchannel2457
    @shukrimusetalentchannel2457 5 ปีที่แล้ว +1

    Allaahu Akbar Allaah Ayaa Mahadda Leh Idinka Dhigay Ciyaal Toosan, Waa Arin Aad u Xun Sida Leydinla Dhaqmay Balse Allaa Mahad Leh Idinku Irsaaqay Nicmatul Islaam

  • @sahruujilise7314
    @sahruujilise7314 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa sax walaahi

  • @amatallahwaan9678
    @amatallahwaan9678 5 ปีที่แล้ว +3

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته جزاكم الله خيرا وبارك الله فيك
    Abaayo dacwada islam haka daalin anagana waan kuu soo duceyneynaa runta ayaan kugu jeclahay waad noo faa'iideysay

  • @shamsimu4477
    @shamsimu4477 5 ปีที่แล้ว +19

    Afar caruur ayaan heeystaa qaali sweden ayaana joognaa saas ayaan u walwalaa balse marka aan daawado video aad soo geliso wey i dhiira geliyaan

    • @asoumahmed4162
      @asoumahmed4162 5 ปีที่แล้ว +2

      Wllo saliga nabiga badi ilalhayna isku xidh wxba kugu dhicimaayo inshallah

  • @Munalalachenell
    @Munalalachenell 5 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah qofkasta wasiduu iskadhigo qaali waxkastana waaguriga hooyada siduu qofwalba ujoogo ayuu meelkasta ulatagaa aniga holland walahay caruurta hoyadood dhimatay gaalada hayaan weakdhiga ayaan sookaxeeyaa sidan ubaro dhaqanka soomaliyad umadan dhan wan uduceeya wadankeena nabad allahanooga dhigoo amiin dadka lalamayaayo waxalalayaabo gafka ukugudhacayaa ialahay ayaa laxasuusta waxkasta aad qabneeysid

    • @AidarosHassan
      @AidarosHassan 5 ปีที่แล้ว +1

      Wa lugu baay qurbaha ma galada ay carurnta inag qata mesha ka soo yaca ama caruurta ka so kaxaysta

  • @ibadoibadoyussfomar298
    @ibadoibadoyussfomar298 5 ปีที่แล้ว +1

    Alxm abyo hadiiba diintada iyo waxaga laga bedelin maadama aa yared ilaaha ku jecel mashlh wax qurba kuso korey xata uma egid mashlh qof dhoorsan a thy abyo allaha idin xifdiyo

  • @ashashego3474
    @ashashego3474 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc macaanto waan ka xumahay waxa kuugu dhacay hadana AlhamduliAllah dad wanaagsan ayaa ku soo koriyeen lakinse caruurta ha ku wanin in gaalo qaataan waxaa dhici karto in ey nasiibkaago kale yelanin in gurigaas lagu farxumeeyo oo maalin kasto guri cusub ka soo jestaan. Waa iga waano Wa Bilaahi Towfiiq

  • @suhaylamkarkaar8261
    @suhaylamkarkaar8261 5 ปีที่แล้ว +3

    subxaanallah mararka qaar somali maxaa kaa dhalay ku qabanaysa kowtharey rabbi aya ku ilaalinaye thank u walaashey 4 sharing your story

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 5 ปีที่แล้ว +3

    ADIGUNA AAD BAAD UGU MAHAD SAN TAHEY SIDA AAD ULAHADA SHEY DADKA SOO MAALIYEED JISAA KALAA KHEYRUN.

  • @dahablamiiray419
    @dahablamiiray419 5 ปีที่แล้ว +1

    Waxa usababa ahaa abayo mcn wa jahil nimo jirtay waqtigas lkn hada somali wa is badalen oo dadki aqli iyo aqon aya usiya day dhibki kuso maray oo dad kena ku gesten ilahey ha kasamir siyo

  • @filsandhagecade9269
    @filsandhagecade9269 5 ปีที่แล้ว +6

    Somalida waa dad xuxun ilmo yar on walidkis la socon bay galo u dhibeen markasay hadana tokoryan uf somalidu waa jahilin bufis bay qabaan

  • @ranleafrica3062
    @ranleafrica3062 5 ปีที่แล้ว +2

    Walashy bal madama aad yarayd hdna aad waynatay quranka ma yara baraty
    Inyarna xitaa

  • @hanasalahtalawadaagsalah3991
    @hanasalahtalawadaagsalah3991 5 ปีที่แล้ว +1

    Allahe ayaa kuu hiiliyey family wanaagsan ayaa heshay

  • @hanasalahtalawadaagsalah3991
    @hanasalahtalawadaagsalah3991 5 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo waa sidaa dadkeena wax ma hubsadaan I'm verry sorry walaahi calool xumo family hooyo iyo aabo ma jogooni dalka

  • @ahmedbile7044
    @ahmedbile7044 5 ปีที่แล้ว +2

    MAANSHAALLAH, qof adag baa tahay!
    Adigoo ilma yar ah ,dadkaagii u boholyoobaya,caruur da,da ah,somaliyeed inaad la ciyaartid!
    Laguu diido!Waa arrin Dareen culus ilmahA ku reebaysa.
    WAA HALKII:_ MULACA
    CARUURTU CIYAAR CIYAAR BAY U DISHAA! ISNA WAA U QUDH-GOOYO

  • @siraadulmustaqiim2400
    @siraadulmustaqiim2400 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa arrin kuu qorneed laakiin Ilaahay baa ku badbaadiyey. Cashir nolosha ka mid ah waaye. Mar walbe sabirka laazim.

  • @almaasmohamuud5266
    @almaasmohamuud5266 5 ปีที่แล้ว +4

    abayoy waa iga ooysisay wayoo hooyo baan ahay sweden waan jogaa waan dareemikaraa xaalada ilaahe gaalada hanooga ilaallsho ubadka

    • @fatmasamatar3776
      @fatmasamatar3776 5 ปีที่แล้ว

      Kowsar ilaah ha ku sugo ilmahaga hakuu xifdiyo mumadii ku korisay ha ka abaal darin way gabawday saad sheegtay ha ilawin waayo rasuulkeena waxuu dhahay ninkaan dadka thenks dhihin ilaah kumo dhaho thinks

  • @fatimae6905
    @fatimae6905 5 ปีที่แล้ว +5

    Wan ka xunahay abayo. hada masha Allah u hooyo.

  • @gobaadahmed7340
    @gobaadahmed7340 5 ปีที่แล้ว

    Waxa laga yaaba dadkii ku soo kaxeenaayay in uu islaha nolol cusub u samee oo qaxootigii ha ka raystaan
    Markaa inta wanaagsan ka xasuuso maanta noloshaad Sweden ka heshay maad hesheen hadaad joogi lahayd qaxootigii
    Dhamaan somali early 1990s we have been thru like your situation
    Qaraabo ayaa soo kaxayn jirtay caruurta nasiib wanaag dhibatooyin badan ayay kala kulmeen

  • @farduusahmed6171
    @farduusahmed6171 5 ปีที่แล้ว +2

    Reer fiican baa illahay kugu beegay lakiin kuwo xuna way leeyihiin dadku isku mid maaha

  • @kowsarmohamedisse4209
    @kowsarmohamedisse4209 5 ปีที่แล้ว +1

    xaasidsanaa balhadeyna ayagu heyney maxey ugu diideen qofka udanqaday oo ehelka ah ax ax ax ax ax

  • @amalitofunnykittensvlogs647
    @amalitofunnykittensvlogs647 5 ปีที่แล้ว +6

    sad story 😢 somalida dadka xun ayaa Ku badan.somalida waxay moodayan.qof gaal ah hadaad la saaxibto inaad gaalo noqonayso...qofka uu imaan kiisu hooseyo.ayuun baa noqon kara

  • @fadumofarah6963
    @fadumofarah6963 5 ปีที่แล้ว +4

    abaayo Qaali ❤️❤️ ilahay ha idiin xifdiyo dhamaantiin

  • @ruqayamohamed2448
    @ruqayamohamed2448 5 ปีที่แล้ว +1

    Alle ayaa ku soo badbaadiyay iyo in dhulkaada hooyo aad ku barbaartay dhaqankaada iyo diinta ayaa wax ka faham saneed...Balse caruur qurbo lagu dhalay diin aan wax badan ka aqoon hadii la qaato iney dhaqankooda iyo diintooda heystaan wey yar tahay Laakin Alle caruurta somaliyeed ha wada xifdiyo meel walbey joogan0

  • @shukriabdiweli4481
    @shukriabdiweli4481 5 ปีที่แล้ว

    Gabar waxaan arkey hooyo ilmaheeda udiiday in Somali loo geeyo,,, ,,, sabab garan waayey sis?

  • @umulkhayraadam1946
    @umulkhayraadam1946 4 ปีที่แล้ว +1

    Good qofjiira

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 5 ปีที่แล้ว

    Alxamdulilahi sis you might not see my writing,lkn wad i jawabta markasta thank you my dearb sis ilahay baa ku ilashanayay your story, wa cajiib walashay wad mahadsantay sidad nola wadagtay, walahi i was scared when u said foster care that you were abused, but I'm glad you found great foster mom i use work with kids some of them we're sexually assaulted and abused by the gaalo ilahay ba ku ilashaday dhibtan ku so martayna wa lessons in life look where u are now successful my sis, Allah ha ku garab galo walashay gabadh somali diinteda sidata tahay I'm so happy in the end it all worked stay strong noloshu wa imtaxam boqol marxaladood ban ka gudbay anba insha Allah wan ka baxayna tacabka!

  • @queenaraawela2375
    @queenaraawela2375 4 ปีที่แล้ว

    Asc xabibti illha ku xifidiye adigo ku jira kaalo kacanteda ba ma Hadley somalida dadkena wa dad ad u dhibdan wlhi qisadad mel ban iska samena hooyo yinka waxan leyahy waxey carurtad noqonyo ma taqanid ee ha dhiwaten qalbi carurkalr on hooyo marka lajogin please anaga daan ban walidken uga so foganey xaaqna wan u lenaay inan nolano adu rabi ino qoro please aman gali uwaadka somaliyed

  • @theexplorerofpositiveenerg7904
    @theexplorerofpositiveenerg7904 5 ปีที่แล้ว +2

    I believe you soo much abaayo.subxaanaALLAH.somalida isumaroona.weey istakooraan.nabsi baa helay.waa run ani gabdho aan heesta.Ilaahay gabdhaha hanoo hanuunsho.

  • @shukrishacni1674
    @shukrishacni1674 5 ปีที่แล้ว +2

    masha allah illaaheey baa ku badbaadsay abaayo oowlaada illaaheey hanoo xifyo dhamaanteen

  • @tusmoaadil6258
    @tusmoaadil6258 5 ปีที่แล้ว +9

    Kawtar markaad turkey aadaysay maalintii
    Aad oyday ayaan ku fahmay in ay jiraan
    Underlining issues take care good in aad ka hadashay your pain.

    • @nuuro8336
      @nuuro8336 5 ปีที่แล้ว +1

      Saa waa ogaatey underline issue law & laba maxaa kaa galay dee qofka malgu digtaa haduu jiradiisa dadka u sheegto mise alaha ku caafiyaa l dhahaa ilaaahy waa u the sumantihiin labadiin waxba haku farxin ma ogidid I lagugu badalaayo adiga

  • @shukrihanna6094
    @shukrihanna6094 5 ปีที่แล้ว

    Thank you Abaayo for sharing! Alxmadulilaah Allihii Allihii kugu sugay Diintaada aa mahadleh, Somali hadaanahay cusuriyiin aan anahay, inta fiicnaan leheedna kuwaas ookale aa Magaca naggahaleenaayo.

  • @sabahbille294
    @sabahbille294 5 ปีที่แล้ว +2

    Omg very touching story,look at you now man sha Allah

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 5 ปีที่แล้ว

    ilaahay u shukri walaal masha allah wan ku faraxsanahay inaad diintada ilashatay amiin ilahay ha ku xafido kuwasna ilahay ha u soo celiyo

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 5 ปีที่แล้ว

    Wllhi waan ka xumahey, lkn waxey ahaayeen jaahiliin, waayo iney Ku soo dhaweeyaan ayay aheyd, taas ayaa nabsiga keenaya, Subxaanallaah, waan arkey arintaas oo kale, Illaahey ha noo xifdiyo awlaada dhmtood

    • @xaasiyohooyoali5130
      @xaasiyohooyoali5130  5 ปีที่แล้ว

      ala abaayo wiilka quraan saar please ,ilaahey ha ka xijaabo macamto wa kuso duceynaa

  • @ayanabdi7690
    @ayanabdi7690 5 ปีที่แล้ว

    Masha allh allh swt kuxafiday ayaa mahadle

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 4 ปีที่แล้ว

    Abaayo masha allaah waxay ahaayeen dad wanaagsan Allaha soo hadeeyo Abaayo aadbay iitaabatay sheekadaada 😪😪aadbaan ooga xumahay in aan markaasmeeshaas aan joogin maxaa yeelay waan fahmayaa waxa aad dareemaysay waan ku caawin lahaa alxmdulillaah in illaahay ku badbaadiyay. Dadkeenana waa cajiib Qofka waa lasoo dhaweystaa ee lama takooro Abaayo waan kuu tahniyeenayaa noolashaada wanaagsan. Allaha kuu barakeeyo 🌹🌹

  • @deqa868
    @deqa868 5 ปีที่แล้ว +1

    Abaayoo ilaha ayaa ku jecelayahay 💖👍

  • @abdullahiosman1485
    @abdullahiosman1485 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah. I am so proud of you sister! Allah haku barakeeyo

  • @munacasayr3733
    @munacasayr3733 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha,alah wlshy ilahy isagaa hidaayada keeno hasoo hanuuniyo maamadaa mahad oo dhana isagaa iska leh diinta qalbigaaga ku sugay masha,alah

  • @gediyaahmed3695
    @gediyaahmed3695 5 ปีที่แล้ว

    Mamada uwad Somalia hasoo aragto dadkaaga iyo nolosha ay ku nolyihiin.sheekadaada weey igu socotaa lkn dhexda uga tagayaa sababtoo ah waqtiga.

  • @mayanumumohamed5773
    @mayanumumohamed5773 5 ปีที่แล้ว +1

    Alhuakbar