Carmalka Ma Nabigaa u Duceeyey? Guurka Gabadha Vs Garoobka | AhmedShakir Awil

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ต.ค. 2020
  • Hablaha Carmalka ah Ma Nabigaa Scws u Duceeyey? Maxay kaga Fiican tahay Gabadha aan lasoo guursan? Waxaan kaga hadlaynaa waxa ka jira in gabadha la furay ay ka wanaagsan tahay inanta aan guur soo marin.
    #Shaakirtube #Guur #Carmal
    Follow us on Facebook
    / shaakironline
    Follow us on Instagram
    / shaakironline
    Subscribe our TH-cam Channel
    / shaakirtube
    ShaakirTube Shaakir Tube Shakirtube

ความคิดเห็น • 64

  • @farxiyoosman4047
    @farxiyoosman4047 3 ปีที่แล้ว +5

    ماشا الله تبارك الرحمن استاد احمد شاكر الله يحفطك جزاك الله خيرا الجزاء

  • @ifka.noloshawaahaween1061
    @ifka.noloshawaahaween1061 3 ปีที่แล้ว +4

    Waxa, aan wax kasugno waa sheikh yadeena💝 Allah idinxafido yarabi🤲 nosoo gudbiya wixii sax ah inash Allah ☝️
    Waxaan ubadanahnayy bulsho aan fahanka wada garaneynin..waxaan.. Idin leeyahay dhamaan inta qeyrka nosoo gudbisah
    جزاكم الله خيرا وبارك الله فيك أخي 🙏🌹❤️

  • @ugasohaji
    @ugasohaji 3 ปีที่แล้ว +2

    صلی الله علیه و سلم

  • @omarofficial1902
    @omarofficial1902 2 ปีที่แล้ว +2

    Ma sha allha

  • @tirigochannel2
    @tirigochannel2 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa alaah ilaahay hagaransiiyo raga soomaaliyeed in hablaha sharaftooda ilaali yaan adna ilaahay hakaa ji saa i siiyo walaal

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  3 ปีที่แล้ว

      Aamiin wllo, Mahadsanid

  • @nasirjamaawed9732
    @nasirjamaawed9732 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @umuquteyba3817
    @umuquteyba3817 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sheikh illaahay haku barakeeyo, Aamiin yaa Rabbi.

  • @raxmaluulinacawil2487
    @raxmaluulinacawil2487 3 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allaah

  • @aliwaceys216
    @aliwaceys216 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc madama uu gursaday 8 dumar oo garob ah soo ma noqon karto ku dayasho nabigena صلي الله عليه وسلم an ku dayaneno

  • @Macno.soo.kordhi.amaaamus
    @Macno.soo.kordhi.amaaamus 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @ifka.noloshawaahaween1061
    @ifka.noloshawaahaween1061 3 ปีที่แล้ว +1

    عليه الصلاة افضل وسلام

  • @calicabqaricalicabqari6598
    @calicabqaricalicabqari6598 3 ปีที่แล้ว +1

    جزآك ألله خيرا

  • @adoontiialle352
    @adoontiialle352 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid sheikhunaa allaha ku xifdiyo

  • @zaynib4299
    @zaynib4299 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah brother Allah xaqa hagaransiiyo raga somaliyeed

  • @amiisha247
    @amiisha247 ปีที่แล้ว +2

    Al xaasil sheekh carmalka dan uun baa lo gursada e muhiimad loma gursado sidad hadalka u dhigtay waxba ma jiran e carmalow iska shaqaysta intii dan laydin gursanlaha

  • @illahayayamahadleeh6275
    @illahayayamahadleeh6275 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah masha Allah illahay haku xiftiyo wll

  • @khadrayuusuf2209
    @khadrayuusuf2209 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wllo mahadsanid

  • @raxmaluulinacawil2487
    @raxmaluulinacawil2487 3 ปีที่แล้ว +4

    Kkk shekh Garoobka Niyada udhis

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  3 ปีที่แล้ว +3

      Walaalo Wanaag baan ka Sheegay iyo Wixii Diintu sheegtay saw maaha?

  • @leylafarah9190
    @leylafarah9190 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc. Mashaaa. Aallahaaaa

  • @leylafarah9190
    @leylafarah9190 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc. Adigoo. Kal. Allaahaa. Ah. Bad iyo. Ayaaa. Wuuuud

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 3 หลายเดือนก่อน

    Dadka markii la dhoho waay diidaan inta badan carmalka nabaigaa u duceyay

  • @abdikadirmacalin6823
    @abdikadirmacalin6823 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc Shaakir

  • @kingupdykanivlogsfilims2896
    @kingupdykanivlogsfilims2896 9 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb mawduca mesha kuso qortay ina kow ka hadasho isku day ado mahadsan

  • @farxannuur7281
    @farxannuur7281 11 วันที่ผ่านมา

    Qofka gabar ama carmal ku rabo ahade mar wlb dhaqanka qofka xuritahay

  • @abibare3374
    @abibare3374 ปีที่แล้ว +1

    Somalida khuraafaadka aad ugu dhex faafa intabadan

  • @user-de8nk4yx5y
    @user-de8nk4yx5y 3 ปีที่แล้ว +1

    الله يسعد الجميع. مطلقة كانت او عازبة. أو عانسة. أو ارملة.

  • @abdirahmanmohamed5669
    @abdirahmanmohamed5669 3 ปีที่แล้ว +1

    asc bro plz video nooga sameey ikamat da turkiga inta wadan lagu booqan karo without visa iyo visa ku sahleso thanks

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  3 ปีที่แล้ว

      Magaalooyinka Turkey dhexdiisa ayaa lagu booqan karaa

  • @dream-fi3sm
    @dream-fi3sm 3 ปีที่แล้ว +1

    ini kala garan mayno guulaysta

  • @farxiyacabdulahi7058
    @farxiyacabdulahi7058 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @rockstone2080
    @rockstone2080 3 ปีที่แล้ว +2

    Shaakirow suaal? iiga jawab bro
    👇👇👇👇
    Waxan ahy arday iyo ciyaaryahan kubada cagta ciyaara turkey🇹🇷🇹🇷 usoo socda suaashu waxy tahy
    1::::: sidee team ugu biiri karaa mxaysa iiga baahanyihiin?
    1:::;: ankara iyo istanbul midee ku wangsan dhanka ciyaaraha oo kooxo badan ka dhisan yihiin?
    Fikirkaaga szb qali

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  3 ปีที่แล้ว +1

      Wax xog ah Sports ka uma hayo wllo

    • @zeinabumu.hamza.1234
      @zeinabumu.hamza.1234 3 ปีที่แล้ว

      Ana.jwb.iga.sii.jamacadeha.fadlan.fadlan

  • @raxmaluulinacawil2487
    @raxmaluulinacawil2487 3 ปีที่แล้ว +1

    Sodhawoow shekh shakir

  • @maxamuudjaamac5768
    @maxamuudjaamac5768 3 ปีที่แล้ว +1

    Ciwaanka qoraalka sixid ku samee walaal, Garoobka ma aha e Garoobta ayaa sax ah.

  • @filsanabdi6515
    @filsanabdi6515 3 ปีที่แล้ว +1

    Mash allha lkin sheikh gabdhahna maa loduceyn miya😁😀😀

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  3 ปีที่แล้ว

      Waad Duceysan tihiin walaalo, Anigaa idiin duceynaya Ok

    • @saraawarsame8338
      @saraawarsame8338 3 ปีที่แล้ว

      Masha Allah lakiin sow kii gabdhaha Nebigu scw asturnaanta sulwaalka dheer ugu duceeyay gabdhii suuxi jirtay ee Nebiga . اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين utimi sow gabadh ma ahayn mise waan ilaawye

  • @farxiyacabdulahi7058
    @farxiyacabdulahi7058 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabdhaha baaliyaasha soomaalidu waxay dhahaan nabiga ayaa udu ceeyey maxaa ka jira waxaas shiikh Bal nooga jawaab su aashas fadlan

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  3 ปีที่แล้ว

      Walaal Gabadhaha Nadaafada Xun Miyaa la Habaaray?

    • @farxiyacabdulahi7058
      @farxiyacabdulahi7058 3 ปีที่แล้ว

      Maya laakiin waxaan maqlay nabiga scw iyo asaxaabtiisa markay jihaadka ka yimaadan guriga gabadha baalidaa cunto ayay ka helijireen halka ta gaaridaa cuntada Soo hadha intay daadiso weelkana ay dhaqato

  • @ruqiyaabdulqadir4261
    @ruqiyaabdulqadir4261 3 ปีที่แล้ว +1

    Aniga waxay ila tahay gabar iyo garooroba inaya kuxirantay kowo diinta mida labadana doqaaga somalida unbaa waxas shege lakiin aduunka intiisa kale kuma araga aduunka dadka kunool waxas ma egan waxay egan qofkani ma ku anafacaya

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  3 ปีที่แล้ว +1

      Is fahanka un baa Muhiim ah

    • @ruqiyaabdulqadir4261
      @ruqiyaabdulqadir4261 3 ปีที่แล้ว +3

      @@ShaakirTube ha wall anigu waxan joga wadamada reergalbedka waxa joga dad kalduwan oo kala diin ah kuma arag waxas somalida kaliya baan ku arkay

    • @aminocadaani979
      @aminocadaani979 3 ปีที่แล้ว +1

      Asc wllo alle haku cafiyo

  • @aasiyaxuseen9744
    @aasiyaxuseen9744 3 ปีที่แล้ว +1

    Muxadiradan darted bn sibikaryb kugu sarya😂

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂 Soo Dhawoow Walaalo

    • @aasiyaxuseen9744
      @aasiyaxuseen9744 3 ปีที่แล้ว

      Wa dhowahya mahdsanid wlo so badi muxadirada dumark lag garadarnyhya ka hadlysa😂