10 Dumarka ugu dhibka badan xiriirka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • 10 dumarka ugu dhibka badan xiriirka
    =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com

ความคิดเห็น • 173

  • @suhaybyare9611
    @suhaybyare9611 2 ปีที่แล้ว +27

    illaahow imaanka nagusug adaa nugusugikaree,wilashena iyo gabdhaheena soomaaliyed illaahow quluubtooda burcad isumari,siiba khaasatan dadkeena soomaaliyed hagaaji adaa inoo hagaajinkaree.Amiin,AMIINN.

  • @canabmuuse403
    @canabmuuse403 2 ปีที่แล้ว +5

    Thank you teacher suheyb sajid sida wanagsan ino dhiri giliso mar walba ad u mahadsan thy 100/100🥰jazakalah

  • @cimranoficial4094
    @cimranoficial4094 2 ปีที่แล้ว +11

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم

    • @ahmedsomali6486
      @ahmedsomali6486 2 ปีที่แล้ว

      صلي الله عليه وسلم ❤

  • @NaifFxTrader
    @NaifFxTrader 2 ปีที่แล้ว +10

    Ustaadkey mahadsanid my best motivator qowl iyo ficilbo ilaahey swc kaso io dadalkyga welhel ayad i noqoty
    Allah naxriisto adun io akhiro

  • @nadranuura2952
    @nadranuura2952 2 ปีที่แล้ว +8

    Allaha ku xafido wax bdan ayaa wax noo sheegta thank you❤❤

  • @cabdiwahab239
    @cabdiwahab239 2 ปีที่แล้ว +5

    Walahi pro wax badan ka fa idnay walahi ma jiro waxan ka fa iday cid aan ka fa iday video yadhada oo dhan wa
    Wax tar badan leyihib

  • @engdekamohaaa49
    @engdekamohaaa49 2 ปีที่แล้ว +7

    Aniga 6 ahay isoo duceeya in illaahay iga sahlo kas igama ahee dhaqan bay iga noqotay😂🤲

    • @nuwara8333
      @nuwara8333 2 ปีที่แล้ว

      Wlhi ani xitaa kln wa ku faraxsanhy

    • @user-uc3li7xi2t
      @user-uc3li7xi2t 19 วันที่ผ่านมา

      Jibirka ayaan ugu necbay aduunka

  • @tvaown5011
    @tvaown5011 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle haku daayo wallaall Soomaali maahan dadka kahadleyso waayo qofwalba isagaa isla wanaagsan Alle hana asturo

  • @ahmedmuuse9905
    @ahmedmuuse9905 2 ปีที่แล้ว +3

    Si guud hadan uga faaloodo xiriirka anigoo kala gurayn ragga iyo dumarka run ahanti wxaa jirta qaacido lagu ogaankaro xiriirka wangsn dabcan isu dheelitirnan labada daraf kaas oo ku salaysan ixtiraam ihtimam kala dambayn maamul wanag iyo isudhega nuglaan o ah mida ugu muhiimsan dadkana isku so dhoweyn karta lamaane quruxbdna ka dhigi karta, wxaana intaas si raacinaya qofku inuu khaladkisa qirankaro wxna qaadan karo wxna ka tagi karoh oo ah mida maslaxada iyo wanaga sababikarta ugu dambayn ku xulo qofkada dabci wanagsan iyo shakhsiyada qofku ku dhex abuuran maaha mida banaanka taal yaan lagu khaldin adiguna ha is khaldin caqligaga iyo maskaxdaada kaasho wa billahi towfiiq. Asc

  • @Lovee.b
    @Lovee.b 2 ปีที่แล้ว +17

    Thank u for the amazing lesson as always but
    I have a request tho
    Can u tell us bout men too
    We also tryna watch our back out here my brother 😂❤❤

  • @asmiitaaragsan5536
    @asmiitaaragsan5536 2 ปีที่แล้ว +3

    Ayuubow brother indhweyd waa hablaha ee xaga inamadana u dagoo noo sheeg calaamadaha lagu garto Raga hablaha khiyaama 👏

  • @ruweydadahir2230
    @ruweydadahir2230 2 ปีที่แล้ว +3

    1 iyo 3 iyo 9 iyo 10 mahane intaa kalaba waan leyahay inan ubadalo qof ha kujeclo lagama yaabo qofka wanaag ba naga dhaxeeya haddu rabana ha joogo haddu rabana ha tago waayo qof markad waxa tahay ubadashid biri nolol hoose bu kaga tagaya mxaa marka iso arkay inan isku badalo qof waxaan ahay o dhan intaan kuqaylo ban haddana dhagaha kagalaya qofkan aan rabo wa inaa waxan dhibsanayo usheego haddu rabana ha isxanaajiyo balse waayo ragga somalida suaasha bay uyaqaanan qaylo 👍 hablow adinku isku mashqula waayo qofkisa dayacay mid kale ma daryeeli karo mxa idin keenay inaad naftina udayacdan qofkale qofki kubaahan wad helaysa lkni adinku nololshina quruxsada ✌️

    • @AabahaKhibradda-qi5co
      @AabahaKhibradda-qi5co วันที่ผ่านมา +1

      Noocagas 1 night period la dhaha habenka kowadba bacahaga urursanaysa 😂

  • @marianruun1157
    @marianruun1157 2 ปีที่แล้ว +3

    intaba ma ahi alx kibir allah ayu u sugnaday halaga fojignaado kibirka ma ahan wax fiican

  • @zeinabyussuf1991
    @zeinabyussuf1991 2 ปีที่แล้ว +14

    Asc ayuubow 10kaan nooc oo dumarka ah wey badan yihiine hadii laga cararo yaa guursanaya (sabirka iyo qanaacada iyo alle ku xirnaanta) aan badsano waayo inan iyo inankasto oo soomaaliyeed waxaan rabnaa iney nolol helaan

    • @AabahaKhibradda-qi5co
      @AabahaKhibradda-qi5co วันที่ผ่านมา +1

      Qof buka cid guursanaysa ma jirto, ninna naag uurka ka bukta o madax warer ku rida ma rabo ee isa so daweeya xalimos

  • @faizaabdirzaakahmed3285
    @faizaabdirzaakahmed3285 2 ปีที่แล้ว +23

    Waxan sugnaaba waa qaybtii raga insha alh

    • @yacineriksen
      @yacineriksen 2 ปีที่แล้ว

      Yes but you accept it ! I think as a girl

    • @abdifitahadenahmed6113
      @abdifitahadenahmed6113 ปีที่แล้ว

      "Ninku waa derbiga guriga iyo fallaadha qaansada, joogistiisuna waa farxad, maqnaanshihiisuna waa farxad, gurigana waxaa ka buuxa joogistiisa iyo burburka maqnaanshihiisa.
      Xaasku waa hoyga guriga, jannadiisa, hadhkiisa macaan iyo farxaddiisa...nolol la’aanteed ma dhammaato, lamana la kulmo cid kale oo lagu farxo...in la arko iyadaa dhibka meesha ka saarta oo raalli ka noqota.

  • @maryammahamud3004
    @maryammahamud3004 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustad bal ragane kasoohadal

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. 2 ปีที่แล้ว +4

    Wax badan oo Nolosha ku saabsan baa mar waliba nala wadaagtaa mahadsanid *ustaad*

  • @zabarsabriyeabdi
    @zabarsabriyeabdi ปีที่แล้ว +1

    Walhi waligey nin ma xukim maan ku qeeelino dhihin xgee aadey maan aran hebel baa ka serya bal intaaso dhan maa sameen xtaa u dheerayehy ixtiraam asi beenu isheegey waa I khiyaamey ilaa maanta idhahyga ilinta kama dhamato bal maxan ka galapsadey 💔💔💔💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭🥱

  • @shaficiaxmed9769
    @shaficiaxmed9769 ปีที่แล้ว

    Absolutely 💯 💯 💯 wn kugu raacsanahey wllhy wxd sheegtay caqliga iyo cilmigaba alle haku barakeeyo guulayso

  • @nashrafhussein1408
    @nashrafhussein1408 2 ปีที่แล้ว

    Wcs ww marka hore wlaalky Ayuubow aad baad umhdsan thay oo alleh sw ajar iyo xasanaad aan la soo koobi karin hakaa siiyo waanadaada iyo wacyigilintaada wanaagsan aniga ahaanteydana wax badan baan kaa faaidey oo waa sanadkii 3daxaad aan waanooyinkaaga dhegynsanaayo shukran ayaan ku leeyahay.

  • @ahmedsomali6486
    @ahmedsomali6486 2 ปีที่แล้ว +14

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ❤

  • @almazcabadirashiidshikh4317
    @almazcabadirashiidshikh4317 2 ปีที่แล้ว +5

    Dhiirigaliye aad kuu taageera ❤️👑 ❤️👑

  • @yusufmursal947
    @yusufmursal947 2 ปีที่แล้ว +1

    Hoooy asxaabey
    Dumashideen way asturantahay
    Msha allah

  • @xasanmalaay8221
    @xasanmalaay8221 2 ปีที่แล้ว +3

    Naag sawir jecel waa naag aan waxba ka ogeyn nolosha

  • @feysalali1262
    @feysalali1262 2 ปีที่แล้ว +4

    Sxb aaway cashiradii english aad hore uwaday maad iska dhaaftay wll ?

  • @hibocali1497
    @hibocali1497 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll suhayb waxaan jeclestay qiso 8naan kula wadaago xageen kala soxoriira

  • @aishaabdi215
    @aishaabdi215 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank you Jzaka Allah kher walakey can you also tell us about mens too plz

  • @maryanaxmed951
    @maryanaxmed951 2 ปีที่แล้ว +3

    Macalin ayuub wad mahadsantahy lkn wxn kaa codsananayna inaad cadalada ku dadasho ood vedeoganiyo kaad shalay soo galisaybakuwo ku lidka ah inaad nooso galiso kaan kujeedana waaka kahadlaya niku haduu ku khiyaamo maxaasababi kara ama khiyamada bila sababta ay ragu ugu kacan daawadeeda plz waa iga codsi macalin mahadsanidna wall

  • @muscabmuqtaar9650
    @muscabmuqtaar9650 2 ปีที่แล้ว +1

    AYUUP PRO INTEKLA SOO XIRIIRAA

  • @mohammedmuhumed4413
    @mohammedmuhumed4413 ปีที่แล้ว

    Masha Allah macalin horay u soco

  • @Yahyalambaduusa
    @Yahyalambaduusa 2 ปีที่แล้ว

    Suhaayb Saajid Barnaamijyadaada Waan Kutashtaa
    Wax Badan oo aan Kuwareersanaa Ayaan Xal Uhelay, Dhiirigilintaada Caqli iyo Xikmad Ayaa Iigu Siyaaday
    MAHAD SANiD
    Brother.

  • @najaxhaybe8252
    @najaxhaybe8252 2 ปีที่แล้ว +1

    wll waxaad noo soo samaysaa wakhtiga ardayda sida loo maareeyo

  • @amiintataa5179
    @amiintataa5179 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah

  • @mohamedabdimohamoud8328
    @mohamedabdimohamoud8328 2 ปีที่แล้ว +2

    Gabadh leh dabeecadaha 7 iyo 8 ee aad sheegtey baan kala tagnay anagoo 2sano wada soconay sideeda kale waxay ahayd gabar aad u wanaagsan lkn labadaas qodob ee aad sheegtey bay lahayd

    • @xaliimacali5595
      @xaliimacali5595 2 ปีที่แล้ว +1

      Sorry labo sano waa wakhti dheer

    • @ruweydadahir2230
      @ruweydadahir2230 2 ปีที่แล้ว

      Intaaba wad xalin kartay hadad sidii nin ragga ula dhaqantid aniga mida 1 iyo mida 9 iyo 10 iyo mida lacagta ✌️mahane intaa kale waan leyahay saas ooy tahay wlhi kii iga taga asago ordaya ayu iso labta marka wll sida gabdhaha lo la dhaqmo bad dhib kuqabtin dumarka wax ka dabeecad maskiinsan malahan waa intad ka qoslinaysid

    • @AabahaKhibradda-qi5co
      @AabahaKhibradda-qi5co วันที่ผ่านมา +1

      ​@@ruweydadahir2230 7+7 ka fadhiso arooska 😂

    • @AabahaKhibradda-qi5co
      @AabahaKhibradda-qi5co วันที่ผ่านมา +1

      Aar wxa baga iskaga carartay malayin ka bdn o 10kan laheyn buxa sxb

  • @sagalahmett5692
    @sagalahmett5692 2 ปีที่แล้ว +1

    Dumarka Waad ka Soo hadashaaye raga kasoo hadal wllo

  • @artistgaddid6218
    @artistgaddid6218 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks you brother.
    Bonne courage mon frère.
    keep going my brother.

  • @bosska_channel5038
    @bosska_channel5038 2 ปีที่แล้ว +2

    Qodobka 6-lixaad aad buu ii cajabiyey Waanna Arkay.

  • @leylasharif6449
    @leylasharif6449 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc walal waxaan Raba in aan ka hadlo mitka 2 oo eh qaylada oo ku sabsan maxaa igu shegi weysi in aad mel adeysit uma qarko in ey qalad tahay wayo qofka aad xariri leydihin waxaa ficaan in aad is ku shegtin hadi aad rabtin ama oo rabo in oo mel ado u sheg manta ama beri waxaa raba in aan mel aaado waa normal lkn in aad u dhaqantit in aad is kabulotahay ma ficno aniga waxaa aan ka hadlayo waa 2 dhinac hadi ey mel adeyso iyo hado mel adayo

  • @ruqiyocabdiqaadir5804
    @ruqiyocabdiqaadir5804 2 ปีที่แล้ว +1

    alx aniga intaba ma ihi 🤲😊❤️

  • @maslaxabdixakiim2310
    @maslaxabdixakiim2310 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wax walbo isoodir oo fican inshaAllah

  • @sacadomarapdi9058
    @sacadomarapdi9058 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha ku sharfo ayuub axmed

  • @Jackcadnaan1234-d8p
    @Jackcadnaan1234-d8p 2 ปีที่แล้ว

    Thanks my brother ayuub axmed

  • @aminoartsmahyuub290
    @aminoartsmahyuub290 2 ปีที่แล้ว +3

    Ayantan dumarka sarantahye ayuubow wllo ragana bal kaso hadal 👍👍👍

  • @kiinmahammed5867
    @kiinmahammed5867 2 ปีที่แล้ว

    Mansh allh ayub Ahmed ilahay hakubarayo

  • @maanshiilmedia2814
    @maanshiilmedia2814 2 ปีที่แล้ว

    Mcha allH akhiii garaadka alle hkuu siyaadsho

  • @faisayousuf2351
    @faisayousuf2351 2 ปีที่แล้ว

    intaa midna ma ihi😌♥️ alxmdulilaah,

  • @faizaclaahi8616
    @faizaclaahi8616 2 ปีที่แล้ว

    M.a ustaad ayub axmed

  • @sumayas1872
    @sumayas1872 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad fb page waan kula soo hadlaY ilaa hadana jwb kaama haaYi hadaa fariin teYda aragto ila soo xariir ustaad waxaan kaaga baahanahaY talo

  • @MOHAMUD550
    @MOHAMUD550 11 หลายเดือนก่อน +1

    من 😂😂😂😂 هي البنت التي تغيرت هذا العادات عندما شاهدت هذا الفيديوو عنجد حبيت هذا البنت

  • @user-me9fq8ej9m
    @user-me9fq8ej9m 6 หลายเดือนก่อน

    Asc aybuu bow dumarka inta badan kahadashaa raga maxaad uuga hadli wayday

  • @nasiimhanimaxamudali9469
    @nasiimhanimaxamudali9469 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh wll

  • @mohaqonay7996
    @mohaqonay7996 2 ปีที่แล้ว +1

    this video shows me and clarifies for me many things thanks

  • @yacineriksen
    @yacineriksen 2 ปีที่แล้ว +5

    Tamam Hocam Anlaştık kızların sırını çözdük artık 👍🏼😃

  • @nasraabdi3610
    @nasraabdi3610 2 ปีที่แล้ว

    Alxamdulilaah kuma jiro midna hinaasha caadigaa mahane

  • @fariidafiican179
    @fariidafiican179 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc ayuub. Walaalkey soo lagama fiicna inaad isticmaashid sawiro dad kale mise ogalaasho ayaad haysata? Hadii kale sawir kartoon isticmaal

    • @iqromohamet2466
      @iqromohamet2466 2 ปีที่แล้ว

      Horay buu usheegay sawirada uu isticmaalaayo inuu ogolaasho ka heysto

  • @mariahassan2472
    @mariahassan2472 2 ปีที่แล้ว

    Wcs wll.
    Raga ugu dhibka badan kasoo hadal xaga xiriirka wll qli si looga feyjiknaado

  • @xamdixasan4646
    @xamdixasan4646 ปีที่แล้ว

    Legend thanks 🙏

  • @mahadhassanmahadhassan4561
    @mahadhassanmahadhassan4561 2 ปีที่แล้ว

    Keep going tusaale fiican

  • @talowaalid4563
    @talowaalid4563 2 ปีที่แล้ว +3

    Sawur qaadid iskuma kalsoona gabdhahas waasas wllhi lkn ani kuwii xafladeyda aaba damcaa inaa kasaaro waayo amaanta dadka wllhi xiiso iguma heyso waxey dhahan gabdhahas kuwa qarsan foolxuma haysa.
    Waakalsoni daro

  • @Aduunkeena
    @Aduunkeena 2 ปีที่แล้ว

    muuqaal qiimo leh weeye mashalah

  • @rashkapoyrashkapoyfilmsand760
    @rashkapoyrashkapoyfilmsand760 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi ayuubow waxa badan ayaad ii faa ideysay wado mugdi ah ayan ku socday
    Manta. Mya lkn markan kugu xirmay waxbadan ayan ka fahmay nolosha

  • @omarsugule8534
    @omarsugule8534 2 ปีที่แล้ว +1

    Well done!!!

  • @abdoulkadersaidzakaria862
    @abdoulkadersaidzakaria862 ปีที่แล้ว

    Wll iso jawab ❤❤❤❤❤

  • @xirsicabdixirsi5209
    @xirsicabdixirsi5209 2 ปีที่แล้ว

    Aadbaadumahadsantahy wll suhayb

  • @raxmomaxamedali4245
    @raxmomaxamedali4245 2 ปีที่แล้ว +1

    Walalqaali suheyb what's up isoqor

  • @fardowsahussainadontialle8036
    @fardowsahussainadontialle8036 2 ปีที่แล้ว +1

    Absolutely maclin

  • @MohamadAli-tc3kx
    @MohamadAli-tc3kx หลายเดือนก่อน +1

    Doqonimada ugu weyn een sameeyey waxay ahayd markaan iska jeclaaday naag 5 nin soo fureen 😂 oo aad u dabeecad xun oo markastaba xanaaqsan ilaahay baa mahadleh oo iga badbaadiyey

    • @iM.YOTiNHO
      @iM.YOTiNHO 14 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂

  • @nimcoaxmed7246
    @nimcoaxmed7246 2 ปีที่แล้ว

    Alxamdulilh inta midna maku jiri🥰

    • @MOHAMUD550
      @MOHAMUD550 11 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂 انا احبك
      دامك كذا وانا مو مثلهم

  • @abdullahiyusuf3714
    @abdullahiyusuf3714 2 ปีที่แล้ว

    Keep going mr.ayuub

  • @Ilhan-1104
    @Ilhan-1104 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllow run aanku ku sheep siden sodohday uga maseyri

  • @Burale143
    @Burale143 2 ปีที่แล้ว

    Thank you 💯

  • @fatumahirab
    @fatumahirab ปีที่แล้ว

    Thanks bloody mne ❤️❤️❤️

  • @surgerydr2957
    @surgerydr2957 2 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @hamzaibrahimmed3636
    @hamzaibrahimmed3636 ปีที่แล้ว

    Xaskagaa oo arros jididaa issu tiihine hadii ayee telephone u so docoo 2h30 habenimoo walibaa aye dafirtoo isaguna message jacaylka

  • @modeeq3059
    @modeeq3059 2 ปีที่แล้ว

    Thanks brd 💯🙏

  • @cawocumar7193
    @cawocumar7193 2 ปีที่แล้ว

    Ustadkayagii Casharkani waxu ixasusiyay cashara kale o hada nin bilabay waa iska dulqadanaynaa

  • @somalimedia33
    @somalimedia33 2 ปีที่แล้ว

    Keep going wllkay

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Tanaa tu ladhahaa uguna wadata uguna qiimobadan .iyaaaa waa wax laygu raaacay dumar badnaa baaba isheegto .tu iidhigmatana maleh.waa utaqaaanaaan.khatraaaaaaycaday yarey faraxsan.yartarun

  • @fatima-yj3hm
    @fatima-yj3hm 2 ปีที่แล้ว +1

    Walle astaama badanoo leyahyay ayaa ku jiro meshaaan ee nimanka ha nagu dirin ayuubow🤣

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Bes.nabad iyo caano.

  • @mudusaleban2975
    @mudusaleban2975 2 ปีที่แล้ว

    Thanks saxib

  • @aishaaliibrahim4473
    @aishaaliibrahim4473 2 ปีที่แล้ว

    Walasha keeda so sameey dfr

  • @mudusaleban2975
    @mudusaleban2975 2 ปีที่แล้ว

    Inoo soo badi saxib

  • @marishqurux5925
    @marishqurux5925 ปีที่แล้ว

    Thnks🥰🥰😍🥺

  • @user-rf2jz8qd3j
    @user-rf2jz8qd3j 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @abdikarimim9365
    @abdikarimim9365 2 ปีที่แล้ว +2

    First

  • @aayishaabdow3856
    @aayishaabdow3856 ปีที่แล้ว

    Waxan ku weyedinaya qofka ada wada xirirsana hadu edada nacabayahay ma ku jecelyahay mise

  • @sabaaxzayba4222
    @sabaaxzayba4222 2 ปีที่แล้ว +1

    Walahi wiilkan hada jeclahay walalki ayaa i dhawacay wanu kala tagnay suhayb walal wan naxay marka tidhi ka fagow wiil aad qof qarabo tihin ama isku dhawdihiin la socotay ka fogow walahi waxan u ahay qof daacad ah kuli calamadahad sheegtay ma lihi lkn calamadi so shegay waa ka naxay

    • @MaxamedSaabiyo
      @MaxamedSaabiyo 2 หลายเดือนก่อน

      Haddaa maxaa sameesay mala joogtaa aniga walaalkey gabar ee kala tageyn ayaa la joogaa oo habarwadaag nahay waana ku qanacsanahay

    • @AabahaKhibradda-qi5co
      @AabahaKhibradda-qi5co วันที่ผ่านมา +1

      ​@@MaxamedSaabiyo nacasyow wllka qalbigisa inaad jabiso ayaa kula yar kaso qaad ado gabadhad jeceshay u wllka ka qaado o u arooso sidee dareemi lhyd

  • @haredky3951
    @haredky3951 2 ปีที่แล้ว

    Man of integrity

  • @ubahbashirahmed5484
    @ubahbashirahmed5484 2 ปีที่แล้ว +1

    walal ragga ka soo hadal

  • @ibrahimabdi1737
    @ibrahimabdi1737 2 ปีที่แล้ว

    MashAllaah
    Waan ka helay tallooyinkaaga

  • @jibriilhassab5775
    @jibriilhassab5775 2 ปีที่แล้ว +2

    Like

  • @caashomaxamuud3941
    @caashomaxamuud3941 2 ปีที่แล้ว

    M.a meel dheer wax ka argtaa

  • @hibaaqismaacil6311
    @hibaaqismaacil6311 2 ปีที่แล้ว

    Ayub wll runta lkn sadex qofbaa xidhidh la yeeshay oo sadeex u baa waa ay ixumeyn waayo marka inan raga naco xaq baa u leeyahay

  • @apdiihakiim5795
    @apdiihakiim5795 2 ปีที่แล้ว

    Xaqiiq waaye

  • @daralla3272
    @daralla3272 ปีที่แล้ว

    2,6,7,8,9,10 😢 sxbtay dabacedadeeda

  • @salmanur1976
    @salmanur1976 2 ปีที่แล้ว

    Ustad ayamahan ragi waa ilowday

  • @suhaybyare9611
    @suhaybyare9611 2 ปีที่แล้ว

    mahad sanid walal, qaali

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 2 ปีที่แล้ว

    Thank you ustad

  • @daralla3272
    @daralla3272 ปีที่แล้ว

    1. Gabadha sawirada qadida badan.😅 not easy
    2.Dabecad xun oo qaylo badaan😅
    3. Lacgta kugu raacdo😢
    4. Nin aan isku kalsoneentahy.
    5.