War Somaliyey iska ilaaliya mashruuc yada Nairobi oo wadaada xayisiiyaan. You spend buying their Apartment but they will end up holding you on ransom for your property.
Maad Soomaali ka dhistaan? Raas caseyr ilaa raas kanbooni yuu sugayaa? 😏😏😏 Dhulkeeyga ayaan ka iibsan dhul inshallah, no shihsseye aan u dhiso dalkooda
@@jxz720 ilaa South Africa ayeey Soomaalidu dhiseen sida loo necbayahay ma maleenkartid. Walaahaan shisheeye guri I dhisin. Caruurteeydu waa shisheeye hadana Soomaaliya ayeey wax ka dhisnayaan inshallah.
Why not in teritorial somalia It's biig and larges country somali you can invested Putland And Somalilnd And why not hiboutie dhul somali. KENYA Mxaa ku fashey ma fahmin
Subxaanallah walal Alle ka cabso ma diga ayuu Wax ka xaday mise cid uu Wax ka xaday ayad taqan oo cadeynta nala wadaag hadii kale Af-kaadi umada ka cesho.
@@SAMAALE0 Nimanka qamisyada sita ee Nairobi jooga waxay shirako ku yihiin dhiga ka Somalia ka daadanaya inay xoolo ka tacbadan ayan calfanayn. Hospitals Turkey Iyo India ayay ka buxsan ayagoo xanunsan. Waa wada Mafia.
War Somaliyey iska ilaaliya mashruuc yada Nairobi oo wadaada xayisiiyaan. You spend buying their Apartment but they will end up holding you on ransom for your property.
inoo sharax qaabkee ayeey Ransom kuugu heeysanayan. document maleh miyaa. iyo hishiis yo
@@awesaden923. Sharaxid uma baahnee dhulkeena aanu dhisano, maxaa shisheeye dhulkooda ugu dhiseeynaa? 😡
is he crazy $40000 just 1 bedroom in Nairobi Kenya that's too much
40,000 dhul intee la'eg ayuu kaaga goyn dhulkii hooyo ma maleen kartaa? Diid walaal. Dhul islaameed ha dhisano, Soomaali ayaad leedahay raas caseyr to raas kanbooni ayaanu dhisaneeynas. No more shisheeye.
This is when you lie about your target 😂your target is to make money walaal runta sheeg
Absolutely
Maasha allah, wa shirkad hormood ah.
Nimankaan muqdisho ayaa looga bahanyahy
Dadka wadanka yaan laga rarrin ayaanle wadankle m'a lhihin aan somalia ahyn.
Minara homes Waa shirkad wanagsan waxaan Rajeyna In Ay Somali Imadan
Coming son 400K subscribers insha allah
Hanoolaato ❤
Ayaanle wan kusalaamay
hanoolaato waa barnaamij umadda ay wax badan ka faaiidaan oo somali aan kamid ahay ay xiiseeyaan fadlan nimankaan ha ugu sameynin xayeysiis waa tuugo anagaa reffrence gooda hayno waxay nairobi kadhigeen wala wada ogyahay ama dadka xog ogaalka ah soo wareyso fadlan ixtiraam barnaamijka hanoolaato oo haka dhigin meel dicaayad loogu sameeyo dadka umadda xoolahooda dhacay
Maad Soomaali ka dhistaan? Raas caseyr ilaa raas kanbooni yuu sugayaa? 😏😏😏 Dhulkeeyga ayaan ka iibsan dhul inshallah, no shihsseye aan u dhiso dalkooda
Maanshallah. Runtaa u sheegtay tuugtan. May wadankooda ka dhisaan.
Absolutely you right
@@jxz720 ilaa South Africa ayeey Soomaalidu dhiseen sida loo necbayahay ma maleenkartid. Walaahaan shisheeye guri I dhisin. Caruurteeydu waa shisheeye hadana Soomaaliya ayeey wax ka dhisnayaan inshallah.
@@travelandnaturechannel5875 dhul ninkiisaa iska leh. Dalku anaga ayuu na sugayaa ee aanu u kacno.
Why not in teritorial somalia
It's biig and larges country somali you can invested Putland And Somalilnd And why not hiboutie dhul somali. KENYA Mxaa ku fashey ma fahmin
Raggan Muqdisho ha imaadaan u sheeg.
Suuq weyn iyo Guryo Yari baa ka jirta.
40, 000$ Hrgeisa villa hysataa
Rwanda kigaali somali ayaan arkaayey kafhisey guryo villa dib u iibinaayey 30.000$ xita dhulku kujiro Guri villa. Marka arinkan Ninkan Shaki wuu leeyey. Price ku.
Waxa gadaneysan iska fiiriya wa lesku qabsan kara document saxa wax kula wareega
Ma aamino itaxayaadka ganacsadoodq
H noolaato
Somali gomme imanesan
Lkn aad beey qaaali u yehiin 100000$ eyo kabadan waaye in kasto ay u qalmaan
Ayaanle xuseen abdi yaa xasuusto xiligi baladweyne bbc balad weyne uu dhihi jiray🙏
🎉🎉🎉🎉
Muqdisho ka dhisaa kaa ayaa dhulkeenee
Dadka hasoo lugoynina halka ay joogaanbguryahooda haka iibsadaane
Away tel companiga
Somalia maaka dhistaan markaa wadan islaameed dhaqaalaha somalida gelineysaan
Waddan hee !
Cabdi Raqiib not raqiim
Waa tuug iska ilaaliya. May Somalia dhisaan. Waa xaanyahano raba dhiiga masaakinta
Subxaanallah walal Alle ka cabso ma diga ayuu Wax ka xaday mise cid uu Wax ka xaday ayad taqan oo cadeynta nala wadaag hadii kale Af-kaadi umada ka cesho.
@@SAMAALE0
Nimanka qamisyada sita ee Nairobi jooga waxay shirako ku yihiin dhiga ka Somalia ka daadanaya inay xoolo ka tacbadan ayan calfanayn. Hospitals Turkey Iyo India ayay ka buxsan ayagoo xanunsan.
Waa wada Mafia.
Hhhhh kaalay qofka qasab inow somalia dhisto misa kitaabkeey kutaalaa in somalia meeshii kabaxsan xaaraan tahay in ladhisto
Somali nabad ka dhigo marka hore
@@abdullahicumar3176
Tuugi kalkaal. Dhigyacab ah
Qurbo joog is target kkkk
Anaga dalalka kale lee dhisna miyaa😅