Sahal Abdul waxan rabaa inaan ka so guuro London isha allah aan beertan kale ka sameeysto somali 🇸🇴 puntland qof koowad la tashanaayo waa adiga nin fiican pure somali ah baa tahay na dhiiri geliyey Well done brother 👍👍👍👍👍👍👍👍👍 we proud you Waana salaamay ayaanle iyo hanoolato 👍👍👍👍👍👍
Sahal is an inspirational guy. I had the privilege to visit him in his farm approx 10 years ago. People like him are a treasure to Somalia and they deserve recognition and encouragement.
as vet sudent at somali national university iam witnees that sahal is such an important person in the country he inspires many veterian students, we have visted his farm aday he welcomed as and we learn alot about his businees
Masha allah, *Qof walba meel ayuu ku fiican yahay* waa kalmad xaqiiq ah. Qurba joogta Turkiga markii ay wadanka ku soo laabteen waa kaas Turkiga ka dhigay wadan leh teknologi casri ah. Waxaan rajeynayaa in dowladda soomaaliyeed ay ku dadaasho dadkas qurbaha la soo laabanaya inay wax walba u fududeyso. (Mahadsanid HANOOLAATO.
Sahal nin ku dayasho mudan Allaah u barakeeyo xoolihiis asigana Allaah xafido.! Ayaanle adna mahadsanid muuqaaladda channel soo galisay kan baa ugu xiiso badan oo aan aad ugu helay inoo soo baddi muuqaaladdaan oo kale oo naga yareey Siyaasadda guulaysta Ayaanle iyo bahdiisa Hanoolato.!
Kuwa dhiga ka gacansada siyaasiyiinta qurbaha ma aha ee waa Kuwa 30 kii sano waddanka joogay oo bahaloobay, qorigana ka cabsaday Laakiin qalinka beentaa qaatay oo dadka iyo agoonta xoolohooda xasan sida xasan sheikh , saabeey, iyo madaale, waa noocaas Kuwa waddana aan waxbana ku soo kordhin, hogaamkiina dadka ehelka u ah aan iga leexaneeyn , u jooga kaliya inay masaakiinta qabuuraha kala soo baxaan , qasnadaha dowladdana xaaliufiyaan ilmahoodii oo iyaga ka sii aqoon liitana meel walba geeyey si ay iyaguna wax u xadaan hhhhhh
Maasha Allaah, mahad oo dhan Alle ayay u sugnaatay. Ka bacdi adr maskaxdiisa maale Sahal, tan sadaxaadna Ayaanle/hanoolaato. Mudane Sahal waxa aad heeso waa hubaal in taariikhda ee ku qori doonto in aad tahay halgamaa, dhagax la dhisaana aan marna la siisan karin horumarka aad ka wado dhulkeena iyo goosha aad u soo hogaamisay Soomaaliya.
You initiated an impressive project that is needed by our people. I am thinking of getting into farming, and I have zero experience in it. Wish you the best, Mr. Sahal.
Maashaa allaah ha weli rajo fiican ayaan leenahay intii aan haldoorkaan oo kale aan leenahay oo ku dadaalaya in aanay dhaqan guurin xoola dhaqata nimadeena oo lahor mariyo si aan cad iyo caano la hubo aan u helno guuleyso halyey
Shibiraha nolol ey ka walax yihiin. Hadii geedka talaalka uusoo jiitay shibiraha fadlan talaala dhowr kale iyo kuwo ka dhaadheer kana howd badan. It was a joy watching this fantastic man and his amazing work, inspirational.
Masha Allah xoolaheena. Wax ka fcn ma jiraan , mustaqbalkana. Waa iska imaan doonta iyadoo warshado. Waa weyn la hirgeliyay , xoolaha in aan dhaqano oo weliba farming ka casriga. Ah aan u so jeesano waa Muhiim
masha Allah tabarika laah walee odaygan manta wax buu ina baray ilahay ha barakeyo somalida daar dhisid bay kuwasheen manta hadi dagalo wawayn dhaco maxay cuni doonan
Ayaanle ha iska daayo barnaamijyada qabyaaladda iyo nacaybka beelo gaar ah ee uu ummadda u soo gudbiyo oo ha ku bedelo isku soo ururinta Soomaalida sideeradii kala yaacday. Taas buu adduun iyo Aakhiroba Ajar ka helayaa...waa iga talo...🇸🇴❤🙏👌
T HANKS for this information. I am from Djibouti and I would like to share with the owner of this farm my experience on dairy production by using exotic livestock. My contribution is about how help those dairy cows suffering with the excess heats. First you have to construct a shade area high like gas station (4 to 5 meter high). Second: provide those cows with permanent fresh water. 3. Feed those cows during cools hours of the day. 4. If the stress is high; gives to those fragile cows this aspirine (what Somali call CANIN ASPRO) WHICH reduce the stress. Good luck you are a very clever SOMALI guy.
Masha Allah. Guriga sahal waa open house qof kasta oo somali ama non- somali ah u furan. Waa goob lagu kala fikrad qaato. Waxa u fududeeyey sahal arintaan mucjisada leh waa waaye QALBIGIISA AYAA WANAAGSAN
Lol.. This show is so random, it's all over the place. What are we learning or seeing. From sheep's cows to tractors to rabbit to sperm to grass to lab, to kids quran to sun flower oil to trailers to outdoor building to whattttt. Just so random 😅
ASC Mansha ALLAH runti waa arrin wanaagsan Xoolaha iyo beeraha uu Mr Sahal ka sameeyay Mogadishu,runti waa ku amaanaya walaalkey,horumarka uu soo kordhiyay ee horumarka leh Mansha ALLAH Thanks 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️
Mash Allah. Sahal wixuu keenay fikir fiican oo loobaahnaa. We also need to find out how to store water after the heavy rain because most of the triple fights are caused by the lack of water in rural areas.
sahal abdul waa nin gob ah waxaan xasuustaa maalin aan beertiisa sobe ku taala in aan paratico u taganat si kal iyo laab ah ayuu noo so dhaweeyey si hagar la,an ah na wax wuu no fahamsiyey khyer Alle haka siyee ...wuxu kala inalaa wadaagay meshuu ka so bilaabay iyo in khibrad 10 sano u leeyahy kana so shaqeyn jirey beer lo, oo swedan ku taali jirtay sidoo kalena uu ganacsigan/cilmi baaristaan siduu asaga noo sheegey uu 2013 dalka ka bilaabay 3 neef uu ilaa manta wado m.a Alle ha barakeeyo...ader sahal waa tuaale nool ,dulqaad iyo dabar leh
Sahal Abdul waxan rabaa inaan ka so guuro London isha allah aan beertan kale ka sameeysto somali 🇸🇴 puntland qof koowad la tashanaayo waa adiga nin fiican pure somali ah baa tahay na dhiiri geliyey
Well done brother 👍👍👍👍👍👍👍👍👍 we proud you
Waana salaamay ayaanle iyo hanoolato 👍👍👍👍👍👍
Puntlant was abaar sahib. Mel kale raadi
@@1Highenergy1😂😂😂😂
@@1Highenergy1 maskaxda iyo akhlaaqda baad abaar ka tahey orodo kuwaas hagaajiso.
1:35 @@WHO2024warya nacas yohow garowe waa Mel habaarsan. Nolosha aad kunoshihiin Weey adaktahay. Waad ad'😊adaaktihiin wallahi.
Program kii ugu xiisaha badnaa oo aan waayahaan daawado thank you both❤
Jigjiga ayaan jooga wax badana waan ka bartay hada ninkan Sahal. Thank you Ayaan for this informative video, I always enjoy your shows.
Sahal is an inspirational guy. I had the privilege to visit him in his farm approx 10 years ago. People like him are a treasure to Somalia and they deserve recognition and encouragement.
Sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam
Ku hadal Somali
as vet sudent at somali national university iam witnees that sahal is such an important person in the country he inspires many veterian students, we have visted his farm aday he welcomed as and we learn alot about his businees
Waa inaan dalkeena warshado cunto iyo agab kasta, beero iyo wax soo saar usoo jeensano. thank you Ayaanle.
Asc
Sideey ku usura galeysaa ?
Amniga hadduu hagaago wax walba waa hagaagayaan waliba caasimada iyo koonfurba waa gobolada muhiimka ah
War dhalinyaro ma jiran cid barata ama cid baratay chemical engineering ama cilmiga warshadaha kiimikada
Waa nin nasiib badan lacagta waxaa ka muhimsan farxada iyo jeceylka u uqabo shaqadiisa iyo noloshan macaan
masha Allah
Aad io aad qurux m.a
SAXIIX
Masha allah, *Qof walba meel ayuu ku fiican yahay* waa kalmad xaqiiq ah. Qurba joogta Turkiga markii ay wadanka ku soo laabteen waa kaas Turkiga ka dhigay wadan leh teknologi casri ah. Waxaan rajeynayaa in dowladda soomaaliyeed ay ku dadaasho dadkas qurbaha la soo laabanaya inay wax walba u fududeyso.
(Mahadsanid HANOOLAATO.
Absolutely 💯
Barnamijkii ugu fiicna ebed aan kada wado ayaanle Hussein abdi waad mahad sanatahay sahal macalin runti shaqo fiican ayuu qabtay oo lagarabay wasarada xanananda xoolaha in ay qabato wuxu malyan jeer kafiican atahay ganacsatada ama tujaarta lacagaha faraha badan wadamo ajnabi ah kumalgashaday oo an waxba wadankoodi kuso kordhin iyo Siyasiyiinta kursi dartii wadankeena kuheysta afduub oo mooda haduusan kursi helin in uu dhimaanaaayo waa cilmi socda beertaa runtii wan kaga mahadcelinaya wax fiican ayaad sameysan wax jeclan laha in an kusobooqdo dhawan ayan muqdisho usocda inshalah
“Laba iyo tabon sanoo ayaay caano isineeyse, markaay duqoowde waay iqalmi waayse inaan sii kale u isticmaslo”, Mashaallah adheer sahal illaheey haku barakeeyo, nin aragti adheer oo waxqabadkiisa aad looga intifacaayo dan walba.
Sahal nin ku dayasho mudan Allaah u barakeeyo xoolihiis asigana Allaah xafido.!
Ayaanle adna mahadsanid muuqaaladda channel soo galisay kan baa ugu xiiso badan oo aan aad ugu helay inoo soo baddi muuqaaladdaan oo kale oo naga yareey Siyaasadda guulaysta Ayaanle iyo bahdiisa Hanoolato.!
Very interesting maasha Allah
#Masha Allah Sahal waa nin dalkiisa jecel waana dadka aan u baahanahay in aan ku dayano shukran Ayaanle
Masha allah waa videogi ku ficnaa aan fiirsado ❤
Cafwan: erey-bixinta waa cajiib.
Ereyga lo'jire waxaa loo adeegsadaa qowsaar.
Balse milkiilayaasha xoolalayda waxaa loo adeegsadaa;
1. Kuwa geela leh geelley baa loo yaqaan.
2. Kuwa lo'da lehna lo'ley.
3. Kuwa ariga lehna ariley.
Markaa, Dr. Sahal waa inaan ugu yeernaa lo'ley.
Mahadsanidiin...
Looley ayaa dhahaa
Ayaanle barnaamij fiican ayuu ahaa mahadsanid walaalkey noo soo badi barnaamijkan
Wee need part2 beeraha iyo suu umaareeyo.
Noogu soo xiji MR:AYAANLE.
mashaa Allah vediogan runtii aadbaan ugu raaxeystay waad mahadsantihiin ayaanle adiga iyo xaajigaba noo soo badi barnaamijyada noocan oo kale ah mahadsanid
Masha allah 😊 Sahal Abdule waxaad heysaa shaqo culus oo aad u muhiimsan ✊🏾 allahana ku xafido walaal 💙
*SAHAL ABDULLE* Waxaad mudan tahay abaal marin, waxaad dhaantaa Siyaasiyiinta qurbaha ka yimaadeen oo dhiiga dadka ka ganacsada inta ay xilka hayaan, marka xilka waayaana qurbahooda ku laabta. MAHADSANID, waxaan rajeynayaa inaad aqoontaada ugu faaiideyso dhalinyarada soomaaliyeed. Ayaanle mahadsanid, inoo soo badi barnaamijyadaan.
Kuwa dhiga ka gacansada siyaasiyiinta qurbaha ma aha ee waa Kuwa 30 kii sano waddanka joogay oo bahaloobay, qorigana ka cabsaday Laakiin qalinka beentaa qaatay oo dadka iyo agoonta xoolohooda xasan sida xasan sheikh , saabeey, iyo madaale, waa noocaas Kuwa waddana aan waxbana ku soo kordhin, hogaamkiina dadka ehelka u ah aan iga leexaneeyn , u jooga kaliya inay masaakiinta qabuuraha kala soo baxaan , qasnadaha dowladdana xaaliufiyaan ilmahoodii oo iyaga ka sii aqoon liitana meel walba geeyey si ay iyaguna wax u xadaan hhhhhh
Masuul sahal you're inspiration is another level tariikhda Aya kuxusidoonta
Maasha Allaah, mahad oo dhan Alle ayay u sugnaatay. Ka bacdi adr maskaxdiisa maale Sahal, tan sadaxaadna Ayaanle/hanoolaato.
Mudane Sahal waxa aad heeso waa hubaal in taariikhda ee ku qori doonto in aad tahay halgamaa, dhagax la dhisaana aan marna la siisan karin horumarka aad ka wado dhulkeena iyo goosha aad u soo hogaamisay Soomaaliya.
Hadii magaalada gudaheeda intaasoo neef lagu yeelan Karo baadiyaha bal kawarama walaahi somaliya mashaqeestayaal inee yihiin ayaa natusteen thanks ayaanle ❤❤❤❤
Hi sahal & ayanle xusen abdi .my cousin sahal iam still in Chicago Illinois i will be there soon. this is really beautiful farm keep on going bro ❤
Maashaa alaah maashaa alaah barakee alow nin aad iyo aad uqiimo baden ilaahey dadka qiimaha baden hanoodaayo. Qofasta wax qiimo leh hakeeno dalka . Nin igama mudna dal wanaajiye ayaan ubaxshey koob dahaba ayuu muden yahay
You initiated an impressive project that is needed by our people. I am thinking of getting into farming, and I have zero experience in it. Wish you the best, Mr. Sahal.
Maashaa allaah ha weli rajo fiican ayaan leenahay intii aan haldoorkaan oo kale aan leenahay oo ku dadaalaya in aanay dhaqan guurin xoola dhaqata nimadeena oo lahor mariyo si aan cad iyo caano la hubo aan u helno guuleyso halyey
Ma sha allah allah mubaarik lo da wa leygu so koriyey wa nimco eebe❤
Masha Allah baraka Allah. Walaalkeey. I'm happy to see this program. ❤❤❤🎉🎉🎉
Masha allah waa howl muhiim ah oo laga rabay dawlad iyo heyado iney u wada istaagaan oo ninkaas wax uun ka qabtay jazakallah
Dowlad nidamka okaliya ilaalisa ee shacabka hoosha qabsada waxaaana adi qabsanin dowlad kuma qawaneyso cafwan wll
Shibiraha nolol ey ka walax yihiin. Hadii geedka talaalka uusoo jiitay shibiraha fadlan talaala dhowr kale iyo kuwo ka dhaadheer kana howd badan. It was a joy watching this fantastic man and his amazing work, inspirational.
m.a aderkaan aaad ayu u dadalay wlhi ilahey cimri dheer iyo cafimaad ha siiyo ❤
Ma’sha’Allah Abti, keep going. Hard work and passion always pays off🙃
What an interesting documentary nin ku dayasho iyo bogaadin mudan weeye oday sahal.
Mashaa Allah wlh waa wax aad loogu farxo
Waa in adeerkaan lagu daysadaa
MashaAllah, Sahal waa qof aad iyo aad logu farxo shaqadisa iyo waxa uu no horseedey.
Ka warama BADDENA in isaga uu wakil noga noqdo si uu nogu faa'ideyo aad ban ogu MAQSUDEY Runti.
Masha Allh siyaasiinta 100 kiiba 100 wuuka fiican yahay aduun iyo aakhiradiisiu ilaalsaday waxiisa oo dhan waa xalaal taa yaa iska helo inta aduunka ugu dhiman sidaa Alle ha ugu dhameeyo insha allah
MashaAllAH Sahal Abdulle beertiisa isku dhafan iyo qoyskiisana ALLAHA Barakeeyo🤲🙏
Ayaale waxaan kula talinahaa inuu iska daayo oo ka haro barnaamij-yadiisa Qabyaaladaysan kuna badelo baraamijyo ku salaysan Horumarinta, Hagidda, & Hanuuninta ummadda soomaaliyeed oo Dunida Hayaanka ah ka haray, Haad Geed Waayay noqday oo Qabyaaladda quudka looga dhigay....🇸🇴❤🙏👌
Waa barnaaamij aad u fiican waaa Mahadsantahay Hanolaato
Sahal Abdul waa national hero waana ku faraxsanahay geesimada aqoonta iyo ilbaxnimada ad shacabka somaliyed u horseeday
Thanks 🙏
I am very impressed by your hard work Mr Sahal
Ninkan waa hanti qaran Allah haku xafido Adeer
Interesting Masha Allah Tabarakalah Alle ha u barakeeyo.
Masha Allah xoolaheena. Wax ka fcn ma jiraan , mustaqbalkana. Waa iska imaan doonta iyadoo warshado. Waa weyn la hirgeliyay , xoolaha in aan dhaqano oo weliba farming ka casriga. Ah aan u so jeesano waa Muhiim
war hambalyo sahal beertaada iyo xoolahaaga alah kuu barakeeyo wax dalkeen ka baxo in dibada laga soo dhoofiyo aniga waan necebahay ganacsatada haku dayato sahal aniga saliida gabal dayaha waxaan ku arkey dalka tanzaaniya baadiyahiisa beero ku yaalo beeraleyda iyo xoolaaleyda iyo ganacsatada haku dayato sahal wax dalkeen yaalo dibada yaan laga keenin beeraha dalkeena xoojiya sahal guul
Manshallah tabarakallah Allaha ku barakeeyo ❤
Maasha Allah, Tabakallah shaqo fiican oo Qaran baad qabatay Mr.Sahal ,,Allah ku barakeeyo Guuleyso
masha Allah tabarika laah walee odaygan manta wax buu ina baray ilahay ha barakeyo somalida daar dhisid bay kuwasheen manta hadi dagalo wawayn dhaco maxay cuni doonan
Yaa tan jaamacad way dhaaftay shiiquna masha allah cimri dheer iyo cibaado wanagsan
Isma lihi barnaamij kan ka fican ayad daawan lahayd ...Macalin Sahal Abdulle Allh u barakeyo xoolaha. Run ahanti aad ayan ugu farxay wana noqon doona sidiisa okale Isha Alhh
masha Allah jawabahaqo way ika farhisay ayad ku dhawaqday qof wanagsan ba tahay masha Allah
Mashaa allah adeer sahal waxaan kaasoo salaamayaa jigjiga waxaan rajaynayaa inaan mashruucaas oo kale ka hirgaliyo jigjiga waxaan rajaynayaaa inaad iga caawiso
Asc sahal cabdulle iyo ayaanle waa idin sallaamay barnaamishkaan midka qurux badan ma arkin maashaa allaah alloow kuu barakeey innaa igucan rabaa markaan diyaar noqdo inshaa allaah beerta iyo xoolaha waan jeclahay
Mashallah tabarakallah Ilahayow noo xafid oo cimrigiisa noo dheere Yarabbi.
Sahal Macalin waa hanti qaran oo ay tahy dadka Soomaaliyed inay ilaashadaan. Waligay barnaamj ka macaan daawashadiisa wali ma daawan, waxbadan ayaan ka faaidey anoo Holland jooga waxa i gashay dhirogalin. Waaba cilmigiiyo socda adeer Sahal.
Waxan aad ula dhacay dal jacaylka iyo dad jacaylka waliba kuwa la shaqaynaya Ixtiraamka u u haayo sidu u leeyahy wa lafdhabarki howsha iyagan ku aamina markan maqanahy oo uu amaanta ula.dul dhacay yasalaam Ilahayow noo xifdi.
Meeqa qof oo Soomaali ah ayaa maanta ka shaqaysa oo mushaar ka helay oo cilmi ka bartay. Waxa iga daran research sidu u samaynaayo isku tashiga iyo inu isku dayaayo inu ka maarmo dal shisheeye xoolo iyo badar laga keenay oo u makiinadihi soo iibsadey.
Tan igu sii daran waxay tahy cawska u sii dhigtay oo abaar iyo aaranba uga tashadey.
Waa halka ay maanta Beeraleyda iyo Xooladeyda ugu go.een. tusaale waxad maqlaysa abaar baa dhacdey xoolihi waa dhaafen hebel hebel...ama meel hebel baa cows laga sheegay dhulkas daaqsin leh baa loo foofiey xoolihi 4 ila 6 KM laga yaabo inay u jirto halku dagana ayu u lugaynaya intas kaliya inu caws ay cunaan helo xoolaha, isago heli kara inuu sii dhigto abaarta waxay cuni lahaayeen..
Tan ugu sii daran waaba isku dilan dhulka cawska leh Soomaalida marwalba walba dagaal baa ka taagan oo soo noqnoqda, marka hadey cawska sii dhigan lahaayeen shidadas iyo dagaalkas walaga baaqsan laha dadku nabad bey heli lahaayen.
Waxa igu soo dhacdey Qisadi Nebiyulaahi Yusuf calayhi salam uu ku riyoodey 7 sano oo abaarta iyo 7dii barwaaqada iyo sidu uga gudbay.
Hadal ma soo koobi kare waxan duco ahayn uma haayo adeerkey Sahal Allaha noo xifdiyo oo cimrigiisa hanoo raajiyo, jiilal ka dhaxlana cilmigan Allaha nasiiyo si aan barwaaqo u gaarno uga baxno jahliga iyo faqriga na baday gacan hoorsiga shisheeye.
Xamar hadaan imaado adeer macane waa balan waan ku soo booqanaya kuma garanayo adna i garan maysid laakin dad jacaylkaga iyo wadan jacaylka ayaan ka simanahy Guulayso adeer guulana garabkaaga ha galo. Wwrb. Ayaanle mahadsanid. Noo so badi barnaamijyada tacbashada iyo horumarinta dhaqaalha iyo cilmiga kisto naga yaree Siyaasadan ma dhalayska .
Maasha'allah tabaarakallaah baarakallaah ❤️ ♥️ ❤
Ayaanle ha iska daayo barnaamijyada qabyaaladda iyo nacaybka beelo gaar ah ee uu ummadda u soo gudbiyo oo ha ku bedelo isku soo ururinta Soomaalida sideeradii kala yaacday.
Taas buu adduun iyo Aakhiroba Ajar ka helayaa...waa iga talo...🇸🇴❤🙏👌
Waa saad adigu u aragtay ee .ma ahan nin qabyaaladeed malaha adigay maskaxda kaaga xiran tahay qabyaaladu
@@sarahaden8314wuu qabyaalad badan yahay ayaanle
Adigaaa aaminsan taaas cid la macmebyaha majirtee sikale beey adigu kuu saameysay
Waa wazaaarad caadiya xata wazaaraha xoolaha iyo beeraha mahestan xogtan ❤❤
Caadi maahan sheekadaan masha Allah waa sideey tahaye amazing 👏
Masha Allaha keep going adeer
Intaan daaro dhaadheer dhisi laheen waxaa ka wanaagsan inaan maalgashano beeraha,xoolaha iyo kaluumeysiga taasoo dhalin laheed shaqo abuur badan,hurumar dhinaca dhaqaalaha ah iyo isku filaansho dhinaca cunada ah,taasoo horseedi laheed abuurka warshado yar yar. Waad mahadsantahay ayaanle adiga iyo sahalba
Maasha Allah ilaahay hakuu barakeeyo insha Allah
Mashallah waa ruux mudan in lagu daydo nooloow SAHAL CABDULLE
Amazing program, thank you!
T HANKS for this information. I am from Djibouti and I would like to share with the owner of this farm my experience on dairy production by using exotic livestock. My contribution is about how help those dairy cows suffering with the excess heats.
First you have to construct a shade area high like gas station (4 to 5 meter high).
Second: provide those cows with permanent fresh water.
3. Feed those cows during cools hours of the day.
4. If the stress is high; gives to those fragile cows this aspirine (what Somali call CANIN ASPRO) WHICH reduce the stress.
Good luck you are a very clever SOMALI guy.
Maad soomali ku hadashid mxaa balaayo iskaga dhigeysaa oo luqada uga faaneysaa
@@cabuudibrahim260dadka qaarkiis waxaa u sahlan inay wax ku qoraan afkii ay wax kusoo barteen
Nio adoo luqadaada ku hadli kartid maxaa cidkale liqadeeda ugu suuqgeyneee
@@cabuudibrahim260ma ku hadlo ama maqorikaro. Lakayabaa. See ku ogaday in kufaanayo
Aspirin stress looma cuno, waa blood thinners
MASHA ALLAAH ALLAHA KUU BARAKEEYO SHAQADADA WAA WAXQABAD AAD U WEYN DALKA IYO DADKA 1000 QOF HADII LAHELILAHAA WALAAL SAHAL OO KALE AH FAAIIDO WEYN AYAAN LAHELI LAHEYN
Muqaalka waan dhameystay mashaa Allah.
Sahal waa hanti qaran
Masha Alllah waa nin ku dayasho mudan ilaahy ha barakeyee
Walee sahal caadi maansha Allah aad ayey ii farxad gelisey mustaqbalkaan ♥️🥰
Excellent... keep going Adeer Sahal Abdulr...
Mansha Allah Sahal Allah haku xafido. Walal waxaan kaa dareemayaa, inaad tahay qof aqoon iyo wisdom isku darsaday inatahay.
Waxa Madan oo mahiim aha ayaa tiri.
Dhalin yarado adoo kale ayay u bahan yihiin inay maqlan.
MaanshaAllah! Alaaha ku barakeeyo Ayaanke iyo walaalka kaleba!
Masha allha illa ❤❤❤❤❤
Maashaa allaahu dr sahal aad iyo aad ayaan ugu farxayshaqada aad qabatay meel aan kala soo xiriiraa ayaan rabaa hada jabuuti ayaan joogaa reer soomaliya ayaan ahay gaarahaan muqdisho
Wax sosar hadad maqasho wakas o kale Allah ku xafido 🎉🎉🎉🎉❤❤❤
Waa tusaaley fiican keep going 🎉
Mashallh ilaha ubarakeeyo aamiin❤
The guy is Genius, Masha Allah
ماشاء الله تبارك الله ربي يحفظها ويبارك ❤
M.a sahal qof somali mihiim u allah hanoo daayee❤❤❤
Cet homme est extraordinaire, un modèle a suivre.
Cimiladu wa cajiib Sidu allah ugu talay ba saxa ❤
Masha Allah. Guriga sahal waa open house qof kasta oo somali ama non- somali ah u furan. Waa goob lagu kala fikrad qaato.
Waxa u fududeeyey sahal arintaan mucjisada leh waa waaye QALBIGIISA AYAA WANAAGSAN
Ayaan iyo Hanoolaato❤💯💯👍
Mash allah caqliga iyo cimriga allaha kuu daayo adeer nin rageed baa tahay wax badan suuro galiyay
Maashaa alaah ilaahow ubarakay aamiin saasaa loobaahanyahay dadka soomaliyeed ee lacagta haysta wadanka hamaal gashadeen hanakusoolaabteen❤❤❤❤
Mansha allaah alle ha idiin barakeeyo
Arinkaan was in lagu Daydaa
Masha allah dhiiri galin bay noo tahey
Natural cows is the best and healthier
One little or two little😮🤏
Cancer ayuu dalka keenay qofkan xanunsan we rer galbedtaka nolasha qiyaaliga ay kunol yihin qaladka ka fahamay
Lol.. This show is so random, it's all over the place. What are we learning or seeing. From sheep's cows to tractors to rabbit to sperm to grass to lab, to kids quran to sun flower oil to trailers to outdoor building to whattttt. Just so random 😅
❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂🇫🇲🏆🏆🇺🇳🇺🇳🇺🇳🏆🇺🇳🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🏆🏆🏆🇺🇳🇸🇴🏕🏕🇸🇴🇸🇴🏆🏆🏆🏆🇺🇳🇸🇴
health cows is the best.....ask the vet before u throw abad comment
ASC Mansha ALLAH runti waa arrin wanaagsan Xoolaha iyo beeraha uu Mr Sahal ka sameeyay Mogadishu,runti waa ku amaanaya walaalkey,horumarka uu soo kordhiyay ee horumarka leh Mansha ALLAH Thanks 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️
Sahal Abdulle waa nin wayn oo tusaale ah 👏👏
Masha Allah guuleyso walal ❤❤❤
Mash Allah. Sahal wixuu keenay fikir fiican oo loobaahnaa. We also need to find out how to store water after the heavy rain because most of the triple fights are caused by the lack of water in rural areas.
Masha allah wlhi sahal cabdule howl fiican buu hayaa
Maansha allah hawl loo baahnaa ayuu qabtay alle hakuu barakeeyo
Excellent presentation.Adeer very passionate uah waaye wuxuu qabanaayo,in lagu daydo mudanyhy.
Dhulkan Amin Allah na isku xidh Allah haku barakeeyo
Waaw Masha Alah
Maasha Alaah
sahal abdul waa nin gob ah waxaan xasuustaa maalin aan beertiisa sobe ku taala in aan paratico u taganat si kal iyo laab ah ayuu noo so dhaweeyey si hagar la,an ah na wax wuu no fahamsiyey khyer Alle haka siyee ...wuxu kala inalaa wadaagay meshuu ka so bilaabay iyo in khibrad 10 sano u leeyahy kana so shaqeyn jirey beer lo, oo swedan ku taali jirtay sidoo kalena uu ganacsigan/cilmi baaristaan siduu asaga noo sheegey uu 2013 dalka ka bilaabay 3 neef uu ilaa manta wado m.a Alle ha barakeeyo...ader sahal waa tuaale nool ,dulqaad iyo dabar leh
Asc Maashaa allaah
Wlhi billow iyo dhamaad waan dawaday meshaan waan tagay anoon ka hamuun hoyn ayaana kasoo tagay adeerkey guuleyso❤
Aa cano kaso gaate xamar xaage uga taal.