Barkhad Batuun Iyo Wiil Baalashle ah Qiso Dhex Martay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 129

  • @abdirizakismail9952
    @abdirizakismail9952 3 ปีที่แล้ว +23

    madaxweynaha mustaqbalka waa cabdikariin axmed mooge kuxigeenkauna waa barkhad batun insha alla

    • @rabitaloudaa32
      @rabitaloudaa32 3 ปีที่แล้ว +2

      Oo dalkan miyay dhamaadeen dadkiisii

    • @مریم-ل2و
      @مریم-ل2و 3 ปีที่แล้ว +1

      War naga daaya qabyalata kuli waa reer soomalian

    • @vp106cy4
      @vp106cy4 3 ปีที่แล้ว +1

      Cabdilariimku miyaanu ahayn kan caruurta yaryar nusasaacahood guranaya?
      Yaa alah adaan kaamagan galnay calooshood ushaqaytayaasha

    • @xaawasaleebaan986
      @xaawasaleebaan986 3 ปีที่แล้ว

      inshaa allaah💞💞💞❤❤🌹🌹🌺🌺

    • @abdilahiyusuf5779
      @abdilahiyusuf5779 3 ปีที่แล้ว +3

      Hadaadan Qabyaali ahayn Maxaad C/kariin Uga Hormarisay Barkhad

  • @naciimchannal
    @naciimchannal 3 ปีที่แล้ว +1

    ماشاءالله تبارك الرحمن بارك الله فيكما
    Alle ha barakeeyo Alle ha barakeeyo Alle ha barakeeyo
    Adoonkaa Alle Ee barkhad iyo Adoomahaa wanagsan Ee uu ka mid yahay Macalinka farxad iyo kuwii Reer ka Wxa taray oo culayskii ka dul qaaday farxaan yare Alle idankii
    Waa guul iyo wafajin weyn oo Alle lago helo farxaan Hankiisaa iyo diin jacalkiisa
    Alle walidkii ha unaxariisto janatul firdawsana hageeyo farxaan yarena Allle ha xiftiyo oo ha taageero
    الله يحفظك ورعاك وغفر ذنبك وادخله الجنة الفردوس الأعلى انت ولوالديك وكلكم انشاالله.
    Waataa masuuliyada loo baahan yahay wlhy ❤💯

  • @xuseenmaxed4759
    @xuseenmaxed4759 3 ปีที่แล้ว +5

    Alle haku xafido adiga iyo samafalayaasha adduun iyo aaqiro

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 3 ปีที่แล้ว +7

    ماشاءالله تبارك الله جزاك الله خير

  • @kadarmirad7859
    @kadarmirad7859 3 ปีที่แล้ว

    Illaahayaw barkhad baatuun adaa umada usodiray masul fahmikara darufaha aadamaha allah haku barakeyo masul barkhad baatuun

  • @EmeraldZach
    @EmeraldZach 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah barkhad jaamac iyo inta wanaga samada
    ARDAYga yar ilahay ha xiftiyo amiin
    This is so amazing Mansha Allah

  • @ahmedssolutionaccount844
    @ahmedssolutionaccount844 3 ปีที่แล้ว +3

    Dadka yaa ugu sharaf banan ehlu quraanka

  • @abdullahkadar2940
    @abdullahkadar2940 3 ปีที่แล้ว +4

    masha allah waa wiil yar oo dadaalaya,,reerkooda iyo hooyadi wax walba u qaban doona

  • @cabdiqaniqaasim5494
    @cabdiqaniqaasim5494 3 ปีที่แล้ว

    Barkhad jamac waxaan ka qoray inuu yahay qof qalibi wanaagsan alle ha daayee

  • @abdinuraden968
    @abdinuraden968 3 ปีที่แล้ว

    Maa shaa Allaah
    Jazaakal laahu khayran
    Tusaale ku dayasho mudan.

  • @hamdaomer3815
    @hamdaomer3815 3 ปีที่แล้ว

    😭😭😭mzha allh allh wiil culus weye tnx barkhad btun

  • @rashiidhassan7963
    @rashiidhassan7963 3 ปีที่แล้ว +1

    Qisada Barkhad u ka shekeeyay way so jiidatay wiilka oganka Illahay ajar iyo xasanaad hakaasiyo

  • @abdirahmanartan6877
    @abdirahmanartan6877 3 ปีที่แล้ว +1

    Ascm xildhibaan barkhad jaamac batuun guulaysta adiga iyo shacab weynaha reer somaliland meelkasta oo aad joogtaan waxaan si gaar ah ubogaadinayaa duqa caasimada hargeysa c/kariim axmed mooge iyo barkhad batuun oo kudasho mudan guulaysta aduunka iyo aakhiroba waxaan idiin kasoo hambalyeynayaa magaalada boosaaso

  • @ayaanjama9294
    @ayaanjama9294 3 ปีที่แล้ว +10

    MashaAllah tabarkalah

  • @ahmedabdi9368
    @ahmedabdi9368 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allaha barakalaak barkhad waa nin Khayer qaba

  • @omerdamac
    @omerdamac 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah.miisanka xasanadka Aakhiro illahay hakugu darro.Mahadsanid barkhadaw

  • @madinaqali4709
    @madinaqali4709 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Allah haku barageyo barkad

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha'Allah Waa Sax Guulayso, 😍💖💟👍

  • @mohamedibrahim6013
    @mohamedibrahim6013 3 ปีที่แล้ว

    Asc dhamaan waa salaamantihiin waa wax kudayasho mudan jazaaka kalaah qeyral jazaa

  • @suldaanismailsuldaanyare3389
    @suldaanismailsuldaanyare3389 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninkan barkhad batuun wa geesi wlhi

  • @umumohamed2399
    @umumohamed2399 2 ปีที่แล้ว

    Mash allaah 🥰 horay usocda 🥰👍

  • @zahranur7111
    @zahranur7111 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha'ALLAAH ALLAHA ku BARAKEEYO ALLAAHUMMAA AAMIN

  • @geelleguure8808
    @geelleguure8808 3 ปีที่แล้ว +3

    Barkhadow insha Allahow madaxweyne ayaad ka noqon doonta Somaliland.
    Siyaasiinta ka soo jeeda reeraha tunka wayn sheegta weli kuma hayn nin intaas baa ugu yare qabtay. Waxay yaqaanaan oo ay na bareen qabyaalad, baabuur qaali ah iyo guryo qaaliya oo qaar dabaqyo yihiin sida loo dhisto. Waxan ognahay in 95% dakhliga wadanka soo gala jeebadda lagu shubto. Taas oo ay dheertahay qabyaalad, kala qabin ummadda, magaalooyinka oo loo kala eexdo, iyo ummadda oo la lugooyo. Waxaa kaaga daran cadowga ummadda ma yaqaaniin, qaarkood waa a la saaxiib.
    Barkhadow adiga iyo kuwa kula midka ah ee xaalaasha ah Marka aad hogaanka wadanka qabataan ayaa horumar iyo noolo aan ka rajeynaynaa. Guulaysta, ha niyad jabina ee halkaas ka wada.

    • @mohamedibrahim6013
      @mohamedibrahim6013 3 ปีที่แล้ว

      Kuwaasi waxay ka badin la'yihiin barjeyn wax aye ummada uqabtaan iska daayee,waa dabci aad u xun jabuutina waa la mid inappropriate geele daqligii wadanka soon gelayey wuxuu ku bixiyaa barjeyn iyo heeso

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 3 ปีที่แล้ว +1

    Nin aad u wanaagasan

  • @jamaisse9852
    @jamaisse9852 3 ปีที่แล้ว +2

    asc
    anna waxaan odhan lahaa madax weynaha mustaqbalku waa barkhad ku xigeenkiisuna mooge.
    rayiga dadweynaha.

  • @cabdicasiiscraxman192
    @cabdicasiiscraxman192 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah mundane batuun Allaha ka abaal mariyo

  • @abdikadirahmed9540
    @abdikadirahmed9540 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah barkhad batuun waxan kasotaagera Kenya gobolka woqoyi Bari. Qofka wanaagsan umabahna introduction

  • @abdideeq1843
    @abdideeq1843 3 ปีที่แล้ว +5

    This emotional 😭

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 3 ปีที่แล้ว +5

    Manshallah Tabarakallah

  • @asadluckymen6927
    @asadluckymen6927 3 ปีที่แล้ว +6

    Batuun guul

  • @shamiscismaan6890
    @shamiscismaan6890 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allaah alle ajar hakaasiyo

  • @hinda1515
    @hinda1515 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaah guuleysa ❤❤❤❤❤❤🤲🤲🤲

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 3 ปีที่แล้ว

    Masha'Allah Waa Arin kudayasho, Mudan Guulayso, MR Barkhad💞👍

  • @abdirahmansalah3461
    @abdirahmansalah3461 3 ปีที่แล้ว +1

    mansha Allah mansha Allah mansha Allah jasaka laah khayr

  • @abdirahamanmohammedabdi1237
    @abdirahamanmohammedabdi1237 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle hakugarab galo Barkhad

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 3 ปีที่แล้ว

    Libaax deeh Allah yabaarik guul baan urajeynayaah iyo noolal wanagsan Allah weliga kuxiidnow diintaddana xafddi

  • @medinaibrahim7365
    @medinaibrahim7365 3 ปีที่แล้ว +1

    Ma sha Allah.BarakAllah fikum ❤

  • @abdinurmahamed2948
    @abdinurmahamed2948 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashaallah guuleysa barqad

  • @abshirabdi4711
    @abshirabdi4711 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Allow barakey Amiiin yarabi

  • @somaliasomalia7925
    @somaliasomalia7925 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah ilaahey abaalkas aduun iyo aakhiraba hakaa abaalmariyo

  • @nimoabdi8016
    @nimoabdi8016 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah dhalin yarada soo koreysa guul iyo horumar insha allah

  • @hinda1515
    @hinda1515 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaah guul insha allahu

  • @canababdi9769
    @canababdi9769 3 ปีที่แล้ว +1

    Guulayso barkhad

  • @daadmadheedh4232
    @daadmadheedh4232 3 ปีที่แล้ว

    Xil.barkhad guulayso hore usoco mdxw/ mustsqbalka.... .

  • @munaahmed2997
    @munaahmed2997 3 ปีที่แล้ว

    Allahayow kuwa Agoonta iyo masaakiinta u gargaara naga dhig. Aamin.

  • @canababdi9769
    @canababdi9769 3 ปีที่แล้ว +1

    Guuulayso barkhad

  • @kathirakhath4075
    @kathirakhath4075 3 ปีที่แล้ว +1

    Walee ninkani waa gob Barkhad

  • @huseindaahir5127
    @huseindaahir5127 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @maryanali9833
    @maryanali9833 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah makes me cry 😭😭😭😭

    • @nimcoabdirahman3224
      @nimcoabdirahman3224 3 ปีที่แล้ว

      Mashahllah Alxmd 😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @fadumosaid2419
    @fadumosaid2419 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah barkhad waa shaqsi wanaagsan allow dadka sas kawada dhig

  • @canababdi9769
    @canababdi9769 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa geesiga 2aad ee soomaliland

  • @rahmohaaji1617
    @rahmohaaji1617 3 ปีที่แล้ว

    Masha alah Miranda alaha kusaaro

  • @aqoontaislaamkabaro
    @aqoontaislaamkabaro 3 ปีที่แล้ว +10

    CASHARO AFKA CARABI KU BARTA MEELKASTO JOOGTAAN.

  • @massmass8300
    @massmass8300 3 ปีที่แล้ว

    manshA alaah ilaahy xilbaan barkhad
    ha garabalo👍👍👍👍👍👍

  • @cibaadoaweys3668
    @cibaadoaweys3668 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah tabaaraka laah

  • @bisharabdullahi6417
    @bisharabdullahi6417 3 ปีที่แล้ว

    Allaha ha ku barakeeyo xilldhibaan

  • @halimafarah2430
    @halimafarah2430 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah allaha ku ilaaliyo insha allah 🙏

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 ปีที่แล้ว

    Barqadoow halyeey baad tahay. Allaha kugu bishaareeyo janatul fardowsa Aclaa, wa Raxmatahu caleyka.

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 3 ปีที่แล้ว

    Soomaalida waa dad fiican oo is caawiya

  • @zuhurali8697
    @zuhurali8697 3 ปีที่แล้ว

    Maa shaa Allah tabarikallah ❤️❤️❤️❤️😍

  • @madaxweneqaran6740
    @madaxweneqaran6740 3 ปีที่แล้ว

    Guulayso Mudne Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 3 ปีที่แล้ว

    Waan ooyey maatey markaan sheekadaan dhageestey

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah baraka Allah. Wal xamdu lillah. Allaahu Akbar.

  • @canababdi9769
    @canababdi9769 3 ปีที่แล้ว +1

    Mad ku xiigeen guulayso

  • @asiyaumalkulshabeelbuureed1592
    @asiyaumalkulshabeelbuureed1592 3 ปีที่แล้ว

    Masha'alaah Rabi haydin xfdo

  • @عيونيعيون-ف2ح
    @عيونيعيون-ف2ح 3 ปีที่แล้ว

    Barqad nation waa nin dadkiisa iyo dalkiisa jecel

  • @nuuxiyadamediamusic1
    @nuuxiyadamediamusic1 3 ปีที่แล้ว

    Inyar oo Qabyaaladi ma ka dareenTeen

  • @hinda1515
    @hinda1515 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah guuleysa

  • @ahsosuleyman6619
    @ahsosuleyman6619 3 ปีที่แล้ว +1

    Barkhad
    Batuun🤲🤲🤲🤲✅✅❤❤❤🌹🌹

  • @suhurali5481
    @suhurali5481 3 ปีที่แล้ว +2

    Manshalah

  • @canababdi9769
    @canababdi9769 3 ปีที่แล้ว

    Guulayso barkh

  • @abdirahmanessa1921
    @abdirahmanessa1921 3 ปีที่แล้ว +1

    Barkhadbaa mdxyene mussbal ku haboon

  • @canababdi9769
    @canababdi9769 3 ปีที่แล้ว

    Allee haa ku guuleeyo

  • @ibadoosman837
    @ibadoosman837 3 ปีที่แล้ว

    Illaahay ha ka abaal mariyo aduun iyo aaqiraba

  • @umurufayda5234
    @umurufayda5234 3 ปีที่แล้ว

    FARXAAN iyo ehlkiisa intiifarxad galisay allh haka farxiyo aduun iyo aaqiraba AADAN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN 😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁GUUL SOOMAAALILAAN🇹🇯

  • @feysalabdiwahid8223
    @feysalabdiwahid8223 3 ปีที่แล้ว

    WALAAHI WAXAA TAHAY QABIIR BARQAD JAAMAC

  • @abdirahmanessa1921
    @abdirahmanessa1921 3 ปีที่แล้ว +1

    Mdxweyne musbaqbal in yar

  • @mawliidkoosaar3648
    @mawliidkoosaar3648 3 ปีที่แล้ว

    mnsh Allah

  • @canababdi9769
    @canababdi9769 3 ปีที่แล้ว

    Guulayso

  • @maxamedcali7432
    @maxamedcali7432 3 ปีที่แล้ว

    Subaxanal

  • @faadumosharmake5873
    @faadumosharmake5873 3 ปีที่แล้ว

    Mash. Allh

  • @asiaabdimohamed2238
    @asiaabdimohamed2238 3 ปีที่แล้ว

    الله أكبر 🥲

  • @canababdi9769
    @canababdi9769 3 ปีที่แล้ว +1

    Haa haabran haana eexaan haalka kaa waad Howsham

  • @canababdi9769
    @canababdi9769 3 ปีที่แล้ว +1

    Madxw ku xiigeen guuulayso

  • @jamiilajanno6204
    @jamiilajanno6204 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allh somaliyeey isku tirsada Alle habarakeeyo barkhad jamac iyo inti kale garabku siisay horu marka wiilka yar iyo qoyska jasakumulahu khayr 💯♥️🙏

  • @saeeddjama5020
    @saeeddjama5020 3 ปีที่แล้ว +1

    Hargeisa goobah waxbarsha Astana qalinqabinto ma waxay noqotey midab (BLUE) maxa ka danbiyah midbkaa????

  • @vp106cy4
    @vp106cy4 3 ปีที่แล้ว +2

    Baalashlahu ma xaarxejis baa?😂😂

  • @abdirahmanessa1921
    @abdirahmanessa1921 3 ปีที่แล้ว +1

    Madaxweyne ayaanu kuugu hanweynen sidii baad u hadal badataye maxaa khaldan qaali yar ahaw

  • @apdiazizburcaawi7535
    @apdiazizburcaawi7535 3 ปีที่แล้ว

    MOC ALLH

  • @abdirahmanessa1921
    @abdirahmanessa1921 3 ปีที่แล้ว

    Inyar qaali aanu kugu raadino

  • @sahrokiin7454
    @sahrokiin7454 3 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 ปีที่แล้ว

    Batan waa maxay hadal xun

  • @abdirahmanessa1921
    @abdirahmanessa1921 3 ปีที่แล้ว

    Qaarka aanay cidina ogayn baa badane in yar

  • @ismacilmaxamed8868
    @ismacilmaxamed8868 3 ปีที่แล้ว

    Kkkk walhi waa yaab ninkani isagu waa
    Nin gubeed janis helay

    • @hannaali3863
      @hannaali3863 3 ปีที่แล้ว

      Qof xanunsan aduunka lagama waayo orodo meelaha cilashyada taag

    • @ismacilmaxamed8868
      @ismacilmaxamed8868 3 ปีที่แล้ว

      @@hannaali3863 orodo wax kuwasa dono anigu kuwasimayee

    • @hannaali3863
      @hannaali3863 3 ปีที่แล้ว

      @@ismacilmaxamed8868 hhhhh sorry illahay cafimad waydiso

    • @ismacilmaxamed8868
      @ismacilmaxamed8868 3 ปีที่แล้ว

      @@hannaali3863
      Barkhad ulatah orodo

    • @hannaali3863
      @hannaali3863 3 ปีที่แล้ว

      @@ismacilmaxamed8868 hhhh nin faxaya miya idiraysa wax matare

  • @nasrojama8144
    @nasrojama8144 3 ปีที่แล้ว

    150 islam waxdona iabarto xadiska

  • @mahmmed9911
    @mahmmed9911 3 ปีที่แล้ว

    😢😢😢

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 ปีที่แล้ว

    🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤💯👏👏👏

  • @maxamedkaamil4211
    @maxamedkaamil4211 3 ปีที่แล้ว

    Hhhh hhhh hhhh

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 3 ปีที่แล้ว +3

    Manshallah Tabarakallah

  • @justincasecase4367
    @justincasecase4367 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah