Masha allah Maxkamadihii waan ku faraxsaneyn hadaan nahay shacabka reer Muqdisho wax badan ayeyna amaanka ka qabteen runtii dad wanaagsan ayey ahaayeen lkn waxaa fashiliyay kooxdaan gumeysiga ushaqeeysa ee xagjirka ah kuwaas oo utaagan nacsiinta diinta suuban ee islaamka waa kooxda ARSINAAL iyo kuwa lamidka ah ee dadka gaaleysiiya si jeebkooda ah, ummadda alaha kaqatee, sheekh shariifna dadka loogu jecelyhy ayuu kamid ahaa hadal mcnida iyo dagaashaha sida janaqow Abdiqadir ali omar iyo Abdiraxiin ciise yaanan ka tagin Sheekh yusuf indhacadde iyo kuwa badan waxey rabeen in ay Dowlada la hishiiyaan Somaalina wax qeybsato dhibkana ka baxno lkn kooxdaan ayaa ka hoos dhalatay waan ka xumahay😂😂
In Sha ALLAAH, Walaal Hanoolaato, wareysi kaqaado ninka layiraahdo, Professor, Abi Shucayb : th-cam.com/video/U_0uzgRtPXw/w-d-xo.htmlsi=gnBlNWd12LQSLr01
@@MohamedAli-tu4so Maxay tahay dabadaa sheegayso 😂😂😂 ma adaa lagu maraa? Sidii nin wax garad ah u hadal. Teeda kale cuqdada iska saar waxa Xamar iyo Somalia badideed dagaal mica daro ah ka dhacay cidna kama qarsoona, cidna laguma xoreyneyn dagaalo sokeeye iyo shabaab dad qalato ah unbaa dagaalayey.
Soomaalida marki ay qaateen ku dhaqanka Shareecada Alle Nabad ayay heleen. 6-daas bil ishaaro ayay ahayd Alle noogu ishaarayay haddaan sharcigiisa qaadano in aan nabad halayno, haddaan qaadan waynana xaalka sow hadda yahay iyo ka xun ayuu ahaanayaa.
TALO: War ayaanlow horta wareysiyadaadu intooda badan waa OK,, dad macquul ahna waad wareysataa lkn cillada ugu weyn ayaa ah in dadkii aad warka ka dhex galeyso ood hor boodeyso.. u daa qofka sheekada ha dhameeyee... Wax ka baro Podcasts ka caanka ah iyo sababta guushooda: waxaa ugu horeysa in qofka martida ah la dhageysto. Waa talo haddey kula fiicnaatana qaado.
Muxuu beenta u shegaa sharif ilma adeer aye ahayeen aabihisa aya maxaakiimta ku jiray sidaas ku so galay, tan dadka la afduubanaayo qabiil aya lagu afduuban jiray taaasna been ayu ka sheegay @hanoolaato barnaamijyadiina run aya lagu yaqaanaa ee arimaha uu shegayo shubka bal si fiican u raadiya, goobjoogayaasha aad aye u badanyihiin.
Maasha Allah aqoonyahan Abdinasir mahadsanid dhacdooyin cajiib ah ayaad u soo joogtay, Madaxweyne Sh. Shariif waa soo halgamay maasha Allah
Cabdinaaasir Maxamed Sheekh Nuur ( Shubka) Ex Hardan FC dariskayga xalaasha ahaa👋 waa ku salaamay💯
Ardaudii Ethiopia leeysay Ayuu Sabaab u aha Tuugan
Maxkamadda CC maaha waa Sii Sii
Waala ogyahy qofkii yaqaano waa fahmaa maxaa kle oo rabtaa
Masha allah Maxkamadihii waan ku faraxsaneyn hadaan nahay shacabka reer Muqdisho wax badan ayeyna amaanka ka qabteen runtii dad wanaagsan ayey ahaayeen lkn waxaa fashiliyay kooxdaan gumeysiga ushaqeeysa ee xagjirka ah kuwaas oo utaagan nacsiinta diinta suuban ee islaamka waa kooxda ARSINAAL iyo kuwa lamidka ah ee dadka gaaleysiiya si jeebkooda ah, ummadda alaha kaqatee, sheekh shariifna dadka loogu jecelyhy ayuu kamid ahaa hadal mcnida iyo dagaashaha sida janaqow Abdiqadir ali omar iyo Abdiraxiin ciise yaanan ka tagin Sheekh yusuf indhacadde iyo kuwa badan waxey rabeen in ay Dowlada la hishiiyaan Somaalina wax qeybsato dhibkana ka baxno lkn kooxdaan ayaa ka hoos dhalatay waan ka xumahay😂😂
sax
Maxaakiimta ayaa sabab u ah dhibka hada heysto ummada Soomaaliyeed iyo iney dowlado shisheeye soo galaan wadanka.
Waa olalo siyaasadeed oo loo samaynaayo ninka kufashilmay Aduun iyo Aakhiro @shariifKhasaaro.
Indheergarad batahay
Cabdinaasirow SOSDO in aad Gudoomiye ka noqoto ayaa ka horraysay in aad noqoto Xoghayaha ardayda G Banaadir💯
In Sha ALLAAH, Walaal Hanoolaato, wareysi kaqaado ninka layiraahdo, Professor, Abi Shucayb : th-cam.com/video/U_0uzgRtPXw/w-d-xo.htmlsi=gnBlNWd12LQSLr01
Hanoolaato ❤
Maalmihii maxkaduhu waxay ahaayeen maalmihii ugu wanaagsaa ee umadda somaaliyeed soomaray uguna amniga badnaa taasna waa kudhaqanka iyo tadbiiqinta shareecada islaamka
@@macruufmaxamedcisman7467
Waa runta Walaal.
.....Balse waamaxay qorigaweyn u Sh.Shariif gacanta kuhayey (wakhtigaas), dhar meleterigana qabey wakhtigaas ?
Maxaa wiil Soomaaliyeed ku dhintay dagaal macno daro ah. 😭
Wadanka ayaa laguu xoreeyay iyo dabadaada oo laxoreeyay. Hada waa lagu beneesan lahaa
@@MohamedAli-tu4so Maxay tahay dabadaa sheegayso 😂😂😂 ma adaa lagu maraa? Sidii nin wax garad ah u hadal. Teeda kale cuqdada iska saar waxa Xamar iyo Somalia badideed dagaal mica daro ah ka dhacay cidna kama qarsoona, cidna laguma xoreyneyn dagaalo sokeeye iyo shabaab dad qalato ah unbaa dagaalayey.
@@shantagees9425dabadeed ayuu kawadaa micnaha kadib cml balse si kasto dagaal loogalay ilaa hadda waxba maheyno sax balse xamar oo ah caasimadi buu xoreeyay balse hadda meelo yar baa u haray I.a madax adag ayaa imaan doonto kuwaan madax maahine
Shariifka waa dadaalay qeyr ilaaheey ha siiyo.
Subax Wngsn ayaanle🎉
Sh Shariif Denbi badan ayuu Ummada ka galay.
MAANTANA SHEEKH
BERRINA GAALO LA QOSOL
BISMILLAAH
SUBXAANALAAAH
Madaxweynaha soosocda ee Somalia 2027 insha Allah.
Mowduucaan wax aw gaari donaaa asbuuc gudihiis 100k views il arka
Soomaalida marki ay qaateen ku dhaqanka Shareecada Alle Nabad ayay heleen.
6-daas bil ishaaro ayay ahayd Alle noogu ishaarayay haddaan sharcigiisa qaadano in aan nabad halayno, haddaan qaadan waynana xaalka sow hadda yahay iyo ka xun ayuu ahaanayaa.
Munaafaqiinta ayaa umada waxba u ogolayn iyo qawaarijta
@@MohamedAli-tu4so قل هو من عند أنفسكم
Ayanle wll waxan ka codsan barnaamijdka sh sharaf sh axmed kaso diyaar waa xog muhiim ah
Maasha allah sxbkey qaali ah
Shubka
Weird
.
Hanoolaato, waagaas aad ayu uyara….soo runtey ma ahan walaal Hanoolaato ? ( I mean it)
M.a nin culus aqoonyahan lahubo weeye c/naasir maxamed sheekh nuur
TALO: War ayaanlow horta wareysiyadaadu intooda badan waa OK,, dad macquul ahna waad wareysataa lkn cillada ugu weyn ayaa ah in dadkii aad warka ka dhex galeyso ood hor boodeyso.. u daa qofka sheekada ha dhameeyee... Wax ka baro Podcasts ka caanka ah iyo sababta guushooda: waxaa ugu horeysa in qofka martida ah la dhageysto. Waa talo haddey kula fiicnaatana qaado.
483 views 8mins
M.a 6 bilood oo kafiicneed 60 sano oon xornimo sheeganaynay
Cc waxaay dhashay alshabaab
Inkasto aan Sh.SHARIIF, waxba uqabin, balse waxaan layaabanahay:
(1) Sheikh Sharif, yuu qorigaas uqaadey?
(2) Maxay kukaladuwanyihiin Sheikh Shariif iyo alsheydaamadii EE UMADDA qarxiyaan, gaalna uguyeeraan,….waali iyo wareer dhaliyarada kurideen ???
Dalka asoo tuugo buuxdo soo samata bixiye waye iskiis ayuuna wax ugu qabtay marka dadna maqarxin we shababaab hala meel dhigin asaana xamar kasaaray shabaab jaahilow
@kingahmaadi9952
Walaal waan ogahay in aysan iskudhoweyn, (Sheikh Sharif) iyo sheydaamadii dadka qarxiya, balse waxaan kayaabey qoriga u gacanta kuhaayey iyo dharka meleteriga ah u markaas qabey.
....Waan lasocda in (6-dii. Bilood) u sifaacan uwadey oo dadka qaar guriyahooda ay leyihiin looceliye......
.....Balse waxaan fahmiwaaye, qoriya u gacanta ku haayey iyo dharka meleteriga ah.
.....Sheydaamadii ee dadka qarxiya, waxay iskusawiraan ayago dhar meleteriga qabaan iyo ayago qoriyosidaan.
@kingahmaadi9952
Walaal suaal baanqaba.......
.....Yaa jaahilow ah, alsheydamadii mise aniga ?
....Meeshaas waxaad kuqortey, Jaahilow .
Sheriff wasiirka amniga wax kabadan uma haayo titelkiisa markaan dhagestay
HAnolato waleganolaw aabe. ❤❤
Yaasalaam waayo ayaa isoo xasuusisay
Shariif shiikh ahmed Ninkaan aqoon Ayaa Aamina sababtoo ah Inkabadan 20kn Oo dhlinyaro ah buu Dabka galiyey mantana shatiguu bada shay
Shaatigee buu wadan lahaa marka waxii dhaceen waa dhaceen nabad wuu keenay balse dowladii ku xigte ayaa waxwalbo lumisay
Fursadii Qarnigan ka khasaartay koonfurta dalka iyo dhamaan Qarannimada soomaaliya waxay ahayd maxkamahidii nasiibdaro waxaa kudhexmilmay jaajuusiin argagaxiso sida al shabab
saaxib dagaalki siisii 28/26 maalin cml muu ahaa misa week aad umxasuusto lkn inaa qaxny aa xasuusta
Waa runtaa 27- 28 meelaahaas ayuu socday aniga koob joog u ahaa
Iaalahay baa Abdulahi Yusuf idiin soo diray si uu idiin kala badnaadiyo oo caddaabka ninkaasi kasheekaynayo shacabka uga badnaadiyo.
Maxkamaduhu waxay ahaayeen argagixisada dhashay shabaab maanta.
Sheeg arada dii uu ulayay Sadaqa joon
Shariif waa munaafaq ilmihii yar yara dabka ku shubay
maxkamadahi shaqo fican wa bilaben lakin aqirki wa lawareray welina walidi wajirta
xalkeda ama furaheda lamahayo
talo ninwalba halaga nabadgalo afkisa idinkisa dowladnimada hanoleyo inta yarka laheys yanladumin dadka yanleysku dirin hala maslaxo wadajirka walalnimada wanag fidin fafin.
talo ahan danta gud dinta kashaqey danta kale wa iska imaneysa
Beentiis waa dagaalkii siisii 7 ma socon tadobo beri 27 waaaaaa in firkaas qaaabto welcome
Dahir Aweys Aa Watay Qorshaha Maxaakiimta Sheekh Shariif Maqaar Saar Uu Ahaa Si Abgaal Aaka Maqan Meesha Loo Dhihin Inta Kale Dhan H/g Ee Ahaa Yeen
Waa iska hadashay nio maxaakiimta dhismaheeda xasan daahir aweys maba ku jirin ee taariikhda soo baar
Maxaakiimta waxay eheed xarako abgaal aas,aas u ahaayeen
@@xareedproduction.7740 afkaa kadhuustee iskaamu. Qabiil maxaa meesha keenay. Maqasabaa mid walboo qabiileeystaa inaa ujawaabto. Ujawaabe qabyaaladi baa sii wade
Runka sheeg waa labadan yahay Dadka gobjogaah
Waxaad kudartid
Wan so qori donaaa
Waa markii labaad aan daa wado Taa Riiq Qaldan Aan Ka Daa Wado Ha Noolaato
YAA IISHEEGI KARAA WAXAY KUKALADUWANYIHIIN……SHEKH SHARIIF XUKUNKIISA IYO KAN ALSYDAAMADII EE UMADDA QARXIYA OO GAALO UGUYERAAN OO UMADAX KAYAHAY INDHAQIIQA EE XABADKA IYO FUTADA TAAGA KIBIRKA DARTIISA?
Wadaaaadd ka wax buuu qariyaye dadka laga xoogbadan yahay
Sida ogaaadeenka cadcadka
IWM
War madawakhsantahy wllo 😂😂
Ninkaan sii sii meela aheyn maba kawarhaayo
Dhacdadii caruurta yar yar arday lagu laayay isgooyska cali kamiin wuu ka gaabsaday in uu faahfaahiyo hadana waxa uu leeyahay waxaan ahay xog ahay arday
Sadaq jon inow soo hadalqaado maad rabtay
Shariif he is came back insh Allah 2025
Ninkaan waa nin aad udaawaday filmaanta hindida warka uu sheegayo sal iyo raad maleh waana ijaafeen dadka deegaanka uu ijaafeynayo weligey barabagaando intaa la’eg ma’arkin
😂😂
Muxuu beenta u shegaa sharif ilma adeer aye ahayeen aabihisa aya maxaakiimta ku jiray sidaas ku so galay, tan dadka la afduubanaayo qabiil aya lagu afduuban jiray taaasna been ayu ka sheegay @hanoolaato barnaamijyadiina run aya lagu yaqaanaa ee arimaha uu shegayo shubka bal si fiican u raadiya, goobjoogayaasha aad aye u badanyihiin.
Wax badan ayuu isku qasay in uu ugu tala galyay iyo in ay daacad ka tahay fahmi weeysanahay.
TARIIKHO. MUGDI. AH. DHEH. WAAYO. IN. CARUUR. LA AFDUUBO. TARIIKH. MA. AHAN. E. WAA. TARIIKH. MUGDIYA. TARIIKHDII. MUGDIGA. AHAYD NA. WAA. KA. JIRTAA. XAMAR. IYO. SOMALIYA. GUUD. AHAAN. MARKA. TOOSI. ERAY BIXINTA. BARNAAMIJKA.
Waa beentiis tiro ciidan waxaa badnaa maxaakiimta dagaalkii siisii xitaa maxaakiimta waxey wadatay ciidamo oromo iyo gurmad maxaakiimta laga soo uruuriyay dhulka ay heysteen
Waaba ka yaabanahay fataala caadi ah waaye.
dadka wax afdubanayey waxey ahayen rerka ukadhashey sharifka marka dadkan bahalobey dadkoda lexalinkaro
Dagaalki maxkamadahane asiga ayee la socdeen