Abdinasir Shubka Wareysi 2/3 - Madaxweynayaashi laga hor istaagay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 78

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan หลายเดือนก่อน +11

    Hanoolaato xarunta taariikhda iyo wacyi galinta barnaamijyada noso badi horay usoco👏🏼👏🏼

  • @adancabaas8584
    @adancabaas8584 หลายเดือนก่อน +9

    Hanoolaato sanadkan waxaan rantaa shariif in aad soo saarto.

  • @fnw8688
    @fnw8688 หลายเดือนก่อน +1

    Hanoolaato ❤

  • @MaxamedcarabChannel-d9y
    @MaxamedcarabChannel-d9y หลายเดือนก่อน +1

    Ad iyo aad tarikh iga qarsoneyd ayan ku fahmy🎉❤🎉

  • @ebrahima6654
    @ebrahima6654 หลายเดือนก่อน +2

    Mr #Abdinasir #Shubka Aka #Karachi #University,

  • @abdikadirmohamed9508
    @abdikadirmohamed9508 หลายเดือนก่อน +8

    Xeerka saxafada ninkan wakabaxay farmajo naceeb

    • @mohamedabdi2323
      @mohamedabdi2323 หลายเดือนก่อน

      Maaad ila'aragtay ugz ayanle waxisa wax kale wayo

    • @kingahmaadi9952
      @kingahmaadi9952 หลายเดือนก่อน

      Caadi waye farmajo dadka waa jecelyihiin qofna ma sumcad dili karto

    • @Sunny45553
      @Sunny45553 หลายเดือนก่อน

      Guulwadeynta Cali xaraare ma rabtey

    • @baremohamedismail
      @baremohamedismail หลายเดือนก่อน

      @@Sunny45553 Hadii aan been laisku sheegey ninkaan naceybka iyo hadalkiisa si cad ayaa loo fahmayaa uumana baahna cadeyn

    • @AdanMohamedSaid
      @AdanMohamedSaid หลายเดือนก่อน

      Marexan lee amisan waxas farmajo wuxuu umadan ku sameyay wala shegaa xitaa siyad bare wuxu sameyay ayaa laga shekenaa wana tariq inla ogado loo bahan yahya

  • @osmanahmed8724
    @osmanahmed8724 หลายเดือนก่อน +2

    Meeshan waa meel dad gaara lagu dhaleeceyo ma aha warbaahin u furan umada dhan lkn kaliya waxay diirada saarta Siyad Barre iyo Farmaajo wixi ka halaabay

    • @abdilahicabi
      @abdilahicabi 9 วันที่ผ่านมา

      Qalalqase walba oo dalka ka dhacay 2daas ayaa keenay

  • @ABDIRISAKOMARELMI
    @ABDIRISAKOMARELMI หลายเดือนก่อน +1

    #shubka# 13 April, 2024 Kulankii ka dhacay Nairobia Ma ka hadalay.

  • @shueybsahidd7931
    @shueybsahidd7931 หลายเดือนก่อน +2

    Xassan sh Maxamuud ayuu difaacaa markay Farmajo noqotana xumaantiisa ayuu afka ugalinaa

  • @abdikadiraliyusuf5314
    @abdikadiraliyusuf5314 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekadan safarka Baledwayne waraysiyada laga bixiyey waa iska hor imanaayan hada ka hor waraysi la bixiyey waliba Ayanle qaaday baa jirtay nin oday ah waftigaas ka mid ahaa waxaa u yidhi markaa Baledwayne u dhawayn towerkii baa la damiyey communicationkina waa lumay oo risk baanu galnay halka Shubka arrinkaas beeniyey oo anu sheegin markaa safarkaasi waxaa u ahaa safar siyaasadeesan madaxwyanasha deeqda ay wadaan arrimo kale ku hoos jiray baa jiray oo iyaga gaar u ah

  • @Abdikani-ahmed
    @Abdikani-ahmed หลายเดือนก่อน +2

    Ayaanle waa qabyaliiste nacayb farmaajo iyo mid reeroodba uu ka buuxo wana midaan u jeedno

  • @cabdiqani2733
    @cabdiqani2733 หลายเดือนก่อน

    Hanoolaato shariifka soo qabo

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 หลายเดือนก่อน +2

    Ayaanle hawiyinimo ayaa ku qaaday miyaa Xasan sheikh shafka udhigatay wlhi 😅

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 หลายเดือนก่อน +3

    This program Xasan Sheikh ayaa sponsor gareeya sidaas awgayd Ayaanle In Xasan sheikh wax laga sheego warkaas kuma socdo 😅

    • @qalbiabdullahi8335
      @qalbiabdullahi8335 หลายเดือนก่อน

      Waa dhacdo run ah oo qof walba marqaati ka yahay nothing else

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 หลายเดือนก่อน

    XOOG XAL MA KEENO EE SOOMAALAAY WAX BARO

  • @owenak0681
    @owenak0681 หลายเดือนก่อน +3

    Wareysiga waan sugi la nahay soo siida siyaasada sheikh shariif wanku raaxeysanayaaye if God says I think he's going to be our future president 😅

  • @AbdiHassan-br3gw
    @AbdiHassan-br3gw หลายเดือนก่อน

    war waxaan ma wariyaa mise afhayeenka guurguurte.

  • @ayubmaad1183
    @ayubmaad1183 หลายเดือนก่อน

    Ayaanle waxaan aad uga helnay sida aad uga jawaabtay edeenta aan loo meel dayin
    😂😂😂Wasiiro, xukuumad iyo generalo aqoon u leh ayuu doortay ee maxuu uga baahanyahay dad aan u hadleeyn dadkooda ee u doodaya duul kale ooba dad kuu aqoon Maskiiin
    😂😂😂
    Thank you Ayaanle

    • @abdiwaliseybow5586
      @abdiwaliseybow5586 หลายเดือนก่อน

      oo shaley markuu gurguurte lahaa farmaajo aan kula hadalno, farmaajo wasiiro malahayn miyaa

  • @maxamedqaliif6667
    @maxamedqaliif6667 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkii doodiisa waa mid daciif ah

  • @2daysago_
    @2daysago_ หลายเดือนก่อน +2

    Isla wixii Hassan sh laga celinaaye 2019 oo farmaajo lahaa ninkaas Madoobe ha utagina xafladiisa maanta Hassan bey heysataa. Maalmaha isku ekaa.
    Shalay baa la lahaa Hassano joog madoobe waa cancer ...inta tagay buu waliba soo amaanay bal maanta haka xaxaabiyo

  • @sadammubashir7504
    @sadammubashir7504 หลายเดือนก่อน +1

    Mr Hanoolato, agenda aan farmaaja ehen malahan miya kanalkan, lack of orginality its getting real boring wlh

  • @aliadan191
    @aliadan191 หลายเดือนก่อน +1

    Tuugo iyo munafaqin is wareysaneyso ujedaa

  • @zahramoalim8933
    @zahramoalim8933 หลายเดือนก่อน

    Airportka an xireyna ay dhehen kulhaa taas lee hadan rumeysto

  • @drbuux4429
    @drbuux4429 หลายเดือนก่อน +4

    Ayaanle wuxuu ugu necebyahay
    Farmaajo ha saxsanaado ama ha qaldanaado'e.

    • @habilgaraad2441
      @habilgaraad2441 หลายเดือนก่อน

      Ninkaan waa wadani qofma mataageero

    • @mohamedabdullahisaid2457
      @mohamedabdullahisaid2457 หลายเดือนก่อน

      @@habilgaraad2441wadani beel nacalaa waa neef qabylaad dilootay Au siyaad bare iyo mw Farmaajo lee ka been abuurto

  • @ABDIRISAKOMARELMI
    @ABDIRISAKOMARELMI หลายเดือนก่อน

    49:52 Bal ka warran haddii marka aad qof la sheekeysaneysid uu kuu sheegi lahaa wax walba oo uu kaa aaminsan yahay? Waxay noqon lahayd wax aan loo dulqaadan karin.

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaan leh waxaadda iska wado waanku ognahaye

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 หลายเดือนก่อน +1

    Fahad Yaasiin inukaa leh salka ayuu dhulka ugu dhuftay 😅

  • @AliALI-fi4rh
    @AliALI-fi4rh หลายเดือนก่อน

    Hayaaayyyy

  • @Eng-Shuuke
    @Eng-Shuuke หลายเดือนก่อน +1

    marka ina aderka ku soo saaro waa inaa sida kitaabka u aminta sida xoolan oo kle wuxuu ku lee yahy airport dhan baa la xiri lahaa shariif ma inuu ayado quraan ah soo aqriyo buuu u socday
    su'aasha la waydiyay buu ka leexan oo uu ku lee yhy soomalida dowladnimadeda wali ma hano qadan kitabka qabiilkana wuxuu rbaa inuu bidixda ku wato nacllad kugu dhacady

  • @SaanaYare
    @SaanaYare หลายเดือนก่อน

    Ninkaan afkaarta iyo afka shariiflee ku hadlaaya waan fahanay🤣

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 หลายเดือนก่อน

    Ayaanle feera weyn neef xanuusan qabylaad dilootay 1 dhinac qabiileysan wareysta iyo damul xaraash qaran

  • @mohamethdeeqsi9455
    @mohamethdeeqsi9455 หลายเดือนก่อน

    Ayanlow Ma Gudbe le tehe ee Cuqdadada iyo qof necebkaga yusan mustaqbalkaga suxifinimo Samenin mar walbana kala sar Danahaga shaqsiga ah iyo wareysiga Dodisa hufan Pratocol ahan

  • @mursalharare1001
    @mursalharare1001 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaanle ninkaan maxaan ka qornaa diyaarad ayaa baaqatay ama nagala dejiyay wax micno ah kuma jiraan

    • @kingahmaadi9952
      @kingahmaadi9952 หลายเดือนก่อน

      Wareysiga hore ayaa xamaasad lahaa kan waxjiro maahin

  • @Abdikadir2020
    @Abdikadir2020 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan dad ayuu daba dhigtay MR layiraahdo

  • @mahamedguun9189
    @mahamedguun9189 หลายเดือนก่อน

    Bal labadan mooryaan dhegaysta waxay aaminsan yihiin hadii qofku madaxweyne soo noqdo inuu meeshuu doono hub iyo ciidan la geli karo xagee lagu arkay madaxweyne hub loola gelayo dawladnimo waxay ku dhimatay reerkan agtiisa

  • @mrcobra645
    @mrcobra645 หลายเดือนก่อน

    Rufiyan nimada ummada kala tak wax 5 sano ka hor ummada kaga shegeysa waxa hada socda ma ka hadashid dowlad horey u dhacday iyo madaxweyne aan jogin inad daba tagnatid

  • @joblessarts
    @joblessarts หลายเดือนก่อน

    Masuuliyiinta ladoortay hadey howshooda gabeen, HSM miyaa eed kuleh? Haa kulahaa xariifka

  • @ebrahima6654
    @ebrahima6654 หลายเดือนก่อน

    #Shubka wuxu hayya just iska hadal, wax facts ah ilaa hadder noma shegin

  • @abdiraxmanshekhyasin897
    @abdiraxmanshekhyasin897 หลายเดือนก่อน

    Ninkan iyo farmaajo talow maxaa u dhexeeya xeerka nacaybka wuu dhaafay ayaanle😂😂

  • @AyuubAk-g4m
    @AyuubAk-g4m หลายเดือนก่อน

    Ayaale waxan ka codsan in wareysi ka Soo qaado Hassan Ali Khaire
    Maadam markii xilka ka daga ka dib usan wax waresin bixn waresigas xiiso gaar ayuu yeelan doon

  • @ceelkaomar
    @ceelkaomar หลายเดือนก่อน +1

    Usha halala qabsado xadan sheekh waaye ayaanle ninkaan waxa uu ku doodayo odey xasane ma ahan nin nacas ah la wad wadan karo fursad uu Alle siiyay laguma mano sheegaan karo marka waxaa u arkaa kuwaan maseer ayaa hayo

  • @heesosomalicusubchannel9263
    @heesosomalicusubchannel9263 หลายเดือนก่อน

    Ayaanle waraysiga dhexdhexad matihid xasan tuug ba difacaysa iyo sharci darada u wado

  • @Nin_Yaaban
    @Nin_Yaaban หลายเดือนก่อน +1

    Ayaanle standard kaagi waad ka hoos martay, war ileen Farmasjo qabiil baad ku nacaysay. Sideed iskaga indho tiraysaa khaladaadka tiro beelka ah ee uu Xasan Sheekh ku kacayo.
    حسبي الله ونعم الوكيل

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 หลายเดือนก่อน

    Political association ayee aheed iyo attempted murder. Cosqusce ee laheed ilaa iyo hada farmaajo iyo qeere account pilaty lagauma sameyn. Waare wuu gadnaa oo haya raac ayuu ahaa that time

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 หลายเดือนก่อน

    Wariye Ayaanle Wareeysiga Uu Wiilkaan Ka Qaaday Waa Dheer Yahay Laakiin Waxaa Iiga Baxay Dhoowr Qodob Oo Mihiimad Gaar Ah Leh. 1-In Labo Madaxwaayne Oo Dalka Soo Maamulay Aay U Dhaqmaan Sidii Warlordii Somaliya Soo Maray Oo Kale Waa Sharci Daro Ween Inta Meel Iska Xirto Nin Sargaal Yiraahdo Dalka Doowlad Kama Jirto. 2-In Uusan Jirin Qorshe Labada Madaxwaayne Meel U Yaalay Oo Aay Madaxwaaynihii Waqtigiisu Dhamaaday Lugu Badali Karo Sinabad Ah Dalkuna Kubadbaadi Karo. 3-Ficiladii Uu Kasheegay Madaxweeyne Hassan Shikh Oo U Eg In Dalka Uu Kadhaco Dagaal Sokeeye Oo La’iska Dhiciyo Madaxweeynaha Villada Fadhiyay,Taasoo Runtii Aan U Fiicnaan Masuul Dalka Soomaamulay In Uu Saas U Fakaro. 4-Wareesigu Waxaa kale Oo Uu Muujiyay In Madaxwaayne Shiikh Sharif Shikh Ahmed Uu Qabay In Aan Xoog Waxba Lugu Raadin Oo Aay Kafiican Tahay Wadahadal Iyo Nabad,Taasoo Muujinaysa In Madaxwaayne Shikh Shariif Dalka Uga Laxejacelo Badan Yahay Madaxwaayne Hassan Shikh Oo Ficiladiisa Aay Kamuuqanayso Kicin Colaado Qabiileeysan Waa Sida Uu Hadalka U Dhigay Ninka Wareeysiga Siinaya Wariye Ayaanle.

    • @mohamedabdullahisaid2457
      @mohamedabdullahisaid2457 หลายเดือนก่อน

      Shariif wala mid mooryaan xasan ninkaan wareysiga dhibaa waa nin Xisbiga shariif ka tirsan

  • @Anas.ahmedOfficiel
    @Anas.ahmedOfficiel หลายเดือนก่อน

    Wacan oo wanagsan wabari saan sorayaduu seed tahay

  • @cabdifitax-tx5it
    @cabdifitax-tx5it หลายเดือนก่อน

    Hhhhhh majiro quf ama qabil xeri kara air pordka taas waa kaadiiday aniga shariif waan tageraa lakin been in laga abuuro raali kama ihi sxb qabilka bun buniska iskadaa

  • @alhayanzaki2854
    @alhayanzaki2854 หลายเดือนก่อน

    Farmanjo iyo Reerkiisa Allah kugu taagey, Niyow Waxkle Socuri, Midaan Waa Doqonimee

  • @yaasiinyaasey8541
    @yaasiinyaasey8541 หลายเดือนก่อน

    Ayaanle hore uma arkin lkn sheeko kale aya kugu arkey

  • @shunkulux
    @shunkulux หลายเดือนก่อน

    Ayaan le fudeed asiga shubka wuxu ku shegaya wixi ay kuwada hadleen 3madaxweyne in farmajo usan fulin adiga waxa afka ugaline ama codkisa aad kasara marina kaha ah wuu aqbalay dhowr wareysina wakugu arkaye qofka waresaneso.ka sug jawbta ugu dambesa u kusinayo

  • @Mohaan-n9c
    @Mohaan-n9c หลายเดือนก่อน +1

    Majnuun farmaajo madaxda inuu dilo bu rabay

  • @dahirmax6281
    @dahirmax6281 หลายเดือนก่อน

    Xasan wixii lagu heshiiyey uyuu wadaa ninka diidan wuxuu wadaa sideen boos u helaa!!

  • @MohamedHussein-o9c
    @MohamedHussein-o9c หลายเดือนก่อน

    Ayaanle walahi cuqdad Wayne ayaa kaa muiqata dalku malabaa galmudug koofur galbeed iyo hirshabeele sharcidaro uguma kordhin miyaa?
    Kkkk

  • @Abdikadir2020
    @Abdikadir2020 หลายเดือนก่อน

    Been badanaa ma airport miyeey xirir kareen

  • @abdifatahosman2636
    @abdifatahosman2636 หลายเดือนก่อน

    Shubka ayaanle meelu saray. Farmajo wa digtator HSM sharciyow ku socdaa uu ka dhadhici rabay,

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 หลายเดือนก่อน

    Allah taariikhdu isku ekaa; hadda Ahmed Madoobe marka lasoo doorto sheikh shariif wuu aadi doonaa; markaas Xasan Sheikh mxuu samayn doonaa???😅😅😅😅

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 หลายเดือนก่อน

    Somali wexeey Caan ku tahay in kii imaado laga raaracsado

  • @CabdulaahiYacquub-x2i
    @CabdulaahiYacquub-x2i หลายเดือนก่อน

    farmajo mw xsn maxaa farqi ahayaa udhaxeeya

  • @abdirahmanmohamed4767
    @abdirahmanmohamed4767 หลายเดือนก่อน

    Ayaanle duli qabyaalidiste ah ayad tahay kaaley naga dhacdhacle farmaajo aya xun xasan ayaa fiican

  • @nuuxmiami
    @nuuxmiami หลายเดือนก่อน

    Naxalad kuku dhacdey adiga waalidkaa walj farmqjobbad daba ordaysaa

  • @mahamedguun9189
    @mahamedguun9189 หลายเดือนก่อน

    Bal labadan mooryaan dhegaysta waxay aaminsan yihiin hadii qofku madaxweyne soo noqdo inuu meeshuu doono hub iyo ciidan la geli karo xagee lagu arkay madaxweyne hub loola gelayo dawladnimo waxay ku dhimatay reerkan agtiisa