Dr Muxuddin Cali Yusuf - Waa la fashillindoonaa Heshiiska badda ee Soomaaliya iyo Turkiga

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ก.ย. 2024
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

ความคิดเห็น • 206

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 5 หลายเดือนก่อน +5

    Dr Muhudin Allah ku xafido adigoo kale wadanka u baahan yhy

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871 5 หลายเดือนก่อน +4

    Aniga hadalkeyga meel ku xira? Cadowga kowaad ee wadankeena 1-Saudi Arabia 2-Masar.3-imaaraat 4 jabuti /Ethiopia marka intaas iska ilaali s ayuu rabaa Xasan sh. (I love u many)

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 5 หลายเดือนก่อน +4

    Maashallah Dr muxuddin mahadsanid iyo aragtidaada dheer iyo difaacida ganacsatada.Haka daalin siiwad halganka Qaran oo Miro dhalka leh.

    • @ugaasismail4785
      @ugaasismail4785 5 หลายเดือนก่อน

      Dr muxuddin doodiisu ma fadhido hadba dhinac ayuu u boodayaa

  • @fnw8688
    @fnw8688 5 หลายเดือนก่อน +8

    Hanoolaato ❤

    • @oufeulclicks
      @oufeulclicks 5 หลายเดือนก่อน

      Ciidamka badda inuu dhismo ayaan rabnaa olny 27:03

  • @CiidYusuf
    @CiidYusuf 5 หลายเดือนก่อน +12

    Asc ayaanle dr wax badan ayuu og yhy waa hadi wax lafahmi karo

  • @MohamudGelleAli-d5m
    @MohamudGelleAli-d5m 5 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah Dr.Muxyadiin rabi ha ka abaal mariyo dadaalka aad waddankaga u qabatay.
    Waxaan ku boorinayaa aqoon yahan soomaaliyeed in ay dawladeena caawiyaan, dawladuna ay la shaqayso, dadka dadka daacada u ah dalkeena.
    Mahadsanidiin

  • @MohamedQureishAdan
    @MohamedQureishAdan 5 หลายเดือนก่อน +3

    Mashallah tabarakallah doctor your among the people in somali community who are patriotic and they are few in number

    • @qani2012
      @qani2012 5 หลายเดือนก่อน +1

      Sax

  • @carbismedia5451
    @carbismedia5451 5 หลายเดือนก่อน +1

    waa dood macquul ah. mahadsanid dhamaantiin

  • @FowziyaAbdirazaq
    @FowziyaAbdirazaq 5 หลายเดือนก่อน +5

    Somalia 🇸🇴 hanooooolaaato

  • @mohamutfaarahmuusa3508
    @mohamutfaarahmuusa3508 5 หลายเดือนก่อน +10

    Illhy ha naxaristo mohmed siyaad barre marka aad maqasho waa jiriricotaa hanoolato iska dhaaf cadifda kugu jirta👋👋👋👋

    • @IsmailIsmail-on3pb
      @IsmailIsmail-on3pb 5 หลายเดือนก่อน +4

      Ina Siyaad maanu ahayn kii dhiigyo cabka ahaa ee laayey wadaadada, ee baabiiyey Soomaali, ee Mingistu u saxeexay Soomaali Galbeed?

    • @AISboqor
      @AISboqor 5 หลายเดือนก่อน

      @@IsmailIsmail-on3pb adeer siyad bare wuxuu ka noqday soomaaliya madaxweyne 1969 ilaa 1991 waxaan soomaaliya galbeed go'aankeeda la gaaray ka hor 1969.

    • @ifiyoaqiro2555
      @ifiyoaqiro2555 5 หลายเดือนก่อน

      Iidoor aamus​@@IsmailIsmail-on3pb

    • @wiilkagarxajiisstate6872
      @wiilkagarxajiisstate6872 5 หลายเดือนก่อน

      Hooyada iyo afweeyne aad xayaysinayso was

    • @z_1032
      @z_1032 5 หลายเดือนก่อน

      Ninka afweyne ku tilmameyso
      Waa kii somaliya sharafteda
      Iyo awoodeda dunida tusay
      Itoobiyadan manta qalqalka
      Ku galineyso shalay siyaad
      Markuu joogay badeena wey
      Ku riyoojireen .. 😂

  • @12Hydrocarbon
    @12Hydrocarbon 5 หลายเดือนก่อน +5

    Waa ummad creativity aan laheyn. Our language is who’s going to help us build this and that? How will they build our naval fleet? We need to think and strategically work closely with Turkey. Let’s not ask them to do everything for us.

  • @lagendarygamer349
    @lagendarygamer349 5 หลายเดือนก่อน +7

    president Hassan Sheikh Mohamud ama Dalxoreeye Waa madaxweeynaha kaliya oo sitoos ah ugu fakiro mustaqbalka amaanka Somalia 🇸🇴

    • @tayoBosaaso
      @tayoBosaaso 5 หลายเดือนก่อน

      hoyadaa miyuu xoreeyay😂😂

    • @lagendarygamer349
      @lagendarygamer349 5 หลายเดือนก่อน

      @@tayoBosaasosiilka hooyadaa ayaa kow ka ah waxa laga xoreeynaayaa Daacish 😂

    • @tayoBosaaso
      @tayoBosaaso 5 หลายเดือนก่อน

      @@lagendarygamer349 aamus dameertii kudhashay wase adoonhaw hoyada ayay al shabaab feego ucuntaa markaas ayaad ilahadlaysaa

    • @lagendarygamer349
      @lagendarygamer349 5 หลายเดือนก่อน

      @@tayoBosaasoaamus Faqashyahoow Faqashtu dhashay hooyadii Badhya Culusta ahd wase hoyadaa ayaa Daaishtu Iyo Oromoda ba ku oil baxaane meelkasta

    • @tayoBosaaso
      @tayoBosaaso 5 หลายเดือนก่อน

      @@lagendarygamer349 nooca gadaal kaqaata kamahelo sory abaayo

  • @cmoha990
    @cmoha990 5 หลายเดือนก่อน

    Hanoolaato guuleso walalkey alle haku xafido aamin yaa Allah hampalyo ❤

  • @xogside502
    @xogside502 5 หลายเดือนก่อน +2

    Waxa uu inoo sheegaya inuu dilaal yahay oo keliya.

  • @harir101
    @harir101 5 หลายเดือนก่อน +2

    More resources in the ocean for sure !!! But where is the people would understand????

  • @omar7396
    @omar7396 5 หลายเดือนก่อน +4

    He talks like he is straight out of a cartoon. Prankii waye.😅😅

  • @ak-kasim
    @ak-kasim 5 หลายเดือนก่อน +3

    Ummad Naga dadnima xun aduunka ma arkin. Annaga ayaana iskula fiican 😢😢😢😢

  • @bl_255
    @bl_255 5 หลายเดือนก่อน

    الله يحفظك خالي ❤

  • @Raeeerwaamo1
    @Raeeerwaamo1 5 หลายเดือนก่อน +3

    I agree with him the dictator is only option for our country

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 5 หลายเดือนก่อน +2

      And ending up, having the same outcome and result of what happend to the last dictator will be the the only result.

    • @bilalabdi9148
      @bilalabdi9148 5 หลายเดือนก่อน +3

      Wallahi, you didn't learn anything from The past

  • @mrfanax-d1b
    @mrfanax-d1b 5 หลายเดือนก่อน +1

    Yaarabi dalkeyga iyo dadkeyga cadowga kabad baadi inta nugu soo socota Allow naga qabo oo rabta somalia burburiso
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯

  • @ahmadseaman3487
    @ahmadseaman3487 5 หลายเดือนก่อน

    masha Allah
    one love somali

  • @ciiseak6897
    @ciiseak6897 5 หลายเดือนก่อน

    Hanoolaato✅️

  • @2011BARO
    @2011BARO 5 หลายเดือนก่อน

    Hanoolaato Dr M cali Yuusuf wax badan buu og yahay qaybo kale oo waraysi ah inaad ka samaysataa baa fiican , qayb walbana hal mawduuc ku ekeeya oo ha is dhex gelin mawduucyo kala duwan. Hadda Badda baad ka hadlayseen mawduucii waa ka baxdeen .

  • @faysalcartan3506
    @faysalcartan3506 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allah prof muxiyadin wa aqoonyahanada lo baahnayahay ee somalida

  • @hadimohamed-fh6ml
    @hadimohamed-fh6ml 5 หลายเดือนก่อน

    geesi somali wallah allah xafiido dr

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 5 หลายเดือนก่อน

    illaahay hakubadbaadiyo

  • @abdiissa1034
    @abdiissa1034 5 หลายเดือนก่อน +1

  • @raashidiinabdullahi5583
    @raashidiinabdullahi5583 5 หลายเดือนก่อน

    M.a ❤❤❤aqonyahy fcn dowlada dadkan o kle haka faidesato wana wadani

  • @Bogasho1
    @Bogasho1 5 หลายเดือนก่อน +2

    Waa masuul aqonyahana

  • @Xaaji317
    @Xaaji317 5 หลายเดือนก่อน

    Nin wax badan og Masha allah

  • @YusufYusuf-z9i
    @YusufYusuf-z9i 5 หลายเดือนก่อน

    Asc walaal sare guul wacan soomaaliyaa 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤❤❤

  • @ilyaasabdi6352
    @ilyaasabdi6352 5 หลายเดือนก่อน

    😊

  • @HassanAhmed-yf7vm
    @HassanAhmed-yf7vm 5 หลายเดือนก่อน +1

    halkaa waxaa ka cad in Majeerteen yihiin reerka ugu basaasan Somalida waa tuug majeerteenku illaa wakhtugii gumaystaha somaliya ee talyaaniga

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 5 หลายเดือนก่อน

      Maxaad ka beddeli kartaa dameer yohow dameerku dhaley

  • @The_Observer0000
    @The_Observer0000 5 หลายเดือนก่อน +1

    Heshiishka aad sheegeysa maxee tahay. Dawladu meel ee maamusha ma Jirto.

  • @mohamett571HG
    @mohamett571HG 5 หลายเดือนก่อน

    Wa runtiis wayba bilaabaty Fashilintu

  • @abdifatah8838
    @abdifatah8838 5 หลายเดือนก่อน

    Mashallah runta turkey lama ogala in somaliya lashaqeeyo marka damco in uu mashuuc fuliyo waxaa lafurqyaa buuq somali dhexdeedaa sida puntland oo kale ama koofur galbeed iyo federal ka

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 5 หลายเดือนก่อน +7

    Ciidanka Turkigu dayaxgacmeed ayey adeegsanayaan.........
    Waa runtii DIGTEYTAR DAACAD AH OO WADANKA DHISA AYAA LOO BAAHANYAHAY. Madaxweyne iib ah, oo lacag lagu soo doorto waxba ma qaban karo.
    Ummadda Soomaaliyeed Allaha soo hadeeyo. Cadowgooda Allaha jabiyo.Qalbigooda Allaha isku furo.

    • @qani2012
      @qani2012 5 หลายเดือนก่อน

      Aamiin

    • @dhalacmedia
      @dhalacmedia 5 หลายเดือนก่อน

      Dictator ayaaa la rabaaa miyaa maantay tiri hhhh 😂😂😂😂

    • @bilalabdi9148
      @bilalabdi9148 5 หลายเดือนก่อน

      Zxp , Waligaa haku ducaysanin Dictator midkastoo Fcn gadaal bu ka xuman

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 5 หลายเดือนก่อน

      Nin adag xog ku qawan karo smoali dan madax ka tomo ku fican ilahey ha keyno

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 4 หลายเดือนก่อน

    ALLAHAYOW WIILKAN SOOMAALIYEED "Muxyadiin" Khayr badan sii, oo badbaadi. Waar hooy Muxyadiinow isilaali.. Nin waddani ah, oo caqli leh, oo fahmaaya khayaanooyinka lama ogola. Waddamada soo koraya wali dagaal hoose ayaa ku socda. Haldoorkooda waa la ugaadhsadaa.

  • @maxamedaxmednageeye3412
    @maxamedaxmednageeye3412 3 หลายเดือนก่อน

    Sawirka qurxi
    Qofka aad wareysiga la yeelaneysid

  • @elias2559
    @elias2559 5 หลายเดือนก่อน

    Dr Muhyadin oo kale ilaahay ha inoo badiyo, wuxu sheegay fikrad aan aaminsahay oo ah dictator wadani ah inaan helo oo dalka iyo diinta difaaca qabiil kasta ha noqdee.

  • @AyanJumale
    @AyanJumale 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkan waba nin af somaliga Kuy ar yahay wuna qala qalsan yahay is daj ku dheh sub xana laah

  • @inaqaladaadsaxaaye7336
    @inaqaladaadsaxaaye7336 4 หลายเดือนก่อน +1

    Fashil_ku wuxuu biloow_day Maalin_tii XSHM uu Habbar Neceeyb, yac_nii Habbaaraneey Habbar ka soo Dul_Caayey Mar_Kab_kii Ciidan_ka Turkey_ga.
    Sabbab_tuna waa in ey XSHM ey Taloodhin khaldan siiyeen Tolkiisa, gaar ahaan geedi axmaar, wajiis, Yaxye Caamir, iwm

  • @IsmailIsmail-on3pb
    @IsmailIsmail-on3pb 5 หลายเดือนก่อน +1

    Maalin cad buu riyoonaya kulahaa:, "Lawiyo Cadde.... " kkkkk tolow, ma hooyadii baa leh dhukan uu sheeganayo?!

    • @noboddy665
      @noboddy665 5 หลายเดือนก่อน

      Reer ka dega lowyacado waa la yaqaane adigu yaa tahay horta?

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i 5 หลายเดือนก่อน

    Hawo hawatul baciidiska.hadlayaal afka ka noolwaxaan suurtoobeen haku daalina maaweelada.caruurta

  • @IbrahimAhmed-yk5ls
    @IbrahimAhmed-yk5ls 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkani wax uu ku riyooday ayuu ka sheekaynaya. Salac ayaa xarun laga samaynaya kulahaa😂😂😂😂

  • @HassanBulale
    @HassanBulale 5 หลายเดือนก่อน

    Lafoole xasuso muxyadiinow

  • @libaaxsankakatabtay1097
    @libaaxsankakatabtay1097 5 หลายเดือนก่อน +1

    Xassan munafaq qabyalada ha joojiyo dasturkii lagu dortay ha soo cesho markas ba guleysanayna… aniga waxaa aminsanahay cadowga jiritanka midnimada iyo qaranimada Somaliyeed waa Xassan xoolo…

  • @hafsaabdi6857
    @hafsaabdi6857 4 หลายเดือนก่อน

    asc

  • @soomaalidageeska186
    @soomaalidageeska186 5 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliya waa mashruuc
    Wasiir Beileh

  • @abdullahiganacsade2643
    @abdullahiganacsade2643 5 หลายเดือนก่อน

    meeshaan kugu arko waan kudilaya

  • @ismailmohamedahmed6994
    @ismailmohamedahmed6994 5 หลายเดือนก่อน

    Muuqaala xoga badan xambaarsan
    Waxaa.xaqiiqa in reer galbeed oo
    Isticmaalaya dad inaga mida
    Ay dalkaana burburkiisa qayb wayn
    Kaqaatee hadana rabaan inaan wali dhiiqada sii dul fadhina
    Waxaysa rabtaa rag diida tooda
    Oo maya yiraa baraaarugsana waana nagu jiraaane aan fursada
    Iyo awoodaba siino si ay dalkaan.iyo
    Dadkaanba uga badbaadiyaan
    Dad qalatadaaas aan diirnixin

  • @Somalia2526
    @Somalia2526 5 หลายเดือนก่อน

    Hanoolaato waxaan idinka codsanaynaa inaad diktoorkan wax badan ka so duubtaan.

  • @mohammedhassanhussein620
    @mohammedhassanhussein620 5 หลายเดือนก่อน

    Ninka aragti dheeraa federaalka in mar hore gaalo qorsheeysay kadibna soomali eey fulisay oo magaca loogu dhejiyay sida putland hooyada federaalka taas cadeen uma baahno isma weydiinayaan somalida federal maxaa faaiido noogu jira.

  • @HassanBulale
    @HassanBulale 5 หลายเดือนก่อน

    Dabkaa ku salaamaya muxyadiinow

  • @raafxero527
    @raafxero527 5 หลายเดือนก่อน

    TURKIGU A SHABAB BA wax ka qaban kari waa.😮

  • @aali3366
    @aali3366 5 หลายเดือนก่อน

    ilahey ninkaan camel somalia ha u badiyo masha allah

  • @nasserdhuxul921
    @nasserdhuxul921 5 หลายเดือนก่อน

    War ninksn hadalkiisa waxba kama fahmin hadalkiisa waadax ma ahan erayada afkiisa si waafi ah uguma soo baxaayn

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 5 หลายเดือนก่อน +1

    ilahey umada soomaaliyed hantidoda tuus

  • @AbdullahiMohamedHuurshow
    @AbdullahiMohamedHuurshow 5 หลายเดือนก่อน

    Aqoonyahan Hadaad Maqasho Nimuu Neceb Yahay Ceeb Uma Waayo Nimuu Jecelyahayna Amaan Uma Waayo Ee Yaan Lagu Dagmin (LA JIIFIYAANA BANAAN LA JOOJIYAANA BANAAN)

  • @CabdiraxmanIbrahim-hb4yf
    @CabdiraxmanIbrahim-hb4yf 5 หลายเดือนก่อน

    Cawa walba waxan ku riyoodaa dalka oo afgenbi lagu wareegay ilhow rumay dalkaan malatari waxan ahayn ma badbaadikRan reer walba qabil calan ayuu samaystay calankii cawalena waa laga tagay

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i 5 หลายเดือนก่อน

    Adiga
    Khaain ah ma waxaa somali wax qabad ah waddo xamar laga dhisay somali inteey laegtay yur.baa lagu yidhi.khaain.uskag ah

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 5 หลายเดือนก่อน +1

    Dalkaan dadkii lahaa oo daryeeli aloow keen

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 5 หลายเดือนก่อน

    NGO failed state of Somalia-Italia ruled by an NGO warlord.
    Turkish colony of Somalia is finished.

  • @zahraabdalla4957
    @zahraabdalla4957 5 หลายเดือนก่อน +3

    Somalis only talk but never action

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 5 หลายเดือนก่อน +1

    Turkey Somalia dantooda ayay u joogaan cidna axsaan uma falaayaan.Turkey waa nimanka Kurdishta ay isku egyihiin Muslim Sunni isla yihiin cadaaba.

    • @rahmanibashiirmohamed9876
      @rahmanibashiirmohamed9876 5 หลายเดือนก่อน

      Kurdidu wa cilmaniyiin la shaqaysta Americanka iyo rer galbeed una socda in dowladu turki la dumo dowlad yar oo cilmani ah samaystan oo kurdi mamusho Zxb marka hore aqoon baro xogogaal ahow

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 5 หลายเดือนก่อน +1

      @@rahmanibashiirmohamed9876 Kurdi waxay reer galbeedka u kala qeybiyeen dhulkooda, waxay qeyb weyn ka qaateen dagaaladii crusaders la dhihi jiray ee uu hogaaminayay Salahudiin. Turkiga cusub waxaa la dhisay 1923 waxaana lagu dhisay nidaamka cilmaaniyiinta. Marka orod oo wax soo baar oo baro.

  • @MunaHassan-m7r
    @MunaHassan-m7r 5 หลายเดือนก่อน

    Asc fadlan soomaliyeey waxaan idinka codsanayaa, Iska daaya weedhaha odhanaya, cidna nalama rabto inaan dowlad noqono, ama heshiiska waa la burburinayaa inaga Hadaan midowno on gacmaha is qabsano cid wax inga qaadi karta majirto. ..ilaahay talasaarta oo dib isugu noqda…..

  • @axmedmuusebmwwaasuge8446
    @axmedmuusebmwwaasuge8446 5 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😅 sheekadan weey dhanaatey Cid fashion kartana majiraan 10 ka ♥️ Sano soo socota soomaaliya oo barwaaqo ah

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj 4 หลายเดือนก่อน

    Hooyadaaa iyo badaba was condom samaale bada puntland 1650km weeye bal turkey car ha yimaado waridkiin anaga wasno puntland maahan somalia

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 5 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan waxbadan ogyahay!

  • @shamisali4599
    @shamisali4599 5 หลายเดือนก่อน

    Ilahey aminenaa anaga hada inoo qorantahy cidne madiidi karto ilahey hado inoo qorin maya waye

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 5 หลายเดือนก่อน +1

    Heshiiskaadi wuu fashilmay Somalia 🇸🇴 wali budhcad badeedii way wadaa.

    • @rahmanibashiirmohamed9876
      @rahmanibashiirmohamed9876 5 หลายเดือนก่อน +2

      Zxb maraynkanka wada burcad badeeda si ciidankoodu u sii joogan 😢

    • @mhassan9288
      @mhassan9288 5 หลายเดือนก่อน

      Waxaa soo kiciya oo soo abaabula (Burcad Badeed) UAE, oo dantooda fushanaya, waxaa Raali uga aha USA iyo UK

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i 5 หลายเดือนก่อน

    Iimaanso intaada.risaq zaylac kaa jira hau suuldhabaaleyn

  • @nabadoonka6649
    @nabadoonka6649 2 หลายเดือนก่อน

    Turkigu haduu tuug nagu noqdo yaa naga celinaya 😅, heshiis halala galo maxuma lakiin turkey 🇹🇷 waxaan u arkaaa in laga bad badinayo marka la leeyahy wadanka Aan walaa laha nahy 🤨.

  • @farmaajoanigagardadiyey
    @farmaajoanigagardadiyey 5 หลายเดือนก่อน

    Wlhi waa waraysi xasaasi ah

  • @faysalabdirahman405
    @faysalabdirahman405 3 หลายเดือนก่อน

    Waxba ma oga

  • @abdishakurdaudmohamed1738
    @abdishakurdaudmohamed1738 5 หลายเดือนก่อน

    Aqoonta uu sheeganayo iyo Waxa uu ka waramayaa waa isdiidooyin. majara habaabinta noocaas ahi ee lagu baal maro xaqiiqooyinka jira waa Waxa maatida iyo dhangagaalaha lagu dawakhinayo.

  • @naasirmohamed7391
    @naasirmohamed7391 5 หลายเดือนก่อน

    Khayaaligu waa waxa somalia godka madaw ugusii dhacaso ee 2024 sida ay thy kadhigay. Waa nu dhacayaa indhaheena oo shana waar xaqiiqada hdn laysu sheegin waligeed somalia ducfi iyo tuugsi kabixi mayso

  • @HabiibHaji
    @HabiibHaji 5 หลายเดือนก่อน

    Dr muxyidiin cali yusuf waa aqoonyahn khibrad wayn leh waa ninka aan isleeyahay waa hogaamin karaa xiligan soomaaliya

  • @nuurmacoow3523
    @nuurmacoow3523 5 หลายเดือนก่อน

    QADARKA ALLE AYAA KAWEYN SHIRQOOLADA GAALADA

  • @ahmedabdi2180
    @ahmedabdi2180 5 หลายเดือนก่อน

    Heshiiskaa macno ma leh. Waxa ku heshiyey turkiga iyo xasan sheekh reerkiisa hoose

  • @Soomaaliweyn1
    @Soomaaliweyn1 5 หลายเดือนก่อน

    Wareysi qiimo leh no more qabiil dhalinyaro hurdada ka toosa🇸🇴👀

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 5 หลายเดือนก่อน

    burcad badeeda waxaa sameyay besha calanka

  • @Sayid-h6f
    @Sayid-h6f 5 หลายเดือนก่อน

    Ayaanle ninkaan camal oo wax og un noo keen.

  • @aliismael585
    @aliismael585 5 หลายเดือนก่อน

    Waa goorma waqtiga?

  • @HawaA-w9g
    @HawaA-w9g 4 หลายเดือนก่อน

    Xassan oo dictator ah ha noo dhiibin raali ahow .

  • @khada917
    @khada917 5 หลายเดือนก่อน

    Turkey ma hooyadeena dhashay anaga naqaan waxay yihiin oo 7sano ku noolayn dalkooda,,. hishiis khaainimo ah inuu yahay waxaa cadayn ugu filan sida baarlamaanki ansixinayay indhaha isku qabta oo gacanta u taaga loo yiri .

  • @mahadhassan9455
    @mahadhassan9455 5 หลายเดือนก่อน

    Aqoon teeda waa leyahay hadii loo baahdi mamulida badeena
    AiS
    AUTOMATIC
    Identification
    System

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 5 หลายเดือนก่อน

    Cadowgeena ilaahey hanaga qabto Somalida siyaasadana waa in ay kafakiraan wadanka iyo dadka.

  • @fosiali263
    @fosiali263 5 หลายเดือนก่อน

    Waxba ismey badalin bada anaa leh turki waxba kama badali karo walaahi

  • @baarexashi1465
    @baarexashi1465 4 หลายเดือนก่อน

    Dr mohiyadin. Cimrigaaga allaah dhereyo. Runtii shaqsi wax laga faa Ido ayaad thy. Lkn. Please please. Adoon. Book noo qorin taada ma imaato 🙏

  • @omarosman619
    @omarosman619 5 หลายเดือนก่อน

    Ayaanlow ninkan wax badan oo aanu garaneyn ayuu dhex dabaalanayaa. Maalmahan hadba mid wareersan baad derinta la dhigataa.

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 5 หลายเดือนก่อน

    Somalia waa dad wawnaagsan oo caqli iyo wandan wanaagsan ilaahey siiyey. Waa in horay loo socdo lagana faa ideeyo. wadajir iyo kaladanbayn baa wax lagu gargaari karo.

  • @medmahdi2020
    @medmahdi2020 5 หลายเดือนก่อน

    Wareysi Khasaare ah kani waxba mahaye mid kale baadh🙄

  • @manineima4398
    @manineima4398 5 หลายเดือนก่อน

    Heshiiska wuu fuly ee wx,kale kaa warn

  • @adensamater5874
    @adensamater5874 5 หลายเดือนก่อน

    Collegeka ciidamada nada jamicad ma le

  • @OceanRehab
    @OceanRehab 5 หลายเดือนก่อน

    Dr. Aad buu u mahadsan yahay

  • @liibaan123
    @liibaan123 5 หลายเดือนก่อน

    Ayaanle waan ku salaamay in taas kadib wareer siga nin kan maba abaarin suaala haaga oo wuxuu ku wareegi dadlal kale balse yaa diidan yaa ilaa hada carab dana ordaya

  • @fayecooking
    @fayecooking 5 หลายเดือนก่อน

    Odeygan haddii uu wax ogyahay muxuu uga hadli waayey dhalinyarada markasta laga qifaashto bad doods aan ka kaluumeysan karin, maraakiibta India inta ay xeebteyna imaadaan ka kaluumeystaan dhalinyaradana jir dil iyo afduub u geystaan maxaa arintaas looga hadli la, ahay aaway Amaanka baddeyna😢

  • @abdirahmanhersi6393
    @abdirahmanhersi6393 5 หลายเดือนก่อน

    Cajiib umad aan wax saxayn oo hadana cid dhakada ka fuushan ayaa Somali baabinaya
    Tusaale Buntland majeerteen intaan ahayn wax ma ku qaban wax maku haystan sida
    Carabta saalax iwm

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 5 หลายเดือนก่อน

    MOORYAAN MOORYAANI WARAYSANAYO KUWANAA IIGU HOREEYA.😂😂😂😂