Shirkadda Minara Homes ee Nairobi Guryaha ka dhista oo Fursad Dahabi ah U haysa Dadka Soomaaliyeed.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on TH-cam, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on TH-cam.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our TH-cam channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

ความคิดเห็น • 26

  • @zahrasaed791
    @zahrasaed791 ปีที่แล้ว +4

    Wallaalayaashe degen Kenya Nairobi mashaAllaah Alle haidn garrab galo waligiina nolo Aamina kunoolaada kujia oo ku caano maala aamin❤🎉🎉🎉🎉

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 ปีที่แล้ว +7

    Jigjiga ka disah ple guri lahan ba ka jirah

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw ปีที่แล้ว +3

    Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
    Ka dhisa. Meelaha xeebta Ah
    Kismaayo
    Hobyo
    Warsheekh
    Marka
    Bosaaso
    Barbara
    Muqdisho
    Jigjiga
    Keenya 32 Ayaan dhiseynay
    Wariye Nuur Mahadsanid

  • @aminamudhir4150
    @aminamudhir4150 ปีที่แล้ว +4

    Guryahayan camal Somalia 🇸🇴 ka dhisa please Intaas neh qabo masjid gym

  • @Daud793
    @Daud793 ปีที่แล้ว +5

    Waxaad sheegtay in la hormarinayo 30% laakiin ma aadan sheegin lacagta guud ahaan ee guriga la iska rabo waxaan u gartay qofka iibsadaha ah ee imaan doono in la qiimayn doono jeebkiisa oo aan lahayn qiimo go’an hadba inta qol uu yahay waxaan la yaabay sababta qiimaha guriga loo qarinaayo (business language)

    • @Deko_degan
      @Deko_degan ปีที่แล้ว +1

      Wax jawaaba Maka heshay Qiimaha Guryaha?

  • @samizakariya5155
    @samizakariya5155 ปีที่แล้ว +3

    Nfd may dhisaan . Nairobi maa iyaga leh. Daadkan waxba ka si ah.

    • @aniwaaye484
      @aniwaaye484 ปีที่แล้ว

      Absolutely you are right

  • @zahracabdi3825
    @zahracabdi3825 ปีที่แล้ว +2

    I mean Allaha ku barakeeyo wa JazakaAllaahu khayran . Su’aalo muhiim ah baad weydiisay

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 ปีที่แล้ว +2

    INTAADAN GURI wadan shisheeshe aadan ka iibsan, 3 arin ka fkir oo is waydii??
    1-Wadankaan sharci degenaasho ah maku leeyahay ama visa ayaan ku joogaa?
    2-Wadankaan maka helay oo ma rabaan inaan sii joogo
    3-Lacagta aan guri ku iibsanaayo ganacsi maku furan karaa, gurigana galaad maka iibsan karaa?
    Waa Caqli Celin.

  • @keysedaddy8053
    @keysedaddy8053 ปีที่แล้ว +2

    Dolow addo Ka dhisa iyo suuftu

    • @bilaladen7752
      @bilaladen7752 ปีที่แล้ว

      Caraseelka mardhow laga dhisi guryahan ookale.

  • @halimahassan2201
    @halimahassan2201 ปีที่แล้ว +2

    Garissa kadisa

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 6 หลายเดือนก่อน

    Wadaadada Waa Kuwii Hore U Dhacay Burhaan State Iyo Dubai Oo Ilaa Hada La Dhameyn 20 Sano IIyo Ka Badan Aaalaga Joogaa

  • @zahracabdi3825
    @zahracabdi3825 ปีที่แล้ว

    MaashaaAllaah nuurow Allaha barakeeyo

  • @akhalif579
    @akhalif579 ปีที่แล้ว +2

    Nice weeye, lkn Soomaalida maalki dalal shisheeye kusii wadaan dhulalka soomaalidu degto waxba micna leh kama dhisaan. Waa umad yaab leh.

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 6 หลายเดือนก่อน

    Somalida Guryaha Gadeysa Kenya Maintanence Kama Haldaan Ma Dad Kee U Qariyaan, Maintanence Waa Nadaafada Floorka Ama Dabaqa Wiishka Ama Left Ama Elevetorka Haduu Halaabo Biyaha Buildinka Soo Galaayo Ama Korontada Hadee Halowdo, Free Miyaa Ma Idinkaa Bixinaaya Ama Hoosta Aa Leeska Gelinaa?

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207 ปีที่แล้ว +1

    Please somaliland ka dhisa

  • @madiinashikh9673
    @madiinashikh9673 ปีที่แล้ว

    Mahadsanidiin wargelinta aad nala soo wadaagteen, balse beeca guryaha aawey?

  • @aminamudhir4150
    @aminamudhir4150 ปีที่แล้ว

    Kenya ba wey ka dhisaaneh Somalia 🇸🇴 mey ka dhisaan

  • @GeenyoMursal
    @GeenyoMursal ปีที่แล้ว

    Waan soo wacay numberka ma shaqeynaya huno

  • @shiine111
    @shiine111 ปีที่แล้ว

    Dadka dalkoodii inay dhistaan maxaa diiday

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 ปีที่แล้ว

    Soomaali ya ku sixray nairobi ama kenya aan ku dhaho.
    Waxaad arki nin dds etiobiya ka yimi isago waddankiisa jigjiga ame adisababa guryi iyo ganacsi ka suubisan karo baad arki isago kenya oo ah waddan kale oo afrikaan faqri ah dhisaya

  • @GeenyoMursal
    @GeenyoMursal ปีที่แล้ว

    You are advertising this property, but you are giving us fake number why.

  • @Username11249
    @Username11249 ปีที่แล้ว

    Numberkan meesha ku qoran ma shaqaynayo

    • @fankafarah701
      @fankafarah701 ปีที่แล้ว

      Meesha ku qoran yahay walaal hoosta ee fiiri