this clown from somalia-italia is another low-life and ignorant fool from expansionst failed somalia-italia and thier only intention is to lie about somaliland history and elevate thier fascist ego, you must read the propaganda piece he recently wrote about somaliland and his hate-based writings!
Professors-ku waa nin dhalinyaro ilbax ah, si fiican wax u sharixi yaqaana, kalsooni badana leh. Runtii barnaamij fiican oo qurux badan baad noo soo gudbiseen..thank you all.
This Guy history waqti ayuu galiyay aqriskiisa,Ninkaan odiyaasha cilmi ayuu kaqati ,Bugana cilmi tariqeed ayuu kaqati,The more you read the more you know than your elder
I.a barbera iyo fornada boodhari waxay ka mid tahy meelaha aan jeclahay inan boqdo mustaqbal hadu illahay isuro geliyo jaceelkana waa amisanahy inta is jecelna isku uur allaha ka dhigo
Muusikadu qofka qalbigiisa nifaaq bay galisaa....midhaha ku luuqeeya si bilaa muusiko ah....Midhaha suugaanta afsoomaaliga xikmad badan baa ku sugar laakiin waa in hufaaa..oo muusikada aynu ka saarnaa
Taasna waxaa daliil u ah dadka ugu mansab sareeyey ee xafiisyada ka shaqaynaayey 80% waxay ahaayeen reer sanaag. Lahaanshaha dhulka cadan ama guryaha waxay ahaayeen reer sanaag
Ninkii somali ugu horeeyey ee jacaly ku dhaco una dhinta Jacaylow maxad dhib keentay Maxad dadka kala dhantashay Maxaa niyad ku samayd iyo qalbiyo Badan dhaawac yeeshay 😢💔❤️🩹
Xaqiiqdii amba waxaan la jiifa ki BOODHARI oo oo kale kol hadanan hayn ama ifahmayn qofkii aan jeclaa dhibkaygana ka shaqeeyo waxaana layyiri hay soowicin. Ilasootaliya mmtv iyo dawadayaasha cidna lama wadaagin dhibka I haysta walee waa xanuun aan la qiyaasi karin
Cilmi boodheri the father of love all somalis. Allaya raxma he dead 1941 Berbera. Hodan cabdille walan wal Dead 1967 muqdisho Maxamed ibrahim warsame hadraawi dead 2022. Naxariistii janno Alle ayaan uga baryayaa illaahay. Innaga Illaahay ha inooga dabanaxariisto.
Boqorkay huq iyo ciil Hagardaamo lumisow Hadimada kalgacalka leh Cilmigii u hoydow Heesaha baroorta ah Halqabsiga jacaylkow Hambalyiyo salaan iyo Hibo iga guddoomoo Kolley waan hubaayoo Hawlihii addunyada Heshay aayahoodee Hal yar aan ku toydee Jannadii ma hurudaa? Hadh qabow ma jiiftaa? Hoobaan ma gurataa? Hablo Xuural-caynii Sow kuuma heesaan? Waxa aad la haysaba Hoo kuma yidhaahdeen? Wedka lama huraayee Reer soo hayaamiyo Hayin raran ma kulanteen? Hor Illaahay adigiyo Hodan maysku aragteen? Ma is dhaafsateen hadal? Bal maxaan haweenkiyo Dumar ugu hilloobaa? Ama kula heshiiyaa Ugu hagar la'aadaa? Sowtay hir beeniyo Ku tuseen hillaacee Hogol aan da'ayn iyo Hanfi kuu aroorsheen Hirwo kuu garaaceen Hungo kuugu baaqeen! Sowtay ku hawleen Ku jareen halbowlaha Haadaan ku koriyeen Hore kuugu riixeen Hogga kuu dabooleen Hoos kuugu tuureen! Sowtay ku heereen Hengelaa ku saareen Gudcur kuu hillaabeen Ku dhigeen habaaskee Cidla kaaga hoyden Hororkiyo waraabuhu Hilbahaaga jiiteen Haadda iyo xuunshadu Hanbadooda feenteen! Waxaan ugu hamranayaa Hooyaa ka dhalatoo Naaskii habreed baa Iga hiilinaayee Wallee hawlahaan galo Iyo heegantaan dhigo Dumar lama haweysteen Ragba ma hungureeyeen Hanti lagama dhiibeen Guri laguma hoysteen Hadal lalama yeesheen! HADRAAWI.
Waxaan aad uga xumahay ninka ay ka sheekeenayaan ee boo dhari inuu agfadhiyo isaga oo waqtigu gacmo qabtay iyagana ay lee yihiin 80 sano kahor buu geeriyooday oo cid taqaan maleh hada muqaalkiisa taas waa mid waqtiga ka shaqeeye hadalkayga hada ma fahmeesid boodhari isaga oo muuqaal iyo qof ahaan aan wax ba laga badalin ayaa ag fadhiya mohamed diinooz u wac hakuu sharxee
Aggah this guy knows everything. Maskaxda saaran iyo Memory gu weyna. Very talented guy walaahi
Maansha allah dheh❤
this clown from somalia-italia is another low-life and ignorant fool from expansionst failed somalia-italia and thier only intention is to lie about somaliland history and elevate thier fascist ego, you must read the propaganda piece he recently wrote about somaliland and his hate-based writings!
Allahuma barik dheh
@@Halalmeal this guy is nothing but expansionist propagandist!
MashaAllah deh bro... Adhiga oo xasadniimo ka ehen ayad cayuumi karta😅
Bodhari allow ku naxariso 'ciida galow jacaylka dadka wax ka bara''❤️🥺
Best young somali Man researcher, Mohamed haji Ingriis ❤❤❤
Professor.ingiriis he is the best Somali historians I even seen 💕💕💕💕
Professors-ku waa nin dhalinyaro ilbax ah, si fiican wax u sharixi yaqaana, kalsooni badana leh.
Runtii barnaamij fiican oo qurux badan baad noo soo gudbiseen..thank you all.
ninkan taariikhda sifiican ayuu usoo badhaa runtana wuu ka sheegaa,,
WAABA INTAAS ,, LIVING LEGEND,,
Aad oo weyn ninkan waxuu aqriyo runta ayuu ka sheega waa tariikh yahan wax badan aqriyaay
Dr ingiriis the best teacher of this time.
Prof Ingiriis the best Somali historian and scholar
@@mohamederag7743 best somali historian? are you serious?
Best teacher?
Bentuu dhigaa
@@batulasmail8261 waa runtaa waa beenale!
Ilig iyo Maxamed xaaji Ingiriis iyo ninka odaygaa halkaa iga muuqda aad ban u salamaya
EHeL cashaq ❤️👏
He's the real legend this guy. Salaan sare #MHI
Wallhi waa Legend Prof Ingiriis❤
Wow wow wow... iligow video-gan wuxu kamid yahay kuwii ugu yaabka badnaa... goobtan sanad kahor ayaan soo maray, waa meel ay shucuur gaar ah dul iyo dacalba hadhaysay taas oo marka aad agagaarka marayso ku galaysa "juff" si dareen keliya uun lagu garan karo...sooyaal sugan weeyin... waad sharfan tihiin, siiba aqoon-yahankeen somaaliyeed Pr. Ingiriisi... salaan daggan oo dabacsan ayaan Jabuuti idiin kasoo daayay ee guddooma... gacalayaal 😄👋
My home BERBERA❤ waa magaalo taariikheed aad u weyn masha allah
mashallah cilmi !!!!! from saylac 👮🏼❤🇩🇯
Waxan la yabanahay somalida englishka so qoreyso walal dadku ba af soomali ku hadlayan af somali commentskadu ha noqdo ama iska da ✅
Professor ku waa researcher sax ah
Jacaylka waan ka dambeeyaaa Xaqiiiqdii 😢❤
Professor Ingiriis wadan kaagi baad joogta, welcome to Somaliland anytime
Love is most beautiful thing in this world ❤l the person you love 💕
Alla malcaamadaan dhigan jiray ayaa u dhaw
Iyo
Farmasiigii
Cabdi
Guuleed❤️❤️❤️❤️❤️❤️berbera
Ma malcamadii xasan faruur saalixyada dhiganjirtey miya
Malcaamad markaan maqlo waxan xasuusta waagi hore macalimiin xaasidiin ah haysan jirey dil uun aaminsan.
Barnaamijkan oo kale waa mid xiiso weyn xambaarsan wllhi wow❤❤❤❤❤
Ilama inuu jiro qof somali ah oo Ka taariikhyahansan inu noolyahay xaaji Mohamed ingiriis
Mohamed Xaaji Ingriis! Waa igaar waxkastaa raadsho, taariiqdeeda.
This Guy history waqti ayuu galiyay aqriskiisa,Ninkaan odiyaasha cilmi ayuu kaqati ,Bugana cilmi tariqeed ayuu kaqati,The more you read the more you know than your elder
I.a barbera iyo fornada boodhari waxay ka mid tahy meelaha aan jeclahay inan boqdo mustaqbal hadu illahay isuro geliyo jaceelkana waa amisanahy inta is jecelna isku uur allaha ka dhigo
Allah yarxama cilmi boodhari
Illahow awood nagu sii calmashadayda adaa og wixii qorane cadradaha soomaaliyeed iyo gayaankooda isku sikhir
buugii laga qoray ee uu qoray wiilka Hodan ay dhashay ayaa hada gacan ku hayaa oo dhex iimaraaya wlhi jacaylka cilmi kudhacay waaa another level qiiroo leeyahy
Pdf maku haysa wll
@@nuramuse1093 waa umalaynaa lkn mahubo waa kuu raadiyo i.a
@@hassanmohamud2070 book gaas magaciis wllo.
Wilkeeda run kama sheegin qisada marka book iska dhaaf dadka kale wax aye Ka qoreen raadiya
Ninkaasi waan nin wax badan akhriyey, ka soo duub in badan Illigoow!!
Best researcher
Maxamed ingiris waa nin Taariikheed ale haku daayo sida aad wax ubaratay way kaa muuqataa iiyo aftahan
Pro. Ingriis, living legend.
Salute to this guy. Magaalo bilaa jaam ah Berbera u gu kaaley.
Ilig iyo Professor ka Soo badiya barnimiyada adinka o mahdsan
Ilg pariti too so sameey❤❤❤
I Love This Guy Wlhi Mohamed Haji Ingiriiis
Maxamed mooge allah ha naxariste jabhad muu galin snm xoriyad u dirri bu ahaa
wooow sifican ba loo diyaariyaya wooow beste
Kun iyo kow kurtood dumar hadii laisu wada keeno kolna waxaan lahelayn FAADUMOO KALEE
JACIILKII IYO ❤CALAACALKII ABWAAN
((RAAGE UGAAS))
Wlhi ninkaan waa taageeraa❤
Asc walaalayaal waa magaalo
Wada
Jacayka
Insha
Allahu Waan iman
Waxaa iigu danbaysay
2020kii
Kaa lay quruxey kugu soo dhaweynaynaye😢
Maxamed xaaji ingiriis aad ayn uga hela wareysiyadiisa inkastoo aan fikirka siyaasiga ah kukala duwanahey lkn wa taariikhyahan cajiib ah
Raag baa ishaley.. Mashallah ❤
Iligow billaahi calayk waad nagu yaraysay
6:42 Midkaas kaama yeelin Prof.ingiriisow, jacayl baan ka samaysanahay Iyo H.g baan ahay isma keenayso, Ragaasi ma qoslaane naga baandhee mudane 😋😛🤪😜, SALAAM.
Cid naga jecel badan ma jirto wllo bahalka wan qiimeyna
@@XaliimoXiis-op4nl Rerka si fican ban U aqaanaye jacayl kii miyaa wax laga badalay Wllo 😋🤣😜
@@MustafaAbdiAli wallhi anigaa iskugu filan aragti jecelkii o nool len ahy
@@XaliimoXiis-op4nl Bal hadaa malcaamad inoo fur Wllo bal an ardaygaga kowad noqdee 🤣
Alle.hawnaxariistee.waanin.taariikhleh
cidagaLe is not easy❤🎉
Muusikadu qofka qalbigiisa nifaaq bay galisaa....midhaha ku luuqeeya si bilaa muusiko ah....Midhaha suugaanta afsoomaaliga xikmad badan baa ku sugar laakiin waa in hufaaa..oo muusikada aynu ka saarnaa
Waxaan aad ugu qoslayaa odaygaan aan ba qosleyn ee wax iska raamsanaya 😂😂😂
Wuu mirqaansanyee😅
Odaygu wa ruug cada wax badan og isha uubu kala socda
Odayga ma garanaysan waxa dhalay cilmi sxp kii ninkii asay cilmi boodhari sxp kaliya ee u laha cilmi ayaa dhalay odaygan
beenta reer somalia-italia iyo kan beenale walaweyn ayuu ogyahay!
@@khalidyusuf7513 halkay ka qaldanto ayuu ka toosin
If you read more, you can tell more story like like mahamed english
Waa jireen dad Cilmi hortii ka gabyay jacaylka.
Professor iyo ilig barnamijyadan oo kle noso badiya pls
Ingiriis waa legend runtii
Wow this is massive 👏 Profers 😊
My city berbera
Wow nice interview
Iligoe Professor'ka haka hadashiin jacaylkiisa waa laga guursadaye🥲
Taasna waxaa daliil u ah dadka ugu mansab sareeyey ee xafiisyada ka shaqaynaayey 80% waxay ahaayeen reer sanaag. Lahaanshaha dhulka cadan ama guryaha waxay ahaayeen reer sanaag
Barnamin wacan
Prfsor kaan wareysigiis wax bdn ka faidaa please Soo Badiya
Keep going mm tv❤❤❤❤
❤❤ ninkan Wan xiisay barmashad laga Qabto
Ninkii somali ugu horeeyey ee jacaly ku dhaco una dhinta
Jacaylow maxad
dhib keentay
Maxad dadka
kala dhantashay
Maxaa niyad ku
samayd iyo qalbiyo
Badan dhaawac yeeshay 😢💔❤️🩹
Xaqiiqdii amba waxaan la jiifa ki BOODHARI oo oo kale kol hadanan hayn ama ifahmayn qofkii aan jeclaa dhibkaygana ka shaqeeyo waxaana layyiri hay soowicin. Ilasootaliya mmtv iyo dawadayaasha cidna lama wadaagin dhibka I haysta walee waa xanuun aan la qiyaasi karin
@@skaba6390 qalbiga lahashada u diid o go,aan qado huno
Ninkaa Ingiriis tebintiisa waan jeclahay.
Both of u maxamed Eid mubarik ...
Boodhari 👋 👋 😅 history loves
Cilmigi o qof ah Mohamed ingirisii
Masha allah Iirsamaale waa Dadka Somali ugu ilbaxsan, aadbaan idiin salaamayaa Mohamed ilig iyo Mohamed Haji jngiriis
War qaabyalada naga dhaaf wa,sacadihi jacaylka
@@kenediddirie8406 Daarood miyaa tahay aduu ,Daaroodku haday maqlaan irirsamaale cunto ma cunaan
Naftaan waa wataa
Love is life but love kills the men .!!!
Iyo xadaaradii cusmaaniyiinta ku dar ingiriiska iyo hindidu waa shalay
Imika ma nin reer koonfura boodhari idiinka waramaya👋
Mohamed xaaji ingirs hees ugu horeeyay ee afku ka xaday qayaa nuuray haday quruxdu wacan tahay ama qiimo leedahay hadalada afkiisa ka soo baxay ayaan akhriyay
Heestan hoyadeey aa qadi jirtay 😢
Eid mubarik marka horena horta uduceeya adeerkay
Masha'Alah dhacdooyinka sooyaalka markaad dadka usoo tebineeysid sidaanoo kale loo tagaa meesha ka dhacday balse Qoowdhankaan Boodhari la dhaho waa waxkale jeceeloow u dhintay Hindiyoo amoow ahaa😂
Raage ugaas aya ugu horeeyay
Legend ingriis noolaaw eeboow
Diinta badhna hakaga dhaqmina ,badhna ha ka tagina
Cilmi boodheri the father of love all somalis.
Allaya raxma he dead 1941 Berbera.
Hodan cabdille walan wal
Dead 1967 muqdisho
Maxamed ibrahim warsame hadraawi dead 2022.
Naxariistii janno Alle ayaan uga baryayaa illaahay.
Innaga Illaahay ha inooga dabanaxariisto.
Maxamed xaaji ingiris wana walaaa
Dadka somaliyeed ee cadan ku noola ama deganaa 80% ,waxay ahaayeen reer sanaag
Bro gabayga uu aqrinayo wariye ilg yaa haayo am meel igu sheego plz
Boqorkay huq iyo ciil
Hagardaamo lumisow
Hadimada kalgacalka leh
Cilmigii u hoydow
Heesaha baroorta ah
Halqabsiga jacaylkow
Hambalyiyo salaan iyo
Hibo iga guddoomoo
Kolley waan hubaayoo
Hawlihii addunyada
Heshay aayahoodee
Hal yar aan ku toydee
Jannadii ma hurudaa?
Hadh qabow ma jiiftaa?
Hoobaan ma gurataa?
Hablo Xuural-caynii
Sow kuuma heesaan?
Waxa aad la haysaba
Hoo kuma yidhaahdeen?
Wedka lama huraayee
Reer soo hayaamiyo
Hayin raran ma kulanteen?
Hor Illaahay adigiyo
Hodan maysku aragteen?
Ma is dhaafsateen hadal?
Bal maxaan haweenkiyo
Dumar ugu hilloobaa?
Ama kula heshiiyaa
Ugu hagar la'aadaa?
Sowtay hir beeniyo
Ku tuseen hillaacee
Hogol aan da'ayn iyo
Hanfi kuu aroorsheen
Hirwo kuu garaaceen
Hungo kuugu baaqeen!
Sowtay ku hawleen
Ku jareen halbowlaha
Haadaan ku koriyeen
Hore kuugu riixeen
Hogga kuu dabooleen
Hoos kuugu tuureen!
Sowtay ku heereen
Hengelaa ku saareen
Gudcur kuu hillaabeen
Ku dhigeen habaaskee
Cidla kaaga hoyden
Hororkiyo waraabuhu
Hilbahaaga jiiteen
Haadda iyo xuunshadu
Hanbadooda feenteen!
Waxaan ugu hamranayaa
Hooyaa ka dhalatoo
Naaskii habreed baa
Iga hiilinaayee
Wallee hawlahaan galo
Iyo heegantaan dhigo
Dumar lama haweysteen
Ragba ma hungureeyeen
Hanti lagama dhiibeen
Guri laguma hoysteen
Hadal lalama yeesheen! HADRAAWI.
Hodan cabdulehe walnwal maha cabdi waacabdule walalwal
Besta song ha gilgilin albaabkee gacal baa ilaashee
Cabqari maxamed xaji ingiriis
Ala maxuuu waxbartay prof mahamed xaji ingirris
Maxamed xaji ingaris nin wax bdan og
Waxaan aad uga xumahay ninka ay ka sheekeenayaan ee boo dhari inuu agfadhiyo isaga oo waqtigu gacmo qabtay iyagana ay lee yihiin 80 sano kahor buu geeriyooday oo cid taqaan maleh hada muqaalkiisa taas waa mid waqtiga ka shaqeeye hadalkayga hada ma fahmeesid boodhari isaga oo muuqaal iyo qof ahaan aan wax ba laga badalin ayaa ag fadhiya mohamed diinooz u wac hakuu sharxee
Cilmi boodhari 😊😊❤❤❤😂😂😢😢
Waxaa dadka Caynba Cayn looga dhigay hays cajabiyeene.Boodhari
Soomaalidaa caado xune
Iguma caydeene
Oo ima canaanteen sidaan cuud
Ka iibsadaye
@@jamaadnuura10 الله يرحمه ويغفر له ويجعل مثواه الجنة
@@binfarascade4391 Alaahumaa Aamiin
Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis Igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜🤍💜
Ninkan tarikh ba ku dugan intanay tisa noqon halaga rebo 😊
"Guriga ay ku nooshahay wa Kan geedka weyn leh".
Dhinaca taariikhda noo soo badi
Professor ingiriis waa taariiqyahan aaba ka daalin sheekadiisa
Angu ilg bn jclhy wyo niin xadri ah
Gabay jacaylka waa loga horeeyay waxana uga horeeyay Weerar bulxan oo jeclaa gabar la oran jiray mulaaxo wana qarnigii 19naad
proffeser Mohamed haaji ingiris
Habar gadir profesar ah wa aqoontii indha adeeg loo yeelay
Waa Maalinki Koobad ee aan arko MMTv oo Heeso Music Leh Ka Baxayaan
Walle rag aya is helay from muqdisho salan
Professor Engiriis isku darle wayn 😂😂