7 Riyo Qof Kasta Aan Arkin Marka Laga Reebo Qofka Sixran Ama La Sixray

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 155

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 ปีที่แล้ว +9

    Mahadsanid Sheekh Alle Ha ku xiftyo sheekhayaga!!!!

  • @aliosman8874
    @aliosman8874 ปีที่แล้ว +6

    Wcs sheikh Jazakallahu khaira

  • @SahroAbdi-rd8im
    @SahroAbdi-rd8im 3 หลายเดือนก่อน

    Allahu akbar 🤲🤲🤲😍🥰🥰❤️😘😍

  • @hawaali5541
    @hawaali5541 ปีที่แล้ว +4

    Sheekh riyo ayaan jeclaan lahaa in aad ifasirto dhawr jeer ayaan kuwaydiiyey lkn ma Adan arkin ayaan filayaa Sheekh Riyadaan waxan kuriyoodaa markaan hurdada kulaabto salaada subax kadib markaan tukado Oo aan Wardigayga dhamaysto iyo hurdada duhurkii laseexdo labadaas wakhti ayaan kuriyoodaa riyadaan shekhoow Waa anigoo god Wayn hortayda yahay bar walba oo aan kacabsanayo in aan kudhaco godkaas lkn kuma aan dhoco mar na lkn cabsi xun ayaan kabaqa Godku marba. Waa nooc. Mar ayaa biyo kujiraan mar waa Mel qodan oo dheer oo ciid dhinacyada kataal sida suuliyada Marka laqodaayo oo kale Godkaas mar walba hortayda ayuuyaalaa mudo. Dhowr. Bilood ayaan kuriyoonayey. Waxaan Ahay gabar. An guursan wali.

  • @IlyasMoussadabar-rt2bk
    @IlyasMoussadabar-rt2bk ปีที่แล้ว +4

    Mashaallah ❤❤❤

  • @Bishaaro-de2xb
    @Bishaaro-de2xb 4 หลายเดือนก่อน

    لااله الا الله محمد رسول الله ❤❤❤لا حوله ولاقوة الا بالله❤❤

  • @IstarXamud-ol9in
    @IstarXamud-ol9in 11 หลายเดือนก่อน +3

    😮😮😮

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah❤❤❤❤❤ Jazakallah qeer💯💯

    • @AbaadirDaahir
      @AbaadirDaahir 7 หลายเดือนก่อน

      Ayman wan ku salaamay

  • @salmanYare-o7q
    @salmanYare-o7q หลายเดือนก่อน +2

    Scw scw

  • @AmiizHaQurux
    @AmiizHaQurux 10 หลายเดือนก่อน +1

    Scw scw scw scw ❤❤❤

  • @UmuriyaanIbraahim
    @UmuriyaanIbraahim ปีที่แล้ว +3

    Shiikh lanbarkaaga iso sheeg

  • @hasanabiibesse7701
    @hasanabiibesse7701 ปีที่แล้ว +5

    Sheikhaw iima jawaabtid ii soo sheeg meel aan kaala soo xidhiidho

  • @Malyuuncire
    @Malyuuncire ปีที่แล้ว +3

    Markaan xanuunsan rabay ayaan kuriyooday qabuuraha waliba kuwo aan aqaan kadib waa sodhacay alxam cilaaj badan kabacdi waan ronahay walina waa laihaysta alxamdulilaah allaah nacaafiyo

  • @kawzarjama
    @kawzarjama 11 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekh anigu waxan ku riyooda guri aan ka soo guuray anigo alaab kasoo raraaaya sida fadhiga reer baana ku jira imika ama anigo jooga aad iyo aad bay igu soo noqnoqotaya shiikh usoo jawab

  • @caashomustafe3724
    @caashomustafe3724 ปีที่แล้ว +5

    Asc sheekh jasaakalaah halkeen sheekh kaalasoo xidhiidhaa talooyin ayaan ubaahanhy riyo aankuriyoday fasirkeda ookuwan aadsheegtay ookale ah oo waxa laygu yidhi walagu sixray waliba adiga iyo sawgkaaga laakiin qofka igu yidhina maxasuusto qof uu ahaa laakiin qof iisheekaynayaybu ahaa ana waxan kudulfadhiyay cunto oo uu cunaayay farjigaygu wanan xanuunshy sheek maskaana wan arki jiray oo habeenkii markan seexo idhaa kabaqanaaayay igu sooyaacayay sheekh qisadaydu waydheertahy waankaga waramilahaa ee halkeen kaalasoo xidhiidhaa sheekh Allaahba dadka caafiyee waxad iila egtahy qoftaqiya qalbigayguna wuxuu go aansaday inaan kulasoo xidhiidho oon talo iyo waano kuwaydiisto walaahi sheekh xanuun iyo cidhiidhi dareemaya iyo inaanan waxba uqabankarayn reerkaygii qaliinan galay oo kumaguulaysan ilaahada wandhawacanhy sheekh Allaha khayrkusiiyee isoojawab hadad aragto

    • @barooaflax
      @barooaflax ปีที่แล้ว

      anaa quran ku saaree soo diyaar garow. waana yar daawada yaasha ka mid ah.

  • @BushraAbdullahi9890
    @BushraAbdullahi9890 ปีที่แล้ว +2

    Shekh alaha ku barakeyo riyadan xafada an ku dhashay baa said igu so la labto iyo mida qabriyada labadas ayaa idhibay mida sadexad waxa riyo la igu yiri meshad waxaba kugu jiro riyada la igu tusayaa

  • @Skays689
    @Skays689 ปีที่แล้ว +3

    ASC sheikh riimi waxan ku riyoodanaya mudo dheer aniga oo kor u bood boodya oo wax I eryanayaan oon kor igu cararyo cirka xagiisa marka sheikh khayr ilahay haku siiye ii so fasir riyadaa jazakalaah

  • @Faatuish
    @Faatuish หลายเดือนก่อน

    Allahu.Akbar

  • @FaizoMohamed-r1p
    @FaizoMohamed-r1p ปีที่แล้ว +3

    Asc sheek allha haku barakeyo nabaarkaga wathsap Iso dir

  • @xaliimosacda3259
    @xaliimosacda3259 ปีที่แล้ว +3

    Shiikh waxan kuriyooday adeerkay
    O waysaysanaya ayu waraabe istul
    Taagay markasu kuyiri War orodo iga tag
    Warabiina ukategay ifasiir mahadsaniid

  • @fihiimaIdiris
    @fihiimaIdiris 28 วันที่ผ่านมา

    Sheekha lenberkiisa yaaaa hayo waan u bahnaaa 😊

  • @shamsamohamed1331
    @shamsamohamed1331 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah

  • @amaalxaashi3913
    @amaalxaashi3913 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah sheq alle haku barakeye waxan ku riyoday anigoo qabriyo wada qodan dhex socdo dad qarna ladugaa qabriyada badan o qodan mida kale dariskena laba dumar o dhintay o sakaraada o layasiiminaa jwab sheq blz wey iguso noqotaa

  • @SahroMumin-qq5ft
    @SahroMumin-qq5ft 10 หลายเดือนก่อน +1

    Subaxnala😢

  • @miskimohamed5018
    @miskimohamed5018 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Nisheymohamud
    @Nisheymohamud 11 หลายเดือนก่อน +1

    Asc sheikh sual

  • @CarfiCilmi
    @CarfiCilmi หลายเดือนก่อน

    Alaahu.akbaar❤❤❤

  • @BureeqoBashiir-.123
    @BureeqoBashiir-.123 10 หลายเดือนก่อน +1

    Shiiqow wxn ku riyooday naag maro dhiig leh iso ak dhigtay baa ku riyooday ee iso safir shiiqow

  • @shadiaabdalla8982
    @shadiaabdalla8982 ปีที่แล้ว +2

    Ishu expire date ma leedahay sheekh Jazakallaah Khayr

  • @raysQowow
    @raysQowow ปีที่แล้ว +2

    Asc Shiq khayr Allah kusiyo Amin aniga qabuuraha kuriyooda ano kudhax jiro mar qabriga hoyo mcn iyo qabuurakalaba hoyo mcne iyo abe mcne waydhinteen qabriga abe

  • @sacfaransusaan7233
    @sacfaransusaan7233 10 หลายเดือนก่อน +1

    Plz iga soo jawaab riydaan. Wxn guursaday nin lkn inta aan guursan o la socday ban wxn ku riyoday mas madow o lbo af leh o calool weyn.hadanah wxa itaba jooga bahalo madmadow o an ku argay iyaga o iga dhex jira makanka agtiisa bahal madow o dabo dher leh. masaska madmadonah igama dhamatan😢😢😢

  • @ahmedkaraamaak194
    @ahmedkaraamaak194 ปีที่แล้ว +3

    Asc sheikh waxan ku riyooday mas cad iyo mas madow lkn maska cad asigo ii qaniini rabo ayanso booday ilaa heer sarirta kabodo wanso naxa xili walbo habenkii waxa lidhaha habenki wad qeylisa waxle sheegee mana lafahmayo marka waxasi maxaa waaye sheikh

    • @barooaflax
      @barooaflax ปีที่แล้ว +1

      waa il ama sixir ee suratul baqara dhageyso ,

    • @ahmedkaraamaak194
      @ahmedkaraamaak194 ปีที่แล้ว

      Thnks

    • @nasraabdijelle3035
      @nasraabdijelle3035 10 หลายเดือนก่อน

      Walal anigaba waxan ku riyode mas cad iyo mas madow oo daradena isku dagalayan maski cada ayan dhinacena iso dhaqaqey kadibna wanba wayey

  • @YounisYounis-ho7ut
    @YounisYounis-ho7ut ปีที่แล้ว +2

    Shekh rimi ,riyoyiinka aan ku riyodo à pêne la i tosiyo wan hilmamaya marwalibo . Iso jawab abowe

  • @JALABAAS
    @JALABAAS 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤Saw

  • @hhoyohooyo4026
    @hhoyohooyo4026 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheekh riimi jazaaka allah waxan ku riyooday anigoo shanleysanaya gabadheydana kuleh hoo adna shanleydo ii fasir sheekh

  • @AyaanMohamed-x5d
    @AyaanMohamed-x5d 3 หลายเดือนก่อน

    Allahaku xafido shiq

  • @bayaanjama629
    @bayaanjama629 ปีที่แล้ว +2

    Subxanallah
    Shiiqow xariga iyo danyerka mahane intakale waan arkaa waliba waxbadan ayay igu soo noqnoqdan sida qaburaha iyo guryaha duqaha eyga mukulasha madow maska way igu sonoqnoq dan waxana ahay hooyo 17 sano xanun san wax ihelayna ma aqan iso duceya shiqow in illahey i cafiyo rera dulmi mihi qadarka allena waa muqadas 😢🤲🤲🤲

    • @quruxbadan4333
      @quruxbadan4333 ปีที่แล้ว

      Xbbt saliga nabiga badi iyo istaqfarta suratu baqarana akhri kalmada tawxidkana akhri marwalba wad cafimadysa

    • @abdihassan5738
      @abdihassan5738 ปีที่แล้ว

      Wll saliga nabiga badi iyo walaxawla wala quti all baqro akhri hadada aqoonin dhagayso

  • @NUURFAARAX-v7j
    @NUURFAARAX-v7j 14 วันที่ผ่านมา

    Shekhow anoo diyarad irushaynayso aan arkay iifasir😢😢😢😢😢

  • @nasiimchannel5247
    @nasiimchannel5247 ปีที่แล้ว +4

    Asc shiikhow waan ku salmay ❤anaa u horeyo

    • @nasiimchannel5247
      @nasiimchannel5247 ปีที่แล้ว +1

      Illhey qeyer haku siyo waxaan ku riyooday boosaneer waxaan dhahaa yaa buxiyay. Habeen kale mamo dariskeena ah oo god qodeyso maxaa waaye aan dhahaa wax ay i dhaheysaa waa bulaacad

  • @nimcoosman2865
    @nimcoosman2865 10 หลายเดือนก่อน +1

    Sh ha iga nixi waxan ku riyodey anigo qaburah dul marin mar anigo dhahy qaburah aan u duceeno aan dhahney

  • @SafiyaCali-sb5sx
    @SafiyaCali-sb5sx 11 หลายเดือนก่อน +1

    Asc sh waxan rabaa inad ii fasirto labadan riyo adoo mahasdn
    1:(Waxan ku riyoday anigoo kacbada jooga hooyadayna gacanta haya)
    2:(anigoo masajid soo galay cidlo ah oo weyso ayn daydayey
    Anigon weysaysan ayan suuli u baahday dabadeed suuligii ayuu nin ii tilmaamay
    Maxay noqonaysaa))

  • @Malyuuncire
    @Malyuuncire ปีที่แล้ว +3

    Waan wada arkaye shiiq maxaa xala

  • @Siman2213
    @Siman2213 ปีที่แล้ว +2

    Gurigena hore 2012 kasogurne kuriyona ani iyo lawo gabdhod iga weyn ila dhashen xita ciyalkoda aya mar mar oga dhax duman riyada dhaxdeda😢

  • @kafiyahabdihakim3070
    @kafiyahabdihakim3070 ปีที่แล้ว +3

    Sheikh waan ku salamay waxan kuwaydiinayaa laba riyo fasirkood
    Riyada kowaad
    Aabahay wuxuu dhintay sanado kahor Waxaana ku riyooday asagoo meel darbi ah ku jira darbigaas waa gurigeena darbiyadiisa mid kamida waxaana lajoogta naag buuran mana aqaan naagtaas aabahayna yadaaba haysata aabahayna wajigiisa abaar kamuuqata riyooyinka kale asagoo faraxsan ii imaan jiray calaakulixaal ani hooyaday iyo walaaladay gabdhaha qaar kamida kasoosaarnay kadib adeerkay aabahay ladhashay iyo wiil aan aqaan I inkastoo wiilkaas aabahayna maqoon asna mayaqaan xitaa somaliya waligii maiman wax inaan isu nahayna maaqaan lkn riyada aabahay baa adeer uahaa kadib aabahay ani hooyo iyo walalo laabta nagashay adeerkay iyo wiilkuu adeerka riyada ugu ahaana wuu diiday inuu lahadlo xitaa
    Riyada labaadna
    Waxaan ku riyooday anigoo shiikh aanan aqoon quraan isaarayo shiikhaas wuxuu ileeyayhay way sixrantahay kutubuu gacanta kuhayaa quraanbuuna isaarayaa kadib tin buuba kasoosaaray kutubkii hadhow buu bilaabay sixir inuu dhaho riyada lugtaa igariiraysay waan kacay mise cabaardhan baaba lugtu igariiraysaa
    Sheikh iisoofasir labadaa riyo mida kowaad bilo kahor kuriyooday niyadaydna kamabaxdo tanlabaadna mailaawo riyooyinka kale maba kalajecli

  • @AbshiromaxamedCabdulaahi
    @AbshiromaxamedCabdulaahi หลายเดือนก่อน

    Masha Allaah

  • @kolkooliyeyare7427
    @kolkooliyeyare7427 ปีที่แล้ว +2

    Shkhy inbdn qaboraha ayn kusiyoda iyo dadki dhinteen

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 ปีที่แล้ว +2

    Mahasanid sheeikh calamadahan qeb kamit ah ayan isku arkay alahayow naga caafi yarabi 😢😢

  • @ashaismail713
    @ashaismail713 ปีที่แล้ว +2

    Istaaq furu Allaah

  • @Cadil_Tube
    @Cadil_Tube ปีที่แล้ว +5

    asc sheikh rimi wll macan maha jiren riyoyin o an kugu so qorey qabta comentiga ima so jawabin aneh mahan kamit ahay dadka kugu hiran o sida weyn ku daneyo video walbo o at so digto qofka u horeyo o comment so qoro ayan ahay fatlan iso fasir Allah ha kubarakeyo adun iyo aqiro ba inshaa Allah

  • @Cadil_Tube
    @Cadil_Tube ปีที่แล้ว +4

    riyoyinka an kuso qorey wey badan yihin fatlan hadi at ka garin damatot iso fasir mida an kuriyodey ano li hirayo kofiyat suna ah o iga wen lawa hewen ayan ku riyodey mida kale maha waye mahan ku riyodey ano jogo mel jazirat ah o an cunayo barafka layirado iscrim ayey hoyo iso wacdey mehey igu dahdey boqorki qatar aya noso martini rawayeh kaley imow guriga markan imadey ayu asaganeh sogaley guriga ayan galiney si fecan ayan uso daweyney fatlan iso fasir Allah ha kubarakeyo adun iyo aqiro ba inshaa Allah

    • @ismahaan2374
      @ismahaan2374 ปีที่แล้ว +1

      Walal riyada dhaadheer uma gudbiyo shiikha marka so gaagaabi

  • @MohamedAhmed-q7q4x
    @MohamedAhmed-q7q4x 10 หลายเดือนก่อน +1

    Habeenkii quraankakuseexdaa

  • @AlasaYuusuf
    @AlasaYuusuf หลายเดือนก่อน +1

    Riyo galka qoqana hadii kucirsanay

  • @samsamfaarax9973
    @samsamfaarax9973 ปีที่แล้ว +2

    shiikh anigu wan ku riyoday dhig iga da aya ano dad badan kujira keligay ayu dhigu iga socday guryo jigadihii laga wada qaday wan ku riyoday wan kuriyoday anoo soconayaa un sidaan usoconayo ayaan daali jiray maska cad wanku riyoday iyo bisada madow waxaso dhaan ayaan kuroyoday waxan kale kuriyon jiray gabdh inty wejiga qarsarty igu leh aniga kufalay an falkaa aan kaaguro mudo kadib waxan kuriyoday nin igu leh wad falaynd wuu kaburay aniga ayuu giribkagan anigu iga hadlayaa sanad ka hoor ayaan kuriyon jiray hada maha alx

  • @Ikismn123
    @Ikismn123 ปีที่แล้ว +2

    Subxanallah

  • @LeeyloAbdullahi-fo7qe
    @LeeyloAbdullahi-fo7qe ปีที่แล้ว +4

    Asc sh waxaan ku riyooday anoo wado maraayo waxaan arkay daanyeer yar oo wadada fadhiyo gacanta aan uhaatiyay hadana waxaan arkay daanyeer wayn waxaan iri asc wuxuu yiri wacaleykm saalaam

  • @Eng_hamze
    @Eng_hamze ปีที่แล้ว +2

    Shiikh wax riyo ahba malihi ayu nooc waannsexdaa waan so toosa xitaa hadan odhanlaha ma xasuusto taa macnahedu waa inan waxyarna ahade ku riyooday lkn wax riyo ah iskuma arag mudo sanad ah maxa sababaikara shiikh

  • @biyodhiirsi6306
    @biyodhiirsi6306 ปีที่แล้ว +2

    shikhow guriga hadaa kalunto kawaran maxaa lagufasiraa iyo adoo digsiwen hilib lagukarinayo oo ari ah

  • @farxiyaApdi409
    @farxiyaApdi409 10 หลายเดือนก่อน +3

    Jasaa kallaahu khayr sheekh

  • @FoziaAli-s7d
    @FoziaAli-s7d 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asc shekhoow waxaan ku riyodey 2 hablod ayan dariqa iga xorbahay oo dhigaa laigu shubey iyako lahaa waa sixiir

  • @dahabosuusow1493
    @dahabosuusow1493 11 หลายเดือนก่อน +1

    Asc shiiqeyga waxaan ku su Allah qofkii Riyadh dhexdaada ku biibto aayna looxo Quran ku Quran iyo subacute arineyso weligeyna dugsi ma dhiganin laakiin hada waxaan ah qof jecel quraanka salaadana salaad Kuma darn soon ka iniin iyo khamii ayaamal beydka waan soomaa axmdullilah

  • @Cadil_Tube
    @Cadil_Tube ปีที่แล้ว +3

    Kuwa kalaneh mahan kugu so qorey video yadi hore kuwas neh iso fasir Allah ha kubarakeyo adun iyo aqiro ba inshaa Allah

  • @AaminoShAbdi
    @AaminoShAbdi 11 หลายเดือนก่อน +1

    Shekhow godka ama ceelka lagudhayo ama maska

  • @MohamedAhmed-q7q4x
    @MohamedAhmed-q7q4x 10 หลายเดือนก่อน +1

    Jin ayaa NAFTA ikeenay

  • @fartuunmaxamed1441
    @fartuunmaxamed1441 ปีที่แล้ว +3

    Waxaan kuriyooday aniga oo soo galay guri dabaq ah qaybtiisa hoose qolku weyn oo qurxan waan dhex istaagay waxaa kusoo daadanaaya xaar shimbirreet oo shuban ah dabaqa sare

    • @june6206
      @june6206 ปีที่แล้ว

      Xarku riyada wa arsaq ba layidha

  • @MohamedAhmed-q7q4x
    @MohamedAhmed-q7q4x 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan kuriyooday janazadaii lugutugukanaayo

  • @FadumoAli-yw2nx
    @FadumoAli-yw2nx 11 หลายเดือนก่อน +2

    Asc sh waxn kuu riyoday mas mado iyo cadan aah oo gacanta aan kuhayo oo waan baqay aad iyo aad iiso fasir

  • @FoziaAli-s7d
    @FoziaAli-s7d 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sido kale mas madow iyo bisad madow

  • @ayaanmuuse-mm8eo
    @ayaanmuuse-mm8eo ปีที่แล้ว +3

    Asc shikh Rimini khyr alaha kusiiyo. Riyadaa riyo u eg baa walshay igu yootay in gabar aan garanayno sixir nagusamaysay aniga iyo ninkayga plse isofasir masidan tan 3 daxad 100%99 run uthy bay Ayana uthy run plse culays xanuun igudahay bn daremayaaye isojawab. Oo haa ama maya mid isoqor shikh shuugran wnkusugya

  • @Dulmar143
    @Dulmar143 ปีที่แล้ว +3

    Sh. Libaax ayaan mar walba ku riyoodaa lkn madsw masha waa midka aynu libaaxa ku naqaano. Waxa kale oon ku riyooda gurigii aan ku noolan jirey oo had iyo jeer qsbyo ah.

  • @IsniinoAbdiMahmud
    @IsniinoAbdiMahmud 4 หลายเดือนก่อน

    Subxana Allah

  • @lakimahamet4986
    @lakimahamet4986 ปีที่แล้ว +3

    asc shiikh sidaa shegtay guri aan lenahay on kaso gurnay dhowr haben anigo joga ku riyoday haben gurigaa mas madoow jogay kama baqen waxna iguma sameen dabaada buu u baxay wan sii egay halkuu masku aday islaan aan dariis aheen baa kaso baxday i fasiir waa ku baryaa

    • @barooaflax
      @barooaflax ปีที่แล้ว

      riyadaa waa qof cadow ah , oo ka taxadar.

  • @daudmohamedsamowdafur6556
    @daudmohamedsamowdafur6556 3 หลายเดือนก่อน

    Sheikh waan ku salamay waxan arkey owoogey denti 2sino kuhur an kureyothe Maha toseysa ACW

  • @bahjaladan2869
    @bahjaladan2869 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheikh tell what'sApp ah hadaa leedahay iiso sheeg

  • @Abdirahman-g7c
    @Abdirahman-g7c 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekhow riyad

  • @Sadiomohamedomar
    @Sadiomohamedomar 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asc sheikh shilinta xoolaha ee ween so sheg bal😢

  • @AliRahma-m9q
    @AliRahma-m9q 9 หลายเดือนก่อน +1

    Shek mar walba cabsi ay igo jirta basba ku garab joga ay Le darensiya cabsi marwalba dawo ma mari karu sen iska daweya😢 bils ijwab wan dhibnhe

  • @SacdaIbrahim
    @SacdaIbrahim 9 หลายเดือนก่อน

    Asc shiikhaw waxaan kuriyoodayAnigoocuryaamay iyoAnigookaranwaayay meeshaan hurday

  • @Leila-lj6lt
    @Leila-lj6lt 8 หลายเดือนก่อน +1

    Asc shekhow waxan rabaa in aan koshego wax aan isko arkay sheqow waxan isko arkay cabsi SA Ida wax walbo waan kacabsan maxa sabanikara😢

  • @AliRahma-m9q
    @AliRahma-m9q 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wan ku riyoday maska madwo

  • @munaliza4261
    @munaliza4261 ปีที่แล้ว +2

    Asc shikh rimi run ahanti wan Soo arkay Ani iyo hooyadey dhimasho ayey uu dhimatay ayaa qaboraha ugu tagi jinay walba wan Soo wareysana jirnay wan ka Soo tagi jirnay ila hada xta xafadahi hore ayan ku riyoday qer alaha ku siyo wan is cilajin insha Allah

  • @idilAbdi-ww9wf
    @idilAbdi-ww9wf 10 หลายเดือนก่อน +1

    Shiiqow hadan ku riyoodo anoo dugsigeygii dhexjoga kwrn markasta waa ku riyoda wax iga sheeg

  • @Sadiomohamedomar
    @Sadiomohamedomar 5 หลายเดือนก่อน

    😢yarabi nacaafi shekh xagen Kala soxiriraa😢

  • @israa.040
    @israa.040 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh mahadsanid riyoyan adka so hadasha qarka midahan arkaye siida masaka madawo afar ah o i bursanayo afarta madow axakaso horeyaye mid cad afarta madawana wakuso xigen shantodan ka cararayaye eeyaga madawo iyo mukulasha madawona waye wada socoda halamar ayee ayagan iso wada weerare mukulaya madawo markan qayeliyaye ayada daqadaye ka baxadaye ayado wali ilaa dagaleysa lakin eeyaga qayelada iyo dagalka wali waigu wadaye ilaa an riyada kaso boodaye sheekhow xayaawanada kalon ku riyodo aya jiiro hadan heelayo telfonkaga waxa badan ka faidayesan laha adigo mahadsan

  • @MahamuudAhmed-d7e
    @MahamuudAhmed-d7e 8 หลายเดือนก่อน

    Asc shiqoow waxa ku weydina shaq maqaban qaban karay timah mashaley karay

  • @CabdiqadirCismaan-y6m
    @CabdiqadirCismaan-y6m หลายเดือนก่อน

    🤲🤲🤲🤲

  • @Maryam-zf7ik
    @Maryam-zf7ik 10 หลายเดือนก่อน +1

    Shiiqow waxan ku riyooday mas madow oo weyn anigo sun ku buufinayo fadlan ii fasir

  • @MohamedAhmed-q7q4x
    @MohamedAhmed-q7q4x 10 หลายเดือนก่อน +1

    Jin naftii keenay

  • @InaAxmed-tk6kw
    @InaAxmed-tk6kw 6 หลายเดือนก่อน

    Asc shiiq setahya waxan kuriyoday anogo bibayo hawada igasojawab riyadas

  • @Abz65
    @Abz65 4 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh
    Waxan Ku riyoday 3 jeer qof an la so koraay lkn is ma jecliin.
    Weliba marka coraan lay saraay o sixir la iga daweyey ayan ku riyodaay.

  • @MariLopez-t8r
    @MariLopez-t8r 6 หลายเดือนก่อน

    Machallah

  • @NiimcanYuusuf
    @NiimcanYuusuf 8 หลายเดือนก่อน

    Asc sheq aniga ninbaa iqaba marka ilama jogno marka Adii isoo dhibo lacag. Ancuno wankuxanuusadaa m

  • @LuulAbdi-xo8kb
    @LuulAbdi-xo8kb 8 หลายเดือนก่อน

    Asc sheeq Alaha karalinoqde waxaanku riyodi anigoo biyo kujiro hada mel qabsanayo wanaliqabaa sheeq blz

  • @khadarosmanxoog
    @khadarosmanxoog 8 หลายเดือนก่อน

    Asc shiikh waxaan rabaa iyo igu soo lablabata inan kula wadago lambarkaga isoo qor

  • @rahmasheikhmohmed2649
    @rahmasheikhmohmed2649 3 หลายเดือนก่อน

    Sheikh sual ayaaan raby. Inaaa iga

  • @sahrocumar223
    @sahrocumar223 7 หลายเดือนก่อน

    Asc shekh

  • @InaAxmed-tk6kw
    @InaAxmed-tk6kw 6 หลายเดือนก่อน

    Asc shiiq setahya waxan kuriyoday anogo bibayo hawada igasojawab riyadas 17:42

  • @AaminoShAbdi
    @AaminoShAbdi 11 หลายเดือนก่อน +1

    Qof qaraabo oofoolxun hadaad kuriyooto

  • @aniisajamacsalah4684
    @aniisajamacsalah4684 ปีที่แล้ว +3

    As shiikh ilaahay ha ku barakeeyo iifasir waxaan kuriyoodaamarwalbaanigoowelwelayaoogaranlameelaanqabtohabayareedoiyowixiiehelahoodhankabaqayainaanutagomeelaanudhaqaaqogaran.axaasayaanahayqofwaayeelahbaanahayshiikhmarmargaadhibaanraacayaameelaanusocdanagarmaayo

    • @hhoyohooyo4026
      @hhoyohooyo4026 ปีที่แล้ว +1

      Soomaliga waad xariirisay ee kala goo goo lama aqrin karo sida kale waa sax maasha allaah

  • @rukiaahmed8607
    @rukiaahmed8607 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheikh, jazakhallh alle haku xifdiyo inxhllh
    Sheikh lug aya ixanuni haysa lkn maaha lugta kuli lugta bdhixta geskedha xanun iyo balbal said ah saliga nabiga iyo ayat kursi ayan iska aqriya wan reste
    Hadana tan midhigta aya ixanuni haysa xanun iyo balbal saliga ayan iskaka tufa wlh wan layabe waxa keyana xanunka nocan way igu sonoq noqden

  • @YuusufGubjac
    @YuusufGubjac 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaadan celmi ulaheeyn baaka hadashaan subxaana.allah