Fasirka riyada iyo Sh. Dr. Saciid Maxamed Faarax

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 76

  • @zamriyemohamed9596
    @zamriyemohamed9596 10 หลายเดือนก่อน +3

    صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 ปีที่แล้ว +7

    Mansha allaaah barnamjka eed ku so birisaan waan ku farxay sheekh siciid ilaahy hidin barkeeyo dhamaan tenba mmtv iyo sheekh ba ❤❤❤❤

  • @hamsexasan120
    @hamsexasan120 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay riyadaa ha ii rumeeyo 🤲

  • @sadiyaosman9369
    @sadiyaosman9369 11 หลายเดือนก่อน +2

    Asc shiiq waa aniga qeer alle hakusiiyo wa xalimatul sacdiya ruyadii 2 wan yara xanuusaday sallaada cisha marka waajib kii alle igu lahay gutay aya waxa koob kuso shubtay caano kadib waan ducestay koobki canaha ahaa ayan ku aqrista 100 faataxo iyo magacyada alle wan cabay wan iska seexay allahumustacam sallaada bux aya ku kacay riyo ley dhahaayo maxmuud maxmuud an moodo in qof i dultaagan tahay shiiq alle hakugu risiqo janatul fardosa aclaa iso fasir asc

  • @zamriyemohamed9596
    @zamriyemohamed9596 10 หลายเดือนก่อน

    صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤

  • @zamriyemohamed9596
    @zamriyemohamed9596 10 หลายเดือนก่อน

    الله آكبر ماشآء الله آلحمد لله سبحان الله ❤❤❤❤❤

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis 2 หลายเดือนก่อน

    Shiikh mahadsanid jasaa kallaah fil janah sidkle wariyahaba

  • @zamriyemohamed9596
    @zamriyemohamed9596 10 หลายเดือนก่อน

    آللهم آمين يارب العآلمين ❤🤲🤲

  • @farhiyoibrahim7533
    @farhiyoibrahim7533 6 หลายเดือนก่อน

    ما شاء الله تبارك الله

  • @zainababdi6913
    @zainababdi6913 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @Sahrashugri-v1w
    @Sahrashugri-v1w 6 วันที่ผ่านมา

    Asc sheekh saciidi iyo wariyeyezha sahra oo joogta here waan idin salmaey sheekh waxan ahya gabdha anaa wali gursan waxan kuriyodo roob da ayaah oo anaa badanene iyo Dada ama toog adaa uweyn biyuhu isahayan lababuuro biyahasi ilaa guryahy weysogalayan lkn ima dhibayaan lkn biyuhu waxay igadhayan lowga gurigah.dhaxdi markasatan cururu ayaa ilagoojta guriga oo biyahy dhaxa ciyari sheekh ifasir

  • @NastexoabdicaliNalka
    @NastexoabdicaliNalka 2 หลายเดือนก่อน

    Asc Sheekh

  • @MohamedQoranekaas
    @MohamedQoranekaas 8 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh waan kusalamay waxan karaba inaad i macanayso adiga o raaliah riyadan so socota
    Waa laba riyo waxaan ku riyooday ano aabahay o dhintay masaajidka kula tukanaya qibladana aanu ujeedno waxaana ku dhexjirnay ataxyaadka
    Marna waxaan kuriyooday anoo qiblada aan ujeedo o aan tukanayo dad kox ahana aan tujinayo
    Riyada labaad waxaan kuriyooday mudo labajeer ahanoo biyo soconaya dhexsoconaya waana biyo roob labadubana waxay ahayeen biyo daad,ah o soconaya reerna waan leeyahay
    Mahadsanid sheekh❤❤❤

  • @ashomohamed1485
    @ashomohamed1485 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh adiga iyo bahada tv waan idin salaamayaa sheekh waxaan rabaa lambar aan sitoos ah aan kaala soo xiriidho

  • @SawdaHussein-s4l
    @SawdaHussein-s4l 11 หลายเดือนก่อน

    Msha allaa alle ha ku xiftiyo sheekh

  • @Nuurasagal-c6n
    @Nuurasagal-c6n 15 วันที่ผ่านมา

    Asc wll luuqman waan idin sallamay adiiga iyo sheekh ba wll sheekha waxad iwaydiisa waxan kuriiyoday anigao ilkhiga dacayan marar badan emax lagu fasira

  • @saydacali5067
    @saydacali5067 10 หลายเดือนก่อน

    Mnshaallha

  • @maryanyuusuf35
    @maryanyuusuf35 11 หลายเดือนก่อน

    Asc shikh jawaab baan sygayaa weli kaamahayo allh kuxifdiyo.e

  • @MaxamedSaleban-g4o
    @MaxamedSaleban-g4o ปีที่แล้ว +2

    Sheeh asc walal waxaan ku riyooday hooyaday oo dhimatay oo mootan 7 sano ayaa walaalkay uu iyidh hooyo way dhimatay waan cararay gurigii ayaan tegay anooqaylinaya hooyo hooyo markaaday tidhi hee hooyo markaasaan idhi sowtan nool Marka ii fasir sheekh

  • @ahmedbadel-ds2ir
    @ahmedbadel-ds2ir 4 หลายเดือนก่อน

    Asc
    Magacey gu waa axmed badel sheekh waxan ku riyodey dawladaha oo codood kooda tijaabinaya oo mid ba cod keeda tijaabinaya

  • @RaxmasiyaadMuuse
    @RaxmasiyaadMuuse 6 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga waxan jeclahy macalinkayga aad baan ujeclay sheekh waxan rabaa inaad ii fasiro

  • @RaxmasiyaadMuuse
    @RaxmasiyaadMuuse 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh waxan rabaa inaad isheegto ma danbibaa

  • @GuledAhmed-kz5ts
    @GuledAhmed-kz5ts ปีที่แล้ว +1

    Madaxwayanaad ku riyootay ama firdhiye ha ahaado ama turm arsaaqadbaa kuuu soo socota siduu sheekhu yidhi

    • @siciidxasancali2606
      @siciidxasancali2606 ปีที่แล้ว

      MAGACEYG u waa siciid waxaan kuriyoodaa anigoo duka naaya

  • @FardowsamaxamuudIsmaaciil
    @FardowsamaxamuudIsmaaciil 8 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh aniga waxanku riyody anoo digsi dhiigku jiro kabanya dhiiga oonka wiswisy iifasir

  • @sadiyaosman9369
    @sadiyaosman9369 11 หลายเดือนก่อน

    Asc shiiq alle haku ciseyo ugu horeen magaceygu waa xalimatul sacdiya dadeyduna wa 40 jir xaas ayan ahay shiiq waxan wataa 2 riyiyo on aad ulla cajiibay kow waxan ku riyooday anigoo roob ku dhexsoda kadib kaadi aya i qabanesa geed mesha an joogay roobku igula daaye ka dhawaa aya aaday geed salkiisa ayan ku kaadiyay anigo dhamestay aya gadaasheda ka arakay nin aaad u dheer o madow mana ka baqin waxan ku idi xaged u soctaa markas ay fatisa igu fiiqay gurgaas guri fila ah o naagi buuran hotagan wan fajacay roobkana jismigeyga iyo dhageyga o dhan biyaha roobka aya qoyay

    • @raxmacamir2696
      @raxmacamir2696 11 หลายเดือนก่อน

      asc shiiq waxaan ku riyooday gabadhayda yar 6jir ah oo quraan akhriyeysa saratul kafurun

  • @abdifatahismael4073
    @abdifatahismael4073 9 หลายเดือนก่อน

    Shiikh ASC waxan Ku riiyodi 2 riiyo aniigo dhagaxan macadan kala duwan heli dheeman kujiro riyada kale aniigo shiinbir caadhsadi oo so qabtii iso fasil labada riyo sheekh

  • @aadanmahamoud3762
    @aadanmahamoud3762 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh waxan ku riyoodey anigoo buur fuushan xageeda sare dadkuna iga hooseeyaan waxanan ila saaran buurta qof aan garanayo iyo qof kale oo aanan garaneyn dhinaca kale waxa geestaa beri socdey xoolo adhi ah iyo qof wadey xoolahaas

    • @BP-si2ww
      @BP-si2ww ปีที่แล้ว

      anaa kuu fasiraya.buurta xageeda sare waa kibirka .,2 qofna waa naftaada iyo shaydaanka inta kalena waaa maalkii la rabay inaad ku mahad naqdo 😢😢😢😢😢
      Is ilaaali akhiiii

  • @ifrah7263
    @ifrah7263 8 หลายเดือนก่อน

    Sheeqow anigoo ambaar dhabarka iga taala ayaan ku riyoodey 😢iisoo jwb

  • @sahrahalane7831
    @sahrahalane7831 6 หลายเดือนก่อน

    Sheeq asc magacaygu waa zahra waxaan uganda waxaan kuriyoday inan yar inanteyda dhashay anagoo safar wada galeyna sheeq iisoo dasir

  • @amalos3435
    @amalos3435 ปีที่แล้ว

    ASC sh saciid

  • @mustafemaxamed2587
    @mustafemaxamed2587 ปีที่แล้ว +4

    Sh ani mabariyodo ila 3 sano riyo ma aragba

    • @thestorytime103
      @thestorytime103 ปีที่แล้ว

      Ana kula mida 6 ilaa 7 sanno maba riyoodo imika 😂

  • @HoodoSagal-ho7kd
    @HoodoSagal-ho7kd ปีที่แล้ว +1

    Sheekh waxaaan ku riyoodaa anoo duulaya oo samada duulaya oo daruuro mad madow iga sareeyan sheekh riyadaa ii fasir sheekh xataa qof haduu idilo intaa duulo ayaan isagoo qofkii iga hoseyo aan dilaa

  • @RaxmasiyaadMuuse
    @RaxmasiyaadMuuse 6 หลายเดือนก่อน +1

    Asc sheekh waxan rabaa in aad ii sheegto waxan jeclaaday macalinkayga dugsiga waxan sameeyo magaranayo shekh ilaahy baan kugu dhaarshee iijawaab sheekh waxan rabaa in aan danbi igu tahy in la. Ee sheego ❤ 17 waxan ahY gabadh waxan bartaa dugsi waxan joogaa gabilay sheekh ila tali sheekh hadaan is idhaa ilaw ma ilaawi karo waayo aad baan u jeclahy xataa waxan ku riyooday anga oo wada joogno sheekh aad baan u jeclahy runtii waa macalinnkayga magacaygu waa raxama

    • @RaxmasiyaadMuuse
      @RaxmasiyaadMuuse 6 หลายเดือนก่อน

      Sheekh mar walba waxan ku ducystaa. Inu maruun iimaado sheekh mar walba waan u ooyaa anigoo is dhahaayo haduu qof kle guursado maxaa kuu danbayn doono

  • @HodaAhmed-j3n
    @HodaAhmed-j3n 9 หลายเดือนก่อน

    asc sheekh waxan ku riyoodey abahay oo maryo ustag leh ii meeydh I yiri oon qosley aan leeyahay na aabo amarkaga jira isna wuu qosley wuna qurux badna mana noola Abo 😢 ilahay darti iga so jawaab

  • @ifraaxciise7700
    @ifraaxciise7700 6 หลายเดือนก่อน

    Asc wr wb sheikh wsxan ku riyodey anigo safar u socda aya roob igu yimid waliba labo mar ayan arka is jawab

  • @WahWah-f3n
    @WahWah-f3n 10 หลายเดือนก่อน

    Asc shiiq magaceegu feef dadeedna 33jir waxaana joogaa muqdisho waxaan ahay hooyo caruur heesata xaasna ah guri joog ah halwiig gudohoodbaan laba riyo kuriyooday labadaba waxeey ahaayeen salaadii subax kadid riyrdii koobaad waxaan kuriyooday anigoo dhalayay 3caruuraa tii xigtana waxaan kuriyooday anigoo dhalayo hal cunug xaajigii oo xeedaab noo dhaxeeyo laakiin aan arkaayo ayaan gumad weey diisanayaa asna waxa uu igu leeyahay teedaa iheesta

  • @somalisceh3044
    @somalisceh3044 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wllo talka aad meesha kusoo qorty waa khalad

  • @raxmacamir2696
    @raxmacamir2696 8 หลายเดือนก่อน

    sh waxan ku riyooday haben wakhtigu marku ahaa 1dii ayaan ku qiyaasay tobankii danbe ee ramadaan edaday oo uunsi qaybinaysa

  • @UmuAisha-sn2fq
    @UmuAisha-sn2fq 7 หลายเดือนก่อน

    Asc magceygu wa fatuma waxn ahy guri joga armali ah wxn ku riyody ma's biyo dhxdisa iga so baxyo

  • @AbdicasiisGuleed
    @AbdicasiisGuleed 11 หลายเดือนก่อน

    Asc sheeq waxaan kuriyoday galey jaala

  • @maryanhassan
    @maryanhassan 2 หลายเดือนก่อน

    Soomaalay ee sheega shekh fasirka riyooyinka yaqaan meel lagala xiriiro.

  • @MaandeeqOfficial
    @MaandeeqOfficial 11 หลายเดือนก่อน

    Asc sheeq magacaygu waa maandeeq xuseen joogta kismaayo waxaan ku riyooday anoo derbi ka boodaya isoo fisir

  • @mnrbrooks5176
    @mnrbrooks5176 ปีที่แล้ว +1

    Sh anigu waxaan ku riyoodaa muddo 10 sano riyo aan habeen walba dumar iyo ragba kuwo nool iyo kuwo dhintayba la samaynaya ilaa uu waagu karyayo waxbadana waan tegey cilaajyo dawooyinkiina wax isbedela kumaan arag bal sheekhoow galmadaa aan dhamaadka lahayn

    • @NajahYousuf-s8w
      @NajahYousuf-s8w 11 หลายเดือนก่อน

      Numberka kla xidhiidha

  • @Maryan-z9h
    @Maryan-z9h 3 หลายเดือนก่อน

    Mw😊

  • @MohamedIsmailJama
    @MohamedIsmailJama 11 หลายเดือนก่อน

    Yaxaasyada ka warAn sheekh hadaad ku riyootid amaculimo.aad garanayso ookulajooga

  • @malyuunshuriye6452
    @malyuunshuriye6452 ปีที่แล้ว

    Asc sheeq waxaan ku riyoodaa anigoo jooga Mar Walbo guriga aan ka shaqeyn jiray jiifo oo aan Mar Walbo boorso dharkeygana wato

  • @IstaahilAxmed-d1v
    @IstaahilAxmed-d1v 9 หลายเดือนก่อน

    Jasa kalaah

  • @RaxmasiyaadMuuse
    @RaxmasiyaadMuuse 6 หลายเดือนก่อน

    Xataa waan ku tiyaadaa angoo wada nool

  • @yusufxashi
    @yusufxashi 9 หลายเดือนก่อน

    asc

  • @aadanmahamoud3762
    @aadanmahamoud3762 ปีที่แล้ว

    Waxanan ahey single

  • @faadumaabdulle5876
    @faadumaabdulle5876 6 หลายเดือนก่อน

    Asc waxaan shiiqa iyo adigaba Inka codasanaya in ciwaankka ey ku sabsan tahay Lagu so qoro

  • @SudiKhalid-z5e
    @SudiKhalid-z5e 6 หลายเดือนก่อน

    RIYADA NUURKA

  • @SahraaxmedCilmi
    @SahraaxmedCilmi 25 วันที่ผ่านมา

    Asc shekha magacagu wa sahra axmed wxn joga hargisa wxn ku riyooday islan caano i shubi jirtay oo ii timii iyo caruurtedi wxn siyay qado carurti ayaa matagtay ii fasir shekh

  • @IkraanAli-uf1db
    @IkraanAli-uf1db 7 หลายเดือนก่อน

    Waxaan ku riyooday anoo ka mid ah qoska rasuulka fadlan icaawi

  • @maryanhassan
    @maryanhassan 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekhga sidee loo heli karaa oo fasirka riyada loo weydiin karaa.

  • @KhadijaIsmail-ek4fc
    @KhadijaIsmail-ek4fc 9 หลายเดือนก่อน

    Shekhwaxanjogahargaysamagcayguwaacawoanigomayhixaslewaxankuriyodayanoowaxyabahkhiyaliyaoowaxakamidahsida waxankuriyodasacadu3.34 rereakhiradka

  • @khadrakayfbintuyaziinbarre2765
    @khadrakayfbintuyaziinbarre2765 11 หลายเดือนก่อน

    Sidee lagu diri karaa riyada olowydin kara

  • @Umalkhairahmed1202
    @Umalkhairahmed1202 หลายเดือนก่อน

    Mala jojiyay hada wati habeen walba oo Axada laso dayn jire

  • @AhmedHassan-r9n
    @AhmedHassan-r9n ปีที่แล้ว

    Kkkkkk

  • @somalibrusel
    @somalibrusel ปีที่แล้ว

    jow kow now waxaas dadka jaahilinta ama dadka aqliga yaare baa logu sheekeeya ama lagu waalaa ee beenta jooji waxan aad sheekaysiid wa sheeko mirqan ama wa quraafaad been ah jow kow now hadana bow

  • @omarmohamed927
    @omarmohamed927 9 หลายเดือนก่อน

    Inte riyada lugu so gudbiya sheqa riyo rabay inu i fasiro

  • @KhadraMahdi-t8s
    @KhadraMahdi-t8s 11 หลายเดือนก่อน

    Asc.shekh.aniigo.waxan.sexday.warwar.dayneed.ihasto.kadib.waxan.akhriyay.ducooyin.iyo.saliga.nabiga.kadi.waxan.kuriyoday.dhagax.wayn.oo.guriga.yaala.anigoo.jajabinaya.ayaa.waxa.igaga.sobaxay.dhagaxa.dhexdisii.shibir.bas.dahaba.wanleyay.yaqudin.jiray.waxan.isuhaĺ.celiyay.deilahay.dabadeed.wadusha.waxan.idhi.isoqabta.ilaahayba.isiyee.wala.sooqabtay.waxan.siyay.barii.waxn.idhi.wan.korsanaya.halki.anigo.fadhiya.waywada.noqotay.wada.fostoyin.kadib.idhihiba.kalaqaday.

  • @zamriyemohamed9596
    @zamriyemohamed9596 10 หลายเดือนก่อน

    صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤

  • @zamriyemohamed9596
    @zamriyemohamed9596 10 หลายเดือนก่อน

    الله آكبر ماشآء الله آلحمد لله سبحان الله ❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedIsmailJama
    @MohamedIsmailJama 11 หลายเดือนก่อน

    Yaxaasyada ka warAn sheekh hadaad ku riyootid amaculimo.aad garanayso ookulajooga

  • @yusufxashi
    @yusufxashi 7 หลายเดือนก่อน

    asc

  • @zamriyemohamed9596
    @zamriyemohamed9596 10 หลายเดือนก่อน

    صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤

  • @MohamedIsmailJama
    @MohamedIsmailJama 11 หลายเดือนก่อน

    Yaxaasyada ka warAn sheekh hadaad ku riyootid amaculimo.aad garanayso ookulajooga