Fasirka riyada hilibka karsan iyo hilibka ceerinka iyo hilibka geela iyo lo'da

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • Fasirka riyada hilibka karsan iyo hilibka ceerinka ah iyo hilibka geela iyo lo'da, riyada hilibka wax badan ayaa lagu fasiraa waxay ku xiran tahay qaabka uu qofka ku arkay iyo xaaladda uu qofka ku sugan yahay haddii nin uu ku riyoodo way ka duwan tahay markay naag ku riyooto, naag la qabo iyo gabar gashaanti ah waa kala duwan yihiin, hilibka hadduu yahay hilib duban ama mid karsan ama mid ceerin ah ama hilib dugaag ama mukulaal ama hilib dameer ama hilib eey dhamaan tafsiir ka duwan ayuu qaataa.

ความคิดเห็น • 73

  • @queenhassen5743
    @queenhassen5743 10 หลายเดือนก่อน

    Mansha alaha ilhaya ha noga dhigo riyo wanagsan sana

  • @user-ib5bc2nt3k
    @user-ib5bc2nt3k 4 หลายเดือนก่อน

    Masha alah

  • @abiyowfaqi4588
    @abiyowfaqi4588 ปีที่แล้ว

    Masha allah ❤❤❤

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  ปีที่แล้ว

      www.daruur.com/cat/riyooyinka-dreams/

  • @fariixaali3351
    @fariixaali3351 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan ku riyooday anigoo hilib badan oo qaydhina lay keenay guriga aan is leeyaahy in ka karso lkn wali maan karsan habaryartay ayaa ii yeedhay kadib hadana karso ayaan is idhi hurdadii ayaan ka kacay waxaan xaas la furay muddo hore caruur ma lihi dadayduu waa 26 sheekh maxay noqon habeen dhawayd waxaan ku riyooday anigoo saliga nabiga csw akhrinaya waxaa ila joogay wiil aanu xidhiidh leenahay lkn isagu dalka ma joogo wuu maqan yahay

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  6 หลายเดือนก่อน

      Riyada waxay tilmaamaysaa shallay iyo murugo Ilaahay sharta hakaa ilaaliyo faahfaahin dheeraad: www.daruur.com/tag/riyada-hilibka-ceerinka/ riyada kale saliga nabiga scw waa farxad iyo badbaado inshaa Allaah.

  • @nimcomohamedabdi8885
    @nimcomohamedabdi8885 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh waxan ku riyoday ano la isiinayo hiib odaac iyo roti timir waa cuni waayay kadib dad meel badan isugu so baxay oo wada dhexdeda ah ayan ku karinaa beer iyo kili iyo koosto waxan leeyahy meshii markaan joogay aadaa uso dhergay qofna wuu naga xanuunsayhay isbitaal buu ku jiraa dad badan baa la joga iso fasir sheikh

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  หลายเดือนก่อน

      ws waa riyo tilmaamayso xanuunka inuu kaa dhamaan doono oo aad noqon doonto qof fiican

  • @NaimaMukhtaar-xj2bc
    @NaimaMukhtaar-xj2bc 12 วันที่ผ่านมา

    Asc Sheekh
    Waxan ku Riyooday aniga suuqa Tagay waliba meshaa hilibka lagu iibiyo Hilib qaydhin oo Geel ah kilo qurux badan soo iibsaday❤

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  12 วันที่ผ่านมา

      ws xaas maa tahay oo caruur leh?

  • @ikraammohamed5717
    @ikraammohamed5717 9 หลายเดือนก่อน

    Sheekh hooyaday way dhimatay waxan ku riyooday iyado hilib shiilan iyo mid suugo leh isamaysay o nin ila socda ninka wllnimo aan u wata hooyo na waxay u waraysanaysa sida qof isoo doontay shaatigu bixinaya sii u isu tuso hooyo hilib aad u mcn buu aha isla riyada dhexdeeda gabadh yar o cad o cayilan baan wata o aad u qurux badan wa riyooyin isku dhex jira hilibku geel baa u maleeya inu aha

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  9 หลายเดือนก่อน +1

      Riyada waxay tilmaamaysaa farxad iyo nolol fiican oo aad gali doonto adiga iyo familkaaga inshaa Allaah waxaa kaloo laga qaadanayaa hooyadaada inay meel fiican joogto oo xaalkeedu fiican yahay.

    • @ikraammohamed5717
      @ikraammohamed5717 9 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta shukran sheekh allah ha irumeeyo adna allah haku xafido 🤲🥰

  • @user-jm9ry5jh5s
    @user-jm9ry5jh5s 2 หลายเดือนก่อน

    Shiikhoow waxaan ku riyooday anoo markii hore Hilib ku casheeyey hadana. Marlabaad ayaan ku riyooday ano cunaya qofna ku leh kaalay ila cun

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 หลายเดือนก่อน

      waa riyo nimco tlmaamayso wax baad heli doontaa ku farxiyo

  • @amranxaajiabukar3367
    @amranxaajiabukar3367 หลายเดือนก่อน

    asc sheq waxa ku riyoday beer ari oo cerin ah iyo hilib cerin ah mana cuni wan arky bis okaliya

    • @amranxaajiabukar3367
      @amranxaajiabukar3367 หลายเดือนก่อน

      plz iso fasir wan sheq

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  หลายเดือนก่อน

      gabar maa tahay msie hooyo caruur leh?

  • @UmmuCimra
    @UmmuCimra 8 วันที่ผ่านมา

    Sh waxaan ahay xaas uur leh waxaan ku riyooday anigoo beer geel cunaya maxay noqon kartaa markalena waxaan ku riyooday anigoo hilib bisil cunaya meel aroos ka jiro

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  7 วันที่ผ่านมา

      labada riyo waxay tilmaamayaan deeq badan Ilaahay ku siin doono hanti iyo awlaad

  • @SuhuurMoh
    @SuhuurMoh 2 หลายเดือนก่อน

    Luqmada ama odkaca qof xas ah

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 หลายเดือนก่อน

      qaabka riyada soo sheeg faahfaahi

  • @SmilingPolarBear-lp8gr
    @SmilingPolarBear-lp8gr 4 หลายเดือนก่อน

    Asc sheek Hada Ku reyoto hilb ceyreen adigo jaarayo maxa laku farera

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 หลายเดือนก่อน

      qofkaas wuxuu isku diyaarinayaa arrin muhiim ah shaqo culus u baahan oo waqti qaadnayso

  • @iqra_sharaf
    @iqra_sharaf 3 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh waxan ku riyoday beer ari oo ceyrin ah oo bac kujiro ano hayo firinayo adna ufaraxsan beerkana aba kenay lay leyahay waxan gabar anan gursan

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  3 หลายเดือนก่อน

      ws Riyada waxay tilmaamaysaa mashaakil iyo murugo dhinac bulshada waliba qaraabada Ilaahay khayr haka dhigo

  • @naciimamaxamedmaxamuud1880
    @naciimamaxamedmaxamuud1880 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh waxan ku riyooday anoo hilib ari soo gatey hadana meel dhigay markaan isdhahay hilibkii yaanyuur iga qadatey asigii oo ceeriin ah
    Sido kale waxan ku riyooday anoo schoolkii laygu celiyey oo markas i dhaho imtixaan ka gal aan ka daahaayo school ka waxa ku yalaa meel dhib badan oo guryo si qaab daran loo dhisay ani school waa dhamayey

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  หลายเดือนก่อน

      riyada hore waxay tilmaamaysaa fursad kaa lumi doonto riyada kale waxay tilmaamaysaa nolosha aduunka dhibka ay leedahay lagugu imtaxaani doono

  • @miskiali3782
    @miskiali3782 9 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh waxan ahay gabar waxan ku riyooday anigo hilib geel oo cayriin ah bariis ku karsan raba lakiin uu markan karso maagay soo uray hilibkii dhinacna dirxi wawayn ka galay mida kobaad wataa mida labaad gabar iga yar oo walashay ah oo timaheda intay iska xiirtay ay isku xirtay timihii biyaha bada raacinaysa timaheda wana gabar yar reerna malaha tan sadexaad waxan ku riyooday anigu fadhisana meel ur badan onan anigu urka mesha kaso baxaya daremaynin gabar yarna aan wato meshana aad modo mel xolo intay ku bakhtiyen in laga jiiday lkn uu qof igu dhahay meshaas way uraysaye xagan soo fadhiso hadalkana ku kulul buu qofki igu yiri sheikh riyada iso fasir insha allah

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  9 หลายเดือนก่อน

      ws riyada1-aad waxay tilmaamaysaa arrimo xunxun iyo falal xunxun namiimo iyo dad isku dir marka iska ilaali wixii xun
      riyada 2-aad waxay tilmaamaysaa khasaaro weyn oo daran Ilaahay hakaa badbaadiyo
      riyada 3-aad waxay tilmaamaysaa in aad joogto meel xun oo sumcaddaada hallayn karto riyooyinka waa digniin iska jir www.daruur.com/tag/riyada-hilibka-ceerinka/

    • @miskiali3782
      @miskiali3782 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@barta-aqoonta amiiin sheikh allah haku barakeyo

    • @basraabdullahi4154
      @basraabdullahi4154 9 หลายเดือนก่อน

      Sheikh hilibka gel oo odkac anoo karinayo labo haben iskuxigto Ayaan arkay

  • @xafsoabdullahi5320
    @xafsoabdullahi5320 21 วันที่ผ่านมา

    Shiiq waxad ii fasirta waxan isku dhacnay aabahay xaaskiisa kadib aabe aad buu iga xanaaqey anoo murugeysan ban seexday habeenki waxan ku riyooday anoo kelyo bisil oo la karshey garab isiineyso markan cun isdhahana waa ceeriin waan tufaa oo dhiig bey leeyihiin plz shiiq iifasir😢

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  20 วันที่ผ่านมา

      adiga gabar maa tahay?

    • @xafsoabdullahi5320
      @xafsoabdullahi5320 20 วันที่ผ่านมา

      @@barta-aqoonta maya shiiqow xaas ban ahay

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  19 วันที่ผ่านมา

      riyada waxay tilmaamaysaa qaladaad aad gali doonto waxaa lagaa rabaa inaad is ilaaliso

  • @safiyomahamad8842
    @safiyomahamad8842 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheeq kaso hadal malayaga inshallah

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  ปีที่แล้ว

      inshaa Allaah

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  ปีที่แล้ว

      fasirka malayga waa kan: th-cam.com/video/QNLzuLAMIks/w-d-xo.html

  • @MohamedSalah-rq1xu
    @MohamedSalah-rq1xu 2 หลายเดือนก่อน

    Aniga xalay baan ku riyoday anigo hiliba karasan oo ad umacan dhaman familkan oo hala mala kuwad cunan

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 หลายเดือนก่อน

      waa arsaaq xalaal ah aad heli doontaan waa khayr inshaa Allaah

  • @ayaanmohamed4528
    @ayaanmohamed4528 5 หลายเดือนก่อน

    Asc shiikh waaxad ifasirtaa Riyada Waxaan kufiyooday Anoo Hilib Ceriiin oo safiya cas Hadyad laygu keenay Hilibka qayb kamida Waxaa ku Dhegsanaa waraaqo cad qofka ii kenayna Magaranayo Waxana Ahy xaas

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  5 หลายเดือนก่อน +1

      ws waxaad helaysaa hadiyad aad ku faraxdo oo fiican qiima leh inshaa Allaah www.daruur.com/tag/riyada-hilibka/

    • @ayaanmohamed4528
      @ayaanmohamed4528 5 หลายเดือนก่อน

      Aad Baad umahdsanthy Shiikh jasklah Anigana ilaahy wax wangsan Hayga dhigo Insha Allah🤲

  • @RukiaKhalif-yq3me
    @RukiaKhalif-yq3me 2 หลายเดือนก่อน

    Sheikh waxan kuriyodi wil jiranka oo xilib karsan cunaya ana an firina on milicsana

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 หลายเดือนก่อน

      riyada faahfaahin dheeraad ah kasoo bixi qaabka ay tahay

    • @RukiaKhalif-yq3me
      @RukiaKhalif-yq3me หลายเดือนก่อน

      Xilib karsan oo asagana as cuna ana an milicsana ona badan

  • @-zx4sv
    @-zx4sv 10 หลายเดือนก่อน

    Asc waxan riyo ku arky islan an qarabo nahy oo noso dhibty hilib iyo qudradi lagu darayay hilibku waa qaydhin waxa karinysa wllshy marki sanalogu Kenyba Ana wan egaya oo wan hadal haya hilibku wa mid adhi Ana waxan ahy garob

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  10 หลายเดือนก่อน

      ws waa arsaaq idin imaan doonto oo xalaal ah inshaa Allaah: faahfaahin dheeraad halkan ka akhriso: www.daruur.com/tag/riyada-hilibka/

  • @Mssiishuu
    @Mssiishuu 4 หลายเดือนก่อน

    Asc shiikh ed Wangsan wll waxan wan sexday ano aan waxba haysan oo gabar lacag deyna weydistey kabacdi waxan kuriyoday daad badan oo rag iyo dumar leeh oo meel ladiyariyeey sida hool ah ayeey ku shamuumsan yiihin waa daad leebisan waxan dhaahay daadkan maxay ku shamuumsan yihin firii mise daadkani hiilb siiwangsan looshiilay oo is laagleeg ayeey boobayan anaa wan boobay dirici aan xidhna taftiisaa aayan kabuxsaday wax aaad uu baadan wan cunay maacanka subag ayaa lagu shiilay daadki waxay leyihin wax baadan ayaad heshay daadkasi waxay isku dayaayn inay gacmohoda guugurtan waxabadana maso qadayso gacantoodu haalka aan anigu taftayda kabuxsaday aan qadi Karin Ban meshi kategey marka ii fasir aale hau sharfe😢

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 หลายเดือนก่อน +1

      ws riyada waxay tilmaamaysaa furasad qaali kusoo marid doonto ayaad ka faa'idaysanaysaa waa wax fiican shaqo ama wax kale aad dhaqaale ka helayasid

  • @sahraahmed2916
    @sahraahmed2916 9 หลายเดือนก่อน

    Mantana waxan ku riyoday anigo boorso quful ku xiran raba in aan jabiyo oo lai leyahay sixir baa ku jira anigon jabin ayaan hurdada ka so kacay

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  9 หลายเดือนก่อน

      waxaad arkaysaa qof sir ka haahayo oo aad dood la gali doontid sida riyada laga fahmayo

  • @sahraahmed2916
    @sahraahmed2916 9 หลายเดือนก่อน

    Sheikh aslm aniga waxan ku riyoday anigo meel maraya ayaan arke nin hilib cayriin cunaya markasaa inta firiyaan dhahay kan mardhow dadku cuni donaa

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  9 หลายเดือนก่อน

      Waxaa lagaaga digayaa dimbi iyo arrimo xunxun faahfaahin halkan ka akhris: www.daruur.com/tag/fasirka-riyada-hilibka/

  • @user-ib5bc2nt3k
    @user-ib5bc2nt3k 4 หลายเดือนก่อน

    Asc shiiqow waxan ku riyoday anigo Karinayo oo kle sarayo

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 หลายเดือนก่อน

      riyada faahfaahin ayay u baahan tahay

  • @Muzi3789
    @Muzi3789 3 หลายเดือนก่อน

    Sheikh waxan ku riyada aniga walalahay lugaha lo'da u kanayo iyaga neh hilib badan aya waxa nayan qaar neh way kar samayan qaar neh ma karasanan maxa la micano thy ii so fasir fadlan😢😢

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  3 หลายเดือนก่อน +1

      waa arsaaq inshaa Allaah iyo nimco

    • @Muzi3789
      @Muzi3789 3 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta insh Allah😭 mahadsanid sheikh 💗💐

  • @user-pp4rz5vf9z
    @user-pp4rz5vf9z 11 หลายเดือนก่อน

    Riyaada bariska karsan iyo bariska ceyrinka ah Ano gacanta dexmarmarinayo baris ceyrin eh jiwaan buxo maxaytilmamaysa
    2 riyaada xigta Ano cunayo cake quruxbadan macanbadan lajarjari nusnus ucunayo

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  11 หลายเดือนก่อน

      labada riyo waxay tilmaamayaan nolol fiican iyo barwaaqo waa khayr inshaa Allaah faahfaahin: www.daruur.com/tag/riyada-bariiska/

  • @malapsanindhouron369
    @malapsanindhouron369 2 หลายเดือนก่อน

    sheeq ano hilib ari bisil cunayo ku riyodee meel wado aah ee maxa wayee

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 หลายเดือนก่อน

      Hooyo maa tahay mise qor yar?

  • @abyanmohafarah2727
    @abyanmohafarah2727 6 หลายเดือนก่อน

    Plz iso fasir riyadaan .. waxan ku riyooday mamada aan hilibka ka gadano ano hilib ari ka badanaayo mesha waxaa joogo hooyady iyo gabar hooyo isku fican mamada hilibka waxan ku dhahaayay hilib fican isii ano sas leh ayaa hoyoo ko kacday markaas dhahday hilibka calaqaha iga bixi gabadha hilib fican isii ayado sas leh ayaa ani hilibka gacanta lagaly markas calaqaha ka bixiyay ano leh hooyo hilibka hilib geel ayu u egyahy iyo kan ayaa bdan kan ayan qadanynaa ycnii hilibka kob kob ayu ahaa wuxuna u badnaa hilib jiir ah oo gadudan... i..a jwb ka sugaa😢

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  6 หลายเดือนก่อน

      Riyada waxay tilmaamaysaa waxyaalo aad niyadda ku hayso oo aad rabto inay ku hirgalaan inay kugu adkaan doonaan Ilaahay amuurahaaga hakuu fududeeyo. FAAHFAAHIN: www.daruur.com/tag/riyada-hilibka/
      IYO www.daruur.com/tag/riyada-hilibka-ceerinka/

    • @abyanmohafarah2727
      @abyanmohafarah2727 6 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta mhd sand wll 🙏😊....

    • @abyanmohafarah2727
      @abyanmohafarah2727 6 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta haday macqul tahy riyadan iga jawab waxan ku riyoday ano la jogo gabar sixrole ah wana ka qabaayay waayo waxay rbtay inay I sixirto ano ka qabayaa oo adkaar aqrisanaayo oo leh xasbunallaah wanimcal wakiil iyo laxowla walaaquwata ilaabilaah oo hadaneh niyada ka leh adkaartan ma ahn mida sixirka ee mesha ka carar hadaneh waxan is dhahaa hadad cararto sw Kuma sogaarayo sixirka waxyar ka Dib waxan arka ano sarirtyda fadhiyo oo cabsi yar igu jirto walaashy iga yar ila jgto.. inta qolka kaso baxay Ayan tukan xafada ku dhaxyaalo sogaly ano tukanka jogo. Ayaa gabadhii sixirlodyda ahyd imaady ano albabka tagan ano la hadlaayo 2 nin oo wawayn gabadha inay hab isisay Ayan shumis iyo salaaxid isku bilownay waxad moda Daren ahaan ina u isticmaalayay .... gabadha waxay ka mid tahy gabdhaha rabaha bulshada isticnaalo oo sida xun u isticmaalo aniga Ahan gabadha ma tageero oo waxan necbanhy sida ay u dhaqanto

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  6 หลายเดือนก่อน

      waa riyo digniin ah fidno ayay tilmaamaysaa Ilaahay hakaa ilaaliyo

  • @RukiaKhalif-yq3me
    @RukiaKhalif-yq3me 2 หลายเดือนก่อน

    Gabar laqawa ayn ahay

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 หลายเดือนก่อน

      riyada faahfaahin dheeraad ah kasoo bixi qaabka ay tahay

  • @anisopilanbari170
    @anisopilanbari170 หลายเดือนก่อน

    Away hilibka ariga natijadiisa

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  หลายเดือนก่อน

      daruur com ayaad ka helaysaa riyooyin badan la xiriira hilibka ariga