NABSIGII HODAN WAA LAGA JAREY XASKA CUSUB EE MURSAL IYO MALYUN IYO SHARMA DAGALKODA FURINKA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • 23 April 2024

ความคิดเห็น • 49

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 4 หลายเดือนก่อน +14

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw

  • @user-dm7xo6pm2z
    @user-dm7xo6pm2z 4 หลายเดือนก่อน +7

    scw scw scw❤❤❤

  • @halimoa4348
    @halimoa4348 4 หลายเดือนก่อน +7

    Scw

  • @dagansh5606
    @dagansh5606 4 หลายเดือนก่อน +2

    Dadka Samaroonka dad fudud oo sidaa isku fura ma aha Hodan iyo Mursalna jacaylkoodu yaraan ayuu soo bilaabay wakhti hayskaga luminina.

  • @ruqiaali7490
    @ruqiaali7490 4 หลายเดือนก่อน +6

    Been soo Allah ma oran waa xaaraan xasbiyallah 😢

  • @wardaAli-tx9jk
    @wardaAli-tx9jk 4 หลายเดือนก่อน +2

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @habonbouh5958
    @habonbouh5958 4 หลายเดือนก่อน +1

    Inanow huno shaqadan sharaf iyo din ahanba kuma ficne qabrigaga wax adan hubin haku segin adigo abo aah rerokale haku mashqulin plz wa iga talo walalnimo

  • @LuulaAhmed-gy3eh
    @LuulaAhmed-gy3eh 4 หลายเดือนก่อน

    Hawiye cadaan mursal maheleysaan hablihiina mawa idnka guura safaaf deudee

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 4 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw

  • @shukrisaciid9925
    @shukrisaciid9925 4 หลายเดือนก่อน +1

    Naa Hodan ka dhamaada ilaah baa u baneeyey xishooda ilaah ka baqa😊

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 4 หลายเดือนก่อน +1

    ADEER HADII HODAN LALA GUURSADAY MAAHA NAAGTII UGU DAMBEEYSAY ED KADHSMAADA

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 4 หลายเดือนก่อน +2

    Nabsiga dumar Somaliyed iyo ciyaalka lugucabsiiya Nimanka muukudhoco wa nidaam nimanku usamaysten dumarkan masakiinta
    Inkaar
    Habaar
    Cuqubo
    Nabsi
    Waxasi may nimanka kudhacaan
    Dumarka iyo ciyaalka kacarara markay ugujilicisanyihiin

  • @11naa44
    @11naa44 4 หลายเดือนก่อน +1

    Khadra qiyas sotey sheekhada aheyd mxa ku dhacy

  • @nmcsofficial8819
    @nmcsofficial8819 4 หลายเดือนก่อน +2

    iyada maagaysay mise isaga ayaa tahriib kutagay😂😂😂😂

    • @halimoa4348
      @halimoa4348 4 หลายเดือนก่อน

      USO bowdey ninku

  • @mahadgesale3368
    @mahadgesale3368 4 หลายเดือนก่อน +2

    nio kaan waax u qaaba sababta qabiilkiisa somali oo dhaan u taakoorto nio maxd mar walpa uga hadashaa somalida hablha laa furo iyo kuwa dhaqaanka xuun lee walhi cuqdad somali baa kuku jiirta naacla miidgaanka aad ahyid kuu yaale

    • @mmuusemuuse5266
      @mmuusemuuse5266 4 หลายเดือนก่อน

      Qofka aad tahay iyo shakhiyadada ayad dadka bareysa ee ilaah kabaq oo

  • @foossahardid4895
    @foossahardid4895 4 หลายเดือนก่อน

    Isagu tii passport hay sata miyuu😂 Racaa coool kkkkkkkk

  • @teemwashamsi1704
    @teemwashamsi1704 4 หลายเดือนก่อน

    Bii liqo raagta xagee ku aragteen.
    Dheere iyo dhawaaba bililiqo u joog lee waa.

  • @amaljamaa8478
    @amaljamaa8478 4 หลายเดือนก่อน

    Talow dumar Kani maaney Dano laheyn qurbahan dadku waa wada busy qofwalba danihiisa ayu busy ku yahey khasatan America carruur ba buska lagaga soo dajaa casarkii subaxdiina waa lasagna waa la shaqo taga habeenkiina guriga iyo cumto karin ayaa ku sugaaya because dad aan shaqeysan oo full stapm iyo benefits ayaa time Kan heysta half half talow maxa u diiday iney danbiyada aney aheyn shaqadooda faraha qadaan naag hadii lalaguursadana Iya ogwixii la haboon guri dhisan oo dumayna waamasjid dumey Ilaahey ayaa danbiyadan aynaan ogayn inaynu dalaq nidhaahno waainagu danbi ka baair

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 4 หลายเดือนก่อน

    Gabadha hadleeysa waxaal dhahaa Faduma salad waxey ladalatay wasiirki dulista hawada ee dowladii farmaajo ee wasiir Omar

  • @masaai-cw4lz
    @masaai-cw4lz 4 หลายเดือนก่อน

    Fatima Salat ....way iga qoslisay wlhi bililiqo kulahaa! Marka maanta ragii baa bililiqo ah miyaa...halagu yaaco badeecada free ga ah!

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v 4 หลายเดือนก่อน

    NAAGTA TUUGADA AH HALOOGA SOO CELIYO
    TUUGADA BILILIQADA LAGUSO KORIYAY

  • @nalababy3825
    @nalababy3825 4 หลายเดือนก่อน

    MANSHALLAH GOOD FATHER WATCHING HIS BABY 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧

  • @HibaaqMohamed-gb2lk
    @HibaaqMohamed-gb2lk 4 หลายเดือนก่อน

    Waaw

  • @najma649
    @najma649 4 หลายเดือนก่อน

    naagaha somaliyed waxay guur sadaan odayaal daalan
    ma guursadaan nin ku kali ah markaas ayey maseyraan
    maxaa kuu geeyay nin naag qabo

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 4 หลายเดือนก่อน

    Subaxnalah

  • @masaai-cw4lz
    @masaai-cw4lz 4 หลายเดือนก่อน

    SHARCI SAAS KUMA HELAYAAN DARBI KABOODKA,WAXAA UDHAANTAA AYAGOO ISKA SUGA KOODA .HADII KALE WAA INAY WADANKA KABAXAAN SI LOOGU DACWOODO SHARCI AY KUBAXAANA MA HAYSTAAN.

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waligeeed gabar lala guur san jiray maxa dhiba oo jira🙄🙄

    • @mahdiyamaxamuud4789
      @mahdiyamaxamuud4789 4 หลายเดือนก่อน +1

      waa run waa loo baneeyey lkn gabadhaas si xun bay u dhaqantay nin waala guursadaa lkn laguma digto gabar walaasha ah oo adigoo kale ah intaad ninkeedii guursato inaad hadana kolba hees dhego hadal ah u qaado oo ninkii ku walacsato waa nabsi

  • @MumtaazHana
    @MumtaazHana 4 หลายเดือนก่อน

    Dumshi biliqo anag dhan mawadnihin han ceyan 😂❤❤

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 4 หลายเดือนก่อน

    MURSAL GABADHUU GUURSADAY WAA GAYAANKIIS AFARNA WAA LOO BANEEYEY BARINA WUU GUURSAN DOONAA MIDKALE WAX LAGU FARXAA MAJIRTO

  • @user-qm1ir3kl2o
    @user-qm1ir3kl2o 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryanalimahamud41
    @maryanalimahamud41 4 หลายเดือนก่อน

    Ninka hadii maalin kasta
    Aad isku rugto oo aad iska dhigto
    In aadan kaba maarmi karin ogaada Gabdhoow wuu ku daaya😂

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wa Doqon Naagti Nin Somali Ah Ka so Kaxaysata Somalia O Mareykanka Ama Yurub Keensata

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla5927 4 หลายเดือนก่อน +3

    Dadku xaasidsanaa maxay furiinka dadka uugu farxaan waa yaabe

  • @nasiyaabdirahman2125
    @nasiyaabdirahman2125 4 หลายเดือนก่อน +2

    Naago bilaa camala ooo is nacay mursal ma idinkuu ini qabay uf😮

  • @warsamedidy747
    @warsamedidy747 4 หลายเดือนก่อน

    Waar ilaahay ka yaab shaqo kale ilaahay.weydii naag iyo nin is qabo uu.ka jir shaqo kale doondoom rasi xaal ah

  • @Usamahaji-mt2of
    @Usamahaji-mt2of 4 หลายเดือนก่อน

    Ha kala taganee adu curyaan ma ka tahay guurka iyo jAceylka

  • @khayr_jecel
    @khayr_jecel 4 หลายเดือนก่อน

    Cimraanow jooji innaad dumarka oo dhan tiraahdo waa tuugo ragga dhac, ha illoobin iney gabartu dhahdey nin la qaaro haddaad aragto waa nacas jilicsan.

  • @massmass8300
    @massmass8300 4 หลายเดือนก่อน

    war ninkii shamuuri ee iscadaynayy
    si uu baraha bulshada udexqaado
    ma naag ayaa udhacday
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 4 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂 hodan

  • @haniahmed7534
    @haniahmed7534 4 หลายเดือนก่อน

    Alaab miya😂

  • @Rashid-sv3yj
    @Rashid-sv3yj 4 หลายเดือนก่อน

    Naag baad tahaye uga fuq gabadha googarada.

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 4 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂

  • @fadumawacays3256
    @fadumawacays3256 4 หลายเดือนก่อน

    Intiinaas oo naago dhilooyin ah hodan abdirahma waad ku waalateen mana gaadhaan xaasidiin dhilooyin qabxado ayaa tihiin mana gaartaan hodan qaali dumar waxba kama badali kartaan sirry

  • @haliima2736
    @haliima2736 4 หลายเดือนก่อน

    Scwscwscwscwscw