CABDIFANAX | WAX DHINTAA KA SAMIRTA | BARNAAMIJKA CIIDA 2021 | OFFICIAL MUSIC VIDEO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 พ.ค. 2021
  • Hoyga Fanka Sugaanta & Madadaalada soomaaliyeed
    MAAME HD MEDIA PRODUCTION
    Subscribe,Share,Comment, Like
    Facebook Page like
    110989120426...
    TH-cam like
    / @maamehdmediaproduction
    #CIIDA2021 #CABDIFANAX #MAAMEHD
    BARNAAMIJKA CIIDA 2021
    CABDI CUSMAN GUDAL ( CABDIFATAX )
    PRODUCTION BY MAAME HD MEDIA
  • เพลง

ความคิดเห็น • 97

  • @zharmakekabadhe1099
    @zharmakekabadhe1099 8 หลายเดือนก่อน +21

    Heestan waxan dhagaysan jiray anigo single ah xallado jacayl ku guda jira hadda wn is helnay qofkaygi alx hooyo ayanan ahay
    Waxan alle ka rajaynaya inan helo Hamiyo badan o aan nolosha ka leeyay inch alh waxan alle ka baryaya inan comment kuso laabto ano gaadhay halkan rabayo inch alh ❤😢

  • @mukhtaarindhoh9998
    @mukhtaarindhoh9998 3 หลายเดือนก่อน +6

    Alle hamigeyga ha ii rumeeyo
    Wuxi Iga danbeeyow love ii saara saan dib ugu soo xasuusto 26/4/2024😢😢

  • @MohamedAli-zp3ri
    @MohamedAli-zp3ri ปีที่แล้ว +18

    Hestaan manta ee dalado tahy sanadkana uu yahy 2023 ayaan dhageysanayaaa Xiisaha jacelka waan jacelahy ilaa adana wali manan helin qof nolosha ila fahma oo inta adunka kadhiman isla nolano allah waxaa kabaryaa dadka is jacel in uu isku keeno aniganna allah waxaan kabaryaa mid diin leh oo nariis badan in uu ii sahlo

    • @MohamedAli-zp3ri
      @MohamedAli-zp3ri ปีที่แล้ว

      Comentigaan 10year kadib ayaan so firinayaan hadii allah uu naf igu Gaarsiiiyo insh allah

    • @dema6389
      @dema6389 ปีที่แล้ว

      Inshallah 10 sano ka dib adoo xaas le ayaad dib ugu soo noqon 😊

    • @Abdiwahidyaasiinfaarah
      @Abdiwahidyaasiinfaarah 11 หลายเดือนก่อน

      I.a SxP Hadu alle iDmo WaaD Hele Naman ten Alle Hanu SaHLo QoFka NaGu Hapoon GuuL ❤😢

    • @umuasiha.bintuaisha
      @umuasiha.bintuaisha 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@MohamedAli-zp3ri 10sana kafi gabdheyda qaangareysa,kusiinaa iso sheeg llo😅

    • @ZaaamMohamed
      @ZaaamMohamed หลายเดือนก่อน

      Wali ma heshay wllo

  • @achmedhussen10
    @achmedhussen10 ปีที่แล้ว +10

    Legend Cabdi fanax baribey hargeysi udaarneyd 2007 2008 2009 banorma Xamdi wayo wayo nolol sare 🙏🏽

  • @mohamedjamac898
    @mohamedjamac898 12 วันที่ผ่านมา

    I can’t wait Abdi fanax iyo Yurub Mohamed Abdi hees ay so wada qaden

  • @SOMALILANDXPRESS
    @SOMALILANDXPRESS วันที่ผ่านมา

    You are my inspiration
    Waxay tahay nin Illahayswt cod siiyay MashaAllah

  • @wahibahmed7554
    @wahibahmed7554 2 ปีที่แล้ว +25

    Abdi fanax you're the number "1" singer . Continued brother.

  • @mustafeawad4022
    @mustafeawad4022 ปีที่แล้ว +11

    Ciyaalka Hore caasimada ❤❤❤❤Hargeisa

  • @aadanmahad2989
    @aadanmahad2989 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wof calek❤️✊
    Markasta oo aan maqlo hees jacyl oo qalbi tabad ah, waxan soo xasuusta jacaylkygi kowad ee aan qof u qady👋 muddo 3 sano islama aanan hadlin midba qof buu la socda , hadana xasuustii ma iga guurin
    True love never end 😢

  • @hassanrage5480
    @hassanrage5480 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waa dhawoowe jaceelka dhal dhel sanaye walaal waa dhawoowe jecelka dhel dhel sanaye❤❤❤❤ walaalaha inkas wa rali galiye walaal kiis ❤❤love ❤❤ walaalaha

  • @yahyebarre6871
    @yahyebarre6871 ปีที่แล้ว +7

    2023/1/13 hapeen jimacah 3.45 hapeenimo goobta An ku dhagaysa XeroAwur

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 2 ปีที่แล้ว +13

    Cabdi Cisman Gudaal , Big Legend

  • @iqraxasancali8980
    @iqraxasancali8980 4 หลายเดือนก่อน +2

    One day waan kusoo noqon doonaa anooo meeshaa rabay gaaray i.a 😊

  • @abdullahi2646
    @abdullahi2646 2 ปีที่แล้ว +7

    Ex Hargeysa Alla waa maxay maagaladu u shidnayd Abdi Fanax legend!.💯

  • @samaterahmednurabib8046
    @samaterahmednurabib8046 3 ปีที่แล้ว +9

    Rug cadaagii soo Rogaal celi
    Abdi osman gudal (abdi fanax)

  • @siciidgaagaale8553
    @siciidgaagaale8553 2 ปีที่แล้ว +6

    Fannaan Qalbi Wanaagsan Cabdi Fanax ♥️

  • @abubakarawil3086
    @abubakarawil3086 8 หลายเดือนก่อน +2

    Fanaan cabdi cismaan gudaal waa raggii shidi jiray hargayisa 200 ila 2013 viva cabdi fanax

  • @adenyacin4090
    @adenyacin4090 ปีที่แล้ว +4

    ❤️ from Djibouti 🇩🇯🇩🇯

  • @liibaanwarsame299
    @liibaanwarsame299 หลายเดือนก่อน +1

    Wixi dhumay ina doon donta is dhirigelisa nafteydaay😢

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv หลายเดือนก่อน

    Masha alllllah cabdi fanaax nolow fanaaan qaaaliya❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @suldaand
    @suldaand ปีที่แล้ว +7

    Alla jecliyaa heestaaan💞 waa heesta qura ee marka aaan qaday aaan ku raaxaysto. Aniga oo aan fan ab iyo isir u lahay ayaaan ku tiiqtiiqdadaaa 💞

  • @ousmansiyat3812
    @ousmansiyat3812 9 หลายเดือนก่อน +2

    06/10/2023 haben sabti ah Inaba Caadi mahaan Cabdifanax❤❤❤
    Dhagax Dhuunta kama dago🎉🎉

  • @abdijabarahmed134
    @abdijabarahmed134 4 หลายเดือนก่อน +1

    Great and big legend .. Abdi Osman Gudaal ( Abdi Fanax) .❤
    Habeenimo Arbaca ah 10:43pm 20/3/2024 .

  • @youngzidci4062
    @youngzidci4062 ปีที่แล้ว +4

    Axyaaa fanaaan

  • @HawdmediaPro
    @HawdmediaPro 2 ปีที่แล้ว +7

    Ruug cadaagi soo rogaal celi ninyaw iga qabo iyo iidhiib ayaa na dawakhiyee bagaad usoo rogaal celisey

  • @baabaahassan7
    @baabaahassan7 3 ปีที่แล้ว +5

    Legend Abdi fanax💯👌

  • @cawoyasin1037
    @cawoyasin1037 2 ปีที่แล้ว +3

    Codkisa 🥺🥺🤤🤤Mshallaha ❤️🙌🏼🥰

  • @abdullahimohamed7599
    @abdullahimohamed7599 3 ปีที่แล้ว +5

    Abdi fanax man of the world

  • @cabdilahidalmar
    @cabdilahidalmar 3 ปีที่แล้ว +4

    👍 First Like

  • @mursaldaauudcismaan
    @mursaldaauudcismaan 2 หลายเดือนก่อน

    Waa erayadii abwaan khadar sh cismaan

  • @daadirabbi
    @daadirabbi ปีที่แล้ว +2

    Waa fanaan cod fiican

  • @asadxussenadan1837
    @asadxussenadan1837 ปีที่แล้ว +3

    2/12/2022 baan dhagaysanayaa anigoo arday ah

  • @ahmedsheh6465
    @ahmedsheh6465 2 ปีที่แล้ว +2

    Whah whah

  • @AbdillahiAli-vf9ub
    @AbdillahiAli-vf9ub 3 หลายเดือนก่อน

    Hees iyo badh🎉

  • @user-bc5cz3bv2g
    @user-bc5cz3bv2g หลายเดือนก่อน

    Ana dhaawac baan oo 🙁😭waxn dhagaysanaya xirirkan 3dex sano sowadey marku khalif ka dhaman wayey aan kala fogaaney😢 dhici waydey sidan rabey🙁😭

  • @user-gj7ck5rn9f
    @user-gj7ck5rn9f 4 หลายเดือนก่อน +1

    Heesta 😢
    Wxn dhagysnya haben talado ah 3/4/24

  • @KingXamaadaOfficial
    @KingXamaadaOfficial ปีที่แล้ว

    Heestan😍❤️

  • @ahmedyare3530
    @ahmedyare3530 3 ปีที่แล้ว +2

    Heer sare abdi

  • @muktarnadifyousuf3807
    @muktarnadifyousuf3807 3 ปีที่แล้ว +3

    #Abdifanah💯👏👏

  • @YonissMahmoud-ny7bn
    @YonissMahmoud-ny7bn 8 หลายเดือนก่อน

    Cabdi legendary weye meeshedu dhigayg original wad ka samirtaa🔥✌🏿

  • @deeqsiman
    @deeqsiman 3 ปีที่แล้ว +3

    Heer sare

  • @daadirabbi
    @daadirabbi ปีที่แล้ว +3

    Super fanaan

  • @ahmedzaki6206
    @ahmedzaki6206 2 ปีที่แล้ว +2

    abdi fanax you're the first singer legned

  • @kamaalDeelka
    @kamaalDeelka ปีที่แล้ว

    Masha alaah abdi fanax laxib

  • @mustafadiriye1013
    @mustafadiriye1013 5 หลายเดือนก่อน

    Woooioiow hargiesa iyo xasuus dheer

  • @jimcaleabdirashidabdule6088
    @jimcaleabdirashidabdule6088 2 หลายเดือนก่อน

    Abdi Farax Allaylee ma ku Raaxaystey!

  • @mustafeadanxasan8180
    @mustafeadanxasan8180 10 หลายเดือนก่อน

    Woow yaa salaam c/ cisman gudaal

  • @mahaddidier7983
    @mahaddidier7983 4 หลายเดือนก่อน

    Continuer brother félicitations

  • @XogtiiMilk-om2or
    @XogtiiMilk-om2or 4 หลายเดือนก่อน

    😢 08-march-2024 habeen jimaca 6:55pm 😢 ayaan dhagaysanaya heestan abdifanax ala muxuu fanan ahaa😢😢

  • @mustafadiriye1013
    @mustafadiriye1013 5 หลายเดือนก่อน

    Yaaa salaaaaam

  • @mohmoudabdi3552
    @mohmoudabdi3552 4 หลายเดือนก่อน

    Qofkasta wuxu leyahay hammi 😢
    Allow u rumay🤲🤲

  • @cabdiraxiim2439
    @cabdiraxiim2439 2 ปีที่แล้ว +3

    Waxaa iska leh heestaan mahamed aadan shamuuri alaha naxariisto

  • @ilyaasslb3065
    @ilyaasslb3065 2 ปีที่แล้ว +4

    Legend Abdi fanax 🔥🔥👌

  • @user-hw9pg4ne4p
    @user-hw9pg4ne4p 4 หลายเดือนก่อน

    Ilahayòw hamiguga iirumeeeeeee😢😢 wan kubaryeeeeee 6/3/2]24

  • @mulkiclraxman3099
    @mulkiclraxman3099 4 หลายเดือนก่อน

    Heestan😢❤

  • @libaadem10
    @libaadem10 9 หลายเดือนก่อน

    Abdifanax waagi dayax ban iyo ileys ba. Jigjiga kala jaben ayuu hargeisa noogu yimid waliba safarkas anaga isla soconay ma moodeyn inu hargeisa uso guurayo anigu ee qof iska safrayan moodayay 2004tii wixii intaa ka danbeyay hargeisu shiday panaroma imperial hamdi hotel ciyaalkii horeeeee. Ax!

  • @abdullahimohamed7599
    @abdullahimohamed7599 3 ปีที่แล้ว +3

    Come kenya abdi fanah

  • @jabiibocali7336
    @jabiibocali7336 7 หลายเดือนก่อน

    Ex hargeysa cabdi cismaan gudaal marbay ushidneyd caasimadu garanaye ayunba fahmaya

  • @cabdirage4420
    @cabdirage4420 ปีที่แล้ว

    Hees macan

  • @abokorsaed9390
    @abokorsaed9390 10 หลายเดือนก่อน

    Ereyada anaa lahaa heesta ogaada

  • @dhuuxisaaq7800
    @dhuuxisaaq7800 5 หลายเดือนก่อน

    Wax dhintaa kasmirtaa 2024

  • @idilcabdi9856
    @idilcabdi9856 2 ปีที่แล้ว +2

    Legend abdi

  • @Abdirashedmohamud
    @Abdirashedmohamud 2 ปีที่แล้ว +2

    Abdi ahmed gudaal

  • @eemarmedia2772
    @eemarmedia2772 9 หลายเดือนก่อน +1

    Habeen salasaa 12 .30 marqanku ibaxay

  • @efrahmusa-ny6er
    @efrahmusa-ny6er 6 หลายเดือนก่อน

    💔💔💔

  • @xamdamaxamed7616
    @xamdamaxamed7616 2 หลายเดือนก่อน

    20/5/2024
    Ilhyow hami walbo aan leyahye irume 🤲✍️

  • @Shaafisaleban
    @Shaafisaleban 3 หลายเดือนก่อน

    maalin jimco ah 12 april saacada 10:53 xaafada hodan qaylo burco insha allah waxaan commentigan eegi doonaa guulo badan kadib

  • @Khalfa_Worldboss35
    @Khalfa_Worldboss35 4 หลายเดือนก่อน

    24 match 2024. 5:02 Am. salaadi Subax Aan u socdo. Dhaban Ceel tagaynban geel ku dheelmiyaayoo 😢😢

  • @user-ji8sp5wo9w
    @user-ji8sp5wo9w ปีที่แล้ว

    cabdi fanax fanaan qiimo badan ku weeyn umada soomliyeed allaah ha xafido

  • @mohamedkassai2418
    @mohamedkassai2418 4 หลายเดือนก่อน

    26/3/2024 cabdifanax my fav

  • @zuhuurmohamett5350
    @zuhuurmohamett5350 3 หลายเดือนก่อน

    💔😭

  • @ismailabdiwahab2386
    @ismailabdiwahab2386 ปีที่แล้ว

    Waa Ex jigjiga wana jaarso 😢
    Ileen watan noloshuba qabiil noqotay 😂😂😂😂

  • @hashkaaxmey1410
    @hashkaaxmey1410 2 ปีที่แล้ว +2

    Hess igadeh

  • @khadramaxamed1203
    @khadramaxamed1203 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @ahmedhusseinnasib8265
    @ahmedhusseinnasib8265 7 หลายเดือนก่อน +1

    Fucking wlhy waan qirooday 😢

  • @ibnuhaji1802
    @ibnuhaji1802 ปีที่แล้ว +2

    *Udit Narayan* baad moodaa

  • @user-cn5cu4jy9b
    @user-cn5cu4jy9b ปีที่แล้ว

    Fanaaka hada xaguu ku suganyahay ma

    • @suppermoha28
      @suppermoha28 ปีที่แล้ว

      Walahi Hargeysa ayuu joga wuuna noolyahay madhiman😂

  • @hanadjubbahanadjubba8687
    @hanadjubbahanadjubba8687 4 หลายเดือนก่อน

    Ano afroko joga dakesan jiraay

  • @deeqsownax4624
    @deeqsownax4624 7 หลายเดือนก่อน

    Macalin cashar bixinayo ee ka faaidaysta sida loogu raaxaysanayo turuko 😂😂😂Cajiib

  • @hashkaaxmey1410
    @hashkaaxmey1410 ปีที่แล้ว +1

    ll months ago

  • @mataanyare7582
    @mataanyare7582 ปีที่แล้ว

    War ninku cod macaana bisinka dheh

  • @c.raxmaanmaxamed4280
    @c.raxmaanmaxamed4280 2 ปีที่แล้ว

    Tuu afkaa ku laamuuraa baday 🤣🤣🤣🤣🖐🖐🖐🖐