WAA KUMA CABDI FANAX WAX BADAN KA OGOW

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • COPYRIGHT PROTECTED BY @DJ CATOOSH PRODUCTION
    CLICK SUBSCRIBE FOR MORE UPDATE

ความคิดเห็น • 69

  • @nurahamud264
    @nurahamud264 3 ปีที่แล้ว +2

    Cabdi fanax waa geesi waa fanaan aan jecelahy guulayso wllkay 😍😍

  • @iphrah7860
    @iphrah7860 3 ปีที่แล้ว +6

    Ninkan wa funny wu iga qosliyay wa qof bashash ah hadana cod kar ah
    Alle ha ku dhawro wll qali Abdi fanax

    • @mooroduug
      @mooroduug 3 ปีที่แล้ว +1

      Shugran

  • @sacdiaxmed2332
    @sacdiaxmed2332 3 ปีที่แล้ว +1

    Fanaan Cabdi Fanax Codmacaan yahay, markii igu horeesay heesahiisa 2012kii ❤👍

  • @cabdiqaniboss
    @cabdiqaniboss 3 ปีที่แล้ว +4

    Hadalkaas ah "magac waxaan ahayn lagama dhaxlo wuxuu Igu Yidhi 2015kii anagoo meel wada joogna"
    Abdifanax waa Awoowgay.

  • @fiyoormagan6412
    @fiyoormagan6412 3 ปีที่แล้ว +3

    Catooshow halkii Haboon ugas iyo Mohamed somali ma ada galay

  • @gahayrvlog1085
    @gahayrvlog1085 3 ปีที่แล้ว +1

    haastan cabdi fanax alla maxaay taariikhda gashay waa hees aduun kumee cabdi fanaxoow kumee waan kuu xiisnay

  • @yacquubabdilahi8968
    @yacquubabdilahi8968 3 ปีที่แล้ว +1

    Wariye qofka martida kuu ah kula hadal ereyo ansha wafaqsan oo qalbiga aan dhibey inta aad leedahey cabdi fanax waxa ka haboon cabdi cismaan gudaal...............!!!!!!

  • @qadarcase2231
    @qadarcase2231 3 ปีที่แล้ว +1

    Adeero illhay kudayo wayo badan ifka hibo ku 👍

  • @shamai1570
    @shamai1570 ปีที่แล้ว +1

    Self esteem is what he really wants can't you all understand that

  • @YonissMahmoud-ny7bn
    @YonissMahmoud-ny7bn 11 หลายเดือนก่อน

    Legend ba thy cabdow

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah baraka Allah
    Yaa salaam.

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 3 ปีที่แล้ว +4

    Saxibkay cabdi cismaan gudaal ex hargeisa ciyaalo xero awr

  • @GargaarFashionx77-vw2hl
    @GargaarFashionx77-vw2hl หลายเดือนก่อน

    Legend fanax

  • @kamg3450
    @kamg3450 3 ปีที่แล้ว +1

    ilahay wax ka khayr badan ha ku siiyo
    arsaaq wasic ah.

  • @hamdaomer3815
    @hamdaomer3815 3 ปีที่แล้ว

    😍😍😍😍 nolow pro

  • @nurahamud264
    @nurahamud264 3 ปีที่แล้ว +1

    Lijin cabdifanax waa runtii jacaly aan lagula wadin waqti yuu kaga lumin

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 2 ปีที่แล้ว

    Adeerkay

  • @shamai1570
    @shamai1570 ปีที่แล้ว +1

    Help help him regain his esf esteem by fixing his harelip

  • @irshadnor4840
    @irshadnor4840 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninkan caawiya operation ayuu ubaahanyahay,it’s easy to do this

  • @mahamedabdi8894
    @mahamedabdi8894 3 ปีที่แล้ว

    M allha Abdi fanax horay usoco

  • @dunyaali7412
    @dunyaali7412 3 ปีที่แล้ว +4

    Fanaan lacag ma haystaan an caawino miskiinka aan u hagaajino afakaa

  • @sodax6696
    @sodax6696 3 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad jooji markuu qofku kula hadlayo ee qofka u daa inuu hadlo, baro sida qofka loo dhageysto. Muxuu hadla wad ka dhinac qeylineysaye

    • @mooroduug
      @mooroduug 3 ปีที่แล้ว

      Thnks haye

  • @ubahhassan4315
    @ubahhassan4315 ปีที่แล้ว

    💖💖💖💖👍💖

  • @munaofficial1689
    @munaofficial1689 3 ปีที่แล้ว +1

    Aaad iyo aaad aaad iyo aaad

  • @mohamedhassan-xl7lf
    @mohamedhassan-xl7lf 3 ปีที่แล้ว

    Wuuba wareeriyey eh muxuu hadli Aad Iyo Aad Buu Ku wareeriyey

  • @MohamedHassan-xn8fu
    @MohamedHassan-xn8fu 3 ปีที่แล้ว

    Kalsooni in uunaftiisa ku kalsoonyahay ayaan u qirey!!!!!!

  • @museali8972
    @museali8972 3 ปีที่แล้ว +1

    CABDI FANAX WAA FANAAN QIIMA LEH OO UBAAHAN IN LAGACAN QABTO

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 ปีที่แล้ว +2

    👏👏👏👏👏💯💯💯❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍

  • @umucabdikhadar5069
    @umucabdikhadar5069 3 ปีที่แล้ว

    si fudud baa lo haga jin karaa afka hadii turkiga uu aado

  • @RiyaaqFilms
    @RiyaaqFilms 3 ปีที่แล้ว +2

    Wooow

    • @mooroduug
      @mooroduug 3 ปีที่แล้ว

      Nex waa adiga sxb

  • @amsa1135
    @amsa1135 3 ปีที่แล้ว

    Now dadka leh afka haloo hagaajiyo iyo cabdi fanax iskama war hayaan adeer sidaasuu KU duryaa ee aqoon la aan baa idinkaa haysa fanaan qaaliya

  • @caamirmahamett3322
    @caamirmahamett3322 3 ปีที่แล้ว

    𝐢𝐧𝐚𝐚𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐰𝐞𝐜𝐚𝐧𝐨 𝐚𝐝𝐚𝐲 𝐤𝐮𝐥𝐚 𝐰𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚𝐡𝐞𝐞 𝐀𝐝𝐮𝐮𝐧𝐤𝐮 𝐰𝐥𝐚𝐚𝐥 𝐡𝐚 𝐤𝐮𝐮 𝐧𝐨𝐪𝐝𝐞𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐫𝐤𝐚𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐲𝐬𝐭𝐨 𝐢𝐥𝐢𝐧 𝐛𝐚𝐚 𝐢𝐠𝐚 𝐭𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐞𝐞𝐳𝐭𝐚𝐚 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢 𝐅𝐚𝐧𝐚𝐱 𝐖𝐋𝐋𝐎𝐍𝐈𝐌𝐎

  • @khadijadaud9406
    @khadijadaud9406 3 ปีที่แล้ว

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️👌👌👌👍👑

  • @ashaporekh6908
    @ashaporekh6908 3 ปีที่แล้ว

    Ninkan magaranayo taqatirta faruuriyasha tolo hagajiya oo freega ah free dr

    • @sodax6696
      @sodax6696 3 ปีที่แล้ว +1

      Ninkan halo gurmado wa sahlantahay in farurta lo sameyo

    • @halimahaki6975
      @halimahaki6975 3 ปีที่แล้ว

      Badana waa free qalinkan waana fuded hala xiriiro haydaha caafimaad

  • @ahmedmowlidiii2494
    @ahmedmowlidiii2494 3 ปีที่แล้ว

    Mmmm

  • @khadijadaud9406
    @khadijadaud9406 3 ปีที่แล้ว

    😭😭😭❤️👈😭😭👌👍👍👍👍

  • @mooroduug
    @mooroduug 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxbadan la ogow

    • @FaraxXasan-vo9uo
      @FaraxXasan-vo9uo 2 ปีที่แล้ว

      Wll abdi fanax hadii uu fanka ku jiro hada wxn udhiibaya hees aan niyada iska idhi waxa kuso baxaya abdi fanax ee ila so xidhidh sii bles

  • @_faatax
    @_faatax 3 ปีที่แล้ว +1

    𝗠𝘂𝘅𝗮𝘆𝗮𝗱𝗶𝗶𝗻 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮𝗻𝘂 𝗸𝗮𝘀𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗱𝗮 𝘀𝗵𝗮𝗾𝗮𝘆𝗻𝗮𝘆 𝗡𝗮𝗯𝗮𝗱 𝗧𝘃
    𝘄𝗮𝗮 𝘁𝗮𝗹𝗲𝗻𝘁 𝘄𝗮𝗮 𝗻𝗶𝗻 𝗳𝗶𝗿𝗳𝗶𝗿𝗰𝗼𝗼𝗻
    𝗺𝘂𝘅𝗮𝘆𝗮𝗱𝗶𝗶𝗻 𝗰𝗮𝗯𝗱𝗮𝗹𝗮𝗮𝗵𝗶 𝗱𝗵𝗲𝗲𝗿𝗲 𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮𝗮𝗱 𝗸𝘂 𝘅𝗮𝗻𝗮𝗮𝗾𝗱𝗮𝘆 𝗺𝗮𝘅𝗮𝗮𝗱 𝗸𝗮 𝘁𝗶𝗱𝗵𝗶?
    𝗵𝗵𝗵𝗵𝗵𝗵𝗵𝗵𝗵 𝘅𝗮𝘀𝘂𝘂𝘀

  • @marisaabdi9953
    @marisaabdi9953 3 ปีที่แล้ว

    oo shacabka maxaad beenta ugu sheegtay fanaxow heesta wallnimo adiga hadey kugu socoon

  • @dunyaali7412
    @dunyaali7412 3 ปีที่แล้ว

    Bal ag kaa u hagaajiyaa miskiinka

  • @liibaanxaaji7258
    @liibaanxaaji7258 3 ปีที่แล้ว

    🤣 🤣 🤣 🤣 🤣

  • @cabaasmohamed1764
    @cabaasmohamed1764 2 ปีที่แล้ว

    Waxan maqrati ka ahay in cabdi fanax laba arin loso bandhigay wa mida kowaad oo ah in faruraha qalnin loga sameyo wuna diday wuxu yiri urka hoyaday sidan uga so baxay aburta ebe igu siyey iska badali mayo
    Tan kale waxa loso bandhigay dhof dalka dibadisa ah wuna diday wuxu yiri dalkayga hoyo waxan sista ma jiri fonto😭❤️

  • @horiyo2491
    @horiyo2491 3 ปีที่แล้ว

    Ninkan ilkaha haloo xidho faruurtana haloo tolo wuu dayacanyahay waxa laga yaabaa wuxuu helayba inuu qaad ku cunay .fanax kulahaaa waa faruur e ninka afka u tola

    • @xamdaqaali1992
      @xamdaqaali1992 3 ปีที่แล้ว

      Wuxu yidhi codka iga xumanaya hadii aan tolo faruurta

  • @shadiashadia9867
    @shadiashadia9867 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkk abdi fanax runbu sheegay wlhi shawyada hargeisa iyo gayiga kale somalidu dagto inay isku mid ahyn wa lo qiray ilbaxnimo iyo shaxshax rer hargeisa,u daa

  • @horiyo2491
    @horiyo2491 3 ปีที่แล้ว +2

    Kan la qushuucsan baa ka daran waa ceeb in qof sidaa u dayacan tv laga soo daayo maa la hagaajiyo

    • @hassanmusara7882
      @hassanmusara7882 3 ปีที่แล้ว

      Waar sidaa maaha ciyaalnimadii anaa aqaanay waa belaayo af miushaar ah yaraantiina walaahi dadkuu baad kaqaadi jirey waa ibliis waadan garanayn

    • @khalidyusufahmed7393
      @khalidyusufahmed7393 3 ปีที่แล้ว

      Dhilaa Ku dhashe abuurta eebe HA faro galin

    • @horiyo2491
      @horiyo2491 3 ปีที่แล้ว

      @@khalidyusufahmed7393 yaahuu

    • @horiyo2491
      @horiyo2491 3 ปีที่แล้ว

      @@khalidyusufahmed7393 hadaad ka naxayso afka u tol ilaa dalqadu muuqato miskiinka

  • @ayanfarah1554
    @ayanfarah1554 3 ปีที่แล้ว

    Fanax meeshan uma jeedo ee daqadan turkey ula carara waa fudutahey sida loo habeeyo wajiga quruxdiisa waa muhiin war wiilka hala cawiyo caay mahaha aburista ale don’t take this wrong way cawinadiisa waa ka qeybqadanayaa

  • @dunyaali7412
    @dunyaali7412 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa foolxumo nin heesyaa oo af daloola Waa ceeb Turki geeysay hagaajiya Aflac please

    • @sharmarkejama4086
      @sharmarkejama4086 3 ปีที่แล้ว

      Aburista Alle waxba lagama sheego ee ogow wll

    • @samatarcabdi5842
      @samatarcabdi5842 3 ปีที่แล้ว

      Duniya ninka afkiisa maxaad kaga madhquulaysaa adiguba waadfaruurantahaye

    • @sulekhasaid2891
      @sulekhasaid2891 3 ปีที่แล้ว

      Duniya Allah ka cabso aburta Allah waxba ha ka shegine isku xishoda adgu hada qurxa badnatahye say mansha Allah aburta Allah waxba lagam shego Allah u tobada keena

    • @dunyaali7412
      @dunyaali7412 3 ปีที่แล้ว

      @@sulekhasaid2891 sorry Waxaan ka wadaa Ninkan Ha la caawiyo oo Turkey Ha lageeyo Waa la tolaay marka kuma digan ee Waan ka naxaa Waxaad iga dhigtay qof caayay waad igu gaftay

    • @horiyo2491
      @horiyo2491 3 ปีที่แล้ว

      @@sulekhasaid2891 walaal abuurta ilaahay weeye laakiin caadi maaha danbi maaha qofka hadii dadka kale loo ekaysiiyo hadii qofku faruuranyahay waa la tolaa ilkahaa laysku dhaweeyaa duniya way saxantahay anigu maba eegi karo siduu yahay lacagta ku baxaysa diyaar baan u ahay inaan intayda bixiyo laakiin hagaajiya ninka maga fanaan waa wax la qurxiyey carabiga

  • @eye2eyeerigavo777
    @eye2eyeerigavo777 3 ปีที่แล้ว

    Simple surgery done for him and his life would have been much different....!!🤔...he sounds great!!👌

    • @aishaahmedal4604
      @aishaahmedal4604 3 ปีที่แล้ว

      He chose not to do the surgery as he is fine with the way he looks plus he doesn't want to do it as they advised he will lose his angelic voice

    • @eye2eyeerigavo777
      @eye2eyeerigavo777 3 ปีที่แล้ว

      @@aishaahmedal4604 its fine if you would marry him with that anyway!😛 ...we all know that he's surrounded by an awfully uncivilsed and pullish culture and thought a way to ease that burden laid on him...I'm not sure if an offer being declined by himself but somehow it sounds preposterous! ..🙄