Buunis | Qaaci | Wax Dhintaad Ka Samirtaa | Kaman Macaan | 2022 | Muraad Studio Pro

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ม.ค. 2022
  • Buunis | Qaaci | Wax Dhintaad Ka Samirtaa | Kaman Macaan | 2022 | Muraad Studio Pro
  • เพลง

ความคิดเห็น • 26

  • @Fitaax_Akhyaar
    @Fitaax_Akhyaar ปีที่แล้ว +2

    Dhabaan ceel tagin baan
    Geel ku dheelinaayoo
    Dhalan dhool haraad baan
    Nafta dhiganayaaye 😢❤

  • @cumardaad7498
    @cumardaad7498 5 หลายเดือนก่อน

    Wa dhabobay jacayil kan dheldehl sanayay ax ax ax xasuus igu le dahay 2019

  • @deeqa445
    @deeqa445 ปีที่แล้ว +1

    Waa dhaboobay jacalkaan dheeldhel sanayee manta whl 😭😫ax qalbiga 19/11/2022 💔💔😢

  • @ninlagigay
    @ninlagigay ปีที่แล้ว +4

    Sawir ka wngsn swrkn uu afka kala hayo ood muqalka dul dhigto md waydy wll 🤷‍♂️ qofka swirr xun lagama bxiye

  • @xuseenmaxamedayaanle4500
    @xuseenmaxamedayaanle4500 2 ปีที่แล้ว +2

    Legend buunis ❤🤍💚

  • @suldaand
    @suldaand ปีที่แล้ว +2

    Alla jecliyaa heestaaan💞 waa heesta qura ee marka aaan qaday aaan ku raaxaysto. Aniga oo aan fan ab iyo isir u lahay ayaaan ku tiiqtiiqdadaaa 💞

  • @hoodomaxamud6038
    @hoodomaxamud6038 ปีที่แล้ว +2

    Waa dhaboobay jacalkaan dheeldhelsanayee mon 26 Sep 2022 11:22 ilaahay ha inoo caafiyo cabdinasir macalin caydiid insha Allah caafimaad dagdaga oo khayir qaba ayaan ilaahay u waydiinay

  • @fadxiboqore
    @fadxiboqore ปีที่แล้ว

    Dhici wayday sidaan rabay dhaawaciina dilaaco
    Waa dhaboobay jacaylkaan dheeldheelsanaaye😭

  • @MustafeCadaawe
    @MustafeCadaawe หลายเดือนก่อน

    Kabanka ayaa tumaya ?

  • @housseinmed8160
    @housseinmed8160 ปีที่แล้ว

    Légende de la vie

  • @cabdirisaqmaxamed8392
    @cabdirisaqmaxamed8392 2 ปีที่แล้ว +2

    Woow

  • @mohaanyare5125
    @mohaanyare5125 6 หลายเดือนก่อน +1

    Happy New year habeen isniin soo gelayso iyo sanadka cusub 01,01,2024. 12:01Am
    Sanadkii 2023 ee dhamaday wuxuu ahaa sanad aad iigu adag 3 bilood oo kamida waxaan ku jiray qol anoo la daala dhacaaya xanuunka depression isku buuq badan oo igu furnaa waxaa iga burburay ganacsi aan lahaa runtii dadkeena somalida waa indho ku garaad layaal Ragg badan oon saaxiibo ahayn baa wax la’aantii igaga tagay lkn ilaahay wuxuu dib fursad ii siiyay ganacsigaygii bishii u dambaysay sanadka waxaan rejaynayaa inaa ilaahay sidaa iigu wado oo awood isiiyo sidaydii hore iyo si ka wanaagsan Dadkii sida gunta iila dhaqmayay ay arkaan anoo qurux badan

    • @ahmeddayibabdillahi9561
      @ahmeddayibabdillahi9561 6 หลายเดือนก่อน

      Happy New year wll.
      Kasoo kabo insha allah guulayso.

    • @Barkhadcumarmuxumed
      @Barkhadcumarmuxumed 6 หลายเดือนก่อน

      Sxp guul Ayan ku rajenaya Insha Allah

  • @saeedmohammed9933
    @saeedmohammed9933 2 หลายเดือนก่อน

    😅

  • @mohamedabdirahman960
    @mohamedabdirahman960 3 หลายเดือนก่อน

    Who is still here in mid 2024

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 2 ปีที่แล้ว

    Wixi dhumy!

  • @Naxariis_lugaleh
    @Naxariis_lugaleh 5 หลายเดือนก่อน +3

    Sadex bilood ba kasowareegtay maalinkaan kalatagnay jacaylkaygi koobad waxaan jirey todobo iyo toban waxaad ibartay inaan qalbi wax jeclaado leyahy umaleen mayo ismaanan oran waxa isomaraya adigo kale.wan jeclaan lahaa inaan macsalaamayn kukalatagno lkn maeysa dhicino mar qudha baad igagoosatay waliba mar aan saaid ugubaahna inaad garabkayga noqoto.wlhi niyadayda waan kaa tiri waaye waana kujeclahy wali lkn waxaan Allah kabaryaya inaadan iisonoqon.waad kumahadsantahy inaad xusuuso badan iidhaftay hal xumaan neh aan kuuqabin. Magacaaga iyo muuqaaga ba hajiro jacaylaygii hore

    • @AbdiqaniHugur
      @AbdiqaniHugur 4 หลายเดือนก่อน

      Soo awalba kaligaaa maad noolayn walaal.

    • @Naxariis_lugaleh
      @Naxariis_lugaleh 4 หลายเดือนก่อน

      @@AbdiqaniHugur kaligay waan Nolan Lakin wuxu sogalay qalbigaygo saqiir ah dareemi maysid adiguye iskadaa😭😭

    • @faisoaxmed1874
      @faisoaxmed1874 3 หลายเดือนก่อน

      @@Naxariis_lugalehshumiskaga kugu horeyay miyuu ah jacel majire jafjafo abayo waqti dhumis socdo

    • @Naxariis_lugaleh
      @Naxariis_lugaleh 3 หลายเดือนก่อน

      @@faisoaxmed1874 waligay ismaanan dhuunkan Alle baana kamangalay