Heestan maqalkeda waxa igu horaysaya 2019/11/23 malin rob dayo oo Ana la joogaya qof rajo io ballan na dhex yalaya lkn hadan ana hayan hasa ahte ana hayo xasuushisi oo aya ka mid thy heestani waxan ku leyhy igu reebtay xasuuso kuwo ana dhama lahayan io jaceyl muglehe sidan ku jeclhy ilhay haku jeclado adun io akhiro baa 🥹🫂❤️🫴🏻
Ninkani WAA LEGEND WLLHI HEESTAN MA ISAGA QAADA MA MOODAYN IN UU QAADO ISAGU LKN cawa ban arkay wax badan ba ka soo wareegtay 2011 imikana 1/3/2020 sanad wcn
yaaa salaaam, Abdifanax walaahay waa fanaan iyo badh Lakiin Africa oo bilaa Music ah baa la hadhay!!! Cayaartu waxay maraysaa Abdi fanax 4 Ciid Jaamac 1 mawada cayaari karaan waa Serie A vs Serie B.....
Way way axsan hees xasuusteeda wadata 2013 Axad jira haddaad tahay Aafadaaa jacelykee Sowdaay iintiisu igu taal Iga saar ina abtaay Waleee muxuu wakhtigu socdaa 2013 ayaa igu horeysay maqalkeeda October/11/2023 ayaa ku soo laabtay anoo kaligey meel fadhiyo xaaladu bariga dhexe ay thy nolashii ay is badashay meeshii aan shalay joogay aan maanta joogin hadafkii aaan shalay lahaa maanta aan laheynee hadafyo ka waa weyn leh Allow wax walbooo kheyr igu jiro ilahay iii fududeey😢 Heesihii dhexe waa meesha aan mar walba isku maa weeliyo Ee jeclhy inan mar walba aan kali noqdo inan dhageysto axsan heeso
Maxaan heesta aroos kaga soo jasay jigjiga jano waan kuu xisay inkasto aan kasi fogayn hargaysa jogo 6sano ayan kaso maqanahay jigjiga ku barbaray waan kuu u xiisay
Sidaa roob aroor hore Amin galaba da ayoo Onkadkiyo hilaacii ufadiisa udugga leh HaMiyuu idlaashee Waxa abaabulkaygiyo Arrinkaan lahaan jiray Anba qaadi maayee Adaan kuu il daranee Anna waxaan la ooyaa Indhuhu ilmeeyaan Soowdooy daraadaa Axad jira haddaad tahay Aafadaa jacaylkee Sowdaay iintiisu igu taal Iga saar ina abtaay Xero ariga loo dhisay Udbihiisa culusiyo Afsaartisu garab taal Edagiyo ardaagii Waa in laga agtaagaa Uurkiyo afkayguba Waxay aada la hayaan Aramida jacaylkee Oogadayda lagu raray Anna waxa kan igu dhacay Oontiina iga jaray Adigaa bogsiin kara Haddaad aaya leedahay Aafada jacaylkee Sooowdaaaay lintiisu igu taal Iga saar ina abtaaay
3/3/2024 baan dib usoo boqday heestan oo aan 2012 dhagaysan jiray❤
Ciyaal kii hore ayaad tahay hadaa.
@@abdikafarahmed3757 ciyaal maahiye duq wali so tagan ban ahay😂
Waa bishii 11 November 27 doorashada dabadeed
Heestan maqalkeda waxa igu horaysaya 2019/11/23 malin rob dayo oo Ana la joogaya qof rajo io ballan na dhex yalaya lkn hadan ana hayan hasa ahte ana hayo xasuushisi oo aya ka mid thy heestani waxan ku leyhy igu reebtay xasuuso kuwo ana dhama lahayan io jaceyl muglehe sidan ku jeclhy ilhay haku jeclado adun io akhiro baa 🥹🫂❤️🫴🏻
ciid jaamac cod maba ku laha hesstan lakin fanaankan cod wanaagsan ayuu leeyahay good job cabdi fanax
Waa heesti Magacaygu ku jiray Sawda Abdifanax Thank u Waxan dawanaya 2020
2024
❤
2024
Ninkani WAA LEGEND WLLHI HEESTAN MA ISAGA QAADA MA MOODAYN IN UU QAADO ISAGU LKN cawa ban arkay wax badan ba ka soo wareegtay 2011 imikana 1/3/2020 sanad wcn
Isaga ayaaa lahaaa heesta waliba markaas 2013 waa TH-cam markii la soo galiyey lakin way ka horeysey
Wax abaabulkeygiyo ariinka lahan jiray abanqadi maye adiga ku ildaranahye ana waxa laa oya hebalay darada 😥😂✌
Amiira 👸✍👈❤
@@zakiabdi6144 ax waaa hees qiiro leh😭😂😞
Heeskan wuxuu Qaaday 2002
Cabadi Fanax
Waaw fanaan abdi fanax waa raggii hargayisa shidi jiray nolow intay nololi jirto ❤❤❤❤❤
waaaw waa heestii ugu horaysay ee aan magacayga ku maqlo zawda
Zawda Hoodo,
Axad jira hadaad tahay aafadaa jacaylkee.
iibtiisu igutaal iga saar
inaabtaay😂😍😍
heesba kugu dhacdy
Sawoda waxan xasuustay JECEYL kaygii 1994 ha helaya sawoda iana la idhaa hada JECEYL la yameeyo 12.3.2019 😭😭😭😭
Zawda Hoodo sidokle simdyda
2003 ayaa la duubay.... sowda garan maysaan ee waa gabadha uu qabo... labadoodaba ballantii ugu horeysay Ana la joogay 😂😂😂😂 sxb kay iyo dumashidayba wey sallaaman yihiin
war anab dhashay 2003 sawdan ly dhaye maxaa jira😂😂
@@AyaanAadan-u3k❤qqQAQQ❤❤
Inta aad u jclyeh heesi dhex sidyda like.
2006-2024❤🎉
xaadir 😅❤
Hees sowda tii ugu horeysan maqlo my name still 2024
❤❤❤❤
Samiiiiii😮
2018 🎧🎧
yaa dhagey sanaya
cabdi fanax 👌👌
Aniga wxn xasuustay dhalaanimadi hargeisa
Aniga xassuus😣
Naima ma x hargeisa ayaad tahay wll
af-hayeenka xoolodhaqatada haa wll
Naima abdi wll reer hargeisa ayuunba xasuusan kara waqtiga laga dambayn jiray cabdi fanax, dadka kale way daawadeen uun
Chilldood memory 😢 Caawaan soo booqday Xiligii aan bilabay inaan wax jeclaado 😅😅 2007
Wakhtigii wacnaa 😢😢
Heesta Ninki lahaa waa Cabdi Fanax Orginalka waa tanaaa Ciid Jamac waa boobay heestaaan Tuug la qabtay !!!
2017.
Heestan waxa aad ujeclayd , gabadh aan isjecleen.
Waxa ay markaste iga codsan jirtee inan uqaado.
Balse hadda qof iga codsanaya ma jiro inan uqaado🥺
Aniga ii qaad huuno🥺
@@Munayo12 wad uqalanta🌹
@@drrashiid5533 Shukran 🥰
Inta 2021 so raadisay ee dhagaYsataY barteedan Ku salamaY ❤️👏
Fiidnimo wanagsan
2006 wa wakhtigii aan dhashay ay heestan so baxday 😂 imikanah xasus u imid 2024 😢
Sawda jecelkaygee.😢
2023 waaw ninkani ma😂noolyhy
Hhhhh
2012 Kii bay ahayd Ugu Horayntii Maqalka aan Maqlay dhawaaqa Heestan Waxaanse dib u dhagaysanayaa 2021/10/25 4:51 Habeenimo.
Old is Gold...
Mxan jeclaa heeskan xasuus wlhi igu leeday abdi fanax the legend❤️🥺
Wakhti xasuus igu leh ban hestan dhegaysanyeey 2008 imnkna waa 2021 jacaylki wakhtgaa ila hadan dareemaya markan dhegystana wan ilmeeya
Habeen salaasa 30/08/2022. 4:30 a.m.😍
Heestan oo uu qaadayo Iid Jaamac Batalaale wxay igaga soo hor baxday Facebook group la dhaho fanka Soomalida markii aan TH-cam ka soo baafiyayna waxaan ba arkay fanaankan Cabdi Fanax oo qaadaya heesta isla markaana kaga horeeyey ba iid batalaale
waana fanaan aan fankiisa jecelahay waloow heestani way igu cusub tahay haddana waxay isoo xasuusisay xasuuso jaceyl oo aan qalbiga ku jujuubayay inaanu xasuusan💔 waxaan na u hadyeey jacaylkaygii ugu horeysay ee aan hablaha ka calmaday balse hadda iga xanuunsan😢💔
Sidaa roob aroor horre
Amin galaba da'aayoo
Onkadkiyo hillaacii
Ufadiisa udugga leh
Hamiyoo hilaadshee
Wax abaabulkaygiyo
Arrinkaan lahaan jiray
Anbo-qaadi maayee
Adaan kuu il daranee
Anna waxaan la ooyaa😢
Indhuhu ilmeeyaan😭
Sawdaay daraaddaa❤🌹❤
2024 tiktok ayaa ku so Argey waana sooboqtey matamoo magaceeyka kujiro jah sowdaay❤❤
yaaa salaaam, Abdifanax walaahay waa fanaan iyo badh Lakiin Africa oo bilaa Music ah baa la hadhay!!!
Cayaartu waxay maraysaa Abdi fanax 4 Ciid Jaamac 1 mawada cayaari karaan waa Serie A vs Serie B.....
OMG wlhi FANAAN kaan COD ayuu lee yahay MASHA ALLAH cadi fanax ! ( lkn hadii aa nahay reer muqdisho waxaan dhahnaa faruureey lkn fanaan waye fanax aan xooga xishmad aan isku dayaa fanax aan dhaha
Now hargsysa 2007xera awr iskoyka ibraahim koodbuur panarooma hotel ❤❤❤❤❤ yaa yer hargaysa 20❤7 is keen iyo xaafadaad ka iman jirtay panarom
waaaw Al fanaan fanax waan tageeraaa histan xasuus dheerbay igu haysaysa dhankayga
Hees dareenkeda &ereyo muxubo leh wadata waaye😍
Ex Hargeisa sa uun ba garan kara heesta iyo cabdi fanax ba waliba ciyaalo badhigii 😮
Wakhti hore an ciyaal iskuulka aha ban maqlay heesta hada dib Ayn u dhegaysanaysa 2022/5/11
Berbera
I will remember another time inshAlalh
Cabdi Fanax waa Fanaan Cod macaan Heeti Sowda waad ku fara yareysatay, lakin Ciid Jamac waan ogaa inuu xaday heestan Tuug Faneed iska dheh !!!
Waan jeclahay heeskan daawasho wacan 2018
Feb 18 2018
Sawdaay Axad jira hadaad tahay
Heestan x hargeisa ayuunba xusuus gali karta.
ninkan waxaan ku jecelahay ilaahay cimrigiisa ha dheereeye kalsooniduu qabiyo codkaa luxddan ee legddan allana gaar hibo ugu siiyey.
Xusuus hore wlhi 😭
Uganda kamapla: sep.06.2021
Way way axsan hees xasuusteeda wadata 2013
Axad jira haddaad tahay
Aafadaaa jacelykee
Sowdaay iintiisu igu taal
Iga saar ina abtaay
Waleee muxuu wakhtigu socdaa 2013 ayaa igu horeysay maqalkeeda
October/11/2023 ayaa ku soo laabtay anoo kaligey meel fadhiyo xaaladu bariga dhexe ay thy nolashii ay is badashay meeshii aan shalay joogay aan maanta joogin hadafkii aaan shalay lahaa maanta aan laheynee hadafyo ka waa weyn leh
Allow wax walbooo kheyr igu jiro ilahay iii fududeey😢
Heesihii dhexe waa meesha aan mar walba isku maa weeliyo
Ee jeclhy inan mar walba aan kali noqdo inan dhageysto axsan heeso
Uurkiyo afkayguba🤍
Waxy aada La hayaan🤍
Armidee Jacylkee🤍
Oogadeyda lagu raryy🤍
2024 March 12 .time 10:39 pm❤
Dhagayisigeega kama dalo illhayow noo danibi dhaaf Yaa dawanaya 2019
29/1/2020
27 May 2021 Heestan Kama Dalo Waa La Gooboobayaa❤
*Haka shallaayin haddi aad qof daacad u noqotay* *xittaa haddii uusan u qalmin in daacad loo noqdo* *qofkaasi° dadka qaar waxay moodaan doqonimo* *inay kaa tahay daacadnimad*
*Ha siin Wadnahaaga qof aan Aqoon sida wax loo jeclaado'*
#From #Greek
*2022/3/21*
#Sacad *1:50Am*
Maxaan heesta aroos kaga soo jasay jigjiga jano waan kuu xisay inkasto aan kasi fogayn hargaysa jogo 6sano ayan kaso maqanahay jigjiga ku barbaray waan kuu u xiisay
Fanan jiraa cabdi fanax yaa dhagaysanaya ilaa 2018 /1/27.
axad jira hadad thy
afaadah jcylkee intiisu
igu taal igasar
ina abti 🥲💝 23 /10/2021
Uurkiyo afkayguba
waxay aaada lahayaan
Aramidaa jacaylkee
Oogadayda lagu ladhay 💓💓
Ani hada ayaan jaclahy ilaah ha isahlo igu soo duceeya 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Allh ha ku so celiyo aaamin
Watching November 2024. Xaaladuhu ma dhamaadaan.
wow! mansha allah nice song wlhy i love this song so much
Waaa hees Aad umacan Magaceyga waa markiii uhoreesey arko hees uukujiro
Good Song Abdi..... I"am a Big Fan of You... I Will Always be!
ayan Manooshahy wll 9yr kadib
Yaa 2021 wakhtiga masoo noqon!!!!!!!
Alfanaan abdi cismaan gudaal waa fanaan aad u cod macaan aad baan utageera heestan sowda aad baan ujeclahay
Hees dareenkeeda wadata iyo Codki Dahabka ahaaye abdi osman gudal (abdi Fanax)
Tariikhda 28/1/2024❤😢
2011 aheyd anneh 2024 dhageysanaa❤😂
furunle oo koor waayn qabo firii hhhhh barigaaaa ciyaal kilal ayey ahayen
Heeskan Wlhi Dareenkiisa Ayuu Wataa🤦♂️
Codka Dareenka Culaya Cabdi(fanax)
❤❤❤❤🎙
2021 yaa ila fiirsanaayo talaw
Legend abdi fanax ❤❤❤❤❤
Heestaan si gaar baan u jeclahay 9 nov 2023
Cabdi cismaan gudaal big legend
The best song in the world cabdi fanx
Yaa Dhagaysanaya 2020 #StayHome 😂
Aniga waxaan xasuustay 2010kii aadban udhagaysan jiray
Hees darenka qof wax jacel daremi Karo
Xaqiiiq
Waa 2006 nin garanayaa garan😂
I am still wachting in 2019
Abdi farax
2020 yaa ilaa firsan taloow
Heestan waxaan kudhagaysanayaa gabadha looqaaday xaafada ay dagantahay
hees qaliya abdi fanax inkastuu iid jamac kaa xaday.
Who is watching 2019
ninkan ayaaka horeyey ciid waa albankisii 2006 runtii ciid wukaso daba qaday
Hees qima badan oo xasuusa badan leh weeji abdifanax legend weeji
Friday 3 February 2023 dablin airport
heesta sowda ilaa cabdi gudaal baa iska leh ciid saariq😂😂
2023 Ya dhagYsanYa❤
aniga 😂❤
am still listening this song
1/1/2024 1.28pm Xasuus hore!
Gabadh sawda layidhaahdo ayaan jecelahay, 2019ka yaa daawanaya?
BudhCadBoy Mnshalah ilhy ha.ku dayo
@@sowdaabdiulqadirabdidaahir1922 amiin abyo adigana sido kle allaha ku daayo
samidyda ilhy ha ku dayo
woow
hees iyo
badh
jir oo joog c.fanax
*Xasuus😢😢😢😢😢😢😢😢*
fanan qaran walhi axyaa sout mnzhlh
2019 hayay wagan dhalinta ahaa baan hestaa dhagaysanayay
2018/12/10
Anaa dawanaya yaa ila dawanaya oo doriyada ah
Herer valley waa chanelka dunida ugu caansan waxaan leeyahay
Bulshooy Ku yaaca herer valley madia
2021😂😂☀️✌️
nic song cabdi yare
You're true hero 22/12/2021.
Alla mxn warqad ku Qoray, 21_1_2020.
Super Star Abdi Fanax 💯
2020😥
WHO IS WATCHING IN 2024
Wiilka Yar ee dhunkanaya fananka walhi ku qiiroodaY
10/12/2020
2020 yaa dhagaysanya
Axya Ex hargaysa kaliya like me
Sidaa roob aroor hore
Amin galaba da ayoo
Onkadkiyo hilaacii
ufadiisa udugga leh
HaMiyuu idlaashee
Waxa abaabulkaygiyo
Arrinkaan lahaan jiray
Anba qaadi maayee
Adaan kuu il daranee
Anna waxaan la ooyaa
Indhuhu ilmeeyaan
Soowdooy daraadaa
Axad jira haddaad tahay
Aafadaa jacaylkee
Sowdaay iintiisu igu taal
Iga saar ina abtaay
Xero ariga loo dhisay
Udbihiisa culusiyo
Afsaartisu garab taal
Edagiyo ardaagii
Waa in laga agtaagaa
Uurkiyo afkayguba
Waxay aada la hayaan
Aramida jacaylkee
Oogadayda lagu raray
Anna waxa kan igu dhacay
Oontiina iga jaray
Adigaa bogsiin kara
Haddaad aaya leedahay
Aafada jacaylkee
Sooowdaaaay
lintiisu igu taal
Iga saar ina abtaaay
Yaa dhagayisigega ku soo gadhay 20021
heestii igu horyay ooa n ku maqlo mgcyga
It’s so cute voice
axad jira hadaad tahay
aafada jacaylkee
aaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
iintiisu igu taal
igasaar inaabtaay?
0
Heestan Way GoosataY 2007ki baanu Ku Mirqaami JirneY
Hadaan kula dhagaysanayaa inaabti Tiraba 10 jeer dhagaystay xiligu waa Habeenino
AYYYY❤