Cabdi Fanax | Dookh Iyo Caashaqbaa I Helay | Lyrics | Music Saafi Ah | Muraad Studio 2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 71

  • @hanatprado7194
    @hanatprado7194 3 หลายเดือนก่อน +5

    Heestan Si Dareenle ayaan U Jeclahy Cabdi cismaan Gudaal🔥🔥🔥🔥

  • @CabdirisaaqBille-rn3re
    @CabdirisaaqBille-rn3re 11 หลายเดือนก่อน +7

    Waaw wallahi waqti xasuusle habeen axada 1:04 habeenimo dookhiyo caashaqba i hellay nuuray gabdhahaad iga wada xigtaa ❤😢zaki bille cumar rooble❤20nov2023

  • @saedqozta5386
    @saedqozta5386 ปีที่แล้ว +9

    alla muxu waqti aha xusus 2008 ban heestan aad u jecla ,classka 8 primary ban aha ,ninkanu muxu waqtigubka hiilay aroosyada hargaysa isago aad looga jecel yahay ban garanaya abdi fanax another level bu aha

  • @jabiibocali7336
    @jabiibocali7336 2 ปีที่แล้ว +9

    abdi cismaan gudaal fanax hees deeqa 2006
    ano 11jira ayan dhagaysanayey maantana wan ku
    raaxeysanaya sifiican udhageysanaya 2 7 2022 hapeen isniina

  • @abdisalanhatliyehdaher5050
    @abdisalanhatliyehdaher5050 ปีที่แล้ว +3

    Heeskan inaba caadi ma ahan waa beriguu abdifanax legend ka ahaa heesuhuna murtida lahaayeeen best artist

  • @heersaregroup6015
    @heersaregroup6015 ปีที่แล้ว +7

    Fanku markaas by dux lahaa❤ legend cfanax

  • @Qurucdumr
    @Qurucdumr ปีที่แล้ว +8

    Waxan dhageysanayaa casar jimco ah illahy waxan ka baryaaya Inuu isiiyo qofkan jecelahay oo anaan wali ui sheegan jacalkeggaa ma awood wlhi Lkn illahy ayaa awood uu leh inu qalpigisa naxaris ii galiyo 😭😭😭😭😭😭 jacalkisa waxan ka jooga mudo 2sano ayan jecelahay allow Iso dhawee 🤲😌😌💔 2.5.2023

    • @kaarshemusic2779
      @kaarshemusic2779 ปีที่แล้ว

      Amiiin wllo sidaad jaceshahy oo qalbigaga rabo ilahay ha kaga dhigo
      Mida kale hal talaa ku siinayaa wllo adoo iga raali ah
      Ma ahan mar naba inad ka xishooto naftada wixii ay rabto haduu kheyr yhy
      Mida kale qofka meeshiisa misii joogi doono oo qof kalaa ka faaideysana mar walba jaanis ka faaideyso

    • @BAASHEYusuf
      @BAASHEYusuf 6 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢

  • @saedqozta5386
    @saedqozta5386 2 ปีที่แล้ว +9

    2007 xusus wlhi heestan deeqa, , abdi fanax waqti ay hargaysa u shidnayd alla muxu cajib aha ninkan, wlhi isago hargaysa loo kaco ban garanaya mantana adunyo waa taas

    • @fayselhassen4681
      @fayselhassen4681 5 หลายเดือนก่อน

      Ciyaalka danbe Garan mayan
      Balse Anagu Banaroma Hotel
      Ayaan kaga Ciyaari jirnay 2006ki

    • @saedqozta5386
      @saedqozta5386 5 หลายเดือนก่อน

      @@fayselhassen4681 wlhi has ben maha adunyo waa taas hbn dhaweyd isago tiktok ka oynaya arkay wlhi caloosha i hurtay

  • @Sir____88
    @Sir____88 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dihaal badan baan maroo
    Gabadhaha Adigan dartaa
    Dibnaha uga wada xidhee
    Dulloobayee ii dadaal😢💔

  • @FadxiyaJamac-lt3wb
    @FadxiyaJamac-lt3wb 7 วันที่ผ่านมา +1

    Dookh iyo cashaq ba i hely❤

  • @siciidzack470
    @siciidzack470 2 ปีที่แล้ว +4

    Wr wlhi heestan xasuus ku galaa🥺🥺🥺🥺

  • @ZamzamIsmacil-i2s
    @ZamzamIsmacil-i2s 4 หลายเดือนก่อน

    Heestan wakhti caruurnimo xasuus 2007 12 years ❤

  • @abdisamadxundub7450
    @abdisamadxundub7450 11 หลายเดือนก่อน +2

    Heestaaa waayo waayo xiligii yaraantii 2007 Xusuus qaaliya wagaas waxaan ahaaa 7 primary marka waxbarshada ka yara mashquulo oo aan shukaansi galo ayaan qaadi jiray ..duufaan waanigan dhexgalay dabayshayna raaceeyee😂

  • @suhaybruxani2295
    @suhaybruxani2295 2 ปีที่แล้ว +2

    Dareenkiyo dhibtan qabo wadnaha adiga dagee duloobaye I dadaal. waayo waayo iyo xasuusihi Markan burco joogay .hobolkii xasuusaha mahadhada umada Ku reebay cabdi fanax

  • @ghadzhi4
    @ghadzhi4 2 ปีที่แล้ว +5

    Hees xasuus mudan gabdhahaad igawada xigtaa n.c qof igu qaaliya

    • @ghadzhi4
      @ghadzhi4 2 ปีที่แล้ว +1

      2022 19 may

  • @egehrg7609
    @egehrg7609 2 ปีที่แล้ว +1

    Waar heesta wayay deeqa 🔥🔥🔥 thankz

  • @asmaasal5950
    @asmaasal5950 หลายเดือนก่อน

    2024😭 aya barty

  • @SleepyCat-df7ez
    @SleepyCat-df7ez 10 หลายเดือนก่อน +1

    Inan an is jeclayn baa ii qaadi jiray waa xasuusta keliyeen ka reebay jacaylkii xumaaday😢

  • @nkeyaa7868
    @nkeyaa7868 ปีที่แล้ว +6

    Kaan jecla maa laa hadali karo waxanu isku dhafna sidii laba Qof oo aan und is garnayan wan u xiisay hadana Lama hadali karo wayo isaaga igu dhahay inad ii dayasan raba ano 4 bilod arkin ayaan meel gym iskugu so galanay haben dhaweyd hadana midkayaba midka kale lamu hadalin 😭💔

    • @ibnuhaji1802
      @ibnuhaji1802 ปีที่แล้ว

      Qoraa sheeko waad noqon kari lahayd

  • @zakiamareh1448
    @zakiamareh1448 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaan dhagaysanayay 2014 caawa oo ay bishu tahay August 2024 na dib Ayaan u dhagaysanayaa❤

  • @muusiga
    @muusiga ปีที่แล้ว +1

    Musigii ustaad axmed weli furinle macallinka wayn

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi หลายเดือนก่อน

    Duloobaye iidedaal 😢🥺
    19/8/2024 maalin Axad ah duhur ah 12;30 PM ay tahay sacadu
    Laaska oo aan kaligay ahay

  • @Haboon_farxan
    @Haboon_farxan หลายเดือนก่อน

    Gabdhahaad iga wada xigta wlhi ma ilawo heestan xasuus bay igu ledahay Ana dhamada lahyan💔😓
    [Rajoyan badan ayan kugu dhistaya dartan Ana duruf walba u maraya ee plz I naxariso]wlhi hadal markan heestan igu so dhaca oo Ana ilbayan oo Ana rabo inu mar kale I yidha si Ana u ilashado oo Ana mar kale u wayin bana raba🫂🥹 wa iga talo wllyal is ilashada wayo aha hada garan maysid qofka qimihisa lkn hadhow ayad ka qomamayan marka qofka dacada ku jecyl wada taqanye ilasho ilhay ha isku kiin daye inta kala maqan ha isku so celiye 🤲🏻 9/1/24😭

  • @drrashiid5533
    @drrashiid5533 3 หลายเดือนก่อน

    Heestan waxa aan uqaadi doona marwadayda musutaqbalka i will share her response ❤

  • @djamamouktar4178
    @djamamouktar4178 2 ปีที่แล้ว +2

    king of the king ech cala song

  • @abdifatahbooska825
    @abdifatahbooska825 2 ปีที่แล้ว +3

    Wakhtigii jacaylku macaana 2007_2008

  • @qadancabdi9744
    @qadancabdi9744 18 วันที่ผ่านมา +1

    😢😢😢😢😢😢😢❤

  • @shucaybabdirahmaan4183
    @shucaybabdirahmaan4183 ปีที่แล้ว +2

    Eesh qiyaasak bilaa calayk hees qiimalaad dib usoo noolaysay

  • @AbdiIsmail-tt3jl
    @AbdiIsmail-tt3jl ปีที่แล้ว +2

    2023❤ ninkani maxuuu dad ciilay😂 2008

  • @shoodhenaafto9883
    @shoodhenaafto9883 2 ปีที่แล้ว +3

    Gabadh aan jeclay ayaa deeqa la yidhaa

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 ปีที่แล้ว +4

    Iam really shocked about this singer 💞😌😌💞 who has a harelip and.nobody wants to lift a finger to help him

    • @HODANDAHAB
      @HODANDAHAB 10 หลายเดือนก่อน

      He refused to get fixed, he chooses his voice over his harelip

  • @abdiqadiimi6289
    @abdiqadiimi6289 2 ปีที่แล้ว +3

    Nin la waayay asal

  • @hothanmohameth8102
    @hothanmohameth8102 2 ปีที่แล้ว +2

    𝐎𝐧𝐞 𝐥𝐨𝐯𝐞 🥰

  • @tabcosanaag8201
    @tabcosanaag8201 2 ปีที่แล้ว +2

    Waqti hore

  • @samiyafarxan6294
    @samiyafarxan6294 11 หลายเดือนก่อน +1

    Jecelku waa dhib socoda aniguna waan jecelahy asigun wuu jecelahy aniguna waan madax adag hay isan iga daran 😢😂

  • @hodanhassan138
    @hodanhassan138 ปีที่แล้ว +1

    Hees xasuusa iyo wayaha cashaq iyo dhibtisa
    Dihaal badan ba maro ragaba adigan darta dibnaha uga xidhay

  • @mocash2258
    @mocash2258 ปีที่แล้ว +2

    Nice song

  • @cumardaad7498
    @cumardaad7498 3 หลายเดือนก่อน +4

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @shamai1570
    @shamai1570 ปีที่แล้ว +2

    Forget him singing realise what's he's going through

  • @shoodhenaafto9883
    @shoodhenaafto9883 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa hees macaan

    • @shamai1570
      @shamai1570 2 ปีที่แล้ว +1

      I hope he gets immediate help somehow

  • @anwer12359
    @anwer12359 ปีที่แล้ว +2

    Heblaay idadaal🤣🤣

  • @sakariyeidiris4366
    @sakariyeidiris4366 2 ปีที่แล้ว +1

    Hees xasus mudan sigara aniga waliba 2009

  • @cabdifataax8665
    @cabdifataax8665 ปีที่แล้ว +3

    2007 Bay Aheed Aroos Xaafadaha Ah Baa Jiray Heestan Baa La Shiday
    Aniga Oo Yar Baan Ragga Waweyn Kudhex Biiray Oo Aan Ka Dhex Jeesay
    Wiil Naasir La Dhaho Ayaa Dhegta I Qabtay Iina Raaciyay Naga Dhex Bax Garac Yar Baa Tahaye 😂
    Waan Ka Dhex Baxay Kadib Inta Soo Wareegay Dhinac Kale Kasoo Galay Hadana Waa Isaaray Habenki Dhan Tom And Jerry Cml Baa Isku Noqonay 😂
    Wiilki Hadda Isaga Oo Maskaxda Ka Xanuusan Baan Arkay Eebbe Ha Caafiyo.

  • @idirsali115
    @idirsali115 2 ปีที่แล้ว +2

    Abdi murugo

  • @zakiindhovalog6373
    @zakiindhovalog6373 9 หลายเดือนก่อน

    DuLoobayee ii dadaaL ☝️🥹🥹🥹😒🥰🙏

  • @MuntaasAhmed-c1c
    @MuntaasAhmed-c1c ปีที่แล้ว

    Xasuus❤

  • @xaraaboxaraabo9254
    @xaraaboxaraabo9254 2 ปีที่แล้ว +2

    Wow

  • @fahiimafais272
    @fahiimafais272 2 ปีที่แล้ว +2

    😍😍😍😍😍

  • @ismahaanxaashi6153
    @ismahaanxaashi6153 2 ปีที่แล้ว +2

    Asal asal

  • @ayuopupdyweli1122
    @ayuopupdyweli1122 3 หลายเดือนก่อน

    4/7/2024

  • @asmaasal5950
    @asmaasal5950 หลายเดือนก่อน

    2024😭

  • @ZechariahReginald-e2h
    @ZechariahReginald-e2h 17 วันที่ผ่านมา

    McGlynn Passage

  • @mocash2258
    @mocash2258 ปีที่แล้ว +1

    ❤😂😮

  • @asmaawaale6744
    @asmaawaale6744 3 หลายเดือนก่อน

    2024😊😅

  • @KhaalidAli-d6j
    @KhaalidAli-d6j หลายเดือนก่อน

    Wadnaha adigaa dagaye😢duloopaye ii dadaal
    Way iga gadantahay

  • @MariahAbdi
    @MariahAbdi หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢❤❤❤❤😢😢❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Suheybcilmi-j2m
    @Suheybcilmi-j2m 6 หลายเดือนก่อน

    Q0of dhaawac jaceel soomaray dawwaddiisa soo jaceelkale maaha ceeryaamada tii baa bi in la eheed soomaaha sur waalka woo jeexan yahee this toli laheed maaha this dhayilahee tii to li laheed soomaahaaa,,, 5:12