ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Cabdi Fanax (Aduunku Haku Noqdo Walal) Official video 2014

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ก.ค. 2014
  • Cabdi Fanax (Aduunku Haku Noqdo Walal) Official video 2014

ความคิดเห็น • 2.7K

  • @khadrocawil2120
    @khadrocawil2120 2 ปีที่แล้ว +878

    Hestan Markasta wan soo boqda aniga walal iga weyn malihi Hooyo iyo aabana waa iga dhinteen😥waxa iga yaryar wiil iyo gabar kaliya wiilkana wa dhagool aniga wax iga sugaya😥🤦‍♀️inta commentgayga aragta iso duceeya aDuunkan cidlo saida kudaremaya🥺inan walalahay wax uqabto iyo naftaydaba🤲💔

    • @kaahanuuraahmed3695
      @kaahanuuraahmed3695 2 ปีที่แล้ว +16

      Inshlh wll ilaahy khyr badan haku siiyo

    • @habooncelabe4690
      @habooncelabe4690 2 ปีที่แล้ว +7

      Ilaahy haku garab galo wl

    • @khadrocawil2120
      @khadrocawil2120 2 ปีที่แล้ว +1

      @@kaahanuuraahmed3695 Amiin wll thnkz

    • @khadrocawil2120
      @khadrocawil2120 2 ปีที่แล้ว +1

      @@habooncelabe4690 Aamiin wll

    • @mohamedfarah8808
      @mohamedfarah8808 2 ปีที่แล้ว +7

      Allha aduunyada waxaad ku faraxdid kusiiyo wll aakhirana jano walaalahaana ilaasho

  • @ilyaasmedia24k
    @ilyaasmedia24k 7 ปีที่แล้ว +1954

    ilhow sida hees tan ugu qiranyo
    badel keeda quraanka iga dhig iyo hadalka ilahay inan uqiirdo

  • @dhussein7284
    @dhussein7284 3 ปีที่แล้ว +266

    Aniga hooyo iyo aabe anoo yar bay dhinteen Maanta Nin wayn baan ahay oo is meel mariyay heerka Aan joogana waxaa isoo gaarsiiyay alle kasokow Walaalahay waawayn oo aan isku aabbe nahay waa been oraahda dhahda "Walaal waa kii Hooyadaa Dhashay" Ogoow walaal waa kii alle wax kaa dheefsiiyo waan jeclahay walaalahay❤

    • @hgy1293
      @hgy1293 2 ปีที่แล้ว

      Yes

    • @abdulkadirainab8098
      @abdulkadirainab8098 2 ปีที่แล้ว +9

      Wllo runti isku mid baa naha ani adi hoyo anoo yar dhimaty abana wax mahaysan lkn wllkay iga weyn o igu aabe ah wax iso baray alxamdulilah manty jamacad kujiraa walina gacantisa kujiraa

    • @qofcilmileh335
      @qofcilmileh335 2 ปีที่แล้ว +2

      Walaalahay waanwada jeclahay waxaan aadujeclahay wallkay aabo ale haydaayo ale haxafido dhamaantood

    • @ayaanmustaf7755
      @ayaanmustaf7755 2 ปีที่แล้ว +3

      Waa ruunta walal qali

    • @fadxiabdilahi1170
      @fadxiabdilahi1170 2 ปีที่แล้ว +2

      Zhb ilahay hakuu dhawro hadal qiimo leh ku hadashey

  • @abdiqeyzstarka9849
    @abdiqeyzstarka9849 3 ปีที่แล้ว +342

    Heestan 2021 hada dhagaysaty like saar 😥😢😢😭😭Adunka wallal lagu yaahy

    • @dekkasagal519
      @dekkasagal519 3 ปีที่แล้ว

      😭😭😭

    • @mahdamuhumed8718
      @mahdamuhumed8718 2 ปีที่แล้ว +1

      😭😭😭😭😭😭Wll ma lihi

    • @boybad3529
      @boybad3529 2 ปีที่แล้ว

      Horta wll.niN kan ma noLyahaay

    • @mohddekjama1544
      @mohddekjama1544 2 ปีที่แล้ว

      @@mahdamuhumed8718 waxba ha warwarin wllo

    • @axmedcali1676
      @axmedcali1676 ปีที่แล้ว

      2023/08/03

  • @sakircde2446
    @sakircde2446 8 ปีที่แล้ว +1075

    wlhi heestan xita familkeen kuu dhacay 2015 April walalkey iga ween Aya tahribay kuwa abahen dhalay wa kuwo lacag heestan oo ayakana dhaxalki abo heestan still anaga wax baa barana lkn wilka ani iga ween 20 year's ayu jira wuna uu adkesan wayay dhibka Kenya yalo kadib buu tahribay lkn marki loo shekay walalaha abo dhalay telephone ka bee dansaden oo muqdisho bee talxis uu adeen walalkey magafe buu laa jokay muto 2 bilod lacag darded it was fast time l saw my mom crying wlhi lkn ninka raga waa inuu dhib adunka kuu Karo

    • @hibofaarax5076
      @hibofaarax5076 8 ปีที่แล้ว +8

      omg that's sad illahay
      haka saaro walal

    • @MohamedFod
      @MohamedFod 8 ปีที่แล้ว +6

      +Sakir Cde Samir sxb, and study hard

    • @maahiribraahim1988
      @maahiribraahim1988 8 ปีที่แล้ว +5

      +Sakir Cde wllo alot of time bay dhacday haye wllo sow muu ka bixina ?

    • @somboy8693
      @somboy8693 8 ปีที่แล้ว +18

      inuu tahriibo ma ahayn in uu shaqeeyo oo uu wax un qabto ayaa ka fcn waayo tahriib waa xaalkiisa aan ognahay kaaga sii daran wlh yurub anaga hada joogno aqoona u leh xaalka maanta lkn haduu even afrika ku dadaali lahaa wlh boqolkiiba boqol waxan hubaa inu taajir noqon lahaa aduunkana sabar baa la rabaa walaal waa kan abaha ama hooyada dhalay iska daaye waalidkaa leyskuma haleeyo bro

    • @sakircde2446
      @sakircde2446 8 ปีที่แล้ว

      +Mohamed Fod sax bruh tnx

  • @Maanka007
    @Maanka007 3 ปีที่แล้ว +144

    2021 hadaa dhageysaneysid Like ta ha ila dhaafin waqti aan kala fogaanay walaalaheyga mxaan u xiisay Australia ayaan idinka soo salaamaya walaalayaal dhamaantiina iyo intii afka somaliga dhan ku hadleysa

    • @eidxasan6594
      @eidxasan6594 3 หลายเดือนก่อน

      Imika Ayan dawanayaa ee walalaha kawarhay Hadi ale kakaxeyey qaradi gajada

  • @Mubarak_sulthan
    @Mubarak_sulthan ปีที่แล้ว +81

    9 years later hadaad daawanyso legend ayaad tahay 2023 ❤😢

    • @Rabiyownabadbaadi
      @Rabiyownabadbaadi ปีที่แล้ว +1

      Hadaansoo booqday

    • @richman_
      @richman_ 11 หลายเดือนก่อน

      It was 2014th memory, when i was at middle school. But now, this song makes me meaning after i immigrate to Ireland😢❤ coz, my brother never help me since Turkey to UK.
      He lived CANADA😢 now, Ilove Dublin,Ireland❤ alhamdulilah finnaly😢😢😢😢

    • @zakikaraama5446
      @zakikaraama5446 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@richman_😂

    • @richman_
      @richman_ 11 หลายเดือนก่อน

      @@zakikaraama5446 mxd ku qososhy garacw hhhh

    • @MustalifoMustalifo
      @MustalifoMustalifo 5 หลายเดือนก่อน

      2024😢

  • @zunduofficial9382
    @zunduofficial9382 3 ปีที่แล้ว +97

    Mar walbo Garab la Aan Dareemo waxaan Iska Dhagesta hestan Garabkeyga Qof buuxiya Allaha isiiyo😥💔✋

    • @dhiibsanetvshow
      @dhiibsanetvshow 3 ปีที่แล้ว

      Aniga Wallky don't worry

    • @TIKTOK4472
      @TIKTOK4472 3 ปีที่แล้ว +1

      Omg👬👬👬👬👬👬👬👬👬👬

    • @dhiibsanetvshow
      @dhiibsanetvshow 3 ปีที่แล้ว +1

      @@TIKTOK4472 qalbijab baa inantan ka muuqda

    • @TIKTOK4472
      @TIKTOK4472 3 ปีที่แล้ว

      👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @simanmuhumad7043
    @simanmuhumad7043 5 ปีที่แล้ว +49

    Waxaan ahay curuda reerkeena walalahay iga yarna mid midbaan uxaal ogyahay waligey waxey igacodsadeen umaan diidin inkastoon mudo uqabto lkn waan ufuliyaa hadana shaqo sidasa mahayo allxamdulilah waxwalbana dhalinyar uyahay intaan noolahayna eeen wax hayo ka hagran maayo waalidkey iyo walaladeyba marwalba inaankafarxiyo jeclahay siaan ufarxo waayo curad baan ahay kuwa iga yar markay weynaadan waainey igudaydaan insha Allah

    • @ahmedabukar2348
      @ahmedabukar2348 ปีที่แล้ว +3

      Hadad wll aragto message 4 sano ka dib aan ku so qorayo wlhi qoralkaga waan ku ooyay xaalkga inan ba noogu jirta curada aabo iyo hooyaba ii ah iyagoo nool hadana aan sida labada walid u jecelahy ❤ilaahay hakga abaal gudo madaxaad noo saran tihiin hadaad hablo tihiin curada❤❤❤

  • @kamalabdirazak8260
    @kamalabdirazak8260 4 ปีที่แล้ว +392

    Hesstaan qofkii dhageyztey 2020 like iizar Adoo wll nimo qimeenenin 😁

    • @tigowofficial9708
      @tigowofficial9708 4 ปีที่แล้ว +3

      kamiil hada ayaa dhagysanayaaaa 😭😭😭

    • @juuubea7735
      @juuubea7735 4 ปีที่แล้ว +1

      Me

    • @maaniinboy7750
      @maaniinboy7750 3 ปีที่แล้ว +2

      4/11/2020

    • @libanadan7956
      @libanadan7956 3 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @sakariyecamo9360
      @sakariyecamo9360 3 ปีที่แล้ว +3

      Uuuu

  • @abdishakurawl1773
    @abdishakurawl1773 2 ปีที่แล้ว +49

    In laabtayda laga qoray baad mooddaa heestan. Caawa waa habeen ciid carrafo soo galeyso 2022. Ma laga yaabaa inaan komentigaygan dib u arko mustaqbalka anigoo intan ka wacnaaday. "Waynaha ilaahay, wakiil iigama tihide".

    • @Mohameddek.
      @Mohameddek. ปีที่แล้ว

      Sanad kadib ayaan kusoo booqday habeenka ciida 2habeen naga xigto waxaa rajeynaa in noloshaada wax iska badashay

    • @Hamda_Aseyrrr
      @Hamda_Aseyrrr 9 หลายเดือนก่อน

      Nabad ahaw

    • @SumiishBella
      @SumiishBella 4 หลายเดือนก่อน +1

      kor ahow wll❤

  • @fartuunali3334
    @fartuunali3334 3 ปีที่แล้ว +75

    Walaal nagweyn bn laheen anoogoowelina agoon nimo kusookorny walashy Allah unaxariiis wxy aheed ruuxi hooyonalasookoriyay oo aabe noonkoqday hada wey dhimatynoo iga hooseysaaa alle swt ayaan salaadwlba tukadonaxariiis uweydiiya iayad io aabahy wxy iibln qaaday inay jamacad chaina ah ii diri doonto runtii riyadii ma dhicin iny rumowdo oo mrkn classka 10 aad we dugsigasare sogarat by dhimaty anaa hada reeku ushaqeeya sanadkana jamacad bilabay alle swt inuu igu guuleyso noloshaaa walaal iigu soo duceeyay 🤲🤲😭😭😭😭

  • @AbbiFitFilms
    @AbbiFitFilms 5 ปีที่แล้ว +455

    Heestan 2019 qofki dhagaysataY like ii saara

  • @arwamaxamuuddaahir9628
    @arwamaxamuuddaahir9628 5 หลายเดือนก่อน +14

    Alxm heestan waxan dhagaysanaya 2024 mana jirto dan igu kaliftay inan dhagysto Alxm waxan haystaaa walalaha adunka ugu fican anoo yar bay hooyaday dhimatay waxa hooyo i noqotay wallashay iga wayan 2013 anaga daraty u taharibtay anagoo midba meel jooga oo reero la joogna nalla gumaysan jiray ayay malintay sida yurub u gashay iyadoon shaqaysan lacgta caydha ay qadato noso diri jiraty guri gaara dagnay anago isku wada nimadnay walalhay wllhie boos hooyanimo iyo boos walalnimo ba way no buuxisay Illhay janada haku abaal mariyo maantana waxaanu nahanay dad waawayn oo caqligoda iyo garadkodu ku filanayy lkn waxan odhon karaa hadaanan maanta iyada haysan nolashydu saas umay quruxbadnateen illhay ka sokow mahado dhan waxay u sugnaatay wallashay mcn❤👉👸🥹

  • @brokenheart-nh3js
    @brokenheart-nh3js 2 ปีที่แล้ว +17

    😭😭😭imikay qisada heestani ihaysataa, walaalkay iga wayn ayaa isagoo lacag haysta igu yidhi jaariyad noqo 😭😭😭😭😭anoo jaamacada sanadkii 3aad ah markn ku idhi feegi iga bixi 😭😭😭wllhi addunkii wuu ila yaraaday Ilaa hada qalbi jab ayaan la noolahay 😭😭addunku wll haku noqdo 😭😭😭noloshayda waan kasaaray walaalkay oo waxaan rajaynayaa maalin inuu isoo baahdo oo uu dareemo waxaan dareemay 😭😭😭😭5/11/2021 saddest day in my life 😭😭😭.

    • @MOHAMEDH1430
      @MOHAMEDH1430 2 ปีที่แล้ว

      sorry Walal😰😭xagaad jogtaa marka

    • @sakariyefarhanofficial7676
      @sakariyefarhanofficial7676 6 หลายเดือนก่อน

      Really broken your story 💔

    • @Ddsionelove9
      @Ddsionelove9 5 หลายเดือนก่อน

      Ax ax wllo sorry ani xitaa

    • @maxammad-Cismaan
      @maxammad-Cismaan 20 วันที่ผ่านมา

      Labo sano kadib kawaran xaalkaaga walaal?

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt7037 4 ปีที่แล้ว +356

    Anoo yaR oo ayaan maalin wacaY walaLkaY oo marka sagu maraYkan joogaY ano waliba islaha walaLka waxad ki ciido hakuso diro...
    Nasiib xuma marku saas iiga qabtaY ayii idhahY maxaa rabtaY inta naxaY ayan dag dag call ka uga baxaY....
    Maanta waxan uga bahanhaY malahan
    Austria ayaan jooga waana shaqaysta
    Alhamdulilah 🤣

    • @munahillow6208
      @munahillow6208 4 ปีที่แล้ว +4

      Masha Allah wax walbo Allah hagisa ayaa lagahela

    • @marianruun1157
      @marianruun1157 4 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭😭

    • @Mohamedabdulkadir10
      @Mohamedabdulkadir10 4 ปีที่แล้ว +3

      Ragaa thy bro ninka raga wa kii is bxiyo

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 4 ปีที่แล้ว +2

      😂😂😂😂😂🤚🤚🤚🤚🤚🤚suldan ciyaalimo iga dheh😋

    • @mohamedhashi7542
      @mohamedhashi7542 3 ปีที่แล้ว

      AMIIRA ADAN Haye maxaaa isla ogtihiin mal noo sheeg

  • @mejamoha1749
    @mejamoha1749 4 หลายเดือนก่อน +10

    Caawo wa habeen cida fitri ay sogalii 2024 adunka baa wax laiskutaraa

  • @lilabdaaz2965
    @lilabdaaz2965 4 ปีที่แล้ว +131

    Allhaa idaayo walalky iga wayn waa ninka kaliya dugsi quran primary ilaa secondary an kadhameeyo diiday inuu guursado ilaa an waxbarsho kadhameeyo ilaa manta oo jmcda heerki kowaad gabogabo imaraayo Allaha idaysto
    waay adagthy marku walalka kuxumeeyo hdana uu ciil kubado hdna ad wax qabsan karin
    Allha isjeclaysiyo walalha isnaceb Amiin

  • @jiidjiid2498
    @jiidjiid2498 ปีที่แล้ว +31

    Somali dhan Walaalo fiican oo is jecel Allah ka dhigo, We are one Somali family One love shanta Somaliyed!!!

  • @abdirahmanabdullahi539
    @abdirahmanabdullahi539 3 ปีที่แล้ว +41

    aniga kaligey magalada kampala isniin 15 July 2021 Sacada 23:53 Hbn ciidul adxa ah Corona dartiis qol kaligey kudhagesanaya cidlo waqtigan an kujiro ma ilawidono famly iyo walalhy zaid ban uga xize lamana jogo hada iga danbeyso like iisaar😭😭😭

  • @deeqmediapro574
    @deeqmediapro574 7 ปีที่แล้ว +83

    qoraalo wada qiira ah baa an akhriyay runti waka xumahay wlhi
    adduunyadu waa maalmo qura qofka ku xumeeyo wanaag ugu badal u naxariiso tusi inuu kugu qaldamay
    Gobonimo

  • @abdiwasacmohamed4126
    @abdiwasacmohamed4126 2 ปีที่แล้ว +16

    Walaaal iga weyn hadad aheyd
    Adaa wacadkii gabee
    Ifka wax laysku yahee
    Akhiro waxba layskuma taro
    Waxba niga ha iwarwarin
    Waynaha.ilahy wakiil iga
    Matihidee inan Kala wecenaa
    Adey kula.weyntahee
    Adunku walal.haku noqdoo
    My heart aches for this song ❣️

  • @faysalbakaal
    @faysalbakaal 2 ปีที่แล้ว +263

    8 years later if you are watching and listening ur are a legend...

  • @ahmedqalbi1433
    @ahmedqalbi1433 2 ปีที่แล้ว +63

    Heestan,Walaalaha Aan is wanajin uunba dareemi kara😥
    Hadi aad walal ledahay,wixii aad awodo uqabo,maal iyo maskaxba.
    Hadi adan wxba uqaban karin,dhibta ka dhaaf uun.
    Adunka oo kaliya inta la jogo uunba wax laysku yahay xaqiq

    • @hayaatmohamed1684
      @hayaatmohamed1684 4 หลายเดือนก่อน

      Taasa run hada dhibta inaga dayn lahayen yaysan waxba natarin wan kanafisi lahayn

  • @abdirahmannuur2332
    @abdirahmannuur2332 หลายเดือนก่อน +27

    27/6/2024😢😢

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 9 หลายเดือนก่อน +8

    Dadka waayaha aduunka isku mid uma noqdaan..
    Alhmdullilah ilahay wuxu walal iiga dhigey 14 gabdhood & 8 wiil oo Aduunka wax la siisto lahayn wanaagooda,Caqligooda iyo garab is taagooda ilahay ha ii kiin xafido walalayaal si gaara idinku faana.
    Dadka walalaha ee xiriirkoodu xooga fiicneyn Allah ha isku soo dhaweeyo ban leeyahey ifka walal lagu yahee😞🙌🏿

  • @sharifgarade3140
    @sharifgarade3140 3 ปีที่แล้ว +23

    Aniga ma dareemin wall la'aan lkn waxan dareemaya ereyada aadka u qurxuun ee sitoos ah oga soo baxay qalbi dhaawacay .
    Malintii ey soobxday ila hada wan dhageysta 2014---------2021

  • @ridwan2983
    @ridwan2983 3 ปีที่แล้ว +14

    Walalkygii iga wayn waxa uu garan wayay hada wax mustaqabal iga sugaya laba hablood iyo laba wiil incha allah waxaan rajaynya inan heer gaadhsiyo iyaga ilaa inty wax ka baranyaan incha allah alle ayaa mahadaa iska leh

  • @rooblemohamuud9470
    @rooblemohamuud9470 6 ปีที่แล้ว +213

    isman lahayn heestan qofkalaa daawan doona lkn waxan kaliya oo aan ogahay inta qalbiyada leh oonbaa heestan dhagaysta ax ax ax

  • @mohamoudbuuhoodlaawi1243
    @mohamoudbuuhoodlaawi1243 2 ปีที่แล้ว +43

    Heeskan wlhi Qof aan ilmayn oo Dhagaystay ma Jiro baan umalaynaa🥺
    Allow Walalahay ii daah❤🤲

    • @abdurhaniahmumin5891
      @abdurhaniahmumin5891 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkk ma waxa loo qiiroonayaa nin wayn oo walaalkay ayaaa biilka iga jaray leh oo iska qayilaya waar ader taaha yaraysoo nin wayn ayaad tahee shaqo tag Ilay walaakaa xaaskiisa ma tihide

    • @husseindaahir8749
      @husseindaahir8749 ปีที่แล้ว +5

      @@abdurhaniahmumin5891 adeer jab raggu maro ayaanad soo arag nooca habalaha ku dhex koray ayaad tahay adiga iyo wakhtiga ayaan iska hor iman quruxey

    • @muneiraguzel7212
      @muneiraguzel7212 7 หลายเดือนก่อน

      Ma ooyin😂

  • @kassimmohamed5684
    @kassimmohamed5684 2 ปีที่แล้ว +20

    Erayadan waa itaabtaan runtiii wax wllo maahaysto addunkaa gudkiisa kalibaan kuu ahay waa anigu iyo hooyo booskaa aboo iyo wllo iibuxsay alhm maarbaan gaadhi doonaa heerka nolosha aan kaa rajayneyooo isoo duco wllyall ☝️Allah is with me inshallah

    • @nourdiiinabaas6761
      @nourdiiinabaas6761 ปีที่แล้ว

      @Salma Abdi jah dareenka wax ka xun malahan💝😅

    • @sahrayusuf8169
      @sahrayusuf8169 9 หลายเดือนก่อน

      Insha allaha wa gare😢😢

  • @Nature-motivation
    @Nature-motivation ปีที่แล้ว +41

    Heestaan markaan soo xasuusto kuwa ila dhashtay soo xasuustaa oo waxba igu darin hal shiling aan isiinin ilaa kuwa hooyadey dhashay mooyaane oo ayagaba shaqeynin kuwa kalena wey wada shaqeyaan ayagoo wadanka joogin ayey iga bixi la,yihiin lacag jaamacad ku dhigto alle caafimaad taam ha iisiiyo hooyadey mcn ayaa ayuuto iigu dhiibto 😭

    • @abdishakureid1966
      @abdishakureid1966 ปีที่แล้ว

      Bro intee joogtaa

    • @ODAYFAJOOROFFCIAL
      @ODAYFAJOOROFFCIAL ปีที่แล้ว

      Samir prother walaga bixi dhipkasta

    • @Hasandacad.channel4870
      @Hasandacad.channel4870 ปีที่แล้ว

      😢😢😢😢😢 bro halkee joogtaa

    • @yahyekhayre9216
      @yahyekhayre9216 ปีที่แล้ว

      Saxib hays niyd xumee mar wxa dhici doonta ay dhamntood hoostada iman doonan nolashu wa wreegto❤

  • @aziyahussein7997
    @aziyahussein7997 4 ปีที่แล้ว +389

    Heestan Qofi 2020 dHagaeYna like isaar

  • @apdifatahapdifatah5206
    @apdifatahapdifatah5206 5 ปีที่แล้ว +163

    Heestan QofkiH 2019 Dawaday ama Dhagystay Like hay saro😢

  • @xamdamohamuud346
    @xamdamohamuud346 2 ปีที่แล้ว +22

    Wallaalada qaar bilaa,wall baa dhaanto wlahi 😭😭🥺 hagar daamo iyo ciil bey leeyhiin 💔

    • @xasancabdi1217
      @xasancabdi1217 ปีที่แล้ว +1

      Afkaaga cano lagu qabay

    • @xamdiabdulqadir4042
      @xamdiabdulqadir4042 ปีที่แล้ว +1

      Aniga sida si la mid ah wxn drema xnun ad u weyn mrka wllahyga o ciil iyo xnun bdn I bdayo mrka arko

    • @xamdamohamuud346
      @xamdamohamuud346 8 หลายเดือนก่อน

      @@xamdiabdulqadir4042samir abyo Insha Allah waxii wnagaa usameee adiga xaqaga gudo

  • @cabdicaliibnushabeell5475
    @cabdicaliibnushabeell5475 3 ปีที่แล้ว +17

    Ax ax wlhi maha ninka raga ihi inuu dhibka ay wllkii wada mareen inuu xasuusaha kudaro aniga wllhy anaa ugu yar lakin qaar kamida imay saacidi jirin xiligii wax barashada wayna igu adkayn jireen hawl kastoo iga gashay lakiin manta waan iska ilaabay wana kufaana waayo wax kastuu yahay waa wllky hoyaday dhashay👉👉😭😭😭😭

  • @ahmedmamah2292
    @ahmedmamah2292 8 ปีที่แล้ว +283

    wlh blh anigeyba igu dhacday qisaadan anoo qurba joogo ayuu guriga iga saaray alx hda uma baahni waan shaqeysta waana kasoo gudbay marxaladi iheysay

    • @unknowngal2218
      @unknowngal2218 8 ปีที่แล้ว +5

      sorry

    • @fatxiwehliyeosman6652
      @fatxiwehliyeosman6652 8 ปีที่แล้ว +3

      wan ka xumahay iska sabar wax walbo waa laga baxaa

    • @ibraahimshakulyare3862
      @ibraahimshakulyare3862 7 ปีที่แล้ว +15

      Ahmed Mamah wll waltiinimo maa dhamato wllka wuna ku dilii wuna kuu dhaqii👌

    • @muniira1182
      @muniira1182 7 ปีที่แล้ว +4

      ibraahim shakul yare
      hhhh

    • @kkkkk695
      @kkkkk695 7 ปีที่แล้ว +2

      Ahmed Mamah mac sonkor marhore ina shaqeysatid eheyd

  • @hindi3522
    @hindi3522 5 ปีที่แล้ว +30

    Wlh ilin iga imaade mrkaa maqlo heestn wxa so xsusta wlaalahyga an kala fognah sanado bdn wan uxizy wlh😢😢😢😢😭😭oh my God😰😰

  • @harabaharaba4709
    @harabaharaba4709 ปีที่แล้ว +10

    2023 I listening 🎧 but I am crying 😭 emotional I remember every day this song touch a lote 😢So that the love some time is happy and some time is betrays and Heart breeze 😢
    I remember Allah ❤is one no mother and no father ya Allah ❤I am muslin all alhmdouillilah ❤️

  • @namelos2963
    @namelos2963 4 หลายเดือนก่อน +2

    Yaa dawanaya 2024 😢Walaal waa garaab😢😢😢

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 4 ปีที่แล้ว +28

    Ax ax ax wllhi wan qiirooday heestan ax 😫😢 cabdi fanax wale meel xun buu tabtay alle cimriga ku dheeree SANAD WACAN DADKAYGII 1/3/2020 😢🤔❤🙋‍♀️

  • @nasromaxmad8402
    @nasromaxmad8402 7 ปีที่แล้ว +161

    maanta lajooko Ani tahriib ayaan ahay wlhi mel ayaan kuxayiran walaalkey telaka ayuu ika damsaday hadan ilaah ayaan qer kasukaa maanta

    • @ayushhajiomar3484
      @ayushhajiomar3484 6 ปีที่แล้ว +2

      Allow ku gar gar wll

    • @abdishaafi1shaafi462
      @abdishaafi1shaafi462 6 ปีที่แล้ว +2

      Allle yaa gar gar

    • @zeinabaliomar3964
      @zeinabaliomar3964 5 ปีที่แล้ว +6

      Waxan farintan arkay 1 sano kadib waxan ku rajeynaya inad ka baxday dhibatadas allaha kuu gargaaro mar walba bini aadam wax uu yaahay malahan wlh

    • @abdullahichannelofficial4081
      @abdullahichannelofficial4081 5 ปีที่แล้ว

      Abayo ilahba qabta ee iska gegso baayo

    • @hanamohamed968
      @hanamohamed968 5 ปีที่แล้ว +1

      Allh hakuu gargaroh

  • @user-eo1lb9lq8z
    @user-eo1lb9lq8z 5 หลายเดือนก่อน +9

    2024 ayuu media haystaa Fanaankan alle hakuu GarGaaro 😢😢😢😢

    • @Ddsionelove9
      @Ddsionelove9 5 หลายเดือนก่อน

      Waan arkey maxaakudhacay 😢

  • @Ixsaancarfoon
    @Ixsaancarfoon 4 หลายเดือนก่อน +4

    Majeceleen inaa kaa fogaaado waan kuuu xiisey ilaahy haykaa ilaaliyo walaal waxaan rajeenyaaa noloshaan ku koray nolo ka duwan inaan kugu koriyo waxab kuma dhaamo maanta ardayda baan ahy waan jecelaan lahaa inaan ku barbaariyo waliba anigoo xaladaydu adgtahy baan rabey inaan kusii haysto waana laykaa diidey waan ku jecelhy maxmedoow qoraaalkan adoo waynaadey baan rajeenyaa inaa argto hadaan dhintan isoo ducee iina ogoow inaan saayid kuu jecelaa maantana waxa kuu tari karin oon aradayda ahy anigii noloshii la liito balse waxaan rajeenyaa noloshaan ku hana qaaadey inaaadan ku hana qaadin ilaahy 😢
    Qoraalkan waxaa rajeenyaa inaa dib usoo boooqodo anoo xaldaydu sidan kaduwantahy maxamedna isku noolnahy😭🤲
    24/3/2024😢💔😭

  • @muniirshukrigeedi5572
    @muniirshukrigeedi5572 5 ปีที่แล้ว +72

    2019 heestan qofki dhagaystay like ha I saaro😭😭❤🔐👍

  • @user-jo2hy4qv6g
    @user-jo2hy4qv6g 4 ปีที่แล้ว +158

    2020 yaa dhageeysanaayo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Shukri-jr2rx
    @Shukri-jr2rx 6 หลายเดือนก่อน +3

    Hestaan inta dhagesanoso 2024 waa idin salaamay waxaan idin dhalaa ❤❤ malmihi wacnaa wey soo socdaan l.a

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 3 ปีที่แล้ว +18

    Qof walbow walalkaa anba walashaa ha goyn Aduunku wallal ha ku noqodee😭 2021 ayaa ila dawanaya👍😭😭

    • @dhiibsanetvshow
      @dhiibsanetvshow 3 ปีที่แล้ว +2

      2:44 habeenimo 18 march 2021😭

    • @dekkasagal519
      @dekkasagal519 3 ปีที่แล้ว +1

      @@dhiibsanetvshow illahy qlbiyada hano qabojiyo caku wll xun😭😭

  • @qadaryare7578
    @qadaryare7578 8 ปีที่แล้ว +439

    qisadaani weey igu dhacday anigoo joga dalkka keenya walal keeyga iga weeyn ayaa sixun igulaa dhaqmay iguna yiri areyo saaid u fool xun xadana waan ka kabsaday waayo maanta uma baahni

    • @abdifatahfareey5949
      @abdifatahfareey5949 8 ปีที่แล้ว +48

      walaaltinimada miyaad moodaa iney intaas kudhamaaneeso walaal lama helo ruuxii nasiib leh aa walaal helo kuduceeso haba kuu xumaade

    • @khadarcabdi1
      @khadarcabdi1 7 ปีที่แล้ว +11

      Qadar Yare walaal walaalkaa si walba oo uu uxumaado hadana adiga uun bay hooyadaa iyo aabahaa kuu dhaleen cidna ku bedelan maysid u dulqaado oo ka roonow

    • @mustafemiami7520
      @mustafemiami7520 7 ปีที่แล้ว +3

      Qadar Yare. bro wllka sas miyad kaga godey aax niin xuunba tahay

    • @jeegoshire9596
      @jeegoshire9596 6 ปีที่แล้ว +3

      Walhii Waa Wax dhici kara lkn Wallnimadu maha Inaad Ku Ciyaarto Qof aad u tahay masuul 😢😢😢😧

    • @jaabirali4207
      @jaabirali4207 6 ปีที่แล้ว +1

      walaal . samir badi buz.... walaaltimada waa shay qaali whli 😅😂

  • @sareeyegaas4710
    @sareeyegaas4710 9 ปีที่แล้ว +53

    i was grew up with out mother and father even sister and brother now i,m 25 years old alxamdulilah don,t glanec what u have passed bro tani waa aduun alx dheh waaat ka ficaan doontaa well dane

  • @rashkaofficial6147
    @rashkaofficial6147 4 ปีที่แล้ว +48

    soomalida dhan ma walaal xuma ayaa heyso aniga alx 10 walaal nahay waleygna hal walaal xitaa isma qilaafin xitaa allaha ii daayo dunida walaalahey ayan ugu jeclhy

    • @cadesom3052
      @cadesom3052 4 ปีที่แล้ว

      Shukran Wll

    • @muxudiinmaxamed307
      @muxudiinmaxamed307 4 ปีที่แล้ว

      M.a

    • @shafiano4445
      @shafiano4445 3 ปีที่แล้ว

      Alxm deh walaal qali 🙏💯

    • @abcd-md6lp
      @abcd-md6lp 3 ปีที่แล้ว

      Alxm deh wll allah ayaa kusiiyay maahan inaad dahdho somalitha dan Wallalo laan miyaaa👍👏

  • @richman_
    @richman_ 11 หลายเดือนก่อน +17

    It was 2014th memory, when i was at middle school. But now, this song makes me meaning after i immigrate to Ireland😢❤ coz, my brother never help me since Turkey to UK.
    He lived CANADA😢 now, I live Dublin,Ireland❤ alhamdulilah finnaly😢😢😢😢

    • @Amiiraahmed2023
      @Amiiraahmed2023 10 หลายเดือนก่อน

      I feel sorry for you 😢

    • @jimalenur4142
      @jimalenur4142 10 หลายเดือนก่อน

      That how the world changes 😢

    • @user-xh8tq4jb6b
      @user-xh8tq4jb6b 5 หลายเดือนก่อน

      Waa ka hoos baxday walalkaas. Adina ha u qaban ka fiicnow walalku waa shey qaali ah. Kii ka wanaagsanda noqo.

  • @mohamedabdirahman7119
    @mohamedabdirahman7119 5 ปีที่แล้ว +14

    Who is still watching 2019☝️
    Ax ax wlhi dhibatadaan labo sano ka hor igu dhacday ano da'yar ah
    Wllha qaar Eey aa wll ka dhigato kaga roon

  • @somboy8693
    @somboy8693 8 ปีที่แล้ว +119

    ilaaah baa mahad leh isiyay qalbi nadiif ah iska daaye inaan walalkey xumeeyo qufka aan waji ahaan isu naqaano xitaa in caloosha wax yar u xumaan ah iga gasho wan ka ilaaliyaa aduunyo waxaad joogeysaa wax ka yar 100 years marka sameey inaad qalbiyada dadka farxad ku abuurto intaad dhaawici lahayd

    • @lakuulamm6943
      @lakuulamm6943 8 ปีที่แล้ว

      waxpa aniga ha ii warwarin waynaha ilaahy wakiil igama tihid inaan kala weecana aday kula wayn tahee aduunku walal ha kuu noqdee walee waa erayo i taabtay wllo izka zamir ayaan ku leeyhy phanaan abdi fanax aduunka maalinpa nin paa le maalintada zug

    • @abdifataaxbungaasi9401
      @abdifataaxbungaasi9401 6 ปีที่แล้ว

      dood daaj Somalia and turkey w

    • @engrizakmohamed2291
      @engrizakmohamed2291 6 ปีที่แล้ว +1

      masha allah walal allaha ku xifdiyo qof sidaas u fikiraya wali ma arag thanks

    • @faadumoabdalla2070
      @faadumoabdalla2070 5 ปีที่แล้ว

      Dadka isku mid maaha kuwaa islawayn oo aad modaa adunka kaligood inay uwcntahy

    • @jamalcade2418
      @jamalcade2418 4 ปีที่แล้ว

      Sax

  • @rihannaruhii1421
    @rihannaruhii1421 4 ปีที่แล้ว +12

    😢wllkaa sikastoo uxunyahey meelna makalatagasaan wllo Ha. Xumaado ama ha fiicnaado haduu xunyahey uducee inii illahey xaqa tuso iskana cafi wllo 😢😢😭wlks hafuu xunyahey iyo haduu wanagsan yahey kolba waa walkaa abahaa hadhalo ama hoyadaa hadhasho wllo just cafiska kudadaal 😢😢😢🙏iska cafi wllkaa ama walashaa hadaa waxkatabanaso una ducee wlhi aduunyadu waa maalmo kooban wll♥️🌹🥀

    • @najmamaxamed9002
      @najmamaxamed9002 3 ปีที่แล้ว

      😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😭😭😭😭😭

  • @mahamoudabdihakim3768
    @mahamoudabdihakim3768 2 ปีที่แล้ว +23

    heesta markaan dhageysto waan ilmeeyaa wlhi inchallah ça ira frèrot 😭😭😭

  • @princesshoodo105
    @princesshoodo105 5 ปีที่แล้ว +18

    😭😭Walal Aduunku hakuu noqdo Aniga waxan joogay qurbaha wiilal walalo aan nahay ayaa aad iigu xumeeyay xitaa biilkii mesha laygu siin jiray waa layga goostay wana xanuustay wana silcay aabahay iyo hooyaday dhaqaale ma haysan wan ka qarin jiray dhibta ihaysata wayo aduun maysan haysan ay igu kaafiyaan waxan is idhi guurso bal in nolol tan dhaanta aad gasho lakin ninkan guursaday ayaba iiga daray isna wan is furnay nolol aad u adag ban soo maray wan ooyi jiray anoo hurda ilmada iska tiri jiray ka nooli wixii dhacay 😥😥😥😥😥😥😥

    • @fatma-qt5gr
      @fatma-qt5gr 3 ปีที่แล้ว

      Sorry 😭😭

    • @cabdiraxmaanbiiwaaye8855
      @cabdiraxmaanbiiwaaye8855 2 ปีที่แล้ว +5

      Xaqiiq weye taaas walalnimdu wa cajiib ani wxa ila dhashay gabdho bdn 29sana jira abahywu dhintay wxbrashadi walalhy dartooda uga haray hami ba wxbrsho ka laha lkn wyyaha adunka ididay aderaday abahy way ijaren abahy ciidanka sirdonka puntlnd hystay intu abahy noola nina ah ana ina ciidamda galo ama taliye noqdo way icuntami waysay wayo hdy wx igaaran hblaha walalahy ah cidna uma,mqna 2014, ba waxa utahribay france labada galinna wa shaqayn,jiray gabdhaha walalahy ahna iskool way dhameyeyn inta noola lcgtaydawxa ka,cunay wxyar ila ay iyagu ay isku,filnanayeen zhatiga ku,y
      Tahribay wan haya hda 2022,lagu jiro 2019bay walalhy iskoolki dhemeyen jamacad gali ba is dhahy qurbahy igu dhibeen france kenay wayahi adka wan dhafiyey walalahy abahay dhalay da ahan way iga waynayen wayna shaqyn jiren lknze mrkan utagaba wxy dhahi jireen mxd la waregaysa waba wxa dhacdah ina dhaho abowayal ani shaqo igeya adi way igu jeesjesen aderday mid ba bari iyiri mobile ba ku gdaya wasiir bu aha 1bil ba ku lablabanayey balantu iga qaday darteed malinba isago kaso,bxy xafiskisa dhahay ader wixi igad wuxu iyiri war anaga kulule na dhaaf malintaas ba goansday inan hblaha walalhy aheyn ruux ani ahyn lahyn safar dheer ba galay ila garowe il france allahi waynba ba ibadbadiyey 6sano ba said ushQeyey 6sano dhar 4shay ban ka gatay lkn qarna kayd ba dhigi jiray qarna hblaha walalhay ah ba udiri jiray dhar ugu dambeya inya ku labistam,mobileda iphone wxan,ahyn uma,gadi,jirin,kaydkana mrky mid isowcdo arin, isheegta udhigtay ina udiro alxm 2019ba kenay france hda iyaga shaqaysta ana nolashdi cadiga ahyd ba ku jira xilina wa shaqeya xilina hda wxba barta f3ba uga haray wxbrsho 10sanokahor gabdhaha ila dhashy iyo ani,ina wxbrshada wado wdna,icuntami,wyzy walalnimdu wa qali lkn walalaha qarba bahal mrka heestan dhagaysto ooya 😭😭😭

    • @Nasra_Abdirahin1
      @Nasra_Abdirahin1 2 ปีที่แล้ว

      @@cabdiraxmaanbiiwaaye8855 wll wanag San baa thy

    • @cabdiraxmaanbiiwaaye8855
      @cabdiraxmaanbiiwaaye8855 2 ปีที่แล้ว

      @@Nasra_Abdirahin1 inolow my quen

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 ปีที่แล้ว

      @@cabdiraxmaanbiiwaaye8855 Alla maxaa nin rageed tahay wllhi ilahay hku daayo intee gabdhaa kaa yar wllhi gabdhaha kula dhashay nasiib leyihiin 🥰

  • @ninmcoabdisubxanaallh7425
    @ninmcoabdisubxanaallh7425 7 ปีที่แล้ว +25

    heestaan aadbeey iga ilmeysisay wlhi wxd moodaa ineey igu dhacday.. wxn waa aduun wlhi samirka waa muhiim wll mcn

  • @abdulrahmanahmed2720
    @abdulrahmanahmed2720 3 ปีที่แล้ว +28

    heestan iyo faanankaba heesaty wuxuu mudan yahay full respect

  • @somalirichboy8703
    @somalirichboy8703 5 หลายเดือนก่อน +4

    2024 hadaad daawanaYso 10 sano ka bacdi like ta ha ila dhaafin

  • @wllannexpoi3855
    @wllannexpoi3855 4 ปีที่แล้ว +81

    Hestan 2020 hda dhagaysatay like isaar wll

  • @cadeeycadeeyqurux4104
    @cadeeycadeeyqurux4104 5 ปีที่แล้ว +10

    Walal aduunka haku noqdo 2019 ya dawanayo alx walalahey wa is xaririna qufna wax an ka rabo ma jirto ee wax siismada laysku nacaa ee isii yaan la badanin walalyal isku tashada

    • @mustafosman9406
      @mustafosman9406 5 ปีที่แล้ว

      maryan mohammed wlh benta mhin hdy isi dado bdto wa dhib

    • @suhaib9811
      @suhaib9811 5 ปีที่แล้ว

      Exactly

  • @zaraquen130
    @zaraquen130 4 ปีที่แล้ว +14

    Dareen baan ku soo doonay heestan
    3/June/2020😭😭😭

  • @sirabdiwahidkj.8246
    @sirabdiwahidkj.8246 2 ปีที่แล้ว +22

    Walaalnimadu waa dareen kaliya ay dareemaan dadka Hooyada dhabta ahi Dhashay, inaan Ruux aad Walaalo tihiin Noloshaan isku Fahmi waydaan waa Xanuun aan Cid walba dareemi Karaan.
    Alle haysu daayo dhamaan Walaalaha qalbiga iska jecel🙏❤

  • @butraanqatar8119
    @butraanqatar8119 6 ปีที่แล้ว +19

    Waaw xasus wan oyni jiry xita gabadh aan mrka la socdy baa ilinta iga tir tiri jirtay wax kle ma aheyn mid ila dhashy baa aad ii xumeyay ilaa hadana mel kuma ogi😭😭😭😭😭

    • @somalianchrisbrown6902
      @somalianchrisbrown6902 2 ปีที่แล้ว

      Aniga haada beey iheysata wll...wllkey baa ibaahdilay gabar aan isjclnhy baa garab isiineyso 🤣🤣🤣🤣

  • @abdallaahmad1322
    @abdallaahmad1322 6 ปีที่แล้ว +7

    Tani qofwalpa way soo marta oo aduunkan jooga wuuna ka baxaa maalintay ahataba wallahi .
    Yaa wali dhagaysana 12.3.2018
    😍😍

  • @nasriinajama6687
    @nasriinajama6687 3 ปีที่แล้ว +15

    Hestan xig yar ban kamaqlay waxan uhestay hes jecl lkn diba ka ogaday cwa wllnimo adunka wax kafcn majirto walaalhey adunka u jeclhy anana uween allha idesto wax kasto dhaco ina xumeya lagama yabo😭❤♥️

    • @cabdiraxmaanbiiwaaye8855
      @cabdiraxmaanbiiwaaye8855 2 ปีที่แล้ว

      Xaqiiq weye taaas walalnimdu wa cajiib ani wxa ila dhashay gabdho bdn 29sana jira abahywu dhintay wxbrashadi walalhy dartooda uga haray hami ba wxbrsho ka laha lkn wyyaha adunka ididay aderaday abahy way ijaren abahy ciidanka sirdonka puntlnd hystay intu abahy noola nina ah ana ina ciidamda galo ama taliye noqdo way icuntami waysay wayo hdy wx igaaran hblaha walalahy ah cidna uma,mqna 2014, ba waxa utahribay france labada galinna wa shaqayn,jiray gabdhaha walalahy ahna iskool way dhameyeyn inta noola lcgtaydawxa ka,cunay wxyar ila ay iyagu ay isku,filnanayeen zhatiga ku,y
      Tahribay wan haya hda 2022,lagu jiro 2019bay walalhy iskoolki dhemeyen jamacad gali ba is dhahy qurbahy igu dhibeen france kenay wayahi adka wan dhafiyey walalahy abahay dhalay da ahan way iga waynayen wayna shaqyn jiren lknze mrkan utagaba wxy dhahi jireen mxd la waregaysa waba wxa dhacdah ina dhaho abowayal ani shaqo igeya adi way igu jeesjesen aderday mid ba bari iyiri mobile ba ku gdaya wasiir bu aha 1bil ba ku lablabanayey balantu iga qaday darteed malinba isago kaso,bxy xafiskisa dhahay ader wixi igad wuxu iyiri war anaga kulule na dhaaf malintaas ba goansday inan hblaha walalhy aheyn ruux ani ahyn lahyn safar dheer ba galay ila garowe il france allahi waynba ba ibadbadiyey 6sano ba said ushQeyey 6sano dhar 4shay ban ka gatay lkn qarna kayd ba dhigi jiray qarna hblaha walalhay ah ba udiri jiray dhar ugu dambeya inya ku labistam,mobileda iphone wxan,ahyn uma,gadi,jirin,kaydkana mrky mid isowcdo arin, isheegta udhigtay ina udiro alxm 2019ba kenay france hda iyaga shaqaysta ana nolashdi cadiga ahyd ba ku jira xilina wa shaqeya xilina hda wxba barta f3ba uga haray wxbrsho 10sanokahor gabdhaha ila dhashy iyo ani,ina wxbrshada wado wdna,icuntami,wyzy walalnimdu wa qali lkn walalaha qarba bahal mrka heestan dhagaysto ooya 😭😭😭

  • @rihannaruhii1421
    @rihannaruhii1421 4 ปีที่แล้ว +8

    😭it is really adunka wll hakuu naqdo😭😢 waxba aniga ha iwalwalin weynahaas illahey wakiil igama tihid😭😢😢
    😢 tasi waaxaqiiqada jirta 😭😢
    28.4.2020

  • @abdifatahmo9931
    @abdifatahmo9931 6 ปีที่แล้ว +57

    Heestan habeenkay soo baxday tvga ayaan hoosfadhiyy waxa i haysatay dhib wax aabahay dhalo anaa ugu wayn aabahayna aduun ma haysto hooyaday indho ma saarin edaday ayaa ila soo silicday iyadoo inana isoo korisay dhibla aan idhashay hadana waxwalba waan sameeyy waxan mar uun shaqada kaga nasiyo ayaan waayy waxan go aansaday inaan tahriibo habeenka anoo heesta dhagaysanaya dareenka heestu igu socoto ayuu aabahay ila hadlayy isagoo ileh aduun adaan ku haystaa hatahriibin

    • @dhuuxo5547
      @dhuuxo5547 6 ปีที่แล้ว +3

      Abdifatah Mo. Walaalo aabe warkiisa yeel taad ayaad aduun iyo aakhiro ku liibaaneeysaa insha'ALLAAH.

    • @hooyomacan5049
      @hooyomacan5049 4 ปีที่แล้ว

      Wlll imikah wakhti dheer ba laga jooga markii aad qortay mesegkan waanad ila ilmayzizay wlhi wll imikah mala joogta aapaha mize

    • @abdifatahmo9931
      @abdifatahmo9931 3 ปีที่แล้ว +3

      @@hooyomacan5049 wllo waa run waqti dheer ba kaso wareegtay wali may rajo waan qabaa inaan arko aabo
      Waad kumahadsanthy intaad dareenka ila wadaagtay

    • @cabdikayse3492
      @cabdikayse3492 3 ปีที่แล้ว +2

      Abdifatax wll shaqo ma Heshay xafadina ma dabartay😪

    • @sharmaakejabiye5603
      @sharmaakejabiye5603 3 ปีที่แล้ว +1

      Ax wll

  • @kennedidofficial758
    @kennedidofficial758 8 ปีที่แล้ว +22

    wallahi heestan weyigaohisay gacan ayaa utaagay best singer

  • @queenalisa
    @queenalisa หลายเดือนก่อน +5

    2024/6/28😭😭😭😭😭

  • @beerlula598
    @beerlula598 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan nahay saddex walaal ah mid ba tahriibay kii iga weynaa hooyana wey dhimatay aabena gabadh kle guursaday
    Imika kii iga yaraa markaan arko oo dayaacan qayrkiina xaraagoonayaan anaa aan weli ardayad ahay oonan waxba uu qabin waaan ooya wlhi aabuhuunaa waa geed sare waab ma aqaano ilmuhuu wuxuu tabanayo iyo adaa booskii hooyo ugu jiraa
    Ilahay waxaan ka baryaaya inuu nolosha ii hagaajiyo aan wllky ciil tiro😭😭😭😭😭😭

  • @sadoaliwehli6693
    @sadoaliwehli6693 7 ปีที่แล้ว +94

    aniga xitaa way igu dhacday walaalehey abahay dhaley ayaa yurub tegey ka dibna ima soo wacaan labada bal wax la isiiyo iska dhaaf dalxiis ayaa loo yimadaa hada ilaahay ayaa shaqo i siyey

    • @queenbidaro2610
      @queenbidaro2610 6 ปีที่แล้ว

      sado ali wehli macnto iska daaah waad qeriye ayakana alle hasoo hadeeyo

    • @moogedheere2084
      @moogedheere2084 5 ปีที่แล้ว +3

      sado ali abaayo ani south africa deen ku imid 17abahey dhalay iyo aabe iyo2eedo yurub joogo maanta lacag ugama baahni oo 3qofoda i shaqeyso

    • @moogedheere2084
      @moogedheere2084 5 ปีที่แล้ว +2

      saado abaayo ha u fahmin inaan dhibkada ku faraxsanahy lkn waxaan kaaga wada dhibka laguma waaro dhaxal looma yeesho waa laga dhamada waqtigi guusha kusoo dhaw

    • @hal-abuurkhaliilcabdimuuse2407
      @hal-abuurkhaliilcabdimuuse2407 5 ปีที่แล้ว

      Inaalilaah wll Alle haku garab galo

    • @degancaali4589
      @degancaali4589 5 ปีที่แล้ว +1

      @@moogedheere2084 wll alaha ku xafido allahana ku amaansado meeshaasi waa mel xun markaan maqlo wan xanaaqa kuma aqaano wll lkn waxaanku leeyahay Malaga, ig haku dhowrto o waxku dhiba ilaahey kuumaso dhaweeyo wll qaali

  • @liinahaajihaaji4029
    @liinahaajihaaji4029 7 ปีที่แล้ว +104

    wlhi anigey iheysataa hada walalayalow isoo duceye walalkaa xun hormar kuuma ogola allow meel dhaanta isiiii😭😭😭😭

    • @hamuunbaanuqabaragaba1269
      @hamuunbaanuqabaragaba1269 6 ปีที่แล้ว

      liina haaji haaji 😭😭😭

    • @haweeyahonesty2727
      @haweeyahonesty2727 6 ปีที่แล้ว

      liina haaji haaji u samiir wallo insha Allah wad ka baxaysaa insha Allah

    • @hibomuuse1766
      @hibomuuse1766 6 ปีที่แล้ว +1

      Ilahow ii daa walalhyga iga yar iyo wllshay iga wayn haboon deqa

    • @Bwalde
      @Bwalde 6 ปีที่แล้ว

      liina haaji haaji
      Dhamaanteen sxb mcne

    • @mahadrashichiid4841
      @mahadrashichiid4841 6 ปีที่แล้ว +1

      liina haaji haaji illaah haka saaro wllo iyo inta ku jirtaba

  • @abdihakimahmedjamanuur8999
    @abdihakimahmedjamanuur8999 3 ปีที่แล้ว +3

    Heestan ilaa maanta oo ah 2021ayaan dhagaystaa .markasta oo aan dhagaysto waan sii jeclaada walaaladay .ifkaa walaalo lagu yahay oo wax laysu taraa . Wax tar yeesha oo caawiya walaaldiin baan ku talin lahaa ifkaa walaalo lagu yahay oo wax laystara 💯💯💪💪

  • @tmkynwa1758
    @tmkynwa1758 ปีที่แล้ว +3

    Weynaha ilahey, wakiil igamatihid, walah I feel those orphans with no parents. May Allah bless you all. ❤🙏

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 4 ปีที่แล้ว +6

    Yaaa Soo xasuustay 2020. Really teaching heart, wxn Soo xusustay Ragii Aanu wada dhageysan jirnay
    My brothers Rag hada kala badey
    Jarul, liiga, Ilyo. I hope Long live hadii la,nool yahay waa la,isku Soo noqon.

  • @sadaanmaali7155
    @sadaanmaali7155 7 ปีที่แล้ว +26

    waa markaa iri hooyoy ada idhaloo qalbiga dhaawac ku gaarsiiyay hooyoy dhiigaagiyo waxan ahy dhuuxi lafahaaga dhankii walaladay wan dheeliyoo Uma dhagtaagaye tolkey haduu idhayalsadoo dhinacna layqaadin dhulkii ibisaa iyo meel kale igu dhaqaadaba idhiidhi hoyo adan kadhimanayaaye

  • @yasinmuqtar1496
    @yasinmuqtar1496 2 ปีที่แล้ว +15

    Way itaabatay Lakin waan samri doona insha Allah wax walba way hagaagi doonan walalka xun WALAL LA. Aan ayaa dhaanto

    • @xamdamohamuud346
      @xamdamohamuud346 2 ปีที่แล้ว

      Aaad io aad walhi

    • @xamdamohamuud346
      @xamdamohamuud346 2 ปีที่แล้ว

      😭😭😭🥺💔💔

    • @cabdiraxmaanbiiwaaye8855
      @cabdiraxmaanbiiwaaye8855 2 ปีที่แล้ว +3

      @@xamdamohamuud346 xaqiiq weye taaas walalnimdu wa cajiib ani wxa ila dhashay gabdho bdn 29sana jira abahywu dhintay wxbrashadi walalhy dartooda uga haray hami ba wxbrsho ka laha lkn wyyaha adunka ididay aderaday abahy way ijaren abahy ciidanka sirdonka puntlnd hystay intu abahy noola nina ah ana ina ciidamda galo ama taliye noqdo way icuntami waysay wayo hdy wx igaaran hblaha walalahy ah cidna uma,mqna 2014, ba waxa utahribay france labada galinna wa shaqayn,jiray gabdhaha walalahy ahna iskool way dhameyeyn inta noola lcgtaydawxa ka,cunay wxyar ila ay iyagu ay isku,filnanayeen zhatiga ku,y
      Tahribay wan haya hda 2022,lagu jiro 2019bay walalhy iskoolki dhemeyen jamacad gali ba is dhahy qurbahy igu dhibeen france kenay alxm hda iyagaba shaqaysta wxna barta inta noshaha qiimo ledahy xaqiiqdi xanunka waga daremay nolazhyda ma daremin iskoolkaygi f3ba uga haray asxbtydiina xgasa ugu tagay ilahy ba ijecel dhib laan france igeyey wxbrsho wa jecla lkn hablaha ila dhashay ba iga haboonaday hdy ragi ial dhala lahayen wxbrshdeyda kama tagen lkn wxa igu adkatay ano nool in gbr ani naas ila,nugtay ay aderada sas uxun barido alxm hdannolashan ku raxaysan heestan wa xanuuun 😢😢😢😢

    • @xamdamohamuud346
      @xamdamohamuud346 8 หลายเดือนก่อน

      @@cabdiraxmaanbiiwaaye8855 wall walhi xaqiro aduun ilhy ha ku naxriisto waxaaa thy waall dheemanka ka qaalisan walhi waliga ha shaleeen maaanta intaa qabatay dib u eeg faacagaa ma reer dhan io gabdho ma masuuliyad qaadi karaaan inta badan marka guuuleyso apdirahmaan zhp hdalkaga waaa itaabtay walhi 😭🌸

  • @alibotani9375
    @alibotani9375 4 ปีที่แล้ว +7

    Ax ax ax😭😭😭😭😭 wlhy hestan illin ayey iiga kenta marka dhagesto ilahow walalaha dunida ku nolow qalbigoda isku fuur waa qiiso cajiiba Allow illinta iiga timi iiga danbi dhaaf iigama kenin musica lkk ereyada aya iiga kenay 😭😭😭😭😭

  • @hozzenkhaliif9166
    @hozzenkhaliif9166 5 ปีที่แล้ว +20

    1 april 2019 Wlh Heestan waan jeclahay Ku Qiirooda

    • @NoloshaCusub0
      @NoloshaCusub0 5 ปีที่แล้ว

      Waa hees wlh qiroyo wadatoyo .

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 7 ปีที่แล้ว +61

    ▶wanag waa halkiise
    ▶wax yelada kaa badan
    ▶wax yeladada ka badan😢😢
    ▶hadal nin weyen cabdi fanax✌
    😢😢 aaaaaaaaa😢😢
    heestu qiraysanaa😢😢😢😢😢

    • @hudayfikeyze1372
      @hudayfikeyze1372 6 ปีที่แล้ว

      youtu.be/addme/7XfW4kThU-5C78QhjwjIuyaawJq9Vw

  • @yahyeyousof1291
    @yahyeyousof1291 4 ปีที่แล้ว +4

    Aniga ayay igu dhacday runtii
    Walal :
    Waxba hay walwalin waynaha ilaahay wakiil igama tihide inaan kla weecana aday kula wayntahee aduunku walal hku noqdoo🙏🏻👏🥺

  • @cabdikariimcabdiraxmaanxan7762
    @cabdikariimcabdiraxmaanxan7762 5 หลายเดือนก่อน +1

    Cabdi cismaan godaal illaahy haku garab galo wll wax kasta oo aad dareemaysana rabi wanaag hakuugu badalo.
    Wanaag waa halkiisee
    wax yeeladadaa ka badan 😢
    Halaga war doono cabdi fanax waxa igu maqaala ah inuu xaalad adag ku sugan yahay😥

  • @mohamedkaysetimir4602
    @mohamedkaysetimir4602 5 ปีที่แล้ว +14

    Cawa taarikhdu waa 10/11/2018
    saacadu waa 03:30 habeenimo
    waxan heestan udhagaysanaya walalkay iga wayn iyo kuwa iga yar yar oo garab iga sugaya iyo ano jeebku iga nacayzayzan yahay yaa usheega inan jecelhy inan taash boqor madaxa ugaliyo lkn waayu sida iga dhigay ilow inti wll leh bogoda burcad isu mari yaa allah

    • @apdishakur9185
      @apdishakur9185 ปีที่แล้ว

      hye lpx manooshahay 4yr kadib nolosha wax maka badashay ugu yaraan shaqo ma heshay

  • @yussufbaaqijaceyl
    @yussufbaaqijaceyl 5 ปีที่แล้ว +5

    waan dhagaysanayaa 2019 xasuus bay iitahay aniga qiso igu dhacday turjumaysaa qof dunida wax qaban waayay aakharo camalkaagaad kumari xaqiiq billad baan siinayaa wiilkan markaan dhulkeena tago waan raadsan doona iyo abwaankii qoray.

  • @zuadnuur1691
    @zuadnuur1691 4 ปีที่แล้ว +33

    Darren ayaan kuso radiyay hestan caawa ya Allh farash khyrqba ifuur😭😭😭
    May 5 2020

    • @zuadnuur1691
      @zuadnuur1691 3 ปีที่แล้ว

      @@Gasle24 Ameen huuno thanks

  • @SkylineNews1
    @SkylineNews1 หลายเดือนก่อน +1

    Cajiib❤ kuweena aan walaalo lahayn ayaa fahma xanuunka kalinimada ah😢

  • @abdifatahalfa
    @abdifatahalfa 7 ปีที่แล้ว +76

    xaqiiqdii qofkii walaal leh oo walaalkiis xumeeyo ayaa dareemi karo heestaan qiimaheda

  • @meysaraabubakar2042
    @meysaraabubakar2042 6 ปีที่แล้ว +171

    Yaa xusuusto heestan oo ila dhagesanayo iminka😞😟😢😭😭😭😭

  • @johnmaier1550
    @johnmaier1550 3 ปีที่แล้ว +5

    Heestaan manta ayaa idiyari sixun ayee icaysay a wood ayee ishekatsy 😭✋walaalo fiican mahan ✋ adunka walaal ha u noqdo

    • @zamzammohamed8803
      @zamzammohamed8803 3 ปีที่แล้ว +1

      😭😭izka zamir wllo ilahyba awood lehe

    • @Dluulmm
      @Dluulmm 11 หลายเดือนก่อน

      Hye wll Maka baxdi noloshi mugdiga mana noshahay?

  • @mohamedsiyadmohaze1794
    @mohamedsiyadmohaze1794 2 ปีที่แล้ว +2

    😢😢😢 wlh waa hees qiira leh qalbigeyga ayeey darte dunida waxii lajogo Aya iska yar ifkaa lagu yahay walal one love all Somali wayn walalkod ahay❣️🌹

  • @yarankazamey1441
    @yarankazamey1441 6 ปีที่แล้ว +3

    Wlh wax jiro kahadashy aduunka walal lagu yahay shekadaan anee Hada I hesataa insha Allah ragnima deyd uga baxaa dhalinta kale waxan Kala dardaarmaa inee kalsoni boxda siin walahod mid fcn Wuu mid xunne Wuu jiraaa hestaan waxaba u maleysaa inee iga hadleso aniga tanks Abdi fanax 👏👏👏👏

  • @abdijamanuur9797
    @abdijamanuur9797 4 ปีที่แล้ว +3

    Xaaax 2020 🔥🔥. hadii wali Aad dareenkaagu u shaqeynayo Waad nooshahay.markaan dhagaystoba walaaladay baan sii jeclaadaa.
    Viva cabdi fanax💯💯.is xaax

  • @hamzeabokor7456
    @hamzeabokor7456 2 ปีที่แล้ว +4

    heestan markan dhagaysto wan ilmeeya wllhi stil 2021😢😢waligaa wax aad dad ka tabanayso qof dhintay ma uga dacwoota 🥺😭itii fahantay ayaa fahanty

  • @user-ke5xh4ii9x
    @user-ke5xh4ii9x 5 หลายเดือนก่อน +1

    Markii iigu horeysey heestaan 2015 waxaa mopelkiisa ku daawadey wiil shpkeyga ah Marna wllkei ah yaasiin Abdiqadir waan ku salamaa dhamaan reer Abdiqadir iyo hooyo baarliin raxmo Abdiqadir aniso Abdiqadir Basharow Abdiqadir hadana waxay joogaan dhamaantooda Sweden waan idin salamaa dhaamtiina Allha meeshiina idinku amaanasdo wllahahayga waan idin xiisey dhamaantiina walipa Zaid ayaan idinku xiisey 😢😢😢

  • @najma4931
    @najma4931 5 ปีที่แล้ว +8

    2019\April\2 Waching with my young sisy
    Alxm I have brothers and sisters I jecel ana aan jecelahay. Inta kle e dhib kla haysato ilahey ha isku sakhiro🤲🏻😭♥️🌹

  • @idilidilahmed3064
    @idilidilahmed3064 5 ปีที่แล้ว +3

    Waxa nahay 2 baah baahda hooyaday iyo kuwa abahay alx ilahay ima bahiin walal abbe dhalay kuwa hooyo dhashay waxa u ahay boqoraad Aniga kaligaay ayay iska Kay dhalan hooyo iyo aabo waligay uma bahan walal kle malinta aan u bahna waxay ahad ano yurub ku cusub hooyadana dhimataay markas ayan u bahna boskiina ima buxin I aay I buxiiyaan iska daaye wax yelo badan iyo jaifaaan ayay I gestaan alx anigo mar kasto madaxayge hoos gaynan oo mageca hooyaday ilalinayo aya is dhiira galiya lkn alx hadii walal lo nolaanayo waxa u nolahay kuwa hooyaday dhashay waxan u ahay boqorada adunka ilahay hai xifdiiyo brothers from my mother ❤️❤️❤️

  • @caways_carrabay
    @caways_carrabay 4 ปีที่แล้ว +20

    "YAA, ALLAAH DHAMAAN WLALUHU MEEL - KASTA, OO AY JOOGANBA ISJECLAYSII;😰🤲

  • @MarwaanAbdi-m7g
    @MarwaanAbdi-m7g 6 วันที่ผ่านมา +1

    Waxa Jira dad wllnimda Kala waynthy aduunka manta 11/8/2024
    Ilhay hayga Saaro dhibka 😂😂😂😂