iidle yare 2016 Waxdhintaa Ka Samirtaa / SOO SARISTII AFLAANTA STUDIO / ADFAN PRODUCTION

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ม.ค. 2025
  • เพลง

ความคิดเห็น • 1K

  • @walaalmascuudbarkad8883
    @walaalmascuudbarkad8883 4 ปีที่แล้ว +188

    Alhamdulillah jaceylkeyga guurka kaddib ayuu noqday .
    Guurka kaddibna wuu igarab taaganyahay markasta iyo meelkasta.
    Aad baan kuu jecelahay Ubah Ali Dirie, my everything honey.

    • @suahybmaxamed5067
      @suahybmaxamed5067 2 ปีที่แล้ว +2

      Mazha allh alle hyzku kiin daayo❤️

    • @aishoahmed486
      @aishoahmed486 2 ปีที่แล้ว +1

      Allahuma barik ❤

    • @ridwaanxasan2425
      @ridwaanxasan2425 ปีที่แล้ว

      ​@@suahybmaxamed5067q

    • @NasraAmaan
      @NasraAmaan ปีที่แล้ว +1

      Hada Kwrn alle haysukiin daaye😅

    • @macalinc.qadircxakiim8884
      @macalinc.qadircxakiim8884 ปีที่แล้ว +1

      @@NasraAmaan😂😂 ma waxad hubsanaysa inu xaalkodi is badalay oo ay isku xumaden iyo in kale . miyaa lagaaga baxay wa suaale waa maxay waxano maseeri . intad ka xuntahay qof kale farxadisa waliga farxad helimaysid wll shaydanka intad iska nartid niyada saafi ka dhig wad heli inshl.

  • @maxamedmowliidxarbi5988
    @maxamedmowliidxarbi5988 6 ปีที่แล้ว +129

    Wlhi heestan xasuus ayeey igu ledahay waa aan jeclaay gabar aad u qurux badan lkn nasiibka iii siin waayo ineey xaskeyga noqoto lkn calafkega ima ey san ehen lkn mantay wll tinimo weyn ayaa inaga dhaxeyso allah ha barakeye wlshy qaali

    • @Ahmedmohamed-wo2fv
      @Ahmedmohamed-wo2fv 5 ปีที่แล้ว +9

      Sorry bro si daacad ah baad noogu warantay. Runtii calaf baanad ku lahayn. Sxb adigu imika ma guursatay mise doobkii baad weli tahay

    • @maryamomaanka9157
      @maryamomaanka9157 5 ปีที่แล้ว +3

      Sax calafka kaweyn

    • @zeinabali7639
      @zeinabali7639 4 ปีที่แล้ว

      Sodhay

    • @alialiabdikadirali5798
      @alialiabdikadirali5798 3 ปีที่แล้ว +1

      Masha Allaaah

  • @najiibyare8775
    @najiibyare8775 10 หลายเดือนก่อน +12

    Halkan waxa kasalamaya marwadaydi Nasra bashiir daud waxana leyhy wankujeclahy wanakujeclandoNa Heeestan waxa dhagaysta inpadan Cawa tarikhdu tahy 2april 2024 HAPEN Arapaca ah waxana Kala jogna 2wdan ilahay laptena Wu arkaye hayskugen sodhaweyo love you 🫶👸

  • @careyscade6188
    @careyscade6188 4 ปีที่แล้ว +93

    Hadii aanu calaf isku leenahay rabi hana mideeyo wllsheyda dunida ugu qaalisaney intaan kabadan hees lama sii dhagaysan karo 😥

  • @cabdiraxmanibrahimaadan41
    @cabdiraxmanibrahimaadan41 3 ปีที่แล้ว +116

    dhici weysay sadan rawo dhaawiciinah dilaacayo waa dhawooway jaceylkan dhel dhel sanaayee 😭😭😭 20 my 202 1 hada iga dambeyso lik tadan aan arko

    • @ayaanabdirahman6775
      @ayaanabdirahman6775 2 ปีที่แล้ว

      12 my 2022🥺

    • @cabdiraxmanibrahimaadan41
      @cabdiraxmanibrahimaadan41 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ayaanabdirahman6775 waqti agad aan so maray 😪

    • @saadaqaadan738
      @saadaqaadan738 2 ปีที่แล้ว

      22

    • @saajahmedsaid6521
      @saajahmedsaid6521 2 ปีที่แล้ว +3

      20 may 2022
      00:28
      😭😰💔
      waaan kuu xiisi Doonaa kumana ilaaawi doono intaan noolahy
      eraygii la igu macasalaaameeyy wuxuu ahaaa iska kay cafi wll💔😰😭😭😭😭
      hadaaad iga damayso si niyada wll iigu soo duceee🙏🏿😭😭😭

    • @DaudHussein-yz6ck
      @DaudHussein-yz6ck ปีที่แล้ว

      Dhici weysay sidaan rabay dhaawicina dilaacayo
      Waa dhawooway jacelkan dhel dhel sanayeeee😭😭😭😭

  • @filsanmaxamed1498
    @filsanmaxamed1498 3 ปีที่แล้ว +88

    inta filmka nasrin marwadii dulmanayd ka maqashy heeta is mujiya🥰

  • @naimadaroor3836
    @naimadaroor3836 2 ปีที่แล้ว +103

    Dhagax dhuunta kama dago
    Dhaayahaad ku aragtaa
    Dhulka meesha dooga leh
    Carabku ma dhadhanshee
    Ana dhaawac baan ahoo
    Dhibtu waygu badantoo
    Dhidid iyo kulayl baa
    Dhabanada ka da ayee
    Dhiciwayday sidaan rabay
    Dhaawacii baa dilaacayoo
    Waa dhabobay jacaylkaan
    Dheel dheel sanaayay
    01/03/2019
    11:30 Am

  • @abdirahmanismaciil7213
    @abdirahmanismaciil7213 3 ปีที่แล้ว +39

    Waqtigii Dugsiga Sare ayaan ku xasuustaa heestan, gabadh aan isku fasal aheyn oo i jeclayd anna aan iskala haasawi jiray oo xataa mararka qaar ooyi jirtay ayaan dib waxoogaa dareen u qaaday balse waan kala tagnay. Isla hadda Dugsi agtooda ku yaal ayaan ka hawl galaa subax subaxa aan arko waan is badalaa!
    Waqti tagyaw Salaama

    • @amyfaycal5170
      @amyfaycal5170 2 ปีที่แล้ว +2

      Alaa isku giin soceeliyo hadad calaf isku leetihiin hun

    • @mirsanmedia
      @mirsanmedia 2 ปีที่แล้ว +1

      hdaad calaf isku leedihiin waa is helaysaan insha allah wll

    • @somalidacad
      @somalidacad 2 ปีที่แล้ว +1

      Sxb qoftaas hadee madax banan Tahay maa Ku guurtid waa qof Ku jacel wayo qof Ku jacel lama cidleyo bro waa IGA talo

  • @subargril4586
    @subargril4586 2 ปีที่แล้ว +53

    I'm so sad😥💔 heestaan dib udhagaysanaya xanuunka iidle kadıb waxaan u rajaynaya wallkkeen in ilaahay caafimaad taama noosiiyo wll aduun Io aakhiriba illaahy hakuu naxariisto 💔😥 but feeling song 💔

    • @falisahmedhussen5440
      @falisahmedhussen5440 2 ปีที่แล้ว

      Amin ya rabi 🤲🤲

    • @jacelkarunta619
      @jacelkarunta619 2 ปีที่แล้ว

      Wallhi aniga xita hada dawanaya ilahey ha cafiyo

    • @jamiilaofficial332
      @jamiilaofficial332 2 ปีที่แล้ว

      Aaamiin Aaamiin wll Ilaahy Caafimaad Taama hasiiyo wll

    • @xaawocali663
      @xaawocali663 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin yaarabi🤲🤲

    • @ilhancaraaye5801
      @ilhancaraaye5801 8 หลายเดือนก่อน

      Nolosha odhan wa sidaan shalay sidaan ayu u eka iidle mantana wa aragtaan runti waqtigu wax badan ayu dadka baraa qofkasto wngsn o damirkisu nolyahay dunidaan walagu dhibaa xanun iyo wax la.an 😢😢

  • @ridwaanmuxiyadiin5744
    @ridwaanmuxiyadiin5744 หลายเดือนก่อน +2

    Waxan dhaysanyaa 2024 i.a waxaan rajaynayaa qof waliba oo sugaya qofku nolosha la wadaagi lahaa hadi ay soo raagtona samirka badi allena ku xidhow wax waliba wayku hagaagi doonan wll ❤

  • @abdiali8406
    @abdiali8406 6 ปีที่แล้ว +41

    😢😢😢😢😢😢 wa hees dareenkeda wadata inta wax dareenta fahmaysa 😢😢😢😢

  • @qalanjo82
    @qalanjo82 3 ปีที่แล้ว +62

    Heestan waxaan ku soo bartay filmka nasriin ,marwadii la dulmay😢😒😒

  • @hiboabdi9269
    @hiboabdi9269 9 ปีที่แล้ว +25

    Heesta wixii laha muhiim maha ee codkiisa muhiim ah wan ka helay codkaaga masha allah

    • @ciiseyare8717
      @ciiseyare8717 6 หลายเดือนก่อน

      Wʟʜɪ😂😂

  • @yusramuxudiin2346
    @yusramuxudiin2346 3 ปีที่แล้ว +37

    Heestaan intii ku soo aragtay marwadii dulmaneed nasriin 💔😢

  • @adwehfarhan
    @adwehfarhan 2 ปีที่แล้ว +9

    Anigo jecel ayaan wlh nafta u sheega inaan ka quusto balse way iga diidaysa💔😢 balse Alhamdullah hada waanka roonahay sidii oo jaceylkeegi waa u igu yaryahy. Rajo ayaan wali dhawrayaa walalahy igu soo ducee inaan helo qoftii dhibtaas oo dhan iga dhiqi lahayd

  • @abdinaasiryalahow7872
    @abdinaasiryalahow7872 2 ปีที่แล้ว +33

    Ilaahay caafimaad taam ah hasiiyo walalkeena iidle
    Heestaan waxay igu leedahay xasuus aad wayn misana xanuun badan 2018 Jabkii iga sogaaray jaceylka wali kama soo Kabsanin ♥ alla maxaan ka xanuun badan cudurka canshaqa 😭

    • @amiizhamahamoud1424
      @amiizhamahamoud1424 2 ปีที่แล้ว

      Aamin alle ha caafiyo alfanan iidle yare😭😢

  • @abdikadirmohamed6760
    @abdikadirmohamed6760 9 ปีที่แล้ว +12

    wlhi IIDLE YARE sxbkeeyga qaaliga inaba wlhi waa Hees wadnaheeyga taabatay sxbw Wuu dhaboobay jecelka Mashaa allah

  • @diyaarparts8236
    @diyaarparts8236 2 ปีที่แล้ว +6

    wllkay iidle yare alleh ha inoo caafiyo dhamnten waa naga qosliyay in badan aan u duceyno wll

  • @arazaakmukhtaar184
    @arazaakmukhtaar184 8 ปีที่แล้ว +25

    heestan hees ka maqaan oo slowli ah ma maqal waligey iidle yare waan ku taageera bro allah codka kuu barakeeyo

    • @craxmaanxagaleey143
      @craxmaanxagaleey143 7 ปีที่แล้ว

      Masha Allah music iyo voice alle ayaa kusiyay

    • @ikranhassan6850
      @ikranhassan6850 3 ปีที่แล้ว

      Ango shaqadeyda joga dhageysnyy wlba meel duur ka shaqeynayo wxn war iyo wacaal ka wayy jcl aan 3sano soo korniyay oo xalad adag laso maray😭😭😭

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 8 ปีที่แล้ว +14

    Heestan qofkii u Horeeyay oo qaaday waa XABIIBA XASAN TOOXOOW waxaana u dhiibay OO laxanka saaray DAAUD CALI MASXAF - the king -

  • @kadergoud772
    @kadergoud772 4 ปีที่แล้ว +46

    2021 Ma dawanysaaa like

  • @KornelAbdi
    @KornelAbdi 8 ปีที่แล้ว +43

    iidle yare waad kabaxsatay

  • @shandhaaninasaid2548
    @shandhaaninasaid2548 2 ปีที่แล้ว +7

    Heestan xasuus ayeey ii aheed 2018 ayaan said u dhagesan jiray jaceylkeyga wayay🥲🥲 alhamdullilah dib baan isku helnay xajigeyga xalasha yahay 🥰

    • @somalitigress2703
      @somalitigress2703 2 ปีที่แล้ว

      mabruuk sis

    • @fatouma-zahra1884
      @fatouma-zahra1884 2 ปีที่แล้ว

      Qof nasib badan baad tahay allaha isku kiin barakeyo ❤️❤️❤️

  • @malableofficial9045
    @malableofficial9045 3 ปีที่แล้ว +31

    Waxanu ku hishiinay inaan xidhiidh cusub bilowno lakiin dareen buxa Xagayga kamu ahayn mudo markaan wada soconay ayey heeskan iso dirtay wixii ka danbeyey markaan heeskan dhegaystay waan u hagar baxay alle nolosha hanagu mideyo waxaan wada socona mudo hada.

  • @omeome4287
    @omeome4287 9 ปีที่แล้ว +6

    caadi ma ahaan erayo iyo codbaa is he lay
    the one and only ayaa ka tahay dhankyga PIC fan 😍

  • @maryanakuchkuch6943
    @maryanakuchkuch6943 9 ปีที่แล้ว +12

    Abowe Idle i love you just walaltinima lee waa ogahay inaad xaasleedahay taasna waan xushmeynaya

  • @asadjaraaye7441
    @asadjaraaye7441 2 ปีที่แล้ว +6

    Xanunka iidle kadib hdad so boqtay hestan like allh hku cafiyo al fanan iidle wlal sare oo qimo leh😢😢

  • @samiyoalinur6773
    @samiyoalinur6773 6 ปีที่แล้ว +39

    Anah dhaawa baan ahoo dhibtu weygu badan too hees iyo bar wlhi 2019 yaa ila dhagesanayo

  • @Samar-gw5hm
    @Samar-gw5hm 5 ปีที่แล้ว +11

    Wax dhintaad ka samirtaa raja waa la dhowraa waxi dhumayana doon doon ayaad is dhiiri gelisaa
    Waa hees ka hadleyso taariikh yadeyda wxnba moodaa in nolosheyda laga so sameeyay
    😭😭😭😭😭😭
    Omg waqtigu iyo waayuhu wuu wajiyo badan yahay runtii 😭😭😭😭😭😭😭😭
    Ana dhaawac ban ahoo dhibtu ay ku badan too
    Dhidid iyo kulel baa dhabanada ka da'ayee
    2020/February/28/10:38
    Iska dawanaya kama xiiso xaqiiq

    • @mohameddhaashane1883
      @mohameddhaashane1883 3 ปีที่แล้ว +1

      Waxaan rajeynayaa in aad fiican tahey, Aadna ku dhageysan doonto xaalad ka duwan tii aad waqtigaas ku sugneyd, hadii aad dib usoo booqoto.

    • @Samar-gw5hm
      @Samar-gw5hm 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mohameddhaashane1883 Alx wllkey Waayihii Dhibka Badnaa Oo ilaa Sanado aan ku jiray, Manta Xusuus Ayuu isku Bedelay Alx dhibaato walbo Waa laga baxayaa Alx 🤲

    • @mohameddhaashane1883
      @mohameddhaashane1883 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Samar-gw5hm waan ku faraxsanahey soo kabashadaada wll, waqtiga isguraya shaley iyo maanta waxa ka haraa waa xasuus haba kala duwanaate, waxba kama lumin fursado qurux badan oo nolosha ah baan ku rajeynayaa.

    • @Samar-gw5hm
      @Samar-gw5hm 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mohameddhaashane1883 thanks Bro 🙏 Sharaf ku Noolow waliga

    • @caashanuurofficial6220
      @caashanuurofficial6220 ปีที่แล้ว

      ​@@Samar-gw5hmaniga maanta ayaan soo booqdey ma dawoowdey xanuunkii

  • @deqomohamed666
    @deqomohamed666 8 ปีที่แล้ว +8

    Heestan waxaa modaa in aniga leysameeye wax dhintaa kasamirtaa raja waa ladhowra wlhi been mahan allow kudhowr iidle

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 2 ปีที่แล้ว +8

    Allaha ku caafiyo fanaankeyga aan jeclahay Iidle Cabdullaahi 🙏🏼🙏🏼 yaa Rabi caafimaad iidle

  • @nasromaxmad8402
    @nasromaxmad8402 7 ปีที่แล้ว +24

    heestan xasuus ayaan u dhegeesta wiil aan asxaab nahay ayaa jeclaay gabar ayuu kudhedheeli jiray dub a ayuu kujeclaaday xanuun waaye sidaas

    • @abdisalaan789
      @abdisalaan789 4 ปีที่แล้ว +1

      Wixii dhumayna doondoon

  • @Malloofficial1
    @Malloofficial1 8 หลายเดือนก่อน +2

    run ahaanti heestan waxay ka turjumaysaa qof walba oo qalbi jab haysto ama dhibaato lasoo gudubto inuu samro qofkaas xumeeyayna uu alle dartiii ucafiyo 😢 Mar walbo oo heestan dhagysto kama daalo run ahaanti still watching 23/05/2024 sacadu waa 01:52 habeen khamiisa
    CADDA IYO WAA GUDCUR XILIGU
    CALAFKU WAA LAMA HURAAN
    ADIGON KA CALACALIN
    MARNABA CIMILADA MADOW
    CAWO IYO NASIB WACAN RAJEE
    qof walba oo arka farintayda pls like ha iisaaro
    si aan mar labaad usoo booqdo commentyga xasuus ahaan uqortey anoo kusugan xalada aan hada kujiro mid ka duwan 😢
    I LOVE ALL SOOMALI PEOPLE 😢❤❤❤

  • @abdifitahmohamed3801
    @abdifitahmohamed3801 8 ปีที่แล้ว +14

    Caadi ma ahan heesta asagaaba ku soo baxay kuwii hore kaga fiican

  • @jamiilamaxamuud2852
    @jamiilamaxamuud2852 4 ปีที่แล้ว +16

    Xasuus waynaa galapta
    Trikhda 25/July/2020 afternoon Saturday 15:33😪😭💔

  • @caydurusahmed7600
    @caydurusahmed7600 8 ปีที่แล้ว +17

    khatar weeye heestan wan jeclaa haduu soo cusbooneesiyo maxa ula yabaysiin waba ku codmacaanye yaan laso cusboonaysiin may leeyihiin kuwan
    Bro waku Taagersanay Iidle yare Aad bay igu waynty weliba👍👍👍👍

  • @limuqueen235
    @limuqueen235 7 ปีที่แล้ว +14

    Wuu dhaboobay wllhi jecelkan dhel dheel zanaayey 💐💐

  • @umuhasaal7058
    @umuhasaal7058 3 ปีที่แล้ว +10

    Hestan xasus ayey igu ladahy anigo oyaayo cid idarenta ey jirin ayn dhageysan jiray 2012 jclki an uqaday ila hada wn la oyacidlo ayow iga tagay wuuna guursaday snadkan dhici weyday sidan rabay alh aya laga hela sidi aad rabto 😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔

  • @ismailabdullaahi9497
    @ismailabdullaahi9497 7 ปีที่แล้ว +12

    Dhaba cel tagin ba gel ku dh minayo dhici sidan rabay ilove you sxb like isar plz

  • @ladanewow3333
    @ladanewow3333 6 ปีที่แล้ว +7

    asal music iyo cad macaan
    iidle yare walee xalkeedu dhigay
    waan ubogay anu ee like ta iga giijiya

  • @sucadoabdisalan9630
    @sucadoabdisalan9630 11 หลายเดือนก่อน +32

    23/2/2024😢💔hben sabti ah

    • @FarxiyoShariif-h4u
      @FarxiyoShariif-h4u 7 หลายเดือนก่อน +3

      Maxa dhcey😢

    • @Strong-w7q
      @Strong-w7q 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@FarxiyoShariif-h4uha weydin

    • @SadiaMohamed11
      @SadiaMohamed11 5 หลายเดือนก่อน

      😭💔

    • @kidscartoon-wn1zi
      @kidscartoon-wn1zi 5 หลายเดือนก่อน

      2024-08-19 ❤️‍🩹maalin isniina

    • @NashaadAhmed-w3p
      @NashaadAhmed-w3p 4 หลายเดือนก่อน

      11/2/2024 habee khamiisa😢😢💔

  • @djkimovich
    @djkimovich 8 ปีที่แล้ว +19

    iidle fanka waa ka run sheegay cz wuxuu dhahay baahi ayaa ii geesatay Caruurta ayaa ka biilaa #iidleyare #great #artist

  • @nasiyeofficialchannel8026
    @nasiyeofficialchannel8026 5 ปีที่แล้ว +16

    2019 inta ila daawatay like iisaar

  • @Dahabo-7
    @Dahabo-7 ปีที่แล้ว +3

    Wax dhintaa ka samirtaa rajo wa la dhowraa😢💔
    Hadan calaf isku leenahay alle hana kulmiyo wll😢🤲

  • @zundusdaahir143
    @zundusdaahir143 2 ปีที่แล้ว +7

    Waa dhaboobay jaceylkaan dheel dheelsanaye🥺💗2023 still my song

  • @abdirizakmohamed2054
    @abdirizakmohamed2054 8 หลายเดือนก่อน +23

    Who is listening may 2024😢😢😢😢

  • @ahmednucman4333
    @ahmednucman4333 2 ปีที่แล้ว +7

    Wax dhintaa Ka Samirtaa Rajo Wala dhowrtaa Dhici weyday Sidan Raway 21/4/2022 Sacaduna tahay 14:55 ban dib u dhageysanaya waliba Ano dhawac badan qawo Bost Xasus ii ahan dono 💔💔💔🥺🥺😢😢😭😭

  • @sahraahmed8995
    @sahraahmed8995 8 ปีที่แล้ว +5

    Waxa wada jooga hada kenya oo fanaan ah ka wada tagay qurbaha kuli adigaa kamacaan xaag agshiin iyo xaag isku kalsooni xataaa maasha allaaah allaha ku daaayo sharafooow🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹👏🏼👏🏼👏🏼👍👍👍

  • @nuuramaax8275
    @nuuramaax8275 3 ปีที่แล้ว +8

    Wu dhaboobay jacaylkan
    Dheel dheeshanaye
    Daacadnimo iyo wanaaga
    Baan ayaa ah wadada keliye
    Imika laysku liido🥺

  • @abdifatahmahamed3648
    @abdifatahmahamed3648 3 ปีที่แล้ว +10

    Dhici wayday sidan rabay dhaawicina dilaacyo ayush miss u bbe 💔💔😭

  • @aslagombi260
    @aslagombi260 6 ปีที่แล้ว +4

    Dhagax dhuunta Kama dago dhayahaad ku aragtaa Eesh Qiyaazk .. Iidle long live

  • @mssxilwa412
    @mssxilwa412 4 ปีที่แล้ว +40

    Year:2020
    Date:17 March
    Time:13:22pm
    Dhici weydey sidaan rabay
    Maanta ayey i heysataa xasustu
    Ma gabowdo

    • @ihatelove3107
      @ihatelove3107 3 ปีที่แล้ว +2

      Ana caaway i haysta

    • @ruqiyarubaabi6999
      @ruqiyarubaabi6999 3 ปีที่แล้ว +3

      Anigana sidokle
      Year :2021
      Date:9 march
      11:40 habeenimo
      Malin ;salasa ah😭

    • @kingabdullahi8367
      @kingabdullahi8367 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ruqiyarubaabi6999
      Anneh saakay bey i haysataa 10 March saacadda 11:35 subax Arbaco💕 Waa dhaboobay jacaylkan dheel dheel sanaayay🥺

    • @maryamomaanka9157
      @maryamomaanka9157 2 ปีที่แล้ว

      🥺🥺🥺🥲😭 sorry abayo

    • @fatouma-zahra1884
      @fatouma-zahra1884 2 ปีที่แล้ว

      Ana manta ayay ii haysata
      Years:2022
      Date:22juin
      Time:8h45pm
      Dhici wayday sidan rabay dhawicina dilacayo 😭😭😭 qofkan dunida kaa calmaday ban wayay
      Raxmada Rabi lagama qusto marnaba wan sugi inu Illahay calaf igu daro OYO ❤️❤️❤️

  • @hooyoxaawa9448
    @hooyoxaawa9448 10 หลายเดือนก่อน +1

    04/04/2024
    Wuu iga tagay isagu waliba sabab la aan illahayow qalbiga i qabooji ada qadiree 💔😭😭

    • @falastiinaxmed7418
      @falastiinaxmed7418 9 หลายเดือนก่อน

      Aaamin Abaayo insha.a niyada qeer usheeg 😢❤❤

  • @jamaalnur
    @jamaalnur 8 ปีที่แล้ว +18

    ruux dhintaa ka samirtaa walaahi beentaa ma ahan ruux nool lagama sabri karo

  • @omarkahin8962
    @omarkahin8962 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wxn heestan markale ku dhagaysanaya magalada harar ee Ethiopia wxn dhagaysa naya goor habenimo ah oon diyarinayo exam aan galayo wxn master ka wada jamacada haramayo wxn idiin rajaynayaa mustabal wanagsan akhiro iyo aduunba 5\3\2024 😊

  • @hassanherro
    @hassanherro 6 ปีที่แล้ว +26

    Qoralkan xasus ahan lee u qoroyaah mahane Commenti ma baxsho😂

  • @abdifatahrashed1624
    @abdifatahrashed1624 9 หลายเดือนก่อน +1

    11-04-2024 malintii labaad ee eidul fidriga oo walipa ahayd malin khamisaaa
    Habeen lama ilaabana heeska dhagaysanayee
    Qofka dabadayy dhagaystow isoo ducee walaaloww xataa hada dhintooo✌️💔

  • @samsammuhamed2241
    @samsammuhamed2241 2 ปีที่แล้ว +4

    5/may 2022/ hbn jimca ah /sacadu thy 10:21 daqiiqo rabiyow qalbigayga wxa ku jira irumee iso duce hadad qoral kayga aqrinayso insha allaah

    • @kaahanuuraahmed3695
      @kaahanuuraahmed3695 2 ปีที่แล้ว

      Ilaahy haku rumeeyo.aniguba qalbigan ka gubanayaa wehel bn usoo.doontay

    • @fatouma-zahra1884
      @fatouma-zahra1884 2 ปีที่แล้ว

      Kula miid ban ahay qali qofkan dunida ugu jeclaa ban wayay allaha no wada rumeyo wixi an niyad ku hayno

  • @hebakmostave7135
    @hebakmostave7135 2 ปีที่แล้ว +1

    Markale ayaan dib u dhagaystay adiga dabada allh haku naxaristo ismail 🥺
    6.10.2022 Dhawr fanaan baan dhagaystay Iidle Yare ayaa dhigay halkii Al fanaan abdi Fanax🤍

  • @najwamaxamed279
    @najwamaxamed279 8 ปีที่แล้ว +19

    kkkkk waxan ka yaabay idle isga abwaan hees u samey ma lawayaay lkn runti heestan halkedu dhigay

  • @sumayabintubadal9047
    @sumayabintubadal9047 6 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah heestani wakhtina kama daalo waliba waxn sii xiseya wakhtiga aan kalida ahay inaan dhagysto waayo jawi dagn ayay ku macntay iidle alle haku daayo bro

  • @maryanjibril50mashaalah83
    @maryanjibril50mashaalah83 8 ปีที่แล้ว +30

    ilahy ka cabso walalo adunkan wax kuma tarayo iyo laku dhahy wat shidan tahy wlhi inesen wax ku tareyn ee istaba qabo oo meshii lobatna u shaqeso dabesha adunka yey ku sirin adi iyo kuwa ku lamidka ah ilahy u tobat kena

    • @sheekadaDahab
      @sheekadaDahab 8 ปีที่แล้ว +4

      Adiga maxaad u timid meeshaan ? Wacdi maad ka soo jeedinoosaa?

    • @maryanhashi6039
      @maryanhashi6039 4 ปีที่แล้ว

      @@sheekadaDahab aamus naayaa, oo gabadha faraha ka qaad. ma fariintii ilaahay baad kula dagaalaysaa subxanallah

    • @sheekadaDahab
      @sheekadaDahab 4 ปีที่แล้ว

      @@maryanhashi6039 igu waalo 3 sano kadib miyaad Internet heshay

    • @maryanhashi6039
      @maryanhashi6039 4 ปีที่แล้ว

      @@sheekadaDahab dhilo

    • @sheekadaDahab
      @sheekadaDahab 4 ปีที่แล้ว

      @@maryanhashi6039 Naag Naag kale Dhillo dhaheeso waa Lesbian ayada la tumatay!!! Xaarka kugu dhag af xumidaa

  • @legendyare
    @legendyare 2 ปีที่แล้ว +11

    Everytime Iam listening this song 🎧 ifeell crying when I remember back

  • @vokuwait6
    @vokuwait6 7 ปีที่แล้ว +18

    أتحقق حب الى كنت اتسلى به💔💔💔💔💔💔💔

  • @MrXasanyare20
    @MrXasanyare20 8 ปีที่แล้ว +98

    bro Iidle, dadkaan warkooda iska daa, ee Hees walbo oo aad qaadi karto , soo cusbooneesii, maxaa yeelay hees 1990 kii la qaaday oo sii dhimanaeesa in la soo nooleeyo wax ku jaban ma lahan. Mideeda kale xaqiiqda ayay waxay tahayba inaad ka cod macaantahay. Marka pls noo soo badi Coppy ga.

  • @fatxifatxiadan6339
    @fatxifatxiadan6339 3 ปีที่แล้ว +4

    😭😭😭 allahw naa midey mcnkeyg 🥰 Mohamed Deeq an adunka u kujacelahy

  • @mayoowmuriidi7230
    @mayoowmuriidi7230 9 ปีที่แล้ว +48

    heestan waxaa iskaleh xabiiba xasan tooxow waxey ku luqeysay sanadka markuu ahaa1985 heesta erayadeeda waxaa leh xirsi shekh nin layiraahdo laxankana waxaa saaray daa uud cali masxaf kabaniistaha weyn weliba wuxuu ahaa hees uu laxan saaray midii ugu horeysay balse heesta waxaa dib u cusbooneysiiyau ee ku caan baxay cabduqaadir xuseen mayoow buunis, dhagax dhuunta kama dego dhaayahaad ku aragtaa dhulka meesha dooga leh carab kuma dha dhamasho ana dhaawac baan ahoo dhibta weygu badantoo dhidid iyo kuleyl baan dhabanada kadayay wax dhintaad ka samirtaa rajo wa la dhowra marka waa sidaas

    • @guledrone2597
      @guledrone2597 8 ปีที่แล้ว

      run weeye heestaan goortay marfashka nooga bixi jirtay isagoo c/qaadir buunis qadayo Gggggg

    • @ibehirsi998
      @ibehirsi998 8 ปีที่แล้ว

      sxb saan ujedo tariiqo badan aa heeysaa ee intee kala soo xariiraa

    • @adenunknown3088
      @adenunknown3088 8 ปีที่แล้ว +1

      mayoow muriidima yariid hadaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @mohamedamiin2185
      @mohamedamiin2185 5 ปีที่แล้ว

      Waa sax, balse Xabiibo kadib waxaa so qaaday Da Uud Cali Masxaf oo ah ninka laxanka saray Boonis asaa kaga horeyay waana mahadsan.

  • @caashanuurofficial6220
    @caashanuurofficial6220 ปีที่แล้ว +4

    Maanta ayaan soo baqdey anigoo jeceylkii kabogsadey ❤❤🎉

  • @jamaalnur
    @jamaalnur 8 ปีที่แล้ว +4

    masha allah iidle yare nice songs wan ku heystaa heestaan bro

  • @soojirainacabdirisaaq9633
    @soojirainacabdirisaaq9633 4 ปีที่แล้ว +6

    ✍️☝️Ana dhaawac baan oo dhibtu wayigu badantee 😭 bishii 6/ 2020

    • @aboubakerdaher228
      @aboubakerdaher228 4 ปีที่แล้ว

      soojira🤐 10 july xasuus insha Allah

    • @soojirainaabdirizak1426
      @soojirainaabdirizak1426 3 ปีที่แล้ว

      26 bishii 2 /2021 🇸🇴😭🏴

    • @afnaan637
      @afnaan637 2 ปีที่แล้ว

      Dhici wayday sidan rabay 😭
      24/9/2022 alxamdulilaah marwalba 💅 maanta dhaawac Maan ahay 😒

    • @Samirbadan
      @Samirbadan ปีที่แล้ว

      Wlhi siilailada maalmaha madow way socdaan wakhtiguse dib ayuu ka hagaagayaaa Insha Allah bishu waa 10 October/5/2023. Waxan maqlay war ilaa hada jihadaa iga halaysan😢 waxba ma arko waxba ma maqlo 😢sidaa u ooyayay waxaan so boqon doona maalin noloshu ii hagaagto ood iso raadiso adoo nolosha ka dhacay😢

  • @najmacadeey3930
    @najmacadeey3930 5 ปีที่แล้ว +2

    Wiilbaan iskala sheekeysan jiray anoo wax dan iyo xaajo ka laheen hadalkisaa xatee igumo socon jirin lkn asiga marwalbo wuxuu ahaa qof ila soo hadlo oo aan marna iga daalin Siduu ila hadli jiray baan markii dambe jeclaaday 😭😭😭😭😭😭markuu iga arkay inaan jeclhy buu asna iga gaagaabsaday markaan ku iraah maxa ku badalay wuxuu i dhahaa waan mashquulay aniga isma badalin adaa umaleeyo😥 Yaa Allah faraxadeydi hore i soo celi 😭😭

  • @yahyeyousuf4099
    @yahyeyousuf4099 2 ปีที่แล้ว +6

    Amal Ahmed ♥️

  • @indhataajir9932
    @indhataajir9932 9 ปีที่แล้ว +8

    🙅Dhiciweydey sidan Rabey Dhawiciina
    Dilaacyoo🙆😔
    AlFaNaan IIDLE YARE💖❤👌✌👏👏👏

  • @adunyaduwamasalo192
    @adunyaduwamasalo192 2 ปีที่แล้ว +3

    anna dhaawac ban aho dhibtu waygu badantee😪 iidle caafimad taama kuu rajena🤲

  • @relaxing1339
    @relaxing1339 2 ปีที่แล้ว +1

    Boowe caafimad allah kaaga baryey ilahow in badan ayuu naga qosliyey ee ilahow wax xun hatusin رب استودعتك بروحه رب احفظه من كل مكروه الله يشفيك شفاء عاجلا 💔💔😭

  • @abdirizakjez
    @abdirizakjez 2 ปีที่แล้ว +5

    Allah caffimad taam ah hasiiyo wllky iidle yare 🥹🤲🏽

  • @luulmohamoud4548
    @luulmohamoud4548 2 ปีที่แล้ว +2

    Axyaaa Cod Brother Iidle yare Caafimaad Taama Allah kusiiyo

  • @shunajla
    @shunajla 5 ปีที่แล้ว +12

    I can't get enough of this...

  • @omarkahin8962
    @omarkahin8962 ปีที่แล้ว +1

    Wxn ku dhagaysanayaa magalada adis ababa haben sanadku waa 3/29/2023 wxn kawada master program wa habenkii igu danbaysay adis ababa

  • @kaltunawed4015
    @kaltunawed4015 8 ปีที่แล้ว +3

    Idle yare wlee wan kutageer alle ah kudayo codkaaga macaan halkeed ayaad dhigtay heestan nin jira iga dheh

  • @maxamedibraahin2731
    @maxamedibraahin2731 2 ปีที่แล้ว +1

    16/6/2022 habeen qamiis ay sii baxeysay jimcana soo galeysay qaali igu ah waan markaan ku bartay nolosheydiye farteydii farxaday

  • @leoashkar394
    @leoashkar394 3 ปีที่แล้ว +5

    Heestan caawa igu so dhacde
    4/6/2021
    7:42 PM
    Am emotional😢 ⚘

  • @abdifatahibrahim8636
    @abdifatahibrahim8636 2 ปีที่แล้ว +1

    wax dhintaad ka samirtaa
    rajo waa la dhawraa
    wixii dhumayna doodoon
    ayaad is dhiiri galisaa
    dhabaan ceel dageenbaan
    geel ku dheelmiyaayoo
    dhalandhool haraadbaan
    nafta dhiganayaaye
    dhici wayday sidaan rabay
    dhaawiciiba dilaacayoo
    waa dhaboobay jacaylkaa
    dheeldheelsanaayee
    dhagax dhuunta kama dago
    dhaayahaad ku aragtaa
    dhulka meesha doogale
    harar kuma dhadhabashee
    ana dhaawacbaan ahoo
    dhibtu way igu badantoo
    dhididiyo kulaylbaa
    dhabanada ka da'ayee😢😢😢😢😢😢

  • @husseindiad7843
    @husseindiad7843 6 ปีที่แล้ว +3

    jiro jooga Al-fanaan Idla yare fanaanka qarniga camaamada adigey kusoo ran tahay keep up

  • @muniirayariisey674
    @muniirayariisey674 ปีที่แล้ว +1

    Wax dhintaa ka samirtaa😵☠️
    rajo waa la dhowraa 🥺
    wixii dhumayna doondoon ayaad is dhiiri galisaa 😥😓
    Ana dhaawac baan ahoo ❤️‍🩹
    dhibtu way igu badantahoo 😪
    dhidid iyo kuleel baa 🥺🔥
    dhabanada ka da’ayeee😟😪

  • @huzzahsculley8168
    @huzzahsculley8168 3 ปีที่แล้ว +13

    Really I love this song...♥️

  • @CudoonIbraahim
    @CudoonIbraahim 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wax dhintad ka samirta wuu dhintay 2022 ila io 2024 wan ka samri la ahay kaga darane habenka uu dhiman rabay wan isku xnaqsanyn mdxa dhiig uga furmay 😢😢

  • @imabdi9045
    @imabdi9045 2 ปีที่แล้ว +4

    Ilahay caafimad tama ha siiyo iidle yare 😔💔

  • @SICIIDGAALERI
    @SICIIDGAALERI 3 หลายเดือนก่อน +1

    10/10 habayn jamca 2024💔⚠️😭

  • @WatchNow1million
    @WatchNow1million 6 ปีที่แล้ว +3

    Iidle pro hestan meelbay igaga taala wlhi qof aan jeclahay ayaa mar walba dhageysan jirey😢

  • @Bayaan447
    @Bayaan447 ปีที่แล้ว +1

    Dhici wayday sidan rabay dhawaciina dilaacyo wa dhaboobay jacylkan dheeldhelsanaye dheeldheel sanaye😢😢😢 🥲maxan qofka aan sidhaba ujeclano jacayl dhaba siina nooga fogada 😢😢😢wali wan kusugaya

  • @ademjaamac1239
    @ademjaamac1239 9 ปีที่แล้ว +7

    Axyaa Fanaan iidle yare Heeta Dib Ayaad ii xasuusiy bro tack

  • @amienzeadofficial2430
    @amienzeadofficial2430 2 ปีที่แล้ว +1

    Tariikhda 29 April 2022 🥹Sacada 9:00 habenimo gobta Istanbul turkey 🇹🇷 ma dhabobay jacaylkan dhel dhel sanayey 🥺🥺

  • @togdheerchannel2975
    @togdheerchannel2975 6 ปีที่แล้ว +4

    Waa Fanaan dhaba wlhi ninkani.
    Ma dhagaysan jirin lkn dhawaan ayaan dhagaystay heesaha uu qaado waa fanaan dhaba

  • @miskimire8415
    @miskimire8415 3 ปีที่แล้ว +1

    Heestan markasta sheekoyinka ku maqli jiray lkn hadda nasriin marwadi ayaan ka soo raacay waa best🥺👌

  • @cabdiraxmaancarab7669
    @cabdiraxmaancarab7669 4 ปีที่แล้ว +9

    Saaxiibkay Cabdiraxmaan Carab ayaan ka xoogay moobilka isla kiisii ayaan komanka ka bixinayaa heestan aad bay ii taabataa waxaana ku xasuustaa Gabadh aan isku fasalnahay ayaan ku dheeli jiray oo marmarka qaar xataa Dartay u ilmeyn jirtay maxay kuugu taalaa dib baan ka jeclaaday iyana way idiiday darteyna ragii way u nacday hadda way iska joogtaa iyada oo qurux badan dushaan se'ka ilaashadaa

    • @farhiaismail1017
      @farhiaismail1017 4 ปีที่แล้ว

      Sorry wlll😢😓😓😓 inad fahantay ahyd hada maad dib usoc celisan jacaylka wllo

    • @fatouma-zahra1884
      @fatouma-zahra1884 2 ปีที่แล้ว

      Huno cabdiraxman carab iga gaarsi wilka comantiga kaso mobilkaga hadu nool yahay
      Sida u igu dheel dheel jiray bu qofkan jecladay igu dheldhela qalbiga xata imo dhawro rago dhan wan u nacay 3 years ban kala maqanahay balse wali wan jeclahay mudo badan ka dib ma hilawi Rabi ban ka ragaynaya inu nabsigaygu so qabto sidado kaleh
      Qof ku jecel wax lalo simo maba sarno dhunido dhan

    • @zafamahad2901
      @zafamahad2901 ปีที่แล้ว

      ​@@fatouma-zahra1884 adi mia apaYo

  • @xaragojecelfardwscumar
    @xaragojecelfardwscumar 8 หลายเดือนก่อน

    Waa dhaboobay jacaylkaan dheel dheelsanayey 28/5/2024😢
    Marmarka qaar waxad rabta waqtiga iyo duruuftu kuu diida allow meel qayrleh dhibna ha tusin wuxuu jecelyahayna lugihiisa keen aamiin yaa rabbi
    Anna culayska iga qaad 💔

  • @Wearesomali
    @Wearesomali 4 ปีที่แล้ว +6

    Dhiciwayday sidaan Rabay 😥
    Heestan xasuus gaara ayay iiledahay

  • @doubled8677
    @doubled8677 3 ปีที่แล้ว +2

    Eezh qiyaazk hees
    Naver forget iidle salaan gobeed
    From caasimada nabda geeska Africa hargeysa somaliland 😎

  • @ihatelove3107
    @ihatelove3107 3 ปีที่แล้ว +17

    4march 2021 😭😭waa habeen aan waayay jacayl aan jeclaa inaan rajo ka gaadho murug darteedban u daawanaya heestan 10kii habeenimo😭maruun wankaa ladnaan jacaylow

    • @mahameddekabdi379
      @mahameddekabdi379 3 ปีที่แล้ว +1

      Sorry niyada ha iska dilin wax kaste waa hagagayaan sis ama bro kaad tahayba

    • @ruqiyarubaabi6999
      @ruqiyarubaabi6999 3 ปีที่แล้ว

      😭9 March 2021

    • @bigro8667
      @bigro8667 3 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @Abdisamedsaleban04
      @Abdisamedsaleban04 3 ปีที่แล้ว

      😢😢😢😢😭😭😭

    • @abdifatahmahamed3648
      @abdifatahmahamed3648 3 ปีที่แล้ว +1

      Oh sorry 💔💔💔😭😭😭😩