ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

YURUB GEENYO | WAXDHINTAA KA SAMIRTA |SHOWGII YURUB GEENYO NAIROBI 2024

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 เม.ย. 2024

ความคิดเห็น • 144

  • @Queen_123-r5g
    @Queen_123-r5g 2 หลายเดือนก่อน +11

    Ana dhaawac baan ahoo
    Dhibtu weygu badan too
    Dhidid iyo kuleylbaa
    Dhabanada ka da’aye 🥹💔

    • @fatema29000
      @fatema29000 2 หลายเดือนก่อน

      Waka baxyna insha allh 💔

    • @foziawoldehana7951
      @foziawoldehana7951 หลายเดือนก่อน

      😊😊​@@fatema29000 9uu7h

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t 4 หลายเดือนก่อน +37

    NOOLE FANAANAD AH KACOD MACAAN ADUUNKA MADHALAN 😭❤️ SAWTU RAXMA
    YURUB MAHAMED CABDI GEENYO 🔥

    • @D-izzy00
      @D-izzy00 3 หลายเดือนก่อน +3

      Walahi, I didn't Evan saw your comment. Great mind think alike. MashaAllah agree 💯

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@D-izzy00thanks 🙏🏿

    • @CabdiCige-fc4hz
      @CabdiCige-fc4hz 2 หลายเดือนก่อน +2

      Xaqiq man arag fananad ka cod mcn ❤❤❤ alyacisaak sawtu raxmaa

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 4 หลายเดือนก่อน +16

    Reer wariyaga waa masaridu oo kale fanka way garaacen reer abtigay ❤❤❤

  • @user-zw2bx2rg3i
    @user-zw2bx2rg3i 4 หลายเดือนก่อน +12

    VIVA.QARANKA.🎉❤. JAMHUURIYADDA DJIBOUTI 🇩🇯 😅. VIVA. RER SHEIKH . IISSXAQ

  • @user-zs6rl8wu9b
    @user-zs6rl8wu9b 3 หลายเดือนก่อน +5

    ማሻአላህ ማሻአላህ yurub mahamad geenyo ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🌹🌹🌹🌹

  • @WacaysCali
    @WacaysCali 3 หลายเดือนก่อน +11

    Ax Yaa Sowt Cod Macaan Yurub Mohamed Abdi Geenyo ❤❤❤

  • @user-qk5hd9su6d
    @user-qk5hd9su6d 4 หลายเดือนก่อน +9

    Yurub Geenyo voice made in Somaliland ❤️

    • @HodenGarad
      @HodenGarad 3 หลายเดือนก่อน +1

      Yes of course 🎉

  • @abdiayanleh1155
    @abdiayanleh1155 4 หลายเดือนก่อน +6

    It is my like yurup Geenyo sawtou rahma ❤❤❤❤❤

  • @HiboMaxamedcali-bf1dn
    @HiboMaxamedcali-bf1dn 3 หลายเดือนก่อน +4

    Jah sidan ujeclhy sowtu raxma❤❤❤❤

  • @zahradiriye6113
    @zahradiriye6113 3 หลายเดือนก่อน +18

    Mashallah Beautiful Voice!!!

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 3 หลายเดือนก่อน +7

    Aniga waxaan aad uga xanaaqaa Soomaalidaan aan protocolka aqoon ee garaneyn meel fadhiista oo fanaanka fadhi ku daawada. Iyaduna Waa gadaal ka gaar fanka sharafteeda aan aqoon in dadka loogu heeso fadhiga haddey rabaan fadhiga ha isku ruxaan

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 4 หลายเดือนก่อน +4

    BOQORADII CODKA QARNIGA YURUB M.CABDI ❤❤❤

  • @JamaalYuusuf-kb4pg
    @JamaalYuusuf-kb4pg 4 หลายเดือนก่อน +8

    Yurup geèyo hees iga dheh

  • @Eidanyare191
    @Eidanyare191 4 หลายเดือนก่อน +6

    yurub maxamed cabdi y.geenyo boqorada codka all time

  • @haawamohamed6280
    @haawamohamed6280 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dhaaban ceel tagayn baan geel udhelmiyaayo
    Dhalandhool haraadban naf kadhiganyaye❤❤yurub genyo

  • @zeitunabdi5468
    @zeitunabdi5468 3 หลายเดือนก่อน +2

    My favourite song Walahy 😢❤

  • @qooqane65
    @qooqane65 หลายเดือนก่อน

    Yurub from Hargeisa .magaaladii Quruxda. Xoriyada Fanka suugaanta
    Noolow

  • @abdishakuur5924
    @abdishakuur5924 2 หลายเดือนก่อน +3

    Heestani aniga xasuus lama ilaawaan aha ayey igu leedahay sababtuna waxa weeye heestani waxa ay ii ahayd wehel mar aan safar ahaa ceerigaabo ilaa hargeisa kaligeed ayaan dhagaysanaayey intaan safarka ahaa ceerigaabo markaas ayaa aragtideeda iigu horaysay runtii waxa aan odhan karaa xaqiiqatan dadka joogaa waa gobb iyo nasab ragii igu soo dhaweeyey magalaadaas runtii abaal weyn ayaan uhayaa alle ha sharfee
    Wakhti tagay uun iga dheh alla muxuu wakhtigu ordayaa allow cimriga noo barakee😪❤️❤️

    • @apazapaz36
      @apazapaz36 2 หลายเดือนก่อน

      Cabdishakuur siciid jibriil mid kamida raga kuwiisa adag zxp noloshu kuma xumayso wlaal qiima badan❤❤

    • @amalsaciid8099
      @amalsaciid8099 2 หลายเดือนก่อน

      Wn rajeyn marka inaad no timadu from ceerigaabo ❤

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 4 หลายเดือนก่อน +1

    Rer narobi wad mahadssniti❤❤❤💖👍

  • @user-wz6dh7iu8e
    @user-wz6dh7iu8e 25 วันที่ผ่านมา

    Vraiment c'est très magnifique ❤❤

  • @nimoabdillahielmi4281
    @nimoabdillahielmi4281 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wax dhintaad ka samirtaa
    Rajo waa la dhowraa
    Wxii lumay inaad doon doon
    Ayaad is dhiiri galisaa
    Dhaban ceel tagaynbaan
    Geel u dheelmiyaayoo
    Dhalan-dhool haraad baan
    Nafka dhiganayaayo
    Dhici weyday sidan rabay
    Dhaawiciibaa dilaacyoo
    Waa dhaboobay jacaylkaan
    Dheel-dheel sanaayee
    Dhagax dhuunta kama dego
    Dhaayahaad ku aragtaa
    Dhulka meesha doogale
    Carabkuna dhadhama sheeg
    Ana dhaawac baan ahoo
    Dhibti way igu badan tahoo
    Dhidid iyo kulaylbaa
    Dhabanadaa ka da'ayoo
    Dhici weyday sidaan rabay
    Dhaawiciba dilaacyoo
    Waa dhaboobay jacaylkaan
    Dheel-dheel sanaayee

    • @fatimaomar1940
      @fatimaomar1940 20 วันที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤❤❤❤❤😢

  • @shukrisaciid9925
    @shukrisaciid9925 4 หลายเดือนก่อน +3

    Caafi ba ahan Hooyadi Codka Maasha Allah

  • @hibaaqmaxamed119
    @hibaaqmaxamed119 หลายเดือนก่อน

    ❤🎉❤🎉❤
    276/2024
    Wax dhintaad ka samirtaaa Rajouri waa la dhawraaaa
    Dhagax dhuunta kama dego dhaayahaad ku aragtaaa❤🎉🎉🎉

  • @user-xi9yf7ne3q
    @user-xi9yf7ne3q 4 หลายเดือนก่อน +3

    Love u yurub genyo

  • @D-izzy00
    @D-izzy00 3 หลายเดือนก่อน +2

    Sowturahma. MashaAllah Yurub Genyo. Love your voice mashaAllah.
    Just hate the fact that, Niman kaan cajalada way kaga cayaareen. Who are they protecting her from, ma gabshaha flowers ka uwada? Bulshit.

  • @se1059
    @se1059 3 หลายเดือนก่อน +4

    Sawtul raxma bilaash looguma bixin yurub geenyo jir oo joog

  • @SaadaMami
    @SaadaMami 3 หลายเดือนก่อน +3

    Fanki oo qoofa❤❤❤

  • @Yusuf-jr9qw
    @Yusuf-jr9qw 3 หลายเดือนก่อน +1

    Axyaa hees❤❤❤

  • @jimcaleabdirashidabdule6088
    @jimcaleabdirashidabdule6088 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahayoow Fannaanad ma Tahay! Yurub Mohamed Abdi (GEENYO)

  • @user-fh4zh9jz3i
    @user-fh4zh9jz3i 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wow sowtu rahma allah ka farxiyo

  • @XanaanXilojano
    @XanaanXilojano 3 หลายเดือนก่อน +3

    Boqorda codka❤

  • @user-to2dr1si5h
    @user-to2dr1si5h 3 หลายเดือนก่อน +2

    yuurub boorada cood ka❤

  • @user-lb2bv6lw8s
    @user-lb2bv6lw8s 3 หลายเดือนก่อน +1

    Yaasalaam yaasalaam yurub geeyo

  • @maxamedcabdi60
    @maxamedcabdi60 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ana dhaawac.baan ahoo
    Dhibtu wey igubadantahoo
    Dhidid iyo kuleylpaa
    Dhabanada kada.aye
    Wadhaboobow jaceylkaa
    Dheel dheel sanaayee
    Dhagax dhuunta kamadagoo
    Dhayahaad ku.aragtaa
    Dhulka meesha doogale
    Carabkuna dhadhamashole
    Sowtu raxma yurub maxamed abdi geenyo runahaantii markaan dhageysto jaceyl aan ihayn ayaa igala inader iinoolow

  • @BisharoNasir
    @BisharoNasir หลายเดือนก่อน

    Mashaalh. Hooyo.yurb❤❤❤

  • @YazmiinIsmacil-cc1yo
    @YazmiinIsmacil-cc1yo 3 หลายเดือนก่อน

    Heestan anayba iga hadlaysaa 😢😢 waxan raba qof iwaraysta oo iga waramo ridwan isak iso radiya

  • @roukiaahmed6114
    @roukiaahmed6114 4 หลายเดือนก่อน +4

    😢yurub ma ino so celisay xasustadi aad yan ku tagera nolow hbbti

  • @user-si4iw6xe5r
    @user-si4iw6xe5r 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waaw yurub ❤

  • @HassanKader-dz7nx
    @HassanKader-dz7nx 2 หลายเดือนก่อน +1

    Yurub geenyo sawtou rahma

  • @khadramaxamed1203
    @khadramaxamed1203 3 หลายเดือนก่อน +3

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-sq5zp6mr3t
    @user-sq5zp6mr3t 2 หลายเดือนก่อน

    Vi❤❤❤

  • @Umumaxamed-qu1gy
    @Umumaxamed-qu1gy 3 หลายเดือนก่อน

    👸Queen 👸 🎉🎉🎉🎉

  • @CiiseCagmadhige
    @CiiseCagmadhige 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hestan hes lama oran kro aniga way iqadatay❤

  • @MunoMunomanka-du1tv
    @MunoMunomanka-du1tv 3 หลายเดือนก่อน

    Jamashada codka yurub geenyo ❤

  • @AnisoAbdulahi-hh1tj
    @AnisoAbdulahi-hh1tj 2 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan waligeyba wan jecla marka dhageysto daren igu rebta 😅

  • @AbdirahmanSaid-qb2fn
    @AbdirahmanSaid-qb2fn 3 หลายเดือนก่อน

    So Dramatic music❤️

  • @stxtt7775
    @stxtt7775 3 หลายเดือนก่อน +1

    SAOWTU RAHMA QUEEN

  • @user-ch5xv4ld5c
    @user-ch5xv4ld5c 3 หลายเดือนก่อน

    Saturday raxma ❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamacali2800
    @jamacali2800 4 หลายเดือนก่อน +2

    Boqorada reer somaliland

  • @arababdullahi7441
    @arababdullahi7441 3 หลายเดือนก่อน

    Welcome Yurub geenyo Nairobi

  • @AliyaaRealye
    @AliyaaRealye 18 วันที่ผ่านมา

    Dhaban ceel tageyba dhel dheliyayo dhaldhol la radba nafta dhiganaya 😢😢💔💔dhici weydey sidan rsbey dhawicii ba dilacyo wa dhabobey jecelkan dhel dhel sanayey 😢😢

  • @hamseroyal4425
    @hamseroyal4425 หลายเดือนก่อน

    Anah dhaawac baan ahoo
    Dhibtu way igu badan too
    Dhidid iyo kulayl baa
    Dhabanada ka da'ayoo❤🫶

  • @hoodoahmed-pp1hf
    @hoodoahmed-pp1hf 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤😢😢😢😢

  • @user-nc4be2fr2c
    @user-nc4be2fr2c หลายเดือนก่อน

    ❤😢axa qofkasto dhawaca wllo ilhya haa ku sikro anuu dhawaca maa ihi lkna heesta hadana waa ku haysta😅❤hada iga danbayso lofa haa ila dhafina

  • @user-ch5xv4ld5c
    @user-ch5xv4ld5c 3 หลายเดือนก่อน

    Marshall sawtu raxma ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Dakir_Cabdi
    @Dakir_Cabdi 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waay dhacda marwadii tixgalintay

  • @HabonDiriye-fw3fs
    @HabonDiriye-fw3fs 2 หลายเดือนก่อน

    Macha allah

  • @AmiinAmiinhajjiosman
    @AmiinAmiinhajjiosman 4 วันที่ผ่านมา

    Www

  • @NimcoAbdi-jy5vm
    @NimcoAbdi-jy5vm 2 หลายเดือนก่อน

    Ala sida loo ilaalaa jah😮❤

  • @DakeeyaHerbal123
    @DakeeyaHerbal123 2 หลายเดือนก่อน

    5/25/2024 maalin Sabti ah dhiciweydey sidaan rabay dhaawiciiba dilaacyoo xaalad adagbaan kujiraa xaqiiqdii🥹🥹

  • @abdiasishaybe3237
    @abdiasishaybe3237 4 หลายเดือนก่อน +3

    Sawtu raxma Yurub geenyo

  • @mohamedabdi6526
    @mohamedabdi6526 3 หลายเดือนก่อน

    oui

  • @Hagaafe123
    @Hagaafe123 หลายเดือนก่อน

    💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @CaashaCigr
    @CaashaCigr หลายเดือนก่อน

    Waa w codaman habo😢

  • @nurta-gh2xb
    @nurta-gh2xb 3 หลายเดือนก่อน

    Waaa run wax dhintaa laga samräa

  • @jamacali2800
    @jamacali2800 3 หลายเดือนก่อน +2

    boqorada codka

  • @IfraaxIfraax-dy7rm
    @IfraaxIfraax-dy7rm 3 หลายเดือนก่อน +1

    Boqorad jacyilka ee qarnig

  • @nabiihachocolatina3240
    @nabiihachocolatina3240 3 หลายเดือนก่อน

    04/5/2024❤🎉😮
    Sabti " wa galabnimo 5:45pm❤M❤N🎉🎉❤❤

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sowtu Raxma❤🎉

  • @AmiiraMahamed-ke5ps
    @AmiiraMahamed-ke5ps 2 หลายเดือนก่อน

    Ana dhawac ban ahoo😢

  • @Abdikariinkhadar
    @Abdikariinkhadar 3 หลายเดือนก่อน

    Ax sowtu raxma waxbadan ixasusiyay asxaabta flowers 🌹🌹🌹

  • @AbdisalanAyanle
    @AbdisalanAyanle 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-dh3cf4fk9o
    @user-dh3cf4fk9o 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sowtu raxma qarnigii tagay cidi kuma haysan xaga codka

  • @SucaadXuseen-ej5mk
    @SucaadXuseen-ej5mk 4 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤

  • @IbraahimomarMuhumed
    @IbraahimomarMuhumed หลายเดือนก่อน

    Dhici weydaY sidaaan Rapayoo dhaawacii paa DiLaaciyoo waa dhapoopay jaceylkaan dheel dheelsanaaYaY 😢😢

  • @Simanomer14
    @Simanomer14 2 หลายเดือนก่อน

    😢💔

  • @FilsanaliIbraahim
    @FilsanaliIbraahim หลายเดือนก่อน

    Way hoyoooy 😢 qofkad jecshay oo adan ka marmin weliga goan ma ka qadatey sababo jira awgeed manta galinka danbe wxn sugaya warqdeyda furintan ano aad u jecel ninkayga hadana sababo an u heshin weynay ba mesha tala ya alaah isagana qalbiga u qabooji ana ii qabooji wax khyr qabana na siii dhici weydey saan rabeee 😢😢😢

    • @rodaosmandaoud
      @rodaosmandaoud หลายเดือนก่อน

      Still you love him

  • @AminaAmina-gi6nt
    @AminaAmina-gi6nt หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @user-tb6vq7hx3x
    @user-tb6vq7hx3x 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-cj5ww9yl5g
    @user-cj5ww9yl5g 2 หลายเดือนก่อน

    Ana dhawac baan ahayoo dhibta weey igu badatoo

  • @Umumaxamed-qu1gy
    @Umumaxamed-qu1gy 3 หลายเดือนก่อน

    ♥️♥️♥️🔥🔥🔥🔥🎉🎉🎉🎉

  • @mumtazshire9925
    @mumtazshire9925 4 หลายเดือนก่อน +2

    xasuus aan ilobin karin ayay iledahay heestani wlhi 😢😢😢😢

  • @ApthishakuurJaamac7
    @ApthishakuurJaamac7 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @user-qm1tx4cw1h
    @user-qm1tx4cw1h หลายเดือนก่อน

    💚💚💚🥀🥀🥰😭

  • @abdikeniahmednour3780
    @abdikeniahmednour3780 3 หลายเดือนก่อน

    Wixii dhumayna doondoon
    Ayaad is dhiirigelisaa 😮

  • @mohamedjamac898
    @mohamedjamac898 หลายเดือนก่อน

    4:00 min marka ay hestu marayso gabarta dheer e ushegaysa inay shalmada ka dhacday gabarta kale ee ubaxa gududka eh hayso i respect this long women 🤣

  • @HodanMed-ru8ip
    @HodanMed-ru8ip หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢

  • @hoothazultaan640
    @hoothazultaan640 3 หลายเดือนก่อน +1

    😢🥺💔

  • @hamsemali9257
    @hamsemali9257 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa maxay nimankan xooga waawayne ee yurub gaadhka ka qabtay😂😂😂😂

  • @Abdikariinkhadar
    @Abdikariinkhadar 3 หลายเดือนก่อน

    Sawtu raxma waa heesaha aybili qaysatay lkiin aad uga helaa codkeeda mcn

  • @SalebanAhmed-vd4tz
    @SalebanAhmed-vd4tz หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤❤😂😂😂😂😢

  • @QuenNajuu
    @QuenNajuu หลายเดือนก่อน

    💔😿

  • @hoodoahmed-pp1hf
    @hoodoahmed-pp1hf 3 หลายเดือนก่อน

    😢❤😮

  • @ahmedfoos5450
    @ahmedfoos5450 3 หลายเดือนก่อน

    Heetan waa my xs

  • @user-oe1wt3zp3b
    @user-oe1wt3zp3b 2 หลายเดือนก่อน

    Khaniis ka diinta dadka ugu gabanaya waxan kuu sheega yaa diinta qof ma aha qof na ma laha alleh ayaa leh ciyaarta ka daa inta badani muslin sheegta waa munaafaq qofna qof alle wakiil ugama aha doqonimada ma aqbalo qof walaw ba la dabaalo nolol shaada

  • @farxaankhadar4398
    @farxaankhadar4398 3 หลายเดือนก่อน

    Sowtu raxma 😢qiiro

  • @user-cj5ww9yl5g
    @user-cj5ww9yl5g 2 หลายเดือนก่อน

    Dhagax dhuunta kama dago dhayahaad ku aragtaa.......

  • @Nasra-w2k
    @Nasra-w2k 3 หลายเดือนก่อน

    Yurub wajigan iyo ilkaha iska habee dunidu way horu martee Sister

  • @ahmedmoh5341
    @ahmedmoh5341 3 หลายเดือนก่อน

    Wax dhintaad ka samirtaa
    Rajo waa la dhawraa
    Wixii dhumeyna doondoon
    Ayaad is dhiirigalisaa
    Dhaba,aan(Dhabo) ceel tageyn baan
    Geel ku dheelmiyaayoo

  • @nimcohusein-km5xk
    @nimcohusein-km5xk 3 หลายเดือนก่อน

    04/5/2024 waa haben nimo sabti ah saacado waa 10:06pm xaalad adag anan cabiri Karin 💔🥺😫😭

    • @mohaanyare5125
      @mohaanyare5125 3 หลายเดือนก่อน +1

      waxaan kuu rejaynayaa wakhtiyo badan oo xaalada adag aad kagasoo kabato wanaag iyo farxad baad heli idam alle

    • @nimcohusein-km5xk
      @nimcohusein-km5xk 3 หลายเดือนก่อน

      @@mohaanyare5125Aamiin wllo 🙏