Sidee google ku ogaan karaa suaal kasta oo la waydiiyo?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ก.ย. 2022
  • Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
    Facebook: bit.ly/2JycRdj
    Instagram: bit.ly/2TPlYrR
    Twitter: bit.ly/3mOR27D
    Muqaalo ku qancin doona:
    - Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
    - Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
    - Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
    - Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
    Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 107

  • @bileyassein
    @bileyassein ปีที่แล้ว +13

    Xogta oo kooban:
    1. Google waa shabakad ay ku kaydsan yihiin dhamaan website yada oo dhami, haddii aad website samaysato waxaa waajib ah inaad Google geliso website kaaga
    2. Su'aasha aad waydiiso jawaabteeda waxay ka soo dhex saartaa xogta ku qoran website yada Google ku kaydsan
    3. Google xogta website yada waxay ku kaydisaa servers u gaar ah
    4. Google lacagta ugu badan waxay ka soo gashaa dadka raba in xayaysiin loo sameeyo
    5. Xayaysiintaa Google waxay ku baahisaa website yada ku kaydsan ee kaagu ku jiro. Lacagtii qofka laga qaadayna waxaa kala qaybsada Google iyo qofka website ka leh
    6. Qofka website ka leh waxa lacagtu kasoo gashaa xayaysiintaa Google website kiisa dul saartay
    7. Qofka su'aasha Google waydiinayaa lacag ma faa'iidayaa? Jawaabtu waa maya ee isaga ayaaba sidii xoolaha 3 shirkadood u kala iibsadeen 🤣 balse keliya wuxuu faa'iidayaa jawaabtii uu rabay
    8. Waxaad ogaataa haddii aad internetka gasho 2 wax ayaa dhacaya. Inaad lacag samayso iyo in adiga lacag lagaa sameeyo
    Mahadsanidiin

  • @Haykal5
    @Haykal5 ปีที่แล้ว +15

    The best person ever the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم🫀♥️✨️

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 ปีที่แล้ว

      Afsoomaaliyeey Qoraalkaadda

  • @crisaaqyaasiin7117
    @crisaaqyaasiin7117 ปีที่แล้ว +2

    Thanks ustaad

  • @Khadra_Abdikareem
    @Khadra_Abdikareem ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Abdirahman

  • @learnnewinfo
    @learnnewinfo ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid Wll

  • @mr__esca1559
    @mr__esca1559 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid saaxiib

  • @mahadkarimi2358
    @mahadkarimi2358 ปีที่แล้ว +26

    STORY OF MED MULLAH ......NEXT VIDEO

  • @abdirahiinsuldaan5189
    @abdirahiinsuldaan5189 ปีที่แล้ว +2

    Thanks bro 🤗

  • @abdirahmaanilkocasse8313
    @abdirahmaanilkocasse8313 ปีที่แล้ว +1

    Shugran sxp Abdiraxmaan Omar 👏👏

  • @kawga.k7c701
    @kawga.k7c701 ปีที่แล้ว +8

    NABIGA KU SALI SCE❤❤❤❤❤

  • @user-wz6ep5wg8o
    @user-wz6ep5wg8o ปีที่แล้ว

    It's important topic thanks for you your helping us for the education 👍

  • @user-wz6ep5wg8o
    @user-wz6ep5wg8o ปีที่แล้ว

    Waad ku mahadsanyhy ustaad sida fiican ee aad hogta inoogu soo gudbinayso ❤❤

  • @maryanhaji8981
    @maryanhaji8981 ปีที่แล้ว

    Asc waaberi keep going Cabdiraxman horumar wacan insha Allaah

  • @najmajamac6217
    @najmajamac6217 ปีที่แล้ว

    Hore u soco bro

  • @caarifmoha7456
    @caarifmoha7456 ปีที่แล้ว +6

    Waa Mowduuc muhiim ah aadbana ugu mahadsantahay
    Si gaar ah waxaad noogu soo diyaarisa server Internet ahaan iyo data ahaan

  • @fantastic48art10
    @fantastic48art10 ปีที่แล้ว

    masha allah wll noo so badi videoyadaad waan ka helaaye

  • @user-iu8js4nk4v
    @user-iu8js4nk4v 11 วันที่ผ่านมา

    Really actually

  • @cadnancali4675
    @cadnancali4675 ปีที่แล้ว +1

    M.a horay usoco ustaad

  • @behonest6989
    @behonest6989 ปีที่แล้ว

    Keep going 💪

  • @abdirahmaanfarah2778
    @abdirahmaanfarah2778 ปีที่แล้ว

    Eng .waa ku salamay sida sheegtay waye wana kagaga mahadnaqayaa sida u soodiyarisay mawcduca

  • @ibrakadarbo5091
    @ibrakadarbo5091 ปีที่แล้ว +2

    33k to 300k hore usoco

  • @sakariyemahbuub6001
    @sakariyemahbuub6001 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @batuulok3624
    @batuulok3624 ปีที่แล้ว

    Good

  • @mohamadibraahim930
    @mohamadibraahim930 ปีที่แล้ว +11

    جزاك الله خيرا وغفرالله ذنبك و جعلك من أصحاب الجنة آمين يا رب العالمين
    والله إنى أحبك في الله يا عبد الرحمن

  • @shukrixuseenfiidow3247
    @shukrixuseenfiidow3247 ปีที่แล้ว

    👌👌

  • @hafza6
    @hafza6 ปีที่แล้ว

    m.a wllo wax yaabo bdn ayaan kafidney horey usoco❤

  • @shaficiabdi5873
    @shaficiabdi5873 ปีที่แล้ว +2

    Asc c/raxmaan waabari waan ku baahnaaye halkaan kaala soxidhiidhaa….mahadsanid

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 ปีที่แล้ว

    waku salamay walalkay

  • @maamafood1587
    @maamafood1587 ปีที่แล้ว

  • @ibraahmed2395
    @ibraahmed2395 ปีที่แล้ว +1

    Asalamu caleykum zxb waxa ahay arday dhameyay iskulka sare oradinary deeq waxbarasho dalka dibadisa waxana heysta natijada A- ee imtixankii dugsiga sare marka waxaraba inakuweydiyo deqda waxbarasho ee dalka Brunei ama deqaha kle gorta aybilabanayaan isdiwangalinta iyo sida ankuhelikaro

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 ปีที่แล้ว

    Alle mahadii weye ciraxman cumar warka soda wll bye

  • @ahmedyaasiin91
    @ahmedyaasiin91 ปีที่แล้ว +6

    M.a mahadsanid
    Waxan raba hal suaal in aan ku waydiiyo
    Google waxa sameeyay laba dhalin yar oo hawl kara wan uhanbalyaynaya
    Lakiin hadii aan ku fikiro in aan sameeyo waxyaabo cusub waxan ubaahanaya in aan raadiyo macluumad google iyo sharkadaha kale Arinka wax maka basaasi karan ama malaga qaadan kara ?
    Mida labaad Africa jaanis Ikhtiraacyo lagu sameeyo so lama heli karo?
    Mahadsanid waa waxyaabaha maskaxdayda ka guuxayay sanado badan

    • @aqoonqaate8109
      @aqoonqaate8109 ปีที่แล้ว

      Yes wiliba hada heshiis cusub ayay la galeen Israel
      In cancel lagu sameeyo dhamaan cid walba oo kasoo horjeesata Israel.

  • @daaci______zakariye8485
    @daaci______zakariye8485 ปีที่แล้ว

    Waa runtaa

  • @mohmethladif9208
    @mohmethladif9208 ปีที่แล้ว +1

    Asc ustaad abdirahaman mahadsanid wll waxa an u baahna in an wax ka ogaado cida sameysey internetka iyo cida leh mulkiyadiisa iyo goorti lasameeyay
    Midkle waxa an u baahna quick book in ad warbixin ad noga so diyarisid in an barto ayaan jeclahy
    Thanks wll

  • @ahmedgolden3906
    @ahmedgolden3906 ปีที่แล้ว

    Mhdsanid saxib ❤

  • @daaci______zakariye8485
    @daaci______zakariye8485 ปีที่แล้ว

    Sxp

  • @cabdullahimire170
    @cabdullahimire170 ปีที่แล้ว

    masha allh
    balse suaal, kawaran hadii uu gubto mid kamid ah dhismayaashada ay servers-ku ku kaydsanyihiin, xogtaas dhan hawada miyay ka baxaysaa?

  • @abdikariimyusuf1321
    @abdikariimyusuf1321 ปีที่แล้ว

    Hi pro

  • @mahamedosmaan287
    @mahamedosmaan287 ปีที่แล้ว +3

    KU SALI NABIGEENI SUUBANA NNKH

    • @wllka12
      @wllka12 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @mohamadibraahim930
      @mohamadibraahim930 ปีที่แล้ว +1

      اللهم صل على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم

  • @idil5758
    @idil5758 ปีที่แล้ว +1

    1000 jeer ayaan is waydiiyay waxaan ahay Web developer aad ayaan ula yaabay iyada.

  • @mahadaxmed8965
    @mahadaxmed8965 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid cabdiraxmaan cumar suaasha aan qabo waxaa weeyaan dadka facebook page ka samaysta ee waxna kusoo bandhiga maxay iyaguna ka faaiidaan bro mhdsnd mar labaad

  • @shaficiabdi5873
    @shaficiabdi5873 ปีที่แล้ว +1

    Asc wllo c/raxmaan waxa aan u baahnaa inaan kula soxidhiidho. Ee halkaan kaala soxidhiidhaa…mahadsanid wllo

  • @superglad3069
    @superglad3069 ปีที่แล้ว +4

    Magaceyga waa AHMED GLAD HALKANINA WAA WAA BERI MEDIA KUSO SONDHAWAADA DAWADAYAAL MYQAALKENA MAANTA COPY USTAAD ABDIRAXMAN CUMAN DAR ALLE AYAN KU JECLAHAY WLLKEY IGA WEYN😘😘😘

  • @saddammaxamed5574
    @saddammaxamed5574 ปีที่แล้ว +4

    Waxan Ku waydiinaya ustaad side Google Markii uguhoraysay logo subway macluumaad Mahadsani

  • @sakariaabdimahamed7023
    @sakariaabdimahamed7023 ปีที่แล้ว +1

    Wll kazoo hadal furashada magaalada casimada Vatican city

  • @walalprem8085
    @walalprem8085 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll waxaa tahy macalinkeyga waana kutaagersanhy

  • @sakariyeshariif6861
    @sakariyeshariif6861 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad cabdi raxmaan waxaan ku waydiin suaal aad moodid inay ka baxsan tahay mowduucaan dunidan aan joogaa dadka ku nool waxy ku sheegeen wax 8 bilylan ku dhow si gaara musliniinta 1 bilyan iyo haaf bay ku sheegeen su aasha maskaxdayda ka guuxayso waxay tahay qarnigii 15aad baan joognaa hadaba maxay muslimiintu unoqon waayeen kala badh caalamka hadaynaan ka badan mahadsanid

  • @AsadAH67
    @AsadAH67 ปีที่แล้ว +2

    Fadlan qeexitanka Google micniihiza ama qexiitankiizu muxu yhy mhdzanid

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 ปีที่แล้ว

      google : waa machine ay ku kaydsan yihiin website's oo wax laga baadho .

  • @muhamedsamater3863
    @muhamedsamater3863 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid bro 🥰

  • @najmajamac6217
    @najmajamac6217 ปีที่แล้ว

    Please kasoo hadal tropical ka 🙏

  • @mlossa25
    @mlossa25 ปีที่แล้ว

    Waaberi media
    Suaasheydu waxey tahay shirkadanhan sida Google, Facebook iyo wixii lamida sidee lagacta u sameeyaan inteena ka soo gashaa mahadsanid

  • @bashiirmaxamad1410
    @bashiirmaxamad1410 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantahay abdirahman Omer
    Suaashayda
    Lacagta ayaa siinaya Google ay ka faaiidayso?

  • @Axmed_Aadan
    @Axmed_Aadan 8 หลายเดือนก่อน

    Wayahayi Sxb side uga mid noqonkara daadka lacagta ka sameenaya google

  • @samiremahad2113
    @samiremahad2113 ปีที่แล้ว +1

    Best channel waabari Media tanks bro

  • @fantastic48art10
    @fantastic48art10 ปีที่แล้ว

    somalidu mxy ugu lidataa xaga farshaxanka \arts

  • @caamirpro6625
    @caamirpro6625 ปีที่แล้ว

    Walakay ma kahadli kartaa kuliyada computer science

  • @axmedciise-9553
    @axmedciise-9553 ปีที่แล้ว

    A

  • @aliabdi8693
    @aliabdi8693 ปีที่แล้ว

    MAHADSANID USTAAAD WAXAAN KAA CODSAN LAHAA IN AAD MOWDUUC NOOGA SOO DIYAARISO WORDPRESS IYO GOOGLE ADSENSE
    MAHADSANID.

  • @abdurrahmanabdo1538
    @abdurrahmanabdo1538 ปีที่แล้ว +3

    Waxaan jeclaan lahaa inaad muuqaal ugu soo gudbiso qaabka wax looga barto loona helo chances ka waxbarasho ee Coursera
    Somali Maryoolay hadaad aqoon korodhsi doonaysaan ama xirfad cusub waxaad si bilaash ah ama qiimo aad u hoseeya ka helaysaan web ka iyo app ka COURSERA oo jaamacadaha ugu caansan addunka iyo professors ka loogu aqoonta badan yahay wax kugu barayaan qaab online ah....
    Waa waxa ugu yar ee aan tari karo qof kasta oo hami wax barasho ku jiro.
    Waad mahadsan tihiin walaalayaal

    • @aboodyhamoody2676
      @aboodyhamoody2676 ปีที่แล้ว

      Waad ku mahadsan tahay wll qaabka aad noola wadaagtay waxaan ka dhamaystay HTML imikana courses kale ayan ka wadaa

    • @DreameR-oh9vi
      @DreameR-oh9vi ปีที่แล้ว

      Webka ma nala wadaagi kartaa adoo mahadsan

    • @abdurrahmanabdo1538
      @abdurrahmanabdo1538 ปีที่แล้ว

      @@aboodyhamoody2676 Alla hakaaga dhigo cilmi ku anfaca

  • @maxameddeeq3377
    @maxameddeeq3377 ปีที่แล้ว

    Wll maxaa ku dacay war baahintena!!? Waxaan arga galbeedka iyo caalamka oo ka hadlayo la doodaayo siyaasintooda dhib walbo ka jiro dalkooda balse war baahintena ma jiro wariyey ka doodayo dhibatooyinka eesan ehen Doorasho!! Heer waxaa marena in galbeedka ka hadlaan dhibaatooyinka inti san war baahintena ka hadlin.

  • @mohamedhirsihasanwarsame5570
    @mohamedhirsihasanwarsame5570 ปีที่แล้ว

    Sidaa loobarto hakinta

  • @aminaali7628
    @aminaali7628 ปีที่แล้ว +2

    Wll waxaan kuwaydiin laa qaabka ay ushaqeeyaan ilimunatiga ama maan soo niayada ee shaydaanka caabuda waxaan rajaynayaa inaad iiga soo jawaabtid mahadsanid wll qli

    • @aminaali7628
      @aminaali7628 ปีที่แล้ว

      @Nabad doone yaad uwadaa taa ma aniga mise isaga

    • @aminaali7628
      @aminaali7628 ปีที่แล้ว

      @Nabad doone ayo dee ayo kee keedee

    • @aminaali7628
      @aminaali7628 ปีที่แล้ว

      @Nabad doone maskaxdaa laynaga guumaysanayaa wll mafahantay inay maa mulaan dunida inteeda badan waxa markhaati ka ah

    • @aminaali7628
      @aminaali7628 ปีที่แล้ว

      @Nabad doone aaskii bakhtiga boqorada

  • @moillustrator
    @moillustrator ปีที่แล้ว

    hadii aan isku dayo su aashaas, waa laso galliyaaa xogta aan dhamaadka leheen

  • @maxamedxuseenismaaciil
    @maxamedxuseenismaaciil ปีที่แล้ว

    Aan kuu sheegee google maskaxda dadka ayuu ka keenaa jawaabahan uu hayo waayo suaashan waydiiyo hadanu hayn waxuu dhehayaa no result markaa waxuu ku maqanyahay suaasha siduu u soo heli lahaa waxaa laga yaabaa mud ka dib inuu soo helo

  • @hassanxiis8877
    @hassanxiis8877 ปีที่แล้ว

    Ustad mahadsanid suasheyda waa ninkan thumbnail aat saartay Maxey TH-camrs ka u saran Markey barnaamij nocano kale sameynayan mahadsanid jawab wcn

    • @YuuMaan
      @YuuMaan ปีที่แล้ว

      Sida aan isleeyahay waa soo jiidasho la rabo in muqalkas aadan dhafin oo daawato
      waa sida cream, iyo sabunka shambada OO kale sawirada qurxon ee korka lagu muujiyo si aa ugadatid

  • @garaadmustaf1294
    @garaadmustaf1294 10 หลายเดือนก่อน

    Lacagta sakada dolar

  • @abdiwasacibraahim740
    @abdiwasacibraahim740 ปีที่แล้ว

    waxad ka so hadasah Scholar ship yadi free ah abdi rahman walala frOm jiGjiGa

  • @libaanjamac6127
    @libaanjamac6127 ปีที่แล้ว

    R

  • @liibaandawloh5091
    @liibaandawloh5091 ปีที่แล้ว +1

    Legend man 🥰

  • @maxameddeeq3377
    @maxameddeeq3377 ปีที่แล้ว

    Ciidamo shisheegey dalkena jooga ma jiro wariya Soomaaliyed weydiyay wareeysta waxey haleyan ma jiro Siyaasi ka xanuustey ciidamada shisheegay!!.

  • @updymalikmahad5575
    @updymalikmahad5575 ปีที่แล้ว

    Cabdiraxmaanow waxaad noo sheegtay in raga Google aas aasay aysan ahayn Muslim hadaba hadaan waydiiyo Google su'aal diini ah wuu iiga jawaaba mxay tahay sababtu?

    • @suhaybxasan7725
      @suhaybxasan7725 ปีที่แล้ว

      Google waa run gaalo ayaa samysay balse jawaabta uu keenayo iyagu ma maamulaan ee waa automatic

  • @sacadaadan9055
    @sacadaadan9055 ปีที่แล้ว +1

    .

  • @nadia90
    @nadia90 ปีที่แล้ว

    Serveradu ma kaydiyaan fariimaha la is ugu diro barnaamijyada lagu xiriro sidoo kle ma duubaan video callka dhexmara asxaabta kala duwan ee aad la xirireyso

  • @muscabyare7621
    @muscabyare7621 ปีที่แล้ว

    Okay waydii google maxa bini adamka lo aburay

  • @Easy_way1
    @Easy_way1 ปีที่แล้ว +1

    1 saal baa jirta hadi aad Google waydiso, o ku dhahaya
    I don't know

  • @abdellatailor9395
    @abdellatailor9395 ปีที่แล้ว +2

    Keep going ugaas

  • @somalianopinion
    @somalianopinion ปีที่แล้ว

    Fadlan ka soo hadal Taariikhdii( Ayatullah Khumeyni) Aas aasihii Iran. Mahadsanid.

  • @apdalladikre8316
    @apdalladikre8316 ปีที่แล้ว

    Matahay macquul in lasoo saaro aalad kaweyn Google

  • @libaanjamac6127
    @libaanjamac6127 ปีที่แล้ว

    Aaaft

  • @abdirahmansayid1040
    @abdirahmansayid1040 ปีที่แล้ว

    Shirkda Google aya ka hawl badan dawlado isku sheega african ka

  • @farhiaquen5402
    @farhiaquen5402 ปีที่แล้ว

    Ka so hadal dagalka magalada qudus kasocda

  • @MUUQAL251
    @MUUQAL251 28 วันที่ผ่านมา

    Sidee loo soogaliyaa pornka horta 😂😂😂

  • @mustafecarab4097
    @mustafecarab4097 ปีที่แล้ว

    Xxxx

  • @waanoiyowacyigalin
    @waanoiyowacyigalin ปีที่แล้ว

    Qisooyin layaab leh oo aniga shaqsiyan aan kala kulmay qurbaha iyo wadankaan aan joogo👀👀👀👉th-cam.com/video/Zh_FwPfgXTE/w-d-xo.html

  • @sidiiqyuusuf1322
    @sidiiqyuusuf1322 ปีที่แล้ว

    Zxb c/diraxman cumarow. Horta SuAal:
    Yaa Iska leh shirkada you tupka 🧐

    • @salaadomxusen1164
      @salaadomxusen1164 ปีที่แล้ว

      Israeli

    • @user-zk8bs1hn2m
      @user-zk8bs1hn2m 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@salaadomxusen1164isreil ahaa waad waa latay sx b waxaa leh shirgada google wadanka laka Lee yahAna waa ameerika