7 SIDAN AYUU U SHAQEEYAA AWOOD BUUXDA - No Contact Rule

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2025
  • =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com

ความคิดเห็น • 195

  • @fathatayib
    @fathatayib ปีที่แล้ว +37

    Walhi nin ilahy xikmad & Aqli ugu dey qey weyi Taloyinkisana Aad ayan ujecelahy Allah cimiraga&cafimadka kuusiyadiyo ❤wllkey ayub axmed Allah ku xifdiyo

    • @NajmaomarNuju
      @NajmaomarNuju ปีที่แล้ว +1

      Ben mahan ugu yaran 4.sano ku.xiranahy wax badan ka.faaiday😊

    • @nuuninimcan6150
      @nuuninimcan6150 11 หลายเดือนก่อน +3

      M.a😊😊😊 sidookale aniguba wxbadan ayn ka faaidaystay ustaad ayuub axmad

  • @Abdullahi-Daacad
    @Abdullahi-Daacad ปีที่แล้ว +8

    Ustaad Barakallah Goldon Voice

  • @Abdiaziz5875
    @Abdiaziz5875 ปีที่แล้ว +34

    Ayuub anigoo mudo dhagysan jiray
    Baa malin nin ay sxbo yihin igu xiray markan la hadlay si wanagsan ayuu igula dhaqmay wax bdn ayuuma iga saaciday thanks my friend ❤️

  • @UmulkheyrUmulkheyr-t7r
    @UmulkheyrUmulkheyr-t7r 11 หลายเดือนก่อน +1

    Our teacher ayuub ahmed mahadsanid ♥️👑

  • @najmaabdulkadir
    @najmaabdulkadir ปีที่แล้ว +8

    Xaqiiq waxa ah qofka meel walba aad ka arki kartid hadad ka fogaatid inad caafimaadaysid xanuunkana uu kaa kala yaraanaayo marba marka kasi dambaysa xaaladaas inad kasii gudbaysid 🥰 mhdsnd ustaad ❤

  • @SuhaybAbdirahmaan-j4v
    @SuhaybAbdirahmaan-j4v ปีที่แล้ว +15

    Aduunkeena io aaqiradeena alaha Inoo hagaajiyo 😭🤲

  • @Kingmaxbuub
    @Kingmaxbuub ปีที่แล้ว +4

    Mansha allah teacher

  • @zaynabmohamood9985
    @zaynabmohamood9985 11 หลายเดือนก่อน +1

    Asalamu calaykum Walal what an amazing advice it’s like your talking to me honestly I’m separated for one year n half now and only now I’m starting to heal n c my worth may Allah bless you Walal.

  • @hiborose6563
    @hiborose6563 ปีที่แล้ว +5

    Merci beaucoup mon professeur est Dieu protégé tout de mal ❤❤

  • @iqriizhNature-my8yl
    @iqriizhNature-my8yl ปีที่แล้ว +6

    Mahadsanid macalin
    جزاك الله خيرا

  • @habibahosh3526
    @habibahosh3526 ปีที่แล้ว +16

    Intaassoo dhan wax ka fudud kana fiican baan adegsaday waqti badana igama gelin waa laba ragco oo salaad ah iyo duco kadibna seexo wax walba waa iloobee 😊

    • @ayuubaxmedmedia
      @ayuubaxmedmedia  ปีที่แล้ว +16

      Absolutely, aduunka qof Alle ku xiran bini aadam daciif uma noqdo qof jacayl u daciifay hadaa aragto waxbaa ka dayacan xaga cibaadada ama waajibka Alle saaray

    • @qalbilove2448
      @qalbilove2448 ปีที่แล้ว

      ❤ustaat ajuub. Aqon madi iyo din u dhamestiran m.a

    • @naimo133
      @naimo133 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@ayuubaxmedmediajaceyl wuu jiraa ducadana dadka wey caawisaa si caadi ugu jawaab

  • @maxamedsaalaxcabdullahi8596
    @maxamedsaalaxcabdullahi8596 ปีที่แล้ว +4

    السلام عليكم شيخنا جزاك الله خيراً ماشاءالله ❤❤❤❤

  • @weeewchaweeewcha
    @weeewchaweeewcha ปีที่แล้ว +3

    Thanks pro well said 💪🏽👏🏽MashaAllaah

  • @Samiyitamouse7
    @Samiyitamouse7 ปีที่แล้ว +11

    Keep going brother

  • @NasroAbdirashid-s1c
    @NasroAbdirashid-s1c ปีที่แล้ว +3

    Jazaakallah ❤runtii abaalkaga wxn ku gudo malahn Wx bdn ayaa kaa faaido ustaat Thank youu my teacher

  • @SumayoAhmed-y9l
    @SumayoAhmed-y9l ปีที่แล้ว +8

    Ninkan 1M wuu u qalmaa❤

  • @Munasayare
    @Munasayare ปีที่แล้ว +7

    Waa iska maqnaane maxa waye sxp wllhi niyadaa idhistaa mar walba oo aan ku dhageesto❤

  • @tawakalxaapzade3968
    @tawakalxaapzade3968 ปีที่แล้ว +2

    Run Ahaantii Aad bn ugu faraxsanahy Inan Ka mid ahaado Asxaabta kgu xidhan wx badan ayaan kaa Fa'idey ustaad Alle hku xifdiyo ❤❤

  • @Abdulahiabdiraxman-q9q
    @Abdulahiabdiraxman-q9q 5 หลายเดือนก่อน +1

    An kusaliino Nabii muuxammad scw scw❤❤❤❤❤

  • @MukhtarabshirIsack
    @MukhtarabshirIsack ปีที่แล้ว +2

    Aad uwayn waa si wangsan shukran ustaad ❤

  • @QD7071
    @QD7071 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid walalkey mawduucyo aan badankeen daneeneeyo ayaad noo soo gudbisa

  • @guccigacal
    @guccigacal ปีที่แล้ว

    My teacher of life ev'seen ayuub ahmett wax badan ayaad noloshyda ka badashy alaha ku amansado ustaaad❤😊🤲🏼

  • @ARaysmahadRaage
    @ARaysmahadRaage ปีที่แล้ว +2

    It is good my teacher

  • @zookazoochannel6374
    @zookazoochannel6374 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah maclin Alle hakaa ajirsiiyo talooyinkaaga Quruxda badan Ee aad Nala jeclaatay maclin l proud of you walaahi waxaan jeclaan lahaa in aan helo number phone kaaga❤😊may Allah Give you 😊 reward 😊

  • @MOHAACADE-z8h
    @MOHAACADE-z8h ปีที่แล้ว +1

    M.a utaat ayuub Allah haku xafido waxa tahay shaqti aad ufican ❤

  • @Shugri-fj2oc
    @Shugri-fj2oc ปีที่แล้ว +3

    Zhukran ya ustadi❤❤❤

  • @shakirOsmaan
    @shakirOsmaan ปีที่แล้ว +2

    Ustaad wlhi wax badan ba ka faiday mahadsanid

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @ZiHaaMAliAHmedBoqore
    @ZiHaaMAliAHmedBoqore ปีที่แล้ว +3

    Wllo ayuub wlhi aNiga wax kale iska daayo hadalkaag idam qay waayo waxad moda iNaad qofkii isla jogtan wlhi waxan ka qadey dhiir galin wlo aNigu waxan qada talobooyiNkaag wlhi ilhye wanku xidhanhy hadan garn mayo meel ay wax kaqad yiihin imika wan iska marya waxan ka gosgosan jatiska iyo melhu wax so dhigo gontixa wan qatay ina qof danbe amiin😢😢😢

  • @abrahamofficial4864
    @abrahamofficial4864 ปีที่แล้ว +2

    Thanks bother Ayuup❤ Alx❤

  • @indheey6509
    @indheey6509 ปีที่แล้ว +6

    Hooyo mcn igu soo duceeya walaalayaay

  • @aneesaaneesaabdukadir488
    @aneesaaneesaabdukadir488 ปีที่แล้ว +1

    Mashallh allow aqligaga ku barkee abowe waxba kaa faida mar walba❤

  • @Mocade123-dn2it
    @Mocade123-dn2it ปีที่แล้ว +4

    Shukran ustaad❤

  • @tamaantoolmoon5420
    @tamaantoolmoon5420 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh wlle caqli fog ayad ledahay wlhi taloyinkaga ad ayan ujeclahay markastana wan dhagaysta wanaqata allha kubarkeyo

  • @axmedgurey2415
    @axmedgurey2415 ปีที่แล้ว +2

    Thanks ustad Ayub. Wax, bdn oo qibrad iyo wayo aragnimo kaa faa'iday Thanks 💯 🙏

  • @Qaali_mahad
    @Qaali_mahad ปีที่แล้ว +6

    Ustaadow qof aaad jecleyd wqti kaaa dhumiye habenkiiii aaad dartiiis u dhafri jirte anaemic unoqotay balan meeel idiin taale laba mar wqtigiii guurka markiii lagaare kaaga baxay kwrn Ilaahaaan ku daaaye xaqeygane ka sugaaaa quuus ayan taaaganahy wlahi noloshaaaa dhanaaa igu adkaate 😢😢😢😢😭😭

    • @qalbilove2448
      @qalbilove2448 ปีที่แล้ว +3

      Iskaka har qofkas waqtiga le ka lumina go an qado melkastana ka blok is maahquli caloshada ka xiro

  • @Shuceyb284
    @Shuceyb284 ปีที่แล้ว +6

    Qof kaliga Wax badan aan Kafaaiday ❤❤ Ajar aan Lasoo koobi Karin illahy haku Siigo.

  • @ĤawoMohamett-h7p
    @ĤawoMohamett-h7p ปีที่แล้ว +1

    Anigo aan xiriir lahyn kudawan jiry waxbadn kaogdy xogna waa iga siisay xiirarka io hawlihiisa ayuub maantana waa ubhnaa tladn mahdsnid wllky waayo bdn joog🥰💯

  • @HachimDjama-qi5gv
    @HachimDjama-qi5gv ปีที่แล้ว +2

    walalkey ayub Axmed allah haku xifdiyoo brother adun iyo akhiro

  • @Abshiredit
    @Abshiredit ปีที่แล้ว +2

    Mowducan in badan baa radinayey ustad.Mhdsanid❤

  • @fadumoabdiwalihamdaruuxi7968
    @fadumoabdiwalihamdaruuxi7968 ปีที่แล้ว +3

    Asc macalin alle haku xifdiyo walahay waxbadan kaa fa,iiday waxana noqday afkaartada qof nolosha aybartay adeeg adna waxaa nootahay walalka aan ku nasto waa noyinkiisa alle haku xifdiyo😊

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 ปีที่แล้ว +2

    Shukran waruntaa walahi wa sifiican

  • @FadumoayaanFadumo
    @FadumoayaanFadumo 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allah akhii allaha ku xifdiyo wan kaaa faaidnay wllhi😢

  • @fathiafati2378
    @fathiafati2378 11 หลายเดือนก่อน

    Jazak Allah khair wll❤❤

  • @aishacudoonothman9714
    @aishacudoonothman9714 10 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid abowe hadalkagu waii dhiragalin❤❤❤

  • @abyanshiekh6867
    @abyanshiekh6867 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wllo.qali ❤❤❤

  • @axlaamcaziiz1292
    @axlaamcaziiz1292 ปีที่แล้ว +2

    Walhi ayuop waa ku wataa alle haku xifdiyo

  • @amatallahiltirehabdi
    @amatallahiltirehabdi ปีที่แล้ว +2

    Mashalllahhh huno allah xikmadada ha Ku barekeyo

  • @fihimaahmed565
    @fihimaahmed565 ปีที่แล้ว +1

    Jasakala Allhu khyr wllo 😊

  • @Mohamed.solo.344
    @Mohamed.solo.344 ปีที่แล้ว +1

    thanks for your time ❤❤❤❤❤

  • @AbdullahiBarut-sw2sm
    @AbdullahiBarut-sw2sm ปีที่แล้ว +1

    Asc wllky ayubow ilaahay haku xafido sanado badan ayan brnamijyadada ku xirna wx badana wnka kororsaday mhadsanid

  • @Qamareeyshow
    @Qamareeyshow ปีที่แล้ว +2

    Thank you so much

  • @WardaJamal360
    @WardaJamal360 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi ninka abaal ayn u hayaaa😢waayo anigoo nolosha ka dhacayaaa ayuu i badbaadiyay 😢😢😢 abaal wayn kuu hayaaa wl

  • @riyaqabdi7251
    @riyaqabdi7251 11 หลายเดือนก่อน +2

    Oky prow😊😊🎉🎉

  • @rahiimaahmett2367
    @rahiimaahmett2367 ปีที่แล้ว +2

    Mahdsanid wll lkn qadar allah si fudud u jaclaada 😢naxiinkayga hadana mapa i hagagpa🖤

  • @Hassan_haji.
    @Hassan_haji. 11 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid 🙏
    In badan 👍‼️

  • @mohamedbashirmohamed7706
    @mohamedbashirmohamed7706 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad ayuub axmed

  • @NajmaomarNuju
    @NajmaomarNuju ปีที่แล้ว +1

    My favourite person ❤❤❤😊

  • @CIKPRO-tl2mi
    @CIKPRO-tl2mi 4 หลายเดือนก่อน

    Walo alleh haku sahrfo wlhi, talooyin cajiiba ayad bxisa channelkagana waan la socda waxaan rajeynayaa inaad nooso badiso

  • @IsmaaciilisaaqCali
    @IsmaaciilisaaqCali ปีที่แล้ว +1

    Soo badi wll ayuub❤❤❤

  • @gddg4353
    @gddg4353 ปีที่แล้ว +5

    mahasinid aboowe 🥺 waxan jacelahay wiil asna waan kujaclahay ayuu igu dhahaa sas eytahayna ama xiririyo wax naxris ah kama arko Ani waan wicjirey asna mar mar dhif ah iso wic Jirey inat kalana gurub asxaab mar ka horaba ku ehen ayaan kukulinaa mar Ani wawic Jirey xad lakin waan iska dayey waa nana jeclahay talo isii🙏🏼😔

    • @fathatayib
      @fathatayib ปีที่แล้ว +1

      Abayo Qof kaste intu kuso jiro loma dhafo Qofna lama siiyo mudnan uun kusiinin Abyo anaga dumar hada nahay wakanaxaris badanahy Raga lkn.Nolsha Haddan ad Adeeg mujin Gushu wey kafog tahy isaadke oo Qofna Ha isku liidin intad noshahy

    • @zamiira.abdi.
      @zamiira.abdi. ปีที่แล้ว

      Haa wlhi waa run qof walpa intu kuu jirsado ayaa la jirsadaa wax walbana dhex dhexadka ayay ku ficanyhin qofka lamana naco lagumana badbato kaliya su yahy ayaa la ahaada noloshana easy waye laysmaba mashquliyo waayo xataa hada qofka aad jeceshahy ood ka daba orodo waa qof aad qasbayso oo sidaad rabto kuuma noqonayo taas ogaw

    • @gddg4353
      @gddg4353 ปีที่แล้ว

      @@fathatayibhaye tahnkis abaayo

    • @maxameddayibsheikh2558
      @maxameddayibsheikh2558 ปีที่แล้ว

      Ayuu talado ku siin lahay ayan ku sinayaa wll qofka wey dii maxaa kugu dhacay dhey hadii jwb fican aad kawedo kada neeso wilal quror xoon magalka wey joogan

  • @NasraAbdiraxman
    @NasraAbdiraxman ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabarakalaah

  • @MaahirAbdalle
    @MaahirAbdalle ปีที่แล้ว +1

    Thankz ❤ mazuul

  • @MohamedJibril-s4e
    @MohamedJibril-s4e ปีที่แล้ว +1

    run badana shukran ustad

  • @MaidoSiciid-v9b
    @MaidoSiciid-v9b 11 หลายเดือนก่อน

    Wlhi anaa tijaabiyay waa sax thanks much appreciated bro

  • @CaliXaaji-eo4vv
    @CaliXaaji-eo4vv ปีที่แล้ว +2

    500 keep going

  • @Fathi-feynuuz
    @Fathi-feynuuz 9 หลายเดือนก่อน

    Mashaa alh alh isku xir mrka wa badbaadeysa

  • @Eza-boss
    @Eza-boss 11 หลายเดือนก่อน

    Best dhiiri galiye❤🎉

  • @inahaajigaraz2505
    @inahaajigaraz2505 ปีที่แล้ว +2

    Thnkz legend

  • @ZubeyrCali-n9k
    @ZubeyrCali-n9k ปีที่แล้ว +2

    Soomaaliyey 1m halagarsiyo legend kan

  • @MFbook
    @MFbook ปีที่แล้ว +1

    Masha'allah walal

  • @Beautybrand2
    @Beautybrand2 ปีที่แล้ว

    Thanks teacher

  • @ayankhalif4504
    @ayankhalif4504 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah

  • @HalimaAbdi-s3v
    @HalimaAbdi-s3v ปีที่แล้ว +14

    Teacher thanks ❤

  • @CabdaleXasan-m9l
    @CabdaleXasan-m9l 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah. Runti waxbadan ayaa kafaaidey❤

  • @LolyOpppy-it5qs
    @LolyOpppy-it5qs ปีที่แล้ว

    Saxiix Thank you Wllo qali ❤❤❤❤

  • @Axlmaanuura
    @Axlmaanuura ปีที่แล้ว +2

    Ayub Ahmed wll Qof ayn jclhy qofi hdn lhlo hdlka ayu isoogabinya wxsamyo mgrny iltal wll😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔😭😭😭

  • @MuhimaBile-ob4mj
    @MuhimaBile-ob4mj ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤ thamks wllo waa sax

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt ปีที่แล้ว

    Waad mahad santahay ustaad

  • @Naske14
    @Naske14 ปีที่แล้ว

    Ustaad Ayuub Runtii Talooyin badan oon ka faaiday waan ku dhaqmaa hada Allxamdulilah Mahadsanid 🎉

  • @nimcoabdi2996
    @nimcoabdi2996 11 หลายเดือนก่อน

    Jasakallahu kheer wllkey mowduc na an facay bad no sheegtay

  • @faadimacabdalle6981
    @faadimacabdalle6981 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid ustaad

  • @khadaraxmed5866
    @khadaraxmed5866 ปีที่แล้ว +1

    Aad baad umahadsanatahay ustaad

  • @hanaahussein3961
    @hanaahussein3961 ปีที่แล้ว +1

    Thanks ustaad

  • @fathatayib
    @fathatayib ปีที่แล้ว +6

    Lkn Somaliyey Maxaa loo gadh sin layahy 1m & kabadan uu uuqalma walhi✅

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 ปีที่แล้ว +2

    Somalida badanka waxaad arkaysa qof dhawr bilood ka hor qof is fureen oo hadana qof kale guursanaya iyagoon bogsoon wali oo qashinki hore isa sifayn

  • @maxamed9633
    @maxamed9633 ปีที่แล้ว +1

    Shukran

  • @NimcoCisman-p4t
    @NimcoCisman-p4t ปีที่แล้ว

    Allah ku xidhnow mar walba 🎉❤

  • @saredosaid5362
    @saredosaid5362 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanyd ❤macalin

  • @ASMReatingfood12
    @ASMReatingfood12 ปีที่แล้ว +3

    Aada uu saxan thy❤

  • @ilhanrabileh6190
    @ilhanrabileh6190 ปีที่แล้ว

    Alla ha ku xifdiyo

  • @mariocrashiid5386
    @mariocrashiid5386 ปีที่แล้ว +1

    Wu so labty lkin still wa sidii Isma badalin😊

  • @cudoonofficial6923
    @cudoonofficial6923 11 หลายเดือนก่อน

    Thanks inbadan

  • @XamdaFaarax-x9y
    @XamdaFaarax-x9y ปีที่แล้ว +1

    Masha alh

  • @Shaafi4888
    @Shaafi4888 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad❤

  • @mabdulahiabdi1039
    @mabdulahiabdi1039 ปีที่แล้ว +3

    asc ayubo ahmed mudo labo sano kadab waxan ka dawanay moblekakii 😢

  • @ubahxasan1066
    @ubahxasan1066 4 หลายเดือนก่อน

    Ayuuba wallhi waan ku jecela hay waa ayo anigo xanunua badana ku jiro ayan dhaga San jira kadibana waxa walba waan ii loo baya

  • @ruqiyoxasan1779
    @ruqiyoxasan1779 6 หลายเดือนก่อน

    Mahsanid wlakay xikmadaa ilahay hakuu ziyaadiyo

  • @ifraaxileys
    @ifraaxileys 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mahad sanid❤

  • @muhidinabdi6682
    @muhidinabdi6682 ปีที่แล้ว +2

    Zxp what’s up kaaga isoreb❤