Marka hogaamiyuhu ku jiro safka hore ee | Dhambaal 2

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 เม.ย. 2020
  • Barnaamijkan DHAMBAAL waa barnaamij taxane ah oo aan si joogto ah maalin walba u soo galin doono janalkan haduu alle idmo...
    -------------------------------------
    Nagala soo xiriir:
    Email: waaberi2030@gmail.com
    Facebook: waberi23/?re...
    Twitter: / waberi2030
    Instagram: abdirahman_...
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 147

  • @abdiasiissomali8339
    @abdiasiissomali8339 4 ปีที่แล้ว +4

    Kolba waxay ku xidhan tahay mabda qofku aamin san yahay.
    Dad janno raba wax ka adkaan kara ma jirro لا إله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم....... una dagaa lamaya illahay moyaane illaah kale ma jirro..... si sax ah...

  • @jidkanuura1471
    @jidkanuura1471 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahey haka abaal mariyo dhalin yarada u heelan soo celinta sooyaalka umada muslimiinta garaadkeena ayuu dhisayaa taariikhda islaamka

  • @Kororsoofficial
    @Kororsoofficial 4 ปีที่แล้ว +10

    Wlhi waa dagaal cajiiba
    ومن يتوكل علي الله فهو حسبه
    Shukran ustaad alha ku xifdiyo

    • @luqmaansacad2776
      @luqmaansacad2776 4 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/video/SRNPS6N2ioc/w-d-xo.html
      Subscribe ii saar wll aan anna kuu saaree

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 ปีที่แล้ว

      Wallaahi ✅
      Mahadsanid ✅
      Bare ✅
      Allaah ✅ ilaah

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 ปีที่แล้ว

      @@luqmaansacad2776
      Rukumo ✅

  • @hamzecabdi4457
    @hamzecabdi4457 4 ปีที่แล้ว +20

    Allow yaqiinta noo hagajii amiiin allow nooga yeel dowlad islam ah oo calamka mamusha 😍 amiin ilaa dhaha

  • @kabaxmagacayga9108
    @kabaxmagacayga9108 4 ปีที่แล้ว +84

    My favourite youtuber
    1=ogaansho
    2=waaberi media
    3=dadweynaha
    4=xogagaal tube
    5=ogaal cusub

    • @momo-389
      @momo-389 4 ปีที่แล้ว +2

      ka bax magacayga +RBX

    • @xaawoaadan3528
      @xaawoaadan3528 4 ปีที่แล้ว +3

      xogta dahsoon
      tanaad
      dadwAynaha
      ku darso

    • @awiladen2667
      @awiladen2667 4 ปีที่แล้ว

      Sxb aad bdt umahd santahy
      Ee waxn raaba qisada shirkada McDonald ee begark inaad inoo soo diyaarisid

    • @xaarithcabdullaahi116
      @xaarithcabdullaahi116 4 ปีที่แล้ว +2

      IdinKa Mesha SahAnKa_Xogaha dHaN Aba Ka MaaANe Se CML

    • @clraxmaanjaamac2989
      @clraxmaanjaamac2989 4 ปีที่แล้ว +2

      suhayb sajid official
      maracade
      dhiirigaliye
      maanta
      ogaalka dunida ila eega azxpey
      kuwaas wan hupa wad ka faidi dontaan

  • @haniomar9374
    @haniomar9374 3 ปีที่แล้ว +4

    Suleyman al qaanuni❤waa qisoyinka aan ugu jeclhy ❤ina dawdo ama an dhagesto🥰

  • @thegreat1114
    @thegreat1114 4 ปีที่แล้ว +4

    M.a wakhtiguu Islamka calmka kataliin jiree dhibatada uguweyn ee hdaa naheysatana waa dinto lagataage iyo Gaal qabaan wax weeyn looarkaay onaa laiska dabracaay ilahayo maar labaad cizadeena nosoceeli #Amin

  • @soomalishow7204
    @soomalishow7204 4 ปีที่แล้ว +4

    Wabari medio
    Sahanka xogaha
    Ogaansho
    Xogagaal
    Xog baahiye
    Intabah wallahi Waan Idin Wayraga❤🙏🇸🇴

  • @amiirmukhtaarahmed7662
    @amiirmukhtaarahmed7662 4 ปีที่แล้ว +15

    Masha Allah go forward

  • @maryammohamedtawakal
    @maryammohamedtawakal 4 ปีที่แล้ว +9

    Masha'allah, wll Abdirahman ku mahadsanid soo jeedintaadda quruxda baddan, alle hakuu abaal guddo wll🙏

  • @abdallahabdi5391
    @abdallahabdi5391 4 ปีที่แล้ว +2

    Runtii aad ula socdaa barnamijyada
    Waxaana thy youtobka kaliyaaa ee somaligaa eee sida saxda uga waramaa tariikhdii islaam waliba si wacan
    Majiri barnamij aad soo dhigtod illa waaan dawada dhowr jeer thanks kumaaam jeeer sxb anoo xatta aqaaan umaqalay haddan ku cel ceshataaa ksooco barnamijuadaa qoroxda badan sxb

  • @kawtherfaaruuq4779
    @kawtherfaaruuq4779 4 ปีที่แล้ว +1

    Apdirhman omar wlal qliya thy alle hanookadaayo😘😘

  • @anisali2266
    @anisali2266 4 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah ilaahay muslimiinta awoodooda ha tuso

  • @hanadabokor5793
    @hanadabokor5793 4 ปีที่แล้ว +5

    Wll alle haku sharfo aad iyo aad u mahadsanatahy.

  • @abdirisaakabokor5335
    @abdirisaakabokor5335 4 ปีที่แล้ว +18

    ALle Haku sharFee Sheekooyin sidan oo kale ah inta ramadanta noosoo daa Bro💝🌙
    *Ramadan karim AbdirxmaN omar* 🌒

  • @najmudiin2671
    @najmudiin2671 4 ปีที่แล้ว +4

    Ogaansho
    Waberi media
    Radio buluxobey
    Sahanka xogaha
    Tanaad
    Maanta

  • @HEERSARE13
    @HEERSARE13 4 ปีที่แล้ว +2

    Allahu akbar alle muslimiinta quluubtooda ha mideeyo wlhi qisadan waxay ina fareysaa in aynu fadhiga ka kacno oo xaqa diinteena aynu siino

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 3 ปีที่แล้ว +2

    Jazaakalaahu kula khair aad baa oogu faaiiday warbixintaad wall.

  • @maahirmaahirhassan9237
    @maahirmaahirhassan9237 4 ปีที่แล้ว +3

    MshaH allaH ramadan kareem c/rahman omar

  • @qalbidiirshe3954
    @qalbidiirshe3954 4 ปีที่แล้ว +4

    Kusoo dhawaada daawadayaal-------------->> cod dahabi ah

  • @fardowzoshanleste4727
    @fardowzoshanleste4727 4 ปีที่แล้ว +11

    Walal aada iyo aad umahdsanthy ALLAH KU SHARFO

  • @mohamedrashiid1543
    @mohamedrashiid1543 3 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa allah waa darsi yididiilo galinaya muslimiin.

  • @cade3808
    @cade3808 4 ปีที่แล้ว +4

    Thanks zxb abdirahman wabari

  • @shireyusuf8216
    @shireyusuf8216 4 ปีที่แล้ว +4

    Manshallah sxb ramdaan kariim

  • @aduunikhatal6599
    @aduunikhatal6599 4 ปีที่แล้ว +2

    Sxb aanku toosiyo marka uu aabihii ka dhaxlay may ahayn boqortooyo
    Waxay ahayd khilaafaddii islaamka.
    Mahadsanid

  • @MohamedHassan-zq8rr
    @MohamedHassan-zq8rr 4 ปีที่แล้ว +4

    Teeda kle sxb video yadaan taarikh iga ah soo badi waayo dadkan badankood kama war qaban taariikhdooda o waxay moodan dib dhaca iyo dacfiga iyo in laga gacan sarreeyo inay waligood aheed
    Maba oga in 1000 sano ay islaamka caalamka quwada koobaad aheed xadaarad ooda ay aheed mida ay ugu balaaran luqaddooda ay dadka kle baran jireen o u arkayn haday carabi ku hadlaan inay yihiin dad hor marsan iyo inay xitaa u labbisan jireen sida ay u labistaan muslimiinta
    Wax kalena maahan o ibnu khalduun muqadimadiisa wuxu ku sheegay ( umad kasta inay ku dayato umadii ka adkaatay dhaqankeeda iyo afkeeda)

  • @mozezmediapro7686
    @mozezmediapro7686 4 ปีที่แล้ว +2

    Shukran wll.

  • @zakisamehofficial7372
    @zakisamehofficial7372 4 ปีที่แล้ว +2

    Sxp channelkan manta igu horayzah balze wan obogay wan kula soconaya keep going

  • @cabdirisaaqmaxamedcabdulle8001
    @cabdirisaaqmaxamedcabdulle8001 4 ปีที่แล้ว +2

    Bari Waxaad Noo Soo Deysaa Taariikhda Aartuuro Ama Atugul Mudane Abdirihman Omar

  • @4ashkamalim637
    @4ashkamalim637 4 ปีที่แล้ว +12

    2 minutes 94 views
    Mashllh🤗

    • @luqmaansacad2776
      @luqmaansacad2776 4 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/SRNPS6N2ioc/w-d-xo.html
      Subscribe ii saar wll
      Anna aan kuu saaree

  • @faaiidaaniidaan9982
    @faaiidaaniidaan9982 3 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خيرا wa cod macaantahay

  • @BayaanProduction934
    @BayaanProduction934 4 ปีที่แล้ว +2

    Alle haku siiyo khayr badan c/rwxmaan khayr baan kuurajaynayaa

  • @aqoonraadis135
    @aqoonraadis135 4 ปีที่แล้ว +4

    ilahay ha unaxariisto

  • @sadaka.idiris7752
    @sadaka.idiris7752 4 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid sxp
    Lkn waxaan jeclaan leheen inaad sitixana ah noogu soo gudbiso madaxdii dowladii cismaniyiinta intaaad ka soo qadankartid
    Mahadsanidiin

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 ปีที่แล้ว

      Saaxiib ✅ Laakiin ✅ lkn
      Cuthmaaniyyiinta ✅

  • @ismaaciilyuusuf8602
    @ismaaciilyuusuf8602 4 ปีที่แล้ว +6

    Alle cidii talo saarado ma dhumo alle neh ma cidleeyo garab kiisa ayuu ahaadaa الحمدلله علي كل حال

  • @azuuricade5956
    @azuuricade5956 4 ปีที่แล้ว +4

    M.a walaal qali ah. Allaha kuu ziyaadiyo kheyrka

  • @sadamjesto7682
    @sadamjesto7682 4 ปีที่แล้ว +5

    mansha allah wllo alle haa ku barkeyo

  • @maxamedaxmedcadaawe4696
    @maxamedaxmedcadaawe4696 4 ปีที่แล้ว +3

    M,z washeko mcn badan Horey u socda

  • @mohamedhappy537
    @mohamedhappy537 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilahey ha u naxariisto

  • @TripleM896
    @TripleM896 4 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid sida wangzn
    Noogu faidaysay wlal

  • @abdirahmanmuseali9852
    @abdirahmanmuseali9852 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha-ALLAH
    Keep going

  • @shariifxasan8425
    @shariifxasan8425 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah thnks walal

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid ✅

  • @aminahasan811
    @aminahasan811 2 ปีที่แล้ว +2

    Rag rag ah ...
    Maa shaa Allah...

  • @akuunakeetu
    @akuunakeetu 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wabari Allah haidin barakeyo

  • @hanadabdulkadir9142
    @hanadabdulkadir9142 4 ปีที่แล้ว +2

    wll allaha ku barakeeyo runtii waa taariikh ku tuseysa awooda islamku lahaa aad baan kaga mmahad celinayaa video aad soo diyaarisey runtii waa mid qiiro leh

  • @somalipoi2788
    @somalipoi2788 4 ปีที่แล้ว +4

    M.a bro mahadsanid 👏👏👏🙏🙏

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 ปีที่แล้ว

      MaaShaaAllaah ✅
      Boowe = Aboowe = walaal ✅

  • @abdisalanhassan1542
    @abdisalanhassan1542 4 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid

  • @mozezmediapro7686
    @mozezmediapro7686 4 ปีที่แล้ว +2

    مانشاالله.

  • @kinggashaan8588
    @kinggashaan8588 4 ปีที่แล้ว +4

    Keeep going sxb waxaad tahy dhiri galiye 👍

  • @mustaphegarawan5494
    @mustaphegarawan5494 4 ปีที่แล้ว +2

    Ramadan kariim bro

  • @abdurazack4u848
    @abdurazack4u848 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Walal Abdirahman Omar ❤

  • @deeqacali912
    @deeqacali912 4 ปีที่แล้ว +2

    Alle haku barakeeyo macalin wax badan baan kaa faa'iday

  • @drshadiyamohammad9326
    @drshadiyamohammad9326 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allh thnks keep going bro

  • @ibrahimfure8751
    @ibrahimfure8751 4 ปีที่แล้ว +4

    Waaberi media

  • @drsriyanabdullahi8293
    @drsriyanabdullahi8293 4 ปีที่แล้ว +2

    M.a wll abdirhman aadbaad umhdsantahy😍💥😍

  • @qisadeyda544
    @qisadeyda544 4 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah bro

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 ปีที่แล้ว

      Boowe = Aboowe = walaal ✅

  • @poppubg146
    @poppubg146 4 ปีที่แล้ว +2

    Waan ku so biray Channelka ❤❤

  • @abdimajiid5351
    @abdimajiid5351 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid mudane in badan

  • @ahmedismaciil6177
    @ahmedismaciil6177 4 ปีที่แล้ว +4

    M.a hore usoco Aqii insha.allah waad gaari hadaf kaada ilaah hakula garab galo

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 ปีที่แล้ว +1

      Axmad ✅ ismaaciil
      MaaShaaAllaah ✅
      Akhii = walaalkeey = boowheey = Abooweheey ✅
      Garabgalo

  • @awiladen2667
    @awiladen2667 4 ปีที่แล้ว +4

    Sxb aad bdt umahd santahy
    Ee waxn raaba qisada shirkada McDonald ee begark inaad inoo soo diyaarisid

  • @MOHAMEDALI-tj4yd
    @MOHAMEDALI-tj4yd 4 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah jazaakallaahu kheyraa wll

  • @hassanrage2840
    @hassanrage2840 4 ปีที่แล้ว

    Shukran walal abdiraxman

  • @maahirmaahirhassan9237
    @maahirmaahirhassan9237 4 ปีที่แล้ว +4

    Keep going ND go forward

  • @ahmadkaysaani9544
    @ahmadkaysaani9544 4 ปีที่แล้ว

    insha allaah akhii way soo noqon dolad islaami ah ☝️

  • @ahmeddanan4618
    @ahmeddanan4618 4 ปีที่แล้ว

    Wll Barnaamijyadan soo badi

  • @juleibibade
    @juleibibade 4 ปีที่แล้ว +4

    Channel Labad Ee An Ka Sugo Muqalada Abdirahman Zxp Mcn Hore U Soco🙏💯

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 ปีที่แล้ว

      Kanaalka ✅
      Cabdirraxmaan ✅ Saaxiib ✅ sxb
      Macaan

  • @cabdallacadde9150
    @cabdallacadde9150 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @od6846
    @od6846 4 ปีที่แล้ว +12

    M.a sxp good

  • @sabnaagaming5036
    @sabnaagaming5036 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaha

  • @mohamedabdilahi2487
    @mohamedabdilahi2487 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahay muslimiinta awoodoodii allahabad u soo celiyo

  • @abdifatahdeq9321
    @abdifatahdeq9321 4 ปีที่แล้ว +4

    الله يبارك

  • @Aymanmaxamed14
    @Aymanmaxamed14 4 ปีที่แล้ว +2

    thanks

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid ✅
      Mahadsanidiin ✅

  • @ilyasarababdi5676
    @ilyasarababdi5676 3 ปีที่แล้ว

    Horey usoco wllky m.a diriigaliye dhaba jasakulaah yaa akhil caziz

  • @Aymanmaxamed14
    @Aymanmaxamed14 4 ปีที่แล้ว +2

    zxp channelka shout out iigu samee

  • @axmedshide2965
    @axmedshide2965 3 ปีที่แล้ว

    Illahay raali ha kaa noqdo

  • @salmahassan6998
    @salmahassan6998 4 ปีที่แล้ว +1

    suleyman Al qaanuni sultanka ugu guulasha bdnaa al dowla cusmaamiyah

  • @xasanturky4732
    @xasanturky4732 ปีที่แล้ว +2

    Keep going

  • @AhmedMohamed-qf9zh
    @AhmedMohamed-qf9zh 4 ปีที่แล้ว

    Nasri Allaah dheh.waa wax cajiib ah.

  • @ilragazzoaliabdalla6843
    @ilragazzoaliabdalla6843 4 ปีที่แล้ว +2

    (Muuqaal Qurux badan)

    • @luqmaansacad2776
      @luqmaansacad2776 4 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/SRNPS6N2ioc/w-d-xo.html
      Subscribe saar wll
      Anna aan kuu saaree

  • @ahmedosmanshidane1840
    @ahmedosmanshidane1840 2 ปีที่แล้ว

    Allahu Akbar
    Laaxoowla walaa quwata ilaa Billaahi

  • @akshcb9276
    @akshcb9276 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay dartis subscribe igu saara Ramdan awgiis wll key muslimka ahow asc

  • @asiyaahmed5182
    @asiyaahmed5182 4 ปีที่แล้ว

    Zhukren Akhi

  • @lamafilaannews2429
    @lamafilaannews2429 4 ปีที่แล้ว

    Wll maalin walba sogali taariikh

  • @anasali3616
    @anasali3616 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah walaalkay

  • @damlaramla3812
    @damlaramla3812 2 ปีที่แล้ว +2

    ماشاءالله

  • @nafisashikhcumar6415
    @nafisashikhcumar6415 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah

  • @marioyarey9826
    @marioyarey9826 3 ปีที่แล้ว

    keep going wax badan ba laga faaiidaya accounkaga

  • @muhideenali3101
    @muhideenali3101 4 ปีที่แล้ว

    Awooda ilaahay waaye

  • @anasali3616
    @anasali3616 4 ปีที่แล้ว

    Cabdiraxmaan

  • @its_acshkim
    @its_acshkim 4 ปีที่แล้ว +3

    رمضا ن مبارك إخوة

  • @ayubpro
    @ayubpro 4 ปีที่แล้ว +2

    Shugran bro

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid ✅ شكرا = shukran
      Boowe = Aboowe = walaal ✅

  • @Daadir_updulhi1
    @Daadir_updulhi1 4 ปีที่แล้ว +1

    keepgoing zxp 🤛

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 ปีที่แล้ว

      Sii soco ✅
      Saaxiib ✅ sxb

  • @wiilbari6124
    @wiilbari6124 4 ปีที่แล้ว +3

    Xog baahiye
    Waabari Media
    Xogta dahsoon
    Tanaad
    Ogaalka dunida
    Dhamaantod waa kanaalo aan si toos ah ugu xiranahay waan jeclahay♥️

    • @cabdiqaniboss4423
      @cabdiqaniboss4423 3 ปีที่แล้ว

      Sxb sre ma hil maamtay mustaqbal media fagaraaha

  • @muqtaarzuuleeste4109
    @muqtaarzuuleeste4109 ปีที่แล้ว

    Asxaaba soobadi waal

  • @suheybahmed8561
    @suheybahmed8561 4 ปีที่แล้ว +1

    Yusuf ibnu taashfiin iyo dagaalkii zalaaqa Soogudbi Sxb

  • @feysalkiller9580
    @feysalkiller9580 4 ปีที่แล้ว

    Wadaadada waa qeeb aad ugu muhiim ah doolada in la tashtaan danta ayaa ku jirto ma ahan professor aan diin wax ka ogeyn in qiimo xagooda ka yeesho

  • @sabnaagaming5036
    @sabnaagaming5036 3 ปีที่แล้ว

    Masha

  • @Sami_Abdirizak
    @Sami_Abdirizak 7 หลายเดือนก่อน

    Cajiib

  • @deblack1049
    @deblack1049 2 ปีที่แล้ว +2

    Taariikhda sayidka ma so galisid sxb 🤦‍♂️

  • @captainyoobka527
    @captainyoobka527 4 ปีที่แล้ว

    Tnxxxxx lpaaaax

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid ✅ thanks ✅
      Libaax ✅