ISMA ARAGTID QOF JILICSAN HA ISKA DHIGIN MA TIHID - SHIDAALKA NAFTA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ค. 2022
  • =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 189

  • @mohmedAbdi71
    @mohmedAbdi71 2 ปีที่แล้ว +26

    Ilaaahy kuwa guuleysta ha inaga dhigo aakhiro iyo aduunyapa🥰😩

  • @xogsidemedia8648
    @xogsidemedia8648 2 ปีที่แล้ว +17

    Vedio walba oo aad so galiso waan dhagayzta waa mahadzantahay wll Ayub

  • @muxammad2777
    @muxammad2777 2 ปีที่แล้ว +12

    Best somali motivation speaker commentigaan maxaan uqorayaaa? In aan walaalkeey umahad naqo si ay dhiiragellin ugu noqoto si uu muuqaalada noogu soo badiyo, anaguna aan wax uga faaiidno, faaiido aan ku horumarno aakhiro iyo adduunyo 🌹❤️

  • @faithchanell628
    @faithchanell628 2 ปีที่แล้ว +6

    Macalin xaaladeydu way adagtahay in ka badan inta ay xaaladu adkaato😔😢

  • @farhaanmohamed
    @farhaanmohamed 2 ปีที่แล้ว +17

    Alxamdulilaah Allaah mahad iska leh oo qof wngsn oo nolosha nagu dhiiriyo noo sah lahy wlhi maqan awalkaga waxaan ku gudno lkn waxaan awoodaa inaa kusooduceeyo i.a wllkey

    • @nafisocadar8914
      @nafisocadar8914 2 ปีที่แล้ว

      Wll mcn haday macquul tahay chananlkaada kala saar heesta iyo quraan ka plz 🥰

    • @farhaanmohamed
      @farhaanmohamed 2 ปีที่แล้ว

      @@nafisocadar8914 oki wll tnx

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. 2 ปีที่แล้ว +17

    Thanks our dear teacher❤🙌

  • @zucadziman526
    @zucadziman526 2 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid wll ayuub 👍runtii waxad tahay qof wanaagsan oo jecel walalihi inuu la wadaago wxii uu dheeryahay markastana waxad nala jeceshahay horumarka aad adu doonayso oo kale sharfanid wll kun jeer 💯❤️👍alle abaalkaga janno haka dhigo Hooyo na alle ha unaxariisto runtii waxay ahayd hooyo qiimo badan oo soo barbaarisay qof tayo leh oo naftiisa iyo bulshadiisaba faaido u leh inshallh wanu uducaynayna markasta hooyo mcn iyada io intii dhimatay e muslimaba 🤲

  • @farxanfanax
    @farxanfanax 2 ปีที่แล้ว +3

    My bro aad iyoo aad ayad umahadsan thy alla weyna Haku dhoowra war niyow so badi barnaamijadaada I.n☝ wixi aay ahaataba 1000 iyo 1 jer thanks 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🥰🥰🥰🥰

  • @sugulexaabsay9129
    @sugulexaabsay9129 2 ปีที่แล้ว +5

    Waan ku salamay masuul sare Allah dar tis baan ku jecelahay keep going

    • @Zaani_Media
      @Zaani_Media 2 ปีที่แล้ว +2

      *Wllo Alle Haku sharfee Subescribe Igu Sharaf* 🤲😭

  • @maxbuubhaaruun4414
    @maxbuubhaaruun4414 2 ปีที่แล้ว +17

    Thank you teacher ❣️🙏🙏

  • @ayaanayaan4250
    @ayaanayaan4250 2 ปีที่แล้ว +4

    Waan Ku salamey suldaan Axmed 😘♥️

  • @farhiyoosman1626
    @farhiyoosman1626 2 ปีที่แล้ว +4

    Thank u dhiiri geliye isma dhiibayo ila aan ka gaaro dhibicdan donayo inshalaaah Ilaahay waa ila jira

  • @nimoaden3873
    @nimoaden3873 ปีที่แล้ว +1

    Thanks❤❤wlahay in badan ayan gor,gortan iyo heshiisyo wada galnay aniga iyo Naftaydu hadana haljas aad sheegta intay isotaagtay ay qosol igu dartay🤣🤣 balse ugu danbaynti waan kaguulaystay xaqiiqatan 5 years ago ayan ayan helay dariiqi guushayda alxamulillaahi rabil caalamin🤲🤲

  • @xamdaxiis34
    @xamdaxiis34 2 ปีที่แล้ว +2

    Aniga ayad iga hadlaysa is soduceya in Allah muradkayga ii sahlo walalahy

  • @adanapdikaariye1402
    @adanapdikaariye1402 2 ปีที่แล้ว +4

    Dear teacher wx bdn ayan kaa faaiidey wllhi ustd thnkz

  • @Zaani_Media
    @Zaani_Media 2 ปีที่แล้ว +8

    -Alle Haku Xifdiyo wllo 🤲
    -Alle Hakaa Farxiyo wllo🤲
    -Alle Ajar Haku Siiyo Wllo🤲
    -Alle Riyadaada Haku Rumeeyo Wllo 🤲
    _Waxaan Ka Codsanaya Inaad Subscribe Igu Sharafto Manta Iga Farxi 🙏🙏🙏😭😭😭😭🙏😭

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 2 ปีที่แล้ว +8

    Thank you teacher🥰🥰🙏🙏❤❤💯💯

    • @asliabuukar4019
      @asliabuukar4019 2 ปีที่แล้ว +1

      Masha allaah ustaad allaah ha ku xfdiyo adigo islaam ah allaah ha ku dilo

  • @apdirahmanqalas3215
    @apdirahmanqalas3215 2 ปีที่แล้ว +6

    alle haku sharfo wll wax badan nafteeda waa ka badashay 😇

  • @Maahir397
    @Maahir397 2 ปีที่แล้ว +6

    DEAR TEACHER AYUUB AXMED THANKS 😊🙏

  • @iizaballaiizaballa2582
    @iizaballaiizaballa2582 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a ayub axmed ilaahY hakubarakeeyo

  • @MohaZein
    @MohaZein ปีที่แล้ว

    wooow superb a motivational teacher thnks 😍😍

  • @zapiriinaapdullahy9743
    @zapiriinaapdullahy9743 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad dhiirageliye noloshyda bad inoqoty ilahey hkaa ajar siiyo♥️

  • @salmanabdirahmanmuhammad4559
    @salmanabdirahmanmuhammad4559 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a wall Allah hakaa siiyo ajar dhiiri galinta

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah ustaad keep going Ayub Ahmed keep going Allaha ku barakeyo wll qalia ❤ 💯

  • @samaanbadaninamohamed1537
    @samaanbadaninamohamed1537 2 ปีที่แล้ว +3

    Ustaad la talin ayaan kaa rabaa xagee kaala soo xidhiidhaa

  • @cabdicumaribraahim9300
    @cabdicumaribraahim9300 2 ปีที่แล้ว +3

    Thank you so much my teacher wallhi waxbadan aanka faaiiday video yaashaadaan

  • @muxsinmuxudinbasadhalo2224
    @muxsinmuxudinbasadhalo2224 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallah ustaad zuheyb

  • @abdinasiraliyuusuf1233
    @abdinasiraliyuusuf1233 2 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid _ ustaad 100/100 dhiirigalin badan ayn ka helay video yadaada

  • @abdiwasacmahamed1346
    @abdiwasacmahamed1346 2 ปีที่แล้ว +5

    Thanks our dear teacher ❤💯

  • @honeydahab4376
    @honeydahab4376 2 ปีที่แล้ว +3

    Maanta waan Ku bilawday maalintayda video gan, insha'Allah waxaan Allah Ka baryeynaa inuu aduunyo wanagsan iyo aakhro wanaagsan Nagu arzaaqu.
    Thanks 👍 ustaad
    @Ayub media pro

    • @Daawonuurka
      @Daawonuurka 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa 4:27 subahnimo ayaan ana ku bilowday

  • @abdulqadirodoras1805
    @abdulqadirodoras1805 2 ปีที่แล้ว +2

    Xaqiiq weeye wll ilaaahy hanugu sugo wadada sax daa mahdsnid wll

  • @SahraMukhtaar
    @SahraMukhtaar ปีที่แล้ว

    Allehakugu maacsuumo janatuul fardawso Aamiiin yarabi 🤲🤲🤲

  • @balqiisahmed3001
    @balqiisahmed3001 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا
    Allah dambi hada iyo kan walidka ha dhaafo aamiin yarabi 🤲

  • @hodanhaji5632
    @hodanhaji5632 2 ปีที่แล้ว

    Aamiin yaarapi🤲 Alleha caafio Kuweena xanuusan

  • @user-nc1gz3kz5r
    @user-nc1gz3kz5r 2 ปีที่แล้ว +4

    Waadku mahadsan thy wll wallahi waxa aadka hadlaysid dadka iyo aniguba waan dhayal sanaya lkn maali ayaan garandoona 24 daqiiqo ee laysiiyey noloshayda waxbaan iska badali doona waxaana laysku dhaafay dadaal marka dadaala oo nafta raaxada habarina wll iga qaata xikmadaas mahadsanidiin guul ayaan idin rajaynayaa

    • @faadumomaxamed8399
      @faadumomaxamed8399 2 ปีที่แล้ว +1

      24 daqiiqo hadhihin 24saac dheh hilman hadal kuma jiro illaahay haynaga dhigo kuwo aduun iyo aakhiro guulayso

    • @ramaasruun8688
      @ramaasruun8688 2 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin

  • @burjiabdishakour2905
    @burjiabdishakour2905 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh ustad ayuub alle ha ku sharfo
    Igu so caawiya meel buug sonali laga akhristo oo dhiirigelin ah
    Iyo buugta ugu wacan in akhris lagu bilaabo

  • @suleekhaahmedabdi7603
    @suleekhaahmedabdi7603 ปีที่แล้ว

    Saaxiib waad mahadsan tahay
    Macalin🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽👍👍👍👍👍👍

  • @cayuushmaxamed273
    @cayuushmaxamed273 2 ปีที่แล้ว

    Thanks ustaad ayuub Ahmed😘👍

  • @abdillahiawaleh7948
    @abdillahiawaleh7948 2 ปีที่แล้ว +1

    Think you my dier teacher 🙏🤩

  • @ahmedshaah1627
    @ahmedshaah1627 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad mahadsanid xaqiiqdii Nolosheyda ayaad badashay.

  • @kubrocabdinuur6858
    @kubrocabdinuur6858 ปีที่แล้ว

    Thanks our teacher ilhy ha kaa abaal mariyo maskaxda aad nookobcinaysid

  • @barqadnuur8578
    @barqadnuur8578 2 ปีที่แล้ว

    Ayub axmed media macalinka kaliya aan wax badan ka faa idey ilahy cimriga hakuu dheereeyo 🤲🤲🤲

  • @libanismaeil5228
    @libanismaeil5228 2 ปีที่แล้ว

    Really thx you bro maype we are very intéresséd so mashllah..

  • @saphacabdi8826
    @saphacabdi8826 ปีที่แล้ว

    Thank you my teacher😘❤

  • @abdirahmanhussein9196
    @abdirahmanhussein9196 6 หลายเดือนก่อน

    Maashaa alleh alleh Ku xafido si fiican ayaa Ku dhagaysaaa

  • @ahmett5979
    @ahmett5979 2 ปีที่แล้ว +3

    Ayubow zxb sidee.luuqada englushka.ku baran karaa

  • @azuzu.
    @azuzu. 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahad celin kaliya maahee markasta oon ku xasuusta wan kuu so duceyaa , you guide my self

  • @kingekflimsvlogs6023
    @kingekflimsvlogs6023 2 ปีที่แล้ว

    Wlahi waa shidaal aad u muhiim ah macalin alle haku janeeyo🙏

  • @fadumocrisaaq4961
    @fadumocrisaaq4961 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid my teacher

  • @xafsosalwa40
    @xafsosalwa40 2 ปีที่แล้ว +3

    Dont be the same be better. 👍Thnks wll ayub wanadaada wanagsan ❤

  • @maxamedjamir7206
    @maxamedjamir7206 ปีที่แล้ว

    Masha allaH ustaad

  • @Qeybdiid25
    @Qeybdiid25 2 ปีที่แล้ว +2

    Maalin walba dhiirigelintada waan dhegeystaa mana dhaqaaqo,

  • @birimoboss747
    @birimoboss747 2 ปีที่แล้ว

    Shukran jadwalka qoran maanta kadib✍

  • @naimahassan5891
    @naimahassan5891 2 ปีที่แล้ว +2

    Allaha kuu barakeyo caqligaa wll ayub

  • @filsandheeman9795
    @filsandheeman9795 2 ปีที่แล้ว

    Tank you Wllo Ayuub ❤ ila tali gabadh 29jiir yan ahay nolosha alxmd meshi an rabay wan gadhay lkn wali wlhi calaf iyo nolol qoys yan lahay murug ayu arintasi igu berta 24h iso ducee adi iyo inta kugu xidhan shukran

  • @issemohasheikh1098
    @issemohasheikh1098 2 ปีที่แล้ว +1

    Jasaaka Allahu khyrn yaa akhii

  • @user-of4kh3be5d
    @user-of4kh3be5d ปีที่แล้ว

    mashaallah wll guuleyso

  • @252soomali
    @252soomali 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Macalin ayuub❤️🤝

  • @maymuunomer3829
    @maymuunomer3829 2 ปีที่แล้ว

    Waa runtaa shukran jzakalhu khyrul jza 👍

  • @shukricabdulahi5231
    @shukricabdulahi5231 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah walaal allyxdak ❤️

  • @zalmaanayemaydhane5756
    @zalmaanayemaydhane5756 2 ปีที่แล้ว

    Ayuub axmad my role model allaha kudaayo keep going 💪 pro

  • @halimahassan8538
    @halimahassan8538 2 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا 🙏

  • @aweys123hassan5
    @aweys123hassan5 2 ปีที่แล้ว +2

    m.a allah

  • @amsproduction9321
    @amsproduction9321 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks ustaad ayuub

  • @deeqoowmuqtaar4950
    @deeqoowmuqtaar4950 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid in badan 🙌🏼💎🙌🏼

  • @Khaire.10
    @Khaire.10 2 ปีที่แล้ว +5

    Ayuub axmed talo yar isii waxaan jiraa 18 sano waxaa ihaysto mashaakil farabadan meel aan waxka bilaabo ayaa laahey hadey noqoto dhinaca dhaqaalaha problem family iyo qalbi jab maalin walbana wuxuu idhaafa anoo garan la meel aan waxka bilaabo hadaan isdhaho dadka talo weydiiso waxaa igusoo dhaceyso armey kudaciifsadaan qofna wax lama wadaago xataa mararka qaar ayaan iska jeclaada inaan iska dhinto oo aan tahriib galo Marka maxaa talo isiin laheyd maanta waxatahey walalkey iga weyn igana waayo aragsan ileen geeluba 2 jir uusoowada maree talaan kaasugayaa fidiyoo kusaabsan dhalinyarada sookaceysa ee yaaban thanks 😊

    • @midowgahablaha8453
      @midowgahablaha8453 2 ปีที่แล้ว +1

      Isku mushakil baynu nahy wlll alle amuuraha inoo sahlo

    • @deeqyare8773
      @deeqyare8773 2 ปีที่แล้ว

      Izku muzhkilad ayaan nhy wll

    • @deeqyare8773
      @deeqyare8773 2 ปีที่แล้ว

      24 hour QolkaYga kma baxO seexo iyo tooz uN ba ku jiraa

    • @shukriaheyle8903
      @shukriaheyle8903 2 ปีที่แล้ว +2

      Maamo asc salaadaha toosi oo waqtigooda tuko sunayaaalka raaci waliba salaatu leylka iyo salaatu duxada quraanka aqriso maliin walbo, ogaawna marka dhanka Alle u jeesato ayaa Allaah faraj kuu furfurayaa illaheey talada saaro asaga noloshaada u dhiib asaa ku maamulaya.

    • @Khaire.10
      @Khaire.10 2 ปีที่แล้ว

      @@shukriaheyle8903 thanks mama 😊

  • @thegoats274
    @thegoats274 2 ปีที่แล้ว

    Mansha alaah ilaahey haku barakeeyo wll

  • @sihamali4824
    @sihamali4824 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh wall thank u so much 🥰

  • @MR.DEBATE
    @MR.DEBATE 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid usstadi

  • @faysalcaydiid8110
    @faysalcaydiid8110 2 ปีที่แล้ว +1

    Maash Allah sxb sare alle hakubarakeeyo

  • @cumrjanagale2852
    @cumrjanagale2852 ปีที่แล้ว +1

    Jasakallahu wa khayr

  • @habiibomohame
    @habiibomohame ปีที่แล้ว

    Tnx dear teacher

  • @Zahruush
    @Zahruush 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks dhiirigaliyehena🥰🥰🥰🥰✅

  • @abdullahialiadan987
    @abdullahialiadan987 2 ปีที่แล้ว +2

    Mash Allah

  • @muntazahmed9568
    @muntazahmed9568 ปีที่แล้ว

    Thank you teacher

  • @xaliimaofficial4165
    @xaliimaofficial4165 2 ปีที่แล้ว +2

    مشاءالله اخي امين 🙏🙏

  • @arkoofbusness
    @arkoofbusness ปีที่แล้ว

    Waa. ruun ayuubow. Walalo laakin markasta anigu waan hamiya hadana ma gaadho

  • @Zahruush
    @Zahruush 2 ปีที่แล้ว +1

    Qof walba wuxuu leyhay hdaf allow urumeey maalin un🤲🤲🥺🥺

  • @najinurow9578
    @najinurow9578 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allha......

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt ปีที่แล้ว

    Waad mahad santahay ustaad

  • @faadumomaxamed6080
    @faadumomaxamed6080 2 ปีที่แล้ว +2

    Sax our teacher thank you

  • @suleimansra6856
    @suleimansra6856 2 ปีที่แล้ว +1

    THANKS BRO AYUB VIDEO GANI AAD AYUU II ANFACAY

  • @leyluush1669
    @leyluush1669 2 ปีที่แล้ว

    Allah ku Sharfo wll

  • @SahraMukhtaar
    @SahraMukhtaar ปีที่แล้ว

    Wad mahadsanid wax layiidhi wax waxkusiya waxbadanbaad argtaa wax waxkusheegna waxyarbad argtaa

  • @mohyadinbuskalie1363
    @mohyadinbuskalie1363 6 หลายเดือนก่อน

    Thanks my teacher

  • @halimasacdia.
    @halimasacdia. 2 ปีที่แล้ว

    Keep going teacher

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 9 หลายเดือนก่อน

    Ustaad waa runtaa

  • @zeiqalbinuur5105
    @zeiqalbinuur5105 2 ปีที่แล้ว +2

    Shugarn wll qali

  • @aliabdiaziz8455
    @aliabdiaziz8455 2 ปีที่แล้ว

    Thanks alot abaalkada janno Rabbi haka yeelo

  • @hamsehalane7154
    @hamsehalane7154 2 ปีที่แล้ว

    Welcome ustaad😋😋

  • @mahamedmurtiile188
    @mahamedmurtiile188 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc ustaad waan ku salaamayaa salaan sare

  • @mohamedcajab7977
    @mohamedcajab7977 ปีที่แล้ว

    Mansh Allh shukran

  • @hamdamuhumed2524
    @hamdamuhumed2524 ปีที่แล้ว

    Yaa rabi muslim qawiya iga dhig oo muslim daciifa ha iga dhigin 🤲

  • @nimconuura8969
    @nimconuura8969 2 ปีที่แล้ว

    M,a wll ayub❤️

  • @cadaarcaynii8022
    @cadaarcaynii8022 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wall

  • @abdullahialiadan987
    @abdullahialiadan987 2 ปีที่แล้ว +2

    Thank you so much

  • @shukriabdirahinadam9550
    @shukriabdirahinadam9550 2 หลายเดือนก่อน

    Walaal hore usoco

  • @munamohamed5989
    @munamohamed5989 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah wll si fcn ayad noo dhiiri galisaa lkn waxn naxaa markan arko sidad wax noogu sheegayso ee anan hadana weli dhinicii akhriska iska bedalin in badan oo aan kaa faa iiday wan ku guulaystay masha allah

  • @marwanissackmedia3475
    @marwanissackmedia3475 ปีที่แล้ว +1

    Life Teacher Ayub Ahmed

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 2 ปีที่แล้ว

    M.a ayub keep going