30 Sano iyagoon gaarin ayay xaqiijiyeen guulo waaweyn!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 พ.ย. 2019
  • Waaberi Media Hoyga Aqoonta iyo Garashada...
    www.waaberiweb.com
    -------------------------------------
    Tirada dadka ku xiran Chanalka Xiligan: 7,180 Subscriber.
    Muqaalkii ugu dambeeyay: • 5 wax oo aadan ka Ogay...
    Muuqaal Ku qancin doona: • Video
    Nagala Soo Xiriir:
    Email: waaberi2030@gmail.com
    Facebook: waberi23/?re...
    Twitter: / waberi2030
    Instagram: abdirahman_...

ความคิดเห็น • 68

  • @qaayodheer
    @qaayodheer 4 ปีที่แล้ว +25

    Dhabtii waxad kicisaa darenkena adbana noo dhira galisa wll abdirahman jazakallah☺🌺

  • @saabiriin1232
    @saabiriin1232 4 ปีที่แล้ว +13

    Dad somali ah oo guulo la taaban karo gaarey hadee jiraaan fadlan kasoo hadal
    Hadii kale waxaan is dheheynaa dadkaas yurubta iyo mareykan jira ayaa inaga fursad badan oo sidaas ayey horumar ku gaaraan

    • @katuuza1151
      @katuuza1151 4 ปีที่แล้ว

      Waa al shabaab 🤣🤣😂

    • @gabarbarichannel9804
      @gabarbarichannel9804 ปีที่แล้ว +2

      @@katuuza1151 niyad jabka jooji
      Waxaa jidha gabar Taajirad ah oo ku sugay Sous Africa waxay ka taajidhay sonkorta waxayna haysataa shirkAda ugu wayn africa ee soo saarta sonkorta sido kale waxaa jidha gabar kale oo somali ah oo jogta yurubta oo shaqo walba laga soo cayrin jidhay wxyna ka taajirta Online Business Sido kale waxaa jidha wiil Soomali ah oo shaqo walba loo diiday oo samaystay shirkad wayn wana dad yadh yadh ayagoo waraysi lagu qadayo bad arkin.

  • @maryammohamedtawakal
    @maryammohamedtawakal 4 ปีที่แล้ว +13

    Cajiib!!
    Aaminaada nafta iyo kalsoonideedaba waa mid kuu horseedi karta xaqiijinta guulo cajiib ah...
    Mahadsanid Waaberi media 🙏

  • @bashiirabdirahman4976
    @bashiirabdirahman4976 4 ปีที่แล้ว +20

    Wa Barnamij Qiimo leh Hore usoco walal ✔✅👍🏻👍🏻🧠🧠🧠🧠

  • @atoorsama1643
    @atoorsama1643 4 ปีที่แล้ว +7

    Mahadsanid wllo abdirahman

  • @heygood2649
    @heygood2649 4 ปีที่แล้ว +22

    فمن زحزح عن لنار وادخل لجنة فقد فاز

  • @Siraaj23
    @Siraaj23 3 ปีที่แล้ว +1

    Wow wan ka helay wlhi xogtaan dadaalaa wuu gaaraa maantane 100 billion ayey shaqeysay sidan war bixin ku helay 💯

  • @ibrahimmohamedomer4889
    @ibrahimmohamedomer4889 4 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan 4 ปีที่แล้ว +2

    xog muhiim ah shukran waaberi media

  • @HIIGSOMONEY
    @HIIGSOMONEY 4 ปีที่แล้ว +6

    Waa fiican Tahay horay usoco

  • @maxamedabdi2157
    @maxamedabdi2157 4 ปีที่แล้ว +1

    Wallhi zhp nolasheyda waxbaad ku siyaadisay khayr allh ku siiyo hamigaagna alle ha ku fududeeyo zhp

  • @mohaa1645
    @mohaa1645 4 ปีที่แล้ว +4

    Man Sha allh wllo horey u soco

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt7037 4 ปีที่แล้ว +6

    Dadka dunida ku noooL ...
    7 Billion ayay kor isii dhaafeen....
    Mahsanid walaL apdirahman.....🌹🖐

  • @cabdihussein8175
    @cabdihussein8175 4 ปีที่แล้ว +6

    Mansha allaha wll ilahay ha idin xafido

  • @mahadhashim271
    @mahadhashim271 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaberi Media waa barta kaliye nafteyda dhiirgalin ka hesho Mahadsanidiin.

  • @himiloproduction6046
    @himiloproduction6046 4 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid sxb c/raxman

  • @xuseenaxmed8706
    @xuseenaxmed8706 4 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid wll

  • @ananzee638
    @ananzee638 4 ปีที่แล้ว +8

    ogeysiis ma tahay qof jacel inuu barto luuqada English-ka aad ku haranayso qaab fudud nagu so biir channelkeena mahadsanid ino saara subscribe

  • @muniiralpa1343
    @muniiralpa1343 4 ปีที่แล้ว +1

    thnks bro dhiri galintaada i.a riyooyinkena allaha norumeyo
    amiin

  • @faynuuswaladuu5100
    @faynuuswaladuu5100 4 ปีที่แล้ว +2

    Walal mudan in lagu daydo thanks brother qli

  • @dailychallenges2595
    @dailychallenges2595 3 ปีที่แล้ว +2

    Allah ajar hakaa siiyo walal

  • @abdiwalimuse9862
    @abdiwalimuse9862 4 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @hanadyuusuf9185
    @hanadyuusuf9185 4 ปีที่แล้ว +4

    Walal please aad ayeey videoyadaada u dhiiragelin badanyihiin❤

  • @abdiladiifahmed4657
    @abdiladiifahmed4657 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wll horay usoco

  • @studiohindi4981
    @studiohindi4981 4 ปีที่แล้ว +6

    Waaberi. Media

  • @maogtahay.
    @maogtahay. 4 ปีที่แล้ว +2

    Hore usoco wll

  • @abukarhajji
    @abukarhajji 4 ปีที่แล้ว

    Aduunka Alle SWT ayaa maamula ee hadalka si kale u dhig mahadsanid

  • @unique__girl6301
    @unique__girl6301 2 ปีที่แล้ว

    keep going you are best of TH-cam 💜💙💓

  • @subeerilkacase8184
    @subeerilkacase8184 ปีที่แล้ว

    maanshallah

  • @samaryaris133
    @samaryaris133 4 ปีที่แล้ว +3

    Asmc wll Abdirahman Aadbn ku slamey waxan ka mid ahay tagerayashada kugu xidhan markasta wdna ku mahdsan tahy so gudbinta Aad no so gudbisid dhirigelinta waxan ka codsanaya wll inad noso gudbisid tarikhda #hamza bendelladj mhadsanid😍

  • @kabiirlaki3903
    @kabiirlaki3903 2 ปีที่แล้ว +1

    KEEP GOING SAAXIIB 💪 ✨ 👌 👏 💓 👍 💪

  • @user-gp5xc4dy1q
    @user-gp5xc4dy1q 5 หลายเดือนก่อน

    Dhabtii waan dhagaystaa dhirigalinta balse waxan dhiranahay intaan dhagaysanayo

  • @ilyaasofficial10
    @ilyaasofficial10 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

    • @ilyaasofficial10
      @ilyaasofficial10 2 ปีที่แล้ว

      App cub ayaan soo wada insha allaah 20230

  • @maryamliban
    @maryamliban 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah noo soo badi

  • @nimcomohamoud4028
    @nimcomohamoud4028 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @cshakurcabdiqaadirabshir5120
    @cshakurcabdiqaadirabshir5120 4 ปีที่แล้ว +1

    Woow

  • @hanadyuusuf9185
    @hanadyuusuf9185 4 ปีที่แล้ว +3

    Sidee ayeey u maamulaan? FB ma isticmaalo😡

  • @somalitechnology3315
    @somalitechnology3315 4 ปีที่แล้ว +2

    Waad mahad San Tahay walaal

  • @badrihassen7527
    @badrihassen7527 4 ปีที่แล้ว

    Good

  • @mymaydho9656
    @mymaydho9656 3 ปีที่แล้ว

    M.a wlky hore usoco waxaad tahy dhiri galiye fcn

  • @samzworldchanel7686
    @samzworldchanel7686 4 ปีที่แล้ว +1

    Iko aawa

  • @moustaphamk6597
    @moustaphamk6597 4 ปีที่แล้ว

    Hore usoco bro waxfican iyad sogudbisay

  • @somapp4773
    @somapp4773 3 ปีที่แล้ว

    waan jeclahay fiidiyowga nuucaan oo kale ah fadlan aan kala faaidno

  • @salahabdalla8037
    @salahabdalla8037 4 ปีที่แล้ว +1

    Wa maxay dhaloocaynta fadlan iso jabab

  • @aaminbidixo9187
    @aaminbidixo9187 4 ปีที่แล้ว

    man shalla jkeepo goin
    barnamij tayo leh dhiiri galin

  • @saadeid8889
    @saadeid8889 4 ปีที่แล้ว +1

    Plz barnaamij Soo tabintaada wax badan ka badal

  • @sumayocabdi1157
    @sumayocabdi1157 3 ปีที่แล้ว

    Milkiilaha Facebook ileen Cunug Ciyaal Suuq Ah Ayuu Ahaay !!! Cajiib 😏

  • @atonio9430
    @atonio9430 4 ปีที่แล้ว

    Cajiib

  • @abdallahmuse2532
    @abdallahmuse2532 4 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsnid mazuul

  • @cimrisugeofficial3424
    @cimrisugeofficial3424 4 ปีที่แล้ว +2

    Mahad sanit masuul

  • @abdiwahidali8552
    @abdiwahidali8552 3 ปีที่แล้ว

    instigram asi maleh waa uu gate

  • @cabdigamerchannel2624
    @cabdigamerchannel2624 4 ปีที่แล้ว

    Walaal soo dhig tiktok

  • @suhaybnasirsuhaybnasir4580
    @suhaybnasirsuhaybnasir4580 3 ปีที่แล้ว

    Laaki

  • @zakariyemaxamed5501
    @zakariyemaxamed5501 4 ปีที่แล้ว

    Lkn wllrki lga hdlyp qsada ninkan ama MACK kma jrto lma so qato sdan ama falka uu jmcda ka smeye. Mda bdana wn aqriye qdlyinkisa mse adnka wx isku qlde mse anaga ayey ddku na qalden gran myo wlhi

  • @warsamebalal5863
    @warsamebalal5863 4 ปีที่แล้ว

    Kkk

  • @bilemakaveli7229
    @bilemakaveli7229 4 ปีที่แล้ว +1

    Los Angeles qaabkoo ugu dhawaaqaayo aa layaabay 😂

    • @Ahmed_Dino
      @Ahmed_Dino ปีที่แล้ว

      Hhhhhh
      Aniga xataa wn yaabay

  • @abdiwasacahmednuuh8663
    @abdiwasacahmednuuh8663 2 ปีที่แล้ว

    Markaan ubaahanahy

  • @mohamedhassanali1863
    @mohamedhassanali1863 3 ปีที่แล้ว

    ilahahy ha inaga dhigo kuwo wax qabsado iyagana ku dhaqaaqa

  • @dharqaale
    @dharqaale 4 ปีที่แล้ว

    Dadka benta ka daa

  • @hamdaabdi1600
    @hamdaabdi1600 3 ปีที่แล้ว

    Ddjjx