Starbucks | Sheekada Guusha Maqaaxida Shaah ee ugu caansan aduunka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.พ. 2020
  • Waaberi Media Hoyga Aqoonta iyo Garashada...
    www.waaberiweb.com
    -------------------------------------
    Nagala Soo Xiriir:
    Email: waaberi2030@gmail.com
    Facebook: waberi23/?re...
    Twitter: / waberi2030
    Instagram: abdirahman_...
    sheekada guusha starbucks
    sheekada guusha
    sheekada gusha
    sheekada
    guusha
    Dhiiri gelin

ความคิดเห็น • 81

  • @user-di8vw7hh4l
    @user-di8vw7hh4l ปีที่แล้ว +4

    Dhirigaliyaha dhalinyarada somaliya wabari miidhiya❤

  • @ninmadownaagtiisa1332
    @ninmadownaagtiisa1332 4 ปีที่แล้ว +11

    Dubai jogaa Starbucks aduunka ugu jeclahay anoo cabin mawa joogo masha allah

  • @maryammohamedtawakal
    @maryammohamedtawakal 4 ปีที่แล้ว +4

    Sheeko qiimo baddan in laga shidaal qaatana mudan, Mahadsanid wll Abdirahman hormar wacan ayaan kuu rajeynayaa insha'allah🙏👌

  • @abdalarockstar915
    @abdalarockstar915 4 ปีที่แล้ว +2

    Run ahaanti
    Codkaaga mrkaa.maqlo walhi waan iska qiroodaaaa
    Codka qiimo leh sxp hofey u soco

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan 4 ปีที่แล้ว +2

    i.a mar uun waangaari hadafkeyga || shukran wll Abdirahman 👏

  • @DreamLeagueSoccer-jh7mt
    @DreamLeagueSoccer-jh7mt 4 ปีที่แล้ว +4

    Sxp aad iyo aad ayaan kuugu mahadcelinaa...
    Waxaana kaa codsanaa inaad in badan kahadashid shirkadaha guuleestay...
    Si ay dhiirigalin inoogu naqato....

  • @husseinmohamed5833
    @husseinmohamed5833 4 ปีที่แล้ว +3

    Walhi aad ayaan uga helay waaberi media ❤❤❤❤❤❤

  • @qeysabdulleahmed8633
    @qeysabdulleahmed8633 4 ปีที่แล้ว +1

    Shukran wll horey u talaab

  • @abdiraufaskar6973
    @abdiraufaskar6973 4 ปีที่แล้ว

    You are knowledgeable person thnks alot

  • @kaderbozz5909
    @kaderbozz5909 4 ปีที่แล้ว +1

    abdirahman omer alle maskaxda haku barakeeyo allana haka abaal mariyo sidaad ujeceshahay inad dhalinta somaliyeed aad dhiiri galiso waanan kaaga mahad celinaynaa walaal

  • @husseinmohamed5833
    @husseinmohamed5833 4 ปีที่แล้ว

    Wallkeey alle haku xifdiyo aduun io aakhiro insha allah
    Inoo soo gali muuqaalo mudo isbuuc ah kuma arkee 🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿

  • @ayubpro
    @ayubpro 4 ปีที่แล้ว

    Waad ku mahsnada wllo sidaa nololo wadagatay vediogan bro Abdirhaman Omar thnks🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @garaadyousuf4921
    @garaadyousuf4921 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks pro

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 ปีที่แล้ว +1

    Shukran prother waaberi media ♡●

  • @siciidjamac1554
    @siciidjamac1554 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha alh sxb nin garaad kiisu dheeryhy c.raxmaan hore usoco

  • @abdiraufaskar6973
    @abdiraufaskar6973 4 ปีที่แล้ว

    Thnks
    Bro

  • @irshaadmohamed2735
    @irshaadmohamed2735 4 ปีที่แล้ว

    Manshallah wllo cabdiraxmaan

  • @abdirahmanmose
    @abdirahmanmose 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadaanid abdirahman waaberi

  • @husseinmohamed5833
    @husseinmohamed5833 4 ปีที่แล้ว

    Thanks pro keep going

  • @nasraabdallaibraahiim6637
    @nasraabdallaibraahiim6637 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tageer fican 🥰🥰

  • @tikatechdesign7905
    @tikatechdesign7905 4 ปีที่แล้ว +1

    Abdirqhman wabari horay isoco sxb

  • @ahakimcumar8027
    @ahakimcumar8027 4 ปีที่แล้ว +2

    Thanks brothers

    • @hassanaarka6173
      @hassanaarka6173 4 ปีที่แล้ว

      #Ahakim cumar, subscribe igu caaawi wll shp

  • @suheybbaari557
    @suheybbaari557 4 ปีที่แล้ว

    Hore u soco walalkay aad ban ku taagera

  • @ibnuhussein5080
    @ibnuhussein5080 4 ปีที่แล้ว

    Mash alh first one ahay caawa hore usoco zhp

  • @abdirahmanmose
    @abdirahmanmose 4 ปีที่แล้ว +1

    Ugu horeeyay

  • @mohameddahirfaarah6194
    @mohameddahirfaarah6194 6 หลายเดือนก่อน

    magic voice

  • @abdifatahomarahmed4375
    @abdifatahomarahmed4375 3 ปีที่แล้ว

    Maansha allah sxp keep going

  • @mahadabdirizaksulaiman7824
    @mahadabdirizaksulaiman7824 4 ปีที่แล้ว +6

    Thankz zxp abdirahman go for ward

    • @hassanaarka6173
      @hassanaarka6173 4 ปีที่แล้ว +1

      #Mahad Abdirizak sumaima subscribe igu caawi wll

    • @hassanfaysal7968
      @hassanfaysal7968 4 ปีที่แล้ว

      @@hassanaarka6173
      Wn ku saarey
      Adna iisaar SUBSCRIBE zhp qli mahadsanid 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @hassanaarka6173
      @hassanaarka6173 4 ปีที่แล้ว

      @@hassanfaysal7968 waan ku saaray hore usoco boqor ana isaar

    • @hassanfaysal7968
      @hassanfaysal7968 4 ปีที่แล้ว

      @@hassanaarka6173
      351 kaga dhigay zhp qli
      Adiga lkn kuma arko
      Imaad soo Booqan miyaa Gudomiye

    • @hassanaarka6173
      @hassanaarka6173 4 ปีที่แล้ว +1

      @@hassanfaysal7968 mar hre ku saaray wll no xaasid zhp

  • @ahmedyasinmohamed4089
    @ahmedyasinmohamed4089 4 ปีที่แล้ว

    Wad mahadsantahay wllky

  • @yahyamohamuud1483
    @yahyamohamuud1483 4 ปีที่แล้ว +1

    horay usoco abdirahmaaan
    shaqo wanaagsan baad noo haysaa oo dhiirigalin ah

  • @kaftaniyosheeko8986
    @kaftaniyosheeko8986 4 ปีที่แล้ว

    keep going ustaad

  • @Mahamuddahir99
    @Mahamuddahir99 4 ปีที่แล้ว

    Horay Usoco Zaaxiip Channel Dagan Runtii ❤❤❤

  • @ugukaalaygabayoaadubogidoo6653
    @ugukaalaygabayoaadubogidoo6653 4 ปีที่แล้ว

    Zxp barnaamijka noocan ah noo soo badi

  • @King-of-the-broke.
    @King-of-the-broke. 4 ปีที่แล้ว

    guusha wa dhabar adeeyg

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 4 ปีที่แล้ว +2

    Mahad sanid mudane ustad abdirahman

  • @sakariyefaaraxcali-vv4iq
    @sakariyefaaraxcali-vv4iq 8 หลายเดือนก่อน

    مشاًاء

  • @iprahimhazzen8590
    @iprahimhazzen8590 4 ปีที่แล้ว

    Horay usoco waaberi media

  • @abdirisakowke9758
    @abdirisakowke9758 4 ปีที่แล้ว

    Sakaay ayaan cabay from istanbul

  • @bestvideogameschannelbestv7227
    @bestvideogameschannelbestv7227 4 ปีที่แล้ว +1

    Sxp kasoo hadal software engineering ka Malaysia jaamacadaha ugu fiican bixiya

  • @RahmaIbrahim-kk7bg
    @RahmaIbrahim-kk7bg 9 หลายเดือนก่อน

    Inshaalah Subwcan❤❤maash Allah 🎉🎉ku subways 1:08 1:12 1:14 1:19

  • @mohamedmireahmed9315
    @mohamedmireahmed9315 3 ปีที่แล้ว

    masha allah
    sxp casharadan noo soo badi

    • @naasiraxmed9551
      @naasiraxmed9551 3 ปีที่แล้ว

      Mnsh aaalh zxp aale. Haku xfdo noona soo baadi casharaanta

  • @xaawoaadan3528
    @xaawoaadan3528 4 ปีที่แล้ว +1

    shaqo ayaa sharaf leh soomaliyay waad aragtaan in balaayiin dolar laga sameyay shaah inana waan ka han waynahay

  • @xasanistrganoffcial5232
    @xasanistrganoffcial5232 4 ปีที่แล้ว

    Waasaas bro

  • @suhuromar6395
    @suhuromar6395 4 ปีที่แล้ว +1

    👍👍👍

  • @hassanfaysal7968
    @hassanfaysal7968 4 ปีที่แล้ว

    Team
    OGAALKA dunida
    This like
    👇👇🔥
    Like

  • @eyoubomar8559
    @eyoubomar8559 4 ปีที่แล้ว +2

    70

  • @amalitofunnykittensvlogs647
    @amalitofunnykittensvlogs647 4 ปีที่แล้ว

    Waa maxay sirta Ka dambaysa logo da Starbucks

  • @kaamildhako6978
    @kaamildhako6978 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid waaberi media

  • @yasseryazzer2484
    @yasseryazzer2484 4 ปีที่แล้ว

    Mhdsanid dhiiri gelin wngsn

  • @ibrahimfurehassanibrahimfu5294
    @ibrahimfurehassanibrahimfu5294 4 ปีที่แล้ว

    Waaberi media

  • @Somali-One
    @Somali-One 4 ปีที่แล้ว

    Waan arkaa lkn ma aado.

  • @abshirbarreuser-vw1bm1sz3m
    @abshirbarreuser-vw1bm1sz3m 4 หลายเดือนก่อน

    Kfj ka sohadal shp

  • @user-zz9zx7hj8b
    @user-zz9zx7hj8b 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc fadlann subscribe

  • @caliyalhoo
    @caliyalhoo 4 ปีที่แล้ว

    Cajiib maalintii 2 mar ban cabaa at least

  • @arday2695
    @arday2695 4 ปีที่แล้ว

    50

  • @asmahquen7756
    @asmahquen7756 4 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله تبارك الله عبد الرحمن جزاك الله خيرا 💖

  • @bellafashion8487
    @bellafashion8487 3 ปีที่แล้ว

    Waxkastoo aad aaminsantahy waa inaad sii xoojisa dadku waxkulama arkaaane mahaasani

  • @weedsmokah2984
    @weedsmokah2984 4 ปีที่แล้ว +2

    Shirkadani waa illuminati calamduna waa mid illuminati

  • @AbAkArC
    @AbAkArC 4 ปีที่แล้ว

    Waan sugi la aa waabari waadna ku mahad santahay zxp

  • @maxamedwardi5218
    @maxamedwardi5218 2 ปีที่แล้ว

    Ci Rahmaanoow waxaad ka soo hadashaa dagaalkii khaybar

  • @beingal-cadaala2307
    @beingal-cadaala2307 4 ปีที่แล้ว

    10 minutes left
    Sxb abdirahman hada u fadhinaa minxadi brunei io kuwa kle beri ayey xermeysa fadlan markan soo dhameesto qaabke isugu xera bssbortka io formki aan so buuxiyay io sdkle shahdoyinki macal (CiD) warqadeeda sdkle fpens hadan ku xareysano fursad inte la eg ayn ku guuleysan karnaa.
    Sxb ino so jawaab fadlan ado mahadsan.

    • @Waaberi-Media
      @Waaberi-Media  4 ปีที่แล้ว

      Wll dhamaan waraaqaha kuwa aad kambuyuutarka ku buuxisay iyo kuwa kaleba wada scan garay, Kuwa kambuyuutar ahaan aad u qortay marka hore daabac kadibna dib dhamaantood u wada scan garay, marka aad scan garaysidna Hal PDF kawada dhig waraaqaha oo idil adoo u kala horaysiinaya sida ay u kala horeeyaan.
      Ama waxaad samayn kartaa inaad warqadaha Kambyutar ahaan aad u qortay aad adigoon daabicin PDF ka dhigtid, waraaqaha kalena mid walba si gaar ah u scan garay oo PDF gaar ah uga dhig, Tusaale warqada CID hal Pdf, shahaadada Sidoo kale PDF kadibna waxaad ku dirtaa emailka minxada Hal mar adigoo wada diraya.
      Guul ban idiin rajaynayaa

    • @beingal-cadaala2307
      @beingal-cadaala2307 4 ปีที่แล้ว

      Incha allah abdirahman shahadada wasaarada maheysano fpens hdn kusii buuxsado pal kwrn.
      Wlaaalkey su'aashan xumaan ha u arkin dad bdn ba sidan qaba ii no sharax hdn ku xareysano fpens.

    • @beingal-cadaala2307
      @beingal-cadaala2307 4 ปีที่แล้ว

      Waaberi media
      Commentigan hdadan arkin kuma heysano hadad aragtay lkn noso jwaab deadline waxa ku qoran brueni 14 feb manTa wxba si naga noqday marka beri oo jimce eh madirsankarnaa wlaal wuxu wa email waqti walbo wey furanyihiin.
      Jawaab fudud oo jilicsan naga sii.