Riyada suuqa qofkii ku riyoodo asoo suuq galayo ama wax kasoo iibsanayo ama ganacsi u tagay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2023
  • Riyada suuqa qofkii ku riyoodo asoo suuq galayo ama wax kasoo iibsanayo ama ganacsi u tagay.
    riyada suuqa dahabka ama suuqa xoolaha sida meesha geela ama lo'da ama ariga ama doorada lagu iibiyo, qofkii ganacsi suuqa u tago dhamaan riyadaas waxaa lagu fasirayaa xaalka qofka siduu yahay, kitaabka fasirka riyada oo ka hadlay riyooyinka suuqa la xiriira halkan ayaad ka daawan kartaa riyada oo faahfaahsan qofkii arko suuqa oo eber ah ama laga kala guuray oo aan dad joogin riyadaas halkan ka daawo iyadoo faahfaahsan, culimada qaar suuqa waxay ku fasireen khayr iyo jihaad iyagoo kasoo qaadanayo aayad ka mid ah quraanka kariimka. #riyooyinka #riyada #soomaali

ความคิดเห็น • 20

  • @hodanhuseen9710
    @hodanhuseen9710 3 หลายเดือนก่อน

    Shiikh waxaan ku riyoodey ano ashahadadanaya oo layleyahay waa dhimanayza wanan xanuusanaya isoo fasir😢

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  3 หลายเดือนก่อน

      si dhab miyaad u xanuunsan tahay ama xanuunka riyada kaliya waaye?

  • @hibaaqdeeq9483
    @hibaaqdeeq9483 9 หลายเดือนก่อน

    Acs wll waxan kuriyodiy wali an isdagalsanhy meel igu sugaya waxau wata waraq iyo qalin waxau kuqoriy magaciga wll

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  9 หลายเดือนก่อน

      ws waxay u badan tahay inaad heshiisaan waa khayr inshaa Allaah

  • @user-md8rv1tr6u
    @user-md8rv1tr6u 9 หลายเดือนก่อน

    Wll waxad iso fasirtaa waxan ku riyoday ninkeyga oo qawan cowradisana la arkayo meshana waa meel buuq bdn waxana ila jogo gabor dariskeyga io wlasheyda wanna suuq

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  9 หลายเดือนก่อน +1

      ninkaaga ayaa loo digayaa ha iska jiro fadeexo ayaa laga yaabaa inay qabsato waliba la xiriirta sumacaddiisa faahfaahin www.daruur.com/tag/riyada-qaawanaanta/

  • @nimcoahmed641
    @nimcoahmed641 9 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh xad iso fasirta
    Gabdha baa ku riyootay walasheed oo foolanaysa o dhagtarka talaa o la leyahay xalkeedu u adag yahy xaasna Maha ee wa inan.

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  9 หลายเดือนก่อน

      ws dhib weyn haystay ayaa ka harayo inshaa Allaah

  • @user-pp4rz5vf9z
    @user-pp4rz5vf9z 9 หลายเดือนก่อน

    Shekh riyaada wiil ankasayo oan riyaada daxdeda hab isinayo ama Ani habsinayo ila sacado onkufaraxsana

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  9 หลายเดือนก่อน

      haddii aad tahay doodb waa guur inshaa Allaah

  • @user-ql6if8yz7z
    @user-ql6if8yz7z หลายเดือนก่อน

    Sheekhow waxa ku riyoday anigo bada barigeda waxa ka ursanyo maxa wey

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  หลายเดือนก่อน

      riyada soo faahfaahi

  • @sukhranasir
    @sukhranasir 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekh waxan ku riyoday anigo jooga suuq la dhisayo waa maxay fasir keda😢

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 หลายเดือนก่อน +1

      Waa hormar iyo waxqabad aad gaari doonto www.daruur.com/tag/riyada-suuqa/

  • @user-fo8gq2yb9j
    @user-fo8gq2yb9j 9 หลายเดือนก่อน

    Shikh ano suqa jogo ninkeyga oo nag saxibo yihin ku dhag dhaga ana lawadoda dilayo😢maxaa waye iso jawab

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  9 หลายเดือนก่อน +1

      riyada waxay tilmaamaysaa ninkaaga inuu kuu baahan yahay oo aadan siinin wixii uu rabay oo dhan ku dadaal ninkaaga

    • @user-fo8gq2yb9j
      @user-fo8gq2yb9j 9 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta maxadsanid ❤️ riyo kale wejirta ninkeyga oo dhag kale ino ila aroso oo gurika ila daja ur mantanoh u qade markas ani idhax madhasho thy wan ku fura ane ano kudah kaa oyaa ifur dhax Marko ifuro ee nagta udhasho isolaw ano shukasi Ku jirto qofkan shukasa kase markas ibarya ana wan kadida ina isku solabano riyadane ika sojawab riyadan wal wal iku aburtay madamo will waax dhalin 😭

  • @Qaaliyeyyy
    @Qaaliyeyyy 8 หลายเดือนก่อน

    Sheik waxan arkay xaley mas madow walibo markas maqayad ayan cunto kacunayey kadib wu iguso orday inuu iguso boodo ayuu raba ana waxan ku aqriyey suratul iqlaas , suratul fatiha iyo ayatul kursi kadib wu dhintey maski ana waka baxsady sheik iso sheg maxa waye riyadaas

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  8 หลายเดือนก่อน

      waa qof cadow ku dhibi jiray Ilaahay kaa qaban doono waxaadna kaga adkaan kartaa quraanka kariimka faahfaahin: www.daruur.com/tag/riyada-maska-madow/

    • @Qaaliyeyyy
      @Qaaliyeyyy 8 หลายเดือนก่อน

      Ha mahadsanid sheik