Riyada meydka ama qofka dhintay oo kuu imaanayo ama lala hadlayo hooyo ama aabe ama walaal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ก.ย. 2023
  • Riyada meydka ama qofka dhintay oo kuu imaanayo ama lala hadlayo hooyo ama aabe ama walaal, qofkii riyo ku arko meyd oo soo booqanayo ama guriga u imaanayo hadduu yahay aabe ama hooyo ama walaal ama adeer ama abti riyadaas halkan ayaad ka heli kartaa iyadoo faahfaahsan riyada meydka oo faraxsan ama labisan waa khayr qofkaas wuxuu ku jiraa meel fiican, salaanta qofka dhintay marka lagu riyoodo iyadana waxaa lagu fasiraa wax fiican halkan ayaad ka daawan kartaa riyada oo faahfaahsan aabe waa hore dhintay ama hooyo dhimatay oo soo noolaatay ama aabe soo noolaaday ama walaal soo noolaaday riyadaas oo faahfaahsan halkan ayaad ka heli kartaa iyadoo lagasoo diyaariyay kutubta fasirka riyooyinka. #riyooyinka #riyada #soomaali

ความคิดเห็น • 56

  • @maxamedcadaawe7836
    @maxamedcadaawe7836 2 หลายเดือนก่อน +3

    Asc,,shiiqow,aabo aan,arka,,,woona,,iishekeyaa,,,alle ha unaxariisto Aabo.mcn janutal fardooso alle ha geeyo

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 หลายเดือนก่อน

      ws waa khayr iyo khabar wanaagsan iyo farxad

  • @munoabukadirgeeseey3335
    @munoabukadirgeeseey3335 4 หลายเดือนก่อน +2

    Asc shiq waxanku riyoday gabaryar oan habar yar uahay iyado albabka ay furtey qofki ayka furtey o dafayo sidan uradineyney ayado lakufsaday ayan heleyna shiq isojawab qeyr allah haku siye

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 หลายเดือนก่อน +2

      ws riyada waa digniin waxaa lagaaga digayaa qof aan fiicanayn oo aad u malaynaysaan inuu fiican yahay oo aad ku aaminaysaan waxyaalaha qaarkooda marka iska ilaaliya dadka qaar: www.daruur.com/tag/riyada-kufsiga/

    • @munoabukadirgeeseey3335
      @munoabukadirgeeseey3335 4 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤❤❤ shiq jisakallah

  • @CHO-bw5lv
    @CHO-bw5lv 3 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤

  • @munoabukadirgeeseey3335
    @munoabukadirgeeseey3335 2 หลายเดือนก่อน

    Asc shiq allah haku xafido waxanku riyodey walalkey dhintey Ono imanayo o cunto nalacunayo kadib wan oyna hadi ad noled mxanogu imnweysey ayan dhaha kadib dhimashadi ayuku labana shiq tiro 3 jer ayanku riyodey riyada

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 หลายเดือนก่อน

      ws Waa faraj adiga aad heli doonto wixii murugo ku hayay ayaa Ilaahay kaa qaadayo inshaa Allaah.

    • @munoabukadirgeeseey3335
      @munoabukadirgeeseey3335 2 หลายเดือนก่อน

      Jisakumulah qeyr

  • @cabdullaahicaliwehliye7618
    @cabdullaahicaliwehliye7618 10 หลายเดือนก่อน

    A c k sheekh inigu waxaankuriyooday aiga oo jooga dusigi aan qur aanka kasoobartay macalinkeygiina uu dugsiga dhexdiisa ku dukanaayo waliba meeshi uu ku dukanjiray ee saliga loo shigi jiray intuu noolaa hadda wuxuu mootanyahay 12 ama 13 sano ainga dusiga quraanka waxaan moogahay meeshii uu ku yiilay 33 sano bal ii soo fasir aad ayaan u daneynaaye

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  10 หลายเดือนก่อน

      RIYADAADA MAR HORE AYAA LAGUU FASIRAY HALKAN KA AKHRISO www.riyooyinka.com/2023/09/riyada-naag-cangaleel-kuu-dhiibayso-iyo.html

  • @Ismadhibto140
    @Ismadhibto140 7 หลายเดือนก่อน

    sheikh waxan ku riyoodey abti dhintey dhawan anago wada tukanena ayeeyo dahesa salada sifican u tukada. pls iso sheeg

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  7 หลายเดือนก่อน

      waa riyo fiican farxad iyo wanaag ayay tilmaamaysaa

    • @FilisQurux
      @FilisQurux 4 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoontaAsc sheekh wxan kuriyodaa ayeeyadey odhimatay wn jeclaa mrwlbownku riyodaa iyadoo kala duwan hda wxan kuriyoday anigoo iska boodbodayo biyo isaga ciyarayo oo or ordayo ayn sikadisa ku arkaa iyadoo socoto oo tasbiixsaneso ii duceyneso wanso raacaa kadib ayadoo dhimaneso ayn gacanta qabanaa waxan leyhy ashahado hlmr ayey igadabodhahee mrkle ma igu celineso saas kudhimanee wxana ilaheso oo agtagan gbrkle oo wlashey ah oo ayeeyo isla heenjirnay waa gbdha eedadey dhashay kadib wnsokacaa anoo naxsan wayo ayeeyo iyadoo koomo kujirto ayey dhimatay mrwlbo wxaydhahesay laa ilaha ilalah Ana wn udhameystiri jiray malinkey dhimanrabto malinka kahoreyy iyadoo komo kujirto shahaadateenka dhagta ugusheegayy iso fasir plz jazakalah

  • @dulmidiidgabaradag842
    @dulmidiidgabaradag842 5 หลายเดือนก่อน

    Asc Shekh waxan ku riyoday dad badan ana garanen o dhintay mel ku shirayo anago nala leyahy salama kadib waxan ka radinaya abahey hore udhintay markan kawaye waxan leyahy aabahey igu salama ayagana ima jawabayan

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  5 หลายเดือนก่อน +1

      ws aabahaaga duco ayuu kaaga baahan yahay wiligaaga xusuusnow u ducee waa khayr inshaa Allaah

    • @dulmidiidgabaradag842
      @dulmidiidgabaradag842 5 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta Haye wll mahadsanid

  • @user-ni9gv3fo9l
    @user-ni9gv3fo9l 11 วันที่ผ่านมา

    Asc shiikh
    Waxaan ku riyoodey abtigey habiyar runa qabi jirey oo dhintey isagoo cayilan oo xanuusan kursi ku fadhiyo oo i leh kuleel baa o haayo madaxana taabanaayo waxbbaa igu socsocdo sidi quranjo cml leh
    Xaas baan ahay

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  11 วันที่ผ่านมา

      ws wuxuu u baahan yahay qofkaas duco Ilaahay naxariista jannada ha galiyee

  • @siraadosman9171
    @siraadosman9171 5 หลายเดือนก่อน

    Waxaan ku riyooday Awawgay oon jeclaaa wuu dhintay Alleh how naxariistee waxaan ku riyooday isagoo nool oo lacag i siinaaya plz iga jawaba

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  5 หลายเดือนก่อน

      Waa riyo fiican inshaa Allaah nolol fiican ayaa ku sugeyso waxaa kaloo riyada laga fahmayaa awoowe inuu meel fiican joogo waa khayr

  • @ruunyuusufmacow7909
    @ruunyuusufmacow7909 14 วันที่ผ่านมา

    Asc shiiq marwalba waxan ku riyodaa eeday oo dhimatay mar waxe idhahde eedoy ani ma dhiman waa ley dilay xalaa udambese iyado faraxsan ee ii imade oo cayilan qurux badana maxaa waaye 2021 ayee dhimatay

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  12 วันที่ผ่านมา

      ws adiga xaalkaaga ??

    • @ruunyuusufmacow7909
      @ruunyuusufmacow7909 12 วันที่ผ่านมา

      @@barta-aqoonta shiiq iga rali noqo ma fahmin qoralkaga

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  11 วันที่ผ่านมา

      riyada qofka markuu arko waa inuu sheegaa xaalkiisa hooyo ama arday ama qof xanuunsan dhamaan xaalada uu ku sugan yahay taas ayaan ka dawaa

    • @ruunyuusufmacow7909
      @ruunyuusufmacow7909 11 วันที่ผ่านมา

      @@barta-aqoonta maya arday maahi Sido kalana gur wanso maray halmar ah hooyana wali ma noqon arin safar ah ayan inbdan sugooya walina ma helin waa sidaas xalkeyga shiiq

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  11 วันที่ผ่านมา

      riyada waxay tilmaamaysaa eedadaada in la dulmiyay oo ay hadda meel fiican joogto Ilaahayna wuxuu u gudi doonaa wixii lagu sameeyay markay noolayd

  • @user-zb2zc7fe4v
    @user-zb2zc7fe4v 8 หลายเดือนก่อน

    Riyada ayayday oo faraxsan oo shekaynaysa oo qoslaysa oo guri bull ah hortiisa fadhida oo tusbaxhaysata

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  8 หลายเดือนก่อน +1

      hadday nooshahay waa farxad aad la wadaagi doonto hadday dhimatay waa nolol fiican ay iyada ku jirto

  • @user-gj7gh8xu5v
    @user-gj7gh8xu5v 6 หลายเดือนก่อน

    Shekhow aniga Waa la I qaba waxan ku riyoday wiil dhalinyara ah Oo abtigay dhalay anoo abahay hortisa igu dhunkanaya oo meel walpa u racaya

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  6 หลายเดือนก่อน

      Waxay tilmaamaysaa riyada inuu kuu naxariisan doono oo uu wax kuu qaban doono halkan ka daawo riyada dhunkashada oo faahfaahsan th-cam.com/video/e_y6spzs-BQ/w-d-xo.html

  • @cabdullaahicaliwehliye7618
    @cabdullaahicaliwehliye7618 10 หลายเดือนก่อน

    Sheekh habeenkale waxaan kuriyooday aniga oo jooga guri gurigaa waxaa jooga 2nin oo kaaba qabiila ah waxena u yihiin qabiil qabiilada soomaalida ka mid ah qabiile keygana ma ahan laakiin 2bada nabadoon waxaan ka aqaan in aan marwalba ka arko baraha bulshada dabeecadooda iyo idabtooda ayaan jecle riyadu marka waxey itutay iyagoo guri jooga gurigana niyad ahaan riyada dhexdeeda waxaan aaminsanahay labada nabadoon midkamidah in uu leeyahay waxaa kale oo guriga jooga ruuxdumar ah oo aan u maleeyo ninka guriga leh in ay xaaskiisa tahay marka anigu waxaan aad u amasnaa labada nabadoon waliba mid ayaan ku xeeldheeraaday amaantiisa riyada dhexdeeda waxaan u amaanaayo nimanka waa naagta oo kushiinka joogta naagtii meeshii ay fadhiday miisyiilay hoostiisa ayeey gacanta galisay waxena iiga soobixisay angaleesha badda oo aad u quruxbadan duudka weyka cagaarantahay geesahana wey ka cadahay laakiin inta cagaaran ayaa badan ingaleeshii ayey gacanta iigu shubtay waxeyna igu tiri sootix yacini tusbax oo kale makaasey meeshi aan fadhiyay soo fashiisatay maka waxaan dhibsaday naag isoo agfadhiisatay iyo qalwada guriga markaa meeshi ka istaagay waana ku dhahay gurigeyga ayaan kusootixaa riyadii meeshaa ayey ku dhamaatay

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  10 หลายเดือนก่อน

      RIYADAN MAR HORE AYAA LAGUU FASIRAY HALKAN KA AKHRIS: www.riyooyinka.com/2023/09/riyada-naag-cangaleel-kuu-dhiibayso-iyo.html

  • @AminaSharif-vl2bv
    @AminaSharif-vl2bv 2 หลายเดือนก่อน

    Shiq waxn ku riyoday aderkey dhimtay asigo nol o nala jogo, o qof familka gursa rabyo

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 หลายเดือนก่อน

      riyada waxay tilmaamaysaa isbadal xagga familka ama qaraabada oo la xiriira xaalka familka adeerkaaga www.daruur.com/tag/riyada-adeerka/

  • @user-dc1un3gw9w
    @user-dc1un3gw9w หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh wax kuriyooday hoyaday oo mar hore dhimatay oo mar labaad dhimatay iyo wiil yar oo wlky ah oo ladhintay maydkooda wax lodiyaarinayaa sida maydadka kale lodiyaariyo waa lamaydhaya wana laganfaya dad famliga ahana wa nala joogan
    Ani waa murugsanhy wax lasugaya ragii qaadii laha iyo gadhigii lagu qaadii lahaa waa sida maydadka losugo ayaa losugaya gurigay kujirto ayaa hor istagay hoyo iyo wiilkii wlky ahaa dhinac iskaga jiran ana wax leyhy hoyo iyo wllo hal mar miyaa lawada qaadayaa waxa iso wacday gabdh edaday dhashay igu tidhi miyaad samrin hoyo kasamrin
    Waxa kudhahay imka ugu drn thy hoyo in laqaado laraba waata gafantii lagu xidhay wna ooyay hurdadiina waa kabooday mrka intaa idhi niyadana wax igu jirtay intaan hoyada laga qaadin sodhunko
    Hoyo mar hore dhimtay alle haw naxariisto lkin wiilka wlky waa wiil yar wuu nool yhy hoyo kale oo nool ayaana dhashay
    Sheikh riyada murug igu haysa iso fasir please

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  หลายเดือนก่อน

      ws riyada waxay tilmaamaysaa murugo iyo fikir xoog badan inaad la kulmi doontid Ilaahay sharta hanaga hayee

    • @user-dc1un3gw9w
      @user-dc1un3gw9w หลายเดือนก่อน

      Amin yaa rabi

  • @mariaahmed9762
    @mariaahmed9762 5 หลายเดือนก่อน

    Shiqow labo riyo ayaan arkay mid koowaad waxaa waaye anigo qol mugdi ku jiro tv shidan ayaa qof cod nin hadlaa wuxuuna ileeyahay waatan janada iyo waatan naarti tv marka fiirshay waa gariiray o wax si fcn uma arkin ka dib waxa leygu dhahay qof aduunka joga aya jano laguu bishareyey ma rabta ina aragto cunug yaraa raacay o qolki wan ka baxay markaa qofki aaday waa qof dumar oo xijaaban waan waydiyey waxa igu jwbtay waa saliga nabiga tan labaad ayeydey o dhimatay so nolaneso arkay oo shekenesa farxsan i fasir

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  5 หลายเดือนก่อน

      riyada koowaad waa khayr badan oo Alle ka kacsbi adiga aad heli doonto waxaad noqon doontaa qof diinta ku toosan waxaadna ku gaaraysaa xuska Alle iyo inaad raacdo sunnada nabiga scw midda kale riyada ayeeyo oo soo noolaanayso waa nolol cusub oo fiican aad gali doonto waa khayr riyada ayeeyada dhimatay oo faahfaahsan: th-cam.com/video/L99e1e9qbQA/w-d-xo.html

  • @mariamahussein1
    @mariamahussein1 2 หลายเดือนก่อน

    Shekhow ani waxaan ku riyoodaaa aabahe marwalbo asigoo aamusan ayaa Arkaa oo faraxad ka muuqan, markale Waxaa ku riyooday asigoo dad la joogo oo qoslaayo anine markuu I arki wuu aamusaa plz iiso fasir kheyr insha Allah

    • @mariamahussein1
      @mariamahussein1 2 หลายเดือนก่อน

      Shekhow iiso fasir si dag dag ah plz😢

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 หลายเดือนก่อน

      aabbahaaga ma nool yahay ?

    • @mariamahussein1
      @mariamahussein1 2 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta may aabahe allaha u naxariisto

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 หลายเดือนก่อน

      Waxaa laga fahmayaa riyada aabbahaaga inuu kaa rabo inaad samayso wixii uu jeclaa sidoo kale inaadan ka tagin inaad u duceyso marka aad salaad dukato Ilaahay naxariis ha siiyee

    • @mariamahussein1
      @mariamahussein1 2 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta aaamin mahadsanid walaal

  • @Sheirin-23
    @Sheirin-23 5 หลายเดือนก่อน

    Riyada qof saxib ahayden hada ku riyooto isagoo ku dhahayo ma dhiman waan noolaa maxay tahay fasirkeeda

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  5 หลายเดือนก่อน

      fasirka-riyada.daruur.com/p/shuruudaha-fasirka-riyada-dream.html

  • @ilhaancabdulaahi7329
    @ilhaancabdulaahi7329 9 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh wiil walaalkeyga ah oo goordhaw dhintay wuxuu ahaa askar dagaal uuna kudhintay shabab aa dishay bil uu Dugan yahay xaskiisa waxay kuriyotay asigo imanaya iyadana ay yaweyso oo ay dhaheyso adiga madhimanino wuxu dhaha asna Maya ani madhiminin waan nolahay aadna wuu ufaraxsanaa hab uisiyay aydhahday wuuna ishushumina waxana umaleysa qof caadi oo nool markasey waxay tiri wuxu idhaha simcard uulaha lacagta dawlada lagu so turijiray aaway simcrdkii waxa haya Wil walalkiisa ah soo sii xaaskeyga simcard ayadaa haneysa kadib wuxu idhaha ay dhadhay intaan maqnaa yaa kudhiway iisheeg iyada wey yaaban tahay waxan isdhaha ay tiri ninkaan waadba soo aastene siduu kusoo noqday asna qof safar kumaqnaa ookale uu udhaqmayaa aytiri kadib qolkuu galaa hees uu shidanaa markasaa dhahaa aytiri daraadlee lagu soo duugay waad aragtay inla dhimanaayo maad iska dhaaftit heesta shiikho qeyr allaah kusiiyo iifasir dag dag iigu fasir plse

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  9 หลายเดือนก่อน

      ws riyada waxay tilmaamaysaa ninkaas inuu u baahan yahay duco xaaladdiisana ma xuma waxay u badan tahay in Alle u naxariistay

  • @Muzi3789
    @Muzi3789 หลายเดือนก่อน

    Sheikh hooydeyda waxa ku riyata habaryarteyda dhimatay mar badan aya hooydeyda ku riyatay habaryarteyda dhimatay
    Hooydeyda waxa ku riyatay iyado askar wadan askarta caanshuur ka raban waa so noqon kadib guriga waxa ugu iman habaryarteyda dhimatay oo hilibka geel iyo lafaha geel eg yalan habaryarteyda waaxa dhaha waa lay so siiya maxa thy riyadas sheikh fadlan ii so fasir

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  หลายเดือนก่อน

      adiga arday ma tahay ama hooyo soo sheeg xaalkaaga

    • @Muzi3789
      @Muzi3789 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta maya arday ma ihi hooyo ma noqn wali mawn gursan lkn wax riyada ku riyda wa hooydey

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  หลายเดือนก่อน

      riyada murugo ayay tilmaamaysaa ilaahay khayr haka dhigo

    • @Muzi3789
      @Muzi3789 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta amiin yarpi Allah kheyr ha ugu badelo 😭🤲🏻