Riyada qaraha ama xabxabka qofkii ku riyoodo qare bisil ama xabxab cagaaran ama guduudan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 มิ.ย. 2024
  • Riyada qaraha ama xabxabka qofkii ku riyoodo qare bisil ama xabxab cagaaran ama guduudan
    Qofkii riyo ku arko xabxab macaan ama qare riyadaas wax badan ayaa lagu fasiraa, qaraha bisil oo guduudan ama jaalaha ah ama cagaaran fasiraad badan ayaa lagu fasiraa halkan ayaad ka arki doontaa, dumar iyo rag wuu tilmaamaa, sidoo kale cudur ayuu tilmaamaa, qofkii cuno qare fasiraad badan ayuu noqon karaa qaraha, sidoo kale miraha ku jira qaraha iyagana fasir ayay leeyihiin halkan ayaad ka daawan kartaa.

ความคิดเห็น • 35

  • @user-jt5wr7et7d
    @user-jt5wr7et7d 20 วันที่ผ่านมา +1

    Asc ww shekh wa riyo ku arkay 2 carrur yar yar ani guriga ayeyo aya jogay ilmahas habr yar io abti in ay dhalen ila tahy ani ma dhalin marka wan hayey micnha aniga io mido aderke dhale 2 carur kala hayne kdb wxa an arke anigo mel dukan ah ku adeganyo qudar ah ay waxn arke gabr deris nahay oo ilmaheda yar dhabta kuheso gabdha hda wa laqabaa mr hore dhashey hdna waxn arkay gabr aderke dhale oo ilmHeda hesto lugaheda dhudhuban fadhiso runti xale riyo cajiba ihede 3 mel kukala arke ana xas aya ahy weli carrur hesanin alle ilmo khyr qabo isiyo isp fasir adigo mhdsn in ad fahnte rajena sheikh

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  18 วันที่ผ่านมา +1

      ws ilmo ayaad helaysaa oo aad ku faraxdo waa khayr riyada inshaa Allaah

    • @user-jt5wr7et7d
      @user-jt5wr7et7d 18 วันที่ผ่านมา

      @@barta-aqoonta masha allah shukrn shekih

  • @ummumanaal-od8ug
    @ummumanaal-od8ug 20 วันที่ผ่านมา

    Ha ween ka lane waxaan kuri yoo day ani goo ka waanka al baabkiisa joo go oo ar kaayo biraha hilibka lasu raayo iyo miiska la saa raayo hilibka iiga soo jawaab illaah qeyr haku siyee

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  20 วันที่ผ่านมา

      hilib miyaad ka doontay??

    • @ummumanaal-od8ug
      @ummumanaal-od8ug 20 วันที่ผ่านมา

      @@barta-aqoonta maya anoo taagan al baabka kawaan ka leen ar kay biraraha hilibka lasuro iyo miiska leen ar kay bes illaah haku xifdiyo sheeq

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  20 วันที่ผ่านมา

      riyada waxay kaaga digaysaa dood iyo dagaal waliba qof aad kuugu dhow ayaad la doodaysaa

    • @ummumanaal-od8ug
      @ummumanaal-od8ug 20 วันที่ผ่านมา

      @@barta-aqoonta ❤️

  • @ummumanaal-od8ug
    @ummumanaal-od8ug 20 วันที่ผ่านมา

    Asc sheeq waxaan kuriyoo day ani goo hilib eri oo waq lal ah ceeriin ah qeebinaayo waxaan ahay xaamilo

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  20 วันที่ผ่านมา

      ws waa dhalmo fudud iyo khayr qabta inshaa Allaah

  • @user-ok1ft5fx2k
    @user-ok1ft5fx2k 20 วันที่ผ่านมา

    Asc shiikh please ilahay dartii igu so fasir riyadan khayr allah haku siiye wiil xirir naga dhexeyo lkn aan guur kawada hadlin isaga oo isoo doonanaayo wlshyna ileedahy wiil fcn waaye abeheyna intuu ii yeeray qofka marka oogu tagay wxu idhahay mxaa u cabsanee wilka wuu fcnyhay si wangsana waa iigu soo dirtay wilkan asgo ii shegin ayu iso doontay oo abe u yimd ayan leeyahy riyada dhexdeda ayuu qadka igala soo hadly wilka kdip gabr aya wacay lacgta sooryada aya u kuso dira dharka arooosk isoo dhiib aya dhahy gabr an asxp nahay o koofer leh wa la ii keenay 2 kaalr o mid yer gudud yahy anoo is diyarun raba la iga toosiyey riyada

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  20 วันที่ผ่านมา

      ws waa riyo mustaqbal fiican tilmaamayso waa khayr kuu soo dhow inshaa Allaah

    • @user-ok1ft5fx2k
      @user-ok1ft5fx2k 20 วันที่ผ่านมา

      @@barta-aqoonta inshlh shrkrn

  • @ayanabdi1889
    @ayanabdi1889 20 วันที่ผ่านมา

    Asc wiil aan is shukansano aya wuxuu Ku riyoodey asagoo qof sugaayo oo mel tagan dhar wuxu xirna kabo cad iyo dhar cadan Ku jiro anigaa ka soo hor baxey oo wadata isla dharkuu xirnaa oo kale xiran waxan wada fuulney meel sare oo magalada dhan laga arkaayo mesha qaxwo Ku cabney asiga wuu I shekeynayey ana waan qoslayey no fasir waxan ahey Garoob mahadsanid

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  20 วันที่ผ่านมา

      ws waa xiriir guur keeni kara sida riyada laga fahmayo

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  20 วันที่ผ่านมา

      ws waa xiriir guur keeni kara sida riyada laga fahmayo

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  20 วันที่ผ่านมา

      waa riyo tilmaamayso mustaqbal fiican labadiina idin ka dhexeeya

  • @mandekhusain9812
    @mandekhusain9812 19 วันที่ผ่านมา

    Asc sheq wx ku riyodey anigo qare sogadanyo iifasir

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  18 วันที่ผ่านมา

      xaas maa tahay mise arday?

  • @user-bg1vi3pr2i
    @user-bg1vi3pr2i 16 วันที่ผ่านมา

    Asc sheikh waxan ku riyodey anigoo guri weyn jooga markaa nin suudh xidhen ayaa xabxab weyn kala jarayey wuu cuney wuxu dhahay waa [positive] fadlan iifasir sheikh

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  15 วันที่ผ่านมา

      ws gabar maa tahay ama hooyo?

    • @user-bg1vi3pr2i
      @user-bg1vi3pr2i 15 วันที่ผ่านมา

      @@barta-aqoonta gabar ahay sheikh

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  15 วันที่ผ่านมา +1

      riyada guur dhow ayay tilmaamaysaa waxaad helaysaa nin adiga ku jeclaanayo

    • @user-bg1vi3pr2i
      @user-bg1vi3pr2i 14 วันที่ผ่านมา

      @@barta-aqoonta shukrn sheikh 🤍🙏🏻

  • @jawahermohamed6022
    @jawahermohamed6022 20 วันที่ผ่านมา +1

    asc ninkaeyg o dhintay aya wuxu ikenay qarah marki dhxada lugu dhufto hal qeb ayu ikenay

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  20 วันที่ผ่านมา

      ws riyada waxay tilmaamysaa xusuus hore oo ninkaaga la xiriirta

    • @ridhwanahmed1183
      @ridhwanahmed1183 18 วันที่ผ่านมา

      ​@@barta-aqoonta
      Sheikh ilahay haku barakeyo riyadan iso fasir
      Waxan kuriyooday anoo dhar cad cad qabo oo leh xajka ayaan jogaa meshana xajka maba ahan lkn waxan lahaa wa xajka kadip
      laba guri oo iska soo horjeedo ayaan dhaxdoda ku oradaay oo kolba mid imaanayay kadip dad ayaa mesha fadhiyay wey igu qoslaayen waxay laahayen naa mesha xajka mahan anigana warkoda dhag maba u dhigin orodkygi aan labada guriga dhaxdoda ku kala ordayay ayaan sii waatay

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  18 วันที่ผ่านมา +1

      xajka ayaad tagaysaa iyadoo ay jiraan dad la yaabaya qaabka aad ku tagayso oo kugu jeesjeesaya laakin iyagoo kugu jeesjeesaya ayaad aadaysaa wayna la yaabi doonaan

    • @ridhwanahmed1183
      @ridhwanahmed1183 15 วันที่ผ่านมา

      @@barta-aqoonta allaa ilahow irume jazakallah sheikh

  • @aishahashi7165
    @aishahashi7165 20 วันที่ผ่านมา

    Meel kaala so xiriira raba

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  20 วันที่ผ่านมา

      riyo haddaad u baahan tahay halkan kusoo qor

    • @aishahashi7165
      @aishahashi7165 20 วันที่ผ่านมา

      @@barta-aqoonta walaal qof aan waligeed guursan ahay waxaan ku riyooday habeen hore marka qiyaamul leelka tukaday kadib anoo beer beer u jiifo naag ba inta isalaanto aniga iyo gabar kle aan aqoon bey ano jiifo dhabarkeyga ka dhex baxee awalna daaqada qolkeyga ka so gashay marke sii baxeese qiiq raacay dhar cad labis ahna wey wadatay ? Dhaqsi igu so jawaab wll f.g marka seexanaaye waan cabsanaaye si xoog leh iiga dhex baxday

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  20 วันที่ผ่านมา

      Waa adduunyo kuu soo dhow si dhaqsina gacantaada ayay uga baxaysaa

    • @aishahashi7165
      @aishahashi7165 20 วันที่ผ่านมา

      @@barta-aqoonta ma fahmin yacni ma hanti iyo waxaas

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  20 วันที่ผ่านมา

      haa waa hanti