MUXAADARO CUSUB CADAABUL QABRIGA IYO NICMADIISA SH MAXAMED CABDI UMAL XAFIDULLAH 2013

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 เม.ย. 2013
  • MUXAADARO CUSUB CADAABUL QABRIGA IYO NICMADIISA SH MAXAMED CABDI UMAL XAFIDULLAH 2013
    Ramadaan Kariim
    Dhamaan cashirada Iyo Muxaadaraadka Bisha soon Halkaan ka Dhageeyso
    1) Muxaadaraadka Bisha Soon
    • MUXAADARO CUSUB 2022 ...
    2) Su'aalo iyo Jawaabo Gaar u Ah Bisha Soon
    • Su'aalo iyo jawaabo ra...
    #ramadaan2023
    #Bishasoon
    #sheikhhusseinalijabuti
    Jazakumullahu kheyran
    ____________________________
    Wixii Talo Iyo figrad Waxaad Noogu Soo Gudbin Kartaa Ciwaanada Hoose ku qoran
    _____________________________________________________
    Website : albedar.wordpress.com/
    👉Gmail infoalbadarchannel@gmail.com
    👉TH-cam / albadarchan. .
    👉Facebook / albadar.channel
    👉Twitter AlbadarChannel?su...
    _____________________________ Halkaan Kaga Bogo Dhamaan Duruusta Bisha Ramadaan Culimo Badan Muxaadro cusub ,iyo Su'aalo Jawaabo Cusub & Nadwoyin
    • MUXAADARO CUSUB 2022 ...

ความคิดเห็น • 365

  • @maxamedibarahimmahad666
    @maxamedibarahimmahad666 2 ปีที่แล้ว +1

    ماشاءاللہ ماشاءاللہ ماشاءاللہ ماشاءاللہ

  • @faisoosman4652
    @faisoosman4652 5 ปีที่แล้ว +6

    Subhanallah alahayow maalintey taayada noqoto no naxariiso oo marti lajecelyahey naga dhig dhamaan wixii muslim ah u naxariiso allahuma aamiin

    • @nasiryre144
      @nasiryre144 5 หลายเดือนก่อน +1

      Amn amn 😢😢😢

  • @ayaankhaliif1781
    @ayaankhaliif1781 ปีที่แล้ว +9

    اللهم انى اسالك رضاك والجنة الفردوس الاعلى واعود بك من سخطك والنار

  • @saharasahara8163
    @saharasahara8163 2 ปีที่แล้ว +5

    Shaikh.umal..ilaah..hakubarakeeyo..aakhiro..iyo.aduunkaba

  • @morsalsomalia9141
    @morsalsomalia9141 9 ปีที่แล้ว +33

    illaahay qabriga jano nooga yeel oo kuwaad u nimcayso naga yeel illaahayow waanu kaa magan galay cadaabul qabri

    • @abubakarabdi3336
      @abubakarabdi3336 5 ปีที่แล้ว +2

      Aamiin yaarabi

    • @nawalmohamud5455
      @nawalmohamud5455 4 ปีที่แล้ว

      Ilaahow nagayeel kuwa aad ugu bishaarayso rali ahaanshahaaga aamiin yaa rabbi

  • @samirakorme2024
    @samirakorme2024 5 ปีที่แล้ว +8

    Ilahayow cadaabul qabri nagabadbaadi ilahayow inta muslim ah unahariso amiin ya rabi ilahayow nagadig kuwi kukulma ayako farahsan janada amiin ya rabi jazakaallahu qeyran sheikh umal

  • @hassanaqyaar5170
    @hassanaqyaar5170 2 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allh Shiiq maxmed anagan allh nahanuniyo insha allh

  • @mubarakaideed7682
    @mubarakaideed7682 6 ปีที่แล้ว +4

    Sh.maxamed cabdi cumar umal ilaahay ha xafido...
    Ilaahayaw naga badbaadi cadaabka iyo dhibkiisa

    • @hibonuura9880
      @hibonuura9880 4 ปีที่แล้ว

      Alahw cadbta qbrig nagbadbaad

  • @farahibrahim2403
    @farahibrahim2403 7 ปีที่แล้ว +3

    ALLAHU MANAJINAA MIN CADAABIKAL ALIIM AAMIN AMIN AMIN YAA RABBI

  • @adamsolob
    @adamsolob 8 ปีที่แล้ว +3

    mashallah jazakallah khayr sheikh sheikh abdi umal,, subhanallah wabihamdihii subhanallah cadeem,, subhanallah walhamdulillah wa la ilaha ilallah wa allahu akbar

    • @adamsolob
      @adamsolob 8 ปีที่แล้ว

      cafwen sheikh mohamed abdi umal,, jazakallah khayr sheikh.

  • @ismahanbintufarah2478
    @ismahanbintufarah2478 3 ปีที่แล้ว +5

    Jazaka Allah kheyer sheekh maxamed cabdi umal xafiidkaallha illahay qabrig ha noo nuuriy

  • @youtuberscrollingthroughth6034
    @youtuberscrollingthroughth6034 7 ปีที่แล้ว +12

    alaha ku barakeeyo shiikh umal allah waxaan kuu waydiiyay in kuu bishaareeyo janatul firdaws

  • @nuuryuusuf3935
    @nuuryuusuf3935 5 ปีที่แล้ว +7

    Rabiyow kuwaad u naxariisato naga yeel aduun iyo aakhiraba amiin.

  • @Janno190
    @Janno190 5 ปีที่แล้ว +2

    Illahayoow noo gargaar oo Naga badbaadi cadaabul qabriga
    Aamiin aamiin aamiin

  • @HassanHassan-vq8zi
    @HassanHassan-vq8zi 6 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahow cadaabulqabriga naga badbaadi aamiin

  • @amiinoamiino1421
    @amiinoamiino1421 5 ปีที่แล้ว +2

    allow dambigeena iyo dambi waalid keena cafi aamiin aamiin aamiin yaarabi

  • @caashoyacquub6062
    @caashoyacquub6062 5 ปีที่แล้ว +4

    Allahayo naga bad baadi cadaabul qabriga aamiin yaa rabbi

  • @eliaschan8638
    @eliaschan8638 11 ปีที่แล้ว +7

    masha allah shiikh umal khayr iyo ajir fara badan alllaha ka siiyo

  • @ayaashfabz8562
    @ayaashfabz8562 8 ปีที่แล้ว +7

    Mashallah jazakillah sheikh xasusinta iyo bararujinta Allaha kaa abaal mariyo ameen

  • @mohamudabdi6965
    @mohamudabdi6965 2 ปีที่แล้ว +1

    اللهم انا نعوذ بك من عذاب القبر ومن عذاب جهنم ومن فتنة المحيا والممات ومن شر فتنة مسيح الدجال

  • @luulmaxamed607
    @luulmaxamed607 2 ปีที่แล้ว +4

    Jazaakalaahu khayran

  • @nuurhassan7105
    @nuurhassan7105 8 ปีที่แล้ว +2

    ilaahow Naga badbaadi cadaabul qariga yaarabi Amiin Amiin

  • @bedelcolaad5146
    @bedelcolaad5146 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow nagabad Gali Amin Amin Amin

  • @rudwaan
    @rudwaan 2 ปีที่แล้ว +6

    Illahay janada ha inagu kulmiyo sheekh Amiin

  • @shacni1
    @shacni1 11 ปีที่แล้ว +7

    Sheikhena sh Maxamed abdi umal hafidullah illahay miisaanka xasanaadka ha'ugudaro jazakumu'llaahu kheyr

  • @XiindheereCeelbuur
    @XiindheereCeelbuur 11 ปีที่แล้ว +5

    allahayoow naga badbaadi cadaabul qabriga aamiin

    • @mohamedosman4677
      @mohamedosman4677 4 ปีที่แล้ว

      Allahuma Aamiin ya rabi 😭😭🤲

  • @rahmaahmed4317
    @rahmaahmed4317 4 ปีที่แล้ว +5

    Shiikh umul ale haku daayo adeer macan ale janada hakaa waraabiyo❤❤

  • @cavediver7897
    @cavediver7897 3 ปีที่แล้ว +5

    Ya Allah waxaan kaa magan galay cadaabul qabri aniga iyo labadeyda waalid, walaalahay iyo ehelkeyba Insha Allah watacaalaa

    • @MohamedMohamed-ok8hq
      @MohamedMohamed-ok8hq 2 ปีที่แล้ว

      Anigana hdn dhgysanyaaa

    • @cavediver7897
      @cavediver7897 2 ปีที่แล้ว

      @@MohamedMohamed-ok8hq aniga markasta waan ku soo laabtaa

  • @elmiali7285
    @elmiali7285 9 ปีที่แล้ว +1

    Allaha kaa abaal mariyo sheekhanaa dacwada aad dadka gaarsiineyso wanaageeda ilaaheyna haku ilaaliyo aduun iyo aakhiraba.

  • @nimcoiprahim6054
    @nimcoiprahim6054 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay hanaga bad baadiyo aamiin

  • @baariissa7766
    @baariissa7766 11 ปีที่แล้ว +4

    allah hanaga badbaadiyo CADAABKA qabriga iyo naarta allah ajar hakaa siiyo shiikh umal xasuusinta na xasuusisay cadaabul qabriga

  • @najmoyussuf2980
    @najmoyussuf2980 8 ปีที่แล้ว +6

    masha allaah sheekh umal alaha ka abaalmariyo adiga iyo inti ka qeybqadatay allaha idin xifdiyo

  • @SalmanSalman-jd6zf
    @SalmanSalman-jd6zf 2 ปีที่แล้ว +3

    Shiekh Maxamed Cabdi umul Ilahye dartiis baan uu jeclahye Alle haka abaal maariyo insha Allah❤❤❤❤

  • @abasmohamud1348
    @abasmohamud1348 8 ปีที่แล้ว +4

    mashaa Allah jazaakumullahu kheral jazaa wajacal jannata mathwaah ilaahey sheikha ha inoo barakeeyo cimrigiisa iyo cilmigiisabo

  • @faysaldhiblawe8343
    @faysaldhiblawe8343 9 ปีที่แล้ว +21

    Maansha alaah shiikha alle haku xafido ani alle dartii ayaan ku jeclahay ee alle danbi gaaga hadhaafo alle hakaa jasaa I siiyo

  • @maajidshariif4859
    @maajidshariif4859 7 ปีที่แล้ว +2

    alow naga dhowr cadabul qabri intii muslina ka badbadi amiin

  • @abdirahmanali1731
    @abdirahmanali1731 6 ปีที่แล้ว +4

    Ya allah ilaaahow cadaabul qabriga naga kori 🙏

  • @hoodolacky2406
    @hoodolacky2406 2 ปีที่แล้ว +5

    Mansha Allah sheekh

  • @hibooqaali607
    @hibooqaali607 8 ปีที่แล้ว +4

    jasa akalaah sheekh allah ha naga xoreyo cadabta

  • @dahirjama5089
    @dahirjama5089 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahow hanadaabin.mashallah.

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah2067 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha aallah jazak aallah kheyer shekh mohamed cabdii umal allah xasndk miisenk haku saroo
    Allah nag badabdyo cadabul qabariig

  • @mahamedwalalhiyartaniwaaxa4567
    @mahamedwalalhiyartaniwaaxa4567 8 ปีที่แล้ว +4

    mansha allah sh umal ilàahay maciisa noqo malita qiyaamaha

  • @ikraanmohamed7100
    @ikraanmohamed7100 9 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah allah hakaa abaal mariyo shiiq khayrka aad nasoogarsisay anakane allah hakugu anfaco insha allah

  • @fatumanoor9536
    @fatumanoor9536 2 ปีที่แล้ว +7

    Maasha allaah sheekheena allaha kubarakeeyo

  • @fadumoabdillahi5182
    @fadumoabdillahi5182 7 ปีที่แล้ว +8

    Subxanallah ilahay hanaga badbadiyo cadabul qabriga Amiin yaaa raxman

  • @fatimaabdi9905
    @fatimaabdi9905 2 ปีที่แล้ว +3

    Subxnlah ilahay hanaga dhigo kuwa raali lagayahya xiliga geerida🤲Ilahayow khaatumada no hagaaji🥺🥺🥺

  • @roodacabdi6136
    @roodacabdi6136 2 ปีที่แล้ว +1

    SUBXAANALAAH ILAAHAYOW KHAATIMADA KHAYR NOOGU KHATIÑ ANAGA IYO ISLAAMKA DHAMAAN ILAAHOW CAFAABKAAGA AYAANU KAA MAGAN GALAY ANAHA OYÒ ISLAAMKA DHAMAAÑ

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 9 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh.JisakaLah.Khayr.AMiiN

  • @fathiyasaciid6788
    @fathiyasaciid6788 8 ปีที่แล้ว +5

    masha allah sh umal

  • @fatumakhamis7256
    @fatumakhamis7256 8 ปีที่แล้ว +4

    Allah ha ku xafido shiikh umul

  • @xuseenali9632
    @xuseenali9632 8 ปีที่แล้ว +11

    Allah xaqa nagu hag amin amiin

  • @ifrahabdirahman4747
    @ifrahabdirahman4747 5 ปีที่แล้ว +6

    Mashaallah sheekh jazaakalaaah😍

  • @johburale4991
    @johburale4991 5 ปีที่แล้ว +3

    Allah qabriga noo noori.ameen

  • @beerlulaahmed7110
    @beerlulaahmed7110 5 ปีที่แล้ว +7

    ilahow inaga badbaadi Cadabul Qabriga Aaamin Subxanallah😭😭😭

  • @raxmaismail3775
    @raxmaismail3775 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazaka allhu khayr yaa shekhna alfadil

  • @abdullahigaryaqaan7413
    @abdullahigaryaqaan7413 11 ปีที่แล้ว +3

    allaha kubarakeeyo shiikh maxamed

  • @najmoyusuf8644
    @najmoyusuf8644 7 ปีที่แล้ว +1

    illahow naga yeel kuwa ku jecel adna aaad jeclato yarabi cadabul khabrigana illahahow naga bad baadi yarabi sheekh illahay adna haku xifdiyo insha allaah

  • @hibaaqmuuse6710
    @hibaaqmuuse6710 5 ปีที่แล้ว +2

    Subxaan allah allahu akber

  • @kbiriman4113
    @kbiriman4113 8 ปีที่แล้ว +7

    ilahay haynaga yeelo ku wa ilahay rali ka ahado janada

  • @mohamedcabdi2360
    @mohamedcabdi2360 6 ปีที่แล้ว +2

    Jazaaka Allahu kheyr wa axsana ileyka ya sheikh mohamed

  • @iskufilaninamohamed8626
    @iskufilaninamohamed8626 8 ปีที่แล้ว +4

    masha allh jazaakallahu kheer ajar iyo xasanaad an la so koobi karin allh ku siiyo

  • @zamzamdarod7208
    @zamzamdarod7208 7 ปีที่แล้ว +14

    alahu akbar alow cadaabul qabri naga badbaadi yaa rabi

  • @shaafici04
    @shaafici04 11 ปีที่แล้ว +5

    Maashaa'Allaah Jazaa A Kalaahu "Khayr Yaa Shii'khunaa

  • @samali2194
    @samali2194 8 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah , sheikh M A Umal . Xafiduallah.Ilahay cadabulqabri banka magan galay, Ilahayow nabadbadi .amiin amiin ya Allah Hilac thunder wll hadiyo waxaba lashegayay dad Somali ah ridobay Allahumanajayna marka waa ariinyableh

  • @Janno190
    @Janno190 5 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaah illahayoow inta was la kulanto ee ehelul khayrka ah Naga yeel anaga iyo intii muslimiinta ahba

  • @asliqavuube2663
    @asliqavuube2663 5 ปีที่แล้ว +2

    Jisaaka Allah shiekh Maxamad Cabdi umul

  • @siyorinaziyorina4882
    @siyorinaziyorina4882 5 ปีที่แล้ว +2

    Alle Hanoo Nuriyo Qabriga Dhaamteena Geeriduna waa XAQ Alle hanaga Dhigo Kuwii Janada Ku kulmo Insha Allaah

  • @mouhadinrayaleh4293
    @mouhadinrayaleh4293 2 ปีที่แล้ว +1

    الهم إنا نعوذ بك من عذاب القبر

  • @umumarwa6890
    @umumarwa6890 7 ปีที่แล้ว +1

    yaa rabi yaa rahman ilahay naga badbaadi cadaabul qabri

  • @mamehabane6626
    @mamehabane6626 7 ปีที่แล้ว +2

    alahu akbar alow nagabadbaadi cadaabul qabrig

  • @filsancabdi3208
    @filsancabdi3208 7 ปีที่แล้ว +13

    allow naga nabad gali cadaabul qabriga

  • @maxamuudsigad9321
    @maxamuudsigad9321 11 ปีที่แล้ว +3

    maashaa allah allaow sheekh nooxafid allah hakaa a baalmariyo yaa sheekh ulam

  • @abasmohamud1348
    @abasmohamud1348 8 ปีที่แล้ว +1

    ascwwbr waan salaamayaa shekheena qaaliga ah shukran sh m cabdi umal

  • @fahanhajji2066
    @fahanhajji2066 8 ปีที่แล้ว +1

    ilahay ajar iyo xasanaa ha kasiiyo shaykh maxamad cabi umal

  • @aminamuhuned3142
    @aminamuhuned3142 7 ปีที่แล้ว +2

    jazzakallahu khayran sheekh

  • @drsakirhana2814
    @drsakirhana2814 8 ปีที่แล้ว +4

    jasakallah sheekh alle cadabul qabriga hanaga illaalsho

    • @mohamedosman4677
      @mohamedosman4677 4 ปีที่แล้ว

      Allahuma Aamiin ya rabi 🤲🤲😭

  • @grdzuerssfvmlopsqwys6926
    @grdzuerssfvmlopsqwys6926 5 ปีที่แล้ว +1

    Jaza'ak, Allahu kheyrn sheikh

  • @mohamedjama2489
    @mohamedjama2489 10 ปีที่แล้ว +1

    illahay khayr iyo ajar xasanaad hakaasiiyo sheikh

  • @foosabdulle3479
    @foosabdulle3479 9 ปีที่แล้ว +2

    Mash Allah tabaraka laah

  • @mulkimohamed4200
    @mulkimohamed4200 9 ปีที่แล้ว +16

    aniga waxan ku baryaaa allah sheq umulooow qalbiga ayaa imadowaaa markan fiirsaday muxadradaada allah ayaa ii duray quulubta iina dhaqay sabtaasna adigaa leh ajirkaasna ada lagu qoraaaa alllah haku saidiyo arlada mugeeda oo ajir ah

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi9283 7 ปีที่แล้ว +2

    masha allah ilaahii islaam naga dhigay ba mahad leh

  • @dahirhashi1946
    @dahirhashi1946 11 ปีที่แล้ว +3

    Masha,,,,,,Allah,,,,

  • @xaliimaxasan8851
    @xaliimaxasan8851 10 ปีที่แล้ว +2

    masha allaah jisaakallahu khayr shiiq

  • @fadumoaxmad8578
    @fadumoaxmad8578 5 ปีที่แล้ว +2

    Jazakalaah kheyr yaa sheyq❤

  • @bilqeysmohamed3840
    @bilqeysmohamed3840 8 ปีที่แล้ว +7

    illahayow nagabadbadi cadabul qabri

  • @craxmaandire6787
    @craxmaandire6787 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaah yaxfadak shiekh

  • @abukarabukar1455
    @abukarabukar1455 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah shiq allaha ku barakeyo

  • @sjimcaale93
    @sjimcaale93 10 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah ilahow na bad baadi amiin

  • @simplelifecooking413
    @simplelifecooking413 9 ปีที่แล้ว +19

    Yaa Allah qabriga inoo nuuri

  • @calixasan3854
    @calixasan3854 8 ปีที่แล้ว +1

    sh. ilaahay haka abaal mariyo inana ilaahay ha inagu anfaco

  • @roodacabdi6136
    @roodacabdi6136 2 ปีที่แล้ว +1

    ILAAHAYOW CADAABKAAGA NAGA NABAD GALÌ ANAGA IYO ISLAAMKA DHAMAAN

  • @cumarcraxman86
    @cumarcraxman86 7 ปีที่แล้ว +4

    ilahow nabadbaadi amin

  • @fartounmohamed7733
    @fartounmohamed7733 6 ปีที่แล้ว +1

    Allhu akbar masha Allah

  • @sahurahemad3715
    @sahurahemad3715 11 ปีที่แล้ว +1

    jazakaa aallah khairan shekh

  • @abdifatahcagane3162
    @abdifatahcagane3162 6 ปีที่แล้ว +1

    Allh ha inaga yeelo kuwi ilahay la kulankiisa ku farxa
    Allh yajzeeek sh.umal

  • @mohamedosman4677
    @mohamedosman4677 4 ปีที่แล้ว +1

    Allow cadaabka qabriga naga bad baadi 😭😭🤲

  • @mahdielmi324
    @mahdielmi324 8 ปีที่แล้ว +1

    jasakalah sheak mohamed umal

  • @siciiddhoore9166
    @siciiddhoore9166 10 ปีที่แล้ว +2

    aamiin asaga iyo kuwa la mid ah allow xifdi. laakiin allah ma xifiyo kuwii fidyooday in culumada la laayo.

  • @mohazchannel6005
    @mohazchannel6005 4 ปีที่แล้ว

    Ilhy aya kabaryaya ino nakabadbadiyo cadabul.qabriga aniga iyo inti muslim ah subxanallah alle aya xuman kanasahan allahu akbar

  • @ragehshow5499
    @ragehshow5499 8 ปีที่แล้ว +5

    Jazzakallah Sheekh