Fasirka riyada galmada habka loo fasiro iyo riyada shaydaanka ka imaanayso astaanta lagu garto

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ส.ค. 2023
  • Fasirka riyada galmada habka loo fasiro iyo riyada shaydaanka ka imaanayso astaanta lagu garto, qofka wuxuu yahayba rag iyo dumar wuxuu ku riyoonaa mararka qaar asoo galmo sameynayo oo naag u galmoona ama nin u galmoonaya, riyada noocaas ah waxay yeelan kartaa fasiraad kala duwan waxaa lagu fasiraa hab looga qiyaas qaadanayo qaabka uu ku arkay, qofkii arko asoo u galmoonaya qaraabada naagaha uusan guursan karin sida hooyada ama walaasha ama habaryarta ama aayo ama ayeeyo ama gabar yar ama wiil ama gabar, dhamaan riyadaas fasirkeeda waxaad ka daawan kartaa muuqaalkan, riyada galmada dadka qaraabada inta badan ma fiicna sidoo kale riyada naagaha xunxun, iyadana fasirkeeda ma fiicna.

ความคิดเห็น • 54

  • @SuadaSuker-rv4nb
    @SuadaSuker-rv4nb 5 หลายเดือนก่อน +9

    Asc Sheikh ani waxan ku riyodey nabiga scw oo quraan ii barayo mar badan ku riyodey 😢❤

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  5 หลายเดือนก่อน

      ws riyada nabiga scw qofkii sifadiisa ku arko waa riyo xaq ah waana riyo aad fiican guud ahaan haddii aysan wax kale wadanin faahfaahin:
      www.daruur.com/tag/riyada-nabiga/
      fasirka-riyada.daruur.com/2024/02/riyada-nabi-muxamed-sc-oo-igu-leh-hoo.html

  • @farhiyoibrahim7533
    @farhiyoibrahim7533 7 หลายเดือนก่อน +2

    اللهم صلى على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد ❤️❤️❤️❤️

  • @user-ef4kz6vz4b
    @user-ef4kz6vz4b 7 หลายเดือนก่อน

    سبحان الله وبحمده ❤سبحان الله العظيم 💚

  • @abdirahmantallman2263
    @abdirahmantallman2263 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sallalahu alaihi wasallam

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 7 หลายเดือนก่อน +2

    Mashaalah

  • @faadumoyasin4659
    @faadumoyasin4659 หลายเดือนก่อน

    ا للهم صلي علي محمد و علي آل محمد كما

  • @Cayuunimahamed
    @Cayuunimahamed 8 หลายเดือนก่อน

    Scw

  • @user-le1vo9of8s
    @user-le1vo9of8s 7 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh wxn ku riyoodey mrkaaan fasalka 8 ahaa anigoo imtaxaanka shahaadiga ah ugu dhibco sareeya lkn xiligaaas kuma dadaali jirin in aan galo kaalinta 1aad sheikh hada wxn form four mrkaaa riyadaaasi hda ma iirumoobi doontaaa ileeen hda waan ku da'daaalaa waaana ku han wey nhy

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  7 หลายเดือนก่อน

      ws waa dhici kartaa in ay riyada soo baxdo oo kaalinta koowaad aad gasho guud ahaan waa riyo fiican oo khayr ah

  • @user-tq2lk8pd3n
    @user-tq2lk8pd3n 22 วันที่ผ่านมา

    Asc ww
    Subxanallah!...shiiq allaha raxmanka hakudhowro fiddareyn allahuma amin wallahi wanaxsanahay waxan kuriyoday anigo aabahey gogosha iiguyertay wana isku qurxinaya hoyadeyna weyjogta wilibo dhorjer waxan xususana inu aabahey yahay maxa qaldan ayan leyahay bls maxasusinayo wan qabilay madama aan ahay mid jecel aabe aan jeclahay waxwalbona igu sacido markan sojedo wallahi waxan ahay mid jecel walidka lanol la aantodna ma maleunayo in aan tilabo qadayo shiiq iifasir xalay illa hadadan aanqorayo wankanaxay inkasto xiliyo aan rer laha arki jiray man aqon in laso bandhigikaro bls muqalkan aya idhiri galiyay
    Allaha kudhowro shiiq

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  22 วันที่ผ่านมา

      galmo miyaad samaysat gabar maa tahay msie xaas???

    • @user-tq2lk8pd3n
      @user-tq2lk8pd3n 22 วันที่ผ่านมา

      Asc ww
      Shiiq wan lagalmoday xiliga madaremayo mardamban kaqanjila wuu isuga sidi rer udagan ookale ayu iigu tashana kadib aniga waxan kalaqarina hooyo ineysan fahmin mana rabo inan aabe amarkisa qilafo wanjeclahay markahore wazowjkeyga anigo rer leh aya kuriyoday bls hada mudhalaqan ahay aabe iyo hooyo ayan lajoga

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  22 วันที่ผ่านมา

      Riyada waxay tilmaamaysaa fikir iyo walawal badan aad ku jirtay inaad ka bixi doonto waxaana sabab u noqonayo aabahaaga ee ma aha riyada wax xumaan ah

    • @user-tq2lk8pd3n
      @user-tq2lk8pd3n 22 วันที่ผ่านมา

      Allaahu akbar alxamdulillahi walcizzatu lil islam
      Laxowla lana wala quwwata illa billa
      Shiiq allaha raxmanka hakaga radi noqdo fiijanatilfirdowsal acla wan kanaxsana aabahey wanjeclahay wamaxay arinkan aya laha allaha kusharfo wan kakurboday riyada allaha raxmanka haka koriyo kurbo adun iyo aakhiraba allahummasali wasalim cala nabiyuna muxammad scm..)

  • @Quraan.1channel
    @Quraan.1channel 8 วันที่ผ่านมา

    Asc sheikh wa an ahay gabar an wali la gursan marwalbo ama badana wxn kuriyodaa ano igalmonayo nin an aqon lkn markas an isqabno markan sokacana wax biyo ma arko oo maqoyni mxe thy riyadas sheik marar hadan ayan arkay

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  5 วันที่ผ่านมา

      ws waa guur xalaal aad heli doonto oo aad ku farxayso

  • @ZakiPoy-to9sd
    @ZakiPoy-to9sd 9 วันที่ผ่านมา

    Asc sheikh habeenka waxaa kuriyooda habeenka hadaa halmar gabar dirac bis wadato hadaa arko biyo iga soo daato🎉

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  7 วันที่ผ่านมา

      ws haddii biyaha si run kaaga soo daataan waa riyo shaydaan kugu cayaaray haddii riyada dhexdeeda ay biyaha kaaga soo baxaan halkan ka daawo fasirka riyada biyaha shahwada th-cam.com/video/3jGvPqPuwMU/w-d-xo.html

  • @Ikhlaseyyy
    @Ikhlaseyyy 5 หลายเดือนก่อน

    ASC sheikh iso fasir riyadan waxan ku riyooday wiil abtigey dhalay o I kufsan rabo lkn Waka badbadaya o walashey iga yar qolka so galeyso ana wka orda iso fasir mahadsanid

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  5 หลายเดือนก่อน

      ws waa fadeexo iyo dhibaato soo waajihi doonto inshaa Allaah wuu ka badbaadayaa faahfaahin: www.daruur.com/tag/riyada-kufsiga/

    • @Ikhlaseyyy
      @Ikhlaseyyy 5 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta Maka badbaadi doona😭

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  5 หลายเดือนก่อน +1

      Ilaahay talasaaro inshaa Allaah wax dhib ma arkaysid digniin inay tahay ayaa laga yaabaa waxaa lagaaga digayaa dad xunxun oo fadeexo kaasoo gaari karto

    • @Ikhlaseyyy
      @Ikhlaseyyy 5 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta aad u mahadsan thy sida qalbiga igu qabojise ilahey hakaga abaal mariyo❤️❤️

  • @FaadumoFaarax-wc2gs
    @FaadumoFaarax-wc2gs 2 หลายเดือนก่อน

    Asc shikh markasta aniygo ley aroosaayanku riyooda fasirkeda iso sheyg plz gabadh yarN ayaan ahy 19jira😢

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 หลายเดือนก่อน

      ws wax farxad guud ahaan inshaa Allaah

  • @Amiraahmed825
    @Amiraahmed825 หลายเดือนก่อน

    Sheeq waxan ku riyday anigo nin xirir naga dhaxen jiray galmo na dhax marayso taas maxa lagu fasira asga neh ila hada wu dhab socda aniga neh marabo asga

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  หลายเดือนก่อน

      Wxay tilmaami kartaa riyada inuu wax ku siin doono oo aad ka faa'idaysan doontid

  • @Akrambeeg
    @Akrambeeg หลายเดือนก่อน

    Sheikh waxa kuriyooday anigo naag aan garaneyn ka sineysanaya marka hooyaday baa i ogaatay marka wiil yar oo 18 jira ayaan ahay

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  หลายเดือนก่อน

      riyada waa digniin iska ilaali dumarka raba inay xumaan kugu ridaan halkan ka daawo riyada zinada oo faahfaahsan th-cam.com/video/XnSejobnxxk/w-d-xo.html

  • @IqroMohamud-jc1ho
    @IqroMohamud-jc1ho 3 หลายเดือนก่อน

    Shiiq waxa ku riyooday ninkayga hore o mardhaw kala tagne uur 6bil ah leyahay wuu ixumeyay si qofna uqalmin inlola dhaqmo ayan kala kulmay lkn waxa. Kuriyoday aniga iyo asiga oguri isla jogno waliba 1sariir u idhahayo dimaha miya jartay maxawaye intan o xabadkiisa an ku jiifo tan 2aad aso meel daarad ah fadhiyo uurkana an wiilkudhalay waxana igaso halaway uur 2bilod iyo 10haben ah asna iwaydinayo ana aad uga murugsanahay😢

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  3 หลายเดือนก่อน

      war ayaad ka maqli doontaa oo la xiriira noloshaada way dhici kartaa inuu kula soo xiriiro ama u wax kuu soo bandhigo

  • @faizaibraahim7466
    @faizaibraahim7466 6 หลายเดือนก่อน

    Shekh hlke kla soo xiriira hlkan mma shegi kro riydeyda😢

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  6 หลายเดือนก่อน

      halkan kasoo qor riyadaada waa facebook facebook.com/fasirka.riyada.56

  • @Ikraam-ud7ck
    @Ikraam-ud7ck หลายเดือนก่อน

    Sheekh waxan ku riyooday nin aan media ka arkay o igalmonaya waliba qofkas ma tageero xita ma dawado ifasir

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  หลายเดือนก่อน

      xaas maa tahay msie gabar????

  • @zahrafarabadan7828
    @zahrafarabadan7828 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekhow xageen kaala so xariraa

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 หลายเดือนก่อน

      Facebook kusoo qor facebook.com/fasirka.riyada.56

  • @umalkhayrmahdi5550
    @umalkhayrmahdi5550 6 หลายเดือนก่อน

    sheikh cadi ifahansi wlhi riyada galmada way igu so noq noqtaa in badan 😢😢 ano lay galmonayo laymana qabo gabdh yar ban ahy wanka cabsi qabaa waxan riyada ku arKo plss iso jawaaby

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  6 หลายเดือนก่อน

      Riyada galmada waa labo nooc mid fasir aan lahayn waa midda shaydaanka keeno taasna waxaa lagu gartaa biyabaxa qofka markuu soo kaco biyo ayuu isku arkaa midda kale qofka biyo iskuma arkayo middaas ayaa la fasiri karaa hadba say tahay faahfaahin halkan ka akhriso: www.daruur.com/tag/riyada-galmada/

    • @umalkhayrmahdi5550
      @umalkhayrmahdi5550 6 หลายเดือนก่อน +2

      @@barta-aqoonta biyo iskuma arKo lkn wan cabsanaya war war ba igu furan illahow khayr ka dhig

    • @iqracodka3924
      @iqracodka3924 6 หลายเดือนก่อน

      Nin an aqon uu ahan wna so naxay ano naxsana so kacay laymana qabo 😳🥺

    • @Turkiboy444
      @Turkiboy444 หลายเดือนก่อน

      ​@@umalkhayrmahdi5550aniga weeye qofka ku dabsaarayo

  • @munaabdi8852
    @munaabdi8852 3 หลายเดือนก่อน

    Asc waxa ku riyoday ani oo hooyo ah garob ah ani iyo nin aan is jecel nahay oo jamec dhacay aasiga oo dhahayo markale ani wan diday wax dhahay soqubeso ani wan soqubesana aasiga haye ayu dhahay wax dhahaye ilmaha aya so firina aasiga haye ayu dhahay ani wan baxaye ilmaha aya so firiye wan so noqde musqusha aya gale ani janabada aya ka qubeste wu i yeraye ani isu aya. Dhahay wan uu imid wujife wan lahadle uu kici waye wan lasexde korkisa aya ku jifte ani. Marka sokacaye wax qoyan man arkin ani

    • @munaabdi8852
      @munaabdi8852 3 หลายเดือนก่อน

      Iso fasir thank you

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  3 หลายเดือนก่อน

      Waa ninka mustaqbalka ku guursan doono nolol fiican ayaad helaysaa muraadkaagana waad gaaraysaa www.daruur.com/tag/riyada-galmada/

    • @munaabdi8852
      @munaabdi8852 3 หลายเดือนก่อน

      Masha allah mahadsani

    • @RukiaKhalif-yq3me
      @RukiaKhalif-yq3me หลายเดือนก่อน

      Asc sheikh waxan kuriyodi ano gabar gabar kala udirsana gabartan ban galma garawa eee iwaeydi gawadina ani uur ayan qada ayey idahdiii ana gabar ayan ahay

    • @munaabdi8852
      @munaabdi8852 5 วันที่ผ่านมา +1

      Asc kkkkkk ani miyad isodirte misee riyada aya shekha ku fasira. ? ​@@RukiaKhalif-yq3me

  • @user-pc1gc1sd7g
    @user-pc1gc1sd7g 8 หลายเดือนก่อน

    آللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين احبك يا رسول الله ❤❤❤❤❤

  • @ZakariyeMaxamed-vj5ot
    @ZakariyeMaxamed-vj5ot 8 หลายเดือนก่อน

    Scw