Riyada ganacsiga ama iibka qofkii ku riyoodo asoo suuqa ganacsi u tagay ama wax iibinayo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ธ.ค. 2023
  • Riyada ganacsiga ama iibka qofkii ku riyoodo asoo suuqa ganacsi u tagay ama wax iibinayo, gabar hadday aragto iyadoo dukaan iibinayso ama dhar gadayso oo suuqa dhex joogto riyadaas halkan ayaad ka daawan kartaa iyadoo faahfaahsan, nin hadduu arko asoo noqday ganacsade weyn ama taajir caan ah riyadaas iyadana wax badan ayay xambaarsan tahay halkan ayaad ka daawan kartaa, riyada iibka dahabka ama suuqa dahabka iyo dharka ama dukaan lagu iibiyo dhar iyo dahab iyo alaabta maacuunta dhamaan halkan ayaad ka daawan kartaa, qofkii suuqa aado oo wax kasoo iibsadao riyada noocaas ah wax badan ayaa lagu fasiraa.
    #riyooyinka #riyada #soomaali #somali

ความคิดเห็น • 9

  • @user-xf8td8gj3b
    @user-xf8td8gj3b 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah sh

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  7 หลายเดือนก่อน

      www.daruur.com/cat/riyooyinka-dreams/

    • @farxiyoabdirzaaq860
      @farxiyoabdirzaaq860 7 หลายเดือนก่อน +1

      Asc.shiiq.xajigayg.wuxukuriyody.asgoo.caano.boore.iibinay.oogaarI.wato.labout.nin.shaqaale.lajiraa.

    • @farxiyoabdirzaaq860
      @farxiyoabdirzaaq860 7 หลายเดือนก่อน +1

      Ganac.sade.mah

  • @Ikhlaseyyy
    @Ikhlaseyyy 6 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh waxa ku riyooday roob said u badan o daad camal ah mel walbo biyo fadhiso o si dhib leh ku marayo meshan lkn gbr iga cawineyse iso fasir shaikh

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  6 หลายเดือนก่อน

      ws waa dhib yar kula soo gudboonaanaya oo aad u baahan doontid qof inuu ku caawiyo faahfaahin roobka www.daruur.com/tag/riyada-roobka/

  • @siisuuali5963
    @siisuuali5963 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh waxaN ahay gabar aan guursan oo waxan ku riyooday anagoo guri cusub naloo dhisay marka anaga guri aan anaga leenahay ayaan daganahay hada guriga aan ku riyoodayna horteena baana looga dhisay marka sheekh ii fasir mhadsanid

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  หลายเดือนก่อน +1

      ws waa nolol cusub inshaa Allaah oo isbadal weyn wadata

    • @siisuuali5963
      @siisuuali5963 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta allha ku barakeeyo sheekh