Riyada zinada ama qofkii arko naag xumaan samayso ama naag la qabo ka sinaysto

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ก.ย. 2023
  • Riyada zinada ama qofkii arko naag xumaan samayso ama naag la qabo ka sinaysto, riyada sinada, nin hadduu arko asoo la tumanayo ama ka sinaysanayo xaas uu qabo qof kale ama naag uu garanayo riyadaas oo faahfaahsan halkan ayaad ka daawan kartaa, riyada naagta dhilada ah ama naag sharmuuto ah qofkii ku riyoodo asoo la sheekaysanayo ama shukaansanayo sidoo kale shukaansiga dumarka dhilooyinka riyada noocaas ah waxay ku xiran tahay gabadha waxa ay tahay haddii ay tahay gabar qurux badan riyada macne kale ayay yeelanaysaa, qofkii arko asoo naag la qabo sino ku sameynayo ama naag aan la kasaynin riyadaas halkan ayaad ka daawan kartaa, sinada waxaa lagu fasiraa fasiraadyo kala duwan, haddii aad aragto adoo naag sino sameyso la sheekaysanayo ama la hadlayo riyadaas wax badan ayay xambaarsan tahay, astaamaha ama calaamadaha naagta xun ama calaamooyinka dumarka xunxun. #riyooyinka #riyada #soomaali

ความคิดเห็น • 9

  • @fatumaabdikadir5637
    @fatumaabdikadir5637 9 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaalaah🌺🌺🌺🌺🙏🙏🙏🙏

  • @faadumoibrahim-ej7je
    @faadumoibrahim-ej7je 9 หลายเดือนก่อน

    acs waxan kuriyodiy wiil an garanayo oidhahaya an kuarko wn isaragniy uirali galinayi waxau iga dhunkadiy afka iyo dhabanada waxa nagu dayi labadyadaba roob

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  9 หลายเดือนก่อน

      ws waa riyo tilmaamayso ninkaas inuu si xoog kuugu soo dhowaanayo waxaa dhici karto inaad is guursataan ood barwaaqo wada gashaan faahfaahin riyada dhunkashada: th-cam.com/video/e_y6spzs-BQ/w-d-xo.html

  • @nimcomire7894
    @nimcomire7894 9 หลายเดือนก่อน +1

    Asc walaal waxan ahay gabar an wali guursan waxaan ku riyooday anooo uur 9 bilood ah leh o xanuun ihayo oo dhalitaan isku diyaarinaayo

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  9 หลายเดือนก่อน

      ws Waa farxad iyo khayr noloshaada kusoo kordhayo inshaa Allaah faahfaahin: www.daruur.com/tag/riyada-uurka/

    • @nimcomire7894
      @nimcomire7894 9 หลายเดือนก่อน +1

      Shukran walaal

  • @Amouchy
    @Amouchy 4 หลายเดือนก่อน

    Sheikh mxaa wye riyada walalkey oo gbar ka sineysanya gbdha canjirkeyd cadanka arky wxn ka fiirinye daqada lkn wlkey wuu qarinye mxy thy midkle riyada ani iyo hooydey wlshy oo dhiig iska qdny oo isbryn iyd mxy ka micna thy😮😢

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 หลายเดือนก่อน +1

      labada riyo waxay tilmaamayaan arrimo dhibaato iyo fadeexo xambaarsan Ilaahay sharta ha idikna ilaaliyo

    • @Amouchy
      @Amouchy 4 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta amiin yaa rabi sheikh adaa umhdsnthy 🥰😘