Aragtida Dadka Noocyacooda kala Duwan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 5

  • @SittielmiFarah
    @SittielmiFarah 4 หลายเดือนก่อน

    Asc shekh waxan kuriyoday ano qof horor ah oo dhigayga raba oo icayrsanayo wilyar oon riyada kuwada soconay ayu qorta kaxagtay ana faraha gacanta ayu waxyar iga dhawacay 😢 alx ugu danbayn guri ayan iskaga soxiray sasan hurdada uga kacay😢 maxa waye tolow

  • @abdirahmanhibo9688
    @abdirahmanhibo9688 4 หลายเดือนก่อน

    Asc Sheikh waxan ahey hoyo uurleh oo urkada yaryahey dhakhdarka waxey dhahen uurkan kuma qadi karto calosha ee hada qado waa dhimanasa oo makanka qarxaya ana wan didey allah ban talasartey marka waxan markasta kuriyoda anigo lacagbadan leysiyey markasto jifsado lkn ilmaheyga kale marka urka layahey waxan ku riyon jirey inan dhalayo wil ama gabar waxan dhala waxa marka kuriyodo oo iikubadan sida hada lacagta kuriyodo walikey kuma riyon lacag?

  • @NajuHonest-kq9rn
    @NajuHonest-kq9rn 4 หลายเดือนก่อน

    Sheikh wxaan ku riyooday 2 mar anoo dhimanaayo oo ashahaadanaya mar korontaan ku dhintay marna qarax mxay tahay fasirka riyooyinkaa iga soo jawaab yaa Sheikh wana mahadsan tahay

  • @ÅshraphNóúri
    @ÅshraphNóúri 2 หลายเดือนก่อน

    Shiikow iisoo fasir riyadaan waqti hore anoo 12 jir ayaan ku riyooday in aan tegay Taliyani ama Italy maxasuusto qaabka aan ku tegay lkn Doon in ay tahay ila tahay waxa aan ahaay Shiikh wayn waxa aan la kulmay ciyaaryahan kubada cagta ciyaara oo lagu magacaabo Baloteli oo ah nin qaabka uu tinta u jarto oo ah qaab jariin aan qurxooneen oo dhalinta somaliyeed xiligaas ku daya jireen marki aan arkay ciyaaryahankaas " Baloteli" markaas ayaan ku canaantay oo aan dhahay maxaad ilmaheena ugu dhigtay ilmo qaab xun tinta u jirta markaas ayaan dharbaaxyo ku dhuftay in uu xanaaqay ayuu police iidhiibay markaas ayee police ixireen waxa aan layaabay Guryaha Italy oo aad iyo aad u gaagaaban xitaa dadka ayaaba ka dhaadheer.
    Laakin hadda waxa aan layaabay oo riyadaas isoo xasuusiyay mar ay 12 sano kasoo wareegtay ayaan si lama filaan ah u bilaabay safar aan ku tegi doono Italy laakin waxa aan rajaynaa in aan ka tego i.a

  • @paulodybala4495
    @paulodybala4495 2 หลายเดือนก่อน

    Shiikhow ani riyadayda illa yaranti ku riyoonayay shikhow marwalba waxan ku riyooda anoo la leeyahay wa ladhimnaya qiyamihi waxyar kadib soo bixi tukada biya caba hadana naarto hortayda maraysa anuu layri kitty akhrista marwalbana dhimashadayda waa lay shega salada tuko Janna galaysa lay dhaha mcnow ifasir illa 8sano ku riyoonaya shikhow ifsair