Asc sheekh riyadan iifasir ado mahad san (hawendhawete waxa kuriyode ano nin burus lafaha iga jajabinayo anigana waxa kucelcelina أعوذ بكلمات الله التامات من شر ما خلق Midasa manso camal kunoqoneso Marka sokacayo lafaha ixanunayo sokaca dhibkasa ihesto sheekh ifasir please
Thank you macalin muse allha ku barakeyo . Waxan ku riyoday aderkay o dhintay an ku arakay o xajka jooga an ku dhahay ader ii ducey Wu I duceyey kadib an garab qabtay dawafka iyo Marwo iyo safa an lamary kadib marka dhamysany acmasha wuxu kutukaday Maqam ibrahim marku salad ka baxy ayan iri ader Ana wan tukanaya meesha igu sug an su weso qate kadib mesha wesada aaday anigu wesadi gu guda jira ayn hurdada kakacy. Waqtigna wuxu aha an ku riyoday malmihi xajka so dhowa
Asc Sheikh macalin muuse waan ku salmay illhay ku barkeeye gabar walshay ah ayaa amaano iigu kaa soo dhibatay waa riyo waxaay tiri waxaa ku riyooday anoo wado maraaya ayaa waxaan arkay nin miskiin ah oo meel fadhiya malab ayaa caag ku watay nin kii ayaa sacabada u buuxiyaey dabdeena dad ayaa ila socday dad aan darisnahay mama iyo gabadheeda meel ayaan galnay kabaheeygii ayaan waayey waa garoob ama carmal lkn waa hooyo qof ka riyada le Jazakallahu kheiran
asc sheekh macalin muuse hooyaday ayaa xanun sanatay waxe ka naxday aniga mesha aan joogo waxa ku dhufatay duufan markas waxay ku riyootay wllked iyo wlasheed oo meel u wadayan hooyana ay diideeso dhar jejexan ay wadado xoog ay ku wadayan riyadas waxa raba in aa ii fasirto please
Asc shekh Ehelkaaga Allaha ku xafido.waxan ku riyooday dhowr mar Lo' fara badan oo qurqurxan lakin aan ka cararayo ayaduna aan wax dhib ah ii geysaneen ina ceersaneen aniga uun baa kacararaya mar walba.
Asc , Waxan aad ujeclaa cinabka inan cuno heer 2 jer malintii suqa ado soo ibsado, haben ban waxa ii bilabay riyo isla markii aan sexday waxa lay dhahay fuul geedkaa cinabka ah oo kadharag, saan u cunayey mirtii udambaysay markan cunay waga baryay ano farax san ayana soo tosay jacaylkii xad dhafka aha an uqabayna waka raystay,
Asc sheekh riyadan iifasir ado mahad san (hawendhawete waxa kuriyode ano nin burus lafaha iga jajabinayo anigana waxa kucelcelina
أعوذ بكلمات الله التامات من شر ما خلق
Midasa manso camal kunoqoneso
Marka sokacayo lafaha ixanunayo sokaca dhibkasa ihesto sheekh ifasir please
Thank you macalin muse allha ku barakeyo . Waxan ku riyoday aderkay o dhintay an ku arakay o xajka jooga an ku dhahay ader ii ducey Wu I duceyey kadib an garab qabtay dawafka iyo Marwo iyo safa an lamary kadib marka dhamysany acmasha wuxu kutukaday Maqam ibrahim marku salad ka baxy ayan iri ader Ana wan tukanaya meesha igu sug an su weso qate kadib mesha wesada aaday anigu wesadi gu guda jira ayn hurdada kakacy. Waqtigna wuxu aha an ku riyoday malmihi xajka so dhowa
Asc Mcln ina fcntaha rajeyna wxa ku riyoday anigga oo mesha kutugtay fadhiya ba waxa arkay ayad qurana o samada ku qoran kadipna wxyar kadip wey tirtirantay ayadi izo fasir
Asc macalin muuse anoo marti ah waxaa ku riyooday rah badan oo musqusha ka soo yaacaya
Asc Sheikh macalin muuse waan ku salmay illhay ku barkeeye gabar walshay ah ayaa amaano iigu kaa soo dhibatay waa riyo waxaay tiri waxaa ku riyooday anoo wado maraaya ayaa waxaan arkay nin miskiin ah oo meel fadhiya malab ayaa caag ku watay nin kii ayaa sacabada u buuxiyaey dabdeena dad ayaa ila socday dad aan darisnahay mama iyo gabadheeda meel ayaan galnay kabaheeygii ayaan waayey waa garoob ama carmal lkn waa hooyo qof ka riyada le Jazakallahu kheiran
Riyada xigta mar walba waxaa ku riyoodaa anoo guuraaya
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn
Asc sh muuuse Ilaahi hakubarakeyo… sheikhow lawa haweeen oo isku dhaw ban waxan kuriyodey anigo laigu meherinayo qof an aqooonin maxay noqon kartaa fasirka riyadan barakaLahu fika sheikh
Asc shiikhow waxaa ku riyooday anigo qimaha lay dhahaayo malagu xisaabinaye janada gal kadib janada galay kooob caane ah ku cabaaye janada dhaxdeeda
asc sheekh macalin muuse hooyaday ayaa xanun sanatay waxe ka naxday aniga mesha aan joogo waxa ku dhufatay duufan markas waxay ku riyootay wllked iyo wlasheed oo meel u wadayan hooyana ay diideeso dhar jejexan ay wadado xoog ay ku wadayan riyadas waxa raba in aa ii fasirto please
Asc shekh Ehelkaaga Allaha ku xafido.waxan ku riyooday dhowr mar Lo' fara badan oo qurqurxan lakin aan ka cararayo ayaduna aan wax dhib ah ii geysaneen ina ceersaneen aniga uun baa kacararaya mar walba.
Asc Sheekh muuse
Waxaan ku riyooday anoo cabaya koob biyo ah sonkorleh
Asc macalin muuse
Waxaan rabaa inaad iisoo fasirto riyooyinkaan
Waxaan ku riyaaday
Gabar saaxiibtey ah oo Aqrineyso
Aayada uhoreyso suuratu israa ayadoo dhoolacadeneyso
Iyo wiilkeeda oo wato kabo cusub oo cadaan ah
Habeen kale waxaan ku riyooday Anoo ilmo yar oo dhashtay uqabeynaayo
Asc mclin Rali noqo qoraalka iskuman ficnin ee waxakawada. Riyo kasto an kuriyodo walashey aya igulajirto riyo xun ama riyo ficn
Shikhu waxan ku riyoday ano folanaya laymana qabo lkn gur ban so maray
macalin muse asc waxaan ķoriyoode anigo dumashigeey guursanaay hatana gufar san
Asc waxan kuriyoday anigoo dhalaayo will hooyadey oo dhimatay ilajoogto maradii an ku umulay oodhig leh hooyo igabadeleyso waxan ahay xaas caruur heysato shiiqow iifisir
Macaline musse waxan ku riyoday ano wado baabuur caas
Asc , Waxan aad ujeclaa cinabka inan cuno heer 2 jer malintii suqa ado soo ibsado, haben ban waxa ii bilabay riyo isla markii aan sexday waxa lay dhahay fuul geedkaa cinabka ah oo kadharag, saan u cunayey mirtii udambaysay markan cunay waga baryay ano farax san ayana soo tosay jacaylkii xad dhafka aha an uqabayna waka raystay,
th-cam.com/video/eozR5tiV1XQ/w-d-xo.htmlsi=OjMeewa6JYuc9Bf5