Marka Aad ku riyooto Adigoo Xaaji Ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 7

  • @UmmSamra
    @UmmSamra 2 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh riya inad itafsirta ayan rabi xage kalasoxarira

  • @IME0
    @IME0 2 หลายเดือนก่อน

    From macalinkeena

  • @AxnmedSicid
    @AxnmedSicid 2 หลายเดือนก่อน

    Asc shekhe ilhy hakuxifdiyo waxan kuriyoday anigo xajinaya o laibarayo dhagax tuurka salad makhariban kutukan raba waxan kuriyodokale anigo joga janad o toba laigatolayo bas cagaran wan usiracay isofasi ilhy hakusharfe

  • @sundabashir5461
    @sundabashir5461 10 วันที่ผ่านมา

    Shiikh rayaan rabaan inaan ii fasirto xagee kuugu so diraa

  • @Sakariye2072
    @Sakariye2072 2 หลายเดือนก่อน

    Shiiq waxaan kuriyooday anigoo cambuulo misaajid kudhex cunaayo Shiiq isoo fasir fariinta hadaan aragtid

  • @XafsaSacid
    @XafsaSacid 2 หลายเดือนก่อน

    Asc shiikh waxa aan ku riyooday aniga aniga oo leh mashirqa iyo maqribka waxaa fadli badan mashriqa waxaan soo daliilsanayaa "رب المشرقين ورب المغربين"iyo aayad kale "رب السماوات والأرض وما بينهما"
    Waliba waxaan leeyahay yaa ahl mashriq galad bd dadka dheertihiin oo aduunka wad ka fadli badantihiin.

  • @Suusu_12
    @Suusu_12 2 หลายเดือนก่อน

    🙄shiikh waxaa ku riyoodad qof aan asxaab nahay oo aan wali aan arkin balse aan riyada ku arkay anagoo isla safreyno🙄qofkaas mudo hal sano ku dhawaad waa is naqanaa balse isma arkin