Aragtida Janada Marka Aad Ku Riyooto Waa Maxay Macnuhu?🤔

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 4

  • @shukrisaleh3389
    @shukrisaleh3389 หลายเดือนก่อน

    Asc macalin waxan ku riyooday magaca Nasro,ii fasir adoo raali ah

  • @hidaaxmed3522
    @hidaaxmed3522 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh waxan ku riyooday anoo geedaha janada dhunkanaya

  • @NajuHonest-kq9rn
    @NajuHonest-kq9rn 20 วันที่ผ่านมา

    Sheikh wxaan ku riyooday 2 mar anoo dhimanaayo oo ashahaadanaya mar korontaan ku dhintay marna qarax mxay tahay fasirka riyooyinkaa iga soo jawaab yaa Sheikh wana mahadsan tahay

  • @ZamzamAbdi-w3v
    @ZamzamAbdi-w3v หลายเดือนก่อน

    Asc macalin muse waan ku salanmay waxan rabaa inaad ii fasiiirto riyo ❤❤❤❤riyadaas oo ah 😂😂😂 abehey oo dhintay anigo oyaya ayaa mamo so hashay waxey ledayahay meshi Hala tago ee Hal so ogado ane waxan leyahay maxey ii tareysaa hadan so ogado ma abehey baa iso labanaayo Isla Riyad dhaxdeed ayaan ku arkayaa Gabar alaab qola weeyan ka raraneesp oo guurso anigo Isla qolki ki jiro ayaan arkayaa nin xoog laha oo medow oo tagam allababka gurigii gabdhab ka guuresay markaas ayaan niyad iska leyahay muu ila hadalo oo uu ii dhoho gacantryad qabso kalaay muu ii dhoho anigo ninki ag maraayo ayuu ii dhahaya kalay zamzam markaa baan oyiin afka furanayaa 😂😂😂😂 Isla qolkii had laga guurayay wuub buxaa sariiro iyo qurux wuub camiran yahay sariir yar ayaan isku turayaa wuxu ii leyahay ninki amuus MarKAAS baan ku oyaya amus aaa abehey ma waxad modaa Inu abo kaliyee ii ahaa hooyo iyo abo ayuu ii ahaa hooyadey wey dhimatay asag abo iyo hooyo ii noqoday MarKAAS ayuu ninki si naxariis laha ii amusinayaa