Suaalaha Shacabka & Jawaabaha Macalinka Part (3)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @UmmusakiyoXassan
    @UmmusakiyoXassan หลายเดือนก่อน

    Baarakkallh yaa sheekh

  • @BatulocumarBatulocumar
    @BatulocumarBatulocumar หลายเดือนก่อน

    Macalin Muse waxan kuriyoodey ani oo libaax OO nin ah iceer sanamyo e ifasir🙏🙏🙏jaza Allahu keer

  • @AishaAbuukar-ib6rw
    @AishaAbuukar-ib6rw หลายเดือนก่อน +1

    Ku Sali nebigena Mohammed salallahu caleyhi wasalam ❤

  • @IsmaaciilXamse
    @IsmaaciilXamse หลายเดือนก่อน

    asc macalin muuse wad mahadsnthy sidaa aad noogu faa iidayso alle ha kugu asturo
    macalin waxan ku riyooday dhawr jeer anoo hooyo madax ka dhunkanaya marna aan laabta galinaayo oo aan ooyayo jacayl aan jaclhy hooyo hooyna aay ii ducaynayso

  • @ayansalat8334
    @ayansalat8334 หลายเดือนก่อน

    Asc macalin musa wil walalkey ah aya ku riyooday hooyadey iyo abahey oo bari hore dhintay ayadoo hooyo gacmaha laga xiray abena uu agtaganyahay oo abe cabsi badan ka muqato uuna kuleeyahay war meshan ban ku xiranahay ee naga bixi sheikhow noo fasir ilahey haku barakeye

  • @Madadshow1
    @Madadshow1 หลายเดือนก่อน +1

    Sheeqo waxaa ku riyoode walaa sheey oo dhaleeso lawa wiile oo matano aha maxa waaye

  • @NimcoXuseen-j3p
    @NimcoXuseen-j3p หลายเดือนก่อน

    Sheqow waxan ku riyooday anigo lay cayrsanayo dhowr mara ku riyoday ifasir sheeqo qayr allha kusiyo

  • @IidleAbdi-u3x
    @IidleAbdi-u3x หลายเดือนก่อน

    Sheekh waxaan kuriyooday anigoo duulaya

  • @fatxasalixi6256
    @fatxasalixi6256 หลายเดือนก่อน

    Asc macalin muuse anoo socda helay furayaal dhulka yaalo waa so qaaday maama weyn oo meel fadhisaa dhahaa qofkii lahaa sii

  • @kaamilxuseen6867
    @kaamilxuseen6867 หลายเดือนก่อน

    Asc macalin muse halkee lagaalaso xidhidhikaraa

  • @j.k.s__90
    @j.k.s__90 หลายเดือนก่อน

    asc sheq Allah haku barakeyo waxan kuriyoday 2naag madow o guriga xoog igusogalen aniga ladagaltmaayo kadib irbad gacanta iguduren lkn lkn irbada waxba kuma naqanin

  • @ayansalat8334
    @ayansalat8334 หลายเดือนก่อน

    Macalin riyadan wey igu soo lalabatay waxan ku riyooda gabadheyda oo iga lunto marwalba iyo anigo ad u naxsan oo oyaayo oo radinayo

  • @FadumaMohamed-m7h
    @FadumaMohamed-m7h หลายเดือนก่อน

    Asc sh waxan kuweydiinaa waxan kuriyoday anigoo dhumaayo ifasir plz

  • @asmamahamed
    @asmamahamed หลายเดือนก่อน

    Shekh waxa fasirta aay madow baa aqalka sogalay wuxu cunay labo 🐑 laax oo guriga joogay hurdadi baan kaso kacay riyada dhexdeedi aaygi ilbaab kaan ufiray waan iska bixiyay isoo fasiir sheikh jazkallah khyr

  • @abdimajiidabdulaahicabdi6361
    @abdimajiidabdulaahicabdi6361 หลายเดือนก่อน

    Asc ustaad waxa kuriyodey aabe oo mar hore dhintey hadana guriga kuso laabtey kadib uu iiduceyey iiguna duceynaya wajigiisa siduu yahay inuu alle wajigeyga ka dhigo dhowr jeer ayu kuso celceliyey macalin iso fasir riyadaan alla ku barakeye

  • @SaadoSaadoalihussein
    @SaadoSaadoalihussein หลายเดือนก่อน

    Shiikhow waxaa ku riyooday anigo lay dhahaayo janada gal kadibna janada dhaxdeeda koob caane ku cabaayo

  • @UmuSahra-s4r
    @UmuSahra-s4r หลายเดือนก่อน

    Asc shiiqow waxan kuriyooday anigoo dhalaayo wiil naaskana siinayo waxa ilajoogto hooyadey oodhimatay waxey igabadaleysa dharkii anku umulay oodhiigleh waxan ahay xaas caruur heysata iisoo jawab shiiqow ilaahay hakuxifdiyo

  • @Macalimow48
    @Macalimow48 25 วันที่ผ่านมา

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Waxa jirta riyo ay ila wadaag tay dhawaan gabar yar oo ardayad ah oo school dugsiga dhexe fasalka 8aad ku jirta waana sida tan: Riyada:- Waxa aan ku riyooday ayaa ay tiri aniga oo jooga meel kayn ah dhir waaweyn leh waxaa ii yimid oo cunaha i qabtay nin waji madow oo dhar madow, kadiba waxaa ii yimid nin waji cad oo wajigiisu iftiimayo oo dhar cadna gashan, waxaana uu iga qabtay ninkii wajiga madoobaa .

  • @BatulocumarBatulocumar
    @BatulocumarBatulocumar หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @IsmaaciilXamse
    @IsmaaciilXamse หลายเดือนก่อน

    sh waxan ku riyooday anoo xabaashii nabi muuse jooga haday khayr tahay ii fasir maclin wad mahadsnthy

  • @UmmusakiyoXassan
    @UmmusakiyoXassan หลายเดือนก่อน

    Asc skeekh riyadaan biyaha waxaan arkaa waqti kasta aan xaamilo noqdo xiliyada kle ma arko uurka hada udambeeyay waxaan arkay biyo zamzam wan soo cabay caruutana waa usoo qaday midna waa ugu Qawyna midna waayicabayaan yaan dhahay marka riyooyinkaas oo biyaha waxaan arkaa Intaan xaamilada ahay bis

    • @UmmusakiyoXassan
      @UmmusakiyoXassan หลายเดือนก่อน

      Anoo wadadii maraya ayaan arkaa wadadii dhan biyo meel Lamaro aysan lahayn hadana alx cabsi farabadan kadib anoo magacyada allh kudhawaaqya ayaan gudbaa