Jawaabaha Commentiga 24/11/2024

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 14

  • @11naa44
    @11naa44 2 หลายเดือนก่อน +1

    MashAllah sheekh shukran

  • @WalalQaali
    @WalalQaali 2 หลายเดือนก่อน

    Salamu caleekuma macali Musa waama rakii iguhoreesaya aana kusoowadiyo riyo

  • @IsraAbdullahi-v5l
    @IsraAbdullahi-v5l 2 หลายเดือนก่อน

    ASSALAMU CALAYKUM SHEEKH MUUSE RIYO IN BADAN IGU SOO LAALABATAY AYAA RABAA IN AAD II FASIRTO INTEE KALA SOO XIRIIRAA FADAL

  • @FaisaFaisamuhumad
    @FaisaFaisamuhumad 2 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh jasaakalahu khayr waxan ku riyooday anigo wiil dhalay hadana kiiyo yar ayan ku kale dhalay gabadhna wan ahay oo ana aan dhahayo goorma ayaan wax baran iiso fasir sheekh

  • @SagalMaxamuud-oc3kb
    @SagalMaxamuud-oc3kb 2 หลายเดือนก่อน

    Asc shiiq waxan kuriyoday anigoo aqrinaayo saliga nabiga walibo kan ibraahinyada said ayaan ugucelce linaayay shugran iso fasirka shiiq

  • @hanaLafaise
    @hanaLafaise 2 หลายเดือนก่อน

    asc sheq.ala haku barakeyo.sheq.waxan kuriyoday.ano.joga.meel.wayn.oo.qasrigo.kala.ah.oo albaba badan.oo.dadbadi.jogan. oo.carrayan.qofba.albabki.kuso.hagagu.kabaxaya.aniga.albab.yarban.is.iri.kabax.odadbadi.jogan.dadki.iga.horey.oo.nin.hunguriga.xadhig.kaga.xidhxidhayo.ayan.arkay.markaa.diban.ubaxay.kadibna.meshiban.kuhalabay.san.usocday.gabadh.ban.arkay.gabadhi.itir.halkaa.kabax.

  • @WalalQaali
    @WalalQaali 2 หลายเดือนก่อน

    waxaana kuriyoodhaya anoodhi nataya oolileeyahaya waadhaguleesatay oo anaoohayo aanaduunaka sooxasuusnayo isoojawaaba ilaahayahakubarakeeyo😅😅😅😅

  • @maryancumar7039
    @maryancumar7039 2 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh waxaan ku riyooday anigoo musbaar goows jaban iga galay. oo iska bixinaaya wuxuuna kayimid cunta aan cunay wuxuu ahaa musbaar yar oo cad markaas ayaa dhahaa masbaarkaan 3 musbaar ayaa ka horeeysay oo an iska bixiyay habeenkaasna adkaar badan ayaa aqriyay markaan seexanaay

  • @IsraAbdullahi-v5l
    @IsraAbdullahi-v5l 2 หลายเดือนก่อน

    SHEEKH MAADAAM AAD TIRI RIYADA HALKAN SOO DHIGA
    RIYADAYDA WAAA KALIMADA
    HASBUNALAH WAR WALB WAXAA RIYO KU ARKAA XASBUNALAH NOO DHIB KU JIRA AMA LEEY CAARSANAAYO MAR KAAN DHAHO XASBUNALAAH WAAN GUULEESTAA FADLAN SHEEKH II FASIR

  • @amranmoha2357
    @amranmoha2357 2 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh riyada gedka gobka ah oo an laba xabo bisil kaso kostey cuney riyda dhexdeda nin an aqon oo jawan buxa wato gob ah xasna ahy

  • @HipoAhmedsicid
    @HipoAhmedsicid 2 หลายเดือนก่อน

    Asc shugran waxn kuriyooda miro gob anigoo guraaya oobadan

  • @MaxamedYaxye-r5i
    @MaxamedYaxye-r5i 2 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh riyada geerida adoo geeriyooday hadaad Ku riyooto maxaa lagu fasiraa

  • @umusacdiyagacal
    @umusacdiyagacal 2 หลายเดือนก่อน

    Wiilkeyga13ji ah oo guriga ku kaadshayo ku riyooday

  • @AliRahma-m9q
    @AliRahma-m9q 2 หลายเดือนก่อน

    Asc shek riyda galmda ama dhlmda maxay tahay