Jawaabaha Comments Ka Part (7)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 21

  • @XaliimosacdiyoShaxmed
    @XaliimosacdiyoShaxmed 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc macalin muuse wan kusalamay salan kadib Allha kubarakeyo e waxan kuriyoday anigo lai aroosayo arooskasna laigu aabahay igu qasbayo qofka iaroosayana ma aqaano aniga waxan ahay naag laqabo oo uurleh

  • @shamsoabuukar3652
    @shamsoabuukar3652 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waan ku salaamay sheekh. Riyada marka aay riyo xun tahay sow ma wanaagsana inaad dhahdo riyadan ma fasirayo riyo wanaagsan maahan ee iska daaya haraadinina fasirkeeda. Waa aragtideyda mahadsanid.

  • @BatulocumarBatulocumar
    @BatulocumarBatulocumar 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Macalin Muse waxan kuriyodey ani OO libaax o nin ah o timobadan iceer sanamyo e iso fasir plz🙏🙏ker Alaha kusiyo

  • @yussraissaq9535
    @yussraissaq9535 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc mclin muse Allaha ku barakeyo waxa ifasirta dahab ansogatay waxa iga sogady mamo oo qarabo nahynay o dhimaty dahabka wu madowana an sogaty wa kusodha ayey ileshy

  • @IsmailA-b2g
    @IsmailA-b2g 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Sixir baan qabaa la soo cusboonaysiiyo riyada baa cunto laygu siiyaa maxaan iskaga cilaajiyaa

    • @XantaSomalia
      @XantaSomalia 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Aniga cuno leygu siya riyada o baran baro ku jirta ama doli 😢

    • @IsmailA-b2g
      @IsmailA-b2g 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @XantaSomalia subxaanalaah xanun ruuxi miyaa qabtaa

  • @SihaahAhmed
    @SihaahAhmed 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤🎉🎉🎉🎉😊

  • @abdishakurhasan7263
    @abdishakurhasan7263 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc macalim muse waxan kuriyoday aniga iyo wiil iladhashay oo aan utagnay mid ka mid ah wadada quran ka dad ka kucilaajiyo si uu ani ii quran saaro markas ayu igu dhahahy adiga walal ka aya kadarn oo ubahan quran saarka markas ayey uwadayan dhanka meel biyo fadhiyan oo aan is leyahay waa wabi weyna dhaxgalinayan. wilkas ana hada hayo oo ila nolyahay dhimirka ayu kaxanun sanyahay mudo dheer jazaka Allah Khair sheikh

  • @SumeyaNasib
    @SumeyaNasib 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc
    Sheekh waxan kuriyoday ani wallashay oo daad naqadanayo oo dadka ku lenahya na cawiya kadib wax nacawiyo wan waynay .kadib biyihii wn kasoo baxnay anagoo nabad qabna.. plz iso fasir.

  • @XalimoMaxamud-n9b
    @XalimoMaxamud-n9b 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shiiqow waxa ii fasirtaa qabri qof igala hadlaayo talefon asoo ku jiro lacag isoo tiraayo i xaal wareesanayo gabar aa dhalay qof ila hadlaayo asxaabta nabi muxamad ee ila hadlayo ila ehed

  • @Samira-cy8bm
    @Samira-cy8bm 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc shaikh
    Waxan kuriyoday qof dhintay ayaa iiyimid iyadio Dhar cad cad qabta kadib waxy isii say koob caano wan cabay kadib
    Inuu ilahy uu unaxaristay bay isheeg Tay .sheek plz iso fasirr

  • @sarah.a4096
    @sarah.a4096 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc sheikh waaxan ku riiyoda ano guriga ka dumayo

  • @aswaanyasiin8225
    @aswaanyasiin8225 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    macalin muuse riyo Ayan raba inad ifasirto taaso ah waxan ku riyoday lo cad adhi cad iyo waliba faras cad Loda wn ka cabsanayay lkn adhiga iyo fardaha wn ku faraxsana waliba fardaha said igu faraxsana

  • @ALI14p
    @ALI14p 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shekh cadi matihid iga daa riyo ayan ku weeydiya ila iyo hada ma hayo jawabta waxan rawa in an ku weydiyo waxan is leyahay kama so jawawayo maxan sameya maa aniga khaldan mise riyadeyda adag waxan ku weydina miid sahlan iso jawab ... waxan ku riyoday magalo an horay ogo sotahay taqriban 18 sano meel ceel ah ayan tagna adigana wa fadhisay qufka celka biyaha kadarayo wa ku aflagadeyay kadib waxan dhahay isku xisho sidan wa qalad kadib sakel biyo ku jiro ayow kugu dadiyay lakin si lama filan quf caad o xoog badan ayow biyaha ku shuway qufka wa xanaqay xagisa ayow aday baldi Caro wasaq ku jirto ayow ku shuway waxad dhaday garac adigo xanagsan wa qoslay waxow ku dhahay intan aya ku filan ifasir macliiiin qeer Allah siiyo 🎉🎉🎉

    • @Samira-cy8bm
      @Samira-cy8bm 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Wll shekhu wacadi ,wa qof bani Adam ah weye waxa lagayaaba in u san arkin ,inta ukarayo ayu kajawabaa madama u mashqulsanyahay , so iskasamir ogowna wax qasab ah shekha kumalihid , dar alle muye

    • @ALI14p
      @ALI14p 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @Samira-cy8bm okey

  • @maariafarah4529
    @maariafarah4529 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc maclin muse wxan ku riyoday anigo xaramka takay o gacbada horted salad maqrib ku tukanaya gacbadana dhabanka ku haya o ducaysanaya xajar aswadka dhunkanaya markan dhunkaday aya awaxn afka ka daremay qabow aad u macan nin gacbada agteda jogay aya wuxu ileeyahy dadka uduceey nasiib aya uyelaty ina halkan timado, marna waxa lay leyahy hada rabto ianad kuso labaty marar badn halkan saliga nabiga badi

  • @HafsaAli-w6s
    @HafsaAli-w6s 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc sheeqow waxa kuriyode eeyo cadcad oo qolka iigu soo galayan ana aa kacabdanayo kadib hooyo aa idheheeso sixira kujiro ee sobixinayan ee da hakasobixiye eyaha wesogalayan jodariga iyo Sarita dhaxdisa uu bac wax kuxiran uu kasoo bixinaa
    Ii fasir adoo mahad san

  • @aaminmaxmaed7216
    @aaminmaxmaed7216 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc macalin muuse waxnku riyoday ano duulaya oo madaxweyn ha somaliland abdirahman ciro gacanta iga qabtay anu duulayno xaga sare

  • @sarah.a4096
    @sarah.a4096 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hafada ka dumayo