Bell's Palsy (Xanuunka Shimbirta ama afqalooca ) Dr. Ayanle Ali Mohamoud

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 27

  • @drayanleali
    @drayanleali  10 หลายเดือนก่อน +1

    Special thanks to those who have watched this video and subscribed over the last week or so. I really appreciate your support! Don’t forget to hit the like bottom and share this health awareness to your families and friends.

  • @deeqahappy740
    @deeqahappy740 ปีที่แล้ว +1

    Dr + teacher keep going 💪

  • @ikrandirie4079
    @ikrandirie4079 ปีที่แล้ว

    Horumar wcn dr

  • @eng.mustafemohamed2013
    @eng.mustafemohamed2013 2 หลายเดือนก่อน

    Asc wllo Aniga wn ku dhashay

  • @sweetupah4737
    @sweetupah4737 11 วันที่ผ่านมา

    Isha io afka dacifnimo ka daremaa mxa udawo ah

  • @AbdinajibJr
    @AbdinajibJr 3 หลายเดือนก่อน

    Wll aniga ayuu iii haya Wana lidawin wayii wax tala iishi

  • @mohamedalimusa5363
    @mohamedalimusa5363 8 หลายเดือนก่อน

    Asc doctor waan kuu salaamey meqa muda ayaa qadan kara xanuunkaan maxa lugu garta qofka inu cafimada doctor

  • @hassanfashion996
    @hassanfashion996 4 หลายเดือนก่อน

    Dr xge lagu daweya neh

  • @odowaaali
    @odowaaali ปีที่แล้ว +1

    Dr indhowayd waa lagu waayay
    Welcome back

  • @Muhanat744
    @Muhanat744 9 หลายเดือนก่อน +1

    Dr. Plz intee kaala soo xiriira mudo ayuuu ihaya lkn nasiib xumo marki uhoreysay anoo daawo isticmaalin aya liigubay waana hal dhinaca hada 2sano ayuu ihaya

  • @nimcomaxesxasan313
    @nimcomaxesxasan313 11 หลายเดือนก่อน +1

    Dr 3 sano I haaya Lkn hada ka fiicanay sidii hore 😢wax rajo oo damba ma leeyahay ampa dawo 😢

    • @abdoshMo
      @abdoshMo 10 หลายเดือนก่อน

      Dhaktar neerfo u tag

    • @munaabdirahmaan2868
      @munaabdirahmaan2868 5 หลายเดือนก่อน

      Waaa leedahay Abaayo hada seetahay isoo jawab Hada aragto

    • @ahmetthosseinbashiir5918
      @ahmetthosseinbashiir5918 3 หลายเดือนก่อน

      @@munaabdirahmaan2868anaa hada isku arkay maicawin kartaa 😢

  • @safiyasaleebaan2638
    @safiyasaleebaan2638 4 หลายเดือนก่อน +1

    Asc Dr hada ayuu ihayaa lkn wa li kama ladnaa ilaa bil buu ihayaa

    • @hassanfashion996
      @hassanfashion996 4 หลายเดือนก่อน

      Max ku daweysay

    • @ahmetthosseinbashiir5918
      @ahmetthosseinbashiir5918 3 หลายเดือนก่อน

      Ani hada igu dhacay wanba cabsanaya please ishek mxaan kusameeya 😢😢😢

    • @shaymayasiin669
      @shaymayasiin669 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@ahmetthosseinbashiir5918 maka bay wllo😢

  • @deeqajamal586
    @deeqajamal586 10 หลายเดือนก่อน

    Borderline personality disorder kaso hadal walal

  • @mohamedalimusa5363
    @mohamedalimusa5363 9 หลายเดือนก่อน +1

    mashalah ana arintaas oi heysa hada dr dawa wala isiiye wali waa sidi doktoor 5biri aya la jooga kwrn doktoor

    • @sacdiyamuuse8975
      @sacdiyamuuse8975 8 หลายเดือนก่อน

      Asc aboowe see noqote anaa saaka saas kusoo kace😢

    • @ahmetthosseinbashiir5918
      @ahmetthosseinbashiir5918 3 หลายเดือนก่อน

      @@sacdiyamuuse8975ani xitaa saan ahy 😢

    • @shaymayasiin669
      @shaymayasiin669 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@sacdiyamuuse8975ma ka bay wlo

  • @AbdinajibJr
    @AbdinajibJr 3 หลายเดือนก่อน

    Wll aniga ayuu iii haya Wana lidawin wayii wax tala iishi

  • @AbdinajibJr
    @AbdinajibJr 3 หลายเดือนก่อน

    Wll aniga ayuu iii haya Wana lidawin wayii wax tala iishi