Wax ka ogow xanuunka " GASARKA " ( Pott's Disease ) Dr. Ayanle Ali Mohamoud

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 16

  • @user-kg5yo2zf3g
    @user-kg5yo2zf3g หลายเดือนก่อน

    Horta intu joga dr

  • @user-yi7po5kn6n
    @user-yi7po5kn6n 29 วันที่ผ่านมา

    Aniga ayuu i haaya walipa igu dhacay lkn ani dhaxanta lafaha ayaan qaata dawadeeda inteen kala soo xiriira 😢

  • @areyousingl9133
    @areyousingl9133 หลายเดือนก่อน

    Xanuunkan iminkuu ihayaa iguma weynaan oo lafaha ima burburin inaan is gubo ayaan rabey dhakhtar hadaan tago si wacan ma layga dawaynayaa dr

  • @mumtaasqalnjo5264
    @mumtaasqalnjo5264 8 หลายเดือนก่อน

    Keep going teacher

  • @areyousingl9133
    @areyousingl9133 หลายเดือนก่อน

    Dr ma isku darsan karaa dawada iyo dabka

  • @CabdullahiCase
    @CabdullahiCase 8 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid dr

  • @naciimamaxamedmaxamuud1880
    @naciimamaxamedmaxamuud1880 6 หลายเดือนก่อน +2

    Dhaktar anaa yar igu dhacay waa layga gubay alx hada waa toosanahay lkn dab aad u badan igu yaalo😢

    • @fOrgett1128
      @fOrgett1128 3 หลายเดือนก่อน

      ani shaly lii so gubay waana la iga sheegay ilaa intee kugu qaadatay inaa toosto

    • @areyousingl9133
      @areyousingl9133 หลายเดือนก่อน

      Aniga wuu igu cusub yahay weli lafuhu ima qaloocsamin iskamana daweyn wllo iisoo duceeya in ilaahay ishaafio adigana alle hakaa dul qaadi

  • @ibramoha5257
    @ibramoha5257 19 วันที่ผ่านมา

    Xagee Email kaga kaheligaraa ustaad

    • @drayanleali
      @drayanleali  17 วันที่ผ่านมา

      dhagacadedr@gmail.com

  • @user-yj7fm5lr9i
    @user-yj7fm5lr9i 8 หลายเดือนก่อน

    Cool

  • @HamdiT2728
    @HamdiT2728 4 หลายเดือนก่อน

    Aniga gsbar buu afar jeeri gaga dhacay dector waana la gubay kamana tegin uu

  • @user-kg5yo2zf3g
    @user-kg5yo2zf3g 2 หลายเดือนก่อน

    Dr inte kala so hadlaa

  • @AbdifataxXasan-mi2db
    @AbdifataxXasan-mi2db 8 หลายเดือนก่อน

    Thanks dr noosoo badi Insh

  • @nusaymaaxmed2885
    @nusaymaaxmed2885 8 หลายเดือนก่อน

    Keep going teacher