Anxiety (Af - Somali ) Walwal iyo walaac Dr. Ayanle Ali Mohamoud

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 40

  • @drayanleali
    @drayanleali  10 หลายเดือนก่อน +3

    Special thanks to those who have watched this video and subscribed over the last week or so. I really appreciate your support! Don’t forget to hit the like bottom and share this health awareness to your families and friends.

    • @MOHAMEDAweys-fl5lb
      @MOHAMEDAweys-fl5lb 3 หลายเดือนก่อน +1

      Dre waxa raby xanuun 2bilod ila iyo hada ihayo waxana ka mid ah astamaha xanunkan surka ila iyo madaxa ixanuna walibo madaxa qof xususaha kasilumayo cml ixanuna tan kle carab keyga oo dhadhan sida Canaha Io'da cml ah Dr plz iga soo jawab hada taqani xanunkas😢

  • @MariaDegan-wg1dw
    @MariaDegan-wg1dw 2 หลายเดือนก่อน

    Shukran dr

  • @HoodaCabdi-x5w
    @HoodaCabdi-x5w 24 วันที่ผ่านมา

    Jasa kala khayir wall

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 6 หลายเดือนก่อน

    Ramadan Mubarak
    Maansha Allah Tabaraka Allah ❤

  • @naasiral1058
    @naasiral1058 ปีที่แล้ว

    M.allah my teacher Dr Ayaanle eebe haku xafido

  • @ahmedxawale5497
    @ahmedxawale5497 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh sxb Horay usoco Dr Ayaanle Cali

  • @juweriaadam3370
    @juweriaadam3370 ปีที่แล้ว

    Mnshallaah walalky Dr Ayaanle ustaaad aqoon badan oo kala duwan aan ka dhaxalnay ilaahy cilmigaga haku barakeyo walal❤

    • @drayanleali
      @drayanleali  ปีที่แล้ว

      Thanks wll

    • @gafdiid7895
      @gafdiid7895 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@drayanlealiDr waa cabsadaa waana shakiya waliba shaki saaid Ah hadalada dadka waxan umaleya kii hadlaba inu Aniga iga hadLaayo marmarka qaar in Askar iraadsaneysa u maleyna maxa waye waxas

  • @33mrL
    @33mrL 5 หลายเดือนก่อน +2

    Doctor gabadhayda baaqabta ee maxan sameeyaa

  • @FarxiyaXaaji-p3l
    @FarxiyaXaaji-p3l ปีที่แล้ว +1

    Mhdsanid wll ayanle

  • @faadumocumani9320
    @faadumocumani9320 ปีที่แล้ว

    Mnsh allh teacher ayanle😊❤

  • @khadroaden
    @khadroaden 24 วันที่ผ่านมา

    Asc dr ani xanun aya ii hayo cabsi jogto aah farxaad laa an niyaad jaab gerii lee ii shidan jarees kor xanun madax xanun dhunta ine wax ii tagan yhn cml feraha ii xanunayo wadno garac naqasko igu yarado maxa keno iintas iso jwb dr 😭🙏ilahey cafimad haakene🤲😭

  • @MariyaOsoble
    @MariyaOsoble 2 หลายเดือนก่อน

    Dr ani calamadahaas waa isku arkay wala xanuunsaday xoga waka ficnaday hadana wuu igu so labtay😢

  • @SadiaAliHassan
    @SadiaAliHassan 3 หลายเดือนก่อน +2

    Dr waxaan darema walwal walbahaar cabsi wadno garaac laabta ciriiri ka daremaa mararka qaar armat dhimo rabta is dhahaa dhimasho hadaa maqlo wa kasi dara kor xanuun daal pls i caawi😢😢😢

  • @MaryanXasan-t5m
    @MaryanXasan-t5m หลายเดือนก่อน

    Maxaa dawo u ah dr😢

  • @nasirsiyaddaud8510
    @nasirsiyaddaud8510 9 หลายเดือนก่อน

    Dhakhtar meel iigu tilmaan wll ado mahadsan waxanan jooga hargaysa

  • @mumtaxali4616
    @mumtaxali4616 8 หลายเดือนก่อน

    Dr waxad shegeyso dhan wan qaba maxa kucafimada ..waliba ohin farxad dhan majrto 😭

  • @ZuzaanMuhudiin
    @ZuzaanMuhudiin 4 หลายเดือนก่อน

    Dr maxa keyno Wal Walka Io maskxda wxa yalo xun kag so dhaco

  • @DumarBilla
    @DumarBilla 10 หลายเดือนก่อน +1

    Dr ani ina iga hadlyso ad umlysaa wllo mxaa lagu dawya pls isheg dhaqtr noce utaga

    • @Ahmedj48
      @Ahmedj48 6 หลายเดือนก่อน

      Dhaqtar bartay xanuunada maanka wll xagee jogtaa adi

  • @XamdaMaxamed-uo5pr
    @XamdaMaxamed-uo5pr 4 หลายเดือนก่อน

    Ani wan la dhipaNaHy😢

  • @NasteexoTalyani
    @NasteexoTalyani 4 หลายเดือนก่อน

    Dr waxad wax ka badashay noloshayda waxan ahaa qof aminsan inaan mugdi galay mar walba waxaa maskax dayda ku soo dhaca hadalo xunxun kuwaso aniga igu abuuray murugo walwal kadibna aan ku fakaray nafta inaan is dhafiyo balse mar walba waxaan soo xasuusanayay akhiro iyo qofkii naftiisa haliga waxa ku dhacaya waxaan helay casharadaada wana ogaaday waxa i haya iyo dawadiisa waa depression and anxiety wana mahadsantahy waxaa dajisay qalbigayga
    Illahy janadisa haka warabiyo 😭🥺

    • @Saamiya33
      @Saamiya33 2 หลายเดือนก่อน

      Ilaahay haku caafiyo wll

    • @NasteexoTalyani
      @NasteexoTalyani หลายเดือนก่อน

      @@Saamiya33 Aamiin wall

  • @farhiyaabdiaziz2868
    @farhiyaabdiaziz2868 ปีที่แล้ว

    Wlhi dr aniga ayuu ihaayaa ilaheey ha iga caafiyo qofkii idhaho xanuunkaas amaa qabtaa waan isku qufulaaa waaka walwalaa ilaa baaritaan aanka sameeyo hadda sokor ayaan iska soo baaray waxaa lii dhah, 89 waaye ma qabtid sokor marka xitaa misaan keyga wuu dhacay wal wal murugo ma seexan karo habeenada qaar waxaan jeclaa waanka haray qofkii wadada maro waxaan dhahaa qofkaas armuu dhubaato kuu geystaa😢😢😢😢

    • @drayanleali
      @drayanleali  ปีที่แล้ว

      Walal dhakhtar xanuunadaaan daweeye inaad tagto kama maarmaysid. Xitaa meesha aad joogto hadaysan lahayn. Goobta kuugu dhow ee aad mental hospital 🏥 ka helayso qabo. Allah ha ku caafiyo wallal. Waad caafimaadaysaa dhakhso inshllh

    • @farhiyaabdiaziz2868
      @farhiyaabdiaziz2868 ปีที่แล้ว

      ​@@drayanlealiinsha allah dr wlhi waan la dhibanqhay xitaa gonjaab ayaa ii qabta😢

    • @drayanleali
      @drayanleali  ปีที่แล้ว

      Ha u walwalin waad caafumaadaysaa inshllh

    • @dalmar5627
      @dalmar5627 11 หลายเดือนก่อน

      farhiya hada side daremaysaa maka caafimadey

    • @farhiyaabdiaziz2868
      @farhiyaabdiaziz2868 11 หลายเดือนก่อน

      @@dalmar5627 hada waan ficanahay wll laakiin xogaa dhiiga kor ayaa ii kacay waxaana ii keenay wal walka badan alxm hada waan fiicanahay

  • @abdulahi-xg9eq
    @abdulahi-xg9eq 7 หลายเดือนก่อน

    Ani wa qaba siigo baana igu sababty

    • @drayanleali
      @drayanleali  7 หลายเดือนก่อน

      Shit happens don't worry